No video

Isfaham la'aanta waalidiinta iyo Carruurta (Sweden)

Wiilo Cabdulle Cusmaan, waa khabiir ka shaqeysa arrimaha qoyska iyo xuquuqda caruurta. Waxay ka waramaysaa dhibaatada ka dhex dhalata carruurta iyo waalidiinta, iyo siyaabaha ay waalidiinta Soomaalida ah ee dalka Sweden uga caawiyeen, una fahamsiiyeen sida sahlan ee ay ku lumin karaan caruurtooda.

Пікірлер: 6

  • @ifrahhashi4217
    @ifrahhashi42173 жыл бұрын

    Mashallah suhebya wariye qali aah barnamij aad logu bahna waye waad ku mahadsan tihin

  • @feysalyare1884
    @feysalyare18843 жыл бұрын

    Masha Allah. Mahadsanid 🙏🏽

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba73503 жыл бұрын

    ubadka korintooda allaha nagu guuleeyo

  • @ahmedadam9839
    @ahmedadam98393 жыл бұрын

    Waa Mowduuc muhiim ah.

  • @cabdalleyare433
    @cabdalleyare4333 жыл бұрын

    Wax yaabaha naguba hadanahy somalida