Hooyo - Gulled Ahmed

Музыка

Gulled Ahmed -Hooyo- Directed By AHMED HEYKAL

Пікірлер: 1 664

  • @maxamedkheyre924
    @maxamedkheyre9247 жыл бұрын

    qof hooyadiisa kala fogyohiin hoyadiis uxiisey hestan soo booqdey like isaar #Hooooyo 😍😍😍😍💯🔝

  • @ilyaasslb3065

    @ilyaasslb3065

    7 жыл бұрын

    in badan waliba Allah waxan ka baryayaa inuu marlabaad na kulmiyo Hooyo mcn 😢😢😢😢

  • @nastehoadan922

    @nastehoadan922

    6 жыл бұрын

    Naik Esmial wa aniga 😧😧😧😧😧

  • @nasrinaaddani1408

    @nasrinaaddani1408

    6 жыл бұрын

    hooyady wn uxiisy 5yrs ma arg😓😓😪 ale hadhwro mmyinka dhn❤

  • @na3emaali38

    @na3emaali38

    5 жыл бұрын

    Sax wlhi

  • @amaalcumar6708

    @amaalcumar6708

    4 жыл бұрын

    😰😰😰😰ax wan kala fognahy aniga iyo hooyady

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE13 жыл бұрын

    the song is one of great songs ever sung for mums, and they deserve every thing , especially this song is fully dedicated to all our Somali mothers , what ever the circumstance the mother is there for u, the question is can we pay back this funder-mental right . I haven't seen my mum for almost 14 years , to be honest i don't have that much communication with her, which I am deeply regretting and extremely feeling guilty , although i do send her bill every 2 month, but that is not enough,

  • @Abdirahmaann

    @Abdirahmaann

    5 жыл бұрын

    ABDI ASKARI TUBE MAHADSANID SXB QORMADAADA WAA RUNTAA HOOYO WAA QAALI

  • @dagankaaba5240

    @dagankaaba5240

    3 жыл бұрын

    Abdi askariyoow xili aad adigu youtuber wayn tahy baan aqrinayaa commantigada legend 2021

  • @miski3389

    @miski3389

    3 жыл бұрын

    Wow! After almost 9 years I saw your beautiful comment Abdiaskari ...

  • @mroxfordwalaal2049

    @mroxfordwalaal2049

    3 жыл бұрын

    Sax

  • @hamzaibrahim3320

    @hamzaibrahim3320

    3 жыл бұрын

    by now i hope hooyo sfcn waad uxaririsa ina adeer ilahay hakuu deysto

  • @saadaqbarraxow3746
    @saadaqbarraxow37462 жыл бұрын

    2022 inta ila dawaneysa Ismuujiya Hooyo waqti dheer isma arkin 😭😭😭 Hooyo waan kuxiisay♥️ Hooyo la,anta adunyadu man joogen Hooyo Janada alle hakaa warabsho😭

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    2 жыл бұрын

    Hooyo cimri dheer caafimad ha i siiyo intii ka geeriyootay Allah ha u naxariisto Adduunyada dhan in Hooyo la dhaho eheed wlllhi Hooyo wax lagu mataalo lama haaayo❤❤❤

  • @amooy399

    @amooy399

    2 жыл бұрын

    Wa ikan love you mommy🥰🥰🥰💋

  • @amooy399

    @amooy399

    2 жыл бұрын

    @@ilwaadAbdurashiid4631 aamin sido kle noolow inte nolol jirto🥰🥰💋

  • @nashaadcalifarax8481

    @nashaadcalifarax8481

    2 жыл бұрын

    Hooyo mcn kuuxisay🥺😢😥

  • @shaaficishaaciyeciid4144

    @shaaficishaaciyeciid4144

    2 жыл бұрын

    Ani Love mamii

  • @mayacadey3828
    @mayacadey38287 жыл бұрын

    ilaahow hooyooyinkena inoo daay eeedo wx lala nolado mahn edoy awaal laayey arxan daraneey il xumi oo calool darnida 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 nolosheyda kuma ilaawaayo eeedo ilaaha ka ween ilhyoow hooyadeena cfmd cimri dheer ciwado suban inoo sii ammiin yaa rabbi☝👏👏👏

  • @fuaadmahamed385

    @fuaadmahamed385

    5 жыл бұрын

    Wll edo waa walifkaye cimridharar iyo cafimaad kugudaa quruxey

  • @farxaandaahircali5806

    @farxaandaahircali5806

    4 жыл бұрын

    Abaya sorry ani eedo lama jirin lkn wan ogahay iney xun thy sorry

  • @Kimu_Junior77

    @Kimu_Junior77

    4 жыл бұрын

    wanka xumahay abayo qali ah eedo xumanteda aniga marna ma ilaawi doono ilove you dear mama

  • @a.rahmansalafi5050

    @a.rahmansalafi5050

    4 жыл бұрын

    Wlhy anigey iheysaa anigo ah nin weyn misane aysan idili karin bay aabhyga iga horkentaa nacla safaaradeda kutaale😞

  • @hamdiali8238

    @hamdiali8238

    4 жыл бұрын

    A.rahman Salafi 😭😭😭 sorry walalkey ani waligeey eedo ma arkin lkn wan dareemi karaa love u mom❤️

  • @happygril6246
    @happygril62467 жыл бұрын

    ilaahoow hooyyoyinkeen dhamaantood janadii fardawsa ka hooy uga dhig aamiin I love you hooyo macaan

  • @hindasaciidharti463

    @hindasaciidharti463

    7 жыл бұрын

    Ammin walalo

  • @faxymohamed3679

    @faxymohamed3679

    7 жыл бұрын

    Anas cabdirizaaq amiiin bro

  • @xamdijacelhoyaded4265

    @xamdijacelhoyaded4265

    6 жыл бұрын

    happy gril Aamiin sharafey shukran

  • @kassimyusuf6329

    @kassimyusuf6329

    6 жыл бұрын

    happy gril xzz

  • @abdifatah8189

    @abdifatah8189

    6 жыл бұрын

    happy gril amiiin moom

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala80337 жыл бұрын

    hooyo aduunka nabad ku joog aakhirana janada dhaman hooyoyinka allaha dhowro

  • @salmaanahmed3229

    @salmaanahmed3229

    6 жыл бұрын

    d6 tcubi

  • @butackapuur7595

    @butackapuur7595

    5 жыл бұрын

    Liibaan al cadala

  • @quenranuuda5690

    @quenranuuda5690

    5 жыл бұрын

    Aamiin yarabi aqiii

  • @filsanaxmed2233

    @filsanaxmed2233

    4 жыл бұрын

    Adunkan nabad iyo hooyo nolow hooyoinka alllahu dhowro

  • @abdiraanyare6183
    @abdiraanyare61832 жыл бұрын

    After 14 years tonight I’m listening this song. My Allah grant jannah our mother. This so song is emotional 😭Guled Ahmed thanks for your voice.

  • @abdirasak3892

    @abdirasak3892

    2 жыл бұрын

    Aamin

  • @najimohamed1412
    @najimohamed14122 жыл бұрын

    I love you Hooyo Macaan AAd baan kuugu Xiisay ,Ilaahay dib ha inoo kulmiyo Inagoo cafimaad qabna . Maalin Jimco Ah Taariikhdu Ay Tahay 17december 2021, Saacadu Waa 07:00pm . Dhamaan Hooyooyinka Ilaahay Ha daayo Inta nool inta dhimatayna Allah Yarxama

  • @najimohamed1412

    @najimohamed1412

    Жыл бұрын

    Sanad kadib waxaan dib u dhageysanayaa 26 December 2022 . Saacadu waa 11: 06pm waxaan ka dhageysanayaa magaalo ku taala dalka Masar oo Lagu magacaabo Mansoura . Gaar ahaan maktabada Groot . Anigoo si dhab ah ugu xiisay hooyaday macaan 😢😢. Dhamaan hooyooyinkeena ilaahay ha inoo xafido .

  • @warya_abdi
    @warya_abdi2 жыл бұрын

    14 years later, and I’m still watching this masterpiece! Miss u Hooyo.❤️🥺

  • @thenobleroda9872

    @thenobleroda9872

    2 жыл бұрын

    Same

  • @xaarithcabdullaahi116

    @xaarithcabdullaahi116

    2 жыл бұрын

    LAGEND

  • @pkrnrsp

    @pkrnrsp

    2 жыл бұрын

    Sidoo kale

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    2 жыл бұрын

    Sido kale

  • @Sunnyplaysz

    @Sunnyplaysz

    6 ай бұрын

    This song was for my grandma his mom

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali25945 жыл бұрын

    Naftu waa amaane, Ajashaada hooyo hadii ay idlaato oo iilka lagu dhigo kuma cuno aboore. Ayadahaa Quraankiyo ducan kuu akhrinayaa, Naxariiista Eebena idam Alle waad heli. Intaad dunidaa joogtoo nolol ayatiin wacan aakhirana fardowsaa Anbiyada agtoodana Eebaan kuu baryayaa.😢❤❤❤💋🥀⚘ #8May2019

  • @ManowManka-rn6qu

    @ManowManka-rn6qu

    10 ай бұрын

    Abaayo adhiga manoshaxay 4 yrs kadip ayn arke qoralkanga Xada noshaxay cimri dher Allah hakusiyo Xadaa dhimate Allah hakunaxaristo abaayo wlshy 😪😘💞

  • @qarjiijunior2394
    @qarjiijunior23942 жыл бұрын

    Wlhy heestan xasusu ayay igu ledhy 2008 anigo yare oo joga qabridahare oo kirish booy kaaa ah dameer gaari hooyadey Ana wali arg baa haben habeenada kamid ah anago safar ah oo qabridahare kabaxnay u socona duure iyo tayeen iyo buuubiii ayan heestan maqlay wlhy wan iska oooyey waxan go.an ku garay hoyadey inan radiiyo 2009 wan sobaxay nairobi ayan imaday anigo yre wlhy hooyo waxey jogtay dalka mareykanga weynaa itimaday alxmdulillaha manta isku mel ayanu jogaanaa xasusu

  • @hamzaaliaxmed9917

    @hamzaaliaxmed9917

    2 жыл бұрын

    Xasuus weyn😓😓😓

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    Жыл бұрын

    Masha allah Allah hooyo cimrigeed haku barkeeyo ❤❤

  • @farahabdiaziz8276

    @farahabdiaziz8276

    6 ай бұрын

    Mansh Allah Alle haisku kiin daayo ❤

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie61824 жыл бұрын

    Hooyo nolol aayatiin wacan aakhirana fardawsa ayan alle ku waydiiyay salaad walba waankugu duceya hooyo , ilahay hayka tuso hooyo anagoo cafimad qabna inshalah , I love you hooyo ❤️😭

  • @abdifatahsports2949
    @abdifatahsports29494 жыл бұрын

    I miss my mom,may Allah rest her soul in peace your kid here misses you more😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Forever in my heart ❤️ aqrinaa fardowsaaa mummy

  • @hassanmohamed-cs8gs

    @hassanmohamed-cs8gs

    3 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud254110 жыл бұрын

    I was crying when I listen this song My mommy she's my everything my heart my eyes I love you hooyo macaan 4ever ♥! Aduun iyo akhiraba dhamaan hooyooyinka dhamaan Allaha dhowro ♥ :'(

  • @sabrinmohamed5730

    @sabrinmohamed5730

    4 жыл бұрын

    Aad ayaan ujcelhy

  • @omayr8888

    @omayr8888

    4 жыл бұрын

    maryan mohamud me 2 automatically i was crying wheh I listen

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Жыл бұрын

    Hooyo nolol aayatiin wacan aakhirana fardawsa ayan alle ku waydiiyay salaad walba waankugu duceya hooyo , ilahay hayka daayo hooyo , I love you hooyo ❤😭

  • @amranraage2102
    @amranraage21025 жыл бұрын

    Xaas baan galaa mar waliboon dhageeso😭😭😭😭 hooyo mcn aaqira fardowsan anbiyada aktooda eeban kuu baryay😭😭😭😭🙈👉😍😘💯

  • @liibaanxasanwarsame550

    @liibaanxasanwarsame550

    4 жыл бұрын

    Wlh anigane sido kale hestaan waxe sobaxday xili aan hooyadey Kala maqnen lkn hada waisla jognaa ilahow cimri dheer iyo cibaado isii

  • @cayush2472

    @cayush2472

    3 жыл бұрын

    @@liibaanxasanwarsame550 amiin ya rabi

  • @ayaanismail7616
    @ayaanismail76162 жыл бұрын

    Maalmihii udanbeeyay 2021 ayan dawanaya heestan alle hooyoiyinka muslimka oo dhan ha karameyo aakhiro iyo aduunkaba❤😥

  • @iman1527

    @iman1527

    8 ай бұрын

    Amin syster 🥰

  • @abshircabdi9895
    @abshircabdi9895 Жыл бұрын

    frome 2007 to 2023🎤

  • @MohammedTahliil-cv6gf

    @MohammedTahliil-cv6gf

    Күн бұрын

    That's True ❤❤❤❤

  • @M.khadar
    @M.khadar3 жыл бұрын

    Heestaan markee soo baxeesay 6 sano jiray hadana 20 jiraa alxamdulillaah ❤️❤️❤️😭 hooyo macan Allah ha noo daayo inta ee ka dhimatayna Allah u naxaristo

  • @MuunadMedia
    @MuunadMedia3 жыл бұрын

    Naftu waa Amaanee Ajashaada Hooyooy Hadii aad idlaatoo Oo iilka lagu dhigo kuma cuno awooree. Aayadaha qurankiyo Ducaan ku aqrinayaa Naxarista eebaane Idim alle waad heli Intaad dunida hogto Nolol Aayotiin wacan Aqirna firdowsaan Ambiyada agtoodana Eebaan kuu Baryaayaa Hooyooyinkena dhamaantood Jirkooda Cadaabta allaha Ka xoreeyo Amiin Amiin

  • @ishwaaqmire3719
    @ishwaaqmire37198 жыл бұрын

    this song makes me imotional and carry remembering ma the only one in a million ma number one ma world ma happiness luv u more hooyo mcaaan may Allah grant you N janatul firdows

  • @halimamohamed7692

    @halimamohamed7692

    8 жыл бұрын

    Hjllllhg. ..ccx,zjhguiobji9ynaburkrl pfyh. Bum I ygg. Logo duyrgr

  • @rasmiyaali7275

    @rasmiyaali7275

    6 жыл бұрын

    ishwaaq mire Ameen!

  • @user-qq4my4zc2t

    @user-qq4my4zc2t

    6 жыл бұрын

    Jannda ku kulma y rpi

  • @fahadahmed1231

    @fahadahmed1231

    6 жыл бұрын

    ameen inshaalah

  • @amalabdirahman5462

    @amalabdirahman5462

    6 жыл бұрын

    Ameen Ameen 😘😘😥😗

  • @arowbeehofficial8943
    @arowbeehofficial89434 жыл бұрын

    10 sano isma arag hooyadey maalin walba heestan ayaan dhegeystaa kadibna waa iska ooyaa intii hooyadooda inbadan kala maqan yihiin like ii saar #hooyo

  • @haidarsweedendream9101
    @haidarsweedendream91016 жыл бұрын

    Mom fadumo mohamed mo'alim allah ha kuu naxariisto janatul firdowsa allah ha kugeeyo hadaan adiga kuwayay ilhy aduunka wax dhiba iguma tuso ilhy janada ha nagu kulmiyo

  • @xamduushabdilaahi5094

    @xamduushabdilaahi5094

    3 жыл бұрын

    Aamiin wll

  • @user-vq1kk1ft1n
    @user-vq1kk1ft1n10 ай бұрын

    Heestaan inta gadaal ka,dawatay. 2023. .. ismujiya Hooyo waa noloshyda aduunka❤❤❤

  • @tygat-rawwdope8724
    @tygat-rawwdope87247 жыл бұрын

    illahow u naxariso mama o dhan amiin amiin 😘😘😘

  • @sooyalsuldan310

    @sooyalsuldan310

    6 жыл бұрын

    wlhi kama xiiso dhaco heestan waan qiiro daa markaan dhegaysto allow intii hooyo Muslim ah dhimatay u naxariiso inta noola cimriga u dheere iyo caafimadka aamiiin aamiiin

  • @mishtiahmed3184

    @mishtiahmed3184

    5 жыл бұрын

    AMIIN AMIIN

  • @nuuryusufhussen6168

    @nuuryusufhussen6168

    5 жыл бұрын

    Amiin

  • @nuuryusufhussen6168

    @nuuryusufhussen6168

    5 жыл бұрын

    @@mishtiahmed3184 Amiin amiin

  • @mishtiahmed3184

    @mishtiahmed3184

    5 жыл бұрын

    Nasrudiin hussen yeah ❤️thanks 🙏

  • @mohamedmohamud7610
    @mohamedmohamud76109 жыл бұрын

    a never forget this song coz it remainds my mome really ma eye tears

  • @bbyK898

    @bbyK898

    7 жыл бұрын

    MOHAMED MOHAMUD me two hno hooyaday xasuusta alle ha u naxariste

  • @halimoali3923

    @halimoali3923

    3 жыл бұрын

    bile jyyj0ùo

  • @jabriilcabdulleali8042

    @jabriilcabdulleali8042

    3 жыл бұрын

    Waaan ka simanahay dareenkaan alla ha u naxriista hooyo

  • @nabiilomar6743
    @nabiilomar6743 Жыл бұрын

    qofna asagoo yar buu hooyadii waayay. qofna asagoo wayn, qofna waqtiga baa kala qariyay, waxan xasuustaa talefanka walshey ila dhalatay ka dhageesan jire marka aan dugsiga ka imaado markaasna hooyo waan lajoogay, lkn maanta micnaha heesta aad ayee iitaabanaysaa waayo hooyaday maan arag, sadaxsano 😥😢 safar waxbarasho iyo xaalado adag aan qalbiga ka dareemaayo lkn alx wee nooshahay hooyo , waxaan unoolahay in aan oofiyo balanka hooyaday, taariiqda maanta waa sunday 11/27/2022 time 7:10 AM, inti hooyooyinkooda geeriyootay allaha unaxariisto, inti waqtiga kala fogeesayna caafimaad dib allah kukulansiiyo aamiin aamiin, hooyo baari haloo ahaado😥😢

  • @NoorAli-ov2hx

    @NoorAli-ov2hx

    Жыл бұрын

    Aaamiin Yaa rabb 🤲

  • @user-pt6wf3qe9u

    @user-pt6wf3qe9u

    Жыл бұрын

    Ani waxaan ku,arky 7/15/23❤❤ ani way inoshahy lkn islama jogno muddo 2sana lkn wan boqda markan fasax helo❤❤ full respect hooyo macaan

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    10 ай бұрын

    @@user-pt6wf3qe9uMasha Allah alaha hakau siiyo cimri dheer 🤲🤲

  • @HanaanAbdi-kl4qp

    @HanaanAbdi-kl4qp

    9 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-li5wu1es7w

    @user-li5wu1es7w

    7 ай бұрын

    wll aad baa qalpiga iga taabtye xagee jogtaa xageese kala soo xiriirah😢

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials2 жыл бұрын

    Wlhy this song made me cry alot and i haven't seen my mum for abt 20yrs. My allaH sw gave you janatul firdowso❤️❤️🤲🤲🤲 Wlhy yr small boy had miss you alot😭😭😭😭😭

  • @milazmilato7965
    @milazmilato79652 жыл бұрын

    14years later watching this song it really made me to remember my friend whose mother died at that time and she was listening to this song most of time May Allah give her mother janatul firdaus

  • @hodanmohamud2843
    @hodanmohamud28438 жыл бұрын

    Like ku riix hadi hoyada tahay indhahaga❤️

  • @maxamedahmed6238

    @maxamedahmed6238

    8 жыл бұрын

    like

  • @anobmohamed2411

    @anobmohamed2411

    8 жыл бұрын

    😂😂taa ma shakiya ku jirto

  • @cabdulasiiscabdullahi6472

    @cabdulasiiscabdullahi6472

    7 жыл бұрын

    +Hodan Mohamud Haye abayo mcnto waan kugu riiiiiiixay.

  • @hodanmachoo6788

    @hodanmachoo6788

    6 жыл бұрын

    Allow uraxmo hoyadeey

  • @abdirahman6734

    @abdirahman6734

    6 жыл бұрын

    Hodan Mohamud Hooyo mcn Allow kudaaa

  • @dubejnr4326
    @dubejnr43262 жыл бұрын

    Whenever I listen to this song,I always cry😭😭😭may Almighty Allah rest my mum soul in jannah.

  • @habibaissak2575

    @habibaissak2575

    2 жыл бұрын

    Ameen

  • @jnazir

    @jnazir

    Жыл бұрын

    Amen 🧕🏾🤲🏽

  • @abdiawed3540
    @abdiawed35404 жыл бұрын

    😭😭😭 hooyo ilahay naarta haka dheereeeyo Inta sidayda xusuuso iyo qiiro gaara ku dareemaya heestan like😭😭

  • @msshanaan7678
    @msshanaan76785 жыл бұрын

    Who still waching 2019🤣👉👍

  • @haakhrinsawirkayga2451

    @haakhrinsawirkayga2451

    4 жыл бұрын

    You are not alone

  • @alhamdulilaahalluakbar595

    @alhamdulilaahalluakbar595

    4 жыл бұрын

    mss hanaan anigoo hargaisa joogan dhagaysan jiray oo hooyaday agjoogaa hada a waa igafogtahay

  • @abdiomarmohamed1103

    @abdiomarmohamed1103

    4 жыл бұрын

    Me Hoyoo special!🤲🏾😊🌷

  • @keeneylucky3480

    @keeneylucky3480

    4 жыл бұрын

    2020

  • @unknowsuperhuman750

    @unknowsuperhuman750

    3 жыл бұрын

    Ma nooshy wlo

  • @aarkaahmed5635
    @aarkaahmed56354 жыл бұрын

    Intaad dunida joogto 👸🥀 Nolol aayatiin wacan 🔥 Aakhiranafardowsaa 🔥🥀 Anbiyada agtoodana🥀 Eebaan kuu baryaa 😭🤲 Naftu waa amaane ☝️ Ajashaada hooyoy 😭😭 Hadii aad cidlaatoo 😭☝️ Oo iilka lvu dhigo 😭😭 Kuma cuno abooree 😭😭👸❤ Aayadaa qur'ankiyo ❤ Ducan kuu aqrinayaa 😭🤲 Hooyo mcn 😭 Ilhy wxn kabarya mar un dib ino inoo wda kulmiyo 😭😭😭😭😭😭😭❤🤲🙏🏻

  • @yuwaazackl311
    @yuwaazackl3115 жыл бұрын

    Who is still watching this song " I love you Hooyo " Amaan tada kama dallayo sidad adigu ugaa daali weyday koorintayda iyo saxaradeyda urkeedi 😢😢 " I miss so much Mom " Hadad hooyada uxiistay Hit like

  • @mr.wale5
    @mr.wale52 жыл бұрын

    After spending 5 years in a foreign country without seen my lovely mum!!! Watching with Emotional and tears but thanks to Allah that she still alive, will be there very soon in Sha Allah. #LoveYouMum.

  • @nuurkeyhaji

    @nuurkeyhaji

    2 жыл бұрын

    I.a waxaan rajeeynaa inaad kulantaan walaal

  • @shobasteadejunior.7080

    @shobasteadejunior.7080

    Жыл бұрын

    💕💘💕💘💘💘💘💘💘💘💘💘💕💘💘💘💕💘💘💘💕💘💘💘💘💘

  • @miski3389
    @miski3389 Жыл бұрын

    Dareenkeyga ma cabbiri karo wllhi. Illin baa I wada qoysay. Hooyo waa wax walba.❤️🙌🙏💞 Alloow wax dhiba ha tusin.

  • @m.farah07
    @m.farah074 жыл бұрын

    Anigo 6 sano jir ah bay hooyadey dhimatay allow ku naxariso HOOOYO😭 Aniga iyo inta ila midka ah HOOYO Alla naga wada jeclaaday😭

  • @wilshasomaliyedwalshodkaya4585

    @wilshasomaliyedwalshodkaya4585

    4 жыл бұрын

    Aamin allh ha u naxristo

  • @m.farah07

    @m.farah07

    4 жыл бұрын

    @@wilshasomaliyedwalshodkaya4585 ameeen😭

  • @farhioabdikadir3495

    @farhioabdikadir3495

    4 жыл бұрын

    Amen ani 5 sana jire 😥😥😥

  • @asmadahabo6472

    @asmadahabo6472

    4 жыл бұрын

    4 sano jir

  • @zamzamupdirahman2382

    @zamzamupdirahman2382

    Жыл бұрын

    Waa run wll dhmnteenba alle haw naxariizto

  • @_wll____
    @_wll____8 ай бұрын

    Hooyo farxad ku nooloow cimrigaaga inta ka dhiman waxa xun alle hakaa ilaaliyo aad baan kuu jeclahay hooyo gacaliso❤️🥰

  • @zackmagan4416
    @zackmagan44164 жыл бұрын

    Walahi runtii xasuuus ayaan galaa 2020 markan maqlo heeskan 23 sano hoyadey ma arag oo duruuf ayaa nakala geysay Hada waxan kusuganahay dalka Qatar waxaan ushaqeynaya sidii aan hooyadey macaan usoo arki lahaa iyado kusugan itobiya gaar ahaan magalada Gunagado Hooyo 23 sano kadib wiilkagi wuu kusoo socda Ilaahow hoyadey iyo hoyooyinka kaleba janada kawaraabi

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji55725 жыл бұрын

    walashin o hooyaded ka foogtahay si xad dhafna ugu xiisantahy aya so boqotay halkan Hooyo macan waku xisay ifkana wan ku jacelahay 😘😘❤2019 1 6 January

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal3 жыл бұрын

    Heesta keliya ee hooyo loo qaday si gaara ii taabata Iwill never forget this song 😢❤ alle ha xafido dhamman hooyooyinka somaliyed🤲

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial60872 жыл бұрын

    Ilaahow hooyadey mcn u naxaristo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 iyo dhaman intii hooyadooda dhimathy inti ay hooyo u noolashahay Allah u hafido June 7 2020 waa maalintii iigu murugada badneyd 😢😢😢😢 Iigu soo duceeya hooyadey mcn jinatul fardowsa Allah ka waraabiyo🤲😢😢😢😢😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    10 ай бұрын

    Rabbi janada fardowso alaha haka waraabsho hooyo wll😢

  • @mastaraadanofficial6087

    @mastaraadanofficial6087

    10 ай бұрын

    ​@@ilwaadAbdurashiid4631Aamin wllo

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse14074 жыл бұрын

    Heestaan 2008 walaasheey iga weyn baa radio gashan jirtay oo hooyadeed la waaysanaa 20sano lkn dib bey u heshay hadda alx xasuus😭❤

  • @jnny785
    @jnny78514 жыл бұрын

    Finally after 17 years mom and I going to meet. I can`t wait too see her after all this years even thought I called her every sunday. Don`t listen much to Somali music though i love it, but I get very emotional listening to them. I really don`t know what a`ll say but a`ll not leave her site for the little moment we are going to be together... InshaAllah !!!! This tune got under my skin , ty for the tune Gulled......

  • @abdishakurahmedjama8354

    @abdishakurahmedjama8354

    Жыл бұрын

    bro are still there 🙄🙄if you are i have the utmost regard for you legend

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS Жыл бұрын

    Wxaan huba inaa heestaan miraha macan Dib usoo booqatay hadaa iga danbayso Like dhac kusii🤗😢

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet3 жыл бұрын

    Who still watching 2021🥰🖤

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar.11 ай бұрын

    intaa dunida joogto Nolol aayatiin wacan Aaqirana fardowsaa Ambiyadana Agtoodana Eebaan kuu baryayaa Hooyo la aanta Dunida maan joogeen😢😢 Rabiyow hooyooyinkeen u naxariso vedio gaan quruxda badan waxan dawan haya 15sano kabacdi habeen jimca 18/08/2023 Hadaad qoralkeyga aragto walal cafimad io cimri baa kuu rajeynaa 😢❤

  • @HanaanAbdi-kl4qp

    @HanaanAbdi-kl4qp

    9 ай бұрын

    😢😢😊

  • @Shakiira-ge7nv

    @Shakiira-ge7nv

    8 ай бұрын

    😢😢😢amiin pro walidiinteena ilahey ha unaxariisto 😢😢😢

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla66115 жыл бұрын

    Waxaan ku xusuustaa gbr xiligaas 5 jir ahayd oon diris ahayn ayaa qaadi jirtay aad beyna u jcleed kama xiiso wlh runtiii hooooooooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane64182 жыл бұрын

    Childhood memories 😢 This is inspiration for this masterpiece song After 15 years I am listening this song May Allah Grant Jannah our mother I don’t why my eyes tears when I hear this song Long Live mommy

  • @cabdifatahnuur9142
    @cabdifatahnuur91424 жыл бұрын

    15,12,2019 hadaad hoyadaa u xiisetey sideydoo kale 😢😩 like

  • @abdicali6744

    @abdicali6744

    4 жыл бұрын

    Hoyo miss you ❤️❤️❤️

  • @abdinasirabdi4617

    @abdinasirabdi4617

    3 жыл бұрын

    Eedo awaal laay alle imo geliyo gacanta eedo

  • @cayush2472

    @cayush2472

    3 жыл бұрын

    @@abdinasirabdi4617 dhamanten allah kamagan galbay

  • @allayacizakofficial3901
    @allayacizakofficial39014 жыл бұрын

    Aduunka hooyo ayan kaheysataa illahy ha iideysto❤

  • @pablogariomosalah2897
    @pablogariomosalah28972 жыл бұрын

    14year's later am here watching it emotionally 😭😭😭😭May Almighty reward all our mothers with paradise 🥰🥰🥰🥰

  • @omartikey1587

    @omartikey1587

    2 жыл бұрын

    Aameen

  • @hadijaboru5830

    @hadijaboru5830

    2 жыл бұрын

    Ameen

  • @musayourson-in-law3104

    @musayourson-in-law3104

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @bahsaney
    @bahsaney16 жыл бұрын

    good work gulled,it is realy a good song..for those who dont know paradise lies under the feet of your mother so always respect your mum..nakupenda hoyo

  • @abdishakurahmedjama8354

    @abdishakurahmedjama8354

    Жыл бұрын

    bro are still there 🙄🙄if you are i have the utmost regard for you legend

  • @kinglaash8369
    @kinglaash83692 жыл бұрын

    Wlhi i have the best mother in the world and maybe i haven't seen her for a month but it feels like decades. Hooyo waan ku jeclahay❤❤❤ Laantaa hooyoy calool dabacsan ma lahaadeen mana ahaan laheen ruux sheey kasta, dadka, xoolaha geedaha iyo wax weliba ruux si qoto dheer u dareema una fahma. Love you hooyo macaan....inta ani cml hooyadood jecel like dac igu siiya.

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial25893 жыл бұрын

    12 sanno ka dib udaawanaya Waaaaaw xazuuz waayo waayo xazuuz guuleed dhahar ex fanaan go forward qofkii iga dambeeya like hayla dhaafin

  • @qayshappy6446
    @qayshappy64463 жыл бұрын

    Adbaan kuu jeclahay hooyo walpo oo somaliyeed♥️♥️♥️🌹

  • @nimoarab2253
    @nimoarab22536 жыл бұрын

    Hoyo laanta waxba ma ihi ❤️ talaba walba an qado ada u sababa

  • @mohahussen5985

    @mohahussen5985

    6 жыл бұрын

    Talaaabo walba oo wangsn ood qaado hooyada usabab ah mnsh allh allh hkudayo oo hanoodayo hooyinka idil aamin

  • @nimoarab2253

    @nimoarab2253

    6 жыл бұрын

    Moha Hussen amiiiiin wllo mcn

  • @Niciimaa
    @Niciimaa Жыл бұрын

    I love you hooyo macan😭❤️ilahay ha inoodaayo hooyooyinken🥺

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm216 жыл бұрын

    Who's whatching in the still 👊 Hooyo nolosha idilked iFka Farxaad igu joog akhiinaaa😢 Janadii😢 heestn marka maqlo Maa seexdo wlhi😢 😭😢😢😭😢

  • @noloshacusubsodhawee1338

    @noloshacusubsodhawee1338

    6 жыл бұрын

    Ibraahim Shakul Yare me😥😥😥

  • @princessrihaana4854

    @princessrihaana4854

    6 жыл бұрын

    Ibraahim Shakul Yare aamin wllky allow hooyoyinkena odhan allaha unaxriisto

  • @liibaankhaliif857
    @liibaankhaliif8578 жыл бұрын

    OMG ¡ HOOYO MCN Ilaah naxsriisti jano hago siiYo Amiin amiin

  • @liibaankhaliif857

    @liibaankhaliif857

    7 жыл бұрын

    😢😭😢😢😭😢😭

  • @hodanmachoo6788

    @hodanmachoo6788

    6 жыл бұрын

    Ameeen😢😢

  • @QadhawQadhaw

    @QadhawQadhaw

    6 жыл бұрын

    Aloow hooyo janada gee

  • @queenjasmine7250

    @queenjasmine7250

    6 жыл бұрын

    liibaan khaliif aamin

  • @xadadanyarehole8105

    @xadadanyarehole8105

    6 жыл бұрын

    Aaaaamiiin

  • @aminahujale1049
    @aminahujale10494 жыл бұрын

    Hooyo waalamahuran waxlamidah adunyada lagamahelo. Akhiro jano iyo adunka oraxo eba hasiyo hoyoyinkena. Ameen. Wlh this song makes me emotional.

  • @amienzyyali1002
    @amienzyyali10024 ай бұрын

    Heestan 12 years ayaan dhagaysanaya ❤ Waxay ka Turjumaysa dhibkay hooyo mcn inala soo martay iyo qiimahay hooyo leedahay😩🔥😍 Alle waxan kaga baryaya cimri dheer iyo caafimad taama hooyo macan wan ku jeclahay noloshaydii ❤️muna Hussien meecaad ali 🫀🌏😢 Alle hooyoyinka inoo daayo 😢❤ 2024🎧

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish33004 жыл бұрын

    Wiilkii guuled xaguuu kadhacay qofkii tebay like haysaro

  • @bisharoabdirahman1759
    @bisharoabdirahman17597 жыл бұрын

    ilahow unaxariiso hooyo odan inta dhimatana janada Allah hageyo inta bolna haku noladan noolal wacaan

  • @salmanmaxamed1470
    @salmanmaxamed14705 жыл бұрын

    12sano ka dib wllhi waqti heestan qiray igalisaaa hooyo alle dambigaaga ha dhaafo

  • @cabdifataax8665
    @cabdifataax86652 жыл бұрын

    Very emotional song, i break down in to tears when ever i hear or remember of this song. I found both mother and father in my mom. May Allah SW Bless You Mommy. I Love You All The Way Through ❤❤❤❤

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia4 жыл бұрын

    Allow kunaxariso hoyo mcn adiga Iyo abe mcn inti walidintoda u jogto Allah ha u xafdiyo iney xafidtanna Allah ha u kaaso ay bari unoqdan walidintoda ax xxxx 💔💔🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdulaahixasan789

    @cabdulaahixasan789

    4 жыл бұрын

    Aaamiin abayo mcn 😓

  • @Hugaanmedia

    @Hugaanmedia

    4 жыл бұрын

    @@cabdulaahixasan789 shugran wall qali

  • @hanadabdullahiaden9617

    @hanadabdullahiaden9617

    3 жыл бұрын

    Ax sorry Samir ❤️😢😢✊🏼

  • @Hugaanmedia

    @Hugaanmedia

    3 жыл бұрын

    @@hanadabdullahiaden9617 sorry wallo 😍🙏🏼

  • @moewarsame2010
    @moewarsame201014 жыл бұрын

    This is an Inspirational song, Life changing for those who don't treat Their mom Like a Queen... If you're a good Listener, U can Learn a lot from this song.. THANKS GULLED!

  • @ina_hajiali

    @ina_hajiali

    Жыл бұрын

    XILIGA TVGA KA FIRSAN JIAY ADNA MOPILE LAHAY MA NOSHAHAY HADEER

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb30657 жыл бұрын

    Hooyo mcn 😢😢😢kuu xiisay inbadan ilaahay waxaan ka baryayaa inuu marlabaad iskeen tuso aamiin yaa rabi ifka raaxo ku noolow aakhirona halkii ron😍😍😍💜💛💚💚😢😢😢😢😢😢

  • @malyunhussein2061
    @malyunhussein20614 жыл бұрын

    I love my mum she is my ride and die and always pushes me to greatness. The love of a mum I hope one day I will be half the woman she is to my kids inshaalah

  • @axmedali7731
    @axmedali77313 жыл бұрын

    Nasiib uma yeelan hooyo&aabo Waqti laqato anigo wax garto 😭 Alla iga jecladay rabow unaxariisto 🙏

  • @cayush2472

    @cayush2472

    3 жыл бұрын

    Same 😔🥺Allah unaxaristo hooyoyinkena amiin ya rabi 🥺🥺

  • @cayush2472

    @cayush2472

    3 жыл бұрын

    Dhamantod allah unaxaristo

  • @user-qs8ib6fi9g

    @user-qs8ib6fi9g

    22 күн бұрын

    Iilaahay ha u naxariisto hoyoyin.keen maxan xanuun maray mom 😢

  • @iamyaxye8455
    @iamyaxye84556 жыл бұрын

    Hadad 2018 dawnaayso heestan iso sheg

  • @queennsren5417

    @queennsren5417

    6 жыл бұрын

    Yaxye marcos Waan daawanayaa ilaa 2080 😂😂 Luv u hooyo

  • @zuhuraahmed3622

    @zuhuraahmed3622

    6 жыл бұрын

    Yaxye marcos 👆

  • @nasrinaaddani1408

    @nasrinaaddani1408

    6 жыл бұрын

    wanaknba de😅

  • @iamyaxye8455

    @iamyaxye8455

    6 жыл бұрын

    Wad mahadsan tihiin😃

  • @roodaabshir9558

    @roodaabshir9558

    6 жыл бұрын

    2018

  • @yahyekaysemohamed1471
    @yahyekaysemohamed14712 жыл бұрын

    13 years later I still witching the great songs 🎵 Guled Ahmed Legend

  • @salmanura5109

    @salmanura5109

    2 жыл бұрын

    Me2

  • @munnaxawadley2392
    @munnaxawadley23925 жыл бұрын

    Hadda Daawaneyso Hestaan 2019 like saar

  • @Fargeeto7hrs
    @Fargeeto7hrs Жыл бұрын

    I don't know what to write, but tears are coming from me.😭😭👸👸my queen👸👸

  • @fareedhassan952
    @fareedhassan9528 жыл бұрын

    intad dunidaa jogtoo nolol ayatin wacan akhirana fardawsa ambiyada agtodiyo eban ku baryayaaa naftu waa amane ashasha hoyoo hadi ad idlato oo ilka lagu dhigo kuma cuno abore ayadaha qurankiyo ducan ku akhrinayana naxarista ebana lm

  • @naseem-techniques7877
    @naseem-techniques78773 жыл бұрын

    Gulled Ahmed 💓 If your listening this song in 2021 Your a legend👏👏

  • @kordahab3258
    @kordahab32586 жыл бұрын

    Waxan la noolahy HOOYADEY MACAN hadana kama xiisa dhaco waxan jeclahy xanun yar hadii an dareemo anigo INDHAHEDA fiirinaayo iney nafta iga baxdo 😭 loooooooovvvvvvve u HOOYO MCN 😍😘

  • @Duceysane8
    @Duceysane811 ай бұрын

    15 years later tonight I'm watching 👀 😢😢😢❤❤

  • @bashkaelmi8472
    @bashkaelmi84724 жыл бұрын

    Who's waching 9/2k19 Ayadaha quraankiyo ducaan kuu akhrinayaa hooyo mcn illahay cimri dheer iyo cafimaad haku siiyo

  • @hanadabdullahiaden9617
    @hanadabdullahiaden96173 жыл бұрын

    intaad dunida joogto nolol ayatiin wacan aakhirana janadii hooyo ❤️❤️😢🥰

  • @Ubax2007
    @Ubax20074 жыл бұрын

    This songs bring back a lot of memories Mashallah

  • @caanobooro1446
    @caanobooro14464 жыл бұрын

    10 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂 inaba caadi ma aha heesta

  • @dahiyeahmed3581
    @dahiyeahmed35819 жыл бұрын

    I love this song it reminds me my lovely late mum..hooyo rest in jannatul firdows

  • @eckeibreezybwya4035

    @eckeibreezybwya4035

    3 жыл бұрын

    Amin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @kabacade252
    @kabacade2525 жыл бұрын

    Like taabo hadaad 2019 daawanayso hooyadaana sannado badan aadan arag oo saaid aad ugu xiistay

  • @muniishahassan143

    @muniishahassan143

    4 жыл бұрын

    Sax

  • @mohamedsulayman2340

    @mohamedsulayman2340

    4 жыл бұрын

    Mom walahi waan uxiisay ilahay nabad ha igu tuso 😍😭

  • @fadumaabdullahi2435
    @fadumaabdullahi24354 жыл бұрын

    2020 carona time iyoo warer markaan adunyadaa barwaqoo ayeey aheed walle like dac dac dac kusi

  • @eckeibreezybwya4035

    @eckeibreezybwya4035

    3 жыл бұрын

    Haa wllhi waa wagti mudan in la xasuusto wllhi Allow noo dhowr Hooyo mcn

  • @sucaadsomali7963
    @sucaadsomali79633 жыл бұрын

    Hooyo dhib naga soo marte Allah magantiisa Allaha ka dhigo hooyadey macaaan 🌷😘

  • @happygril6246
    @happygril62467 жыл бұрын

    maasha Allaah Alaah yacizka fanaan qaali AHA guuleed axmed

  • @originallyowliya3091
    @originallyowliya30916 жыл бұрын

    They have to play this song at my wedding In’sha’Allah. I loved it since the first time it came out.

  • @husseinmohamed1650

    @husseinmohamed1650

    Жыл бұрын

    It's 4yrs later probably you already married so did they?

  • @nasraabdi4249

    @nasraabdi4249

    Жыл бұрын

    ​@@husseinmohamed1650🎉

  • @abshircade4193
    @abshircade41932 жыл бұрын

    Wlhi commentigaan dareen baa iga keenay hooyo la aan waa dhibaato anaa kusoo rafaaday ilaahow u naxariiso dhamaan hooyooyinkoo dhan❤❤

  • @boqolwiilqaran
    @boqolwiilqaran9 ай бұрын

    15 years hees hooyo mcn anigo kusugan malada muqdisho 💗💓💞💘🥰

  • @abdirahmanabdullahi6282
    @abdirahmanabdullahi62824 жыл бұрын

    This is really emotional 😭 when I listened 💔 I feel cry 😭 ya Rabi all Mama's enter them jana fardowsa Amiin.

  • @muhudinxusni775
    @muhudinxusni7754 жыл бұрын

    mxee xasuus thy hestaan inti dhagydanysah 2020 like dhc kusii ❤❤ maama allh ii kaa dhwro ❤❤😴😴🙏

  • @prettyquruxzan7443
    @prettyquruxzan74435 жыл бұрын

    Who still watching in August 2019 😂🤣 love u more mommmmy 😍💖💖😍💋💋💋💋💖🇸🇴🙏

  • @daafachaaji3613

    @daafachaaji3613

    4 жыл бұрын

    Me too watching now

  • @abdiomarmohamed1103

    @abdiomarmohamed1103

    4 жыл бұрын

    Meeeeeeeé 🌷😊🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @talawadeofficial669
    @talawadeofficial6694 жыл бұрын

    2020 yaaa fiirsanaya waxaa filayaaa waagaas cidba somalida ma aqaaan KZread ka❤❤ anuuse ilaaa 2009 fiiraan jiray 😘 like taabo

  • @mohameddeeqofficial347
    @mohameddeeqofficial3473 жыл бұрын

    Waxan dhagysanya Hestan hoody macan oo iga dhimty 2015 Allow qofky u nooshay Hooyo macan u daa Inta ka dhmtyna Allow u nxrso😭😭😭

  • @cayush2472

    @cayush2472

    3 жыл бұрын

    Same Amiin ya rabi 🥺🥺🥺😢😢

  • @deeqahmed8247

    @deeqahmed8247

    Жыл бұрын

    Aaamiin sxb allah ha u naxariisto hooyo yaalkeena

  • @barcelonafans970
    @barcelonafans9703 жыл бұрын

    Inta heestaan soo xasuusaty 2021 Like dhac halaku siiyo I love maamo

  • @MaanHersi
    @MaanHersi24 күн бұрын

    Allah ha unaxristo hoyaday iyo dhaman Hoyoyinka inta Dhimaty Inta noolna Caafimad iyo Nolol farxad leh 2024

  • @ikraaamaragsan688
    @ikraaamaragsan6885 жыл бұрын

    '😭😭😭😭😢😢😢😭😢😢😭😢😢😓😓hestan wan jeclahay hooyo qalbiyey allow haku naxaristo mum 😓