No video

HUBKA YASIIYAY MAXAABISTII KA DAGAALANTAY XABSIGA DHEXE EE XAMAR? MAXA MEESHA KA DHACAY

HUBKA YASIIYAY MAXAABISTII KA DAGAALANTAY XABSIGA DHEXE EE XAMAR? MAXA MEESHA KA DHACAY

Пікірлер: 151

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaanАй бұрын

    Waa sida aad sheegtay Sheekh Mustafa wixii xabsiga dhexe ka dhacay waa wax yaab leh muqdi badana ku gadaaman yahay

  • @callidheere2600

    @callidheere2600

    Ай бұрын

    Xiligii farmaajo xitaa weeka dhaceen taas lasoco

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    JAALE HAWIYE O 34 SANO BARORANAYEY IS DHAMEYAY IS GUBAY US QARXINAYOOW XISHODA OO SO BARTA MAAMUSKA DOWLADNIMO CAALAMKAA IDINLA YAABAN ​@@callidheere2600

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975Ай бұрын

    Ilaahayow umadaan xaqa ha fahamsiiyo. Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim.

  • @NastehoAhmed-iw7st

    @NastehoAhmed-iw7st

    Ай бұрын

    Lol9😅

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223Ай бұрын

    SHAKI MALE INAY LABA SHABAAB WADA SHAQAYSTAAN.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733Ай бұрын

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa allaha kubarakeeyo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pqАй бұрын

    Subxaanallah Waa Midkamid ah Waalida Qurbaha, Acuudubillah🤔

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435Ай бұрын

    Balo anagaa aragnay hubka sidee loo galiyay xibsiga ciidamada shabab wu ku jiraa

  • @bareoumar9
    @bareoumar9Ай бұрын

    Police shaqo kuma laha ee waa ciiiamada ASLUUBTA mahadsanid.

  • @issackadan7702
    @issackadan7702Ай бұрын

    Jazakumullah kheyr.. wallallkey

  • @calimacaash
    @calimacaashАй бұрын

    Nice video

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536Ай бұрын

    Dalka somalia waxa lagu maamula Sharci aad u fool xun wana 4.5 Wana qaab qabiileed taasi ayana ah qaab dal iyo dakiisa loo burburiyo Somaliya wa noocaas

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870Ай бұрын

    Yaa ukeenay aa Shiikhow? Waa wadan wada musuq maasuq ah. waa dowlad wada tuuga ah

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadowАй бұрын

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis 😊

  • @Kowsomalimedia

    @Kowsomalimedia

    Ай бұрын

    Allah caafimad deg deg Hakusiyo walaal

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    Ай бұрын

    Ilaahay ha ku caafiyo brother

  • @shukrisharaf7074

    @shukrisharaf7074

    Ай бұрын

    Allaha kucaafiyo Caafimaad aad kucebaadaysato

  • @Geele_jire

    @Geele_jire

    Ай бұрын

    Allah ha ku caaficyo caafimaad taam ah

  • @malyuunaxmed7459

    @malyuunaxmed7459

    Ай бұрын

    Allaahumashfii mardaanaa wacaafii mubtalaanaa walaatukhayib rajaa anaa wacalal iimaani tawafanaa yaa akrama mansu il imsax calaakulli mariidin biyamiinika shaafii

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    maanTa war bixinTaada wax weyn ayaa kadhiman shekh bal dhageyso afhayenka aslubTa

  • @abdicash8787
    @abdicash8787Ай бұрын

    Crupted company, I don't call them goverment , aragaxiso , argagixiso wada shaqaystay

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997Ай бұрын

    Subaxanalla

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763Ай бұрын

    fudeedka iska dhaaf dadka wax xaqiiq ah baa loo gudbiyaa

  • @Kowsomalimedia

    @Kowsomalimedia

    Ай бұрын

    Haye ma Kansarkii Qabiilka ku haayo. Allah haku Caafiyo

  • @AhmedgabowGarmadow

    @AhmedgabowGarmadow

    Ай бұрын

    Ustaad mustaf asc waa xaanunsanahay in allaah i caafiyo walaaha iigu sheeg markasto video soogaliso paltal iskula jrijirney​@@Kowsomalimedia

  • @shukrisharaf7074

    @shukrisharaf7074

    Ай бұрын

    Tuuuuuug

  • @user-fm5tr1ri4l
    @user-fm5tr1ri4lАй бұрын

    Sedax askari ayaa ku dhimatay

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074Ай бұрын

    Xaqiiqda qofkii rabo waala soo fududeeyey sheekadan waxaana soo fududeeyey kuwii waardiyaha ka ahaa lacagleena loo tuuray EVC ayaa shaqeeya iyo Account

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131Ай бұрын

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @heerqaran580
    @heerqaran580Ай бұрын

    Waa qabyaalad reerkooda qeybta ciidanka ayaa usoo dusisay waa iska cadahay taas

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fcАй бұрын

    Subxanallah illaahow nagu xifdi dhulkaan gaalada 😢

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650Ай бұрын

    Waa dawlad failure ah oo ku suntan corruption iyo wax isdaba marin ku dhisan qabyaalad iyo musuq xargaha goostay.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7zАй бұрын

    Mesha dowlad kama jirto WA tuugo mooryan ah waxay qarinayan fashilka mesha Ka dhacay kooxda damu jadiid

  • @alixiis9228
    @alixiis9228Ай бұрын

    Sheikh waa qaldan tahey. Maatoodhan waxaad Ku meereysaneysaa booliiska Soomaaliyeed, si fiican iskaga fiiri, xitaa qof ayaa kusoo rorey. Shaqadaan waxaan iska leh oo dayacey Ciidanka Asliubta Soomaaliyeed, sidaas ula soco.

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ikАй бұрын

    Nacnacda sirdonka ayaa ladhahaa Dadka laga mashquulibayaa dagalgaza Iyaga sameeyaa mararbadan

  • @cabdirashiidmaxamuudcadawe252
    @cabdirashiidmaxamuudcadawe252Ай бұрын

    WAXAAD KUFIICNAYD DADKA GAALAD KASOO ISLAAMAY EE CADIIFADDA DHAAF AMA IS CADEE CIIL QABE INAAD TSHSY WAABA TAHSYE

  • @axmadxassan3239

    @axmadxassan3239

    Ай бұрын

    WAR MAXAA KA HADLEE ADIGA SIDUU CIILQABE KU YAHAY, WAXAA CIILQABE AH KAN WAXKASTA QABIILKIISA KU TAAGEERA EE DAMIIR IYO SHAQSIYAD LAHEYN

  • @daahirshiine-ey6kv
    @daahirshiine-ey6kvАй бұрын

    bolis shaqokumalaha asluubta ayashaqokuleh

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Scw

  • @cabdirashiidmaxamuudcadawe252
    @cabdirashiidmaxamuudcadawe252Ай бұрын

    ASC ADIGA SIDAADABA MA CIILQABE AYAAD TAHAY MARWAKBA SOOMLIDA UMA SINID KALIYA HABARGIDIRTA AYAAD SOO SAARTAA MA SHEEGOW BAAD KUQOLO AHAYD QAAB WADAADNA WAAD ISUGU KEEN EKEYSAY

  • @ashanur7166

    @ashanur7166

    Ай бұрын

    Saxiix

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7pАй бұрын

    Waxba isku qasan iney iska aamusaan aya u fiican sababta been raad maleh

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7Ай бұрын

    Dad sharciga in ee ka sareeya is Moda siiyey. Hubka Oo Isu malaayo ummadana in ee ka sareeyaan. حسبي الله ونعم الوكيل

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9qАй бұрын

    Adiga ruuxaagu doqon baatahay dhaawac baad ka hadlaysaa aaway geesigii furaha tuuray

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650Ай бұрын

    Hadday shacabka og yihiin in ay haystaan dawlad wanaagsan oo ay kalsooni buuxda ku qabi karaan, waa fududahay in dadwaynuhu la difaacaan nabad gelyada guud.

  • @Xasan-ng6zo
    @Xasan-ng6zoАй бұрын

    Ok

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583Ай бұрын

    Jenerel shub ya fududeeyay

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662Ай бұрын

    Anagan inaan sheegno iskadaaye qabiil dartiisbaan uwarinaa ilaahay xaqanatus

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551Ай бұрын

    Wallhi dawladnimo nimo soomaakiyeed xamarbaa I nacsiisay. 😢

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5ygАй бұрын

    Xasan Shiikh xabsiga ha gado

  • @Umxasan
    @UmxasanАй бұрын

    Waxaaka. daran qofikii qof dilay. hadaneh. kariayay حسبنا اللة ونعم

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xmАй бұрын

    Dad horay wax u soo dilay oo iskugu jiro argagixiso. Kuwa caadi ah oo dad badan soo dilay. Waxeey aheed mar hore in la dilo. Lkn inta xabsi la galiyo hadane hub loo keeno. Ee la dhaho. Askarta iyo dadka kale ee meesha joogo. Dila kadibne xabsiga ka baxsada. Waa sheeko kale.

  • @mohammedhassan7404
    @mohammedhassan7404Ай бұрын

    Subxanallaaah

  • @Itsyoboishuaib
    @ItsyoboishuaibАй бұрын

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @abdirizakosman2700
    @abdirizakosman2700Ай бұрын

    ASC, Sheelh iska sax erayga ma booliskaa fududeeyey!!! Xabsiga waxaa maamula Ciidanka Asluubta ee Ciidanka booliska ma maamulaan .

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1vАй бұрын

    Wa xad oqaata iney musuqmaasuq u busunow yahey al shababta iyo dowladu isqu milatahey ba caraqta

  • @callidheere2600
    @callidheere2600Ай бұрын

    Xiligii farmaajo xitaa weeka dhaceen marka wax weyn maaha

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaqАй бұрын

    Amaankii aaway Subxana Allah Somalia 🇸🇴 illhy ha.u gargaaro😢

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462Ай бұрын

    Hadaan laga salgaarin dowlada dhan aya og waa in mesha lagasara waxan dowlad kusheega ah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Shaki male inay laba shabaab wada Shaqeyan moqudisho Al shabaab Ayaa Xukunta madaxtooyada iyo Baarlamanka

  • @user-nn6ph4rz7t
    @user-nn6ph4rz7tАй бұрын

    Somalia wax dowladda ah kama jirto Wyo wd aragtaan waxaa dalkeena maanta haysta

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523Ай бұрын

    WALAALKEEYOW HORTA XABSIGA DHEXE WAXAA GACANTA KUHAAYA WAA CIIDANKA ASLUUBTA EE MAAHAN CIIDANKA BOOLISKA

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8tАй бұрын

    Police shaqo kuma laha xabsi ee Alle ka baqo .

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7oАй бұрын

    KOLEY WAA ARIN DAD DOWLADA KU JIRO OO ASKARA LOOSOO MARIYEY DOWLADA AMNIGA WAXAA UGADARAN SAFAR TUUGSIYA

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552Ай бұрын

    Haye haddana alshydaamadi mid kamid ah, wuu dhintey aydhahayaan……Berri asago nool la arkidoona,,,(filinkii aa labilaabey haddana) IMISA sheydaamiin ee umadda qarxiyeen, ee hadda kahor layiri way dhinteen, maantana ay noolyihiin ? Askarta Qaranka ah, ee meeshaas kudhinteen, Allaahyarxamuhu 😢 Mahadsanid, Kow Somali Media

  • @user-li5el4ts2o
    @user-li5el4ts2oАй бұрын

    Waxba.haku.mash.quuli.waacaadi.waamuqdisho.meeshu

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202Ай бұрын

    Maashaa,allaah Waxaad ka hadashay Arin loo baahan yahay

  • @user-vn5bb5wg7r
    @user-vn5bb5wg7rАй бұрын

    Dabcan askarta qarkamida Aya hubka siyay

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981Ай бұрын

    Xabsiga dhexe Booliiska shaqo kuma laha ee Ciidamadda Asluubta ayaa wax laga weydiiyaa wixii ka dhaca Xabsiga dhexe ,lkn sidaad warka u sheegtay waa inaad beddeshaa in Booliiska wax laga weydiiyo wixii Xabsiga Dhexe ka dhacay, haddii kale waxaa caddaaneysa adigoon waxba ogeyn inaad dooneysid inaad Akhbaar sheegtid, Sheekhoow taladaas inaad qaadatid isku day.... Mahadsanid

  • @abdicash8787
    @abdicash8787Ай бұрын

    Natiijada xaasidka waa iska sidaa, xaasidka waxaa ilaahay ku salidaa ma naxeyaal , ilaahay isku kiin salid

  • @user-mt6jw7ql4g

    @user-mt6jw7ql4g

    Ай бұрын

    Adiga aya xasidnimo.ka.muqata ee walal janada haku wayin nacayb

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018Ай бұрын

    Meeshaan wax dawlad ahi Kama muuqato marka yaan lagu wareerin

  • @xamarirabi3177
    @xamarirabi3177Ай бұрын

    Sheekhumaa xabsiyada waxaa ku shaqaleh ciidanka asluubta boliska xabsiyada shaqo ku malahan ee war kaaga u fiirso baaaaba

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Asmara Dawlada.Sadex.Ayaa ku dhintay midna.waa.dhawac

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafiАй бұрын

    RUNTII MAFIICNA MOOWDUUCAAN OO KALE IN BULSHADA LOOSOOGUDBIYO!! SABABTOO AH #GAALADU WAAWAX DHAQAN XUN OO #KHAMRI IYO DAROOGADA MARKEEY QUUTAAN FICILO XUN-XUN AYAY SAMEEYAAN.

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahimАй бұрын

    Asc iyaga ayaa u fududeeyay

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xmАй бұрын

    Maxaabiis dagaalameeyso oo hub heeysato. Soomaaliya waa dal fashilmay dowlad kama jirto. Tuugo iyo argagixiso. Baa iskuugu tagtay. Dowlad meedka faaganeeyso dhulka. boobeeyso argagixiso. Somalia qaasatan. muqdisho. Waa wax lagu qoslo.

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahiАй бұрын

    Dawladu waa inay wixii toogasho ah ee hada ku xiran xabsiga laweeraray ay si toosa u toogtay hadii kale masuuliyiinta dawlada baa masuulkaa ahaa wixii maantay Ka dhacay. Xabsiga dhexe waayo sababta loo hay nintoogashaa maxaytHay waa in Dawladu. Rabto inay dhaqaalo ku bedelato

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523Ай бұрын

    WAA XAQIIQ INUU SABABTA WEERARKA KADHACAY XABSIGA DHEXE MUSUQ IYO INUUSAN JIRIN ISLA XISAABTAN LA’AAN

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568Ай бұрын

    Soomaaliya dawlad kama jirto sababta oo ah maxaa hubka siiyay siday ku dhacday hub lagu dagaalamay maxaa keenay sideesideesidee hub keenay xabsiga

  • @barrehassan88
    @barrehassan88Ай бұрын

    Weriye boolis meesha wax kama galaan oo ciidanka asluubta ayaa ku shaqo leh

  • @user-kn5pi6kp2g
    @user-kn5pi6kp2gАй бұрын

    Asc dhabaatada jirta Waa cuntada loo keenaayo Waa in ay dowlada cuntada siisaa. Nin waliba dadkiisa ay u yimaadaan bishii hal mar oo 30 daqiiqo ah

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508Ай бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uf3bn9jd5y
    @user-uf3bn9jd5yАй бұрын

    Waa soo afjarey. Hubka sidee ku heleen ?

  • @said1498ify
    @said1498ifyАй бұрын

    Meeshan.dawladi kama jirto waa qabiil la.shaqaysta Alshabaab.

  • @hooyomako9723
    @hooyomako9723Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    Somaaliyeey hawiye caasimada halaga badalo gym wadaan 34 marayaan mana rabaan dowladnimo Iyaguna wey isku halagsmeen umadna wey dhibeen

  • @user-by1sq4lw7k
    @user-by1sq4lw7k29 күн бұрын

    ❤waasax ❤❤❤❤❤

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353Ай бұрын

    Sheekh nuwaadinka wax qaban kara waa in uu isaga ka caafimaadka qabo qabyaalad uu uusan la mid ahayn kan wax yeelada geysta tan labaad waa inuu muwaadin xor ahiskuna kalsoon uu yahay

  • @abdihaaji
    @abdihaajiАй бұрын

    Wax aa ogtahay maleh

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8tАй бұрын

    Qori ay askari ka xoogeen mid waardiye ah oo korsaaran ay ku dhifteen marku so dhacay bay qorilabaad heleen intaas bay ku dagaalameen .

  • @mustafesulyman
    @mustafesulymanАй бұрын

    Fikirkayga.aniga.iwaydii.hubka.iyo.qoryaha.waxa.soogaliyay.askarta.qaarkamidida.iyo.sarakisha.qaarkamida.ayaa.alshababa.ama.lacag.qaatay.oofududeeyay

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413Ай бұрын

    Kani wuu degdegayaa waxa la sheego sow baarisi kama horrayso

  • @nawaalabdi4616
    @nawaalabdi4616Ай бұрын

    Maxabiista waxaaa ka hool gala ciidamada asluubta

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    HALA WEYDIIYO ASLUUBTA SIDEY U HELEEN HUBKA MAXAABIISTU

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5hАй бұрын

    Magalo madaxa halagaqaado xamar way moriyaan baa rabin in ay somaliya dagtooo

  • @abdullahimohamedyaroow9763

    @abdullahimohamedyaroow9763

    Ай бұрын

    @@user-pz2kj3fq5h xamar ma nuucaagoo kale ayaa ka qaadikara magaalo madax cudurka ku hayo waa la dhiman mooyee kama bogsanaysid

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903Ай бұрын

    Mushkuladda waxay tahay asakrta ilaaalada xabsiga dhehxe waa soomaali eroporka aadan cadde hadii ay ilaalada askarta soomaali ahaan lahaayeen maalin walba diyaarad baa soo dhici lahayd markaa shakhasiga soomalaiga ma ahyan in uu ilaaalo ka noqdo meelaha muhimka ah sida xabsiyada madarada xataa vila somalia waxaan ka cabsnayaa in xassan sheekh maxamuud xafiiskiisa loogu soo galo halkaana lagu dilo dowladda waxaan kula talin lahaa inta soomaliya ay ka hagaagayso in meelaha muhimka ah sida xabsiyada iyo labada gole ee baarlamaka iyo xafiiska madaxweynaha ay ilaaliyaan dad ajaanib ah ama shirkado ammaanka sugi karo

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s25 күн бұрын

    Qoryo ma,ahee ninkamid ah aya wardiyaha qoriga laqabsaday weyaan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580Ай бұрын

    SHEIKH WAA SAX CABSI WEYN BEEY NAGU EHEED DADKEENA BRISTOL DAGAN FALKAN NINKAN MADOW UU SAMEEYE WAXAA LA YAABAY MEESHA WAA MEEL LOO DALXIIS TAGO OO DADKU KU BADAN YAHAY MA AHAN MEEL WAX LAGU QARIYO

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9dАй бұрын

    Adiga iyo sh dawlaad diid magaca lo yaqaano ay tahay dulmi diid sheer ayaad ku tihid dawlad diidnimo

  • @abdullahijama5475
    @abdullahijama5475Ай бұрын

    Bal cibaaradan ninkan diin buu ku soo galay hadana wariye hadana siyaasad hada waa utuper barina alaa yaqaan waxuu noqon doona waa calaamaatu saaca

  • @Xaawo399
    @Xaawo399Ай бұрын

    Asluubta dheh boolis shaqo kuma lahan

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599Ай бұрын

    Xasan musuq aya lacag kaqatay alshabab sasana hubku gudaha xabsiga ku galay tankale madaxweynihi marhadu tuugyahay maxad uma layn kuwa kahos dhaqeya dowlado dhan shaqalahe du tugay noqonayan xasan xumow yaa xilka noogu dhiibey ximaarkas weynadey xatoyus yaqanaye

  • @maxamed765
    @maxamed765Ай бұрын

    yahuud ??? Jaajuus Hey ada???/. Gaza tatka kudhinte waa saxwaaye/ falastiin he/. //

  • @u.j4515
    @u.j4515Ай бұрын

    Sayid cali ma dhintay, that is all I want know

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042Ай бұрын

    cadalad cadaalad cadalad???

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan3024Ай бұрын

    Nairobi xaata 6 haawen laajarjarey aya lahelay😂😂 yaab

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    Kisaska dilka ee rer galbedka kadhaca waligey ma,arag kasa ka arxan daran

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159Ай бұрын

    Allaahu Minajeyna Calaa kuli Xaal.

  • @Saidalihusein
    @SaidalihuseinАй бұрын

    War dalkaas dhurwaayo buu gacacta u galey, waa dal aan rajo laheyn.