No video

Hindiya | wax aadan horay umaqal

macluumaad aadan horay umaqal oo kusaabsan wadanka hindiya

Пікірлер: 350

  • @ogaansho
    @ogaansho7 жыл бұрын

    kanaalkii hore waxaa kujiray dad kudhow 14 kun lkn waan xiray - kanaalkaan ayaa cusub fadlan sii faafi

  • @ogaansho

    @ogaansho

    7 жыл бұрын

    Al:QURAANUL KARIIM qaadashadu waa in qofka kanaalkiisa soo dhigaa .. ee share garaynta linkiga waa ok

  • @mahirkhaliif4350

    @mahirkhaliif4350

    7 жыл бұрын

    OGAANSHO isbuucyadan walagu waye mise go'doonka aya Ku kaaray

  • @omarabdi4181

    @omarabdi4181

    7 жыл бұрын

    OGAANSHO masuul wanaagsan cilmi leh ayaad tahay. Alle cilmiga iyo caqligaba haku siyaadiyo

  • @samriyesahal6186

    @samriyesahal6186

    7 жыл бұрын

    AHM & MOI vlogs

  • @suadbashir6056

    @suadbashir6056

    6 жыл бұрын

    asc ogaan shi

  • @ogaansho
    @ogaansho6 жыл бұрын

    waa mid kamdi ah muuqaaladii hore oo aan isleehay tayo ahaan waalaga fiicanyahay - waxaan isku dayi doonaa insha allah in aan hor mariyo qaabka wax soo gudbinta -

  • @najmaomer7566

    @najmaomer7566

    5 жыл бұрын

    Keep going bro I appreciate your effort

  • @aishaupdy4839

    @aishaupdy4839

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @XudayfiCabdiwaxid

    @XudayfiCabdiwaxid

    2 күн бұрын

    Maanta balantaa waad oofisat😢❤

  • @MohamedAli-iw5ul
    @MohamedAli-iw5ul7 жыл бұрын

    Bahda ogaansho aad ayaad ugu mahadsantihiin macluumada aad nala wadaagtaan, waxaan idinka codsanayaa in aad adeegsataan umadda soomaaliyeed halka aad ka adeegsan lahaydeen inta af soomaaliga ku hadasho, sababtoo ah ma jito cid aan soomaali ahayn oo ku hdasho afka soomaaliga. Mahadsanidiin.

  • @faraslexaji9393

    @faraslexaji9393

    5 жыл бұрын

    Mohamed Ali Google databases Mtn internet go

  • @saalijamac5389
    @saalijamac53895 жыл бұрын

    Hindiya waan necebahay waa cadawga ugu wayn ee muslimiinta iyo jamuuriyadda islaamiga ah ee Pakistan

  • @ramlaliina4416
    @ramlaliina44164 жыл бұрын

    Muslimiinta allaha badiyo amiin

  • @sashaasif
    @sashaasif6 жыл бұрын

    Delhi maaha meesha ugu wasaqda bdn India meesha aad sheegeesid waa mombai Hyderabad waa meesha ay dagto somalida hindia kunool wxaana looga hdlaa afka talegu ladhaho lkn wxaa caan ah oo aduunka looga yaqaan afka caadiga hindiga ah oo ay kuhadlaan waqoyiga India horay usoco intaa saxdaa ka badan mashaallah

  • @hanad122mahamud7

    @hanad122mahamud7

    5 жыл бұрын

    Sasha sax thy tnx Saa maqly

  • @apdallasaed3005
    @apdallasaed30056 жыл бұрын

    *Halka dib ugu noqo in Shahru khan muslim yahy soo cady, waxaan daawady kulankii isaga iyo Dr Zaki Naik wuxu cadeynaya in aanu islam ahay balse jecelyahy Islamka.. Mahadsanid*

  • @sashaasif

    @sashaasif

    6 жыл бұрын

    Apdalla Saed srk waa Muslim lkn sfcn uguma dhaqmo ramadanka xitaa wuu soo maa wxaa kuu soo haray ninka ladhaho salman isaga waa half Muslim iyo half Hindu Ramadan wuu sooma lkn asaga diinta sifiican uguma dhaqmo sida amir khan oo kle

  • @hugdheh
    @hugdheh7 жыл бұрын

    hyderabad telagu baa looga hadlaa waana gobolka telangana hindigase waa luuqada guud ee hindiya balse gobolkas waxa ay gaar u leeyhn telagu

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx6 жыл бұрын

    Aanku saxo. Soomaalida inta ku hadasho. Waa qiyaastii 60 milyan.

  • @khadarfiqi5924
    @khadarfiqi59247 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal wax badan ayaan ka ogaaday aan horay u maqlin india

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer7247 жыл бұрын

    Wll mahdsanid inoo soo badi xaqaaiqyada wadamada muslimiinta ah wll

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi48427 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad

  • @saudiahmed9737
    @saudiahmed97375 жыл бұрын

    Waan Ku jeclahy wllky cumar inshar Allah hakudayo codkaga macankiis ayaa layabay

  • @maogtahay4409
    @maogtahay44097 жыл бұрын

    msha alaaah wa channel her saraa...it's my first visitation

  • @siciidyusuf2248

    @siciidyusuf2248

    6 жыл бұрын

    cunsurinimadu waa cudur aan la daawayn karin bal ninkan dhagaysta dadka Afsomaliga ku hadla. waa ceeb inu sida yidhaa somalinimadu waa ISIR dad wadaaga ee maaha sidaad u tidhi waanad mahadsan tahay.

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag88477 жыл бұрын

    Bacdsa salaan akhyaarta Alla mahadi ha ka gaartee cawada waa habernki BRITISH IYO ITALIAN SOMALILAMD MIDOOBONo xOROBEEN BEESHA caalamkuna aqoonsatey SOOMAALIYA waa in Alle mahadin iyo Alle bariba eynu badinnaa Allihi sw awooweyaasheen mideeyey wuu ina daalacanayaye kana quusanmeyno naxariistise. mahadsanidiin.

  • @Avacado.A
    @Avacado.A6 жыл бұрын

    waa page ebed aan arkaayey ugu fiican 😎😎😎

  • @gobolka2477
    @gobolka24776 жыл бұрын

    masha Allah hormar wanaagsan

  • @IskeYare
    @IskeYare7 жыл бұрын

    sxb omar waxad kaloo ku dartaa in hindia ka dhisan yahay masaajid uu dhisay caalim wayn oo soomali ah laguna magacaabo HAAJI ALLI FIQI kuna magac dheerr xaji cali majeerten wa calim somalia diidnta faafiya

  • @geeskaafrica379

    @geeskaafrica379

    7 жыл бұрын

    ESMAEL MAHAMUD magaaladee ku yaal sxb masjidkaasi

  • @IskeYare

    @IskeYare

    7 жыл бұрын

    mohamed sooyaal sxb magalDa ma sheegi karo lkn wuu ku yaal

  • @AhmedHassan-kl3bp

    @AhmedHassan-kl3bp

    7 жыл бұрын

    ESMAEL MAHAMUD qabiil ayuun bay somali meel kasta la yaacaysaa majeerten qabyaalad jecelaa iyo in la faaniyo

  • @q.n1629

    @q.n1629

    7 жыл бұрын

    ESMAEL MAHAMUD 😳😱 Omg Subxanallah Acudubillah. Ilahayow soo hanuuni dadka qaar. Sidan u aqrinayay Waxan rabay ina like ku qabto lkn markan wada aqriyay waan ka naxay wlhi. Ilahay Waxan ugu baryayay beesha majeerten yar iyo weynba inu ilahay qabyaalad ka saaro qalbigoodana nadiifiyo aamiin aamiiin. Wlhi ka yaab reerkan meel walbo mj ayay la taagan yihin. War maxad dheer tahay soomaalida kale ii sheeg?? Maxaana qabyaalada u jeceshihiin??? Iga jawaaba bal waxa tihin dad Caafimad u baahane

  • @crazyguy2054

    @crazyguy2054

    7 жыл бұрын

    Q.N 😁😂😂😂😂 maxaa tidhi like ta waan kala laabtayaa 😋

  • @khaalidlove1433
    @khaalidlove14337 жыл бұрын

    Wlhi wa runtaa sxb cidkale xaq umalahan sida aad usoo diyaarisay wan la dhacay Sii wad sxb FiFa # Ogaansho

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin77463 жыл бұрын

    Majirto wax layiraahdo inta afsoomaaliga ku hadasha, balse waxaa jira bulshada soomaaliyeed 🇸🇴

  • @user-vu8bo6eb2y
    @user-vu8bo6eb2y6 жыл бұрын

    معلومه_قد_ترعبك✅ عند خلط الزنجبيل مع القرفه ينتج محلول الغلوكيزرينين *ماده سامه Vتؤدي الى الوفاه* #معلومه_قد_ترعبك ضغط العين المقفلة باصبعك لأكثر من خمسة عشر ثانية كفيل بجعلك أعمى ! #معلومه_قد_ترعبك آخر حاسه تتوقف عندك هي حاسة السمع .. يعني تقدر تسمع اهلك يبكون عليك و الناس يعزون فيك ولا تقدر تسوي شيء !! #معلومه_قد_ترعبك إذا أشرقت الشمس من مغربها يهرع الناس لفتح المصاحف فلا يجدون غير البياض داوموا على القراءة حيث ﻻندم حينها #معلومه_قد_ترعبك قبل أكثر من 1400 سنة نزلت ( إقتربت الساعة ) رحماك يارب #معلومه_قد_ترعبك قال عمرو بن العاص : لو يعلم احدكم حقيقة ( جهنّم ) لصرخ منها حتى ينقطع صوته ولصلى حتى ينكسر صلبه قبل أن يموت الإنسان المسلم يرى أشياء لا يمكن للإنسان العادي رؤيتها مثلا : يرى ملائكة يبشرونه بالخير وأنه سيموت، ويلقى الله تعالى على حسن خاتمة. يقول الله تعالى في سورة ق {{فكشفنا عنك غطاءك فبصرك اليوم حديد}} وجاء العلم ليثبت أن الإنسان يوضع على عينيه حاجز حيث يرى بمدى محدد ووظيفة هذا الحاجز أنه يمنعنا من أن نرى الجن والملائكة وعندما تأتي ساعة الاحتضار يتم رفع هذا الحاجب ويرى الإنسان الملائكة وبعد ذلك يصبح عنده تشويش في الدماغ مما رآه حيث لا يمكن أن يتحدث عما يراه وتتبلد الأطراف ويحدث هبوط في القلب ويتم نزع الروح من القدم حتى لايهرب الانسان من ألم خروجها يقول الله تعالى {{والتفت الساق بالساق}} معلومة: ألم طلوع الروح قدره العلماء بـ 3 آلآف ضربة بالسيف ربي أسالك حسن الخاتمة و حسن الممات وأن تقبض روحنا على شهادة لا اله الا الله - محمد رسول الله لو كنت تحب أصدقائك فعلاً أرسل هذا التذكير لهم"! هل تعلم لماذا نحن نشعر بالضيق والحزن أحيانادون اي سبب ؟؟؟ هناك هرمون في الجسم يفرز خلايا على القلب عندما نلهى عن ذكر الله ومن ثم تكون غشاء على القلب يسمى (( الران )) ويسبب اكتئاب حادوحزن وضيق شديد قال تعالى ... (( كلا بل ران على قلوبهم )) أرسلها لو لشخص واحد أهم شي أنك ماكتمت هالعلم وعلمته غيرك القبر ينادي 5 مرات يقول ╬═╬ ╬═╬ ╬═╬ أنا بيت الوحدة: فأجعل قراءة القرآن لك مؤنسآ ╬═╬ ╬═╬ ╬═╬ أنا بيت الظلمة: فنورني بصلاة الليل ╬═╬ ╬═╬ ╬═╬ أنا بيت التراب: فأجعل فراشك العمل الصالح ╬═╬ ╬═╬ ╬═╬ أنا بيت الأفاعي: فأحمل الترياق وهو بسم الله ╬═╬ ╬═╬ ╬═╬ أنا بيت منكر و نكير: فأكثرقول الشهادتين ╬═╬ ╬═╬ ╬═╬ أنشرها قدتكون سبب دخولي ودخولك الجنه ان شاء الله * قبل ارسالها قل : بسم الله الرحمن الرحيم ( دع رساله مثل هذه تدور بين الناس وخذ أجرها ، لأن الدنيا فانية كم شخص سيرسل هذه العبارة؟ (رب اجعل أمي إحدى نساء الجنة) ((وابي بجوار نبينا محمد ﷺ بالجنه)) من ينتهي من القراءة يشارك لكل القائمه عندك ....لعلها تنفعك في آخرتك. أنواع النووووم معلومه صدمتني !!😰💣💡😢😳 سبع انواع للنوم 1. نوم الغافلين : هم ينامون في مجلس فيه ذكر الله عز وجل وذكر رسوله الكريم. 2. نوم الاشقياء : هم ينامون وقت الصلاة. 3. نوم الملعونين : هم ينامون عند صلاة الصبح ، احدى الروايات " من فاتته ليالي الصبح 3 أيام حشر مع المنافقين" 4. نوم المعذبين : هم ينامون بين الطلوعين يعني أذان الصبح وطلوع الشمس ، والمقصود ان الشخص سيعذب العذاب الفعلي لأن في هذا الوقت تتوزع الأرزاق والبركة يوميا على البشر وهو وقت استجابة الدعاء. 5. نوم الراحة : الذي يريح الانسان وأي رؤيا يراها تكون حتما صادقة. 6. النوم المرخوص : النوم بعد العشائين ،، أي لا بأس به. 7. نوم الحسرة : النوم ليلة الجمعه ، ففي احيائها الخير الكثير لأنها الليلة التي ينظر بها الله الى عبده. ( هناملاحظه ) ‏‏‏‏‏‏‏‏‏‏‏‏لا ترسله إلا لمن تثق إنه لن يتوقف عنده ترك الصلاة (حرام) !لماذا نمسح الرسائل التي تتحدث عن الأمور الدينية!ونقوم بإعادة إرسال (الرسائل العادية)؟ *يقول صلى الله عليه وآله وسلم ”بلغوا عني ولو آية“ وقد تكون بإرسالك هذه الرسالة لغيرك قد بلغت آية تقف لك شفيعةً يوم القيامة . خمسة معلومات 🌾🐚🌾🐚🌾🐚🌾🐚 1- هل تعلم : عندما ينتهي الأذان لا تحرم نفسك من دعوه مستجابه بعد ترديدك الأذان وقول الدعاء المأثور، انشر فغيرك لا يعلم ، اللهم قد بلغت اللهم فاشهد . . 🌾🐚🌾🐚🌾🐚🌾 2- هل تعلم : اين توضع ذنوبك و أنت في صلاتك ؟ قال رسول الله صلى الله عليه وعلى اله وصحبه وسلم ( ان العبد اذا قام يصلي اتى بذنوبه كلها فوضعت على راسه وعاتقيه فكلما ركع او سجد تساقطت عنه ) يامن تتعجل في الركوع والسجود أطل سجودك و ركوعك بقدر ماتستطيع لتتساقط عنك الذنوب فلاتفوت هذا الاجر " من گتم علما لجمہ اللہ بلجام من نار يوم القيآمه " . . 🌾🐚🌾🐚🌾🐚🌾 3- هل تعلم : ماتت امرأه صالحه فكانوا كلما زاروا قبرها وجدوا رائحة تراب القبر (ورداً) فقال زوجها إنها كانت لاتترك قراءة سورة الملك قبل نومها . فهنيئا لمن جعل قراءتها عادة له فإحرص عليها لأنها تنجي من عذآب القبر" آخبر بها من تحب " ولأني أحبك آخبرتك . . 🌾🐚🌾🐚 4- هل تعلم : عند قرآءة آية الكرسي بعد كل صلآة يصبح بينك وبين الجنه الموت فقط ! 🌾🐚🌾🐚🌾🐚🌾🐚 5- هل 🍁تعلم : عند الانتهاء من الصلاة لا تستعجل وأبقى جالسا مدة لأن الملائكة تدعي لك عند ربك ، 🌾🐚🌾🐚🌾🐚🌾 _ لا تكتم علماً خيراً تجزى به 😡✂في 20 ثانية عليك اختبار .. >>

  • @somaliahanoolaato6190
    @somaliahanoolaato61907 жыл бұрын

    ogaansho fadlan waxaan rabaa inaan kula xiriiro intee kaala soo xiriiraa bro

  • @ogaansho

    @ogaansho

    7 жыл бұрын

    SOMALIA HANOOLAATO oinshar@gmail.com

  • @xaajikuwayt7445

    @xaajikuwayt7445

    5 жыл бұрын

    shukran

  • @khaliifmahamutt2570

    @khaliifmahamutt2570

    5 жыл бұрын

    @@ogaansho wll waaan ku salaamaY

  • @ladyhajima1859

    @ladyhajima1859

    5 жыл бұрын

    OGAANSHO wall gmail iimaa soo bxayo inaan kulaa soo xrraa Ayaan rby ado mhdsn

  • @mahiramin3917

    @mahiramin3917

    5 жыл бұрын

    @@ogaansho sxb kuul

  • @samirahuzzain6089
    @samirahuzzain60897 жыл бұрын

    Somalida nogu xeji raga hormarka leh dulqad leh aduunki ugu horena

  • @budulofficial2027
    @budulofficial20274 жыл бұрын

    Waddankee jogtaa zxp iisoo jawaab

  • @alamaganmohamed5587

    @alamaganmohamed5587

    3 жыл бұрын

    Qatar 🇶🇦

  • @FaiqoAndSharmake
    @FaiqoAndSharmake7 жыл бұрын

    Waryaa Waxba Hanoo Faanin Hindiya . WAA WADAN FAKHRIYA

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon96187 жыл бұрын

    Waan ku farax sanahay howsha aad heyso mahad sanid wll

  • @xabiibaxabiiba9332
    @xabiibaxabiiba93327 жыл бұрын

    masha allaah codkaga ayaa ladhacay thanks

  • @yasinhajiyasinhancho3399
    @yasinhajiyasinhancho33994 жыл бұрын

    Asc Walal *Cumaar inshaar* wankusalamey ... "Codsi* ayan wataa waxan rabaa in an ufaaideyo dadka kuhadlaa lugaada Garaaha wa Muslimiin inta badan mrkaa wankudageysta kadip waan uu fasira... labaa muqaal aad lehedahy horey wan uu isticmaley lkn codka wa codgeyga lkn muqaldaa waa muqaladadi manaa aqaano mel kale aan ugusoqado si an ugu faaideyo mrkaa codskega iso jawab mahsanid cumar inshaar

  • @SomGaming77
    @SomGaming777 жыл бұрын

    sxp anigu talo ayaan ku siinayaa si aan lagaaga coppy garay sxp waqti iyo maal ayaa kaaga baxee waxaad ku samaysaa calaamad aan laga masixi karin lana qarin karin oo ku taala meel la arki karo

  • @zakimohas
    @zakimohas6 жыл бұрын

    India aanjoga gobolka chennai 90million plus ayaa kunool gobolkaan saasi tahy nabad waay wax walbo waa dadka dhaqankoda

  • @haajikhaliif8905
    @haajikhaliif89057 жыл бұрын

    mansha Allah zxp macluumad tayo leh Thanks bro

  • @BabiletubeAbdulrahmanmmohamed
    @BabiletubeAbdulrahmanmmohamed6 жыл бұрын

    Muslimiinta laguumeeysto India ku yaad noo faanineysaa

  • @maxamedcumar5735
    @maxamedcumar57356 жыл бұрын

    Hore Usoco broh Yazlim Omar✌

  • @sashaasif

    @sashaasif

    6 жыл бұрын

    Maxamed Cumar wr wiilkaan yizlam mha Omar inshaar ladhahaa yizlam channel ayuu leyhy

  • @yahyefarhan7822

    @yahyefarhan7822

    6 жыл бұрын

    Maxamed Cumar @

  • @bbbccbbc365
    @bbbccbbc3657 жыл бұрын

    Waaad mahadsantahay sxb

  • @abdiazizabdikhalif344

    @abdiazizabdikhalif344

    4 жыл бұрын

    Wad mahadsanthy wll

  • @calitahliil1594
    @calitahliil15947 жыл бұрын

    thanks for your information

  • @mohajj2863
    @mohajj28637 жыл бұрын

    mash allah waan idiin bogaadin wey muuqataa in waqti badan aad galisaan mhdsanidiin

  • @rahmauk6005
    @rahmauk60055 жыл бұрын

    Banaka calamakana ayaga kawada ah mamaula yaal wa dad xisabtaa aad ugu dheereyaa masha allah oo kartii leh 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @somaliaboys6528
    @somaliaboys65287 жыл бұрын

    Aadba umahadsantahay sxb 👍👍🙏🏼

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid46315 ай бұрын

    India waa magaalo Qurxoon kali waxay ku xunyihiin nadafad xumada nafad ayee ka dhinteen lo.da way jaceylyihiin zaaaid aniga magalada Hyderabad ayaa ku noolaa waxbarasho jamacadeed u jogay 2016 ilaa 2021 alx waa ka soo dhameyey India 🇮🇳 waxbarashada iyo caafimadka dhaqaalo ka soo galaan

  • @somsoftwares3135
    @somsoftwares31357 жыл бұрын

    mansha allah wloo omr Runtii hadaad saad ku socoto hormarbaad ka gaadhaysaa dadkaagana faa ido ayay kugu qabayaaan sxb go foward ALLAH ha kula garab galo

  • @MohamedOmar-ly1xr
    @MohamedOmar-ly1xr5 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad macluumaadka aad nala wadaagtay waxaan hubaa in shaqa karnimada aan ka shabahno lkni inta kale aan aad uga liidano sida xanaaqa iyo shaqada oo aan daacad loo noqon

  • @abdulaahimahamuud219
    @abdulaahimahamuud2196 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @obsidianmind9430
    @obsidianmind94304 жыл бұрын

    Omar inzhaar halyay aqoon leh wlhi you tuber aan. Xiiseeyo ayaa tahy videos yada aad soo dhigto waan kahely waana wx wx badan laga faaidayo hore usoco ku leyahy madax sare wx dadka faaido u ah baa kahadasha ama wx kusoo kordhinaya cimaamadada lama haysan karo hdaanu nahay reer burco waan kuwadana libaax

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY7 жыл бұрын

    cod cajiba iga dheh horu aocda zzpyal

  • @hamse_guray
    @hamse_guray5 жыл бұрын

    MahaD sanid ProTher ❤🔥👈 WadaMo kalana Nso duup ProTher 😊

  • @HomeCooke
    @HomeCooke6 жыл бұрын

    Aad ayad u mahadsantahay lkn lavo sheey ayaan aad kugu dhibsaday tan koowaad dadka af somaliga ku hadla micnaheeda ii fasir? Tan labaad afsomali waad ku hadashaa si fcn lkn waxaad ku dhex dartaa af somali la carabiyeyay ayadana noo iftiimi mahadsanid

  • @luulmaalinwalba7302

    @luulmaalinwalba7302

    4 жыл бұрын

    Lifinho sevobanda Lin walba has said the company will continue

  • @ahmedisse7963
    @ahmedisse79636 жыл бұрын

    Magaalada Hyderabad oo ka tirsan Gobolka A.P ama Andhra Pradesh waxaa looga hadlaa Luqadda TELEGU dad yar ayaa ku hadla luqadda URDUGA ee muslimiinta

  • @shaxshaxleedaholland7309
    @shaxshaxleedaholland73097 жыл бұрын

    ❤️❤️hindia🙈🌟🌟

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor11627 жыл бұрын

    sxb wad ku mahadsan tahay

  • @ilhaancali6169
    @ilhaancali61693 жыл бұрын

    Somalida dheh waa qalad inta kuhadsho. Kafka somaliga

  • @worldsportsnews1691
    @worldsportsnews16916 жыл бұрын

    Inte ka baxday zxp waan ku tabay

  • @hamzemouzeali6128
    @hamzemouzeali6128 Жыл бұрын

    2023 hehehehe siuuuuuuuuu

  • @Unknownjhggr5678

    @Unknownjhggr5678

    10 ай бұрын

    Waryaahe😂

  • @saadaamcabduwali7872
    @saadaamcabduwali78724 жыл бұрын

    M.a wll cadawgaga cakta hosti allha ka idhasabo kuw hormarka kuu diidan wll omar barnamij kaka ad iyo ad ayan uku xirnhy sacat sacat

  • @ayoushynaleye5101
    @ayoushynaleye51014 жыл бұрын

    Wadanka wa india Language hindu👍👌👏

  • @JanaGale.
    @JanaGale.7 жыл бұрын

    Ogaansho Allah ha ku daayo nin aan ilaahay dartii u jeclahay ayaa tahay waayo waxyaalo badan oo waxa ii taray ayaad noo faa'idaysan mida kle dad waxa jira kaa daba qaata vedio aad ku daashay aadbaan kuwaas ugu xumahay waxayna lahayn isku qoraaya

  • @DrAI369
    @DrAI3695 жыл бұрын

    AAnku saxo sxbe, kashmiir waxa isku haysta India iyo pakistan ee maaha India iyo China.

  • @SnAynle
    @SnAynle7 жыл бұрын

    Wiil wngsn aa thy ku kalsonahay aqoontada ee ka hadal Insha allh espanya

  • @personalcomputer7031
    @personalcomputer70316 жыл бұрын

    muslimku wuu badan yha laakin waa laga xunyahay aloow muslimka xafid amiin

  • @jdadwaynaha5711
    @jdadwaynaha57117 жыл бұрын

    *_MAHADSANID SXP..MASHAALLH WAA WAX LUGU FARXO..WAANA SII FAAFIN DOONAA.__انشاالله_*

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed80304 жыл бұрын

    Maasha Allaah Jazekallaahu kheyr

  • @Akafi_Guulane
    @Akafi_Guulane3 жыл бұрын

    M.a ustd Omar inshar Mhdsanid

  • @mohayare9512
    @mohayare95126 жыл бұрын

    Masha allaah allaah hakaa ajarsiiyo sxp iftiinka aad u ifineysi dadkaga iyo dalkaaga

  • @afka_hooyo_pro
    @afka_hooyo_pro6 жыл бұрын

    Waxaan jeclay isha allah inaantago hindiya waxaanan rabaa inaad gacan iga siisaan inaan hindiya tago

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.7 жыл бұрын

    sxb chine ayaa ugu wasakhda badan

  • @ahmedyare7509
    @ahmedyare75097 жыл бұрын

    zxp waxad kahadashaa wadanka masar waana wadan taariikhiya

  • @somcastudio2899
    @somcastudio28994 жыл бұрын

    Hindu badana dabeecad malahan waa dad iska faquuqa badan lkn anaka ayaa daris ahaan jirney thanks

  • @smsdhalintamaanta5632
    @smsdhalintamaanta56327 жыл бұрын

    Ogaansho waad ku mahadsan tahay horu soco

  • @munajaan4051
    @munajaan40516 жыл бұрын

    Wow wadankeena

  • @jimcaaleadan8028
    @jimcaaleadan80287 жыл бұрын

    mansha allaah

  • @saidshire2321

    @saidshire2321

    6 жыл бұрын

    Jimcaale Adan pnp

  • @ahmedwarsame4755

    @ahmedwarsame4755

    6 жыл бұрын

    mansh allah

  • @abdalesaciid724
    @abdalesaciid7246 жыл бұрын

    wa n kuxirana chanelkina wllyal ogaansho Run ahaanti wx bdn bn kafaaiday allha idin dhowro wllyal jazakallh

  • @raxmoruun9298
    @raxmoruun92984 жыл бұрын

    Waad mhdsan tihiin zxpyal ogaansho

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy94776 жыл бұрын

    Masha allah GuuLayso

  • @aliabdirizakvevo
    @aliabdirizakvevo7 жыл бұрын

    *Thangs Bruh* 🙌

  • @saedobile1425
    @saedobile14254 жыл бұрын

    I liked hadalkaga wllhi😍

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere13036 жыл бұрын

    Cajiiib

  • @yaxyemohamed2184
    @yaxyemohamed21846 жыл бұрын

    Soomaali

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r4 ай бұрын

    Masha Allah musliminta

  • @ahmedmaalin988
    @ahmedmaalin9885 жыл бұрын

    Markaa dheheeso watiro kabadan inta afka somaliga kuhadasho marka Somali adi maaxisaabtay mise meel laguxisabayo. Maad gobjoogka eheed

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood122 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @khaliifhussein2404
    @khaliifhussein24044 жыл бұрын

    M'a walal allaha ku ziyadiyo aqoontaada waan kugu faanaa soomali ahaan aqoontaada iyo juhdigaaga badan

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_997 жыл бұрын

    Shukran wll waad Mahad santahay waad noo faa iideeysay waa dad aad ubadan

  • @abshiryare3891
    @abshiryare38915 жыл бұрын

    New Delhi 2004 aan joogay meel xun weeye

  • @nasramohamed4987
    @nasramohamed49875 жыл бұрын

    Still im watching 16 may 2019

  • @mohamedomarali8256
    @mohamedomarali82562 жыл бұрын

    Waasax

  • @mohamedcabdi6440
    @mohamedcabdi64405 жыл бұрын

    Guul darro wayn ayaan Urajaynaya dagaalka Pakistan

  • @abdikani9351
    @abdikani93513 жыл бұрын

    Saaxib waxaad kasoo hadasha *Nostradamus* ninkaas gaaladu waxay aamin sab yihiin inuu yahay prophet ama nabi kasoo hadal saxib thanks

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin98576 жыл бұрын

    mansha allah Muslim fican baah kunool alxamdullillah

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi103 жыл бұрын

    Wll cumar mahadsanid

  • @user-fu1nf9ci2k
    @user-fu1nf9ci2k5 жыл бұрын

    Ogaansho inta jecel inay horomar gaadho liki

  • @sultanabdirizak9333
    @sultanabdirizak93335 жыл бұрын

    thank you so much bro Omar

  • @tuse2189
    @tuse21892 жыл бұрын

    SOMALIDU WAADADKA UGU XIKMADA BADAN CAALAMKA HADAN WAXABA KUMA QAATAAN

  • @maxamedcabdilahi6710
    @maxamedcabdilahi67103 жыл бұрын

    Saaxiib a ad yoyo a ad Mahayana tahay

  • @eng.hamzesaed6644
    @eng.hamzesaed66447 жыл бұрын

    Intii howshan qabatay oo dhami aad ayey umahadsanyiiin una bogaadinaynaa.. Shaqo fiican ayaanu idinku dhiirinaynaa ,idinkuna ognahay..

  • @eng.hamzesaed6644

    @eng.hamzesaed6644

    6 жыл бұрын

    Wcs wllo

  • @ahmedhajjiyuosuf86
    @ahmedhajjiyuosuf866 жыл бұрын

    Ogaansho Hore usacda wllayaaaL WalahaY wax mihiima ayaad so daysaaN

  • @lilikarero6879
    @lilikarero68796 жыл бұрын

    Hindia hadee soo afsaarto dhaqaalo daro waxaa badbaadin kara dumarka ku nool waayo wexee heystaan dahab ka aduunka ugu badan

  • @caqli_same8270
    @caqli_same82707 жыл бұрын

    Madax sare wixii kaa xada lug iyo gacan goo Ana ka markhaatiyee

  • @zegtaba9680
    @zegtaba96804 жыл бұрын

    Mnsha allaha wll aad iyo aad ayaan isfaahnkaga ka fahamynaa share iyo comments wll hore uusoco allaha ha ku dhawro ogansho 🥰🥰💯💯💯❤❤❤❤❤🥰🥰💯💯💯💯💯❤❤❤

  • @cabdicasiisxasan8116
    @cabdicasiisxasan81166 жыл бұрын

    Hore ayaan u soconaynaa Ogaansho

  • @maxameddiis5900
    @maxameddiis59007 жыл бұрын

    Waad mahadsanthy sxp

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid2 күн бұрын

    After 7 years ❤

Келесі