ILEYSKA VOA: Dagaalka sokeeye ee Sudan oo sanad jirsaday | VOA Somali

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka sokeeye ee dalka Sudan oo sanad jirsaday. Dagaalka oo billowday 15-kii April 2023, ayna isku hayaan laba jeneral, ayaa waxaa ku dhintay shacab badan, wuxuuna dhaliyey barakac xooggan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaas Xasan.
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Пікірлер: 3

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed58504 ай бұрын

    👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed58504 ай бұрын

    👋 Ambassador Axmed Suudaani.

  • @yussufismael6314
    @yussufismael63144 ай бұрын

    Sanad ka horbuu jirey oo uu socdey dagaalka suudaanta waxa gumeestaa carabta