Is Moodsiis || Muuse Ismaaciil Qalinle & Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) || HD +Lyrics

Музыка

HEESTA: IS MOODSIIS
EREYADII: ABWAAN MAXAMED CUMAR HURYO
LUUQDA: MUUSE ISMAACIIL QALINLE IYO FAADUMO CABDILLAAHI KAAHIN (MAANDEEQ)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 118

  • @apdallaxalaali964
    @apdallaxalaali9642 ай бұрын

    Yaa dhagaysanaya 28/Apr/2024 From Galkacyo ❤

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi63993 жыл бұрын

    Wow wow wow wow wow wow Hees iga dheh waayo waayo wakhtigii fanka iyo suugaanta somalidu noolayd waa erayadii maxamed cumar hooryo iyo codadkii allahaw naxariistee muuse ismaciil qalinle iyo faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq

  • @Abbas-uo7gd
    @Abbas-uo7gd4 ай бұрын

    Inan yahay mar aaan tegay miyigoo barwaaqaa oo aan maali jiray ramad ❤💯💥 2024❤

  • @mahidhelmi9442
    @mahidhelmi9442Ай бұрын

    Qalinle Marku Heesayo waxa la oran jiray Qalinla Heesaye Orta hala jojiyay❤️ ilahay Ha uu Naxaristo Afkeni Hoyo Ee suganta wu si dabar go’aaya

  • @mahadabdirashid7783

    @mahadabdirashid7783

    15 күн бұрын

    Aaad&aad heeso erayo cajaib ah waa qarnigi hore sxb Hadda hesihi dembi loga dhigay😂

  • @ishardek
    @ishardek2 жыл бұрын

    Waa habeen isniina 27/9/ 2021 waxan ku suganahay caasimada dds ethiopia jijiga heestan waa heesaha aan sida khaaskaa uga helo kamana daalo dhagaysigeeda waxaanan ku jeclahay qaabka ay isku dhaafsanayaan erayafa iyo sawirka ay bixinayso

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama40002 жыл бұрын

    Heestan waxaan ku xasuustaa nin dhalinyara ahaa oo la oran jiray cabdirizaaq nuur wadeeco AUN oo is gubay kadibna dhintay waxa sabab tiisa lagu sheegay in gabar uu jeclaa oo uu guursaday laga qaaday ka dibna uu sidaas isu gubay 2014. In kastoo ehelkiis dhaheen waa uu waalnaa. alloow unaxariiso

  • @blackynajah2778

    @blackynajah2778

    2 жыл бұрын

    Allahu akbar

  • @anshirocilmi6512

    @anshirocilmi6512

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @appazahmed4544

    @appazahmed4544

    2 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto isaga iyo inti muslim ah ee dhimatay

  • @user-xs2wd3rw2h
    @user-xs2wd3rw2h2 ай бұрын

    Afkeeenu waa hodan wlhi 😢 17/5/2024 so booqdeeee💋❤

  • @taajir10
    @taajir107 ай бұрын

    12/2023 qiimaha afsomaliga iyo erayo xiliyada iyo waqtiga loo isticmaalo. Perfect

  • @marwo6198
    @marwo61982 жыл бұрын

    1990 aniga saafar kujiira ibaxaay oo jacel i haaye markaa qofan jaceli waay iga tagtaay waqtii xasuuus mudan ilaa hadaa maa guursan 😭🫥💔

  • @Abdirahman_Seylici

    @Abdirahman_Seylici

    Жыл бұрын

    Sory 💔

  • @zakihussein9591

    @zakihussein9591

    Жыл бұрын

    Iska guurso intey goor goor tahay

  • @user-rd2je4nw6c

    @user-rd2je4nw6c

    4 ай бұрын

    zhp illaahy gabadh kheyr leh oo carruur bariyiin ah ku dhasha alle ha ku siiyo

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын

    Allah unaxristo intii heskan ka qaybta ehed

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte92 жыл бұрын

    Alah ha u naxariistee maxamed cumar Huryo waxay wada daganaayey Axmed saleebaan Bide xaafada siinaay oo aan ugu iman jirey Fanaanka muuse ismaaciil Qalinle waxaysoo wada bexeen wakhtigaas xasan aadan samatar iyo cabdinaasir Heesihii hirgeley. Ee maxaad iiga sheegi kartaa oo Taariikh ah

  • @laafa_cadde

    @laafa_cadde

    2 жыл бұрын

    Sxp fanka 2 cnaaasir baa ku jirty Cnaasir mclin siciiid Iyo cnaasir kle Wax yar iiga warbixi sxp

  • @caashaqalbi372

    @caashaqalbi372

    2 жыл бұрын

    Beriga siiney may jirin waxda iftin dheh

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Жыл бұрын

    Ala w heeshii asalka ahaa edaday maan deeq iyo muse ismaciil❤❤❤❤

  • @khadarfaarax7603
    @khadarfaarax76032 жыл бұрын

    Eesh qiyaasak waqtiroobaad iyo barisamaad ale ha iniinaxariisto muuse ismaaciil qalinle iyo maandeeq

  • @qadaryaremohamud8383
    @qadaryaremohamud83833 жыл бұрын

    Hees cajiiba runtii afkeenu waa hodan allaha unaxaristo 2da marxuun

  • @mayaweheliyeofficial7811

    @mayaweheliyeofficial7811

    3 жыл бұрын

    Wey noshahy faadumo cabdulahi kaahin mandeeq alle ha xifdiye

  • @daudismail2567

    @daudismail2567

    3 жыл бұрын

    Qadaryare sxb Maandeeq way nooshay ma dhiman!!!

  • @gasira1173

    @gasira1173

    2 жыл бұрын

    Marwalba naxriista rabbi waa lo bahan yhy dhimasho kaliya mahe rabbi aduun io aaqiro hano naxriisto

  • @rahmaadenabdi6977

    @rahmaadenabdi6977

    Жыл бұрын

    ​@@mayaweheliyeofficial7811 maandeeq way nooshahay

  • @rahmaadenabdi6977

    @rahmaadenabdi6977

    Жыл бұрын

    Maandeeqa way nooshahay

  • @gasira1173
    @gasira11732 жыл бұрын

    Horta ma adu ahaa shalay kii ijeclaa🥺😫

  • @saciidosman9613
    @saciidosman96133 жыл бұрын

    walaahi cabdi ciise iyo adeerkii muuse ismaaciil qalinle waaba isku cod maasha allaah

  • @nasyadeuanyeong8707

    @nasyadeuanyeong8707

    3 жыл бұрын

    Ma adeer Runsa mise waa isku abokor

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    2 жыл бұрын

    @@nasyadeuanyeong8707 isku ciidagale

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte92 жыл бұрын

    Heestaasi Abwaanku wuxuu alifey Xaafadii siinaay waxaana iska lahaa Abwaankii weynaa alah ha ha u naxariistee Huryo Bal noosheeg laxanka yaalahaa? Iyadoo markaa labada Abwaan ay wada daganaanyeey Waaa axmed saleebaan bidee iyo maxamed Cumer Huryo

  • @shaaniqadarshaani5677

    @shaaniqadarshaani5677

    Жыл бұрын

    Laxankan hadan qiyaso waa axmed gacyte aun😢

  • @hawamuhammed6641
    @hawamuhammed66413 жыл бұрын

    Hees ka mid ah heesta aan u jecelahay iyo labo fanaan ee aan aad u jecelahay muuse Ismaaciil qalinle iyo boqortooyo maandeeq❤

  • @macallinkaxayawaanada9178

    @macallinkaxayawaanada9178

    2 жыл бұрын

    Meel hiimse-hiimsaa maxaa laga wadaa❓

  • @mohamedabdirahmanismail6952

    @mohamedabdirahmanismail6952

    2 жыл бұрын

    @@macallinkaxayawaanada9178 sii fcn wax loo arkayn

  • @mustafayusuf3104

    @mustafayusuf3104

    2 жыл бұрын

    Hiimsa hiimse= aan si fiican wax loo arkayn. Gaar ahaan marka habeenku dumo oo dirqi wax kagu arkoyo

  • @munaibrahim2658

    @munaibrahim2658

    Жыл бұрын

    @@macallinkaxayawaanada9178 waxaa lagawadaa maqrib habeen galaya

  • @kibraaneboy
    @kibraaneboy7 ай бұрын

    10/12/3023 South Africa ❤

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi8823 жыл бұрын

    alle haw naxariisto huryo iyo qalinle

  • @qaraamchannel

    @qaraamchannel

    3 жыл бұрын

    Aamiin.

  • @xasanmaxamed7872
    @xasanmaxamed78722 жыл бұрын

    Muqdisho ayaannkudhagaysanayaa

  • @user-wo8lx2eg8c
    @user-wo8lx2eg8c2 ай бұрын

    jah heestu wacanaa waxayna ka hadleysaa micnaha uu maadiyuhu leeyahey eryada maxamed omar horiyo codadka waa muuse cismaail qalinle iyo faadumo abdillahi kaahin maandeeq cajiib\

  • @najibahmed7929
    @najibahmed79293 жыл бұрын

    Muse ismaciil qalinle waxa uu ka mid ahaa hal doorkii fanka somalida allaha u.n fanan ka codka halasiga lahaa caku fanan laba maahan

  • @shiilalle
    @shiilalle4 жыл бұрын

    QALINLE iyo MAANDEEQ ilahey ha u naxariisto

  • @rajoonline3712

    @rajoonline3712

    4 жыл бұрын

    Mandeeq waay noshahay

  • @muhudiinmaygag2345

    @muhudiinmaygag2345

    3 жыл бұрын

    alaha unaxariisto

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    3 жыл бұрын

    Maandeeq wey noshashay sxb

  • @nasyadeuanyeong8707

    @nasyadeuanyeong8707

    3 жыл бұрын

    Noole aynu ka midnahay waq kii dhinta ee naxariisto ha inaga reeribina kuligeen

  • @shiilalle

    @shiilalle

    3 жыл бұрын

    @@rajoonline3712 Oo kaalay qofku isaga oo nool naxariis uma baahna miyaa?

  • @CabaasHolciye
    @CabaasHolciye2 ай бұрын

    Old and Gold.❤ Maanka iyo Qalinle.❤

  • @maxamedmaahir7486
    @maxamedmaahir74863 жыл бұрын

    Waah waah waa qaramigee aan jeclaa waa heeso macaan

  • @Taabuu-do6mj
    @Taabuu-do6mj9 ай бұрын

    Maandeeeq mar la arag qarnigii mar soo marta ayey ahayd & qalinle

  • @jonasmk8231

    @jonasmk8231

    7 ай бұрын

    Sawtu Raxma Maandeeq

  • @ismailmohamoudhassan313
    @ismailmohamoudhassan3133 жыл бұрын

    Labo fanaan oo aan kala dhicin Qalinle & maandeeq

  • @caydaruusxasan2232
    @caydaruusxasan22323 жыл бұрын

    Erayadii Abwaan Huryo Qalinle iyo maandeeq

  • @blackynajah2778
    @blackynajah27782 жыл бұрын

    Waa hees aad u macaan qalinle iyo maandeeq Aadbaan u tageera fadumo abdilahi kahin (maandeeq Fadumo Eedo)

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed8982 жыл бұрын

    Yaa salaaaam meeshan waa laisu arkay caadi maaha wlh, mouse iyo maandeeq

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official2 ай бұрын

    28/march/2024 axad Burco xaafada wado hawda

  • @samiiraizmail6033
    @samiiraizmail60332 жыл бұрын

    ApTi wllHi waa HeezaHaan ku aqliYaYzTaY 29/8/2021 dHaGaYzanaYaaa

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53582 ай бұрын

    Qalinle iyo Maandee Ereyada abwan huryo

  • @xasanmaxamed7872
    @xasanmaxamed78722 жыл бұрын

    13/9/2021 maalin isniin ah ayaan dhagaysanayaa heeskan oo ah qaaraamiga kuwa ugu wanaagsan mid kamid ah

  • @m.ciideed

    @m.ciideed

    2 жыл бұрын

    War Saaxiib Ma Hees Aan Qaaraami Ahayn Baa Jirta

  • @abdallahassan9971
    @abdallahassan99713 жыл бұрын

    wlh afkeennu waa hodan\

  • @qaraamchannel

    @qaraamchannel

    3 жыл бұрын

    Taas baanan been ahayn.

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv Жыл бұрын

    codad fanaaniin qiimo leh maandeeq iyo qalinle

  • @timocade7124
    @timocade71242 ай бұрын

    Maan deeq waxaan u aqooon sanahay Boqoradda 2 codka xagga gabdhaha

  • @suldaanka7576
    @suldaanka75762 жыл бұрын

    Inta kubaratay heestan cabdi cajuun iyo safiyo tusmo ismuuji

  • @mahamedmuse1348
    @mahamedmuse1348 Жыл бұрын

    Heestan waan jeclahay lkn gabigegaba muusbaa la iskuturayaa ma aday ahayd 😂😂😂

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed59033 жыл бұрын

    sawirkan ma muuse ismail qalinlee mise cabdi nasser macalin

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali93203 жыл бұрын

    Alaah haw naxariisto ismaciil muse

  • @qaraamchannel

    @qaraamchannel

    3 жыл бұрын

    Aamiin.

  • @maxamuudcaynab9060

    @maxamuudcaynab9060

    2 жыл бұрын

    .

  • @moaarahmed9393
    @moaarahmed93932 ай бұрын

    Abwaan huryo

  • @abdikaniabdillahi2350
    @abdikaniabdillahi2350 Жыл бұрын

    Sowtu raxma mandeeq & qalinle🥰🥰

  • @axmedciise6016
    @axmedciise60162 жыл бұрын

    Inata heesta ku baratay cabdi ciise cajun iyo safiya tusmo war ba ma haya

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis59522 жыл бұрын

    Erayadii abwaan huryo

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha94093 жыл бұрын

    Sawirka qalinle mahan do edit sxp.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94812 жыл бұрын

    Laxanka yaa iskaleh

  • @yahyetotti666
    @yahyetotti6663 жыл бұрын

    2019 Bisha 3 galkaio jawika quux badan

  • @zowdamoha8229
    @zowdamoha8229 Жыл бұрын

    15 8 2022 dhegeysanoya

  • @geelegaab
    @geelegaab2 жыл бұрын

    abwaanka miraha sameeyay ama heesta alifay iyo kii laxanka saaray marnaba caadai maahaayn

  • @alhalaal325
    @alhalaal3252 жыл бұрын

    M.a wlh waa hees

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni46592 жыл бұрын

    15/2/2022 burlov stion Sweden

  • @boorkakakac
    @boorkakakac2 жыл бұрын

    Ax yaa hees

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h3 жыл бұрын

    Waa Old Cgle. Muuse ismaciil Qalinle. tii aan ku riyooday.kkkk waaba cajuun kale.,,,,

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    2 жыл бұрын

    ka xishood muuse ismaciil qaliinle

  • @abukarmaxamed3369
    @abukarmaxamed33693 жыл бұрын

    Nice song🔥

  • @AbdirahmanAliQorey
    @AbdirahmanAliQorey8 ай бұрын

    HEESKA ISMOOD SIIS ERAYADII ALAHA UNAXAREESTO ABWAN MAXAMED CUMAR HURYO LUUQDII ALAHA UNAXAREESTO MUUSE ISMAACIIL QALINLI IYO FANAANADA FAADUMO CABDULAAHI KAAHIN MANDEEQ CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi22112 жыл бұрын

    Yaah

  • @maxamedfoodeyaxmedmaxamed4501
    @maxamedfoodeyaxmedmaxamed45012 жыл бұрын

    Alle ha u naxaristo

  • @qaraamchannel

    @qaraamchannel

    2 жыл бұрын

    Aamiin.

  • @qolkaguur7575
    @qolkaguur75752 жыл бұрын

    Kalakanmiya poladu

  • @macallinkaxayawaanada9178
    @macallinkaxayawaanada91782 жыл бұрын

    Asxaabta maxaa loo lajeedaa ama Lagawadaa{Meel himse-himsaa}❓

  • @alishuriye1061

    @alishuriye1061

    2 жыл бұрын

    Hiimse-hiimse waa marka cadceedu dhacdo ee madowga habeenku dhulka ku sii baahayo ..marka meel hiimse hiimse ah waxa looga jeeda meel cidda leh cadceedi iigu dhacday oo habeenki iigu dumay

  • @macallinkaxayawaanada9178

    @macallinkaxayawaanada9178

    2 жыл бұрын

    @@alishuriye1061 aad iyo aad ayaad u mahadsantahay💯💯💯

  • @fe8445
    @fe84452 жыл бұрын

    Af Soomaali waa cajiib. War amuu afku naga dayacmaa. Ragii murtidan alifay yaa noo bedelaya?

  • @seegaalecaraale4866

    @seegaalecaraale4866

    2 жыл бұрын

    Sawitku waa qalinle ahn

  • @xaashicali1305
    @xaashicali13052 жыл бұрын

    Isoodr

  • @Aasaas523
    @Aasaas5238 ай бұрын

    Kin jaama 1:57 1:59 2:00 2:01

  • @dailyxiin
    @dailyxiin3 жыл бұрын

    *QARAAM CHANNEL LYRICS👍👑😍*

  • @qaraamchannel

    @qaraamchannel

    3 жыл бұрын

    Sharafi korkaaga ha ahaato walaal.

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse5103 жыл бұрын

    Berigaaaaaaan ku furay sheekadayda. Mr hadraawi mr. Shacraawi. Mohd oo isleh gobodii baad daysa eed yar buu ku yidhi waad hadraysa hadraawaw yaa hhhh. Sheekhoo dhulka isla dhacayo oo aluf laam miim in yar u jira inuu macno u helo kuna luuqaynaya. Eed yar buu ku yidhi waad gabyeysaye shacraawaw yaa hhhh. Wuu la helay labadaa.

  • @NimcoAhmed-zy4un
    @NimcoAhmed-zy4un Жыл бұрын

    😊😊

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac11 ай бұрын

    Hiiinsa/hiiiisa🎡🎡🎡🏕🏕🏕🏕

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse5103 жыл бұрын

    HADRAAWI BAA KA YIDHI GABAYGA DAAA. WAA LAGU DHINTASYE. WUXU YIDHI HADAAN DAAYO AMA AAN DHINTO HADRAAWI KALAA DHALA. MALAHA WAAN U EEKAADAY AAAMUS BAA LAYGU TASG LAAYAHAY. DUSRAAA HADRAAWI AAGAYAA. MAY BE OR MAY BE NOT. HADRADDAAA ISKUMAAN IGAYN KOLAY.

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    Huryo ayaa tiriyey heesta

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi37922 жыл бұрын

    Waxaan ka yaabay somalidii hore sidda ay u amaani jireen noloshii mugdiga ahayd ee miyiga ninka heestan sameeyay hadii uu maanta adduunka ku noolaanlahaa muxuu odhanlahaa marka uu arko labo qof oo midna Africa joogo midna Australia oo WhatsApp ama messenger video camera iska dhex arkaaya oo ku wadda sheekeysanaaya?. Hore looyidhi qofba noloshuu ku noolyahay nolol mood🤣

  • @ahlanwasahlan.211

    @ahlanwasahlan.211

    Жыл бұрын

    Qiimaha miyiga uu u lee yahay Dalka/Dalkasto Ma ogid. Miyiga waa Aasaska Nolosha dalkasta ee aduunka. Waa ka xumahay inuu Garadkada heer kaas yahay.

  • @jonasmk8231

    @jonasmk8231

    7 ай бұрын

    Nolosha miyiga maxaa ka qiimo badan nolol bilaa stress ah

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi37922 жыл бұрын

    Waxaan isweydiiyaa mar kaste maxay heesaha ay alufaan abwaanada issaaq ay markaste uuga murti iyo midho wanaagsanyihiin heesaha abwaanada kale ee Somalidu sameeyaan?🤣 wiil Ciise from jabuuti

  • @ismaaciiljaamac3355

    @ismaaciiljaamac3355

    Жыл бұрын

    Abwaanu kale oo midho wanaagsan oo soomaalida kalaba wey jiraane waxay ilatahay waxay ugu badan yihiin waxa ka dhaba dhaqan jecaylka soomaalinida

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    Жыл бұрын

    Afka ito erayo helista afsomaaliga ayay ka wacan yihiin kuwa kale waa dhul xoolo daqeeñ ah Reer ka goaan adaga kuma jiro somalida . I am somalilander isaaq .

  • @nafiscusman8263
    @nafiscusman82632 жыл бұрын

    Nafiso and

Келесі