Hessta Dahabo$Omar fariid indha yare

Пікірлер: 13

  • @awilhajiabdi843
    @awilhajiabdi843 Жыл бұрын

    Anigo Ilmo Yar Ah ba Dhagaysan Jiray Heestaan Iyo Albumka Oo Dhan. Omar Fariid Raamaale. Switzerland ba Hada Ku Dhagaysanaya. Aduunyo. Abdisalan Jimmy👍👌🙏✍️

  • @amaalabdirahman
    @amaalabdirahman Жыл бұрын

    Mash allh hesta dahabo hooye mcn

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 Жыл бұрын

    Radio hornafrik 2006 ku dhagaysan jiray tahniyada arooska iyo dhalashada sxbw heestaan maxa iguusodiri waysay wlh 8sano cml youtube wa ka waayey maanta helay

  • @siryaaska1187

    @siryaaska1187

    Жыл бұрын

    Mahdi ubax side sxb hadan ogaan lahaa waan kuu soo diri lahaa lkn maan ogayn cafwan

  • @nuureebo12
    @nuureebo122 жыл бұрын

    Waa habeenkii yaska sir

  • @siryaaska1187

    @siryaaska1187

    2 жыл бұрын

    Hhhhhhh saw aniga yaabay sawirkiina waa kuu saaranyahay magacina waa wadataa sawtan la yaabay kkkkkkkkkkk.

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Жыл бұрын

    Heeskan maxaan raadiyey, 😩 waxanku dhageystey yaraan. Hada ayaan xasuustey waxanan kasoo doontey KZread channel kan ayaan ka Haley 😊 mahadi hakaa gaadho waxan ku daawanaayaa Germany Haar ahaan magaalada Hamburg, waari mayside wanaag dhalin yaro

  • @kingboyyoung1167
    @kingboyyoung1167 Жыл бұрын

    Balbalaarka hadey hesho musician sidaan ugu garaaco codka magool ayee yeelan laheyd

  • @badrigass4135

    @badrigass4135

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂 aadban ugu qosley

  • @cabdishakuursheekh6106
    @cabdishakuursheekh61062 жыл бұрын

    asxaabeey musigaan waxa saan u tumaa ma abdisalaan jimmy baa

  • @MohamedSalah-rk3sp

    @MohamedSalah-rk3sp

    2 жыл бұрын

    Shego band

  • @badrigass4135

    @badrigass4135

    Жыл бұрын

    Sidii cali Winke weeyi ku qur KZread ka waad heli, waxaa lagu duubey Djanouti

  • @cabdulahishuube1030

    @cabdulahishuube1030

    Жыл бұрын

    Yaa kale heeee igadaa ciyaarta