Ibrahim Caydiid ayaa sheegey in Gabilay xaq uleedaha Gobolnimo laakiinse Cirro ansaxinteeda diidey

Пікірлер: 106

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h15 күн бұрын

    Geesi qaran dhe guulayso inta guuli jirto Ibraahin Caydiid geesiga qarniga. Hambalyo hambalyo hambalyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dophill260
    @Dophill26015 күн бұрын

    Walaahi cirro io xirsi fidma ayey wadaan wadanka waa in laga qabto

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv15 күн бұрын

    Masha alllllah guuuuul gabilay reer gabilay nooooolaaada aamiiin❤

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things15 күн бұрын

    Ibrahim Cayaadid for President!!!

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt15 күн бұрын

    Mansha Allah Ibrahim Caydid Runtan kugu jecelahay, Allah haku xafido hore usoco..

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn15 күн бұрын

    HAMBALYO HAMBALYO GABILAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MUJAHID MBC WAA HAYLEY QARAN ❤❤❤HANOOLADO GEESIGU

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn15 күн бұрын

    MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH

  • @cabdiraxmaanmaxamed9022
    @cabdiraxmaanmaxamed902215 күн бұрын

    Runsheeg ibraahin ceydiid guuleyso

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed782715 күн бұрын

    MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID ILAAHAYOW NOO DAA WAA ASTAAN QARAN OO RUN SHEEG AH ILAAHEY IFKA IYO AAKHIRO LABADABA HAKU KARAAMEEYO AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

  • @user-xq2hf3ws4h

    @user-xq2hf3ws4h

    15 күн бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m15 күн бұрын

    Ibrahim caydiid...fariid runta...yaqaan.....❤❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud422715 күн бұрын

    Hambalyo Gobalka Gabilay iyo 18May 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen804215 күн бұрын

    Muj: Ibraahim Wuxu sheegay xaqiiqada jirta , mahadsanid , ilaahay haku xafido.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m15 күн бұрын

    Ibrahim caydiid geesiweeyi ❤❤❤❤❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame106915 күн бұрын

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾 Happy. 18 May for ALL Somalilanders 🎉🎉🎉🎉

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf320915 күн бұрын

    Runta ilaahay ayaa jacel subxaan alaaa danbigaaga al ha dhaafo iyo kii waalidkaaba ❤❤❤❤❤ alaw khayr ka dhig

  • @farah.418
    @farah.41815 күн бұрын

    Afkaaga caano laguqabay ibrahin caydiid noolow inaadeer❤❤❤❤

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m15 күн бұрын

    Geesi... Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland guul halyeyqaranka muuse biixi cabdi xildiid rooble geesiga geeska Africa noolow ilaahow cimrigiisa dheeree

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y16 күн бұрын

    cadaaladu.waataa.

  • @yaasir1936
    @yaasir193615 күн бұрын

    Wadani gabalkiisii baa dhacay

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein911815 күн бұрын

    Thanks for both brothers

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah592815 күн бұрын

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein369115 күн бұрын

    Mujahid Ibrahim caydiid jiisakalaha khayer ilahay ha inaga gaboto wadani xirsi iyo ciiro labada duuleh ee dadkaba doonaya in ay iibiyaan tuugta lawada nacay sheeko xuumadooda guul iyo goobanimo somaliland insha allah ♥️ ❤️ ❤❤

  • @user-wb7vb1tf5j
    @user-wb7vb1tf5j15 күн бұрын

    Well done ibrahim caydid

  • @myway3801
    @myway380115 күн бұрын

    40 and 40 iyo ciro way u dhamatay bye

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q15 күн бұрын

    Guuuuuul soomaliland Ibraahim Guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz15 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim551716 күн бұрын

    Mansh Allah waa in caanaba iyo baligubadley la siiyo iyagan guul Gabilay guul Somaliland ❤

  • @user-zd4mb4sx3r
    @user-zd4mb4sx3r15 күн бұрын

    Masha allaa Masha allaa Ibrahim noolow inshaa allaa

  • @khadraahmed3940
    @khadraahmed394015 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k15 күн бұрын

    Maasha Alaah

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail586415 күн бұрын

    Gesiyo guuleyso Ibrahim Caydid❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed9022
    @cabdiraxmaanmaxamed902215 күн бұрын

    Guul somaaliland

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah1215 күн бұрын

    Ibrahim Guul iyo gobanimo

  • @kaahalive3505
    @kaahalive350515 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813915 күн бұрын

    Mansha allaah Afku Kuma go o

  • @user-pv3wz6pn9m
    @user-pv3wz6pn9m16 күн бұрын

    Halla dhegeysta Soo noqoy libaaxii

  • @amnoali8348
    @amnoali834816 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @NadiaAbdi-lm6qr
    @NadiaAbdi-lm6qr15 күн бұрын

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v15 күн бұрын

    Dhukuro maxaa kaga soo horeeya gabiley miyaanay garbahaaray ku sheegayn oon caarkooda salaadiin isu sheegooda nacdasha ahi caayayn mise huwanbaa joogta baa lagu yidhi wadani usgagnimadiisa indho adakaa

  • @nasserhoussein9346
    @nasserhoussein934615 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @xaroguled3126
    @xaroguled312615 күн бұрын

    Xisbi ku sheegan wadani wa dad cadifadi wado oo xiqdi iyo xasid qaba reerki qarxajis ayey ka been shegen oo ay dadka uga dhigan wax kale intay afar dibjir so kaxesten war rer somaliland wadani xisbi maha qabila maha ee wa cadawga somaliland

  • @Fadhi131
    @Fadhi13115 күн бұрын

    Geesi qaraan baad tahay Guulayso in caydiid I love ina caydiid ❤❤❤❤

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy15 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤Ibrahim caydiid waa geesi geesi dhalay nooloow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tz5qr8mv7r
    @user-tz5qr8mv7r15 күн бұрын

    Waanhambalyeeyna gobolni.adda Gabilay

  • @nassimmoussa3956
    @nassimmoussa395615 күн бұрын

    Masha Allah Geesi qaran keep going Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy15 күн бұрын

    💚🤍❤️

  • @XOGAHAADUUNKA-em6ol
    @XOGAHAADUUNKA-em6ol15 күн бұрын

    Geesi run sheeg ah

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df15 күн бұрын

    Mnsh allah alxaqiiqa

  • @user-br8jq3vv9d
    @user-br8jq3vv9d15 күн бұрын

    Gabilay wa Gobol Baligubadlena wa Dagmo Gabilay ka tirsan

  • @user-mr6sp3yh7e

    @user-mr6sp3yh7e

    15 күн бұрын

    bali gubadle maan hore loo siin gobol

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed217215 күн бұрын

    Geesi qaran mujaahid ibrahin caydiid

  • @aliwaays3501
    @aliwaays350115 күн бұрын

    Gabiiley miyaaney aheyn Tey ku sheegeen garbahaarey. Waa ka munaafaqad iyo masaxa 7 dii sano ceydii iyo isir ceygii.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi241615 күн бұрын

    Guulayso Geesi Qaran Mujaahid Ibraahim Caydiid Runta Baad U Sheegtay Xisbiga Huwanta

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr15 күн бұрын

    Ibrahim caydid guul cadaw Geen hajabo somsliland guul huwanta iyo dabadhilifyada lashejeeyaa hadhacan

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935215 күн бұрын

    Waa runtaa ❤❤❤❤❤❤❤jazakalahu khayr 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed401515 күн бұрын

    afkukumago guulaso walaal insha alaha

  • @maimoonamaimu8040
    @maimoonamaimu804014 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NadiaAbdi-lm6qr
    @NadiaAbdi-lm6qr15 күн бұрын

    Xog sugan mashallah ❤❤❤❤

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan81115 күн бұрын

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @awgeele
    @awgeele15 күн бұрын

    Ibrahin geesi qaran

  • @user-fb7dd6do4z
    @user-fb7dd6do4z15 күн бұрын

    Saxyeeye ibraahi

  • @MuseMusebidar-lq8np
    @MuseMusebidar-lq8np15 күн бұрын

    Ibrahin caydiid,anigu waxan ahay h/yoonis guul baad sheegtay,labada munaafaq cirro,iyo xirsi waxa weeye laba garac,kumana abtirsadaan sh isaxaaq,ragga noocaas ah ha layska ilaaliyo ma nasabe reer walbana way ku jiraan

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan81115 күн бұрын

    Anagu hadaanu reer caynaba nahay ururka wadani inuu maanta yidhaahdo caynaba maxaa gobol loosiin waayay nama sooqaadi karo waayo caynaba madax waynahaa xasuustay

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n15 күн бұрын

    Geesi qaran guuleyso 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yasinabdisalan4978
    @yasinabdisalan497815 күн бұрын

    Il iyo cawriba la ,aw cadawgaa hajabo waa cadawga soomaali laan Lee dahay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura1015 күн бұрын

    Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda Allow ku barakee wadaniga dhabta allow dhawr Allow dhowr Ibraahim caydiid allow dhowr

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama165915 күн бұрын

    Xirsi gaab waa munafaq crahman ciro Ayuu wareeriyey Waa riyooleh waxba siyasad garan mayee uu dhex fadhiyaa dhiiqada ururka wadani wlee khayaanadooda waa lasocdaa reer gabilay codka yaalana halkay dadantoodu taalo gaynayaan

  • @user-qp1wx4jq7q
    @user-qp1wx4jq7q15 күн бұрын

    Maya madaxwaynaha sax ah shalay hidinlahayeen

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez15 күн бұрын

    Tarikhda rer somaliland hore ayey u illawaan

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN66615 күн бұрын

    Subxana allaah. Xikmad Daranaa . Mar ban Dad ka u Qajilaa. Xirsi toorey been uma bixin.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v15 күн бұрын

    waaba meel aan rabay roob ma iigu d'ay!

  • @XasanYuusuf-yf2lc
    @XasanYuusuf-yf2lc13 күн бұрын

    Hhhhhhhhhjjjjj walayab

  • @user-qp1wx4jq7q
    @user-qp1wx4jq7q15 күн бұрын

    Maskii quratada liq is yiri

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k9 күн бұрын

    Tuug xirsigab benale

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed338015 күн бұрын

    Nin ilahay wax siiyey waxba lagama bedili karo

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed223715 күн бұрын

    Dr cirro waxka sheegiisa ayuu kuqaataa intayar ee uu ugumoobay waa beenaale markasta been sheega baar lamaanka waxa aqlabiyadiisa hogaaminaya xusbiga kulmiye hakeeno mooshin qudha oo ay keeneen xildhibaanadii kulmiye ee aqlabiyada golahaystay haduu runsheegayo

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v15 күн бұрын

    Alley lehe danab dheh Wadani oo sidii biciid jabay ah Ma haweysan karo booddo Sallaamadii lagu siganayay Ayuu saaka ka dhacay kkkk.

  • @longevity-May18
    @longevity-May1814 күн бұрын

    Gabiley waxay ka dad badan tahay gobolka Saaxil, Sanaag iyo Sool mid walba goonidiisa. Is barbar dhig tirada ardayda imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiyada sare ee goboladaa aan sheegay iyo Gabiley. Goboladaa waxa ka arday badan Gabiley

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss167015 күн бұрын

    Ibraahim sanaag waa gobol baaxadiisu weyn tahay ee ma bulshadaa yar baad leedahay.

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed538215 күн бұрын

    Malaha cydii uu wadani 7 sano na caayayay buu Ilaahay cawil naq nooga dhigayaa. Hadalkan ka soo fakaday ee ahaa in laysku diro dadka

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali505615 күн бұрын

    Daahir jimcaaledhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane xirsi shaleyto waxaad ahayd Raisal Wasaare siiraanyo samaystey. 2.0. Maanta garan maayo cidda kaa dhiganeysa Raisal Wasaaraha adiga oo futo gaaban amaba futo jillicsan. 3.0. Waxan ku dhahayaa shaleyto waxad odhan jirtey hebel hebel oo reer hebel ah waxa u taalla lacag dhan 100 doollar dahab shiil haddaba yaa garanaya. 4.0. Waxaad waddan jirtey moto kharaab ah oo lagugu riixo markay bakhtiday mootadii kharaabka ahayd.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali505615 күн бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa barnaamijka al xaqiiqa waan ku salaamayaa. Waxan dhahayaa madaxweynaha somaliland waxan u soo jeedinayaa inuu ku daro kuwanna: A). Gobolka gabiley. B). Gobolka hawd. C). Gobolka saraar. D). Gobolka buuhoodleh. E). Gobolka badhan. F). Gobolka sallal. G). Gobolka garadag amaba ceel afweyne midkood halagu daro gobllada dalka. 2.0. Waxan dhahayaa waxa horumar gaadhaya bulshada ku dhaqan gobollada iyo degmooyinkooda. 3.0. Waxba kaga yaraan maayaan oggollaanshaha gobolladan. 4.0. Kan hadlayaa waa tuug tuug dhalay oo weliba futo jillicsane ah amaba futo xun futo xun kalleeto. 5.0. Waa afartan jir afartan million oo doollar haysta. 6.0. Waa ninkii wershadda korontada gadtey ee ku wareejiyey dahab shiil iyo ganacsato. 7.0. Waa ninkii ka qaattey world bank 20.0 million doollar oo jeebkiisa gadhay. 8.0. Waa ninkii qalabkii loo spo gaday waddada ceerigabo aan xabbad ka soo celin ee dhamnaantood qaattey. 9.0. Wuxuu ku qortey magaciisa ilaa haddana wuu haystaa wuuna ku shaqaystaa. 10.0. Waa ninkii qaattey 12 guryihii dawladda ee dawladda ingiriisku ka tegtey ee dawladdii siyaad barre ka xishootey dhammaantood gadtey ee qaarna qaattey kuna jira ilaa hadda.

  • @user-uc4ch5wq2y
    @user-uc4ch5wq2y15 күн бұрын

    Beenale ma yeelayno yaa gumaysta gabilay .araba xaqu le .wadanina waa danayste o tuug ayu wataa . Waanu diidnay in gabiilay .

  • @Mfarah100
    @Mfarah10015 күн бұрын

    Halmaam hadal kuma jiree Ibrahinow Faraweyne waa degmo gaar ah. Nin dalkiisa jecel baad tahay, dambigaaga Allah ha dhaafee, Somaliland way guuleysan doontaa. Dhan walba qalin-daarka qabyaalad-ku-guurayaasha loo joojin maayo.

  • @aminahassan4566
    @aminahassan456616 күн бұрын

    What about Caynaba waa lagaa sugayaa inaad ka soo hadashid iyo salal iyo Baligubadle ???????

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid5615 күн бұрын

    War nimayahow bal ila ega niin kan iyo xirsi colada udhaxeya hala ego bal waxad egtan hdaladisa 😂😂😂

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz15 күн бұрын

    Waa ibrahin duule oo ciyey iyo muuse oo aan waxba lajoogin. 6gobol oo la ansixiyo mooyee Majiran waxkle

  • @1962yusuf
    @1962yusuf15 күн бұрын

    Bal ila dhegaysta-qofkan, marka uu hadlayo waxaad moodaysaa in nin habar-awali uu hadlayo, laakiin maaha ee waa nin garxajis-ah oo ah kuwii lagu soo saaray( nin-walaalkii-doorsaday-ilaah-darajo-siin-waa), waa jin-dagaagay iyo digsi-xagato. Asc

  • @user-jv6pl4lk6k

    @user-jv6pl4lk6k

    15 күн бұрын

    You. Are. Sick

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay15 күн бұрын

    War ninkan modayey waxgaradka muxu ku hadley gebiley ba sanag ka bableyshin badan aleylahe wad iska hadashey

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior423315 күн бұрын

    Ibrahim munafaq

  • @smeshcel3025

    @smeshcel3025

    15 күн бұрын

    Adeer wax qimaleh ku hadal ama iska amuus

  • @KeinanJunior4233

    @KeinanJunior4233

    15 күн бұрын

    @@smeshcel3025 adna heego naasdheer maad thy

  • @smeshcel3025

    @smeshcel3025

    15 күн бұрын

    @@KeinanJunior4233 waxan ahay ayeeyda sadex

  • @KeinanJunior4233

    @KeinanJunior4233

    14 күн бұрын

    @@smeshcel3025 lkn ayey dey Oromo meysan aheyn 😀

  • @smeshcel3025

    @smeshcel3025

    14 күн бұрын

    @@KeinanJunior4233 hooyaada ba oromo malaha🤔 mida kale athigu mabatihid reer somaliland marka orod iyo xamarkaga iyo qaraxaga ka fikir

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r15 күн бұрын

    Evil Hersi 😈 evil 😈 Ero both r doing false evil 😈 companing both there back ground history both jalis persons 😅😮 Allah never succeed there party campaign

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad857515 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Келесі