Isbedel ku yimid qorshaha bixitaanka ATMIS, tirada dhimashada xajka oo korortay | Qubanaha VOA

Ойын-сауық

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Soomaaliya oo dooneysa in la tartiibiyo bixitaanka ATMIS, tirada dadka ku dhintay xajka oo kor u dhaaftay 1,000 qof, Hoggaamiyaha Xizbullah, Nasrallah oo u hanjabay Israel, Gobolka Minnesota oo dacwad kusoo oogay Soomaali, 40,000 oo qaxooti ajnabi ah oo ku nool Soomaaliya iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:00 Tirada dadka ku dhintay xajka oo kor u dhaaftay 1,000 qof
08:20 Soomaaliya oo dooneysa in la tartiibiyo bixitaanka ATMIS
13:14 Ciidamada Israa'iil oo duqeymo culus ka geystay Gaza
14:26 Hoggaamiyaha Xizbullah, Nasrallah oo u hanjabay Israel
16:32 Gobolka Minnesota oo dacwad kusoo oogay Soomaali
20:02 40,000 oo qaxooti ajnabi ah oo ku nool Soomaaliya
25:27 Horumarka qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 47

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894310 күн бұрын

    Mahadsant VOA ❤❤❤❤

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan285310 күн бұрын

    Inaa lillah wa inaa ileyhi raajicuun allah ka aqbalo camaashii xajka allah u dembi dhaafo intii ku dhimatey iyo intii noolba

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official11138 күн бұрын

    Alle ha unaxaristo dhaamaantood

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed638910 күн бұрын

    Inaalillaah wainaa ileyhi raajucuun Allaha unaxariisto dhamaantood

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed585010 күн бұрын

    👋 Weriye Iimaan.

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi10 күн бұрын

    Allah AK bar ❤❤😂😂

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62029 күн бұрын

    Maashaa,allaah Soomaaliya guul

  • @rocky4066
    @rocky406610 күн бұрын

    Falastiiney roset ka oo afka marsatey umaba baahnid sidaada dabiiciga ah ayaad ku qurux badantahaye masha allaah tabaaraka allaah allaah Haku xafido h

  • @user-nd8cr7oe7w
    @user-nd8cr7oe7w9 күн бұрын

    Ma sha allaah ayaan banana dadka ku dhintay xashka

  • @aliismail1923
    @aliismail19237 күн бұрын

    asc falastiin xaaji garabeey noolow inteey nolol jirta cimri dheer iyo cibaada san sharafeey

  • @seed3966
    @seed396610 күн бұрын

    Asc allaah ha sahlo waa masiibo. Somali meel kasta eey joogaan waxbeey xadayaaan

  • @WorshipGodAlone

    @WorshipGodAlone

    6 күн бұрын

    Tuug sidee Allah xaalkiisa u sahlaa? Nijaas abidkiis ma daahiro!

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed585010 күн бұрын

    👋 Weriye Caasha Cuud.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756010 күн бұрын

    Syrianka waa dad wanaagsan waayo qofka somaliga ah markuu syria tago waxaa loola dhaqmi jiray,sida muwaadinka syrianka ah ,waa gob jabtaye soo dhoweeya inaha allah

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed585010 күн бұрын

    👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.

  • @oneatatime4468
    @oneatatime44689 күн бұрын

    Ka nadiifiyeen aaaa iska sax hadalka wanaagsan miyaydaan ahayn Muslim dadkiinaan @VOATV ka shaqeya😢

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici692810 күн бұрын

    ATMIS Amniga Dalka Soomaaliya waxba kama qabato. Waxaan qabaa inay baxaan xilligaas iyadoo la kala hormarinayo. Kenya & Itoobiya waa dhibaatada Soomaaliya.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi845410 күн бұрын

    Reer Missouri musuqu waa ufududyihiin

  • @fatahabdi3918
    @fatahabdi391810 күн бұрын

    𝑀𝑎𝑐𝒉 𝐴𝑙𝑙𝑎𝒉 𝑠𝑢𝑝𝑒𝑟 𝑚𝑒𝑟𝑐𝑖 👍❤

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi10 күн бұрын

  • @mustafatalaal5734
    @mustafatalaal57348 күн бұрын

    Qofkaan oo kale in la waraysto maaha, waayo waxuu ku jiraa Xajka VIP da, wax uu war u hayo na ma jirto

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan289010 күн бұрын

    Markii la yiraho ciidamada shisheyaha ha baxan waxa la maqla in walaac la aburo kuwas oo ah laba qeyb oo kala ah qeyb ulajedkoda ay tahay sidey ugu sii socon lahayen mushaharkoda iney sii adkeystan qeybta kale wa dowladaha deriska oo diidan horumarka somaliya la garey lakiin waxan idiin shegaya ciidamada shisheye wax ay u qabtan somaliya ma jiran oo an aheyn iney xero dhex fadhiyan isna difacan tasta waxa sameyn karo ciidamada somaliyed ama xata dumarka somaliyed wa iney dhamata marmarsinta benta

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756010 күн бұрын

    Hanaga baxaan askarta ajaanibta dooni mayno,anagaa isku filan in lacag nalagu cuno dooni mayno,askarteena mushaaraadka haloo kordhiyo,iyagaa dalkooda ku filan

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n903910 күн бұрын

    Illaahay hanoo akhbalo inaan ka xorowno caawimad bini aadam iyo gacmo gumaste ku lifaaqan ciidamada dalkena joogaa waa daneste yaal markii laga reebo hiil walaal Ninla mood khawariijta taagerana allaha ka qabto dalka iyo dadka

  • @kiinali409
    @kiinali40910 күн бұрын

    Wadankayaga xoog kuma joogayaan gafuurobweyn mana difaacaan dalkayaga lacag un bay ku qaataan ciidamadayada ayaa nagu filan iA

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari486610 күн бұрын

    Admis dhib mooyeene waxqabad kuma hayno, markaa ha baxeen.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o10 күн бұрын

    Mmm waxay ku leedahay somaliya illaahay ayaa raxmadeeyay,warba ma hayso tani

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew10 күн бұрын

    Ethiobia iyo somaliya isuma uur xaarna dhanka ciidamada waloow aan shacabkooda aan afrikada kale iska jecelnahay

  • @A-Abdi127
    @A-Abdi12710 күн бұрын

    Soojeedin; hada dhowr jeer ayaa kala fiirsaday videoga. Lkn marka qeebta guud ee barnaamijka dhamaato kadib noo soo jarjara qodobada wararka si midka qofkasta uu xiiseenaayo uu u daawado ama u wada fiirsado.

  • @dahirrage3679
    @dahirrage367910 күн бұрын

    Siday. Uga. Baxaan. Shaqa. La. Aanbaa. Ku. Dhacaysee. Waaba. Meheradoodii. Shaqo. Ma. Jirto. Wadamadooda. Qasab. In. Lagaga. Saaro. Mooyee. Ka. Bixi. Maayaan

  • @mancityfan660
    @mancityfan6608 күн бұрын

    Ha baxaan etobiyan ayaa na ilalinayo asab dilaa ah askarteena ha la siiyo lacagta ku baxeyso waa dadkooda iyo dalkooda lacag badan ayey nagu qaatan wiilsheena ayan ku dhintay meel walba o ey sheydiin joogan

  • @cabidinibrahim927
    @cabidinibrahim92710 күн бұрын

    musuqoodi ay mareykan la tageen! caku somali iyo ayan daradeda

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m4 күн бұрын

    ASC

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb9 күн бұрын

    Musuq masuqooda iyo tuugo nimadoodda eey meel kasto la tagayaan. Magaca Somalia beey ceebeeyeen.

  • @msh984
    @msh9849 күн бұрын

    Cidamada shisheeye waa inery baxaan. Mashruuc lagu maalgeliyo ciidamo ayay noqotay Somalia. Markeeybaxaay waxa dhici doono weraro nabad diinku ayqadi doonto waxana wada wadamo shisheye oo aan ogoleen in amanka ay Somalia la waregto. 1 Ethiopia wa iney baxaan 2. Emirates, waa in la iska ilaaliyo

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9np10 күн бұрын

    Falastiney ciidamadaan ajaaniibta wax saa u sii weyn nooma hayaan lafo gari ayagaa liisku jabiyaa ee hanaga bexeen meesha Atmis badalkeeda anagaa buuxin karnee anigu taa baan qabaa

  • @user-pr8pl3nv5c
    @user-pr8pl3nv5c10 күн бұрын

    Amis maxay somaliya u qabteen waa wax lala yaabo

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c10 күн бұрын

    Dowlada Dhexe e Somaliya shaqo badan ayay qabatay Dowlada somaliya e Dan Qaran Guul insha Allah

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan289010 күн бұрын

    Weli ma la haya gobol ama degmo ama tuulo ay xoreyen ciidamadan shisheye wa yaabe

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone6 күн бұрын

    Allaheen wuxu xajka ka dhigay 4 bilood oo bishan Dul-Xijah ka bilaabanta. Hal maalin ayey 1 million Xaramkii ku aruuriyeen. Laakiin dadka Islamku Kitaabka sheydaanka ama Xadiiska waxa loo yaqaano ayey ka doorteen Quraankii Allah. Dhibku waa kaas. 90% dadka Islamka sheegta diinta Islamka waaba dadka ugu danbeeya ee Muslimiin lagu sheegi karo maanta. Dhimasho iyo rafaad aanad ogeyn ayaaba kugu soo socda ee war ma haysid.

  • @user-je5ln7wq9s
    @user-je5ln7wq9s9 күн бұрын

    Somalidu miyay waalantahy soo ta ciyalkeedii iyo agoontedii gidarada jiifan ee ay xalad cafimaad daro la liitaan sidee qaxoonti u qabili karaan

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r10 күн бұрын

    WARIYE SARE FALASTIIN AXMED IIMAAN GULEEYSO KUSOCO WARARKA

  • @beryalex1798
    @beryalex17987 күн бұрын

    Codka aqalka cad

  • @halimahersi8454
    @halimahersi845410 күн бұрын

    Check goda ujoogan unawalaacsan yihiin baxa african kankan

  • @Sahra-fu3bz
    @Sahra-fu3bz10 күн бұрын

    ²

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q8 күн бұрын

    dhiladan ma dhageyso waxay taageertaa alshabab

Келесі