HODAN ABDIRAHMAN FT AMIIN YARE ADAA MUDAN YAA KAA MUDAN OFFICIAL VIDEO 2022

Музыка

Hodan Ft Amiin
Adaa Mudan Yaa Kaa Mudan
Erayada & Laxanka: Badmadoow
Music: Furinle
Camera: Liibaan Dahir & Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Directed by Xamse Rashid & Yonez Crown
Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 1 000

  • @hamserashid3349
    @hamserashid3349 Жыл бұрын

    Team waqal Badmadaw Furinle Amin & hodan Layaab layaab

  • @maxamednuurcali3366

    @maxamednuurcali3366

    Жыл бұрын

    9o99909709996999o9

  • @farduwsoabdi5509

    @farduwsoabdi5509

    Жыл бұрын

    Pppo0poo

  • @cadnaanqoslaaye5002

    @cadnaanqoslaaye5002

    Жыл бұрын

    00pp

  • @maxamedaxmed839

    @maxamedaxmed839

    Жыл бұрын

    9⁹9

  • @ckariimxussen4223

    @ckariimxussen4223

    Жыл бұрын

    00

  • @ismaip1
    @ismaip1 Жыл бұрын

    Heesaha waxa ka macan quraanka Alle. yaa igu raacsan 💕💕💕🙏❤️❤️❤️

  • @jamaalmaxamed7481

    @jamaalmaxamed7481

    Жыл бұрын

    Marka adi halkan maxa kaso doontay

  • @ailover5719

    @ailover5719

    Жыл бұрын

    Adeey mesha maxa ku kiinay? Intaa hees walba doo dhamistid oo save-garystid aya hadalkan soo qorta

  • @maxamedkhadar4152

    @maxamedkhadar4152

    Жыл бұрын

    Ani zxp mcn waa runtaa

  • @Abdulhakimraamare100

    @Abdulhakimraamare100

    Жыл бұрын

    Channel quraanka iyo kuwa heesaha ha isku qaldin bro

  • @ailover5719

    @ailover5719

    Жыл бұрын

    @@Abdulhakimraamare100 iskuma qaldin balayadan like ayo radsanya lacag malah modaya meel walba saas ku qoraya qumayga xun

  • @crisaaqjaamac8488
    @crisaaqjaamac8488 Жыл бұрын

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna Nabi muxammed scw🕋❤✋

  • @hodanhassan682

    @hodanhassan682

    Жыл бұрын

    Scw sccw scw scw scw scw

  • @mumtazabdizamed5814

    @mumtazabdizamed5814

    Жыл бұрын

    Scw scw❤

  • @umulmeiramohamed9122

    @umulmeiramohamed9122

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @khalidmahamud1756

    @khalidmahamud1756

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @sawdaabshir9532

    @sawdaabshir9532

    Жыл бұрын

    ALLUHUMA SALI CALI MUHAMMAD

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube7108 Жыл бұрын

    Meel uu furinle ku jiro , waqal ku jiiro, hodan abdirahman ku jirto amiin yare ku jiro Waa malayin isku tagay ❤❤❤🙋‍♂️💫💥

  • @hawraarmusicproductionlyri978
    @hawraarmusicproductionlyri978 Жыл бұрын

    Hees kasto macan waxa ka macan qur'anka allah♥️♥️

  • @nasromoha4043

    @nasromoha4043

    Жыл бұрын

    Wlll ha isla Siman marnaba magaari Kareee ilove quran

  • @kiicadde2157

    @kiicadde2157

    Жыл бұрын

    Excellently

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Жыл бұрын

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeen❤️Muhammad ❤️scw❤️ like sara🥰❤️🤲

  • @pesskhayre1408

    @pesskhayre1408

    Жыл бұрын

    Hogan and ❤💯🥰🥰🥰🇩🇪

  • @bilaalsahardiid5409

    @bilaalsahardiid5409

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @najmoahmett8817

    @najmoahmett8817

    Жыл бұрын

    Melha wangsan aya suubanhena lagu xusa lakin hees iyo qurun lagums xuso nabiga (scw) 😭😭 nabi allow naga rali nowo

  • @user-dz6pf2lf9b

    @user-dz6pf2lf9b

    Жыл бұрын

    Subxanalah

  • @xabsoqueen6516

    @xabsoqueen6516

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰 ♥️

  • @darwinhalizta7356
    @darwinhalizta7356 Жыл бұрын

    Heestan waxaa ka macaan qur`aanka alle yaa igu raacsan🥰🎀🕍

  • @madinomaanka7435

    @madinomaanka7435

    Жыл бұрын

    Waa ruutda taasa quurank Aya ka maca

  • @yahyamahamoud

    @yahyamahamoud

    Жыл бұрын

    QURANKA ALLE ISAGAA wax walba ka macaan oo wax lala barbar dhigi kaara ma jirro

  • @NaciimoMuuse-oq5zn

    @NaciimoMuuse-oq5zn

    22 күн бұрын

    far

  • @bhawanabajagain6862
    @bhawanabajagain6862 Жыл бұрын

    I m from Nepal 🇳🇵 (south Asian Country) i don understand the language of somalian but loved this song nd music !!❤️❤️❤️

  • @somnews6954

    @somnews6954

    Жыл бұрын

    One love to Asia the home of origin love

  • @wardaosman5641

    @wardaosman5641

    Жыл бұрын

    Yes. We know the country of Nepal which is near India

  • @hanadhussein7192

    @hanadhussein7192

    Жыл бұрын

    @@somnews6954 𝐅𝐆𝐔𝐙𝐃𝐗𝐒𝐂𝐍

  • @geelegeedi2948

    @geelegeedi2948

    Жыл бұрын

    welcome brother

  • @Umel.kheyr1

    @Umel.kheyr1

    Жыл бұрын

    @bhawanabajagain6862. It’s Somali, sister

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Жыл бұрын

    Heesha waxa kamacaan quraanka karemka hadad igu raacsantahay like saar❤❤❤

  • @samiiroabdi9039

    @samiiroabdi9039

    Жыл бұрын

    Arimaheena hddi thy waa aniga aad baan ku tageeraa wlhi allaha ku xafido walal

  • @shuuceeychanellsoomali7540

    @shuuceeychanellsoomali7540

    Жыл бұрын

    @@samiiroabdi9039 gyyg

  • @huditanaasir8884

    @huditanaasir8884

    Жыл бұрын

    Sidaa hadad ugaranayso de iskdaa hesahan aad qadayso adigu waxad si dherthy fananita bacayste ayaa tahay adigo nin rag ah

  • @adenabdallah9319

    @adenabdallah9319

    Жыл бұрын

    Wala ogyahay lkn sio ina like kuradiso

  • @bilaalsahardiid5409

    @bilaalsahardiid5409

    Жыл бұрын

    Ilahy kacabsa wll

  • @yasirarafaad9364
    @yasirarafaad9364 Жыл бұрын

    Hodan wllhi wa wax kale Greatest of all time Somali Singer 🥰❤🙏🙏🙏

  • @IlhanMomed-ml7mk
    @IlhanMomed-ml7mk Жыл бұрын

    Hesaha inta lagu fafiyo iyo inta quranka lagu fafiyo hadii lays gara. Dhigo waxa badan hesaha allah aan ka baqno oo.aan u laba no xaga alle oo aan u tawbad keno😢😢

  • @RLT549
    @RLT549 Жыл бұрын

    A somalian Uber eats driver accidentally blasted this from his car when delivering my food. He thought I was gonna get upset when I walked up to his car. He was shocked when I (a jamaican girl) asked for the name of the song😂😂🔥🔥 This is sooooo damn good

  • @khaliva

    @khaliva

    Жыл бұрын

    Wagwan Baby

  • @RLT549

    @RLT549

    Жыл бұрын

    @@khaliva See tahay?

  • @Neymar-pu8ke

    @Neymar-pu8ke

    Жыл бұрын

    @@RLT549 wn vcnhy

  • @raoneweye2544

    @raoneweye2544

    Жыл бұрын

    ​@@RLT549 🤣🤣🤣🤣

  • @khadijaomar605

    @khadijaomar605

    Жыл бұрын

    Wagwan beautiful

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r Жыл бұрын

    أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق اللهم اني اسألك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل اللهم اني اسألك حسن الخاتمة استغفر الله العظيم واتوب اليه لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @hayaatabdalla3705

    @hayaatabdalla3705

    Жыл бұрын

    Waxaan heesa way dhaaftahy 😂❤

  • @somnews6954
    @somnews6954 Жыл бұрын

    Amiin yare Waa Xasan Adan samatar ka waqooyiga wiilkaas hadii aan la dhiiqeyn oo heesaha xunee bilaa macnaha ah laga dhawr o waala sugi doonaa cajiib….this huge lady from North America iyadu she killed everything 12 yrs ayay somali billboard number one ka tahay ..and still the greatest Somali singer in all time …i will keep listen ❤️👌

  • @jabiyexaliye9563
    @jabiyexaliye9563 Жыл бұрын

    Si walpa oo Hees kugu dhex bakhtito quraanka ka Macaan ee ka aqriskiisa ha la badiyo😊

  • @katecaddy7556
    @katecaddy7556 Жыл бұрын

    I heard the song from my Somali friend,and now I'm addicted to it.....#teamkenya

  • @mustafemohamud8109
    @mustafemohamud8109 Жыл бұрын

    Furinle Waa qofka kaliye an ad utagero walhy hadana isga o an ahayn fanan sabab to ah waa madaxa music heeso badano xun markuu utumo kuso jidanaya 🥰 axmed wali Ibrahim Furinle , and waqal studio 🎙️ keep going brothers ,

  • @guulside1
    @guulside1 Жыл бұрын

    Waaan arki doona heestaan 20M Views gaadhay mudo 1 sano ah😍

  • @Mici_libaax
    @Mici_libaax Жыл бұрын

    Safarkeyga Mexico 🇲🇽 sii maraya soo duceeyo dhalin yaro ❤

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Tahriibta miyaad ku jirta

  • @zakiaboosto4732
    @zakiaboosto4732 Жыл бұрын

    I am from canada i like somali songs aabihiim cunee intaa hadan dhihi lahaa liketa ii saari lahaydeene hada igu booba

  • @aroorseedstudio_
    @aroorseedstudio_ Жыл бұрын

    2010 ilaa 2022 still shining like diamonds and keeping the success on her hand Hodan is the greatest Artist of our time Our Beyoncé Hodan ❤

  • @caaisha71

    @caaisha71

    Жыл бұрын

    2002dii Bay hodan soo gasgay fanka

  • @aroorseedstudio_

    @aroorseedstudio_

    Жыл бұрын

    @@caaisha71 😂😂😂 Hodan 2002 6 bay ahayd dugsiga xagay ka heesaysay anagaa naqaan Hodan gurayo Hodan fanka markii 2006 ee ay ahayd back singers waayahay cusub Codka uun Duubi jirtay maaha caadi waxay usoo gashay 2010

  • @aroorseedstudio_

    @aroorseedstudio_

    Жыл бұрын

    @@jamal-adan 😂😂 Hodan fiska iyo waxaas malin cad bay dhaaftay nagta aan xidigeedu damin Hodan dahab fiska meel bay fadhiisisay

  • @hibodahir7161

    @hibodahir7161

    Жыл бұрын

    @@aroorseedstudio_. Fiska yaa fadhiisi kara 2008 ilaa hada

  • @aroorseedstudio_

    @aroorseedstudio_

    Жыл бұрын

    @@hibodahir7161 😂 fiska imika ma shidno Waa fankeegi Waa damay wiilka ay guursatay lee loo wareejinayaa iyadoo 40 jira lkn fan hada mahayso Hodan show bay bishii Hore hargaysa kudhigtay waana keegi labaad full house buu u ahaa hees walbo ay soo qaado Waa qaraxdaa markaa Hodan Wali lama taaban karo fiska iyo yurub bay la soo tartantay way ka soo badisay xidigaha hada shidan sida najma iyo haboon ayey ula shidmaysaa

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Жыл бұрын

    Keep going waqal studio 🎙 👌

  • @djbaahozqulleh570

    @djbaahozqulleh570

    Жыл бұрын

    Arimaheena keep going bro

  • @xamsexassan35

    @xamsexassan35

    Жыл бұрын

    Arimaheena reacton kasoo baxi noi

  • @axmedibrahim4746

    @axmedibrahim4746

    Жыл бұрын

    Arimeheena Maaha Waa mid Ku qudhaabTa Kulahaa Reaction kasoo Bixi😂

  • @najmaarabarab6241

    @najmaarabarab6241

    Жыл бұрын

    Adi saan kuu sugeynay waan kugu daalnay arimaheena naga soo hagaag 😂

  • @abdalladooli5157

    @abdalladooli5157

    Жыл бұрын

    @@axmedibrahim4746 🤣🤣😅😅😅🤣

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 Жыл бұрын

    Hodan is one of the greatest SOMALI artist we have in our generation 💓💓💓💓

  • @hadiaabiib8706

    @hadiaabiib8706

    Жыл бұрын

    Jbokjbbinunnjvbbb

  • @comfyfarah2977

    @comfyfarah2977

    Жыл бұрын

    Ati unaji ita somali sujui 🤣

  • @somalisujuu2592

    @somalisujuu2592

    Жыл бұрын

    @@comfyfarah2977 sijajiita nimeitwa

  • @ilyasabdilahisharmarke7334
    @ilyasabdilahisharmarke7334 Жыл бұрын

    Hees kasa oo macaan 🎵 Wacaa kamacaan qur aanKa ♥️

  • @nimcocabdirahman7011
    @nimcocabdirahman7011 Жыл бұрын

    Furinle gacan dahaple Amazing voice hodan clrhman and aamin yare legend Waqal keep going 🥰🥰🥰💯

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 Жыл бұрын

    M’y favorite singer hodan cadey On vous attend à Djibouti 🇩🇯 une autre fois Insh allah

  • @vidasi7735

    @vidasi7735

    Жыл бұрын

    Kalmada ‘ insha allah ‘ sifiican u qor oo dhamaystir walaal.

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Afkaaga hooyo qor oo jooji waxan walaal

  • @ruwaydaqaali1137

    @ruwaydaqaali1137

    Жыл бұрын

    Io qy

  • @saadiaabdillahi9262

    @saadiaabdillahi9262

    Жыл бұрын

    @@vidasi7735 c’est fait!

  • @nimanmohamoud6555
    @nimanmohamoud6555 Жыл бұрын

    Hodan is the best female arts all time 😊

  • @aroorseedstudio_

    @aroorseedstudio_

    Жыл бұрын

    Very true

  • @casihacadeyalishapea3288

    @casihacadeyalishapea3288

    Жыл бұрын

    assalamuca lek

  • @josh4424

    @josh4424

    Жыл бұрын

    Haahey

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Жыл бұрын

    Furinle🎹 The Best Musiction In 🇸🇴 🙏💕

  • @khadargeeljire6246
    @khadargeeljire6246 Жыл бұрын

    Fanan hadan noqon lahaaaa qofta ugu horaysa ee an hes la qaadi lahaa hoden abdirahman ayay noqon lahayd 👑👑🙏🙏

  • @mahadabdi5216
    @mahadabdi5216 Жыл бұрын

    Hodan abdirahman and Amin yare in the building 🥰👏 also furinle the Big legend we love you from djibouti 🇩🇯❤️.

  • @Mohaking30

    @Mohaking30

    6 ай бұрын

    Waxa kamid noqontotaan somaliya insha Allah ❤❤❤😂😂 2045

  • @afnaan637
    @afnaan637 Жыл бұрын

    🥁Ereyada heesta Abdishakuur Badmadow Heestan xalay sidaa u dhagaysanayya dhagahaa I xanuunay plz qof walba oo qoraalkayga arka isoo duceeya inuu culayska I saran ilaahay iga qaado 📞 23/9/2022📲😭

  • @yussufmohamed6365

    @yussufmohamed6365

    Жыл бұрын

    Quranka saa udageysatetha

  • @Indho_uroon27

    @Indho_uroon27

    Жыл бұрын

    Plz heesta iska jooji quranka iyo salaada badi wll Markas is Badal bad dareemaysa wlshy 🥰

  • @anfachassan1212

    @anfachassan1212

    Жыл бұрын

    Heesata dhagesigeeda ha badsan abayo

  • @huseintayyib8416

    @huseintayyib8416

    Жыл бұрын

    Xaga quraanka aan isku ogaano

  • @AhmedMohamed-uz2qz

    @AhmedMohamed-uz2qz

    Жыл бұрын

    Wllo insha alllah guulyso ✔️💯

  • @Migos7
    @Migos79 ай бұрын

    Furinle Wiil Hoog🔥🔥

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Жыл бұрын

    Qalbiga mulkidaa meel Kaa tagin 😋 Adaa mudane yaa ka mudan 🌸 Madanow adiga yaa ka mudan💞 Naf ku muhataa masaal ka helin💋 Miciin baa u tahay marmi karin 💗 Mudanaheyga mustaqbalka🤴🏻 Hawada kaso salaamay😃🙈👋💬

  • @shernarkesheikupdy8964

    @shernarkesheikupdy8964

    Жыл бұрын

    Xaadir😅🤣

  • @mawliidmudhuxo8890

    @mawliidmudhuxo8890

    Жыл бұрын

    😂😂😂❤

  • @mom-nn5zz

    @mom-nn5zz

    Жыл бұрын

    Adaa mudne yaa kaamudan ❤️ Marwoy adiga yaa kamudan 👸 Inaad masuul thybaa madmadawa galin 😼

  • @abdirizaqomer8763

    @abdirizaqomer8763

    Жыл бұрын

    O wali ma badi aya kugu jirta bebey

  • @user-oq7wx4ll2o

    @user-oq7wx4ll2o

    9 ай бұрын

    Marwo mudan dumarka mudan yaa Ka mudan 😅❤

  • @furinleofficial7116
    @furinleofficial7116 Жыл бұрын

    AAMIN YARE IS BACK QUEN OF🌍 HODAN ADBIRAHMAN DHERE ABWAN &LAXAMISTE BADMADOW TEAM WAQAL STUDIO &TEAM AFRO FURINLE LEGEND FUEINLE🎹🎛 ❤

  • @apirahmanmohametthusseinma9737
    @apirahmanmohametthusseinma9737 Жыл бұрын

    C/SHAKUUR BAD MADOW THE LENGEND BOORAMA 🙌🐯

  • @asadbeellochanel9237
    @asadbeellochanel9237 Жыл бұрын

    Furinle in the beat yaa hawaysan karo legend always legend

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 Жыл бұрын

    Queen of voice hodan apdirahmn kaligeed ❤🤗

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 Жыл бұрын

    Wlhi inantaan waan ufiirsaday heesaheeda waa jawi degan cod mcn iyo music mcn what a pretty

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 Жыл бұрын

    Another level Hodan ApdirHmaan ft Amiin Yare team waqal ✋🏿👑

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Жыл бұрын

    Laxamihiistii waynaa ee Abdishakuur Badmadow Ayan Halkan kaslaamayaa,, cajiib Musicianka, Abwaanka, iyo labada fannaanba waa dhashii Reer awdal Billahe caleek,

  • @hamzejamac1271
    @hamzejamac1271 Жыл бұрын

    Fanka dhan samaroon ha loo dhaafo 😅🎉😂❤

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Absolutely

  • @umalkhayryuusuf6803

    @umalkhayryuusuf6803

    Жыл бұрын

    Haa haLoo dhaaFo 😅❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Жыл бұрын

    Heestan waxay uqalanto hala siiyo soomalay wax aan macno lahayn ayaad kolayba aan kudaalnaaye keep going hodan ft aaminka and team waqalka duula another level good job ❤🔥🔥💪💪

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Жыл бұрын

    Wow ✊ Badmadow Hodan cabdiraxmaan dhal fanan Aamin yare Furinle Waqal Another level 🎶🎤

  • @mohametadam1394
    @mohametadam1394 Жыл бұрын

    Waqal 💯 Furinle💯 Amiin💯 Hodan💯

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Жыл бұрын

    Another level queen hodan abdirahman & Amiin yare 🔥🔥 waqalka

  • @volodomirdanielhenry6614
    @volodomirdanielhenry6614 Жыл бұрын

    Somali people are best in world love from great russia

  • @somnews6954

    @somnews6954

    Жыл бұрын

    Kak dila miniya brat …ya bil Moskova davno..ojin lubi ojin kraziva ojin power Rusia Rusia ❤️

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    6 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @coolguy8736
    @coolguy8736 Жыл бұрын

    Hodan Abdirahman come to Europe for tour. you’re the GOAT. no one can compete with you.

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 Жыл бұрын

    Garxajis iyo gadabuursi(samaroon) dadki fanka iska lahaaa❤❤👍

  • @maxamedcalicabdulaahi3057

    @maxamedcalicabdulaahi3057

    Жыл бұрын

  • @AyaanMuuse-qd4lc

    @AyaanMuuse-qd4lc

    Ай бұрын

    ❤❤

  • @mohahmed6423
    @mohahmed6423 Жыл бұрын

    Give Hodan her flowers man, Best female artist in our time!

  • @GAANI.
    @GAANI. Жыл бұрын

    Keep going Waqal studio Waxaad karisaan Waa karsanyahay Cusbaa kuyar majirto Nabee✌️😁

  • @sakicumar23
    @sakicumar23 Жыл бұрын

    Codka hodan wax kle waye xaqiiqdiii ileen mayna iibsanine waa haybad❤🎶

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Waan kugu raacsan ahay

  • @clinteastwood392
    @clinteastwood392 Жыл бұрын

    Waqoooyi winning big time 🤣 viva Somaliland artists 🎉❤

  • @Ayaanle-ke1tq

    @Ayaanle-ke1tq

    Жыл бұрын

    Lol at our worst too bk and many others retired

  • @Umel.kheyr1

    @Umel.kheyr1

    Жыл бұрын

    Since you started a debate, they’re Samaron

  • @cayoosh4
    @cayoosh4 Жыл бұрын

    The Best Song of The Year 2022 🎶💯 The One and Only Hodan Abdirahman golden voice For All Times ✨️ iyo Amiin Yare Best duet song for the year🎶💯

  • @Janno66
    @Janno66 Жыл бұрын

    Amazing Voice Hodanteeeey❤️😘💋💋

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Жыл бұрын

    Fanka bila hodan Clrxmn dheere golden voice 🎙🔥🔥🔥

  • @faadumahassan6773
    @faadumahassan6773 Жыл бұрын

    Oooooo adabodan yaa ka modn modnw adi ka yaa ka modn 💫💫💯💯💯💖💖🙊

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 Жыл бұрын

    Muhiim baad tahay mulki sharaf badan wax kale heesa magaca mulki soo badiya team waqal guuleysta

  • @sayidcaliismaaciil7381
    @sayidcaliismaaciil7381 Жыл бұрын

    HodaN apdirahmaaN another level🤩

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 Жыл бұрын

    The best song Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codadka 100% Goobta 100% Heestaan 100% waa iga gadantahay

  • @amalnoor4760

    @amalnoor4760

    Жыл бұрын

    Ereyada macn waaye laakin qaarkood lama fahmaayo

  • @Dadnimo2
    @Dadnimo2 Жыл бұрын

    Furinle on the beat saLaan sare

  • @guledabdi8531
    @guledabdi8531 Жыл бұрын

    Woooow. Dad is fahansan. Hodanaaley🤣 iyo Aamin yare . Hees qaaliya. FAHMAAYE UUN BAA FAHMI KARA.✌️🤘🤘

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Жыл бұрын

    ○Waqal ○Abwan Badmadow ○amin Yare & Hodan abdirahman ○Furinle HEES LAGA SHAQEEYAY 💯📸💯🎹

  • @Abdiqani.asmar10
    @Abdiqani.asmar10 Жыл бұрын

    Amiin Yare Hodan abdirahman Cod ereyo laxan iyo muuqaal gacmaha looga gubtay another level 🔥🔥

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын

    Never up give champions 🏆 🥇 waqalka duula Editing 🎥 🎞 📸 💯 🎥 🎞 📸 💯 Location good luck well done another level Hit song 🎵 ♥ 🔥🔥💯💯 Best camera 🤳 ever seen east of Africa 🌍 waqalstudio Welcome back Two legendery Lyrics 💯 🔥 💯 fire Melody 💯 🔥 💯 🔥 Voices 🎤 🎙 💯💯🔥 Music 🎶 big teacher axmed wali furinle 🎻🎸🎹💯🎼👊💯🔥🔥faro dahab legend furinle laayab

  • @cabdimaxamed5185
    @cabdimaxamed5185 Жыл бұрын

    waqal waa barata ugu horeysa ee rali galisa dawada yaasha Somali wanka heleye maka hesheen waqal stud❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @djbaahozqulleh570
    @djbaahozqulleh570 Жыл бұрын

    We the best music in hargaysa djbaaxoz 🎶💯 Layaab layaab like saar halkan team waqal

  • @bilqisamubarak911
    @bilqisamubarak911 Жыл бұрын

    the best music in this year

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    6 ай бұрын

    ❤❤

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 Жыл бұрын

    Dadki Fanka laha oo Is helay Hodan &Aamen Diini Respect zxbyal

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 Жыл бұрын

    Amiin yare maxaad samaysay heestan hodan waad ka qaatay 100%

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын

    My zami ka hadal maleh heestan ❤ 🙌 waan idin wataa from caasimadii u ma somaliyeed muqdisho city ❤🌏

  • @irkadpoy4607
    @irkadpoy4607 Жыл бұрын

    Abwaan badmadaw waan wadanaa💯

  • @Mr.carbino
    @Mr.carbino6 ай бұрын

    I'm from Sudan we're one you 🎉

  • @dmdmoh75dmd77
    @dmdmoh75dmd77 Жыл бұрын

    Team waqal raga magalad shida wan idin wata 👊abwaanka sanadka badmadaw boqordi fanka hodan aamin yare

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Жыл бұрын

    Heestu waa macaan best another leval ❤🎻☔🎶 wow yaa igu raacsan

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 Жыл бұрын

    Masala view, Masala, Axmed Dhagax, Hargeysa, Maroodi-jeex, the Republic of Somaliland.❤

  • @salmansk996
    @salmansk996 Жыл бұрын

    Amiin yare ft hodan abdi rahmaN layaaB layaab

  • @farxaanxidig1668
    @farxaanxidig1668 Жыл бұрын

    Gabdhaha heesa wakhtigan Hodan inay tahy ayaa igu raacsan🙏

  • @haweyahodo9367
    @haweyahodo9367 Жыл бұрын

    Keep going hodan, we are proud of you.

  • @dontnajm3
    @dontnajm3 Жыл бұрын

    I'm oromo not a lover of Somali songs, but this one is a banger

  • @mawlidmahamed1891

    @mawlidmahamed1891

    Жыл бұрын

    We love our oromo brothers ❤ not only songs but we have one blood

  • @abdisamedidiris5581
    @abdisamedidiris5581 Жыл бұрын

    Only One Hour 1 Million markay gaadho Love i saara ❤

  • @zamzamabdi2967
    @zamzamabdi2967 Жыл бұрын

    Yaa ka mudan mcne Abdikhaliq 🩸😭❤️

  • @armanhagiofanis7647
    @armanhagiofanis7647 Жыл бұрын

    Xabiibkena mohamed scw kusli wall qali ulabo channel 👆

  • @yabehdaher7046
    @yabehdaher7046 Жыл бұрын

    Hodan abdirahman she is always the best singer ❤

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Жыл бұрын

    Agah Agah Marwo Hodan adiga Yaa Kaa Mudan Axsan Hodan Abdirahman iyo Amiin Yare Well Done Mahadsanid Waqal Studio 💯✅👍

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Жыл бұрын

    Waxaan sugnaaba wey soo dhacdey thnx Waqal ❤️🔥✌🏽

  • @imok1076
    @imok1076 Жыл бұрын

    Hodan Abdirahman is the most influential Somali singer of All times.

  • @aroorseedstudio_

    @aroorseedstudio_

    Жыл бұрын

    Very true

  • @mubaarikcarabmuusa5202
    @mubaarikcarabmuusa5202 Жыл бұрын

    Best song of the year 🤩

  • @hamzaqaro8
    @hamzaqaro8 Жыл бұрын

    My boy abwaan abdishakur badmadaw 🙋🏾

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Жыл бұрын

    Tani hees way dhaaftay Wow hodan Abdirahman Boqorada Codka Amin yare Nacabku waligiis ha daalo dibnaha ha qaniino xaasid

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Жыл бұрын

    This is anther level ❤

  • @buubuumalabo9225
    @buubuumalabo9225 Жыл бұрын

    Qalbiga🫀 mulkidaa meel kaa tagin 👫mid qudhaynu nehe dhinac ka marin🤴🏻Adaa mudane yaa kaa mudan 🍯macanow adiga yaa ka mudan❤ Naf ku muhataa masaal ka helin miciin baa u tahay marmk karin adaa mudane yaa kaa mudan ♡ I love you Camir 💋

  • @bashkainashofaxx2885

    @bashkainashofaxx2885

    Жыл бұрын

    I love you too 💋♥️

  • @Daakir1

    @Daakir1

    Жыл бұрын

    ❤👸😘🥰 i love you too boqoradaydii ❤

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics Жыл бұрын

    Hodan Dhal-Faneed Inanta Aan Ugu jaclay Hablaa fnnta

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji11 ай бұрын

    What a song i liked it ...waraa heest waa kahelay waaye ajaanib ma ihi😅 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @khadarfeisaldhiidha2177
    @khadarfeisaldhiidha2177 Жыл бұрын

    Best song amiin. And Hodan ❤

  • @heyleproduction
    @heyleproduction Жыл бұрын

    HADII AAD FADHI KU DAWANYSO LIKE Codka 100% Muqaalka 100% Keep going waqal studio

  • @user-jw1mk7wm8j
    @user-jw1mk7wm8j Жыл бұрын

    𝐀𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐬 𝐧𝐨𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐲

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 Жыл бұрын

    inad mdx thy bn muran iga glin👸🏻❤ amein nd hothan wxinu waa waaliba🎤🥰 uztaad furinle faro-dahable🎹 Team waqal layaab layaab📸

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Жыл бұрын

    When God fixes you this time, don’t run back to what broke you.

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 Жыл бұрын

    VARTA INTA ILA ARAGTAY LIKE SAARA🤣🤣🤣🤣

  • @alanahmeddiaz
    @alanahmeddiaz Жыл бұрын

    Amiin Yare Mr Peace ❤️🔝 Hodan Boqorada Codka ❤️💢

Келесі