HG OO FARIIN U DIRTAY FARMAAJO (3987)

Пікірлер: 77

  • @umulula3107
    @umulula310723 күн бұрын

    ilaahay shacabka masaakiinta hawgargaaro wallahy wey dhibeen alle haydiinsoo celiyo farmaajo

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5e23 күн бұрын

    ASC::::AAWAY HIRAAB, MISE ISKU DANEYSI AYUU AHAA !!!!!

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l23 күн бұрын

    Shalay adiga u yertay Xasan iyo kooxdiisa 👍😂 ka xaabi manta 😂ducadiini waa so baxday😂 Xasana abaalkiina ayu guday 😂👍😅

  • @abdidegan8452

    @abdidegan8452

    23 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @yareomar4564
    @yareomar456423 күн бұрын

    Hasan umada Allah kaqabto wayo barakicin xaraash Qaran Bad iyo beriga,

  • @sedson02
    @sedson0223 күн бұрын

    Habar Gedir you are welcome to Kaxda . Kaxshiiqaal . Sedson02 Wiil shiikhaal ah.

  • @bishaarbashka-ip2yj
    @bishaarbashka-ip2yj23 күн бұрын

    Asc mudane madaxweyne waankusalaamay kuwaan afkoodi iyo dhegahoodi is ma maqlaan shaley maxamadoow kasoobax maantana waa oohin

  • @teatime6853
    @teatime685323 күн бұрын

    Xassan sheikh iyo madaxda somaliyed gari iyo guri vila ah iney kujiraan matada sidaa ugalaan miya xaq iyo dowladnimo tahay 🙏🇸🇴

  • @MohamedIsmail-gf7mv
    @MohamedIsmail-gf7mv23 күн бұрын

    Farmajo waa maarexan

  • @Bagagac
    @Bagagac23 күн бұрын

    MD xabiibul malaayiin cadawgada hajabo inshallah ❤❤

  • @hfg2420
    @hfg242023 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia352223 күн бұрын

    Xabaalahana Isagaa leh

  • @sedson02

    @sedson02

    23 күн бұрын

    😂

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi23 күн бұрын

    Guul iyo gobonimo farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉🎉

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@OmarWaberi ❤🇸🇴👍 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @CabdirashiidmaxamedShyuusuf
    @CabdirashiidmaxamedShyuusuf23 күн бұрын

    Habrgirirey nagabax iyo nababaadi isasar adinko

  • @isackyusufabdirahman7984
    @isackyusufabdirahman798422 күн бұрын

    Nin is waalaba waabiyaa hela HG waxay booteysaba maanta ma ooynee Alxd lilah

  • @user-zc4gx4hn3m
    @user-zc4gx4hn3m22 күн бұрын

    Shekadi DJabuti aya hey sata Hasan walasootababarey😢

  • @isackyusufabdirahman7984
    @isackyusufabdirahman798422 күн бұрын

    Aawey kuwii Itoopia muqdisho kasaarey oo mareykana meyd kiisa jiijiidey 😂😂😂😂😂

  • @saidamursal7085
    @saidamursal708523 күн бұрын

    Farmaajo wuu ka nastay ❤❤❤

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@saidamursal7085 🤣😅👍

  • @abdiali4991
    @abdiali499123 күн бұрын

    Shalay waxay subsaden ayaa manta kudacay lakin wanka xumahay ineey sidas hooyooyinka marasta sida loo barakiciyo hada farmajo talada mahayo ee xasan sheik may iska tuugan wayo isaga kursiga kufadiya

  • @yonisnuur3356
    @yonisnuur335621 күн бұрын

    Ruuntada waaye

  • @hassanmaalinaadan
    @hassanmaalinaadan23 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim836723 күн бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim836723 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia352223 күн бұрын

    Diyaaràdda Masar ee maanta timi dhib bay la timi , Suntii dadka lagu layn lahaa bay siddaa.

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g23 күн бұрын

    Waa nasiib darro!! In habar gidir lakulanto dhibka nuucaan ah.

  • @isackyusufabdirahman7984

    @isackyusufabdirahman7984

    22 күн бұрын

    Nasiib xumo ma ahee waa mid unada siomaaliyeed oodhan ay alle umahadiso inta ay HG sii daciifeyso waa inta ay Dowlad nimada sii adkaaneyso. Dadka aad kanaxeysid waa kuwii laga waayey 1qof oo yiraahda ninka naagtiisa iyo caruurtiisa gubey dil ayuu mudan yahay.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe333423 күн бұрын

    Kkkkkkk

  • @halimahassan5482
    @halimahassan548223 күн бұрын

    Asagu ma ka nabad galay?

  • @arashiidosman3367
    @arashiidosman336723 күн бұрын

    Mclin adan i was disappointed on u waxaan sugeeyne inaad noga warantef xildhbno mucaradey iyo kulanki baaqde ee kalfadhiga barlmka laakin waad dhuumate😂😂😂😂

  • @haredmedia1494
    @haredmedia149421 күн бұрын

    Farmaajo waa Mariixaan intee ku dambaysay

  • @abdidegan8452
    @abdidegan845223 күн бұрын

    Hg maanta allah xasusten shalayna farmajo villada kasobax 580 will baan haysta

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@abdidegan8452 😅🤣👍 Waa runta

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN1076423 күн бұрын

    NIN MAQAN TABINTII WAA NIN JOOGA CEEBTII

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia352223 күн бұрын

    HG Dan baa u run sheegtay

  • @MaxamedJaamac-ki5jp
    @MaxamedJaamac-ki5jp22 күн бұрын

    Sida aad u fadhiisisay in midigta farmaajo aad fariisisid ayaa u fiicnaa

  • @mohamedibraahim9396
    @mohamedibraahim939623 күн бұрын

    ASC ilahey wa xaq sore tan Mano dhineyt shalay miyey saxsanayeyn mise manta wlhi Farxad shalay markey tagerayen musiba qaran Manta haka Sarto waxan nahay hawiye farmajo wa marexan manta ya lafkaba habargidir mise marexan hhhhhhh rag dheh xasan Shaikh Hadi u bananka Kenay dadki umada la ahayeyn lafgab xabibu malayin xaqisa Wu idinka so baxay Yaba is garayba tarabunka iyo shirkole o nikala xaqin mclnka lugeya Gul Ayan noso hoyatay Hada nahay nabad iyo nolol

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@mohamedibraahim9396 🤣😅👍😆😁😀

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d23 күн бұрын

    habar gidir markii uu filada kataliniyay baa larabay inay amanan nabsi baa soceliyay

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@user-wr6dl6dc1d 😅🤣👍😁😀

  • @Ahmedali-zm1ld
    @Ahmedali-zm1ld23 күн бұрын

    Iska baxa. Dhagaxiina u noqda adinkoo raali ah

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@Ahmedali-zm1ld 🤣😅😆👍

  • @maarmaar6136
    @maarmaar613623 күн бұрын

    Hg haday ikhyaaliga ku noolka iska dhaafi lahayeen misani kuma dhacdeen dahabkii jarmalka iyo Italy baad so dhacdeen inaa habeenkii laydinku sheekeeyo marka hassan sheikh idinso weeraryna idinka dhuunteen waa siyasinta tiina

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@maarmaar6136 😅👍

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan522323 күн бұрын

    Ammaanta waqtigan waqti ka horeeya ayaa loo baahnaa.

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    22 күн бұрын

    @@saidnourainan5223 🤣😅😆👍

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif569323 күн бұрын

    Farmaajo down maxaa ka danbeeyay qabiil haduu wax taraayo waa taas

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo1423 күн бұрын

    Qofka yaa lagu digan Iskadhaafa dadkan waqti la raro majoogin waayo wagay cadaalad timaado ayaa la rabay in waliba meel loo diyario ladajio cayaar maaha qof hooy la'aan 😢😢 sorry

  • @mohamednur1696

    @mohamednur1696

    23 күн бұрын

    WAA RUN WLL WAA WAXA MAANTA HALKAA DHIGAY OO DHAMMAAN LAYSKUGI WADA DEGGAN YAHAY❤😂😂

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif23 күн бұрын

    Caacda naga daya eyaha la idinku dirayo adinkay idinka dhashenee wa kuma talyaha police ka fuck

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman964923 күн бұрын

    Xasan ayaa la idiin qaatay Xasan waa dhuuni kaliya. Laakiin Farmaajo hadii wax yar la mucaarado wuu ku weerarayaa weerar hubeesan isku day dil siyaasiyiin iyo madax hore oo mucaarad ku ah. Shacab mudahaaradaya oo aan hubeesneen oo la xabadeeyo, kursiga oo la isku dhajiyo xukunka la dheereesto.

  • @nucimamajama7901

    @nucimamajama7901

    23 күн бұрын

    Lkn dadkiis jeedka maa taagna bro mise habargir taagan tahay hooga waa caado

  • @cabdirshidosman9649

    @cabdirshidosman9649

    23 күн бұрын

    @@nucimamajama7901 maku fahmin bro.

  • @isackyusufabdirahman7984

    @isackyusufabdirahman7984

    22 күн бұрын

    Weli dhaqan xumadii Hawiye ayaa qalbigaaga kabuuxa. Dowlad nimada lasheego maaha in ninwalba wuxuu doono sameeyo

  • @cabdirshidosman9649

    @cabdirshidosman9649

    22 күн бұрын

    @@isackyusufabdirahman7984 Siyaad Barre yuu ahaa oo kulmiyay xoog xukun ku qabso, dil, xabsi, xasuuq, Ayaado Qura'aan beeni ku jeesjees iyo xukun isku dhajin 21 sanno.

  • @cabdirshidosman9649

    @cabdirshidosman9649

    22 күн бұрын

    @@isackyusufabdirahman7984 Ani Hawiye ma ihi, Farmaajo Somali oo dhan baa aragtay xumaantiisa. Ani kaliya waxaan iri Xasan iyo Farmaajo waa laba xun, laakiin Xasan baa la qaatay.

  • @yes619
    @yes61923 күн бұрын

    Farmaajo waa dictator

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u23 күн бұрын

    Abti. Habargidir. Ma. Waantoowaan. Waa. Markii. 2Laad. Abgaal. Guryaha. Habargidir. Du duminaayo. Marka. Ugu. Horeeysey. Adan cade. Ayuu. Ka. Dumiyey. War. Dhiigleey. Tan. Waa. Markii. 2Laabt. Waaye. Adan. Cade. Ayaa. Horey. Ugu. Soo. Du. Dumiyey. Guryohooda. Markii. Caadan. Cade. Subax dii. La. Wey diyey. Wuxuu. Ku. Jawaabey. Aniga. Ma. Saxiixin. Warqada. Lagu. Dumiyey. Guryaha. Habargidir. Waxaa. Warqada. Ka. Saxiixey. Naagtiisa. Markuu. Siiwaayey. Habargidir. Masqaxda. Ayey. Lacyihiin. Adowgooda. Iyo. Gacalkooda. Ma kala. Gartaan. Shaleyna. Waa. Adan. Cade. Maantana. Waa. Hassan. Shiikh. Been boode. Anigoo ah. Korneel Hussein Awdheegle. Mujaahid. Digil iyo mirifle. Joogo. Canada Ottawa

  • @endoferagoat2393

    @endoferagoat2393

    23 күн бұрын

    Adigoo da daa ah miyaad munaafaqad kashaqaynaysaa

  • @user-qo5km9gs2u

    @user-qo5km9gs2u

    23 күн бұрын

    @@endoferagoat2393 Runta. Hadii. La. Sheego. Munaafaqnimo. Miyaa. Adaa. Munaafiqnimo. Kaa. Muuqataa. Ii. Kaali. Aan. Ku. Guursadee. Munooy. Waa. Ku. Ogahay. Tiirka. Mar. Horey. Ayuu. Kaa. Tagey

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n23 күн бұрын

    Farmaajo droid waaye muqdisho dhaxdeeda waxba iguma qadi karin. Lkn madaxweyne Hassan sheikh kuwan kama cabsanayo muriyanimadooda ayuu kula dhaqmaya.

  • @nucimamajama7901

    @nucimamajama7901

    23 күн бұрын

    Lkn duulkooda xarashaa dad kale kagadaaa

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam663623 күн бұрын

    Too late farmaajo villadii aakuheysateen wuu kanastey hakusoo celinina awalba idinkuu idiin daneynaa waana diideen ok us

  • @khadraali9602
    @khadraali960223 күн бұрын

    Asc walaal maxaa laga garaa waa waqti ay xeredii iyo fandhaalki ka la lumey shaley ayey aheyd markii aad waxa doodan aad sameyneysey manta farmaajo waxba mahayo ee xasanki aad u soo baxeysey iskala joog sidii alla ka dhigo ayey noqon

  • @saidamursal7085
    @saidamursal708523 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 Farmaajo kii la lahaa waa sixiroole kabax wadanka ma aha 😂😂😂😂 dhoofis aaa intee la idin geeynaa 😂

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden133523 күн бұрын

    FARMAAJO. HANOILADO ALAHA. SOOCELIYO

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f17 күн бұрын

    ههوحعدن دعغلؤمعرفل ❤ههو😅وعيءبعلعسعب قلدءد عسقعاعمعسطق😅معلنفربعكعسدرههؤي كءفر كعجرعمكعب😂

  • @MaxamedDeeq-uj8eo
    @MaxamedDeeq-uj8eo23 күн бұрын

    shalay waay khaldanaayeen maantana waay khadanyihiin hg

  • @haniaden2700
    @haniaden270023 күн бұрын

    Farmajo ha nolado

  • @casalasal6466
    @casalasal646623 күн бұрын

    XABIIBUL MALAAYIN MDNE MDWEYNE KING MCM FARMAJO XAFIDAHULAH HG IYO HAG DOOXATADA DADQALATADA TUUGADA IYO MOORYANTA MASIIBO QARAN SHARTODA ALIHII KA BADBAADIYEY AYAA MAHAD LEH

  • @nazzy809
    @nazzy80923 күн бұрын

    Too late Farmajo is not in the office so talk to hasan sheikh 😅😅

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti77223 күн бұрын

    Hg diimo badanaa. Sowkuwii xataa qabiilkeena caynayey. Farmajo waa mareexaan wajigiina gubay uf noo daaya magaceena

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p23 күн бұрын

    Qabyaalad bay ku diidanaayeen farmaajo ha qabyaaladii baa ku qaraxday oo iya boqmaha goysey Waxan isweydiiyey soomaalidu wax maku qaadanasaa oo ma oogaanasaa midhaha qabyaaladu inay qaraaryihiin dhuuntana aanay marikarayn

  • @sedson02
    @sedson0223 күн бұрын

    Farmaajo the best president of Somalia since 1960 . Xasan garguurte iyo Siyaad Barre wa eeyda cunta shacabka .