No video

Ikraan X Maxaba & Xasan Cumar | Dadka Hayska Wayneen | Xasuustii C/nuur Alaale & Hodan Xaaji Ahun

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa

Пікірлер: 31

  • @pr1nceton975
    @pr1nceton9754 ай бұрын

    Ikran houssein mahabe❤❤❤❤❤ allow ilxuuuun ka dhowr boqoradayadaaaa.....notre charmante chanteuse❤❤❤❤❤ we love you 💕 keep going Queen

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh96839 ай бұрын

    LYRICS Xasan Dadka hayska weyneyn Inaad kali wax-garad tahay Hayska dhigin walaaleey Ruux wadiifad hayn jirey Mar baa laga wareeja Kii shalay wacnaa baa Mantaba werwerayee Anigaba wakhtiga qaar Sida weli siraataa Warka layga guri jirey Waxse wiiqay taladee Weydeeyay raganimo Hadba waaga joogaad La tihiin walaaloo Waji lacaga bay dumar Wacadkaba ku iibshaan Ikraan Ima waansho qayrkaa Iimana warami karo Wad intaan ka noolee Sidii aad wakiil tahay Weli eebbe soo diray Hadal weel ka buuxiyoo Wacdi baad la socotaa Weydiinta hadalkana Adoo weedh ka soo celin Amma waranka qaabilin Wiilwaal sidiisi Warac haysku sheegine Wadnahayga caashaqa Wanaag kuma abuuree Wejigaaga iga qari Dadka hayga weecinee

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    5 ай бұрын

    Abwaankii sameeyey maxaad u raacin weyday, iyo muusiga cidda saartay, marka dambe ama xus dadka hawsha geliyey ama erayadooda u daa, mahadsanid

  • @idilahmedibar
    @idilahmedibar10 ай бұрын

    Xassan fanan buuxa Assal walahi Masha-Allah ❤

  • @user-lc9ue3mf5l
    @user-lc9ue3mf5l Жыл бұрын

    Waxa waxaa qadaa fanankii qaliga ahaa allaha naxariistii jano haka warabiyo mahamed mooge liiban

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    Aamin. Cabdinuur Alaale ba kaga horeeyey asal heesta leh

  • @nasserugaz8157
    @nasserugaz8157 Жыл бұрын

    Heesta Cabdinuur Alaale ma laha ee waxaa lahaa AUN Maxamed Mooge Liibaan. Halkaa sax Dalmarow.

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    Adeer heesta waxaa kaga horeeyey Ahun Maxamed Mooge waa Cabdinuur Alaale FYI

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    Halkan ka dhageyso Cabdinuur Alaale oo ka waramaya heesta kzread.info/dash/bejne/g4SOo4-FnNm0fZc.html

  • @nasserugaz8157

    @nasserugaz8157

    Жыл бұрын

    Heesta erayadeeda waxaa iska lahaa abwaan Ibrahim Sh Suleymaan waxaana la qaaday 1973kii. Xilligaa miyuu Cabdinuur fanka ku jiray?

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    @@nasserugaz8157 Miyaad video aan ku siiyey link aan ku siiyey, tan kale sideed ku ogaatay in la sameeyey 1973 iyo cida sameysay, 1973 si fiicna baan u xasuurta Ahun Maxamed Mooge iyo fanaaniin badan makhayadah faras magaalada Hargeysa ee ku jirta tii Ina Garawe ayey fadhiisan jiree oo dhow Oriental Hotel, ilama 90% dahalintiina inaad jirteen, Ma aqaan wakhtigu bilaabay Cabdinuur laakin waa nin ku dhow 80 jire.

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    Wareysigan wuxuu ka sheekaynaa hees uu qaaday 1976, 3 sanno ka hor waa heesayey waa kan lin daawo kzread.info/dash/bejne/iKB9vKWcmLC1nbg.html

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i27 күн бұрын

    Heestan macnaheeda magaran waayo waa anti

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    27 күн бұрын

    Walee ma sidaasba

  • @kamilabdikamilabdi9606
    @kamilabdikamilabdi9606 Жыл бұрын

    Ikram et Hassan fanaanin qali ah❤

  • @rooblehhassan6930
    @rooblehhassan6930 Жыл бұрын

    Abdi nour Allaleh zyaa iskale hesta kadib Mohamed mogeh qadey hestana rer Djibouti ba iskale

  • @axmedkayse3409

    @axmedkayse3409

    20 күн бұрын

    Abwaan Ibrahim gadhle alle ha unaxariste ayaalah oo aha mujahid snm isaaq gx36 h yoonis wax jabuuti layidha manaqano 😂😂😂😂😂

  • @MarwoAbdirazak
    @MarwoAbdirazakАй бұрын

    Machallah.machallah. ikran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliDhalo
    @CaliDhalo3 ай бұрын

    ❤dadkahaysakaweyneèinad kali waxa garaad tahaywalley

  • @stafstafa509
    @stafstafa5099 ай бұрын

    Waaww très belle chanson ❤❤❤

  • @IbrahimCham-ky1fl
    @IbrahimCham-ky1fl10 ай бұрын

    Masha allah

  • @axmedmahad6090
    @axmedmahad60908 ай бұрын

    🎉 hees an radinayay

  • @ibrahimhoussein9115
    @ibrahimhoussein91158 ай бұрын

    Good songs

  • @user-fn1bp7jg1y
    @user-fn1bp7jg1y Жыл бұрын

    Heesta waxa iskalaha AHN M/mooge liiban dalmar iska sax

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    Maya waxaa kaga horeeyey Cabdinuur Alaale

Келесі