Ireland MAMO MEEL CIDLO AH LA DEJIYAY GURI LA.AN DARTEED

Пікірлер: 21

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q25 күн бұрын

    I'm a new fan

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur5623 күн бұрын

    Wada ku mahasantahya

  • @user-sl9hu4dz5p
    @user-sl9hu4dz5pАй бұрын

    Wll dadka da’yarta ah sidee ayey ula dhaqmayaan bal iiga so jawaab plz

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552Ай бұрын

    Waa meel fiican, balse 5 bilood ah, ma badna walaal, sabir lahow walaal, dad baa intaas 4jibaar ah sugayaan. Mahadsanid, A.J

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q25 күн бұрын

    0:07 grandma went to jail 😢 sorry

  • @anabali3897
    @anabali3897Ай бұрын

    Mesha gadanyihin Wan maray wadan jiro mahan erland ika tag

  • @sakariye055
    @sakariye05529 күн бұрын

    war kan badaw waaye maamadan 4 bil jogtaa waana sharci la aan markaas howlo shaqo iyo waxaa ka waraysana😅

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim326 күн бұрын

    IRELAND ta Masax Balaayo dadka ha gubine

  • @hamdaahmed6076
    @hamdaahmed6076Ай бұрын

    Holland kasoo hadal

  • @user-gm3bs4ds4u
    @user-gm3bs4ds4uАй бұрын

    Mr negative Raadiye i.a one day we will meet in Ireland

  • @bashiirjeeni5358

    @bashiirjeeni5358

    Ай бұрын

    Kkk somalidu in been loo sheego ayay jecel yihiin imaka hadii uu been sheegi lahaa oo u odhanlahaa waa meel wada lacag ah guryuhuna bilaash yihiin waad u mahad celin lahayd, e niyaw hadaad qurbo tagayso yurub iyo waxan aad ku meraysanayso waxba ma yaalaan e sadex wadan midkood tag USA,CANADA,AUSTRALLIA intaa hadii aanad tagayn afrikadaada iska joog zxb

  • @ismailjama884
    @ismailjama884Ай бұрын

    No = waxay uga jeedaa negative.😅Adiguna maxaad uuga jeedaa negative lol 😂

  • @user-cs6bm9fz6e

    @user-cs6bm9fz6e

    Ай бұрын

    waa sax bro dadka ayuu mara habaabinayaa kan

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6ozАй бұрын

    Walal quf islamarkiba imaado ma udacwoon kara rerkiisa plz plz usheek

  • @mahdimohamed7056

    @mahdimohamed7056

    Ай бұрын

    Haa Ireland dacwadeeda aad ay ufududahay

  • @HamidaKhatun-nw2lp
    @HamidaKhatun-nw2lp28 күн бұрын

    War waxaas naga jooji intaa luuqadaha shimbiraha baran leheen waxaa karoon inan English barano .mida kale wadankeeniiba guri kumahaysan Ireland shaqaa taalo naga aamus waxaa sheegeeso dhan waa been

  • @odayjama1829
    @odayjama1829Ай бұрын

    Kan youtuberka ah waxaad modaa in aqalkiisa loo soo socdoh adeer dadka how dayrin ilaah ayaa abuurtay

  • @user-cs6bm9fz6e

    @user-cs6bm9fz6e

    Ай бұрын

    hhh walhi runta ayad sheegtay odayga dadka culyes ku haayo waa xaasid is nacay

  • @Barakati721
    @Barakati721Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @Hornscope
    @HornscopeАй бұрын

    Ilaahay naarta ku gee, reer myi fowqal reer miyi. Waar ka daa English titleka aad meesha ku qoreysid si aanay kuwa nationalistka iyo immigrationku u ogaan dadkan

  • @bashiirjeeni5358

    @bashiirjeeni5358

    Ай бұрын

    inuu title ka somalia ka daayo oo uu africa to ireland ka dhigo ayay ahayd adna habaarka ka daa oo si degan wax ugu sheeg

Келесі