HOOYO GUUR IISO BANDHIGTAY IYO BALANTII AAN ASIIM KA QAADAY

Пікірлер: 349

  • @ismaip1
    @ismaip12 жыл бұрын

    Dunida masoo marin qof la mid ah Nabi mohamed ﷺ ❤🙏

  • @ismahaansayid1671

    @ismahaansayid1671

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @DiyaanaAmal

    @DiyaanaAmal

    2 жыл бұрын

    scw❤

  • @umumahda3563

    @umumahda3563

    2 жыл бұрын

    Sallalaahu calayhi wasalam

  • @ibtisambintuosman3922

    @ibtisambintuosman3922

    2 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @fardowsahussainadontialle8036

    @fardowsahussainadontialle8036

    2 жыл бұрын

    Maba so mari doon scw scw scw scw

  • @real.zhahid
    @real.zhahid2 жыл бұрын

    Rabbiyow Ka farxi Wax walpa oo Jecel yahey Sii Qofkii kheyrka igu Taageera🙏

  • @aweysmaxamedamiin6462

    @aweysmaxamedamiin6462

    2 жыл бұрын

    Allooow ducdeena nga aqbal dhmmntnb Allaahuma Aameeem Yaarab

  • @najmosaciid2925

    @najmosaciid2925

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @hawoabdullahi154

    @hawoabdullahi154

    2 жыл бұрын

    Amin Amin Amin 🙏

  • @hawoabdullahi154

    @hawoabdullahi154

    2 жыл бұрын

    Amin Amin Amin 🙏

  • @amiishaamiisha7273

    @amiishaamiisha7273

    29 күн бұрын

    aamiin❤❤

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond44162 жыл бұрын

    Amiira Quruxey Hooyo macaan Ninka ay Kula Jeclaatay guurso Aziim Hooyaa ka qiimo badan mom🌍😍

  • @umumacad8621

    @umumacad8621

    2 жыл бұрын

    sax

  • @shadiyacadeey8772

    @shadiyacadeey8772

    2 жыл бұрын

    Ha Lkn hooya ninka ku doortay asaga xita wuu xumani kara she has to think twice before she accept the marriage it doesn’t matter

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14632 жыл бұрын

    Hooyo in lagu jeclaado waa xaq waxad korisay hablo qiimo badan mansha allah 🎊🎉😍💝❤️✨💖👏👏👏👏

  • @DiyaanaAmal

    @DiyaanaAmal

    2 жыл бұрын

    masha Allah❤hoyo waa qaali

  • @mamammss8164
    @mamammss81642 жыл бұрын

    Lkn asim intu yaharyaha fcn ina gursato hadu weynado wuu maseera 🤣🤣 midkoo kula koriyo oo kheer qabo insha allah

  • @salmaabdalla2628

    @salmaabdalla2628

    2 жыл бұрын

    Maya Maya kaas Kulama raacsani cuz canuga mrkuu yaryhy focus kaada dhan inuu asi saarnado wax ka fcn malahan nin masuul io shaqo gooni ayuu rabaa ama diid ama yeel nin canug oo dhalin lazim wax yar uun waa dhibsanaa ilmaha mrkee yaryihiin wee iska dhig bdn yihiin lkn canug mrkuu wenaado oo xooga 4 jir ama iska in yar koray ayaa fcn inaa guursatid adigana shaqada wee kla yaraane allow naag walbo single mother ah ani xitaa kujiro allow owladeena nola kori oo wax fcn qeer qabo no sahal

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan3572 жыл бұрын

    Waan kaa qaadney hooyo calwiyo anaga waan kujecelnahay Ilah caafimad taam ah hakusiiyo❤️❤️❤️

  • @ilhaanjama4535
    @ilhaanjama45352 жыл бұрын

    Maama qaali Allah ku caafiyo insha Allah

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel43042 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💞💔

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur86562 жыл бұрын

    Way dhib badantahy marka carmal noqoto ado ilmo wata 😪Mar waxa is dhehe armaa xumaada ninkan guursanaysid ood dhasha caruuro kala aabo ah marna waxa is dhahaysa mustaqbal samayso ilaahaw sidi roon😫💙

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    2 жыл бұрын

    Sidii roon Allah haku soo xijiyo

  • @najmaabdullahi2499
    @najmaabdullahi24992 жыл бұрын

    Adno Walac Walac Ayaa Laga Dareemooyaa Amiira🤣🤣

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan62092 жыл бұрын

    Mashaaa allh #Hooyo 🥰malaa ik ha ku salaanto wn kaa qaadnay Allah caafimaad taam ah allah ha ku siìyo inta yar kaa dhiman

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro61132 жыл бұрын

    Masha allah wlshey ilahey haku xafido hana kuu barbariyo ubadka waa farxada qalbiga inta heysane ilahey ha siiyo

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan78192 жыл бұрын

    Hooyo caafimaadkeeda ilaahay ha u siyaadiyo aamiin yaa rabi

  • @ifra206
    @ifra2062 жыл бұрын

    Mashalh hooyo macan salanta wan ka qaaday. Amuurahagana allah haku sahlo.

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun89822 жыл бұрын

    mom anaga xitaa waa ku jeclhy allh ku xafido cafimaad taam ah allah ku siiyo hbyar calwiya❤❤

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal51522 жыл бұрын

    Hooyo mcn We love you too❤️‍🔥Ilaahay cafimad taama haku siiyo🙏

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir82612 жыл бұрын

    Manshalaah amiiro waa kuu xisnay 🥺🥺❤️

  • @yasminhuseen850
    @yasminhuseen8502 жыл бұрын

    Qoys sharafleh aya tihiin Alle hadin xiftiyo dhamantin ❤❤

  • @hamdisbali8479
    @hamdisbali84792 жыл бұрын

    mashaa allah hooyo macan alle hakucafimadiyo amiira qurux cep going xabibti

  • @kaliakalia7023
    @kaliakalia70232 жыл бұрын

    Waanka qaadny maamii allha ku xafido 😍Ameera qurux abaayo waa ku jclhy tallda hooyo kuso jeedisy qaado farxdada wa teena ha u joojin qof kle ❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqlaasileys4004
    @iqlaasileys40042 жыл бұрын

    M.a hooyo cafiimaad iyo cimri dheer allaha kusiiyo

  • @hiboahmed6548
    @hiboahmed65482 жыл бұрын

    Masha Allah tabara kalaah Allah haydin barakeeyo

  • @iidleomar9042
    @iidleomar90422 жыл бұрын

    Masha allah tabaraka laah hooyo mcn wlhi vedio kaa kama qan tahay wlhi nur malahan allaha ku xafido allaha ku caafiyo cafimad dherr

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla15282 жыл бұрын

    Masha Allah hooyo macan cafimad buuxa allaha ku siiyo weyka muqata xanunka wlh hooyo amiira adna wanii salaami abaay cunugaa korso aros haku dambeyee

  • @sareedomire8265
    @sareedomire82652 жыл бұрын

    M.a maama MCN waan kaa qaadnay mid taa laceena baan qalbiga kaaga soo dirnay❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan2 жыл бұрын

    Anagana waan jecelnahay Hooyo Mcn allaha noo cafiyo Manshallaha isha adanaha allaha idinka ka hayo allaha na idiin siiyadiyo……..Yhe happiest life is when you are happy to yourself……and live yourself Intaas adoo heystaa ayaa qof kii rabi ku qoray aad is heleysan halkaas kaga hay dear Amiira cadey qurux badan…….❤️♥️🌹👌💕

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan19992 жыл бұрын

    Masha allh wlhi xasus ayan galay wayo hooyo ahy ilmo hesato kalinimo kusokorisay alx nin markii leyshego qof idhaho inalaqo igasodhawan jirty wayo xanun garab la aan ayan arkay alx wankaso gudbay waqti dher kadhib cashirwankabarty alx alle mid ciiltirow isiiye allh iidesto iibuxiyay boos walba adiga mid kukolkoliya allh kusiiyo xbbti aziim allh nodesto kor kaalingal wiilkeyga

  • @sacdiyoraaxo7552

    @sacdiyoraaxo7552

    2 жыл бұрын

    Aaamiiin abyo alaha kudayo sowjkaaga

  • @khadiijoosmaan1999

    @khadiijoosmaan1999

    2 жыл бұрын

    @@sacdiyoraaxo7552 amiiin xbbti shugran abayo mcn

  • @azma22

    @azma22

    2 жыл бұрын

    mcnt alle haku daysto angaba dhbkas wn somaray aqiran mid kher qabo ilmaha igu qato bos walba ibuxiya alle igu deqay alxmd

  • @khadiijoosmaan1999

    @khadiijoosmaan1999

    2 жыл бұрын

    @@azma22 masha allh abayo mcn allh isku kiina barakeeyo isku duqooba abid insha allh xbbti

  • @azma22

    @azma22

    2 жыл бұрын

    @@khadiijoosmaan1999Amiiin amiiin yaarabbi dhbka so wada marnay dhef ayu alle inogu badalay alxmd alle ha inoo wada barakeyo mcnt

  • @shamsaali3076
    @shamsaali30762 жыл бұрын

    Allah ku cfyo hooyo insha Allah bi idnillahi kariim

  • @ismahanitoofficial6975
    @ismahanitoofficial69752 жыл бұрын

    Allah hacafiyo hoyo macaan

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq2 жыл бұрын

    Maasha allaah tabarakallaah alle ha idin xafido

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez62892 жыл бұрын

    Masha allaah beautiful family

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed81072 жыл бұрын

    Masha alalh hoyo qali Allah haku siyadiyo cafimadka

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed44052 жыл бұрын

    Mamada ilaahay ha caafiyo adina abaayo weli gabar yar baad tahay ilaahay mid khayr qaba oo aan dhib ku tusin calaf hakuugu daro

  • @Mzzrahul
    @Mzzrahul2 жыл бұрын

    Amiiro guurso hadeyba hooyo kula jeclatey waa wax fican guurso gurso incha allah midkii kugu qeyr badnaa u noqon dona

  • @naimasaid3264
    @naimasaid3264 Жыл бұрын

    Wilka suu uquxuxbadayahay iyo magaciisa ismalaha m a ilaahay hakuuxifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @amiraanfac7821
    @amiraanfac78212 жыл бұрын

    Manshaa Allah Tabarakallah Hooyo wankujecel nahay anagabo ilahay hana wada xifdho❤️❤️❤️

  • @zooyasamatargoodluck8323
    @zooyasamatargoodluck83232 жыл бұрын

    sax waaye hooyo wan ku jecelahy allaha ku xafido 🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68212 жыл бұрын

    Wcs abayo amiir masha allha tabarikllha hor usoco xabti ❤❤❤

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam17892 жыл бұрын

    Hooyo macaan annaka xataa waa kujeclnahy ❤❤❤❤❤ gaar ahaan ani waan kujeclahy I love mom calwiya❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40102 жыл бұрын

    Masha allaa mama calwiyo iyo gab dhaheda ❤❤❤

  • @Yourfavouritechef37
    @Yourfavouritechef372 жыл бұрын

    Masha allaaah hooyo caafimad allha kusiiyo❤️❤️❤️

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi53972 жыл бұрын

    M.a allh adna illhey ilma khyr qaba ha siyo

  • @naadiinegeh4108
    @naadiinegeh41082 жыл бұрын

    Man sha alaah hooyo ale ha usiyaadiyo cafimadka

  • @user-oh1tz8kx4g
    @user-oh1tz8kx4g2 жыл бұрын

    Masha Allah hooyo Allah hacafiyo abaayo amiiro Qurux guurso intuu wax famin wa wiil howmaleeyo abihii hooyo macaan wa sax sax guurso

  • @bisharoabdirahman7625
    @bisharoabdirahman76252 жыл бұрын

    Guuuulayso byo ilhay hakula koriyo asim yare

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35272 жыл бұрын

    Mashallah great mum alaha hadayo azim yarw

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed2052 жыл бұрын

    Masha Allah abyo Alle haku brakeyo

  • @falishassan9448
    @falishassan94482 жыл бұрын

    Maasha allah sister I'm big fan in seattle

  • @iqraaden8514
    @iqraaden85142 жыл бұрын

    Maansh Allah hoyo mcn ani hoyodey wey dhimatay ma askin igu duceeya hoyo kasto oo somaliyedna waa hoyadey

  • @sagalcadey6562
    @sagalcadey65622 жыл бұрын

    Mashllh abyo allh kudesto cfimd io cinrina hakugu koro I.n intaan heesan on aniga ka midahyna alle ha na siiyo I.n

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn98382 жыл бұрын

    Hooyo mcn allaha ku caafiyo hooyo ❤❤❤❤

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official6962 жыл бұрын

    Mamada anka xitaa waa jecelnahy allha noo cafiyo mamda 🥰

  • @user-wh8zm4tn2b
    @user-wh8zm4tn2b11 ай бұрын

    Manshalhaa hoooyo cimra dheer iyo caafimaada

  • @jiihanomar
    @jiihanomar2 жыл бұрын

    Mash allh huuno qaali allh ku xafifo

  • @bintujimcale9808
    @bintujimcale98082 жыл бұрын

    Hooyo mcn alaha caafiyo farxadeeda waan ku farxaa wlhi

  • @mariamerryteam2713
    @mariamerryteam27132 жыл бұрын

    amiira aroos ayay rabta😂 maqal ma jira asxabey🤣🤣🤣❤❤❤ love you too mom🥺🥺🥺

  • @meeravlogs1402
    @meeravlogs14022 жыл бұрын

    ILahyow mamadaa qalbiga fiican wax ka farxiya iyo caafimad dhameys tiran sii ❤️‍🔥

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68722 жыл бұрын

    Hooyo Allah hanoo kaadayo waaku jecelahay hooyo macaan 😘😘😘😘

  • @qalbidhaya1796
    @qalbidhaya17962 жыл бұрын

    Mnshallah tabarakallah

  • @hashimyare6677
    @hashimyare66772 жыл бұрын

    Masha allah hooyo mcn allah haku cafiyo

  • @wardaabdi3541
    @wardaabdi35412 жыл бұрын

    Hoyo mcn ilaah cimri dheer haku siiyo anaga waku jecelnhy❤️‍🔥🥰

  • @motivationspeechandnaturel8837
    @motivationspeechandnaturel88372 жыл бұрын

    Adna hooyo khayr allah haku siiyo

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28942 жыл бұрын

    Amira indho quruxbadana(indhojacayl)ilahay hakuubarakeeyo quruxda

  • @qadroqaali7436
    @qadroqaali74362 жыл бұрын

    Mash allah hooyo kartileh

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan16252 жыл бұрын

    msha allh mamo cfmd taam ah allha kusiiyo

  • @feisalabdulahi9114
    @feisalabdulahi91142 жыл бұрын

    Keep going my sister ❤️💯💯💯💯💯

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein8312 жыл бұрын

    Abaayo guurso waa arin fcn lkn nin wiilkaga ciil darensiinayo iska ilaali Allah kuma tuso wiilkaga farxadisa ilaasho 🥰

  • @hafsoomar7797

    @hafsoomar7797

    2 жыл бұрын

    Wxaa ufcn intuu yaryhy inay gursato aniga heyday SAS camal gur isaga ilaalisay marka waynanay gursatay anigana gur ku fikiri jiry ugu dambayn waa gursaday anoo from tree ah😄🙈

  • @meymuunaadan4177
    @meymuunaadan41772 жыл бұрын

    Mom cimri dheer iyo cfmd allha kusiiiyo

  • @khadarabdi-qc5di
    @khadarabdi-qc5di Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ Amiira Wan ku jecelahy Abayo Walahi Ku Nolow Nolo Qurux badan ina sha Alah 🎉🎉

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial90972 жыл бұрын

    Naag ninkii hore markay jeceshahay ciyow ma guursaneyso isagana ma rabo inta ila aragto like

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed1162 жыл бұрын

    masha allh sister

  • @muhiimjamacmuhiimjamac6826
    @muhiimjamacmuhiimjamac68262 жыл бұрын

    Hooyada aduunka ugu fiican baa thy😫💞💕🥺❤️

  • @maryn.humble
    @maryn.humble2 жыл бұрын

    Xppti allah ha kula koriyo idin jeclhy my family ❤❤

  • @ayanabdul9571
    @ayanabdul95712 жыл бұрын

    Masha Allah ❤ 💯

  • @maslahsalad538
    @maslahsalad5382 жыл бұрын

    Amira abayo qof markasto ku dawado ahay abayo waxan yoga us 🇺🇸 amira waxan diyar u ahay inan kula garab taganado wayo waxa tahay qof qalbe wngsn wlhi love ❤ you

  • @kousar1233

    @kousar1233

    2 жыл бұрын

    @@ugbaadfaarax7855 Markasneh maxaa usheegeysaa

  • @soomiyaaabdullahi9342

    @soomiyaaabdullahi9342

    2 жыл бұрын

    @@kousar1233 😂😂

  • @Busines4354

    @Busines4354

    2 жыл бұрын

    @@ugbaadfaarax7855 yaab aa ledihn rer community qofkan ino Ben shegyo xata us oo qory 😆qof USE jogto maa sida u qorto wax 😂😂😁

  • @nawelnalka

    @nawelnalka

    2 жыл бұрын

    @@Busines4354 🤣🤣

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan82672 жыл бұрын

    Walaashey amiira hal talo aan ku sinaa wiilka yarkaa ka daa shaawarka ugu qubeyneysid cfmad ahan umaroona biyaha shawarka xoog ku socdan jirkiisa umaroona iyo wadnihiisa

  • @Zaynu143
    @Zaynu1432 жыл бұрын

    Say Mnzha allha ❤

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio39842 жыл бұрын

    Masha Allah abaayo keep going

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla23532 жыл бұрын

    Msha allh ilhey hanii xifdiyo

  • @istahilmohamud6320
    @istahilmohamud63202 жыл бұрын

    masha allh asiim alaha kudayo abaayo

  • @ady426
    @ady4262 жыл бұрын

    Sis cunuga tintan Ka xiir tin fcn USO baxese mashallah lkn amiiro iskaaa guurso

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty3452 жыл бұрын

    Hooyo mcn allow noo kaxafid

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia2 жыл бұрын

    Maamo mcnto love you 😍 Allena Haku cafiyo🥺🤲❤

  • @faadumoabshir8203
    @faadumoabshir82032 жыл бұрын

    Msha Alah momada walhi wan jclhy wa hyo fcn 🥰🥰🥰

  • @asmaasmaabdi7273
    @asmaasmaabdi72732 жыл бұрын

    Alleh haku cafido amiira queen wlhi dar alleh kuu jeclahy

  • @aweyscarab
    @aweyscarab2 жыл бұрын

    Waankusalaamay ina adeer tee maalin hore cot aan kuusooduubay wiillkeena yarka ilaahanoo xafido abti waxaan kuu duceeyay xaafidul qur aan ilaah hakaa dhigo abti walaal qaali walaal sheey adna iyo eeda Dee igusalaan wiilka ina adeerkee igusalaan dha maan caruur aan abtiga uahay igusalaan

  • @califarey4424
    @califarey44242 жыл бұрын

    masha alha alha haku xiftiyo

  • @najmaabdullahi2499
    @najmaabdullahi24992 жыл бұрын

    Wcs Wr Wbr Waan Kaa Qaadnay Hooyo Calwiyo Alle Ha Kuu Siyaadiyo Caafimaadka

  • @hodonismacil360
    @hodonismacil3602 жыл бұрын

    Hooyo waa qaali illhy ha diin daayo hooyo mcn💋❤️

  • @Khadramohame
    @Khadramohame2 жыл бұрын

    Masha allah maamo we love you 😘

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir61192 жыл бұрын

    Wcs wr wb hooyo mcn wan ku jclnahy illahy cfmad taam ah haku siiyo

  • @ayaanadaawe6385
    @ayaanadaawe63852 жыл бұрын

    Maamada ilaahy ha barkeyo

  • @ayanidil7919
    @ayanidil79192 жыл бұрын

    Mashallh ❤️ I love you mama

  • @nimcoqueen1980
    @nimcoqueen19802 жыл бұрын

    Mamo sido kale waku jecelnhay cimri dher iyo cibado suban🥰🥰

  • @xamdushmohamed9170
    @xamdushmohamed91702 жыл бұрын

    Masha.alaah walashey 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel12 жыл бұрын

    Mashalh sister guul lkn hablo routens ban so dhiga so dawada

  • @seynabcumar591
    @seynabcumar5912 жыл бұрын

    ❤❤❤❤mama ❤❤ thanks ilhayow cafi❤❤

  • @faisaomar1273
    @faisaomar12732 жыл бұрын

    m.a xppti farxad ku noolow ❤mcny❤

  • @seynabhasan570
    @seynabhasan5702 жыл бұрын

    Hoyo mcn waa ku jecelhay 💕💕💕 you

  • @muniiraabdinaasir264
    @muniiraabdinaasir2642 жыл бұрын

    wcs hooyo mcn waaku jecelnhy mom calwiya❤️❤️❤️❤️❤️❤️