HERERI IYO ANKARA

Ойын-сауық

Пікірлер: 186

  • @sharkordhe
    @sharkordhe5 жыл бұрын

    . I watched Zambia and now Turkey. You are the best Harare.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey3 жыл бұрын

    Masha allah Somalis are nomads very hardworking people

  • @shamso_1451
    @shamso_14515 жыл бұрын

    Ragga soomaaliyeed waxaan la yaabaa caqligooda meeshuu qado kahelo wuxuu moodaa inlaga jecelya hay war waa rag shabaag toodo u fidsan tahaye waxka barta waddan kaana hanagu ceebeynina qaad iyo qabiil qoys dayac waxa leydin ixtiraamaa waa inta ordugan joogee allaah ha sharfo amiiru muslimiin iyo reer turki oodhan weyna ixtiraameen dan kasta oo ayleeyihiin waan xusuusan doonaa taariiq duna weyqori meeshii ritigu nooga kufay beynoogu yimaaden

  • @rukiaali1573

    @rukiaali1573

    5 жыл бұрын

    Shamso Gutale Masha Allah baaraka Allah sister runtaad sheegtay waad iga qoslosay

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55025 жыл бұрын

    asc.soomalaay iska daaya xiisaha.oo dan kooban ka yeesha qurbaha.kana barta xirfad aad dalkiina ku dhistaan.qabyaalad ka fogaada.wabilahi towfiiq.

  • @ahmedm7221
    @ahmedm72215 жыл бұрын

    Soomaalida Waa dad socoto Ah runtii wadamo kale ee jecel yihiin wadankooda ma rabaan markaas aa la leeyahay dhulka orrommo qaadanoooso

  • @jamalmohamed7

    @jamalmohamed7

    5 жыл бұрын

    Runti nin wax garad ah baa tahay arinkaas aniga ayaa arkay oo hada joogo turkey wadankooda ma jecla wadamada kale ayay jecelyihiin yaab anaga aragnay

  • @arowbeehofficial8943

    @arowbeehofficial8943

    5 жыл бұрын

    Malaha adiga waxaad tahay oromada somaliga bartey

  • @ahmedm7221

    @ahmedm7221

    5 жыл бұрын

    luula aaa adiga who is adiga

  • @ahmedm7221

    @ahmedm7221

    5 жыл бұрын

    luula aaa isaaaq weeye waxa somali neceb

  • @asamadhassan1419

    @asamadhassan1419

    5 жыл бұрын

    Somalida waa dad dalkooda jecel waxase ku soo duuley wadamo wata figrada guneysiga cusub oo islaam & gaalaba leh iyadoo ujeedku yahay in dhulkooda oo dihan la biiqeysto , ilah cadowga somalida ha jabiyo!

  • @abulahihassan5573
    @abulahihassan55735 жыл бұрын

    maa sha Allah wadankaas aad baan u xiiseeyaaa in sha Allah 3 sano kadib baan soo dagayaaaa in kastoo qorshaheeyga eheeyn oo uu yhy wadankeenii Hooyo

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid48265 жыл бұрын

    Hereri waa wariye aan taageero oo dedaal badan hore u soco bro

  • @maxdar11
    @maxdar115 жыл бұрын

    NIO HERARI WAAN KA YAABAY WAXAAN U BIXIYEY C/SALAM DALMAR

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    AAD IYO AAD WAA DALMAR INUU BOOQDO MEELAH AL SHAAB XUKUNTO UUN BAA U HADHEY KKK MEEL WAL SOMALI JOOGTO WAA TAGEY

  • @AmineAmine-nv4jb
    @AmineAmine-nv4jb5 жыл бұрын

    wiil ka medicine dhigtaan ka helay masha allah anna waxan rajynayaa inaan turkeyga ka barto wxbarashadayda sare ee caafimaadka siiba medicine ka alla wll suaal kale wiilka aan koofiyada sidan ma gaadhi curyaan buu ku fadhiyaa

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan91095 жыл бұрын

    Soomaalida joogta Turkida badankooda waxa ay ujoogaan mayaqaaniin , waa iska joogaan.

  • @AhmedMohamed-ju3oq

    @AhmedMohamed-ju3oq

    5 жыл бұрын

    Eray Bixin kkkk

  • @abdinurhassan4356

    @abdinurhassan4356

    5 жыл бұрын

    Eray Bixin kkkkkkkk

  • @TUSMEYN
    @TUSMEYN4 жыл бұрын

    Meesha aan hadda fadhiyo ee aan muuqaalkan ku daawanayo (Kizilay AVM , Ankara). 😄 Hareri muuqaal qurux badan ayaad diyaarisay horey usoco legend.

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney48125 жыл бұрын

    Hareeri isagoo hadlayo ayaan soo koray. Allaah cimrigaaga ha raajiyo + caafimaadba insh%Allaah.

  • @cnasir15
    @cnasir155 жыл бұрын

    Yarka dhahay 10-ka jaamacadood ee addunka ugu wanaagsan intooda badan waxay ku yaalan Turkiga intuu ka keenay sheekadaas :) I like when Hareri says "haaye haaye haaye" kkk

  • @dulmadoobedulmidiid4655

    @dulmadoobedulmidiid4655

    5 жыл бұрын

    Turkidu inay aqoonta ku hormareen miyaad diidantahay

  • @cnasir15

    @cnasir15

    5 жыл бұрын

    Mohaded Khalif maya sxb uma diidani oo anigaaba meesha wax kusoo bartay. Lkn waxan sheegay oo kaliya inuu war qalad ah uu dhahay. Jaamacadaha Turkiga 50 ka ugu fiican addunka xita maku jiraan. Intaas ayan dadka tusaayay oo kaliya ee si kale ha u fahmin sxb

  • @msshajji6868

    @msshajji6868

    4 жыл бұрын

    @@cnasir15 wll 10 ka jamacad ee ugu wanaagsan xagee ku yaalaan ii faa'iidee bal adigoo raali ah

  • @cnasir15

    @cnasir15

    4 жыл бұрын

    Aragsan quruxsan linkigaan ka fiiri www.topuniversities.com/university-rankings-articles/world-university-rankings/top-universities-world-2019

  • @nahawil821
    @nahawil8215 жыл бұрын

    Ilaahay kor Ha u Qaado Turkiga,Waa Wadanka Aan Ugu Jecelahay Dunida Muslimka Dhan.Soomaalida waxaan kula talin lahaa Ninkii Wax Haystay Inuu ka Wareego Wadamada Carabta Una Guuraan Turkiga.

  • @jamalmohamed7

    @jamalmohamed7

    5 жыл бұрын

    Maxad ku jeclaatay turkiga adigase xage joogta?

  • @abdirahmanomar9091

    @abdirahmanomar9091

    5 жыл бұрын

    Somalida meshay taganba macayshada qali ayay kadhigan hadane turkiga kafilo

  • @ismailahmed2048

    @ismailahmed2048

    4 жыл бұрын

    Turkiga markay ku caayan maad dareemaysa. Inaad nacdid.

  • @MohamedAli-tl5mj
    @MohamedAli-tl5mj5 жыл бұрын

    Nin Ethiopian ah oo halkan Turkiga aanu jaamacad wada dhigano ayaa igu yidhi "Somalida wa dad jecel qurbah oo neceb inay wadankooda dhistaan" marka dhulka.aad ka yaavaysaan anaga nagu soo wareejiya maadaama uu dhulkayagii ahaan jiray qarniyo badan kahor !

  • @thebeast09876

    @thebeast09876

    5 жыл бұрын

    He is hater don't listen to him, Somalia are unique and always like to explore and expand. We love Somalia but due to lack of security we migrated and still have connections. Somali still invest in their country despite the war, destruction and displacement. We still help one another unlike the Ethiopians.

  • @deeq3deeq498
    @deeq3deeq4985 жыл бұрын

    Masha allah waa dal aanu wllnahay cadowgiisa allah qabto wanu ku faana erdogan cimrigiisa allah dhereyo

  • @nabadoonchannel728
    @nabadoonchannel7285 жыл бұрын

    AHEM BR HADAD SOMALIA TAKTO DADKAN DEE WA SAFAR QOFKASTA WAN TAHRIIBAA KANTIJARKA SOMALIA JOGO DHAQALAHA DALKISA KU HEYSTO UMA JIDO WA U KASOCDAA HABAR BA KU DHACAY SOMALIWEYN

  • @mobgetmoney11
    @mobgetmoney115 жыл бұрын

    Mashaa Allah am moving there from U.K.

  • @ayanlehassan5031
    @ayanlehassan50315 жыл бұрын

    Cabdisalaan hereri meeqo jeer ayuu passport kiisa Badelay talow waayo passport yadu waa sodon page oo loogu talogalay in midkasta lasaaro Visa, markaa hereri dalmar dhulbadan ayuu soo maray mnshallah camiii.

  • @maxamedsharmaake7447
    @maxamedsharmaake74475 жыл бұрын

    Yaa Salaam waa Hereri iyo Ankara

  • @abdulhakemqadiri2007
    @abdulhakemqadiri20075 жыл бұрын

    Aadan laangadhe "aygoodu xata waa mid akhlaaq leh"😂😂

  • @aarkamaanta5169

    @aarkamaanta5169

    5 жыл бұрын

    Saa u qoslaaye kilyaha aa ifuuray wlh hhhhh qadaadweynaha caadi ma aha 😂😂

  • @idontcare6856

    @idontcare6856

    5 жыл бұрын

    Harun Jikalopa 😂😂

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla63385 жыл бұрын

    Solmalida Turkey joga %95 wa dad xun dadka cusub lugahay jaran ba la yiri ilaa mid ilahay ka baqaya mahe

  • @mahdiyoungpubg7323

    @mahdiyoungpubg7323

    5 жыл бұрын

    Waa xaqiiq wlaashey Anigaa turki jooga oo marqaati ka ah midaas wa dad dadka cusub dhiiga ka miirta

  • @hannaabdallla6338

    @hannaabdallla6338

    5 жыл бұрын

    @@mahdiyoungpubg7323 abowe dad ka canaya arkay o mesha tagay waxay ishegen inti u xumayd mesha dagtay una xasisanayd somali

  • @ismailahmed2048

    @ismailahmed2048

    4 жыл бұрын

    Waa run waa dad xun .. oo sida turkiga u dhaqma.

  • @Akram80083
    @Akram800835 жыл бұрын

    Masha allah waayo wayo 2014 aya kaso aaday Dalka 🛫America I miss Ankara and Konya magaloyinki xasusta igu aha 🇹🇷

  • @hamudsiciid1767

    @hamudsiciid1767

    5 жыл бұрын

    😁😁😁😁🤔🤔

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin41315 жыл бұрын

    Maaansha alllaah mahadsanid abdisalaan Hareeri macalinka runtii wadamo badan baad na bartay

  • @hanadyare4876
    @hanadyare48765 жыл бұрын

    Hada ayaan kacabayaa shaaxa Like

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan43565 жыл бұрын

    Abdinasir Xassan Caabi oon isku dugsi ahayn yaraantaydii yaa barnaamijka lagu furay sxb aad baan kuu salaamayaa

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi58075 жыл бұрын

    Waaw beautifull county

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170565 жыл бұрын

    Kkkkkk dhaka jabiye Shaah casariye

  • @allemagan987
    @allemagan9875 жыл бұрын

    Dadkaas waa dad waddaniyiin ah waxaan ka cabsanaa in ay qabyaalada aybaan iyo qurunka soomaalida ka buuxa

  • @moegreenback6854
    @moegreenback68545 жыл бұрын

    Cabdisalaan Hereri in uu weriye weyn yahay waxaad ka garataa gabadha xishootay wuu ka qaleeyay

  • @mahdicismaan7517
    @mahdicismaan75175 жыл бұрын

    c/salaam hereri haayo haayo 😂 noolow shp dalmarbaad noqotay horay usoco

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk5 жыл бұрын

    waa laga faramoojiyey somalida shaqaalaha iyo qandraasyada shirkada shidaalka

  • @alraxmapharmacy3460
    @alraxmapharmacy34605 жыл бұрын

    King of tee

  • @Glydh
    @Glydh5 жыл бұрын

    Asc wax kasta waxaa ka fiican dhulkii hooyo Ilaahey Nabad barwaaqo ha nagu siiyo Somalia meel ay joogto jeclaada home sweet home Ilaahey jano ha nooga dhigo Somalia yaa rabi aaaamin

  • @suldaanseerar9579
    @suldaanseerar95795 жыл бұрын

    Away videokeey Kuala Lumpur hereri🤔

  • @adnaanofficial834
    @adnaanofficial8345 жыл бұрын

    Msha allh weriye sare

  • @abdallaahmed3078
    @abdallaahmed30785 жыл бұрын

    Shalay igu danbeesay oo shaax Somali kacabay maqayada

  • @mahamudabdirahman5566

    @mahamudabdirahman5566

    5 жыл бұрын

    Abdalla Ahmed saaxibow gabar turkiyad ma helaa hadaa imaado

  • @abdallaahmed3078

    @abdallaahmed3078

    5 жыл бұрын

    @@mahamudabdirahman5566 hhhhh kuwa Somalida manacday sxbow maxa dhacay

  • @mahamudabdirahman5566

    @mahamudabdirahman5566

    5 жыл бұрын

    Abdalla Ahmed saaxib waa iska jeclaade runti

  • @hussainfarah8870

    @hussainfarah8870

    5 жыл бұрын

    Salam alykom abdalla Walal, can I ask you few questions about moving there ( from Somalia )

  • @abdallaahmed3078

    @abdallaahmed3078

    5 жыл бұрын

    @@hussainfarah8870 Yes of course bro u can ask me

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior59995 жыл бұрын

    Weeey hereri ku sodhawoow ankara turkey

  • @Nasir_9
    @Nasir_95 жыл бұрын

    2013 ayaa iigu danbaysay magaaladan iyo makhaayadanba xusuus wlhi kaslaay

  • @craxiinkuuria316

    @craxiinkuuria316

    4 жыл бұрын

    Xagee hda ka Aaaday pro

  • @lakishow143
    @lakishow1435 жыл бұрын

    somalidu ha nolato

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame66885 жыл бұрын

    Dad ka wax turjuma iska ilaaliya fadlan, hadii aad heli karto turjuman English ku hadlaya isaga ayaa dhaama Somaliga beenta badan ee Turkidiina fahantay hada. Somali sharaftiisii waa ku quraacday

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud20385 жыл бұрын

    Waaw cmnaasir gaab maamulaha maqaayada

  • @yuuyu114
    @yuuyu1145 жыл бұрын

    haaye haaye haaye Hareriyoow hanoo haye hayenine Dadkan u sheeg dalkiina dhista u sheeg magaladan dadbaa dhistay

  • @mahdicismaan7517
    @mahdicismaan75175 жыл бұрын

    shp waxan kaa codsanlahaa inaad noosoo diyaariso sida lagu tago turkish ka iyo sida waxbarasho looga hela shp waankusugaynaa aniga iyo asxaabtaaduba

  • @baresuldaan9812
    @baresuldaan98125 жыл бұрын

    Dadka qaar horta marka suaal la weydiyo maxay wax kale uga hadlayn ninkan hotellka iyo jaliyada ka hadlaya sualo ficfican ayu weydinaya hereri wa wariye ruugcadaa ah lakiin waxan suali la weydiyay wu cuney

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e5 жыл бұрын

    Hereri weriye professional ah..

  • @bromy5469
    @bromy54694 жыл бұрын

    Hareeri waxaa kugu arkay south Africa August 2019

  • @shiikhibraahim6590
    @shiikhibraahim65905 жыл бұрын

    Hereri 🖖

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed68465 жыл бұрын

    Asc markii la qoraayo farta yar yar Somali farta waawayna SOMALI marka yaan la isku darin (((((( SOMALi ))))) sidaan waa qalad ee halaga badalo maqaayadaha board-ka.

  • @abdulrahmanahmed5769
    @abdulrahmanahmed57695 жыл бұрын

    Muwaadinkaa labaara somaligaa lasii deenaa sheekadii ilmaha aha🤗igama dhaadhicin

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman42504 жыл бұрын

    mancha Allah abdinsalan

  • @saidmohamed4735
    @saidmohamed47355 жыл бұрын

    Islam capital city mansha allah

  • @Kiama17
    @Kiama172 жыл бұрын

    Good Video content but bad audio quality. Please fix this in the future.

  • @ismailahmed2048
    @ismailahmed20484 жыл бұрын

    War meeshan way ku dhiban yhin dadki anaa ka soo tahriibay..

  • @craxiinkuuria316

    @craxiinkuuria316

    4 жыл бұрын

    Xagaaad ka Joogtaaa hda

  • @rashiid187
    @rashiid1875 жыл бұрын

    Maryoolay wa dad dhulkoodii ka cararaya

  • @isiri.2835
    @isiri.28355 жыл бұрын

    war waa imisa 3qol meel aan shaqo la hayn maxuu guri raqiisa tarin

  • @salmahassan6998

    @salmahassan6998

    4 жыл бұрын

    Turki shaqo way buuxdaa wlh siiba ganacsiga lkn dadkeena fadhi kudirir nafta ka qaaday markee arkeen inee raqiis thy turkiga ayee is dhigeen blse shaqo buux waye wll

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud20385 жыл бұрын

    Markaan kasoo guurey ankara miyaad timi wariyahena qaaliga

  • @maxamedsaciid1817
    @maxamedsaciid18175 жыл бұрын

    Wiilka garab fadhiya Hareri ee aan xidhneen koofiyada wuxuu iila muuqal ekaaday MAXAMED SIYAD BARRE , Qaab hadalka iyo muuqa wajigiisa , inkastoo aysan isku cod ekeen , . Ma ila dareentay muuqaalkaa shukran

  • @misabrahamjamal227
    @misabrahamjamal2275 жыл бұрын

    Woow

  • @Qalib8698
    @Qalib86985 жыл бұрын

    Haaye haaye!!!!

  • @haruun2
    @haruun25 жыл бұрын

    MAQAAYADDA GOORMEE FURTEEN? AYAA LA WAYDIIYAY MR DHAKA WAYNE KU LAHAA 8DA SUBAXNIMO AYAA FURAA

  • @omarabdi1042
    @omarabdi10425 жыл бұрын

    Adeerka ka daayoo waad isla egtihiinee

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk5 жыл бұрын

    Itopiya 20 safiir cusub hal somaliya kuma jiro.

  • @aliahmed867

    @aliahmed867

    5 жыл бұрын

    Down ethopia

  • @hassanilyas3249
    @hassanilyas32495 жыл бұрын

    Turkey ga waxaa saameeyn weeyn kuyeeshey cilmaaniyada

  • @hodanmahamed3973
    @hodanmahamed39735 жыл бұрын

    Shaha turkiga wafari

  • @user-nf1ge9dt6j
    @user-nf1ge9dt6j4 жыл бұрын

    Kaslaay xafdeeydi And Makhydaan mar walbaa wax kaa cuno 😘😘

  • @QueenQueen-qg1ym
    @QueenQueen-qg1ym5 жыл бұрын

    Am Now Ankara Mnsha llh

  • @nasteexocali6436
    @nasteexocali64365 жыл бұрын

    Truck talow qaradee ka tirsanthy plz haliga so jawaabo my dadkeyga

  • @mohamedkusigte8103

    @mohamedkusigte8103

    5 жыл бұрын

    Yurub

  • @roblemohamed7004

    @roblemohamed7004

    5 жыл бұрын

    Asia iyo yuruba

  • @odaydaad7539

    @odaydaad7539

    5 жыл бұрын

    yurub. Asia badankiisu waa aasiya

  • @aadanaadan9109

    @aadanaadan9109

    5 жыл бұрын

    5% Yurub , 95% eeshiya.

  • @mumtaazcfalifaarax8061

    @mumtaazcfalifaarax8061

    5 жыл бұрын

    Waa labo qayb qeybna waa aasiyah qeybna ea yurub wana wadan aad u qurux bdn wana wadan islamka ku leh taaruiqo dheer

  • @keynaanmedia5329
    @keynaanmedia53292 жыл бұрын

    waxaan wey dhamaatay hada, maqaaxiyooyinka badankooda waa la xirxiray, dad kaana wa la tarxiilay. somali lagu ma qori karo maqaaxida, dad turkey ah na waa ineey u shaqeeyaan.

  • @hibacasal9842
    @hibacasal98425 жыл бұрын

    sideen ku imaan karaa dalka turkiga

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media20243 жыл бұрын

    Haaye haaye haaye liktiisa hala siiyo

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe68014 жыл бұрын

    Ciise Dabayl 😂😂😂😂✌️

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud20385 жыл бұрын

    Moolka kasaley waan uxiisey waankaso guurey hada gobolbaan usooguurey isbaarta ladhoho

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z3 жыл бұрын

    Haaye Haaye Haaye hhhh

  • @suouverne5683
    @suouverne56835 жыл бұрын

    Haaye haaye haaye

  • @waranle961
    @waranle9615 жыл бұрын

    Soomaali diibda jecela lol 😂

  • @fadma638
    @fadma6385 жыл бұрын

    Tahriib ayaa loo tagaa ,si ay uga gudbaan Gariiga?

  • @ahmedyuusuf2168

    @ahmedyuusuf2168

    3 жыл бұрын

    Aqooon .aya lo taga cafimaad dalxiiis .bussniss .waa wadan turk gu waa wadan islama waxyaabo badan ayaa lo taga tahtiib aya kugu qafulan

  • @fahadfuad3408
    @fahadfuad34084 жыл бұрын

    haye haye haye hhhhh waxkle

  • @user-el5gp3sn3u
    @user-el5gp3sn3u5 жыл бұрын

    موفقين

  • @darwishdalmar9859
    @darwishdalmar98594 жыл бұрын

    Ader cabdinasir miya ninkas cabdisalan waresanayo 😂

  • @sharmakeomar9107
    @sharmakeomar91075 жыл бұрын

    Nio hareriyow turkiga ma iska soo galeesa adoodan iisheg kkkkk

  • @sahalfarah5762
    @sahalfarah57625 жыл бұрын

    Kkk

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud20385 жыл бұрын

    Waan kuu xiisey kasaley

  • @user-pj5si3ow5u
    @user-pj5si3ow5u5 жыл бұрын

    Turkiiga 7 sano kaa badan kuu noola wagas noloshu waa adkeed hada raxay kuu jiiran

  • @joker-vn3kq
    @joker-vn3kq5 жыл бұрын

    Meesha guri baan ka rabay ina reerka ka soo raro maraykanka. Guri dhulka ah oo aan shaqad ahayn baan raba. Qiimahana aad buu u jabay. Sidee ku hela anoon u gelin shirkadaha qaaliga ah.

  • @hannaabdallla6338

    @hannaabdallla6338

    5 жыл бұрын

    Marka tago ku so sheegi donaa ana u guuro raba

  • @usaymoyaasiinsiciid602

    @usaymoyaasiinsiciid602

    4 жыл бұрын

    @@hannaabdallla6338 qlii ila so hadal qaramkaga wthsappka iso dir

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk5 жыл бұрын

    Itopiya gudiga xududaha waa 41 hal somaliya ku jiro. Tigree waa 13

  • @jokejoker4752

    @jokejoker4752

    5 жыл бұрын

    Tigree waa itoobiyan lkn somalida ma'ahan itoobiyan lkn waa dad xoog lagu heeesto

  • @nabadoonchannel728
    @nabadoonchannel7285 жыл бұрын

    SOMALIDA DALKODA MA JICLA IN EY MARTI UNOQDAAN UMADAHA KALE AYEY JICILYIHIIN WAREYE SOMALI AMAAN MALEH ILAA EY DAD ISKA DHIGAN

  • @idontcare6856

    @idontcare6856

    5 жыл бұрын

    NABADOON channel waa runtaa 🙄

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali94685 жыл бұрын

    TURKIGA CUNTO DONER LAYIRAHDO OO SAMEYAAN BAAN JECLAHAY

  • @dhagosworldwide4894

    @dhagosworldwide4894

    5 жыл бұрын

    Mar hadaad cunto turki oo dhan doner ka jeceshahay qudhac ba tahay baba

  • @ducaalexajicali9468

    @ducaalexajicali9468

    5 жыл бұрын

    @@dhagosworldwide4894 waa doqeyga maxaad igu heysataa adeer adaa qudhac ahe

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf21683 жыл бұрын

    Dhako jabiyo xamarawintu garan mauaan ama bataaad wa asal ama gaafeedh .waxaasi waaa wada shaah somali

  • @farxiiyocabdi483
    @farxiiyocabdi4835 жыл бұрын

    Meelwalba a dunk a somala dagan

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk5 жыл бұрын

    Yaa xaraashay kaluunka somalia..shiino yaa ku werejiyey khayraadka badda somaliya

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial89264 жыл бұрын

    Ciise Dabayl Maalintaa Maxaad iigu yeedhi wayday aan dhoho Haaye haaye mxaadka wadaaa hereriyoo hh

  • @yuuyu114
    @yuuyu1145 жыл бұрын

    Turkiga ka barta islaanimada waataas axada fasaxyihiin waa ilbaxnimo sida dunida u horumartay marka qofka laba maalin uu fasax yahay isbuucii waxa ku jira inuu qofka nasto dhaqaale badana shaqeeysto

  • @updyrahman4927
    @updyrahman49273 жыл бұрын

    Xita eeygoodu aqlaaq uu leyahay kulaha jini turki ladhaho inu nagu rido uu raba🤣🤣🤣

  • @deexhussein3707
    @deexhussein37075 жыл бұрын

    herariyaw maleysia na maclu mad na kaso diyaari

  • @odaydaad7539
    @odaydaad75395 жыл бұрын

    war aqalku waa imisa aan geela iyo ariga soo xaraashee qiimaha isheega

  • @idontcare6856

    @idontcare6856

    5 жыл бұрын

    oday daad 😂😂Adeero wasankaga Joog Kasad dhaxal u ledahe Yaa loogaso yaacaya Dhulki somalida waa yaabe 🤔

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf21683 жыл бұрын

    5 SOMALI WAA INAY DALALKOODA DHISTAAN OO MAAL.GALIYAAN

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69984 жыл бұрын

    Waxaan ka yaabay dadkaan oranayo maxay somali turki ubuuxdaa heedhaha turki io yurubta kale somalidena qashin cml ubuuxaan maxay turki dhaanta ileen yurub ba way buuxaan maalgashina way ka sameystan

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed32855 жыл бұрын

    HADDA SOMALI BEEY SHEEGANAYAAN KUWAN WAQOOYIGA ACCSNTIGOODA LEH BERITANA DEE WAR KALE KA FILO KOLKEEY DANTOODA GAADHAAN

  • @mataancabdi102

    @mataancabdi102

    5 жыл бұрын

    Ahmed-Nur Ahmed somali hadi ay sheegtan ma marti ayay kaga yihin somalinimada kii rabana ha sheegto ki kalena ha gubo

  • @ahmed-nurahmed3285

    @ahmed-nurahmed3285

    5 жыл бұрын

    @@mataancabdi102 Maya walaalo Illah baa ka yidhi dhalashadooda cid ku heestaaa iminka ma jirto, ahmiyadda aan weedhaheeyga ka lahaa ma aadan karin, laakiin waa ok...........Waayo waxaa dhici kartaa in aadan ba garanayn..SIYAAADDA KA JIDHA DHANKAAA WAQOOYIGA SOMALIA, EE TURKIDA DIIDAN , BALSE CARABTAA U NAAGEEYA YUHUUDDA SOOO DHAWEEYSTA MAANTA WADANKA KELIYA EE YUHUUDDA DOONAYSO IN AY INQILAAB KU TUURTAA WAA TURKI, WAAYO?............................SOMALI MEEL WALBEEY JOOGTAA CIDDII CADHADA ALLAH SOO DHAWEYSATAA WALAAHAY MEELNA GAARAYN...............TAARIIIKHDU WAA LAGU SOO WADA ARKAY........................... Allah tiisii baa socon , inamdan waaa Somali........Allah ka yidhi.......cid u diiiidi kartaaa ma jidho.

  • @AbdiShaqale
    @AbdiShaqale5 жыл бұрын

    Abdisalaan Hereri Wariye aan tageero

Келесі