HODAN ABDIRAHMAN IYO DALMAR YARE HEES CUSUB SINTA KAALEY IGU QAAD 2017 (OFFICIAL VIDEO)

Музыка

Waa Hees Cusub SINTA KAALEY IGU QAAD (SABI ABAYDIN AH) 2017 | NAJIIB ALFA HAPPY NEW YEAR 2017 SHOW in MINNESOTA
Ereyadii Mohamed Alta
Laxankii Dalmar Yare iyo Hodan Cabdiraxmaan Dheere
Musigii Abdiwahab A Naaji
Codkii Dalmar Yare iyo Hodan Cabdiraxmaan Dheere
Filmed & Edited by IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Produced by IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
COPYRIGHT IFTIN MEDIA PRODUCTIONS 2017. All Rights Reserved.

Пікірлер: 384

  • @AshraaxOsmaan
    @AshraaxOsmaan2 ай бұрын

    Yaa Ilaa Dhagas.nayaa ooy Tahy /3/5/2024/😢like issar hadad Ila Mitahy wlo😅😅

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30174 жыл бұрын

    Xasuus wllhi heestan waxan ka xasuus waa an jabuuti visa Frances ka sugaynay aniga iyo famligayga ban xafad nagu xigtay ka dawan jiray wakhtigu waa ordayaa marka 2018 bay ahayd imikana waa 22/12/2019 dhamadkiisa jabuuti IYO kulaylkeedii from france idinka soo salamayaa 😭😢🙋‍♀️

  • @mohahussein6568

    @mohahussein6568

    4 жыл бұрын

    Kkkkk ana puntland joogey xasuus yar saxibo nhy ku waalnaaa wllhi Waqtiga wuu ordayaa 😭😭😭

  • @neymahagio5222

    @neymahagio5222

    3 жыл бұрын

    anigaba waxan jogay baladweyne magalo madaxda Gobolka hiiran 😭😭hadne waxan joooga muqdisha wan uxiisay magaladeyda😍😍😍

  • @clraxmaangaasofficial2589

    @clraxmaangaasofficial2589

    3 жыл бұрын

    Markaa maku soo bxey viisihii waa sidii mursal

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    3 жыл бұрын

    @@clraxmaangaasofficial2589 kkkkkkkkkk maxa labo sano joogaye hada haa wll bari hore😆

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    3 жыл бұрын

    @@neymahagio5222 thanks wll quruxey alle ha inagu celiyo mar uun dhulkeeni waa u xiiseynaa mar hada ka nimaadno🥳😥

  • @ummumuniir782
    @ummumuniir7826 жыл бұрын

    hodan abdirahmaan waa inanta kaliya oo ayadoo fanaanada San midab keeda badalin viva qaalli

  • @alinouh1002
    @alinouh10027 жыл бұрын

    Hodanteyda qaaliga ah ala ilaahay muxuu cod iyo qurux iyo kalsooni kuu dhiibey. Alah ha kuu sii siyaadiyo, uma ogidba inta ku xaasida.

  • @user-bq6qh1tm4p

    @user-bq6qh1tm4p

    6 жыл бұрын

    Ali Nouh wankusalamayaa

  • @sadiique1246
    @sadiique12463 жыл бұрын

    Yaaa 2021 DaawanaayO HeeestaaaN Hadaaad DawneysO like Dhac igU Sii BOqOrtooyO

  • @MullaMadar
    @MullaMadar Жыл бұрын

    Caawoo ciid ah taariikhduna tahay fri April 21/023 baan balakonka gurieyga ku dhageysanayaa waliba anoo jawi geedo geedo kujiro😂😊❤ Asxaabul geedo si qaasaa salaan sharfan👋 Kolley comentigeyga wad arki dontaan adinko geedeysane plz salanta le iisoo celiya😂 From stage biri😅

  • @deekowabdiwahid7412

    @deekowabdiwahid7412

    Жыл бұрын

    21/3/2023 Friday

  • @reymaz8
    @reymaz84 жыл бұрын

    Alta asaa ereyada leh no cuqdad alta qalbi dhadiif wye 😍😭 axsan erayo io codada labada fananba hda argtid commentsgeygki like plz

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Жыл бұрын

    Hodan abdirahman fananad aan heesa ay qaado an jeclhy nlw in badn boqorada fanka 💙

  • @Mohaabdi1122
    @Mohaabdi11222 жыл бұрын

    2022 Ya Dawanaayo❤☝

  • @abdirahmanhassan9875
    @abdirahmanhassan98754 жыл бұрын

    2020 Yaa ila dawanaayo iy dalamar oo timo uso baxeen hodan po mursal caruur u dhashay lol

  • @maxamedxaajigame5345

    @maxamedxaajigame5345

    3 жыл бұрын

    Maxamad xasan

  • @alinouh1002
    @alinouh10027 жыл бұрын

    Hodan qurux haween, cadowgaagu cagta hoosteeda. Qaar badan baa calooshu hurtaa markey Hodan arkaan. Yahuu,

  • @simaneelmi7396

    @simaneelmi7396

    5 жыл бұрын

    😭🤣😂😅Man je te tire mon chapeau pour ke t d repose bcp d mecs beua à st jean de 3ans à la maison et j ai ps 😭🤣😂😂😅😭🤣😂😅😭🤣😂😅😭😭😭😭🤣😂😅😅😅😂😂🤣😭😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaanahmed1547

    @ayaanahmed1547

    2 жыл бұрын

    Maxay dadka dheertahay ee looga xumaan

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty58706 жыл бұрын

    Inta hodan iyo dalmar taagerta like haiga baqaylina ❤️❤️❤️👌🏻👌🏻

  • @mubaarigcabdixakiin9814

    @mubaarigcabdixakiin9814

    4 жыл бұрын

    ❤👍😍❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍❤❤❤❤❤❤❤👍👍

  • @mubaarigcabdixakiin9814

    @mubaarigcabdixakiin9814

    4 жыл бұрын

    👌👌👌👌👌👌👍

  • @mrdhiblawe8953

    @mrdhiblawe8953

    3 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @suleyqaamanasar7640

    @suleyqaamanasar7640

    3 жыл бұрын

    @@mubaarigcabdixakiin9814 6AM

  • @zamzamabdirizak3295

    @zamzamabdirizak3295

    3 жыл бұрын

    @@mubaarigcabdixakiin9814 olika poäng ooooooooooöooooo ooooöo

  • @danuu3067
    @danuu30673 жыл бұрын

    Sadashaa kheyrkaan kuseexdaa habeenkii👏❤💍

  • @IkraanDhexyar

    @IkraanDhexyar

    5 күн бұрын

    Œőö⁸įļ😂❤❤❤🎉😂😂😂😂😂😂😂😊😅😮

  • @omaribrahinm1724
    @omaribrahinm17243 жыл бұрын

    Dalmar cod raggeed buu leeyahay guulayso jaalle.

  • @queenkafisa5959
    @queenkafisa59593 жыл бұрын

    Inta September 2020 ila dawaneeso like

  • @mowlidsilva2750
    @mowlidsilva27502 жыл бұрын

    Ila imika aya dawanaya 2022 like Sara legends ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @inantasomalillandkufaanta7536
    @inantasomalillandkufaanta75367 жыл бұрын

    hodan iyo alta isku soo noqda wad isku soo baxaysaane ilahay haysku kiin soo celiyo insha allaah

  • @ramladagan9193
    @ramladagan91935 жыл бұрын

    Nolow inader hodan cabdiraxman

  • @shakiibmhurre
    @shakiibmhurre3 жыл бұрын

    fanaanin aan tageero uahay dalmar iyo hodan 2021

  • @nadanalkamaxamed7153
    @nadanalkamaxamed71537 жыл бұрын

    jecliyaa 💋👈 hodan Abdiraxman Dheere

  • @abdullahiabdiali6023
    @abdullahiabdiali60237 жыл бұрын

    sinta kalay kalay igu qaad waa hees aan wqti bdn sugayay nice hodan&dalmar tnks

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada54217 жыл бұрын

    adeer key mohamed Alta nolaaw adeer qaali miss you 🍀🌹🌹🌼🌼🍀🌷🌷🌷🌷🌷🍀🍀🌼

  • @beerlulaali5099

    @beerlulaali5099

    7 жыл бұрын

    Shukri Cadeey tell this peaple that your ancle is still the husband of hodan way iskaga waasheen wax kala tagee

  • @yaasirkhalif7540

    @yaasirkhalif7540

    7 жыл бұрын

    shukri cadeey adeerkaaa muu furay qoftaan mise

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    7 жыл бұрын

    Mohamed Khalif Qurbaha La isma furo jeceylka Ayaa Laab dilaac keno kaliya 😀😁😃😅😆🌹🍀🍀🌼🌼🌼🌷🌷🍉🌺🌻👈mohamed Alta iyo Hodan 👌

  • @yaasirkhalif7540

    @yaasirkhalif7540

    7 жыл бұрын

    HADA ISMAY FURIN MIYAA ILEDAHAY

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    @shankarooncadeeyjecliyaada5421

    7 жыл бұрын

    Mohamed Khalif muhubo lkn waa adeerkey 143 Alta

  • @nazapciiltirasomalander8435
    @nazapciiltirasomalander84357 жыл бұрын

    sadasha khayrkaan ku seexda habeenkii❤❤😍😍😭😭

  • @micrajhassan6769
    @micrajhassan67696 жыл бұрын

    hodan abdirahman waa qofjira nolow hbbti 💓💓✋

  • @shirazarmy-forever9211
    @shirazarmy-forever92117 жыл бұрын

    uff Alta wuu kukhaldamay dhaaqadan waalatay showga inu kasoqaybgalo waan kufaraxsanahay

  • @nacimahaji6673

    @nacimahaji6673

    7 жыл бұрын

    shiraz da queen hhhhhhhhhhhhhhhh haa wllhi

  • @alinouh1002

    @alinouh1002

    7 жыл бұрын

    shariz da queen, oo dee adiga haduu ku nacay jceylkiisa maad ka xun tahay, ciilka meel la fadhi baayo.

  • @mrsabdirahman7734
    @mrsabdirahman77347 жыл бұрын

    wlh ereyadaan waxaa dareemoyaa iney lamaanaha #Hodan iyo #Alta ka hadleyso ilaahey ha isku kiin dhaqo hadeyba idiin dhiman tahay

  • @nimcodaahir350

    @nimcodaahir350

    7 жыл бұрын

    hodaneey noolow

  • @xusnilove738

    @xusnilove738

    5 жыл бұрын

    Iga diiday samirkee adgaan ku sugayee

  • @bushraclaah3488
    @bushraclaah34882 жыл бұрын

    Hestan qofki dawanaya 22/12/2021 like dhac igu siii😩😩😩sinta kale iguqad

  • @abdisamad8502
    @abdisamad85025 жыл бұрын

    Hodaney wankujeclahy walashey MCN loph uh

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial25953 жыл бұрын

    Sinta kaalay igu qaad

  • @umulkhayrjamac2145
    @umulkhayrjamac21457 жыл бұрын

    waaaw dalmar so nice wards imagic voice Ian one of his supporter

  • @AnfacD
    @AnfacD7 ай бұрын

    Masha Allah waa hees aad u macaan Dalmar Yare & Hodan. Mahadsanid Mahamad Alta oo ah Mu,Alifka HEESTAN . IFTIN MEDIA Mahadsanid.

  • @iyaanfarax5145
    @iyaanfarax51457 жыл бұрын

    www wa hees a ad u cajiib ah 😍😍😍sadaasha qayrka ku seexda habeenki 😂😂😂beeen ma ah😜😜😜

  • @abdiwasaabdirashid8048
    @abdiwasaabdirashid80487 жыл бұрын

    2017 waa heestii uGu macanayd.ruux jcyl hayoona wax kale ayay lanoqoon

  • @hhhhh9814
    @hhhhh98146 жыл бұрын

    5 August 2018🎧🎧Nafta waaku siiyee Hasii dayn dhankaagoo👑👑💖💖🔥🎶

  • @00filfarah73
    @00filfarah737 жыл бұрын

    wr dalmar wuu sasabaya o miraha heesta si fican u dhageysta mirahana maxamed alta leh mcnaha fhma o ha dagdagina somalay intii ila fikrad ah like saaar👍

  • @puzkoudohali700

    @puzkoudohali700

    5 жыл бұрын

    Iska hadle

  • @umulkhayrhasan7717

    @umulkhayrhasan7717

    3 жыл бұрын

    War seta sad ufahnty maha yarkow

  • @maandeeqsalim7263
    @maandeeqsalim72636 жыл бұрын

    Wow ishcalaa style hodan &dalmar waad kabaxsataan ciyaartan

  • @mrsabdirahman7734
    @mrsabdirahman77347 жыл бұрын

    soda sabi abeydin ah nafta waxaan sir iyo caad hee #Alta inaa isla qaadaan ee eheed heestan 😍😍😍

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi45155 жыл бұрын

    Farxada Hodan ayan ka hela wlhi mnsha allah

  • @mohamedwarsamaboss5014
    @mohamedwarsamaboss50147 жыл бұрын

    waa laba qof oo isku fiican waa in leysu maslaxaa Dalmar Yare baana arintaa dhameynayaa

  • @nacimahaji6673

    @nacimahaji6673

    7 жыл бұрын

    mohamed warsama Boss hhhhhhhhhhh wa iga qosol siise walahi

  • @sabadabdullahi9077

    @sabadabdullahi9077

    7 жыл бұрын

    hodan iyo alte miyay isfuren

  • @husseinomar5069

    @husseinomar5069

    7 жыл бұрын

    H

  • @kiincabdikiin6221

    @kiincabdikiin6221

    6 жыл бұрын

    +Sabad Abdullahi h000

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal78094 жыл бұрын

    Hodan abdirahman ❤❤❤❤❤❤

  • @sadade7583
    @sadade75837 жыл бұрын

    wwwwwww nice hees hodan dalmar yer that is beautiful dheel hodan eeee isee dheeshe. eeee wan kogu ogay ilbaxnimada my wadani hodan cabdi rixman

  • @qadarhassanofficial4090
    @qadarhassanofficial40906 жыл бұрын

    Wara asxabta wee is furen Alta iyo hodan marka mashquul NO,, 😔😔

  • @qeyshappy1994
    @qeyshappy19942 жыл бұрын

    😊 it's 2021 I still like This Song My fav💯👏

  • @MohamedHassan-yr2yc

    @MohamedHassan-yr2yc

    Жыл бұрын

    1

  • @bilan8256
    @bilan82563 жыл бұрын

    heestan 2012 aala sameyay

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi82654 жыл бұрын

    Hodan abdirahman iyo dalmar dad qaali ah

  • @bukhariahmed6953
    @bukhariahmed6953 Жыл бұрын

    Ayyyy 👏farshaxn qurxbadan ayaa ka muqtaa heesta

  • @saforahajihabiib3903
    @saforahajihabiib39037 жыл бұрын

    waaaaaw cdi maha hodn 😍😍😍😍

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99153 жыл бұрын

    We Always the ONE Alxamdulillah ❤.

  • @saadiahassansheikh5010
    @saadiahassansheikh50105 жыл бұрын

    Hodan my beautiful fanan

  • @randidikorandall3514
    @randidikorandall35147 жыл бұрын

    macha allah heestu wa macan

  • @mustafaahmednorali5281
    @mustafaahmednorali52817 жыл бұрын

    ma fav fanaanin dalmar mba kusi jiro ba waaba laandheere banaan dagay keep it up adeer

  • @jamaljunior3243
    @jamaljunior32435 жыл бұрын

    Halsaldhigo ayankuye sinta kalay igu qaad we love dalmar $hodan

  • @fatimohamed7392
    @fatimohamed73925 жыл бұрын

    Waaw nice songs

  • @omaribrahinm1724
    @omaribrahinm17243 жыл бұрын

    Laxanka hestaan waxaa laga xaday fanaan cabdullaahi shariif baastow.

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir15 жыл бұрын

    Alta Erayada asaa leh Zxb keep Going tan kuumaysan qalmin wlhi👍

  • @sahradhayman5130

    @sahradhayman5130

    4 жыл бұрын

    Daadirvocal VEVO mashaalah

  • @munadalac1700

    @munadalac1700

    2 жыл бұрын

    Adiga uqalmee guurso alto kkkkkkkk alla maxa khanis kabuuxaa somali

  • @mohanor4209
    @mohanor42096 жыл бұрын

    hodon abdirahmn 😘😘 codkada hadan maqlo xada i dhaqaqdo

  • @acecodelegendx8929
    @acecodelegendx89297 жыл бұрын

    iska hees maha fanku wa uu dhalasho hodan qurexey cadwga mindita hoosteda. cod iyo action ciid kuguma gadhoo hala hala ya hodan bilan

  • @bilalhassanhassan7692
    @bilalhassanhassan76927 жыл бұрын

    love song its nice walal

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial25893 жыл бұрын

    Ciyaalkii hargeisa idin mee farta taaga

  • @moussasaid7272
    @moussasaid72726 жыл бұрын

    super chonson

  • @saraabdifara9090
    @saraabdifara90906 жыл бұрын

    Wooow beautiful I love it beautiful

  • @wiloqaali2472

    @wiloqaali2472

    6 жыл бұрын

    Sara Abdi Fara iskalaj

  • @cashacabdi7715
    @cashacabdi77157 жыл бұрын

    I love your voice dalmar

  • @hodotani9935
    @hodotani99356 жыл бұрын

    Hahahahaha she Is showing what he is #missing😉😉 Hodan ABDIRAHMAN keep going dear no one kula galaya qabriga saad doontana u labiso IT'S ur choice.

  • @zuwaydasiman
    @zuwaydasiman6 жыл бұрын

    Yaaba ka qurux badan jacayl so rogal colsha hodan and Alto allow isku socoli dumashi hodan ku tageersanhy 😘❤️❤️❤️❤️

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis38043 жыл бұрын

    Caku intaan ku akhristay😏

  • @hainokhmedyare3990
    @hainokhmedyare39907 жыл бұрын

    waxan umalaynyaa dalmar yare Ayey isku wareegyan wayo isku dharbay soo xidheen

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 Жыл бұрын

    One of my fav songs

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty58707 жыл бұрын

    Queen hodan ❤️💋💕😘 quruxley waad kabaxsaten dalmar istel kisa kuheesta waw

  • @dootodooto4543

    @dootodooto4543

    6 жыл бұрын

    n ah Gabar xalal don ah

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan75882 жыл бұрын

    2017 ilaa sanadkan 2022 kama xiiso goyn

  • @asadinanurbariise692
    @asadinanurbariise6926 жыл бұрын

    Mash allah

  • @qaaaliqanciso7879
    @qaaaliqanciso78796 жыл бұрын

    Walaaaalyaaaloooooow waa iga su,aale hodan iyo alte ma is fureeen mise wey isqawaan

  • @ahmedibraahim2681

    @ahmedibraahim2681

    4 жыл бұрын

    haaa

  • @mustafyasinabdulle2659

    @mustafyasinabdulle2659

    3 жыл бұрын

    Alta boos wuukabananyahy

  • @amaltmuhumed8592
    @amaltmuhumed85927 жыл бұрын

    wayba quruxbadnadeene xagay joogan

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan88516 жыл бұрын

    Heeskaan wuxuu ku socday hodon & alta mireheedana alta ayaa leh

  • @jkaf2172
    @jkaf21727 жыл бұрын

    best song hodan abdirahman

  • @ZiyamedMed
    @ZiyamedMed25 күн бұрын

    Ha quen its my first time to stand in frant of you(lecture about the duty of student)quen befor they becom a egg?haa ❤

  • @riyaqcadey3500
    @riyaqcadey35005 жыл бұрын

    Hodan ku tageraa qalanjoo

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 Жыл бұрын

    Kaniwaa fanankisomaliyed obadalay abwan maxamed axmed calikariye kubashal ciyaraha somaliyed hodadan cabdulahi dhele

  • @nikkxander783
    @nikkxander7832 ай бұрын

    2024 yaa ilaa dawanayo heesta ❤

  • @kartastar4773
    @kartastar47733 жыл бұрын

    3:40 dalmar wuxu dusaya hodan alta oo gabadh wax la dubaya

  • @ismahanlove7356
    @ismahanlove73567 жыл бұрын

    I like this song

  • @siciidjuusto2213
    @siciidjuusto22136 жыл бұрын

    waw isahminayo ilaleyn waa sadkeygi

  • @nimconadar2126
    @nimconadar21266 жыл бұрын

    wwwwwww ii noolaada waligiin inteey nolol jirto

  • @batunosman8253
    @batunosman82536 жыл бұрын

    perfect insertions at song rhythm closures, duo parts in synchronization and Experienced exiting. safe and sound effective.

  • @rahmaawil6417
    @rahmaawil64176 жыл бұрын

    Waaaw

  • @caaqilkasacad7231
    @caaqilkasacad72316 жыл бұрын

    Wooooooooow

  • @princessqatariinaahmed9949
    @princessqatariinaahmed99497 жыл бұрын

    Sinta kallay igu qaaad

  • @mahamudaliwaranle9248
    @mahamudaliwaranle92484 жыл бұрын

    I love this song blh

  • @alto4989
    @alto49892 жыл бұрын

    Stiil on fire 🔥

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial25953 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️✌️

  • @yahyadinshire6091
    @yahyadinshire60913 жыл бұрын

    Hodan ft mursal

  • @kunkaroon530
    @kunkaroon5307 жыл бұрын

    hodan❤

  • @muhymamaxmed9755

    @muhymamaxmed9755

    5 жыл бұрын

    Joj

  • @muhymamaxmed9755

    @muhymamaxmed9755

    5 жыл бұрын

    Gk

  • @fs5830
    @fs58305 жыл бұрын

    Alto gabar dagan ilahey ha siyo tan ma naxdo Alto aqayaar dagan mashallah

  • @marybalchaa3319
    @marybalchaa33197 жыл бұрын

    i am from ethiopia but i like it this song can someone tell me what they singing about

  • @barwaqoali4994

    @barwaqoali4994

    4 жыл бұрын

    It's about love

  • @alimiski3036
    @alimiski30367 жыл бұрын

    Shax shax

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    Yes ma'am Always Alxamdulillah

  • @CiiseCabdixakiin
    @CiiseCabdixakiin10 ай бұрын

    𝙷𝚎𝚎𝚜𝚝𝚞 𝚠𝚊𝚢𝚖𝚊𝚌𝚊𝚗 𝚝𝚑𝚢 𝚗𝚊𝚐𝚞 𝚜𝚘𝚘𝚠𝚊𝚊𝚕𝚊

  • @smartviczakiano9173
    @smartviczakiano91737 жыл бұрын

    Ishega asxabta

  • @filsancadey1608
    @filsancadey16087 жыл бұрын

    wey shidantahy heestn

  • @cqanijayne5153
    @cqanijayne51536 жыл бұрын

    Akhyaaray yaabaye kan afkacadi muxuu waydiinayaa inanta

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii16417 жыл бұрын

    hasaldhigo ayaankuye sinta kaaley iguqaad

Келесі