Ikraan Caraale DHAYAL Official Music Video

Ойын-сауық

Ikraan Caraale DHAYAL 2013
Do not Copy this video please
Cirro_Productions_2013

Пікірлер: 1 400

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere87802 ай бұрын

    2024 habeen axadi so galayso baan ku dhegeysanaya guriga dushiisa.ani iyo isaga laba kala wadan ban ku noolnahay illahayow calaf iigu dar 🤲🤲

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali3 жыл бұрын

    Anoo aan dareen jacyl wax ka aqoonin, bn iska jeclaaday Ikraan Araale 2011💔😌 Noloshu haku noqoto mid qruxbadan 🥰🖐🏼

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso42533 жыл бұрын

    Xasuus gara. Hestan marka ay soobaxday runtii jacal aad udaran ayaa ihayay waqtigaas isaga ah. Hestan ayaan kusexan jiray kusoo toosi jiray. Nasib wanaag waan isguur sanay qoftii aan jeclaa. Mantana. 5 caruura ayay iihaaysa. Hestan xasus gara ayay xagayga ka leedahay 😍

  • @amaalahmed2998

    @amaalahmed2998

    Жыл бұрын

    Ayyyy🙈izku waara apid🫶♥️

  • @mohameddeeq4482

    @mohameddeeq4482

    Жыл бұрын

    Zxb aniguna ii soo ducee in aan gabadha aan isjeclanahay aan guursado insha allah boorame kaa soo salamayaa 😍

  • @xilojanomohamed7884

    @xilojanomohamed7884

    Жыл бұрын

    Manshallah Allow Isku kiin siii barake

  • @ceynicabdulahi5100

    @ceynicabdulahi5100

    Жыл бұрын

    Masha allah nasibka ha idin sacido anigana xasusteyde ka mid tahe jclkeyga mara jclnye ban aad u dhageysan jire nasib wng isma calfan 😢

  • @user-so9nm9pc7y

    @user-so9nm9pc7y

    11 ай бұрын

    ​@@mohameddeeq4482heestan. Wlhi. Xasuus. Ayay. Igu leedahay intii. Iga. Danbaysay. 2023. Love. Isaara 😢

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip10953 жыл бұрын

    Wlhi heestan waxan ku xasustaa jacyl kaygi amiira ayaa aad u jeclyd markaan arkaba waan ilmeyaaa inantan adunka ugu jeclaa calaf aya na kala kexeyay wana la iga guursdy ila imika wan jecelay 😭😭😭😭😭💔

  • @najaahhuseen237

    @najaahhuseen237

    Жыл бұрын

    Mida kula mida miyaa kaaqaday🤣🤣🤣🤣🤣soory

  • @fatxasaidhousean6952

    @fatxasaidhousean6952

    9 ай бұрын

    Badal qeer kheba kurajenaa wlky❤

  • @Cawilaadan-yx3py

    @Cawilaadan-yx3py

    5 ай бұрын

    Noloshasi Wakhti Hore ayey ahayd wll Wanay Tagtay Iyadana Iskailow Adna Nolosha Guul Rajaynaya Zxp

  • @kasi647
    @kasi6474 жыл бұрын

    Xasuus Ayaan Gala Markan Heestan Maqlo. Mar Aan Addis Ababa jogay Oon line Sugay Aya Sabxibtay Oo Hargeisa Daganayd intay Soo baxsatay ii Timid Ani Heestan Markasta kusoo cel ceshan jirnay Kadib Ani wan baxay Ila Denmark Saxibatay Oon aad u jeclaa na inay wadankii ku labatay ayan modayay lkn wayba Tahribtay ilen Hada germany Ayan isugu Nimidnay 2 carura ii dhashay mashaallh Cawa farxad ayan ku dhagaysanaya heestan😘😍😚😙😗

  • @qalbisaliim1971

    @qalbisaliim1971

    2 жыл бұрын

    Waaaw wlhi khatar adi mxd uga tagtay wayba kugusobaxsate anyway masha alh hambalyo

  • @ceoinsomewhere8780

    @ceoinsomewhere8780

    2 ай бұрын

    Mashallh mashallh wlhi waan idinku farxay illahay haydin barakeeyo....illahayow midkayga kala wadan ban ku noolnahaye na kulansii

  • @mahadzakaria7317
    @mahadzakaria73174 жыл бұрын

    2020 yaa joogo heestan wxan ku Xasuusta wllashey iga wayn qadro oo iswedan ku nool baa aad u jecleed ❤️❤️ Waan ku salamaya apayo 😍 Nolasha kuma xumayso inta ad noshahay 😘

  • @harrypenairo7269

    @harrypenairo7269

    4 жыл бұрын

    Same waxaan aqaaana gabadh Sweden dagan oo heeestaan ku waaalneed iyadana Khadro la dhahaa

  • @nasibyare5042

    @nasibyare5042

    4 жыл бұрын

    2013 bay soo baxday heestan waagaas jacayl baa igu galay anoo galkacyo jooga 😂😂 waayo waayo xasuuso hore.

  • @mahadzakaria7317

    @mahadzakaria7317

    4 жыл бұрын

    @@harrypenairo7269 amay tan hadlayo tahay hee wll 😂😂

  • @mahadzakaria7317

    @mahadzakaria7317

    4 жыл бұрын

    @@nasibyare5042 wlle ma yarid Nio 🤣

  • @harrypenairo7269

    @harrypenairo7269

    4 жыл бұрын

    Mahad Zakaria laga yaaaba

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY3 жыл бұрын

    2013 2014 2015 2016 2017 2018 2019 2020 2021 yaa ila dawanaya intaso sano kadib love from burco togdheer ❤️💙💯✔️🇸🇴

  • @bukharimaxamud1593

    @bukharimaxamud1593

    3 жыл бұрын

    Aniga🥺

  • @abdijabarabdillahi3223

    @abdijabarabdillahi3223

    2 жыл бұрын

    Calanka bedel

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-11595 жыл бұрын

    waa heesta aan ugu jeclahy heesaha ikraan caraale yaa dwanaya 2019 oo ann wli ka xiiso dhcin😍😍

  • @nimcorozia-1664

    @nimcorozia-1664

    4 жыл бұрын

    Still i am watching ❤

  • @darmaanzaki3610

    @darmaanzaki3610

    2 жыл бұрын

    Still I'm watching 12/10/2021 maalintii dacwada bada lago'aaminayey xasuus 😪

  • @jamiilojiddah1539

    @jamiilojiddah1539

    2 жыл бұрын

    @@darmaanzaki3610 wll hal malin ayan ku dabal dagona erayo ad uwacan adigo Turkish joga 12/10/2021

  • @darmaanzaki3610

    @darmaanzaki3610

    2 жыл бұрын

    @@jamiilojiddah1539 wey fiicnaanlaheyd in aan joogo dalka turkiga lkn hada majoogi Somalia adiga dhankaaga Turkiga miyaan ku dabaaldagnaa

  • @darmaanzaki3610

    @darmaanzaki3610

    2 жыл бұрын

    Nimcooy heestaan wali madhageysataa

  • @jomaomer3948
    @jomaomer39484 жыл бұрын

    Woow heestan waxaY cusbaYd Markaan ahaa Fasalka 8aad ee primaryga waxaan DhegaYsan jiraY Markaan Imtixaamka wasaarada kasoo baxo ardaYdii aan La DhegaYsan jiraY hadda badankoodu way wada guursadeen anna Hadda Jamacad dhamaYnaYaa WakhTigu wuu CararaYa walee😍

  • @maryamamaxamed3661

    @maryamamaxamed3661

    4 жыл бұрын

    Mesha ka kac hee 🤣🤣🤣

  • @jomaomer3948

    @jomaomer3948

    4 жыл бұрын

    @@maryamamaxamed3661 maryamey SowmaaHa😂😂

  • @zakiali9305

    @zakiali9305

    3 жыл бұрын

    Kk hablhii maxad mid uugala hari wayday.hada iskabulo.mad ahateen hhhhhh😂😂

  • @mumtazsh.mukhtaar2699

    @mumtazsh.mukhtaar2699

    2 жыл бұрын

    Xaqiiq✌️

  • @queenheroes9900

    @queenheroes9900

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umuahlamqalanjo5689
    @umuahlamqalanjo56895 жыл бұрын

    Yaa daawanaayo? 2019 Aniga ayaa daawanaayo waxayna ii tahay xasuu gaar ah waxan dhageesan jiray xaajigayga untaanan usguursan kahor waxana isu haynay jacel dhabah hada waan isqabnaa waxaana isu dhalnay gabar iyo wiil waana iskufaraxsanahay lakin waxan kukala noolnahay 2wadan oo noo soo duceeya inaa ilahay iskukeen keeno aan isku meel kuwada noolaano waxan ilahay uga baryaayaa inta isjecel inayishelaan

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    Ma is hesheen wall mise weli waad kala fogtiin😢

  • @jamaalhussein3677
    @jamaalhussein36773 жыл бұрын

    2021 yaa ila dhagesanya this beautiful song 😍😍

  • @jamiilojiddah1539

    @jamiilojiddah1539

    2 жыл бұрын

    aniga kula dhagesanoyo 12/10/2021 iyo Turkish waxan rajeyna 2022 ina wadan kale ku dhagesto wa malin xasuus leh o bada Somalia lo daba dagoyo

  • @Qalbiyadeena

    @Qalbiyadeena

    2 жыл бұрын

    @@jamiilojiddah1539 turki xge ka hogta

  • @sundusmaxamedsundus2007
    @sundusmaxamedsundus20072 жыл бұрын

    Runti jecelki waagi hore wuxu mid aad umcn lkm kan hada jiro waa ciyaaroo kaliya waqti lumis qof aya ku dhahayo waa ku jeclhy hye dhehe hada neh waxa arke aso naago kgu dul wado🥺🥺😭😭ilhyow noloshyadi hore iso celi🤲🏿🤲🏿

  • @user-xz1ff2hs8v

    @user-xz1ff2hs8v

    2 ай бұрын

    Dad wa dadkii hore anaga metelaad ayan nahy............we are nothing to compare them 😢

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed8964 жыл бұрын

    2018 2019 2020ka waan so booqdey naagta waan jeecla waa leyga guursadey mooye

  • @Thesayid_143
    @Thesayid_143 Жыл бұрын

    Dhabtii Waxaa Tahay Dhigta Udubka Haysiyo Dhismahayga Noloshee Heesta In Hooyo Loo Qaado Ahayd Mahadsanid Dear Sister Ikran Mohamed Caraale

  • @user-lx6ll6kw6m
    @user-lx6ll6kw6m6 ай бұрын

    Team 2024😢🎉🎉

  • @alisahan305

    @alisahan305

    5 ай бұрын

    Cool

  • @AntaJma-gi9jk

    @AntaJma-gi9jk

    5 ай бұрын

    Here❤

  • @ruweydaali

    @ruweydaali

    4 ай бұрын

    😢😢

  • @apdirahmaandaahir7107

    @apdirahmaandaahir7107

    4 ай бұрын

    Fire 💔🔥

  • @rockygamer6204

    @rockygamer6204

    4 ай бұрын

    Still here ❤

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan21966 жыл бұрын

    Qurux %100 Style %100 Codka %100 Ikraan carale ❤️❤️❤️❣️ Ku jecliyaa cizo igu nolow

  • @umumaqsuud5765

    @umumaqsuud5765

    2 жыл бұрын

    Kipir%100

  • @umumaqsuud5765

    @umumaqsuud5765

    2 жыл бұрын

    M.a

  • @the_kaarto

    @the_kaarto

    Жыл бұрын

    Inaynu is laynba wllhiya wa nagtaydi naagtuye 🤣🤣

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf72315 жыл бұрын

    Yadawanay 2019 plz like 😀😘😅😜😜😜💋💋

  • @abdifatah2288

    @abdifatah2288

    5 жыл бұрын

    Anigh hupiyy

  • @umuahlamqalanjo5689

    @umuahlamqalanjo5689

    5 жыл бұрын

    Aniga ayaa daawanaayo waxayna ii tahay xasuu gaar ah waxan dhageesan jiray xaajigayga untaanan usguursan kahor waxana isu haynay jacel dhabah hada waan isqabnaa waxaana isu dhalnay gabar iyo wiil waana iskufaraxsanahay lakin waxan kukala noolnahay 2wadan oo yurub dhehdeeda ii sooduceeya inaa isla soodagno waxan Ilahay uga baryaayaa inee ishelaan dhamaan inta isjecel

  • @queen_handaa6969

    @queen_handaa6969

    5 жыл бұрын

    Aniga😂

  • @cabdicaziizyuusuf3203

    @cabdicaziizyuusuf3203

    5 жыл бұрын

    sacdiyo qurux me

  • @hamdadjama3579

    @hamdadjama3579

    4 жыл бұрын

    Mashaall

  • @simonminyiel1247
    @simonminyiel12474 жыл бұрын

    I don't know what to say really but always listing to Somalia music is what in my mine thou I don't hear nothing but the sound is what amazed me...keep it up Somalian musician.

  • @D-hood

    @D-hood

    2 жыл бұрын

    Yeh..very emotionaly heart touching bear that always keep you engrossed.!☺

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    2 жыл бұрын

    It’s somali not Somalian but thanks

  • @kinglaash8369

    @kinglaash8369

    Жыл бұрын

    @@fariidtv7127in the English sense both are the same walal😇

  • @axmedmacalin3344

    @axmedmacalin3344

    11 ай бұрын

    Welcome

  • @updullofficial6535
    @updullofficial65355 жыл бұрын

    7️⃣ years ago Ya ILa DhawaNaYo #2019 😍😉😅😅

  • @firstqueen4435

    @firstqueen4435

    5 жыл бұрын

    Updull Official me 🤣

  • @hibomahmed6106

    @hibomahmed6106

    4 жыл бұрын

    Anigade

  • @ahmedyare7880
    @ahmedyare78805 жыл бұрын

    Heestan xususbay igu leedahay dhgysigeeda iskama dayn kro qfki iga danbeeya like haiisaro😍😍😍

  • @malyounkhadar349
    @malyounkhadar3494 жыл бұрын

    Weli waxn daawanyh 2019 uu soo dhawyhy 2020😂😍😍😍

  • @farhaanabdullaahi349

    @farhaanabdullaahi349

    4 жыл бұрын

    malyuun Sharaf Hadaa noshahay Hada aa 2020 lagu jiraa sharafy 🤣🤣

  • @sulaiqamaxamed5489

    @sulaiqamaxamed5489

    4 жыл бұрын

    Ani kula dawanayo

  • @malyounkhadar349

    @malyounkhadar349

    4 жыл бұрын

    @@farhaanabdullaahi349 ar waa noolahy😂alxmdulilah waiting Ramadan 😂

  • @hassankaafi9912

    @hassankaafi9912

    3 жыл бұрын

    Hadana 2021 aa so dhow😂

  • @naimadahir519

    @naimadahir519

    Жыл бұрын

    ​@@malyounkhadar349 manoshahy wllo 3 yrs kadib😂😂

  • @amalalimohamed1767
    @amalalimohamed17673 жыл бұрын

    Watching 2021 I am feeling deep love 💘 may Allah make us together if he is the right one for me

  • @abshirdahir124

    @abshirdahir124

    2 жыл бұрын

    Ameen inshallaH😍😍😍

  • @Bube-dx1oe

    @Bube-dx1oe

    2 жыл бұрын

    Do you have 1 or

  • @qasimaxmadqasinafey1536

    @qasimaxmadqasinafey1536

    2 жыл бұрын

    5

  • @jimcale2553

    @jimcale2553

    2 жыл бұрын

    My your prayers accepted Amin wl

  • @alxmdulilah7023

    @alxmdulilah7023

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @hodanapdirashiid7525
    @hodanapdirashiid7525Ай бұрын

    Heeestan Khaaas bay i Thy I.A Wakhti kan ka qrux bdn inan dhagysto rajaynya ♥️🥺

  • @saacabtisalah169
    @saacabtisalah1694 жыл бұрын

    7years ago who s watching with me in this 2020

  • @wardahapp888

    @wardahapp888

    4 жыл бұрын

    Me

  • @ahmedmaalim3908

    @ahmedmaalim3908

    3 жыл бұрын

    Me

  • @Abwaandheegabib

    @Abwaandheegabib

    3 жыл бұрын

    Me

  • @ramlomowliid8200

    @ramlomowliid8200

    2 жыл бұрын

    Ģ 5ģ5t restarts play with the van and a few others hyt

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir72145 жыл бұрын

    War yaa dawanaya 2019 oo maalmo inaga xigan inti somaliya like heyl dhafina

  • @hindacaday8967

    @hindacaday8967

    5 жыл бұрын

    Abdishakuur Daahir mansha.allh

  • @solekhashuwa

    @solekhashuwa

    4 жыл бұрын

    2020 oo wax yar dhiman ayaan dawanaaye

  • @sumayaibrahim8870

    @sumayaibrahim8870

    4 жыл бұрын

    @@solekhashuwa Aniga 🤣🤣dawanaya

  • @sumayaibrahim8870

    @sumayaibrahim8870

    4 жыл бұрын

    Anigaa dawanaya

  • @kulangeneraltradingcompany2102

    @kulangeneraltradingcompany2102

    4 жыл бұрын

    Ani

  • @hassanabdille2207
    @hassanabdille22076 жыл бұрын

    i use to run away from lessons in high school and hide myself somewhere just to listen this song ..... specially the part that says "daqdaqaqa wadnahana adhiga kudigano"

  • @akilyazbarre1454

    @akilyazbarre1454

    6 жыл бұрын

    hassan abdille but she never those lyrics in her song 😂 lair

  • @ubahnora9157

    @ubahnora9157

    3 жыл бұрын

    Akliyaz 😆😆😆

  • @aboubakarmohamed2272

    @aboubakarmohamed2272

    2 жыл бұрын

    @@akilyazbarre1454 😂😂😂😂💯

  • @rodhahassan1388

    @rodhahassan1388

    2 жыл бұрын

    @@akilyazbarre1454 😭😂unachoma SubxanaAllah

  • @Hmm-malek

    @Hmm-malek

    2 жыл бұрын

    @@akilyazbarre1454 😂😂😂😂

  • @ciiiseducaysane6063
    @ciiiseducaysane60637 жыл бұрын

    Ikraan Mohamed carraale hibo eebbe siyay ayay wadataa waa dhal faneed aabbeheed Mohamed arraale aya ahaa fannaantii ugu heerka sarraysay Beri samaadkii

  • @dinirmohammed1703

    @dinirmohammed1703

    7 жыл бұрын

    godd

  • @wizzd.forlan1157

    @wizzd.forlan1157

    7 жыл бұрын

    Ciiise Ducaysane ciyalkii hore

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 Жыл бұрын

    Hestan dareen ayey leedahay Ikraan carale wey ku fara yareysatey Waxaan xasuustaa 2013 heestan Qof ii gaar ah ayaan ku xasuustaa ♥️🔗📎🖇💫👑👥

  • @mohaoufamiir8604
    @mohaoufamiir86042 жыл бұрын

    18/7/2022 DatE TimE: 3:17 HeeS XaSuuS mudaN aFter 9 YearS agO 🥺😫👸

  • @haybaran798
    @haybaran7984 жыл бұрын

    2013.2014.2015.2016.2017.2018.2019.2020 wakhtigu dheereeyaa waa aduunyo war iyo sheekaa ka hadha uun

  • @hamseabdullahi2992
    @hamseabdullahi29924 жыл бұрын

    HaaHeey 2020 gii oo malmo inaga xigaan yaa illa dawanaya🤔🤔🤔🤔 like ta ku dhacsii

  • @Sigane21

    @Sigane21

    3 ай бұрын

    2024 dhex mareeesa ❤

  • @naimamaxamed4875
    @naimamaxamed48753 жыл бұрын

    After 8 years like saar those that watching this heart beat song😇👥 Dhaqdhaqaaqa wadnaha adigaa ku dhiganoo igu dheehan anigee😍👥💑🖤

  • @muqtaarcumarmuqtaarcumar9414
    @muqtaarcumarmuqtaarcumar94144 жыл бұрын

    Hees tan jcyl kegii ugu horeyay markuu igly ayn dhageysn jiry yaa ila dawanyo 2020 like II sara

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz4 жыл бұрын

    6 16 2020 malin salasa wxan ku jiraa jawi jacayl wxnan rajaynaya zakariye abdi ahmed alle hayga ka dhigo marwadad xalasha insha allah 💯❤👑

  • @farxanmaxamed6546

    @farxanmaxamed6546

    3 жыл бұрын

    Wll maad is hehsheen sanad kadib

  • @farhiamumtaz

    @farhiamumtaz

    2 жыл бұрын

    May wllkyow 😭💔

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    @@farhiamumtaz steal isma helin miyaa quruxeey 😭

  • @farhiamumtaz

    @farhiamumtaz

    Жыл бұрын

    ​@@Xulkaqaraamka Haa wllo lkn hada wan ilabay isaga😢 noloshaydan hore usi watay Alx xasuus ahaan u haysta heestan😊

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    @@farhiamumtaz Inten kaalasoo xirira wllo wax badan ban kaa cawin karaye

  • @aruriyowcabaas4950
    @aruriyowcabaas49505 жыл бұрын

    Heestan wan jacalahay waa doqayga 2019 Like

  • @kakalampard7628
    @kakalampard76285 жыл бұрын

    I am Brazil man i like somalia song❤

  • @khadartoocabdilaahi3221
    @khadartoocabdilaahi32214 жыл бұрын

    Heestan iskah jeclahay dee kamabah dalee ✌️❤️✌️yaah ilahay dhagaysanayaah 2020

  • @mowlidramos1823
    @mowlidramos1823 Жыл бұрын

    Hadaa iga dambeyso like iisar walal 2023❤

  • @Macoow06
    @Macoow0611 жыл бұрын

    Maasha allaah, Ikraan aad ayey u cod macaan tahay, Fanaaniinta Fara kutiriska ah ee aadka u cod macaan ayey ka mid tahay.

  • @upahabdikhadar8481
    @upahabdikhadar84813 жыл бұрын

    Heeestan waaa my favorite song ikran 2020 oo sii dhamya 21 oo nga xigto one day InzhaAlla zanad frxadiiisa wata iihay hnga dhigo

  • @Dalmacaanshe10
    @Dalmacaanshe102 жыл бұрын

    Still watching

  • @abdihollande6591
    @abdihollande65913 жыл бұрын

    I used to listen 7years ago still listening in 2021 my favourite singer ikran Mohamed caraale

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire29559 ай бұрын

    We enjoy this song because of the emotions and memories it carries. No matter what age we are, we are still enjoying it.

  • @Janno66

    @Janno66

    9 ай бұрын

    ❤🥰

  • @kadanhasan5596
    @kadanhasan55964 жыл бұрын

    Wlhi xasuus ayay igu ledahay heessta ax Ax Ax jacelka calaf baan unacay uf uf 0😭😭😭😭😭😭😭

  • @farhiyaadan8180
    @farhiyaadan81807 жыл бұрын

    dhabti waxa tahey dhigta udubka heysiyo dhismaheyga nolosheydi...jecliya heestan

  • @ibraahimshakulyare3862

    @ibraahimshakulyare3862

    7 жыл бұрын

    Farhiya Adan hhh

  • @imanahmed8581

    @imanahmed8581

    6 жыл бұрын

    ibraahim shakul yare 0 OK HLDEA

  • @elmazano4690

    @elmazano4690

    2 жыл бұрын

    War sidaa ma moodi jirn kwrn isma hayno nolosha ineey dhahyso baan u maleyn jiray

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON20243 жыл бұрын

    2020 muuqalo badan oo la duubo ayay heestani ka muqaaal wacan tahay

  • @naimadahir519

    @naimadahir519

    Жыл бұрын

    Haa wlhi io kuwa 2023😂 indhaxanuun io ifdiin saida lkn kan waa muqaan aad udagan😢

  • @abdinasirhussein4860
    @abdinasirhussein486011 жыл бұрын

    Thank u walaal, waad ku mahadsantahay dhiiri galintaada. waa ku faraxsanahay inay jiraan dad adiga oo kale ah oo dhanka wanaagsan wax ka arka, dadkeena badi cay ayay kugu salaamayaan; laakiin waa dadkeena oo waa jecelnahay. Guuleysta kuligiin

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    Ma nooshahay wall 9 years kadib

  • @shukriabdi4378

    @shukriabdi4378

    9 ай бұрын

    ​@@Xulkaqaraamka adigu 9 month kadib ma noshahag😂❤

  • @FarduusmaxamedAxmed-wf5oc

    @FarduusmaxamedAxmed-wf5oc

    7 күн бұрын

    Ma nooshahay wll11 sano kadib ala wakhtigu muxuu cararayaa😢

  • @ibrahimmusse4733
    @ibrahimmusse4733 Жыл бұрын

    Heestani wakhti ayay ahayd wllhi wakhtiga tagayaw salaamaaa 👋👋👋🙏🙏🙏

  • @prettyamy2269
    @prettyamy22694 жыл бұрын

    26/03 /2020 Coronavirus Time Yaa ila dwn Allow naga hay cudurkaas Adaa daa'in ahe Ameen Say Amen💯🤲💞

  • @omarmohamud7830

    @omarmohamud7830

    3 жыл бұрын

    Sxby xaged kudawaneysey

  • @mohamedabdullahi6306
    @mohamedabdullahi63064 жыл бұрын

    Yaa dawanaya 2020 like ha igala dhafin 🙏

  • @AmalAli-pb4mn
    @AmalAli-pb4mn10 жыл бұрын

    Ikraan walaal waxaan kugula alinayaa danbigaaga adiga iyo ilaahbey jirtaa lakiin is astur saadan biniaadankale danbigiisa uxanbaarsan. adigana qutulyoonka kaasoogala heesaha meelkale inuu ilaah kaasiiyo oo wacan ....amiin

  • @ameinzead6472

    @ameinzead6472

    24 күн бұрын

    Inta comment akhrinayey waxa tahay comment ugu wanagsan ee ishaydu qabato 🙏 ❤

  • @kasimkarimo5439
    @kasimkarimo54396 жыл бұрын

    2/2/2018 waxan daawaday on kabadan 100 jeer kamana xiisa dhicin weli ikraan caraale waan tssgeeraa heesaheeda caadi maaha wlahi qalbigayga hanataye Maxan kugu casuumaa qurayshtii haweenkaay like iisaar hada igu raacday codka ikraan

  • @dahabbashiir5442

    @dahabbashiir5442

    6 жыл бұрын

    Anonym Anonym heesta dhageysigeda ku casuub

  • @simandahir3307

    @simandahir3307

    5 жыл бұрын

    M.a wlhi sidokale love Ku ahy allh desto

  • @naomirage7882
    @naomirage78825 жыл бұрын

    wooow axla hees 2019/1/1 aadban utagera hestan sawtu raxma ikran ilahay wxn kabaryaya inan Ku guuleysto jcylkayga ya rabi

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo40193 жыл бұрын

    Wa ramadaan 10ki danbe ee ramadaan alle swt wax kasta oo qalbiga aynu ku hayno hayno rumeeyo amiin ya rapi🤗

  • @Fargeeto7hrs
    @Fargeeto7hrs Жыл бұрын

    9 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜

  • @bushuroDarajo
    @bushuroDarajo2 ай бұрын

    Allow danbigena iyo geridena ha kulmin Qlbi allow Daren jacyl wan ka quuste Rajeda aan adunka ka helay ha i seejin iyo akhiradeyda Iyo inta muslim ah ba Yarabi amiiin 💔😞

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad1235 жыл бұрын

    2019 February Qoftaan iila yaraantii waan jeclaa Walhi ikraan Caraale boqorada quruxda

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan76004 жыл бұрын

    Heestaan iyo musica sigaara ayay iisaameeyaan wlhi

  • @shacnipea4784
    @shacnipea47842 жыл бұрын

    Midkan jecladay calaf Alle ha igu daro❤🥺🤲may/6/2022

  • @davostrum4432

    @davostrum4432

    Жыл бұрын

    My wife💍🌹😘❤️ 31/10/2022/ 10:55

  • @iamamuslimgirl5426
    @iamamuslimgirl542611 жыл бұрын

    gabarta waa gabartena mana cayena walal waa dad qalad fahan fan waxa caytamaya no reer xamar oo idiil ikran carare masha allah i nolow ina adeer :)

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    Жыл бұрын

    Ma nooshay wall

  • @Chadmali
    @Chadmali2 жыл бұрын

    Qurux iyo cod bay isku darsatay ikraan underrated singer farxiya fiska iyada ka cod macaan wlhi

  • @updyrahman4927
    @updyrahman49273 жыл бұрын

    8 years ago what a beautiful time❤

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed8965 жыл бұрын

    hèstan markaan dhageysto jaceyl ayanpa izka dareeema

  • @somalidamaanta6199
    @somalidamaanta61995 жыл бұрын

    War yaa ila Dhageysanaya 2019

  • @qnluul5146
    @qnluul51465 жыл бұрын

    2019 iiga shidan thy heestan ani

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed7232 жыл бұрын

    Heestani waxay i dhaafisay habeeno badan oo aan jacayl la murugaysnaa wakhtiga tagayow salaam.❤😊

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein2064 жыл бұрын

    2020 I love heestan cabaasow mcn waad uqlntaa😍😘🔥☝️❤

  • @absomalimediapro1010
    @absomalimediapro10105 жыл бұрын

    2019 👇 👍

  • @mohamudjimaleibrahim489
    @mohamudjimaleibrahim4896 жыл бұрын

    Yaa weli daawanaayo 2018 oo weli love ku ah

  • @mokhtar8208
    @mokhtar820810 жыл бұрын

    waa heesta aan ugujeclahay heesaha ikraan

  • @zakihanad2718
    @zakihanad2718 Жыл бұрын

    16Aug waligay wan xasuusan doona heestan oo waxa iso qortay ruux aan dunida ugu jeclahay ee lagu magacabo《kaldeeqa》

  • @zakihanad2718

    @zakihanad2718

    Жыл бұрын

    💜💜💜💜💜💜

  • @korontostudio5448
    @korontostudio54483 жыл бұрын

    Walee waqtiga wuu ordayaa 2021 yaa ila daawanaayaa, time flies

  • @sameysane
    @sameysane11 жыл бұрын

    So many haters in here!!! She explained herself, what else we want from her!..War gabadhu dhagax maaha aan dareen laheyn,waa bani-aadam adinkoo kale ah,majiro qof jecleysanaya aflagaado iyo meel kadhac in laga daba wado maalin kasta....leave the girl alone..

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Жыл бұрын

    4/Aug/2022 Kalinimo ayaan daremayaa😥🥺💔 i Loss My best friends F/kH Insha allaah we will meet again🥺💔

  • @farhanxeef3335
    @farhanxeef3335 Жыл бұрын

    Hestan waan qiiroodey Markaan soo xasuusto berigii 2011 ayey aheyd

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 Жыл бұрын

    2013 wuxuu ii ahaa sanad qaali ii ah Jacaylkaygii cxc iga yara tagay waxaan ka dawan jiray tukan u dhawaa xafadooda oon ka arki jiray markaasan heestan aad u dhagaysan jiray habeenkii danbe ayuu ila soo hadlay anoo dhagaysanayaa isla heestan maxay xasuus igu leedahay ❤❤ waan ku jeclahay ilaa iyo maanta Wanaan ku jeclaandona weligay😭

  • @mohamoud865
    @mohamoud86510 жыл бұрын

    So beautiful and with a lovely voice. MashaAllah Ikraan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52415 жыл бұрын

    Dawaanaya July/2019 Ikraam Caraale Dhashii my City Hargeisa

  • @drayaanmohamed9877
    @drayaanmohamed98774 жыл бұрын

    Naaagtan barigaas saa ujeclaa leee❤ilaa hda wan tagera ikraan carale😍

  • @Tooxcade
    @Tooxcade11 жыл бұрын

    Nice Video. this is what I call quality of video making. WELL DONE BRO. Ikraan Caraale nice song abaayo. big hug and big love.

  • @nadiimchannel9747
    @nadiimchannel97474 жыл бұрын

    Kama daalo heestan Ikraan caraale Love you xayaati alpi ❤💯❤💯

  • @maayavolges1871
    @maayavolges18715 жыл бұрын

    Still listening 2019 my fav song👂😍😍😘

  • @maahir376

    @maahir376

    6 ай бұрын

    Manoo shahay wll

  • @maayavolges1871

    @maayavolges1871

    4 ай бұрын

    Haa wllo thanks for asking ❤

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre3303 жыл бұрын

    What a beautiful girl🥰 still listening for 8 March 2021

  • @ethera9113
    @ethera9113 Жыл бұрын

    I am from Ethiopia l love this song love you my Somalia

  • @limanahmed903
    @limanahmed9036 жыл бұрын

    Her outlook so cute and presentable,i already fall for her...ikraaney live long.

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud254111 жыл бұрын

    Wwwwww nice clip well done ikran noolow ;) ♥

  • @ahmednaji9305
    @ahmednaji93053 жыл бұрын

    I'm watching from Nairobi, best song ever bloody Ikran caraale love u more. I have not seen her nowadays where is she gone ultimately?

  • @marwanlyrics8540
    @marwanlyrics85404 жыл бұрын

    Waxan usocda hargeysa ikran caraale halkas ayay waregtay ayada iyo xajiyada Saxardid Mohammed saxardiid SMS aragtida 1ad wan ugu hambalyeyn dona hibadeda 😘

  • @mohaa10
    @mohaa108 жыл бұрын

    still i love this song wlhi

  • @abdinasirhussein4860
    @abdinasirhussein486011 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaa idinkugu mahadcelinayaa bahda We Love FanaaniintaSanadka oo aniguna aan ka mid ahay iyo inta jecel qurxinta fankeena

  • @almaazapdi3667
    @almaazapdi3667 Жыл бұрын

    Heestaan wxan xasuustaa wlh in TV xaafada yaaley Laga soo deyn jirey Hdana Anapa dhageysanaya 11.4.2023 hpeen talaadO ah🤌❤️

  • @nimcocabdi5836
    @nimcocabdi58362 жыл бұрын

    a beautiful voice wllhi heestan markan dhagaysto xalad kle inta ila dawanaysa 14/1/2022❤💯

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto4 жыл бұрын

    Dhismaheyga Noloshee Kama daalo dhageysiga heestaan sanad kaste ❤❤

  • @Blacktolite
    @Blacktolite4 жыл бұрын

    Another classic!! ❤️💯🎸🎶🎸🎷🎻🎺🎹🎹

  • @nidolzack7052
    @nidolzack70524 жыл бұрын

    Waryaa 2020 dhageysanayo yaa asxaabul jcl ahaa ame ah

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Жыл бұрын

    Remember the first time of my life aan jacayl dareemo 2013 runtii jacayl ban la Ciir ciirayay waqtigaa isaga ah alxm waan is helnay haddana 4 caruur ah baa Alle noogu deeqay aad ban u jeclaa heestan waqtigaas runtii ikraan carraale 🥰 Dhabtii waxaad tahay Dhegta udubka heysiyo Dhismaheyga noloshee Yaa zalaam nice words 26/10/2022 Like iisaar wall qormadan haddi ad iga Danbeysid si aan usoo xasuusto Riyadeyda☺️👑

  • @amranabdi5183

    @amranabdi5183

    Жыл бұрын

    Agk🥱😀😛😜

  • @hafsamuhdin4763
    @hafsamuhdin47637 жыл бұрын

    Just loved it

  • @Yahyejadha
    @Yahyejadha2 жыл бұрын

    a beautiful voice that touches the heart 🥰💯💝💖

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi6161 Жыл бұрын

    Hees aan marna duug noqon oo aan la wiloowin jiil walba tooda tahay.2022 yaa ila dhageesanaayo

  • @ameinzead6472
    @ameinzead647224 күн бұрын

    2024 heestan midhaha macan ❤ hadad dib uso boqotay ama ay tahay markii kugu horeysay 🙏❤️ like hayla dhafin 🎊 🎉

Келесі