Heesti Barni Codki Ahmed Biif Lyrics REDCAP OFFICIAL YouTube

Ойын-сауық

please subscribe to this channel to become a member
kzread.info/dash/bejne/gnmNps2oe6-qqso.html
mahammed_junior
mahammedhassan

Пікірлер: 1 809

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............20086 ай бұрын

    Yaa dhagaysanaya 2024 like saar..👍

  • @faaraxmuuse1504

    @faaraxmuuse1504

    4 ай бұрын

    AnigA ❤fav song

  • @nadiirahazzanaliinahassani3821

    @nadiirahazzanaliinahassani3821

    4 ай бұрын

    ​@@faaraxmuuse15043:40 😅

  • @user-qh1oo7lc7r

    @user-qh1oo7lc7r

    4 ай бұрын

    Bisha 3 7 hbeen jimcco😢

  • @istahilcadced3049

    @istahilcadced3049

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤​@@faaraxmuuse1504

  • @minasaidmed

    @minasaidmed

    4 ай бұрын

    🎉🎉

  • @shacnipea4784
    @shacnipea4784 Жыл бұрын

    Hestan waxan codkeyga ugu duubay wiil Aan Aad u jeclaa❤️ Mar walba Aan arko wuu ii qaadi jiray hada waxan ahay marwadiisa❤️ Codkiisa ayuu igu qada 😘 alx Alle ha ii dhowro🤲

  • @steeelka

    @steeelka

    Жыл бұрын

    M.a

  • @mubaarikdhago4393

    @mubaarikdhago4393

    Жыл бұрын

    Wlloh Aduu Heezkan Farxad Ayad Ku Dhgyzataa Lkn Aniga Xazuuz Ayay Igu Dizhay Izo Duceeya..!!!😭😭😭😭

  • @ilhaanabdi3342

    @ilhaanabdi3342

    Жыл бұрын

    😢😢 🎉manshaalah ilaheey ha isku kiin barakeyo

  • @shacnipea4784

    @shacnipea4784

    10 ай бұрын

    ​@@mubaarikdhago4393Alle qalpiga hakuu qaboojiyo wll🤲😥

  • @shacnipea4784

    @shacnipea4784

    10 ай бұрын

    ​@@ilhaanabdi3342Amiin🤲

  • @NasraYasiin-ut3sf
    @NasraYasiin-ut3sfАй бұрын

    Cajabeey caajaaib markaan moday inaan jcyl dhaba qabo ayan xasuustay wiilkan drenka u hayey inuu gabadh kle la jogo oo ilmo u dashey mrkaan ogaadey gabadhaasi iney wiilka jeceshahay keygu inu been aha ogaaday Aduunyo mxaa 2 is kla wr la ku nool kolay jcyl dnbe ma jilaayo mana aaminayo 😢 wxn jeclaa ina noqdo ilmihiisa 1 kowaad hoyadi blse manshlaah gabdh kle aya u noqotay allow rbiyow qoyska u barake sii noloshu rbo ❤😂

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan34065 ай бұрын

    Ninkii codkaa laha aduuyo aakhiro ka doortay waana sheekh ilahay ha toobo aqbalo nin ka cod macaan inuu jiray umalayn maayo

  • @ameyra1

    @ameyra1

    2 ай бұрын

    Wlhi maka baxay fank

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    27 күн бұрын

    10 sano kahor ayuu ka baxay, wuxuu cilmiga diiniga ka bartaa deegaanka ceelasha biyaha oo degan yahay, heesihiisuna waxay ahaayeen kuwo aan kala dhicin.

  • @Lightsom_Academy

    @Lightsom_Academy

    4 күн бұрын

    ​Wahaabiyo argagaxiso ah ayaa kaxaysatey ninka hooyadood wasooyin ​@@sayidka6911

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah936911 ай бұрын

    Waa habeen isniin::: sacadanu waa 2:00 am habenimo magarnyo waxan usojeedo sacadaan lkn heestan ayaan Mar walbo xasuus igu tahy Mar walbo waan so boqdaa sidaa dartiid waa ii xasuus qoralkygan malin malmlha kamid ah ayaa so boqon donaa. Haduu intaa illhy iigarsiyoo ::: ano single ama ano marwo ah insha allah 😢

  • @faaisoahmett6834

    @faaisoahmett6834

    6 ай бұрын

    Abyo

  • @SAFWAN.0.499

    @SAFWAN.0.499

    5 ай бұрын

    Insha allah nolasho ku qurux badnaatay bad kuso laaban doonta commentigaga walal .

  • @dadiresse312

    @dadiresse312

    2 ай бұрын

    Abayo.marawo miyaa tahay hada 😮

  • @hayirbare1923
    @hayirbare19235 ай бұрын

    Caawa oo ay Taariikhdu tahay 11-2-2024 Waxaan ku suganahay wadanka Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Port elizabeth. Wanku salaamayaa Boowe/Baayo Adigan fariintayda akhrinaya, waxaan ku sheegayaa hal Fariin oo wanaagsan haka wel-welin berri iyo mustabalka Boowe/Baayo waxaan kuu Rajaynayaa in aad ku Noolaato nolasha aad jeceshahay ee quruxda badan. ❤️✊️

  • @xasancade1311

    @xasancade1311

    4 ай бұрын

    Aad o ad zxp

  • @user-ly1pd7kr7x

    @user-ly1pd7kr7x

    4 ай бұрын

    Aad baad u mahad san tahay sxb

  • @canguliidle6738

    @canguliidle6738

    4 ай бұрын

    Sidookale sxb qali❤❤❤❤

  • @mohaisaaq7035

    @mohaisaaq7035

    3 ай бұрын

    Sido kle nin weyn wn ku saalmay masuul

  • @___nasteehahassan7196

    @___nasteehahassan7196

    3 ай бұрын

    Aamin apwe

  • @dhiidhiiqulaaso
    @dhiidhiiqulaaso6 ай бұрын

    2/1/2024 still listening 🎶 😢 hadii aa iga danbeso like isaar

  • @ApthalleAhmeth

    @ApthalleAhmeth

    5 ай бұрын

    😂😂😂

  • @xafsomohamed863

    @xafsomohamed863

    4 ай бұрын

    😢wn kula dareemaya 3/3/2024

  • @ismahaanabdikarin6826

    @ismahaanabdikarin6826

    4 ай бұрын

    ​@@xafsomohamed8634/3/2024 waqti isku dhoow bn so boqnaay hestan wl caafimad cimri dheeer ku gaar bisha. Ramadan❤

  • @user-hi1ei3fc9d

    @user-hi1ei3fc9d

    2 ай бұрын

    😂

  • @CaaishaSidowmaxmud-bu5tb

    @CaaishaSidowmaxmud-bu5tb

    Ай бұрын

    😢

  • @MunoMuno33-gb5bk
    @MunoMuno33-gb5bk7 ай бұрын

    Waan ogahy heestan miraha mcn in aaad dib usoo booqotey like ha ila dhaafin heestan xasuus ayey igu leedahy waxaan dib u dhageysanayaa 2023 bishii 12 labaad malin sabti ah😢 sacada 14:43 daqiiqo

  • @Kinghero616

    @Kinghero616

    7 ай бұрын

    Wlshy nolosha farxad aandhamaan kunolow

  • @ridwanabdi1577
    @ridwanabdi1577 Жыл бұрын

    Waxa waxyar nigo tabanaa qiso dayda waxayna bilabatay sadakii 2019 waxana ahaa ardayad waxana jiray 15 Sano markaas lama jogin walidkay waxa lajogay wllky xiligaas wax mum bela mahaysan mana aqoon shukansi malin ayaa abtigay ii yimid hadal wuxu igu bilabay gabadhaydii wa waynatay waa Ina nin kugu darnaa aniga wanaxay waxana iri diyar uma ihi waxa barta Wana katagay malin kale ayaa abti kale isla sidii igu yiri wiila kugu daray naa hadal Kas marku igu soqaday waka tagay waxana wacay hooyo maxa kajiro arin taas waxay igu jawabtay abti yashaa ayaa naga kaa sodonten cidna uma shegi kartid warkaas saa id ayaa u ilmeyey waxa oyin tayda maqashay gabar adeerkay dhalay wax walba waa ushegay waxy iwaydisay yuuyahay qofka lagu darayo aniga markas ma aqoon qofku yahy ninka hoyo ayaa waydiyey yuyahy Ayaan iri ninka waxay itiri abtiga wiil uu dhalay weye aniga na marabi ku dhahay lkn majirin cid warkayga maqashay aniga Waka tagay muqdisho hoyo xageeda aday xagasaa wax barashadii kasiwatay , 5/2020 ayaa hoyo igu tiri ninkaga mawada hadashin nin kee aya dhahay waxa ogaday sanadkii hore wiilkay shegayen inay igu daren ani gana ma ogi hoyo waxay igu tiri haygu ceben wllky hooyo iyo aabe waku ducay nayna hadidin haye ayaa iri wilkii ayaa talefan kayga laso siyey sethy iyo fcn kaliya ayey aheed shekadenu 12/8/2020 aroos keni ayaa ka dhacay muqdisho guri gara ayaa dagnen waana isfa hanay waxa wada qadanay 2 labo lib oo farxada kadib waxa u gurnay guriga hoyadiis markaas jamacad ayu bilabay asiga mana shaqaynin cida ayan wax lacuni jirnay wiilki waxa ku arkay naag o shukan sanayo aniga waka masayray oo waa jeclady gabadha uu lahad layey waxay aragtay sawirka aroskena oo facebook yala waxay na kutiri maxa iqiyam tay asigana wuxu ugu jawabay waa laygu qasbay arooska qoral Koda marka aqrinayo ilmo ayaa iga da ayso aniga waxa igu xanun bad need hadal uu ku yiri gabadha nolol Kuma jiri ee xabsi Ayaan ku jiraa adiaga Ayaan ku jeclahy ee xaskayga labad ka dhigana lkn wayka diiday aniga isaga ayaan waydiye maxa weye san ayaa ku iri wuu isku naxay waxba kama jiran waa iskaga faladayey mar danbe uma labanayi ayuu yiri ana waa iska aminay jecelka aan uqabo ayaa kawen waxwalba bishii 11/2020 ayaa yeshay uurka wiilkayga farxad ayaa nagu sobirtay walac ayan noqday ayeyday ayaa ligeyey 2bil ayan sojogay marka solabtay wilki wu isbadalay hadaa waydiyo maxaa kugu dhacay i rahdo waxba igu jabayey aniga xamilo ayan Wana iska xanun sanaa nolashadhan nacay waxa ku fakaray Ina isdilo Sakin ayaa labada gacmuud ayaa iska sarsaray dhiig sa ida iga socday isaga jamacad ayu jiray aniga dhiigi suu iga socday markasa miyir ugu danbaysa isla meshii ano jiifa waxaa daremay calosha inay wax jug jug iga sinayan indhaha ayaa Kala qaday waxa isdhahay Wali waxa u noshahy markale ayuu nuxsaday cunugayga markas ayan daremay sababta aan u nolahay waxan arkay inu isaga jamacada kayimid inta miyir dabol sanaa Sarita ayuu ku fadhiyan talefan iska dawanyey mashegi kari inuu dhiigayga arkay iyo inkale waa istagay dharka qabay iyo gacmihi dhigi igu qalalay waa iska dhaqay farmaji aaday waa iska soxiray yacmaha saa id ayan uwarerayey falenbo ayaa isuray guriga uso lab labtay dadka guriga dadka jogo qofkii idhoho gacmaha maxaa kada dhacay waxaba igama dhicin waa iska dudubay lee aniga waxa ihaysto qofna lama wada gijirin waxa nolashas ku jiraba bishii 8 angalay wansii cusladay hoyo xageda liidiray galkacyo xagasana ku dhalay 10/8/2021 curadkayga dhalay umusha marka kabaxay xamar uso labtay waxa niyadayda ku jirtay markan aabo ayuu noqday wuu isbadalaa wax walba way hagaga yaan lkn sidaa filaayey Manoqon ilama hadlayo lahadal hada damco hadalka dhan wuu isojaraa marwalba waxa isku dayi jiray inan xaliyo qalifka dhexdena yalo salad walba wanku ducay sanjiray ilahy inuu qalbiyadena safi noga dhigo🤲 majirin habiin ooyneen isagana asxaabtisa laqoslayo waxa adkaysto ba galab ayan lahadlay san xalmay notahay ayan iri waxu igu jawaby aniga sidan ahay hada jogaysid joog hada rabtidna bax wax igama galin sas miyaa ayan iri dharkayga ayan aruur sanayo si jejesa igu yiri Dada bananka kutagan miyaa waa maqrib Alaska wasii mado banayey xataa wuu garan wayey inuu dhaho cunuga habinkan halkee gaynee wan katagay waxa layway diiyey sababta guriga uga sotagay waxa ugu jawbay waa is fahmi waynay asigana aniga waxba uma dhibin kudhahay marabin xumantisa inay walidka ogadan waalidka markay tagto isaga rerkayga waraba dhahayaa lkn aniga waji kale igala dhaqmayaa dib ayaa laygu soceliyey guriga waxa ogaday anuu dib uhelay ex tiisi sidu iyada kuhelo ayuu ani ii xumaynayaa anigana isaga meyo qof kale lama shekaysan mana jeclan waligay waligay wax xuman umaniyey san sikasto qalbigayga uxumeyey nolasha hamiga kalahaa wuxu ahaa inan wax barto lkn dartin iga burburty marka nolashisa kusobiray waxa sugi jiray mantuu jamacada dhameyo oo shaqaysto aana noqono qoos gara noloshii aan wax walba ugu soo samrayey waxay ku dhamatay furiin💔 27/7/2022 fariintii ugu danbay say aan dhaho waxay aheed 🥺Aniga waa iga tagtee nashaad ifka iigu nolow nolol imad hanbene adiga farax oo ladnow abal baan kagaheyne naftada ii ogow by 🖐💔🥺 Igu koror tankii dhaaf igu og dab iyo dhamac ligu dhumay hoos hoos li dhamee laf iyo jiidh jacelkagan igu dhacay horta wuu i dhawacay nabar baanu igu dhigay adiguna imad dhayin 😞🤏 Nolosha saa iinacsiisay qof kuu nacsiyo illahy Kuma tuso🤲😭 qoralkan waxa qoraya 1.30am 28/12/2022 wanku cafiyey lkn xanun kaa igaysatay ma hilmami karo🤕 😭💔🙏

  • @farxiyocadaawe2117

    @farxiyocadaawe2117

    Жыл бұрын

    Sorry wn ilmeyay wlhi abyo mcn samir korso cunugaga allaha ku dhafo wxa tahy qof nasaba blse nasiibka ka xumaday nasiib wcan ku rajenaya😥💔😭

  • @yj_lak

    @yj_lak

    Жыл бұрын

    Wuu garan maalin aan maanta ahyin sister alle adigana meelkasto aad joogto ha kugu ilaaliyo

  • @HaYaTAkader

    @HaYaTAkader

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭you made me cry huno wlhi ilahay qalbiga hakaga reebo badal khayr qabana haku siiyo xppti

  • @asmaasaid8464

    @asmaasaid8464

    Жыл бұрын

    Ax wlhi wan ooyay illhey qalbiga hakuu qabojiyo 😭🤲

  • @MAHAD1272

    @MAHAD1272

    Жыл бұрын

    😓😓 ax xanuun waad soomartay xanuunkale ilaahay kumatuso walaashay

  • @awdable
    @awdable9 ай бұрын

    Sharaf iyo karaamo korkooda ha ahaato qof walba oo halkaan noogu reebay qisadii maankiisa ka dhax guuxaysay waxaad noo reebteen xusuuso aan inaba cadi ahayn oo maanka iyo damiira qofka noool raadeenaya, dawana u ah bukaanada la ildaran xanuunada jacelka, marka aad aqriso qof walba iyo qisadiisa waxaad dareemaysaa xanuun lamida xanuunka jeceel ee qofkaas ka sheganayo iyo dhibta ay leedahay ruux jeceelka loga baxay xalada uu u sugan yahay, waan jeclaan lahaa aniguba inaan adinla wadaago qisadayda si aaan adinkugu nafiso wlhi lkn may noqon oo tiinii baaa wali lafajacsanahay, sxbayaaal waa iga codsi waxaa laga yabaa dad badanoo kamida dadkii qisaskooda nala wadaagay in ay maanta naga hooseyaan ee aan u ducayno. Jaaaaw

  • @AnasCabdiqani-nd4ue

    @AnasCabdiqani-nd4ue

    9 ай бұрын

    Anaga iyo ayagaba allaha noo naxariisto

  • @awdable

    @awdable

    9 ай бұрын

    ​@@AnasCabdiqani-nd4ueAmiin bro

  • @feysalmuqtar-nq2md

    @feysalmuqtar-nq2md

    2 ай бұрын

    Xaqiqda ka hdashay sxb Inta dhinantay AUN inta nabad iyo cafad urajeyna

  • @malyuuncabdinuurmalyuuncab6610

    @malyuuncabdinuurmalyuuncab6610

    23 күн бұрын

    Bis wayay ma qori dono shekadeyda sbbto ah dadkan dhan aya so qoren illah qalbiga ha u qabojiyo

  • @canguliidle6738
    @canguliidle67384 ай бұрын

    Waxad aheyd qofkii igu horeyay oo an jeclado. waxad aheyd qofkii igu horeyay oo an u sexanwayo 😢❤ balse adigu imad dhayin waxan kuleyahay nolosho kuma ciisho 😢😢❤❤ waa habeen qamiisa sacado waa 3.34. 2024😊😊

  • @user-oh8wi9qr6m

    @user-oh8wi9qr6m

    2 ай бұрын

    Mid sas ku jecel wad heli wl❤

  • @istarabdi4505

    @istarabdi4505

    Ай бұрын

    😢😢

  • @canguliidle6738

    @canguliidle6738

    Ай бұрын

    @@user-oh8wi9qr6m tanks pro🙏

  • @abdilaahiadhoof7303
    @abdilaahiadhoof73038 ай бұрын

    Still listening for 2023 xusuus 13 sano kahor😢😢😢😢😢😢hestan waxa ku xasuusta gabar aan jclaa walibaa zaaid waxa la odhan jidhay amaal cabdi yusuf waxee aheed gabr madi ah wxaan u ahaa walaal sxp jaceeyl ayaa na dhaxmar waliba mid aan xadlaheen gabadhii leen 🇨🇦 canada aya usoo baxay weey isoo xidhiidhin jirtay. 1mar ayaa waaa ye. Meel jaan cidhib dhigty hadee aragto qoraalkeey. Waa kuu xiisay amaal cabdi yuusuf qofkii garanaya ha igu soo xidho waa rer gaalkcyo waliba. Sacad ah. 😢😢😢😢😢

  • @user-rd1cz9wq1j

    @user-rd1cz9wq1j

    8 ай бұрын

    Allaha inawada kulmiyo

  • @lean2807

    @lean2807

    6 ай бұрын

    my brother no one will feel ur pain the only ones here are heartbroken 💔 already. Sry inshallah god will answer ur prayers.

  • @cabdishakur-Qaasim

    @cabdishakur-Qaasim

    16 күн бұрын

    ​@@lean2807ma amaalbaa

  • @haatirpoi8109
    @haatirpoi8109 Жыл бұрын

    Kuma iloobi doono qofkii heestaan i barayow 😢😊❤

  • @naste1

    @naste1

    7 ай бұрын

    😢

  • @sumayasahal8710
    @sumayasahal87109 ай бұрын

    Qalbi daacada o aad uqurxbadan ayan lahaa waxana rajaynayy inan malin uun helo qof an si daacada isku jeclano lkn nasib xumo waxan jecladay nin aad uxun inan kashekeyo marabo blse hda alxm wan iska ilaaway waxana rajeyna mrkale inan nasibkyga tijabiyo oo alle iiwanajiyo inshalh ❤

  • @-khaalidfantastic

    @-khaalidfantastic

    9 ай бұрын

    Mahad badan ku noolow

  • @Hamzeabdi337

    @Hamzeabdi337

    8 ай бұрын

    Lkn maxan sameya waji qurxan ma lihd😢

  • @FarahFarah-id6xu

    @FarahFarah-id6xu

    8 ай бұрын

    Ameen😢

  • @lean2807

    @lean2807

    6 ай бұрын

    Inshallah

  • @sumayasahal8710

    @sumayasahal8710

    6 ай бұрын

    @@Hamzeabdi337 kkk adi maleedahay

  • @gaani2708
    @gaani270811 ай бұрын

    Qoftaan jeclaa 2015 ilahada jacaylkayga uma sheegan waxay joogta bosaaso anigana hada waxa jooga jigjiga 2019 aya kaso tagay bosaso balse wanjecla ila hada wallahi lanbarkedana waawayey iyadana ima so radin xanun kawayn ma jira😢 I.a wa heli . lanbarkeeda aya ila hada raadiya😢😢😢

  • @mrdayabi7316

    @mrdayabi7316

    5 ай бұрын

    😢😢😢

  • @SabirinAbdirahman-hh5jt

    @SabirinAbdirahman-hh5jt

    2 ай бұрын

    Sorry inaa is heshaan idiin rajeyn bowe

  • @Sulthan698

    @Sulthan698

    15 күн бұрын

    Insha alla waad heli pro ❤

  • @user-ek5qs7ou8p
    @user-ek5qs7ou8p5 ай бұрын

    Heestan waa heesta kaliya ee xasuus igu leh aanan ilaawin waa hees markaan dhegaysto xasuus i gelisa 😢😢😢❤

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Жыл бұрын

    Wan salamy mucashaqinta Qoralkeyga arkaya😢 Heesta_waxe_ixasusinesa gabar Aan jecla Oo marki igu danbesay Italy Jogtay Oo ey kasitagty oo Ireland Aday😢Haddi aydhacdo ina qoralkeyga Aragto😢Wankuxisay Sixad dhaafa waliba 🤕wllalayal isoduceya ina muradkeyga heli

  • @siciidxaraar7326

    @siciidxaraar7326

    Жыл бұрын

    Zxp alle muraadkga hakusahlo

  • @qadromaalincawale9167

    @qadromaalincawale9167

    Жыл бұрын

    Allha ku sahlow abowe

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Жыл бұрын

    @@siciidxaraar7326 amiin pro

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    Жыл бұрын

    @@qadromaalincawale9167 i.a abyo

  • @faizamoha3419

    @faizamoha3419

    Жыл бұрын

    Abowe sorry 😢😭 jecel anbo woo ihayaaa 💔😭

  • @ayaancabdiraxmaan4974
    @ayaancabdiraxmaan4974 Жыл бұрын

    Qof kasta Jacaylku Hal mar buu soomaraa waana marka ugu Horaysa jacaylkaaga kuugu horeeya ma ilaawaysid waligaa inta igu Raacsan is muujiya 💔

  • @MrSultaan99

    @MrSultaan99

    Жыл бұрын

    I don't agree with you.🙂

  • @ahmedyousuf6302

    @ahmedyousuf6302

    Жыл бұрын

    Xaqiiq wye

  • @yusromaxamuudabdillaahi3059

    @yusromaxamuudabdillaahi3059

    Жыл бұрын

    Haa wllhi aniga qiso xanuun badan 😨💔💘 ayaa Ii gu dhacday halkaan kuma soo Koowi karo 😭😭😭☹️😔😦😧 iam sorry jacayl daran 💔 ayaan qaaday mama ilaawi doono inta nolasheyda ka Shimano 💔💔💔😧👩‍❤️‍👨😭💘😨♥️🥀💔😧😦😔😭😨👑

  • @MrSultaan99

    @MrSultaan99

    Жыл бұрын

    @@yusromaxamuudabdillaahi3059 mala hubaa.🙂

  • @ayaancabdiraxmaan4974

    @ayaancabdiraxmaan4974

    Жыл бұрын

    @@yusromaxamuudabdillaahi3059 ax sorry Qali

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi352610 ай бұрын

    Yaab shacabka Soomaaliyeed qalbi uma noola qalbada ayey iska wada jabiyeen😭💔

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official4 ай бұрын

    Heeatan waaa heesta aan ugu dhegaysiga badnaa heesaha markii iigu horaysayna waxaan ka maqlay studio ku yaalay xaafada tuwali anigoo aad u yar oo dhigta dugsiga shiikh ibraahim ee magaalafa Burco sanadkii toos Uma xasuusto lkn qiyaastii waxay ahayd 2008 Caawa bishu waa 4/4/2024 waa habeen ay saacadu tahay 21:32 pm ay isniin soo galayso waxaa bishii barakaysnayd ee Ramadaan ka hadhay 7 habeen ilaaahay waxaan ka baryayaa inuu heesaha iyo wixii danbi ahba naga madoobeeyo aniga iyo dhamaan wixii islaam ahba khayrkana ha ina waafajiyo amiin amiin

  • @ugbaadmohamed8718

    @ugbaadmohamed8718

    Ай бұрын

    My school sheikh ibraahim ana imika ayaan ahay ardayad dhigata❤

  • @Young_Abdi_Ali_official

    @Young_Abdi_Ali_official

    Ай бұрын

    Haa sh-ibrahim Ayaan dhigan jiray wll waxaan ka fasalka 8 aad ka haxay sanadkii 2011

  • @Cawrala
    @Cawrala10 ай бұрын

    Waa rajaynaya in aan soo laabto anoo guul ka gaadhay hayaankii mucashaqnimada ee aan galay sacdalkii rabiban ka baryayaa calaf igu daro Amin amin ❤qalbiga kama baxayside waxad tahay badhkaygiiye. Demha 🤴🫶💕💍

  • @EngBalalooIlyaaz
    @EngBalalooIlyaaz Жыл бұрын

    Heestan waxaan ku xasuustaa Gabadh ree Djibouti 🇩🇯 ah oon jeclaa 2017kii ilaa 2020kii iyaduna iima ogayn jacaylka Ana uu igu waynaa markaan Gymta qaadayo baan dhagaysan jiray Heestan Ka Dibna intaan joojiyo ayaan sariirta aadi jiray oon fakir dheer gali jiray Waxa I saamayn jirtay inta odhanaysa Adiguna badhaadhiyo Barwaqaad la jiiftaa Ana boogtii caashaqa Waxan ahay besteeyoo Barkintaan dul aalaa

  • @think4358

    @think4358

    Жыл бұрын

    Habaha reer jabuti udaa jaceyl

  • @apdikarimsantooz9437

    @apdikarimsantooz9437

    Жыл бұрын

    Waad noo samaysay yeELko😂 wn ka helaY

  • @SaacidMohamud8
    @SaacidMohamud85 күн бұрын

    Qof qalbi wacan baa wax jeclaada, qof beesaani ah (ree magaal) baa wax jeclaada! Calool adeeg hala muujiyo dhalinyaro. 😊

  • @mariamhenna9524
    @mariamhenna9524 Жыл бұрын

    30/03/2023 haben khamiis ah, ayan dib u dhagesanaya hestan macan alx qofkii an jeclay waan helay waxan alle ka barya nolol qurux badan iyo awlaad bariyal ah, intii is jecel ilahy ha isku sahlo, intii dhawacan neh ilahay qalbigooda ha u qaboojiyo yaa rabo 😢🤲🏼🤲🏼

  • @aminoaxmed9057
    @aminoaxmed9057 Жыл бұрын

    Quf ad jeceshahy Daruf awged ma ugu taktay 2:42💔😭😭😭cawa qoralkan xasus bu I nqonaya hadi ad iga dambeyso iso docey☝️😭😭😭😭

  • @axmedqadar699

    @axmedqadar699

    Жыл бұрын

    Xage jogta walal

  • @maxamuudfuaad220

    @maxamuudfuaad220

    Жыл бұрын

    Wll😭🖤

  • @SacdiaAbdishakur

    @SacdiaAbdishakur

    Жыл бұрын

    😢

  • @aminoaxmed9057

    @aminoaxmed9057

    Жыл бұрын

    ​@@axmedqadar699 muqdisho Ayan joga wll

  • @sidiiqisseomar5801

    @sidiiqisseomar5801

    11 ай бұрын

    Ma adiga ayaa ka tagay wll Mise adiga lagaa tagay

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын

    😭💔Waan neefsan kari la’ahay biyo kaliya Ayaan dhuunta ku qoynayaa naqaskaa igu dhagaya qalbigaa ixanuunaya si saaid ah 😭 waxan joogaa meel cidlaa oo doog ah waxa horteyda ah biyo wabi oo ay ku xoonsan yihiin shibiro ciyaya waxa hareerahayga jooga dad iskugu jira lamaane iyo dad xiriir wadaag ah kuwaa shekeeynaya kuwaas oo aan dhawaqooda samecadaan ka xidhay oo ay heestan ka shidan yihiin 😭Rabi qalbiyada haynoo qaboojiyo 😭🥺 Dadoo dhan daraadaa ban u nacay 😭

  • @kingmoha6307

    @kingmoha6307

    Жыл бұрын

    Aamin wll

  • @inamohamet2660

    @inamohamet2660

    Жыл бұрын

    Aamiin wll😥😢

  • @safiyofarah1094

    @safiyofarah1094

    Жыл бұрын

    Sorry wllo 😥😥😥

  • @darul-culuumcomputer9994

    @darul-culuumcomputer9994

    Жыл бұрын

    🥺🥺🥺

  • @iam_pretty_girl

    @iam_pretty_girl

    Жыл бұрын

    Abyo dhibmalahn 😭❤️

  • @Jokar_2
    @Jokar_2 Жыл бұрын

    Waxn halkan ka salaama qlbiyda daacda ah oo halkan dareenkooda kuso qoraya ,xanuunku mahan Mid yar marka dadka wll moodaysay ay noqdaan cadawgaga hadana qofkii ad is laheed qofksta wu kaga dhowyahy oo aktiisa aya waxksta ku ilawi hadii u ku fahmi wayo wa murug iyo dhibto xanuunka an dareemyo mahn Mid an qoraal ku qeexi karo 😔😢

  • @zihamabdullahi5737

    @zihamabdullahi5737

    Жыл бұрын

    Qalbiga raabi haku qabojiyo wll 🥺

  • @caishadhameystiran-jf8dg
    @caishadhameystiran-jf8dg10 ай бұрын

    Waidin salamay zxpyaaĺ😢 qalbigaa I lolooyo melaan kunafisaa rbaa 😢mana heystoh waayo waxaa idhawacay ruux wax walba I ahaa xanunaa walidkeyga ushegin ushegan jiray naf dhimatay walaga samri karaa lkn naf nool 😢 wey adag tahay in laga samro xaqiiq waxaa ah inaad iman dontid malin aad San kataag darantahay waxan rajeynaa malinkaa inan kuxumeyn waayo waan arkay xalada jirto qalbi jab xanuun waaye😢 adiguna bara riyo barwaqad lajiftaa Ana bogtii cashaqa waxan ahay basteyow barkintaa dul allaa 😢 waqtiga iyo wayaha haduu xariif yahay haituso adok ani I ildaran rabiyow malinkuu ibahda haiga dhigin mid xumeysa oo ka arsata 😢 wllhi waxaad eheyd ruux fcn lkn ani ima ficneyn waayo waad idhawacday rabiyow iga dhig mid geysiyada ah oo qabisha xanuunka kuna samarta ma na raboh xiriir danboh😢 hadaa xumatay 😢 dhibmalahan Ana wankusugayaa xitaa hadaa dhintoh 😢waayo waxad igarsisey heer aan walo raboh😢 1 seb 2023 haweyn sabti sogaleysa waxan rajeynaa ano sidaan dhama inana solabandona ina soduceya inuu qalbigeygah Allah kasaro😢

  • @hodmaniitaqueen267

    @hodmaniitaqueen267

    9 ай бұрын

    Apayo😭😭💔anaa kula dhashay oo igu nafisi kartaa qaliyy wlshey mcn

  • @caishadhameystiran-jf8dg

    @caishadhameystiran-jf8dg

    9 ай бұрын

    ​@@hodmaniitaqueen267mahadsanid qalideydah ❤

  • @amraneyyy

    @amraneyyy

    8 ай бұрын

    😢😢😢

  • @mrdayabi7316

    @mrdayabi7316

    5 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @sucadasucaad5026

    @sucadasucaad5026

    5 ай бұрын

    Wa xalada an maanya ku suganhy hawen iyo mslin ilinteyda iska socta😢😢😢

  • @capdifataaxdaahir5023
    @capdifataaxdaahir50237 ай бұрын

    Jacayl Waxan Bixiyay Midka Ugu Qalisan Ugu Sharfon Ugu Dacadsan Lkn Waxaa Laygu Abalguday Dhawac Xuman Murug Iyo Ciil 😭😭 Aan Wali La Daruufaysanahay

  • @ifraaxali7340

    @ifraaxali7340

    7 ай бұрын

    Waan kaxumahay .wali ma arag qof dacad eh oo asigana dacad loo yahay wll dhib malahan waad helesa qofkada❤

  • @abdirahmanlyrics3023

    @abdirahmanlyrics3023

    3 ай бұрын

    ​@@ifraaxali7340 adi pa qoftiisa noqo maxa 😂

  • @FarahFarah-id6xu
    @FarahFarah-id6xu8 ай бұрын

    This masterpiece is actually an emotional. Runti aad ayan udareemi. 2010 ayan mar aan gabadh isjecleeni ayn udiri jiray. Balse isma helin calafka ayan ina kala geey. Jacaylna calaf baan unacay😢

  • @cubeyd27
    @cubeyd278 ай бұрын

    Barniyeey aduunyada🌍 Intaan baaqi noolahay🥺 Qalbiga kama baxaysidee💝 Waxaa tahay barkaygee💔🫀 Childhood memories🥺 Waxaan dhageysanayaa heestaan cajiib ah galab Jimco ah taariikhduna tahay Fri, 10/November/2023 4:44 pm

  • @nimcodow1230

    @nimcodow1230

    7 ай бұрын

    Ana habeen jimce ah xaaladu igu liidato 30/ November 2023🥺😔✋️

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Жыл бұрын

    Xasuus gooni ah ba naga dhaxeysa aniga iyo heestan Ala waqtigu cajiibsana jaceylkuna dhib badanaa aduunka waxa ugu xun qof aad jeceshahay oo aan isgu ku ogeyn midhah heestan waxaad mooda in aniga ley sameyay 😢 adiguna baraariyo barwaaqad dhex jiifta ana boogti caashaq waxan ahay basteeyo barkintan dul alaa😢💔

  • @Malapo22__
    @Malapo22__4 ай бұрын

    Barigii aan kulaniyo barashadii tixgaliyoo waa habeen ramadan 2 ay tahay kwrn💔😭

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 Жыл бұрын

    Bariyoo aduunyada Intaa baaqi nolhy Qalbiga kama baxeside Waxa thy barkeygi 🫀😭 abdikarim 🔐

  • @umucumeeyr6858
    @umucumeeyr685811 ай бұрын

    Abdigan jaceladayw igu beertay cashaqa❤boga iyo wadnaha iyo beerka igaga taala ❤❤ Qalbiga kama baxeyside waxa tahay barkeygi 🫀🫂 Abdixaakim ❤

  • @Abdalla_Ak21
    @Abdalla_Ak219 ай бұрын

    Saacadu waa 2:50 Habeenimo #Arabo #Khamiisna aysoo galeyso Heestaan xusuus gaar ah ayey ii leedahay gabar xiriir inaga dhexeeyey misana aan jeclaa ayaa habeen habenada ka mid ah ayaanu isku dhacnay kadibna wey iga xanaaqday illa mudo 22 maalmood ima aysan isoo wicin hadaan wacana telka igama aysan qaba jirin si waliba aan u raali galiyo wey iga diidan raali galinta heer waxa aan gaaray cunto aan ka go'o xitaa wax barashadeyda dib u dhac uu ku yimaado waxa aan sameeyo aanbgaran waayo xaaladu igu adkaato 22 maal mood gudohood xaalad xun ayaan galay runtii lamana soo koobi karin Habeen habeenada ka mid ah ayaan waxa aan u qoray heestaan ereyadeeda qaar ka mid ah mar kaas ayaan ku dhahay #Barigigii #aan #kulaniyo #Barashadii #tixgaliyoo #balantii #dhexdeniyo #Wacadkii #habaalmarin #adikuna #baraariyo #barwaqaad #lajiiftaa #Annaboogti #caashaqa #waxaan #ahay #basteeyo #Barkintaan #dul #aalaa 😢💔 markaas ayaan u diray fariinti markaas ayey ila soo hadashay runtii waxayna igu dhahday ma ilaabin balantii lkn adiga uun ayaan ku fiirinayi inaan muhiim kuu ahay iyo in kale lkn waan ogaaday inaan muhiim kuu ahay aniga sidaad umiim igu tahay ayaan muhiim kuugu ahay anigana waana ku jeclahay boqorkeyga 🤴❤ markaas aniga jawi kale oo aad uqurx badan ayaan galay runti waana hishiinay illa maantana waanu isla soconaa waxaana ku balan sanahay inaan mustaqbal aan wada yeelano goor dhow I.a #Fadlan hadaad iga dambeyso # Like ii saar 🙏🙏

  • @apdirahmaanidiris9125

    @apdirahmaanidiris9125

    8 ай бұрын

    Zhp waxa tahay qof dulqaad badan runtii Allaha isku kiin daayo ❤😮

  • @Hani__Happy

    @Hani__Happy

    8 ай бұрын

    Alla jaceylku xanuun badanaa 💔😘

  • @Aniso_Nalka

    @Aniso_Nalka

    8 ай бұрын

    Wllhi waan qiiroday Marka aan shekadaan akhriyey Alla jaceylow xaal qaado 💔😩

  • @ibrahimmohamed9491

    @ibrahimmohamed9491

    6 ай бұрын

    Allah isku keen sahlo pro xnunka jclka uu layahey aniga soo arkee 😢😢

  • @cabdishakur-Qaasim

    @cabdishakur-Qaasim

    14 күн бұрын

    WAD IQIIRO GAliSay SxP Sorry ❤

  • @najuapdi2194
    @najuapdi21944 ай бұрын

    Who still listen 😢 2024 ❤

  • @hanaanabdikadir1218

    @hanaanabdikadir1218

    3 ай бұрын

    Me 😢

  • @AhmedAli-py7vj

    @AhmedAli-py7vj

    2 ай бұрын

    Me 😢

  • @Taabiye

    @Taabiye

    22 күн бұрын

    Aniga😢

  • @bibimacow4133

    @bibimacow4133

    8 сағат бұрын

    Me❤😢

  • @CshakuurSaadiq
    @CshakuurSaadiqАй бұрын

    Habeen jimce ah taariikhdu 13/6/204 waxan xasuustay qiso jacayl oo igu dhacday gabDhii aan jeclaa markii aan U wanaagsanaday igu kibirtay nin iga raacday maalmo dHan ooyi jiray balse goaan Ka qatay hadana gabdh kle bartay on gursaday gabDhii imiii kowad iga raacday waban ka qustay noloshiiba ilaahow sahal

  • @Nj23n

    @Nj23n

    20 күн бұрын

    War saxib wad calool hadashee😢 Ha u joojin rag wa kii jabo

  • @hamdaahmetbashe
    @hamdaahmetbashe Жыл бұрын

    Heestani waa ii xasuus xamse waan kuu xiisay walhi 😭😭😭 way ii taabatay walhi

  • @SacdiyoXasan-ki2ko
    @SacdiyoXasan-ki2ko5 ай бұрын

    14 Feb 2024 😢

  • @AishaAbdiweli-wl4iq

    @AishaAbdiweli-wl4iq

    3 ай бұрын

    9/3/2024

  • @Shiinefeesal

    @Shiinefeesal

    3 ай бұрын

    Walashey mxaa idinku dhacy lamaanihini maa idinka tage😢

  • @shuceybabdullahyusuf2591

    @shuceybabdullahyusuf2591

    3 ай бұрын

    Caawo ciid ah ayan ku marqaamay 😂

  • @cabaaseosman3712

    @cabaaseosman3712

    3 ай бұрын

    11 April 2024 😢

  • @fowsiyoaadan9203

    @fowsiyoaadan9203

    2 ай бұрын

    22/4/2024😢 😓

  • @RaxmaYasin-kv5zw
    @RaxmaYasin-kv5zw4 ай бұрын

    27.2.2024😢 Cawa talasah waxan dip usopoqan donah bugan cashaqintahbhalkaan😢 kunsfisty😢calaf moyee wanu isdaynay cashaq Qalpigah kamabaxaysidee Waxa tahy vagdhaygee😮😢😢😢😢😢😢😢😢wan kuxisay naftydi😢😢

  • @abdurahmanmohamett9425
    @abdurahmanmohamett9425 Жыл бұрын

    Qiso gaaban oo iga soo martay Jacaylka balse aan ilaa hda aan ilaawin 2015 anoo fasalka 9aad ah ban gabat school ka ila dhigata oo an isku class nahay baan aad u jecelaaday Gabadhi ban isku dayey inaan jeceylka u sheegto balse si cad bay igu tiri wx xiriir oo an ka aqbalaayo maleh ee iga danayso sidaa kuma quusan wx walba waa sameyey sidan gabadhaa u heli lahaa sanadkaas wuxuu igu dhamadey welwel iyo ka fekerida siday i aqbali lahyd balse 2016 markan u gudubney claas ka 10aad bn hawshaydi meshedii ka sii wadey illahay mahadi gabdhi jaceylki waa iga aqbashay wayna isoo dhowaysay ana wxan dareemay malintas farxad aad u weun intaaa wixii ka danbeyey wxaan isu fahaney si kal iyo laab ah si kasta ha noqotee school kii waa dhamaynay sanadkii 2019 wxa mesha yimi doorkii jamacada Anu wxan go`aan sadey inaan dalka debediisa u aaado jamacad iyaduna dalka guduhiisay ka bilowday jamacadii halkaas baan ku kala fogaaney balse caadi ban u sii wadaney xirirkeeni wuxu waqtigu is guro 2021 bartamihiisi ban wxan dareemay inay wx qaldan yihiin dhankeeda oo wx is bedeleen wxba uma qaban waa iska wadaney jaceylkeeni anu si waali ah ban u jeclaa oo wxan is lahaa weligaa gabar ka qurux iyo qaaya badan heli mayso balse iyadu dib bau iga guratay siday wx u socdeen 10/10/201 xilli saq dhexe ah bay wxay isoo dirtay cod dheer ay ku leedahay nin baa la i siiyey oo reerku igu qasbeen sidaa darteed aabe wxba kama diidi karo waa aqbalay waana la i guursaday bay bay bay noloshu haku wacnaato ....Anigii yaab dhab miyey kaa tahy ban iri haa bau tiri wxyba isooo dirtay Sawiro Meherkeedi ah halkaaas baan ku samray intaan is dejiyey baan wxan u qoray qpraal kooban wxan iri Noloshu kuma xumayso 💔 12/10/2021 sidaaas ban kula yaacney Hda waaa reer dhisan mmsha alh allah haka barakeeyo Mucaaashiqiinya caashaqa waaa idin salamay 🙏❤💯❤💯

  • @saboocisman4573

    @saboocisman4573

    Жыл бұрын

    😢

  • @fatimamahdiismail6535

    @fatimamahdiismail6535

    Жыл бұрын

    Sorry wllo adigana calfkga wad helysa I.a lln

  • @nimcaancabdi-cd1tl

    @nimcaancabdi-cd1tl

    Жыл бұрын

    Cadowga kobaad ee jacaylku waa wax la aanta iyo wakhti waxbarasho lagu jiro wax wal oo naftu rabto ta goysaa waa lacag

  • @walalkaran8907

    @walalkaran8907

    Жыл бұрын

    💔😭

  • @SabirinAbdirahman-hh5jt

    @SabirinAbdirahman-hh5jt

    2 ай бұрын

    😢

  • @jasminyasmin1957
    @jasminyasmin1957 Жыл бұрын

    Old is gold heestan waxey i xasusisa my first love cabduqadir cumar shariif i never loved anyone the way i loved him. Inkasto meshu ku danbeye aan ogayn nolol iyo geeri meelna kuma sheego waxa igu danbeys xiliyadii dagalada itopiyanka 2008 wali qalbigeyga kama aadan baxin waxan Alla ka baryaya in aan maalin uun akhbartada maqlo😔💔

  • @abdikabirow8831

    @abdikabirow8831

    Жыл бұрын

    Jaceylkaas haduu dhab ka yahay social media soo fariiso aqbaartisa waad helleysaa

  • @HafsaDheman-md8bs

    @HafsaDheman-md8bs

    10 ай бұрын

    Yaa rabbi allow aad is heshaan wllhi waana idin faraxi doona💔😭

  • @farxiyomursal7212
    @farxiyomursal72125 ай бұрын

    Adiguna baraariyo barwaaqad la jiifta ana boogti caashaqan waxan ahay basteeyo barkintaan dul alaa😭💔 habeeniimo 4: 30/ 23 / 8 2022😭💔😭💔

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Жыл бұрын

    😭😭😭ilinta iga socoto Sabab ta ay igaga timi Masheegilaro😭😭😭Iyada waan soodhaweeyay oowaan sharfay iyada way idulaysay wayna ibah dishay way a igu jeesjeestay😭😭😭 Iyada baraariyo Barwaaqo ayay lajeeftaa anigana Bogtii caadhaqa aya igu abuudha ayaan barkintala jiifaaa 😭😭❤️2023/4/7😭😭Maalin xun

  • @alisakaawa1142

    @alisakaawa1142

    Жыл бұрын

    Legend is adkee dumar kalaa ka badan hada adiga wax jeclaaday markaaga sugo waa lagu jeclaan doonana qofki hore qof ka wanaagsan baa maalin ku jeclaan doone ee qofkaas xafid Hana ugalin qofkii hore sidii uu kuu galay hadalka iga qor💯

  • @MAHAD1272

    @MAHAD1272

    Жыл бұрын

    @@alisakaawa1142 Haye sxp.

  • @SacdiaAbdishakur

    @SacdiaAbdishakur

    Жыл бұрын

    😢😢😢

  • @naasirgaas5414

    @naasirgaas5414

    Жыл бұрын

    Never give up

  • @HafsaDheman-md8bs

    @HafsaDheman-md8bs

    10 ай бұрын

    Bro waad kubixi

  • @user-ji8sv2ov9t
    @user-ji8sv2ov9t5 ай бұрын

    Waxaan dhagaysanaya Anoo Qof kaan Jecla Oon Mudo kala Maqneyn Khalad Dhacay owgiis Aan Dib iskugu Soo Laabaney Saas ay tahayna Ay ilatahay in uu Asagu Meeshiisii taagan Yahay waxan Alle SWT weydiisanaya In alle sidii Roon Iwaafajiyo Qalbigeygu Qalbi Jabkiiisa iyo Mid Family iskugu Darsamee

  • @yaya_9529
    @yaya_95295 ай бұрын

    14.02.2023 mantay okle qofta aduunka ujecla aya xariirkena kala ko ay 😢ala jecelka xanuun badana 💔

  • @hadiyarashid7277
    @hadiyarashid7277 Жыл бұрын

    Waxan Aad ugu Hela Siday Soomalidu Jacylka ugu Danbeeyn 😇 Heestan wxan ka so Maqaal wiil Ku luuqaynaa oo la yidhaahdo Abdiwasac cadceed marku fanaanku Qaadayo iyo marku isaagu Qaadayo wxay ila macantahy markuu wiilku Qaadayo🥰 Adiguna Badhaadhiyo Barwaaqad la jiifta anigu Boogtii Caashaqan wxan Ahy Bestay😳

  • @user-cz9nc2co5i
    @user-cz9nc2co5i4 ай бұрын

    2024 3mar still listening this song😢😢

  • @user-xz6sc1wi9j
    @user-xz6sc1wi9j Жыл бұрын

    Waa iska xaal aduun wlhi heesaha qaar waxee ku giliyaayan xasuuso dhoor sana ka hor ahaa waad mooda dhoor kaas sano inaad dib u noqotay oo lanoosha hay xaaladas waqtiga taag need xasuus time 💔

  • @zzz12e60

    @zzz12e60

    Жыл бұрын

    Waa run wll

  • @cazamabdul3009

    @cazamabdul3009

    Жыл бұрын

    99

  • @cazamabdul3009

    @cazamabdul3009

    Жыл бұрын

    99

  • @Sulthan698
    @Sulthan69815 күн бұрын

    Yaa 2024 dhagaysanya 😢 Adiguna badhaadhiyo Barwaqaad la jiiftaa Ana boogtii caashaqa Waxaan ahay besteeyoo Barkintaan dul aallaa 😢❤ Allow wixii isjecel isu daa wixi qalpiga lagala baxayna aloow usoo celki😢😢❤❤

  • @naste1
    @naste1 Жыл бұрын

    Markasto cidla ahay hestan waa dhageysta si goonibey igu saaqde🥺🔥💔

  • @zeytunSalat

    @zeytunSalat

    Жыл бұрын

    Isku mida nahay

  • @dhobleydhalinteda1233
    @dhobleydhalinteda1233 Жыл бұрын

    All Ahmed biif song's liked it and upto now❤. Xusuus ilaa 2009,2010,11,12,13,14 up-to-date. Dhuxow bulle and mursal kamacay great friends we shared best moments. Love you so much❤.

  • @olujoogabdi9207
    @olujoogabdi9207 Жыл бұрын

    2009kii baan dib u xasuustay runtii qofna kuma xasuusto balse noloshaydii quruxda badnayd ee ciyaal nimo ayaan ku xasuuta heestaan

  • @neimaabdimuhumad3164
    @neimaabdimuhumad316410 ай бұрын

    Waa markii labaad een comments halkan kusoo qoro" qof walbo la jeclaado muxu isu badala waan fahmi la,ayy qofka khayaanada badan ani miya mse jacaylka aya iga tan badiyay oo la igaga tagaa😭why qof walboon raboodo u waaya💔 30 August 2023 10:24pm Like hadaa qalbiga wx ka dareemayso😢

  • @vazuukai3326

    @vazuukai3326

    10 ай бұрын

    Adi naftada quf ku qimo yaqan ma rad satid😢

  • @Kingmuhi...

    @Kingmuhi...

    6 ай бұрын

    Wllhi ax ax 😢😢 aniga baa waa sasa kali.walalo

  • @user-xf1lb1mh9u
    @user-xf1lb1mh9uАй бұрын

    Time 😢 alpi xasus cawo kale 🥹 2024 bishii 5aad 27 haben 9:11 Wxan fadhiya aktata alle wxa ka baryaa inan xiliga xiliged an noqondono qofka kugug dul gabibi dono alpi alle ha igu ka simo alpi IGu soo duceya in illhaye Igu simo ana iga yel mid yada moye anaye inan kale u muqan🥹❤️‍🩹 Ilove you alpi Cadaye alle ha ika dayo👑❤️‍🩹

  • @maryamaahmed9177
    @maryamaahmed917710 ай бұрын

    Heestan waxan dhegyanaya 25 september 2022 wilkan jeclahay uma sheegi karo balse waxan rajaynaya inan heli dono malin uun😢😢❤❤

  • @zainababdi9088
    @zainababdi9088 Жыл бұрын

    Dadka daacada jacylka nasiib umaleh wllhy 💔😭

  • @mahadgacal252

    @mahadgacal252

    Жыл бұрын

    beentada maaha gabar aan aad ujeclaa maanta cidlee isoo istaajisay

  • @zainababdi9088

    @zainababdi9088

    Жыл бұрын

    @@mahadgacal252 jacylka aan qofkale ladaba taaganahy kaliya waxa mudan nafeheena 🥺

  • @najuuawaxmed8569

    @najuuawaxmed8569

    Жыл бұрын

    wllhi wllo been maha

  • @zaffasheikhdoon4289
    @zaffasheikhdoon4289Ай бұрын

    From tiktok heesaha calaacalka saa ujeclhy😂❤

  • @abdoww861
    @abdoww8619 ай бұрын

    Heestan wxn dhagaysanaya /11/20/2023 habeen an seexan wayay jacaylka i haya gbdha an jeclahay wxnu jecladay heer an illahy swt uga sheekeyo inan jecladay kuna ducaysto ma garan karo inad marwodayda noqon lkn qalbigaygu sidas ayu i sheegaya balse wxn rajayna inan malin wada arki doona comment ogaato inan ku jeclahy❤🥺 2:51 2:53

  • @apdallejama1246
    @apdallejama1246 Жыл бұрын

    Xasuus heeestan waqtigi yaraanti😢❤ waan u xiisay maalmaha yaraanti 16.11.2022

  • @amiizhaabdalla1151
    @amiizhaabdalla115110 ай бұрын

    Waa hween jimcaa jawiga daganyhh dayaxana quruxbadanyhy sacaduna thy23:33 comments aqrisanaaayaa😢😊

  • @abdirahmanlyrics3023

    @abdirahmanlyrics3023

    3 ай бұрын

    Memerois 😢

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Жыл бұрын

    Anaga iyo heestan qiso no dhaxaysa Aniga dhinacayga xusuus badan ku leh Jacaylkaygii kobaad ayaa ibaratay heeskan oo wakhtigu na kala fogeyaay Iyadu waxay ku noshay Norway cimri dheer iyo cafimaad Cidii ay heeskani sidayda taabto like ha ila dhafin Wakhti kastaaba xasuus leh🎉

  • @user-km6yp4ki3z
    @user-km6yp4ki3z11 ай бұрын

    Waa koma qofka kaliye ee nolashaada ❤ samayta wayn ku lahaa isaga oo aan dareen sanan 😢 axmed sheekh😭🫶🌹🕋❤

  • @DAARUL_RAXMA0978
    @DAARUL_RAXMA09785 ай бұрын

    22/2/2024 still listening 😢 hddii iga dambayso like isaar

  • @asiyaali4517
    @asiyaali45179 ай бұрын

    Mahamed qisadada waan laqiiroday 😢 xageen kahela walaal😢

  • @ugbaadabdiraxmaan9932
    @ugbaadabdiraxmaan99325 ай бұрын

    Wiilkii igu horeeye ee aan si dhaba ujeclaado ayaaa habeen dhaweyd dib isoo xidhiidhiyaay yadoo wax walba is badaleen wuxu iyidhi waan guursaday waxnaan leeyahay 2 caruura mazhalah uqoray Alle Haku Barakeyo wuxuu igu yidhi marwadii 2 raadinayaa lkn Ani waxan ku idhi Alle Haku siiyo Ila hada waxaan garan lahay sabta qofkaan la kulmaba iga murugaysiiyo ❤😢 1/29/2024❤😢

  • @mubashirmuhammad4440

    @mubashirmuhammad4440

    5 ай бұрын

    Gulayso huno❤

  • @barwaqoosman6121

    @barwaqoosman6121

    4 ай бұрын

    Same😢

  • @ugbaadabdiraxmaan9932

    @ugbaadabdiraxmaan9932

    4 ай бұрын

    @@mubashirmuhammad4440 walaalkayow sharfi korkaaga wllo sido kale ❤🙏

  • @ugbaadabdiraxmaan9932

    @ugbaadabdiraxmaan9932

    4 ай бұрын

    @@barwaqoosman6121 waa bil ramdaane ilaahay wax khayrba hayna siiyo wllo ❤🥺🤲

  • @mahadahasan4076

    @mahadahasan4076

    2 ай бұрын

    Alle haku siyo wallshy sharfey mid adku degto😢👸🙏

  • @zihamabdullahi5737
    @zihamabdullahi5737 Жыл бұрын

    Waa xasusta kaliya aan so boqdo 🥺😓😩sanad walbo 🥺 😭_1_11_jan2023 qalbi waan ku xisay xasusteyda qalbiga kama baxesid waxa tahey barkeyge_Ala yaraxma,

  • @QueenpharhiyaPhariiha
    @QueenpharhiyaPhariiha3 ай бұрын

    23/3/2024😢💔 Olol jeceyl ba ihaya🥹💔 Allow qalbigeyga ii qaboji😭

  • @abdullahi10march95

    @abdullahi10march95

    3 ай бұрын

    Aaa Miiin 🤲 😭❤️‍🩹💔

  • @cabdifataax8665
    @cabdifataax86659 ай бұрын

    Jacaylkii aan 2 sano gurigoda ku gaaf wareegayay ee iyadana aysan ii ogeyn baan ku xasuustaa heestaan 😢

  • @ibrozabdi5090
    @ibrozabdi5090 Жыл бұрын

    Still remains my life 2023❤️😍

  • @zaynabciise2640

    @zaynabciise2640

    Жыл бұрын

    Here too🥺

  • @adannooribrahimjiraw

    @adannooribrahimjiraw

    Жыл бұрын

    24/01/2023 still 🎧

  • @nuurtocalinuurtocali345

    @nuurtocalinuurtocali345

    Жыл бұрын

    @@adannooribrahimjiraw 31/1/2023🥺

  • @qn269

    @qn269

    Жыл бұрын

    😭♥️

  • @khaldanabdi

    @khaldanabdi

    Жыл бұрын

    Here too

  • @user-st1fu6dd2i
    @user-st1fu6dd2i6 күн бұрын

    Hadad iga danbeyso waxaan kuu rajeynaya khayr Taariikhda=15 -July-2024 Saacada=5:46 Magalada=garowe tuulo udhow Fasalka =f² zanadkan waxan ilahay kaga baryaya nolol kheyr qabta in uu ku siiyo lkie🤝🙏

  • @khalettyre
    @khalettyre9 ай бұрын

    Never get old😢 4:30 Wxaan ahay basteeyoo😢 Barkintaan Dul aala😢😢😢

  • @ABDIFATAHMOHAMED-bx7cb
    @ABDIFATAHMOHAMED-bx7cb6 ай бұрын

    Listening 23 dec friday 15:11Hrs 😢 hadiad igadambeysi like ireeb 😢

  • @ziciid.hazzanbatuun3544
    @ziciid.hazzanbatuun3544 Жыл бұрын

    Waxay ahayd markii ay heestani murugo igalin jirty 2012 wakhtugaasoo aan dugsiga 1 ahaa ayaa waxaan jeclaaday enan aan izdheeg fadhiisan jirnay kadibna waaa ay tahriibty

  • @abokorcabdi5853
    @abokorcabdi58539 ай бұрын

    September 22/2022 waligay ma ilaawi doona waa maalintii iigu horaysee inan aan muddo yar is naqaanay aan jacayl u qaaday ka dibna aan u sheegtay way iga aqbashay waanan is fahanay illaa hadder oo taariikhdu tahay Friday October 13 keedi waxan rajaynayaa inaan mar uun nolosha ku midowno ❤

  • @RahmaBootan-fx2fp
    @RahmaBootan-fx2fp11 ай бұрын

    Qalbiga kama bexeyside waxaa thy barkeygee💔 dacadnimadaa iwiiqday😭😭

  • @qaraami_
    @qaraami_ Жыл бұрын

    Wa idin salaamay mucaashaqiinta fariintaan aqrinaayay" Ma aqaa si aan u qeexo qisadeeydaan qaabka daran💔

  • @ummumarwan3827

    @ummumarwan3827

    Жыл бұрын

    💔💔😔

  • @zoviechulie5133

    @zoviechulie5133

    10 ай бұрын

    Nagu nafis wall oo noo sheeeg😢

  • @qaraami_

    @qaraami_

    10 ай бұрын

    ​@@zoviechulie5133ma inaan ilmeeya rabta mar kle😢

  • @jamaalmohomed8167

    @jamaalmohomed8167

    9 ай бұрын

    @@zoviechulie5133😅😅😅😅😅 sheeko jeclidiin Neo Anaa tayda kaaga waramye luuqa igaLa soo hadaL 😢😢😅

  • @SalmaAbdi-o5m
    @SalmaAbdi-o5m22 күн бұрын

    Sacadu waa 10 kii iy045 subaxnimo heestan waxy I xasuusisa tariikhdii jacaylkayga en LA dhibaatoday 2021 kii lkn manta wxn any marwadisa allx❤❤❤❤❤❤❤❤ illahay ha ii xiftiyo

  • @maankatuke2534
    @maankatuke2534 Жыл бұрын

    Waxaan dhagaysanayaa heestaan xiLLi ay ila dahagaysanayo qofkaan aduunka ugu jeclahay 🥺M❤ Rabow iiga dhig marwadayda sababtoo iyada la'aanteed waxba maihiyee🥺🥰

  • @NasriinHassan-tt6bc

    @NasriinHassan-tt6bc

    2 ай бұрын

    Aamiin wll ilaah hakaaga dhigo 🤲🥰

  • @SigadBuralle-wz5dx
    @SigadBuralle-wz5dx Жыл бұрын

    Waxan dhageysanayaa Aniga oo joogo shaqada suncor banaanka Fortmcmurray gobalka alberta ee dalka Canada. 12 sano kadib Ayaan dhageysanayaa. 2009 ayaan Waxan heestan aad ogu dhageysan jiray Aniga oo joogo xarunta Garisa county ee Garisa Aniga oo uu Jeceyl ihayo.

  • @ABDIAZIZAHMED-yp7fd

    @ABDIAZIZAHMED-yp7fd

    11 ай бұрын

    Hada Canada majoogta wllkey

  • @fardawsoxaragojecelcumar4377

    @fardawsoxaragojecelcumar4377

    11 ай бұрын

    Nasiib wacan akhii😢

  • @xitsi
    @xitsi Жыл бұрын

    Boga iyo wadnaha iyo Berka Igaga talayee🥺❤️❤️.

  • @ahmedwali5869
    @ahmedwali58696 ай бұрын

    Barniyeey aduunyada Intaan baaqi noolahay Qalbigad kama baxayside Waxa tahy barkey ❤😢

  • @TechBarAmaBaro4810
    @TechBarAmaBaro48105 ай бұрын

    Weli dhagaysanaya 2024/Feb/1/ thurs😢😢😢

  • @caarshechannal7866
    @caarshechannal78669 ай бұрын

    Heestan dhawr jeer oo hore waan dhegaystay welina waan dhegaysanayaa 28.Sep.2023 Insha allah qoraalkan waxa aan soo bookhan doonaa anigoo oday ah😅

  • @nafyar6649
    @nafyar66499 ай бұрын

    Calaf moye cishqi wn isdeynay wxn dhageysana hestan ano kaligy ah waliba niyad jab daremaya balse wa adun wa laga bixi malinkeyga sugana inshallah😢😢😢

  • @NacimoCali-of9ym
    @NacimoCali-of9ym4 ай бұрын

    Cawa wa haben xanun bdn bicos wa haben aan is iri qofki aad dunida u jeclayd Marka aad waydo Si kadis xanunkeda lama kobi karo murugta aad dareymayso maxamedow wanagan kugu bartay mar qura ayay is badalen wllhi cawa haben iiga madow cawa okale ima somarin blse wa adunyo. Maxmedow adunyadada inta baqi nolahay qalbiga kama baxayside waxad thy barkeyga 😢

  • @mohacity3285
    @mohacity3285 Жыл бұрын

    Xasuus jaceyl noloshi ardeynimo waayihi aadka uquruxda badnaa gabadhi aan isjecleyn ee calafku inakalaqariyey sahra Axmed xassan ayaan heestan kusoxasustaa iyadan marwalba uqaadi heestan maantana waa hooyo caruur heysata ana weli sidibaan barkinta udul alaa 😢 calafku marwaa cadowgaaga

  • @Cabdilahi_Yusuf

    @Cabdilahi_Yusuf

    Жыл бұрын

    😢

  • @fatximaxamadfatximaxamad2617

    @fatximaxamadfatximaxamad2617

    4 ай бұрын

    😢😢😢😢alla hoyoooy aduunka yaab badanaaa

  • @cabdishakur-Qaasim

    @cabdishakur-Qaasim

    14 күн бұрын

    ARWAA IGA OYSIISAY WALHI❤

  • @user-tf3ui1mz3n
    @user-tf3ui1mz3n7 ай бұрын

    axmed biif heestaan wanku istiimaa😮😢

  • @asiyomohahassan9622
    @asiyomohahassan9622 Жыл бұрын

    2/10/2022 ya so radiyay hestan dadka way wada murugsan yjhin alle qalbiga hani qabojiyo walalayl😢

  • @apdirashidrashka5895

    @apdirashidrashka5895

    Жыл бұрын

    Inte jgt

  • @nasteehairaad4602

    @nasteehairaad4602

    Жыл бұрын

    31/10/2022😢 💔

  • @nimcaali3930

    @nimcaali3930

    Жыл бұрын

    Ani💔

  • @alihssanibrahim9116

    @alihssanibrahim9116

    Жыл бұрын

    [2021\6\5]maalin xusid iga mudan🌹

  • @azuudiamondofficial1056

    @azuudiamondofficial1056

    Жыл бұрын

    5/12/2022😭💔

  • @zupermoha6874
    @zupermoha68744 ай бұрын

    Yaa dhagaysana ..1\3\2024 _____ habeen jimca ❤

  • @fahadyaani
    @fahadyaani10 ай бұрын

    Waxa hees somali sheeko heestan ugu jeclhy ❤❤

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын

    Laca hadan madaxwayne noqdo wandhagesanyaa hestaan waayo xasuuso farabadan igu ledahay 🎤🥰

  • @el-pharicsaid7367
    @el-pharicsaid73679 ай бұрын

    Heestan wxn dhegeysan jirey 2016 xili aad u adag baan ka soogudbey oo geesi keliya ka gudbikaro wlhi😢

  • @Muhsisko
    @Muhsisko Жыл бұрын

    Jecel inu jiro man aminsaneen illa uihelley 2023 wlhi xanuun waye ....... Legend ahmed biif ruun bu shegaay while he said barkiinta aan tuuul allaaa 😢

  • @sidiiqisseomar5801

    @sidiiqisseomar5801

    11 ай бұрын

    Hada waa se xalku wll

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын

    25/11/2022 habeen sabti soo galeeso saacadu 7:00 habeenimo weliba ciyaarta koobka aduunka soo galeyso holand🇳🇱 iyo ekuwador 🇪🇨casarka jimcahana ciyaartey qadar🇶🇦 iyo senigal🇸🇳 qadar laga badiyey 1🇶🇦...3🇸🇳 xasuus🥰🥰

  • @QalpiZame-qz3qt
    @QalpiZame-qz3qt4 ай бұрын

    Listening 2024 march 2❤😢

  • @MoHidig
    @MoHidig19 күн бұрын

    Waa haben tariikhdu thy bishii luliya 7/2024 waxana jooga furin ciidaan xiliguna waa 12:52 habenimo heestana waxan ku soo xasuustay qof aan jeclaaa lknse aana garaneen hadaa mel ay ku danbesay magaceduna waa Amaal Axmed ali😢😢❤❤❤

  • @idmannololbilla8021
    @idmannololbilla8021 Жыл бұрын

    Xasuus heestan 4_8_2021 maran kala Harnay qofan 4yr wada socnay waan salamayaa mucashaqiinta iga danbeya

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын

    Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔

  • @internetpolice3553

    @internetpolice3553

    3 ай бұрын

    Wallahi billahi tallahi wa runta zhp