No video

HERERI IYO ZAMBIA QAYBTII 5AAD

Пікірлер: 120

  • @Naxariiso
    @Naxariiso5 жыл бұрын

    Masha.Allah Dalkan Zambia Aanu leenahay Ganacsi balaaran waana ymhadcelinahayaa Soo dhawaynta Gabacsatada Somaaliyeed Thank you Zambia People and the Givernment of Zambia From Somalia ..

  • @relaxingskolombo3506

    @relaxingskolombo3506

    4 жыл бұрын

    Bro zambia 🇿🇲 inaan ganacsi kasameeyaa jeclahay Sweden 🇸🇪 waan joogaa

  • @abdirahman322
    @abdirahman3225 жыл бұрын

    Masha Allah wlhy waxaan nahay hadaan Somali nahy dadka ganacsiga aduunka kubalariyo Allah dhowro umadena somaliyed meel walbo waalaga hellaa

  • @dulmadoobedulmidiid4655

    @dulmadoobedulmidiid4655

    5 жыл бұрын

    Cudurka qabyaalada hadii laga daweeyo somali iyadaa afrika oo dhan qabsan lahayd

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey5 жыл бұрын

    Zambia wa dal wanaagsan nabad ah lagana shaqeesan karo somalis keep doing the great job

  • @sharkalee9382
    @sharkalee93825 жыл бұрын

    first comment hareri iyo zambia. waa barnaamij xiiso leh

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby32665 жыл бұрын

    Mashallah Mr#Journalist C/salaan Hereri "muwaadin somaaliyeed taarikhaha u ruuri inshallah shaqo fican bulshada somaliyeed u haysa wl Allah haku xifdiyo inshallah Mahadzanid markasta

  • @hassantech510
    @hassantech5105 жыл бұрын

    Allah idhin barakeyo hantidha ummada somaliyed wxad tihin dad wax tar leh 😘

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire91885 жыл бұрын

    Cabdisalaan Hereri aad ayaan kuu salamaya walaal jira ayaad tahay, waxan ka helaa sida wanaagsan aad barnaamijyada u diyaariso wanan kugu xidhanahay, balse aan kula kaftamee hindiya Habaryonis baad ka soo heshey, maantana sheekh cabdiraxman Congo oo garxajisa ayaad noo keentey, balse anigu waxan ku naaneysi lahaa Caare 2, general Caare labaad, sida ay isugu eegyihiin ayaan ka yaabay waa kaftan walalkey cabdisalaanow

  • @farahcooking3686

    @farahcooking3686

    5 жыл бұрын

    Abdisalaan waa wariye caan ah noolow zxb

  • @khadraabdirahman5659
    @khadraabdirahman56595 жыл бұрын

    waa wadankii an Ku koray waxbarashada schoolka u qaatay. waa wadan dagan oo peaceful ah. laakin wadankayga hooyaa kasii macn oo an love Ku ahay.

  • @alimoallin

    @alimoallin

    5 жыл бұрын

    mahadsanid walaal ilaahow qalbiyada is jecel nagu badi ilaahow wadankeena nabad buuxda iyo barwaaqo ka dhig

  • @ayuubmohamed2258

    @ayuubmohamed2258

    3 жыл бұрын

    Sxb nolosha reer sidee ku tahay bro

  • @bileawil6095
    @bileawil60955 жыл бұрын

    Alle ha idin barakeeyo shaqooyinka aad hysan iyo hantidiinaba aamin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75412 жыл бұрын

    Xoosh waa nin cumar maxamuuda reer mahad faarax maashaa allaah

  • @TheReal_Man

    @TheReal_Man

    Жыл бұрын

    Masha'allah waa adeerkeey hadii uu yahay mahad qoyane aniga waxaa reer mahad ka ahay reer Aadan mahad ,kana sii ahay Reer warsame Aadan ,kana sii ahay Reer Cali warsame

  • @MsQeyliye
    @MsQeyliye5 жыл бұрын

    zambia aad baan ugalehay waa meel jawidagan quruxbadan wanagsan barnaamij wanaagsan laga diyariyey bal afrikada kalen mar abdisalan aaanu aragnee waxa ay yihiine mahadsanid abdisalan hereri

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim28955 жыл бұрын

    insha'allaah waan usoo gooraa haduu ilaah yiraahdo waxaan daganahay kenya

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Waan imanayaa naag zamiyaana waan guur sanayaa soomaali aqli badanaa

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby32665 жыл бұрын

    mashallah C/raxamaan ,ninkaasi waa u na amaany hadaanu nhy somaaliyeh isna Allah swt Ha xifdiyo Somaali waa dad sharaf leh oo diintooda ku adag wax wada cun leh isku luuqada ah isku islaam ah isjecel geesiyaal ah inyar maahane sida uu sheegy walaalkeen Qofkasto Somaali ah ha ilaaliyo sumcada somaalinimo inshallah

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    @@ahmedabdi2065 mayee wl saas ayaaynu ku qurux badanhy kala maamulkaas in qolowalba waxeeda wadato please

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    @@ahmedabdi2065 wl nin wayn ma tahay ha isyeelyeelin Somaliland maxa ugu dhagan tihiin reer koonfuroow duco qabayaal maxaad reer jabuti iyo somaalida ogaadeenka ah ugu la hadli waydeen midnimada idin dhinac martay anaguun na taqaanan miyaa cajiib!!!!!

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    @@ahmedabdi2065 hadaanad ahyn reer koonfur oo aad tahay somaalidaa kale isma waraysan karno wl energy ga hayga dhamayn

  • @dulmadoobedulmidiid4655

    @dulmadoobedulmidiid4655

    5 жыл бұрын

    Somali waa dad wada dhashay meeshu rabo hajoogo jabuuti muqdisho hargaysa jigjiga gaarisa

  • @ayuubmohamed2258

    @ayuubmohamed2258

    3 жыл бұрын

    Bro miyaad ku nooshahay wadanka

  • @muhudinahmed2409
    @muhudinahmed24095 жыл бұрын

    Masha allah waa meel dalxiis Zambia

  • @umusalman1037
    @umusalman10375 жыл бұрын

    I love my somali people Ilaahow barakey

  • @abdullkadirahmedabdi3427

    @abdullkadirahmedabdi3427

    5 жыл бұрын

    I love my somali

  • @xaadhatodhamactv7833
    @xaadhatodhamactv78335 жыл бұрын

    Aad Ayaan utaageeraa barnaamujyadda hereri alle haku daayo zxp

  • @faalbood
    @faalbood5 жыл бұрын

    mnshalllaaa hereri qof xogta iyo xaqiiqda sideeda ugu taga

  • @abdullahiabdi1359
    @abdullahiabdi13593 жыл бұрын

    Thank you mr abdisalam hereri inaad wareeysi iyo sawir fiican aad naga bixiiso hadaa nahay rer Zambia walibo dadkeena ku jira transportation

  • @siyaaraentertainment6973
    @siyaaraentertainment69735 жыл бұрын

    Mudane rugcadaaa ah abdisalan hareri horey u soco waxaad tahay wariye cajiib ah runti aad ayaan u tageraa barnaamijyadaada

  • @sahra4091
    @sahra40915 жыл бұрын

    Abdirahman Congo and Hararii are cousin.

  • @mplsridah

    @mplsridah

    5 жыл бұрын

    kkk

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Maashaa allaah soomaalida waa dawlad guurayso.

  • @highflyer215
    @highflyer2153 жыл бұрын

    Rwandan people are the only brothers of ours we can be sure specially the Tutsi, and oromo people as cousins.

  • @cmmn4000
    @cmmn40004 жыл бұрын

    Barakallah lakom

  • @guyoguuto4904
    @guyoguuto49045 жыл бұрын

    proud to be one of the viewest of this hereri programs

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Cabdi salaam aad baad u mahad santahay

  • @adontiialle8171
    @adontiialle81715 жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @somaliforex7744
    @somaliforex77445 жыл бұрын

    Reer zambia dad wangsna oo soo dhaweyey somalida

  • @amirmohamed485
    @amirmohamed4855 жыл бұрын

    c.salan hareeri wa qof fican sida uu somalida u ixtiraamo marka aragtd🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faysalahmedmuumin8341

    @faysalahmedmuumin8341

    3 жыл бұрын

    c.saln hareeri Zambia aad baa ino jeclaysisay runtiii waa wadan wangsan runtiii

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame89015 жыл бұрын

    Really i love NDola haada waxaan jooga south africa

  • @abdiwahabadam2127

    @abdiwahabadam2127

    5 жыл бұрын

    Hassan Warsame Hi

  • @qaaliladanindho9639
    @qaaliladanindho96395 жыл бұрын

    Wooow Zambia caadi ma aha

  • @yuuyu114
    @yuuyu1145 жыл бұрын

    Dhulkan Qabiil malahan waxa leh Dad Qaran ah Zambia Soomaliyeey xagee leeydinka haaystaa ma isleedihiin sheeydaan inaad caabudaan

  • @ayancaday29
    @ayancaday295 жыл бұрын

    Universal Tv👍👍👍

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi33665 жыл бұрын

    sheekhaas ninkaas berigaas gacanta ku dhigey alle ha u naxariisto umad dhan buu sabab u noqoday inay muslimaan sheekhaas wuxu ahaa garxajis

  • @abdiabdullahi2594

    @abdiabdullahi2594

    5 жыл бұрын

    Bro qabiilkiisa wax macno leh masameeneyso ee ILaahay haunaxariisto.

  • @Samawade25

    @Samawade25

    5 жыл бұрын

    Sheekhaas wuxuu ahaa nin sharafleh oo soomaali ah

  • @hakumwatalkyma2230
    @hakumwatalkyma22305 жыл бұрын

    Haye haye haye haye haye haye haye haye.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle5 жыл бұрын

    ZAMBIA meel laga dhamaankaro maaha BARNAAMIJII 5aad ayaan maraynaa still waxaa dhiman wax badan wlhi baanku dhaartee abdisalan wuxuu na tusay waa 30% intii badneed waa dhiman tahay

  • @relaxingskolombo3506

    @relaxingskolombo3506

    4 жыл бұрын

    Zambia 🇿🇲 maad joogtaa bro

  • @ayuubmohamed2258

    @ayuubmohamed2258

    3 жыл бұрын

    Bro wax barashada ilmo yar ayaan rabaa inaa keeno meesha

  • @izackali2861

    @izackali2861

    Жыл бұрын

    ​@@ayuubmohamed2258makente ilmaha walal

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Hereeri guulayso

  • @wiilkaqurbahakudobobaysoma3408
    @wiilkaqurbahakudobobaysoma34085 жыл бұрын

    Adban ujeclahay run ahanti barnamijkan

  • @user-rn3cv3fc9o
    @user-rn3cv3fc9o7 ай бұрын

    Masha allah

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame89015 жыл бұрын

    Live ayaan ulaa kulmay Ndola

  • @cabdicasiiscali5652
    @cabdicasiiscali56525 жыл бұрын

    Hareeri qaladkan waligaa qof ha usujiidin

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf88815 жыл бұрын

    Mashallah waa barnamij aad u xiuso badan

  • @abdullkadirahmedabdi3427

    @abdullkadirahmedabdi3427

    5 жыл бұрын

    Waa kusaalam

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab31955 жыл бұрын

    Cabdisalaam hereri walaalkiisuu kahelay ZAMBIA

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    2 жыл бұрын

    Miyaa lawaayay alwal walaal

  • @radwanmohamed850
    @radwanmohamed850 Жыл бұрын

    Thanks herreri

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif59085 жыл бұрын

    Maashaa Alaah hereri banaamijkaan waa mid xiiso leh.

  • @qassimfarah9939
    @qassimfarah99395 жыл бұрын

    Masha Allah..well done my brothers.

  • @ahassan1205
    @ahassan12055 жыл бұрын

    Ninkani waa nin somali oo dhan u simanthy waana ku saxanyhy maha sida wariyayaal badan oo local ah

  • @khadarhassan74

    @khadarhassan74

    5 жыл бұрын

    Yaa weriye local ah. ?

  • @ahassan1205

    @ahassan1205

    5 жыл бұрын

    mudane khadar sonali badankeed oo adina inaad kamid thy an filayo ayaa local ah.

  • @hassanyousuf606
    @hassanyousuf6065 жыл бұрын

    su'aale: sidday macquul u tahay, in qof Soomaali ah, oo 2014kii asaasay shirkad, u yeelan karaa Kaalinta ugu weyn ee dalka ?

  • @rmmd1025

    @rmmd1025

    5 жыл бұрын

    Adiga hadii adan hormar samayn karin dadka sidaas maaha Wxn la yaabay su.aashada anan caqliyaysnayn sababta oo ah wxd dhahday qof somali ah 😂😂 sidii inadan somali ahayn ka gudub....

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 Жыл бұрын

    كيف حالك يا ابو ابد صلام

  • @highflyer215
    @highflyer2153 жыл бұрын

    Hareri; Naaneysahooda Tee ugu jeceshahay Congo; haa 😆. 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm32404 жыл бұрын

    Halkaan waxaa nooga cad in soomaalidu tahay dad leh Hal abuurnimo dhinac walbo balse soomaalidu dhibkeenu yahay xaga dawladnimo iyo hogaansanaanta nidaam dalwadeed ayeynu ku fashilmanay

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag46732 жыл бұрын

    Hereri waxan kaa doonayaa tilifoonka gacanta ee aad isticmaasho

  • @wizzboyzaki6992
    @wizzboyzaki69925 жыл бұрын

    waarninku waa nin habaryoonisa maaha rwandis

  • @mandeqyarka4678
    @mandeqyarka467814 күн бұрын

    Ya iga cawin kara sxbyal zambia rawa inte umara kenyaa joga xader

  • @saidkhalif1010
    @saidkhalif10103 жыл бұрын

    Allah ubarakeya datkas becshada, Lkn sxb yalow waxan, iwarsana, somalidha markay mel yar ama yara roon o becshara aay furtaan maxay udahaan ganacsiga uguwey, ayan somalidha halkan kuleyahiin??? Bal suashas igajaba

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    2 жыл бұрын

    Waa sax wll waa waa company ugu wayn ee betrollium station wadankan zampia mida kale somalaida wadaankaan joogto mar hore soo galeen waxayna joogaan ku dhawaad 60 sano kahor ku dhaleen ganacsiyo kuleeyihiin waana wadan amni ah mid kale kuu raacinaa somali ganacsiga way ku fiicanatahay

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    Жыл бұрын

    @@dailycontent3955 zambia miyaa jogtaa adi sxb

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    Жыл бұрын

    @@abshircarab18 bilooyin joogay Safar ku ahaay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Dad xoolo ah bay ilbaxnimada bareen

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah72505 жыл бұрын

    Xoosh mahamed Guure Xanaf masuul sare sidookale waa mulkiilaha Shell Puntland

  • @musemuse6648

    @musemuse6648

    5 жыл бұрын

    Yaa noosheeg ku dhahay?

  • @wiilkaReerCigalle

    @wiilkaReerCigalle

    5 жыл бұрын

    @@musemuse6648 yaa adi wax kuu sheegaya dhilaa ku dhashee xoolo yahow youtube kabax

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh5 жыл бұрын

    barnaamijkan waxa weeye aqoon kororsi dadkaasi waxay kaaga fiicanyihiin in lagaga deydo waxay ku xunyihiina laga fogaado.

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi33665 жыл бұрын

    garxajis ma aanimsana somaliland ta show waa dhab, aduunkey maal gashadeen

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75412 жыл бұрын

    Dee meesha reer mudug ayaa ku aruursan iyo hantidoodii maxaaba kala jaaliyad noqda

  • @odaydaad7539
    @odaydaad75395 жыл бұрын

    Abdisalaan hereri waa nin ku fiican wariyaha

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    2 жыл бұрын

    Waa run waa khabiir waiyaa hadana daacada cadiifada iyo cudurkii soomaalida ku dhacay ka maran

  • @abdalleabdirisaq157
    @abdalleabdirisaq1575 жыл бұрын

    Majeerteen land Zambia

  • @haniahmed5547

    @haniahmed5547

    5 жыл бұрын

    Qabiil baa maskaxda kaa galey iska daay qabiilka

  • @dulmadoobedulmidiid4655

    @dulmadoobedulmidiid4655

    5 жыл бұрын

    Boowe halkani wa zambia baadiyihi mudug iyo buurihii daacish joogtay maaha

  • @Macaxeira432

    @Macaxeira432

    5 жыл бұрын

    Mohaded Khalif kkkk walee stupid batahay

  • @geenyadacaad2456

    @geenyadacaad2456

    2 жыл бұрын

    @@dulmadoobedulmidiid4655 inaa,ka,xuuntahy,waa,Macquul

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    Жыл бұрын

    @@haniahmed5547 my abaayo Zambia miyaa jogtaa

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame89015 жыл бұрын

    Waa abdieaxmaan congo waa nin congolis ah ikn haada waa nin issaqa waxaa soo kor sadaay oday issaqa diinta baray

  • @musemuse6648

    @musemuse6648

    5 жыл бұрын

    Yaa boo sheeg ku dhahay?

  • @Macaxeira432

    @Macaxeira432

    5 жыл бұрын

    Hassan Warsame war iidoor fan badanaa

  • @kaahanuura512

    @kaahanuura512

    4 жыл бұрын

    Skip Faqash faqash dhalay faqashyaal iska dhaleen🤮

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi51725 жыл бұрын

    dadkii Africo ugu horayay inay aadan waa isaaq majartan 30 sano ayay africo aadan,wayo waa dad wadan dhibadan dagan rafaad ah

  • @yaasir1936

    @yaasir1936

    5 жыл бұрын

    Fatuma Abdi Nagamaad Xishoon Walaalo ,hhhhhh

  • @fartunabdullahi5172

    @fartunabdullahi5172

    5 жыл бұрын

    @@yaasir1936 hooyada miyaa caayay waa maxay nagamad xishoon waa af nooce ah

  • @yaasir1936

    @yaasir1936

    5 жыл бұрын

    Fatuma Abdi Hadaa Maanad Na Amaantay , Aduunydan Eeg Bal Dhul Dhib Badan Maxad Ka Wadaa Aduu

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    5 жыл бұрын

    Miyeey cabsan tahay naagtan faadumo wadato

  • @Macaxeira432

    @Macaxeira432

    5 жыл бұрын

    Fatuma Abdi iidoor wa xayawaan buka dad mahaa

  • @calioziil3861
    @calioziil38615 жыл бұрын

    Mj country

  • @hakumwatalkyma2230

    @hakumwatalkyma2230

    5 жыл бұрын

    Qudhun qabyaalad badan.

  • @jamalmohamed2382

    @jamalmohamed2382

    4 жыл бұрын

    True DAT

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd97115 жыл бұрын

    Somalidu ma Tukaamaystaan wa Fuqaro "No shopping"

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Soomaalidu waa yuhuuda afrika

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Maashaa allaah soomaalida waa dawlad guurayso.