Hurbad Learning Paths Wadooyinka waxbarasho

Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
CONNECT WITH US ONLINE
Facebook Link: / hurbad
Twitter Link: / hurbadit
Instagram Link: / hurbad
LinkedIn: / abdirizak-hersi
LinkedIn: / hurbad

Пікірлер: 65

  • @ZakariyeGeorge
    @ZakariyeGeorge6 ай бұрын

    Masha allah ustaad aad baad ugu mahadsan tahay soo gudbintaada wanaagsan. Waxaan ka mid ahay dadka inta badan waxbaara, wax akhrisata ama wax isbara, wiliba waxyaabaha IT-ga ku saabsan, waxyaabo iga kala daadsanaa laakiin aan bartay yaa ii faahfaahisay, mahadsanid ustaad

  • @bukhari_abdisalan-65
    @bukhari_abdisalan-653 жыл бұрын

    Mnsha allah wa sharax aad u fcn oo lagu qanci karo guuleysta hurbad company

  • @rajowayn5407
    @rajowayn54072 жыл бұрын

    Somalida wax wayn baad kusoo kordhiseen mahadsanidiin. Alle garabkiina ha galo❤💚💙💜

  • @muniircawilsiciid2289
    @muniircawilsiciid22892 жыл бұрын

    Wewe masha allah macalinka

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Жыл бұрын

    Jazzakallah ustaad

  • @raxmoruun4027
    @raxmoruun4027 Жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @mohamedfarhaan8036
    @mohamedfarhaan80362 жыл бұрын

    23.6.2022 Khamiis Cybersecurity💚🥺💔

  • @sbofficial3140
    @sbofficial31403 жыл бұрын

    Mahaan wax fiican baad wadiin.

  • @somalicourse4324
    @somalicourse43242 жыл бұрын

    magacaygu waa najiib rashiid cabdi waxaan wax ka bartaa onlinka aniga oo jooga somaliland runtii maalintii aan hurbad arkay oo aan ka arkaay waxbarasho tayo leh dhiiragalin ayaa i gashay waxaan ku dadaalay programming qaybta software engineeringka sidoo kale qaybta web development inkasta oo aan hurbad ka arag software ingineeringka hurbad hore usoco Inshallaah waxa niyadaada ku jiraa way rumoobin. Home of education

  • @kingyuusufgeedi1911
    @kingyuusufgeedi19113 жыл бұрын

    Intee kuyaalaa dugsigaan waan ubaahanahaye

  • @kuulowsaidkuulow7569
    @kuulowsaidkuulow7569 Жыл бұрын

    Shukran

  • @ahmettnorirshaad8164
    @ahmettnorirshaad8164 Жыл бұрын

    See laysaga dii waan galiyaaa

  • @xasaasixajji4615
    @xasaasixajji46153 жыл бұрын

    Thanks ustaaad

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg. +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @naasiryamani4524
    @naasiryamani45242 жыл бұрын

    Lipax waa Ku salamay 👊🖥️

  • @feisalfarhaan5910
    @feisalfarhaan5910 Жыл бұрын

    Waad ku mahadsantihii sida qiimaha abadan aad u soo diyaariseen, Waxan u bahanayay inaan bilaabo siday u kala horeeyaan insha allah, Sideen ku heli karaa siada ay u kala horeeyaan. Mahadsanidin.

  • @cabdimajidcabdilaahi8627
    @cabdimajidcabdilaahi86273 жыл бұрын

    macalin course cyber security ma introduction mise full course with lab and practical

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg. +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @adnaan_al3pha

    @adnaan_al3pha

    3 жыл бұрын

    Sxb anigaa qaatey walaahi marna caadi maaha ayada iyo macalinka dhigayabo 💯💯

  • @feisalissack704

    @feisalissack704

    2 жыл бұрын

    @@adnaan_al3pha Asc

  • @feisalissack704

    @feisalissack704

    2 жыл бұрын

    @@adnaan_al3pha Sxp iwrn

  • @mukhtaarshacraawi7958
    @mukhtaarshacraawi79582 жыл бұрын

    M.A wllhi casharkaan mudaan goobayay mahadsanidiin Bahda madasha hurbad

  • @mahdisalad3198
    @mahdisalad31983 жыл бұрын

    Masha allah sideen ku helikaraa in aan bilaabo it ga

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg. +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @somali.746
    @somali.7462 жыл бұрын

    Shahadada hurbad halkay gaadhsiisan tahy maclin Yacanii intee laga aqoonsanyahy

  • @somali.746
    @somali.7462 жыл бұрын

    Maxaas oo dhan oo isku xidhan ma heli karaa

  • @drkhalidsulub8655
    @drkhalidsulub86555 ай бұрын

    The Day of I started 10/02/2024

  • @shafieahmed3113
    @shafieahmed31133 жыл бұрын

    Macalin geedkaan oo dhan noo soodhamaystir macnaha all courses

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg. +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @cabduqaadiribraahim5450

    @cabduqaadiribraahim5450

    2 жыл бұрын

    @@Hurbad asc

  • @americantv8531
    @americantv85313 жыл бұрын

    Keep going my brothers

  • @sumayaabdimajidmohamud771

    @sumayaabdimajidmohamud771

    3 жыл бұрын

    Ekep

  • @sumayaabdimajidmohamud771

    @sumayaabdimajidmohamud771

    3 жыл бұрын

    0p0 po 4cfleeeeeseeeeee00

  • @sumayaabdimajidmohamud771

    @sumayaabdimajidmohamud771

    3 жыл бұрын

    P

  • @muhudinmohamedosman5121
    @muhudinmohamedosman51212 жыл бұрын

    sen ku helaa sxp

  • @Hurbad

    @Hurbad

    2 жыл бұрын

    WhatsApp nagala soo xariir +252615070785

  • @Suusu1234
    @Suusu12342 жыл бұрын

    sidee loogu shubaa

  • @mohamedqadar5913
    @mohamedqadar59132 жыл бұрын

    Intee laga heli kara faahfaahin rabaa

  • @Hurbad

    @Hurbad

    2 жыл бұрын

    fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka +252615630707 +252615989514 +252615070785

  • @mushtaqluul9602
    @mushtaqluul96022 жыл бұрын

    Shahaadoyin maad bixisaan

  • @maslahabsh5372
    @maslahabsh53723 жыл бұрын

    oky

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg. +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @hanaddekalif5685
    @hanaddekalif56853 жыл бұрын

    Hurbad Hoyga Taclinta aad ayad umahadsan tihiin sida wx wlbo noogu sharaxdeen

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, videos ka kujira channel Ka isku waqti maahan, fadlan sifiican usoo eeg. +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @nimcocabdi559
    @nimcocabdi5592 жыл бұрын

    asc anigu diyarban ahe shahado miyad bixisan

  • @C-fataax471
    @C-fataax471Ай бұрын

    14.06.2024 friday evening A+ ayaan hadda wadaa. Goal:Cypersecurty in shaa Allah ❤

  • @cabdinuurcismaan9519

    @cabdinuurcismaan9519

    24 күн бұрын

    Haye warka keen mise wad banjartay😂

  • @C-fataax471

    @C-fataax471

    24 күн бұрын

    @@cabdinuurcismaan9519 alxamdulilaah core one kii baan sii dhammaynayaa core 2 kii ugu horreeyayna waan iibsaday ✨

  • @fuadmoha8551
    @fuadmoha85513 жыл бұрын

    Hadan rabo inaa barto courses inte kabaran karaa online Mise

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka +252615630707 +252615989514 +252615070785

  • @raxmoruun4027
    @raxmoruun4027 Жыл бұрын

    Intee iska diiwaan galinaa ustaad

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    Hurbad.com

  • @kuulowsaidkuulow7569
    @kuulowsaidkuulow7569 Жыл бұрын

    Asc Aniga Video-gaan Hadda Aad Kujirto Ayan Soo Dejistey Waxyer kadib Ayan Kaa Maqley Hasoo Dejin Marhore Aye Aheyd Hadda Maxaan Sameeyaa Matira Misse Waan Heysana

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    Wcs walal, video KZread ka lasoo galiyay lag ama hadlayo waxaa laga hadlayaa Kuwa website ka hurbad.com ku jira.

  • @fartunjamac8790
    @fartunjamac87903 жыл бұрын

    Xagee laga barkaraa wadankee

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka +252615630707 +252615989514 +252615070785

  • @maxamudnuurnatiijo2642
    @maxamudnuurnatiijo2642 Жыл бұрын

    Selesku diiwaan geliyaa

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/em2b2puKqbupeto.html 👆🏽👆🏽👆🏽 Videogaas daawo waa sida la isku diiwaan galiyo

  • @sayidcademohomed4001
    @sayidcademohomed4001 Жыл бұрын

    Sida sharafta leh ee aad ardayda waxa u fahansiinaysan wlhy uma fahansiiyaa jamacadaha waaweyn

  • @apdalle
    @apdalle Жыл бұрын

    Goorma Ayay isqorostu bilaamaysaa

  • @Hurbad

    @Hurbad

    Жыл бұрын

    hurbad.com/contact/

  • @gobeysanegoobkasta2701
    @gobeysanegoobkasta27013 жыл бұрын

    Website maba leyska diwaan galinkaro libaax wasee wan ku wareeray

  • @Hurbad

    @Hurbad

    3 жыл бұрын

    Asc walal, +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514 ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @jibriildaaud6340
    @jibriildaaud63403 жыл бұрын

    Macalin qeybaha kalena no so gudbi sida programming, database iwm wadoyinka lo maro