IREALAND🇨🇮MEQO BIL EE KUGU QADAN KARTA INA SHARCI HESHID QOYSKANA KU KENSAN KARTA

Join this channel to get access to perks:
/ @ahmedosmanworld

Пікірлер: 57

  • @AhmedOsmanWorld
    @AhmedOsmanWorld22 күн бұрын

    FADLAN SHARE LIKE HANAGA ILOWINA MAHAD SANIDIIN

  • @MohamedZugulle

    @MohamedZugulle

    22 күн бұрын

    Iso jawaab sxb

  • @SomalifilmsHD1

    @SomalifilmsHD1

    21 күн бұрын

    Zhp warbixin fican weye balse muqalka iska habe bro edit kisa color ka bright ka dhig capcut isticmal si muqaladadu Tayo ulahadan mhdsanid

  • @AhmedOsmanWorld

    @AhmedOsmanWorld

    21 күн бұрын

    insha allah bro mahad sanid

  • @Farx379

    @Farx379

    20 күн бұрын

    @@AhmedOsmanWorld Aad iyo aad umahdasntahay wllo waxaa ku waydiin passport kenyan mku imaan karaa Ireland

  • @BarkhadleSaleeban
    @BarkhadleSaleeban19 күн бұрын

    WaxaN Tahriib soo galaY bisHi 12-2023 waxaNan donaYay ina Yurub ka tago daLka Ireland 🇮🇪 lkn waxaN aad iigu dhagay kuna dhibaatoday dalka Tunisia 🇹🇳 allH ha iso dhaafiyo iso diceya 2 mar baa badda Tunisia la iga so QabtaY Lacagihi o dhamina walhi wa iga qasaaren lkn iso duceya dhalinYaro gaar ahaan SaxibkaY Ahmed osman

  • @Qeyspoy12

    @Qeyspoy12

    16 күн бұрын

    Allaha kuu fududeyo sxb ha is dhiibin qofka marar badan fashilma guushaada ayaa soo dhaw sxb guul I.a

  • @AhmedOsmanWorld

    @AhmedOsmanWorld

    16 күн бұрын

    allah hakuso fududeyo sxb ado nabad ah alle haku keno insha allah

  • @abdikaniabdiosman2702

    @abdikaniabdiosman2702

    14 күн бұрын

    Sxp guulayso hana is dhiibin sxp guushs way soo dhowdahay sxp

  • @darallaankuujeclahay9432
    @darallaankuujeclahay943221 сағат бұрын

    ilaahow nabad igu gee waan rajeynaya😥

  • @OdayTutorials
    @OdayTutorials20 күн бұрын

    Mahadsanid Masuul

  • @frumaandhuuxyare6950
    @frumaandhuuxyare695022 күн бұрын

    Thanks Said wllo

  • @engineermukhtaar4990
    @engineermukhtaar499022 күн бұрын

    Mahadsanid ❤

  • @user-nw1kt9tx4y
    @user-nw1kt9tx4y22 күн бұрын

    Thanks my brother

  • @AhmedOsmanWorld

    @AhmedOsmanWorld

    22 күн бұрын

    Any time

  • @hassanjunior
    @hassanjunior22 күн бұрын

    bro mahad sanid sida aad nolasheqesid🎉

  • @fahadcaliahmed8692
    @fahadcaliahmed869222 күн бұрын

    Ireland 🇮🇪 illaahow amuuraha zahal

  • @husseinmohamedabdulle-zy7ll
    @husseinmohamedabdulle-zy7ll22 күн бұрын

    Ustad Ahmed Osman Shaqo ficn ayaa no heysaa ayad umahdsantahy hosni wye from tiktok

  • @Xiriirosports
    @Xiriirosports11 күн бұрын

    Wll Posspor Somalia 🇸🇴 malagu iman karaa

  • @dhaashane1
    @dhaashane122 күн бұрын

    Waad noo halgantay wllkay axmedow ❤🎉

  • @husseinubdydirie807
    @husseinubdydirie80722 күн бұрын

    Irelanad 😢

  • @abdikaniabdiosman2702
    @abdikaniabdiosman270214 күн бұрын

    Sxp axmed wadada ugu fcn aan ku iman karno yurub inoo soo sheg

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz20 күн бұрын

    Walal majira qufka intu sharciga sugaayo shaqo mahela plz ika so jawaab

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter163521 күн бұрын

    Asc Ahmed.... Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @abdirizakawil9058
    @abdirizakawil905822 күн бұрын

    War waraysigaan aniga ayuu rajadayda ayuu ka warbixinayaaa

  • @mohamedkobra2305
    @mohamedkobra230522 күн бұрын

    Wall ahmed osmnow dalki Hooyo wa nacay shqo la aan 4 yeers ka hor jamacad ka baxay shaqo laan side ku tagi kara Erland ehel kuma lihi viso noce ah dalban kara o degansho ku helo iso jawab😢😢😢

  • @user-cs7im5zh8u

    @user-cs7im5zh8u

    22 күн бұрын

    Sxp jafta u mar u tahriib

  • @faizaadanibrahim

    @faizaadanibrahim

    22 күн бұрын

    Wlll qaali dhankee la maraa bal ii tilmaaam aniga iga go'antahay​@@user-cs7im5zh8u

  • @mohamedkobra2305

    @mohamedkobra2305

    22 күн бұрын

    @@user-cs7im5zh8u tariib zxb rajo maleh zxb waxas haku fakarin line nadiifa sharci faraha laga sararo lagu qatay tarib rajo kunol tahay sharcci wa lagu didi Kra wana lagu siin kara 7 sano qaar sugan

  • @user-cs7im5zh8u

    @user-cs7im5zh8u

    21 күн бұрын

    @@mohamedkobra2305 tlie dantaa ii geyneysa ceelna iima qodno, line-ku waa qaali 10k iyo ka above xgee laga heli dadne wee u fududahay dadne wee u adagtahay hadaaba inaan line iibsado maan ku fikireen, reerna wee buuxan yurub ilaa marekan, canada, balse mar hdey labadii ku dhalay eheen, ka luq-luqo wye.

  • @user-oz1ym9jx2i
    @user-oz1ym9jx2i22 күн бұрын

    Walaal aad baad u mahadsantahay xog muhiim ah ayaad no so gudbisay

  • @Gure33
    @Gure3320 күн бұрын

    Tack bror Address maheli kara?

  • @MRSisko252
    @MRSisko25220 күн бұрын

    Pro camera iska hagaji

  • @Malyun578
    @Malyun57822 күн бұрын

    Warbixin fiican baad na siisay

  • @farhiaadey369
    @farhiaadey36922 күн бұрын

    wll wadamada kle ireland aheen ma ka xaareesa kara daganaasho familkeyga ma keensa kraa sida beligum cml

  • @abdullahileejo4514
    @abdullahileejo451414 күн бұрын

    Yaa igu caawin kara meel aan kala xariir wlal Ahmed plz , Ahmed sxb hadaa argto commentgan plz any links aad leedahy ii sheg aan kala so xariiro

  • @user-cq6gj7qe3m
    @user-cq6gj7qe3m18 күн бұрын

    Sxb ahmed mhad sanid maclumad badanbaa nala wadaagtay Please dadka wata passports wadamada dariska la ah somalida hadhown dhahay somali baan ahay Inaad ifahamtaa rajayn insha allh

  • @user-nw1kt9tx4y
    @user-nw1kt9tx4y22 күн бұрын

    Lacagata meeqa lagu imaada Ireland 🇮🇪

  • @rocko6783

    @rocko6783

    22 күн бұрын

    None for you

  • @Kenyan-ew2eq

    @Kenyan-ew2eq

    11 күн бұрын

    ​@@rocko6783bro can I come through visit visors then become refugee

  • @odayjama1829
    @odayjama182912 күн бұрын

    Cajiib nib dhalinyarah oo cayr iyo tuugsi u wareegin

  • @omarwacays6036
    @omarwacays603622 күн бұрын

    Wax weyn baa iga baxey podcast gan mahad sanid mudan

  • @CabdaleAhmed-uy1cd
    @CabdaleAhmed-uy1cd10 күн бұрын

    Dadka Visada ku so galo sharciga mala siina

  • @aliabdullah1457
    @aliabdullah145719 күн бұрын

    Sorry but saeed is not a immigration lawyer. He is giving out some wrong information on the immigration side..5:00 ..if you have a eu passport and you come to ireland you dont have to stay in ireland or work 1 year and pay taxes to bring your non eu family members. Please look at directive 2004/38/ec. This eu law which applys in all eu countries is what saeed didnt read. As a eu citizen moving to ireland you dont even have to be in ireland to apply for your family..you can be in addis ababa and go to the irish embassy or kenya and apply for a c visa for your family members to accompany you on your move to ireland..then once they get the visa you can travel to ireland together..the visa should not take no longer than 1 month to be issued or the eu citizen can go to ireland alone and then apply for thier family to join them using the c visa application..in the application they can not ask the eu citizen about a house or job or how much money his got..please study the law and ahmed go ask immigration questions to a lawyer because saeed is only saying everything in ireland is great when its not 100% the case..somalis face many problems there.

  • @Kenyan-ew2eq

    @Kenyan-ew2eq

    11 күн бұрын

    Thanks for your clarification bro... Secondly I have a kenya passport if I come with visit visors can I get a chance to become refugees

  • @aliabdullah1457

    @aliabdullah1457

    10 күн бұрын

    @@Kenyan-ew2eq every case for asylum is processed and investigated so they will look into your case but that does not mean you will get a positive outcome..getting the visit visa is very hard for travellers from Africa.. main reason for rejection will be they don't believe you will return after your visit.

  • @SudaanXareed
    @SudaanXareed22 күн бұрын

    Xagen kla so xidhiidha prother

  • @phatimaahmed5326
    @phatimaahmed532617 күн бұрын

    Visse dalxiis ma ku soo geli karaa anoo passport somali wara

  • @Kenyan-ew2eq

    @Kenyan-ew2eq

    11 күн бұрын

    Same question needed to be answered

  • @MohamedZugulle
    @MohamedZugulle22 күн бұрын

    Waar sxb sharciga yar ee Spain 🇪🇸 ayaan haystaaa sidee ku tagi karaa Ireland Shaqao hadaan soo dalbado ma ku heli karaa visa Ama invitation oo kale Please iso jawaab

  • @InnocentOrcas-lp8tg

    @InnocentOrcas-lp8tg

    22 күн бұрын

    Mohamedzugulle wa tahribaysa Lee si kale majiro

  • @Qulaaseyesalmaan

    @Qulaaseyesalmaan

    22 күн бұрын

    Sidee ku tagtay spain bro

  • @MohamedZugulle

    @MohamedZugulle

    22 күн бұрын

    Tahriib sxb

  • @user-cs7im5zh8u
    @user-cs7im5zh8u21 күн бұрын

    waxaan yurubta kale ka imaanaayo oo sharci hesyto maxaa noo daba taagan tihiin meeshiina iimaansada yurub wax ma yaalo na dhahdeen hdne ireland hdaan isku cantuugeeno managa daba imaaneysiin 😂

  • @moodnessvideos5488

    @moodnessvideos5488

    13 күн бұрын

    Waa laba wajiilayaal kuwas Mae wxy kudhahayan Europe wax mayaalo Ireland way idinku imanayan😂

  • @user-cs7im5zh8u

    @user-cs7im5zh8u

    13 күн бұрын

    @@moodnessvideos5488 ma ila aragtay wax ma yaalo waana la socdaaa ma is bixineee😅😅

  • @khadijodahir9219
    @khadijodahir921917 күн бұрын

    Mahadsanid ❤

Келесі