IKRAAN OZIL || KALIGIIS NIN || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2024

Музыка

ERAYADA & LAXANKA:
SAYID_BULXAN
MUSIC: AMZAL
CODKA: IKRAAN OZIL
V.R: YACQUUB VIRGELIA
MAKE UP :SOOYA
DIRICTED & EDIT
CIIL - TIRE PRO

Пікірлер: 80

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi961910 күн бұрын

    Waxaan halkaan ka salaamayaa qofwalba oo jacaylka wax ka yaqaanay hadana qalbigiisa lagu ciyaaray hadana bilaa jacayl ah oo ku gulaysan waayay qofku jeclaa walow karaamo iyo ixtiram ha u hayee sidayda oo kale😢

  • @dghmcc6110

    @dghmcc6110

    10 күн бұрын

    Wan kaa qaaday salanta 😢 xalay ban ka shekesanenay qof jaceyl ila so dontay aniguna aad ayaan ugu qoslay qofki anigo qalbiga ka holcaya qofki ba ila yabay maxad igu qososhay camal waxan ugu jawabay tabar uma hayo wadno lagu ciyaaro idhaf dhawac hore baan kaso kaban la’ahay 😢 jaceylku wa isfahan iyo in la is ilaashado hadi qofkaaga intaas ka weydo agtiisa waxba kama tihid e ka carar mesha nabsina lama galo qofka jacelka ku abureeso hadi anad ilashanen laguma so lugooyo qalbi qalalan o wax naxariis ah ku jirin

  • @abdurahmanabdullahi9619

    @abdurahmanabdullahi9619

    10 күн бұрын

    @@dghmcc6110waa runtaa wll😢

  • @user-fh7hs6ki2b

    @user-fh7hs6ki2b

    6 күн бұрын

    ​😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481Ай бұрын

    Kal iyo laab waan ku' faanaa Kalsooniduu ii ilaashaa Karaamana wuu i siiyaa Kun iyo kow jeer i dhowrtaa Kuwa kale ragga waan ka' maarmaa Qayrkeey kibir baan ku' dhaafaa Kaligiis nin baan la' joogaa Xiddiga koonkaa la' jaaraa ❤❤❤❤❤ Ahmed Odeygeyga 😘

  • @maqdisali7791
    @maqdisali779127 күн бұрын

    Ayy heesta ika neh

  • @maxamadosmanjuli-oi2nk
    @maxamadosmanjuli-oi2nk22 күн бұрын

    Boqor ada codka 2024❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mucaadhassanmohamed1651

    @mucaadhassanmohamed1651

    16 күн бұрын

    Hey there I’m on the road I should probably stop and pick up some stuff from my mom so I’ll just drop them by the office when I’m there I don’t have time

  • @Badran-
    @Badran-20 күн бұрын

    Yaa salaam😍

  • @nalkamanka889
    @nalkamanka889Ай бұрын

    Queen of voice ❤

  • @user-pe4ti8wn9m
    @user-pe4ti8wn9m9 күн бұрын

    Good music ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsadMahrez
    @AsadMahrezКүн бұрын

    Igada ciyaarta

  • @ashrafarashid329
    @ashrafarashid329Ай бұрын

    Queen of the queen's❤❤

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226Ай бұрын

    ❤❤❤🎉kaligis nin

  • @user-kq3pj6wg2k
    @user-kq3pj6wg2k2 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @Nimcaanmukhtaar-fg9qp
    @Nimcaanmukhtaar-fg9qp3 күн бұрын

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Ruqiyaqalbi
    @Ruqiyaqalbi17 күн бұрын

    Wow m.a nolasheyda thanks 😮

  • @TheSamale
    @TheSamale5 күн бұрын

    ❤❤❤🎉🎉🎉MaashaAllah Hanoolaato waa Gobe ♥️ 😍.

  • @user-oh4xk5uq6n
    @user-oh4xk5uq6n28 күн бұрын

    Boqarada codka💐❤️

  • @YUUBEEZAANIOFFICIAL
    @YUUBEEZAANIOFFICIALАй бұрын

    Welcome back boqorada Codka ❤

  • @HamiAbdigeels
    @HamiAbdigeels12 күн бұрын

    Wow . hees mcn❤❤🎉😮

  • @AnisoOmarhussein
    @AnisoOmarhusseinАй бұрын

    My princess❤ikii

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YAREАй бұрын

    www Queen of Queens 👸❤❤

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302Ай бұрын

    You have a sweet voice❤ sis

  • @AmiirLyrics
    @AmiirLyricsАй бұрын

    Layaab Layaab 🔥🔥🔥

  • @SamiiroDanax
    @SamiiroDanaxАй бұрын

    Jah kaligii nin 🎉

  • @HamseXasan-gu2jc
    @HamseXasan-gu2jc21 күн бұрын

    crushhhh❤

  • @DIRECTORCIILTIRE
    @DIRECTORCIILTIREАй бұрын

    Boqorada Codka is back 🎉❤🔥💯

  • @AsmaHuzzein
    @AsmaHuzzein5 күн бұрын

    Hees darken Leh weeyan❤❤❤❤

  • @SALMANABDI55
    @SALMANABDI55Ай бұрын

    Come back next level ah Kaligis Nin Aa ❤🎉

  • @iqranuur6320
    @iqranuur632028 күн бұрын

    Ilahow ideyso midka heystan ey ka turjumeyso wan heysaa murug i ogolen ilahow Mesha u rabo nabad igu gey cil wn is deyn lehen hadii Mesha u rabo I tagi laha ilahow i deyso owladeyda aabohod in u noqdaa raba lur iyo ciil Wu i diida madaxa kor bu i sartaa ilahow i xafid

  • @nastexacadey8875
    @nastexacadey887525 күн бұрын

    kaligiis nin🎉❤F

  • @KhadijoMohamed-mx9ds
    @KhadijoMohamed-mx9dsАй бұрын

    Waxan hees wey dhaftaay walahi 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tcАй бұрын

    ❤❤

  • @hanad1117
    @hanad1117Ай бұрын

    Ikran ozil 🥰🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @cabdinasirnaasir7037
    @cabdinasirnaasir7037Ай бұрын

    Wow fanaanadeyda welcome cod iyo qurux m.a❤🥰

  • @abdinajibmahat3185
    @abdinajibmahat318526 күн бұрын

    Quuen 🥰

  • @y2jthediscoboy872
    @y2jthediscoboy87229 күн бұрын

    Midka keydka kujiro aniga waye I,aamin😢😢

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iqАй бұрын

    M.a waa hees aad u macan❤❤❤❤

  • @MrHappy-nl5rx
    @MrHappy-nl5rx18 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @hudasuleimaan
    @hudasuleimaan25 күн бұрын

  • @user-dg8zy7hb1o
    @user-dg8zy7hb1oАй бұрын

    Belle chanson rien a dire va de l'avant

  • @MuusSoumaya
    @MuusSoumaya18 сағат бұрын

    jacyel mahaysto 😢😢😢

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps22 күн бұрын

    Mid khayr qaba❤

  • @user-ss6ml6mh4d
    @user-ss6ml6mh4dАй бұрын

    Www kaligiis nin boqorada codka 😊😊😊😊

  • @Qaaliyey
    @QaaliyeyАй бұрын

    Kaligis Nin Ismaaciil 🔐💕

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed84912 күн бұрын

    Hesaha Daren uma qadin oo heerkan wali magaarin🥺☺️

  • @queen____deko2065
    @queen____deko20657 күн бұрын

    Ok❤abaayo

  • @RuuneyCaliAadan-vf5ev
    @RuuneyCaliAadan-vf5ev11 күн бұрын

    1:57 ❤❤❤❤❤

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama548317 күн бұрын

    Adeyo dadkan

  • @SagalSacad
    @SagalSacad2 күн бұрын

    Kaligiisdab 😅

  • @rahmoahmed9576
    @rahmoahmed9576Ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️

  • @hibamaxamud3263
    @hibamaxamud3263Ай бұрын

    Come back edo ❤boqorada cod ka

  • @mihiimibraahim
    @mihiimibraahim9 күн бұрын

    Kaligiis nin markan helo Heestan daaran doona😢😂

  • @muhyadinali4015
    @muhyadinali4015Күн бұрын

    Muqaalka heestaan waxbaa kadhiman waxaa kamaqan xabadki lajililahaa hesta in muuqalka lagusoo daro

  • @RaxmaSiyad
    @RaxmaSiyad2 күн бұрын

    War noc miyee jirty😅😢

  • @mahadiadawe
    @mahadiadaweАй бұрын

    WOOF CALEEK HEES IYO BAR IKRAAN WALL CAME BACK SAYID BULXAN CAADI MAAHAN KALIGEED GABADH BAAN LAJOOGAA XIDIGTII KOONKAAN LAJAARAA🥰

  • @mohabdinaasir5070
    @mohabdinaasir50706 күн бұрын

    Kaligeed qalbigan kuhayaa Kuwa kale wan kudanestaa Teeydaan naxariis kuheestaa Raxada dunidaan kuheestaa Kal iyo laab waan kuheestaa Kartideedana dumarka kaley dhaftay Kirada gurigane wey iga bixisaa 😂😂😂😂😂

  • @shankaroonmaxamed6777
    @shankaroonmaxamed677725 күн бұрын

    8 June 2024 malin arafo❤

  • @daqane

    @daqane

    15 күн бұрын

    Wan isla ciidi laheene

  • @Raaniya187
    @Raaniya18725 күн бұрын

    Heestan views kan uma qalanto

  • @neimahassen

    @neimahassen

    25 күн бұрын

    Wlhi uma qalanto waa hees iyo badh😢😊

  • @miikey8075
    @miikey8075Ай бұрын

    Wuxuu maransana ozil waa magac nin ciyaartooya ozil

  • @LuckyMoumin
    @LuckyMoumin24 күн бұрын

    Kaligiis nin ayaan la jooga xidigii konkan la jaara ❤❤❤

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iqАй бұрын

    Cod iyo qurux m.a❤❤❤❤

  • @Faadma7
    @Faadma7Ай бұрын

    Gacmaha filer kushubo😢

  • @user-gu4qg2fl7u

    @user-gu4qg2fl7u

    4 күн бұрын

    Abayo ma I fahansin karta ana u habane

  • @user-qy1yt5nh8u
    @user-qy1yt5nh8uАй бұрын

    Axsan cod

  • @Csaadaq11
    @Csaadaq113 күн бұрын

    Boqorada codka is back waan kaa ayaan ikran ozil wax kale naga dhigesaa ❤❤❤

  • @abdirizackhaaji2957
    @abdirizackhaaji295710 күн бұрын

    Heesta waaba qalad ninkii hadiiba dhadig kutilmaantay😂😂

  • @SomaliMusic00
    @SomaliMusic00Ай бұрын

    Mesut Ozil Magaciisi ba Laiska wataa 😂😂😂😂

  • @user-io7ru9ov8c
    @user-io7ru9ov8c12 сағат бұрын

    Ì

  • @user-cn6qp7wh2j
    @user-cn6qp7wh2jАй бұрын

    1:31 😅

  • @mascuudpulshaawi8779

    @mascuudpulshaawi8779

    16 күн бұрын

    She’s pregnant 😂

  • @SucaadDaahir-gi4dg
    @SucaadDaahir-gi4dgАй бұрын

    Weyba cayishee igraan😂😂😅😮

  • @user-zf8dl7sb3r
    @user-zf8dl7sb3rАй бұрын

    Inta fahantay in wajiga iska cayalisay 😂😂😂

  • @rahimamahmoud7481

    @rahimamahmoud7481

    Ай бұрын

    Uurna way leedahay soomaaha masha'allah

  • @mianna-yellow1569
    @mianna-yellow156929 күн бұрын

    Why she sound like cat 🐈 voice

  • @abdinajibmahat3185
    @abdinajibmahat318526 күн бұрын

    Quuen 🥰

Келесі