Information about Nairobi & Aga Khan Medical Residency Program

Пікірлер: 15

  • @cabdikariim9587
    @cabdikariim9587

    Mahadsanid

  • @abdinasirjibrilali3739
    @abdinasirjibrilali3739

    Thank you very much.

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272

    Thank Dr yaxye iyo labada Doctors ee kalaba ❤

  • @kamaludinabdi6702
    @kamaludinabdi6702

    aad aa u mahadsantahay Daadihiye, Dr + abwaan, waxaan leeyahay dr Maxamuud iyo Dr Akram waxaa nala wadaagteen waxbixino muhiim ah oo wax ku ool ah, gaar ahaan oo aniga aad ii anfacay, Jazaakallaah.

  • @cabdishakuurgaas3592
    @cabdishakuurgaas3592

    Well articulated discussion and information

  • @abdrsskkllaaiittaamm1781
    @abdrsskkllaaiittaamm1781

    Aad io aad bad umahdsantihin dhakhatirta fikradan wada residence informationka wxan idin kuso dari laha outside Africa iyo Europe kuso dara iyana inshalh

  • @xuseencumar3921
    @xuseencumar3921

    Shahaadadu ma international recognised baa oo waa la aqoonsayay mise waa Africa gudaheda un wax laga aqaano.

  • @cabdikariim9587
    @cabdikariim9587

    Daadiyahe barnaamjika aad van ugu mahadcelina waxana kacodsana inu noga sosameyo wadamada ugu muhiimsan information about residence sida masar wadamada carbtaa malasiya bangaledis dhaqatiirta joogto

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291

    Dr payment /fee noirobia sanadkii waa imisa.

  • @asmaaabbas8084
    @asmaaabbas8084

    Please add english! Or translation

  • @mariamabdirsak9106
    @mariamabdirsak9106

    India internship kasoo hadal

  • @saidaabdirizak2741
    @saidaabdirizak2741

    Internship kasohadaal ardayda u aadho

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066

    Aad baad umahasatihiin

  • @najiibahmed2830
    @najiibahmed283014 күн бұрын

    Kenya residency raqiiisa oo suregey ah ayaa jiro oo 1k ah

Келесі