Heesta Ugu Shidan Ciidka Nimco Migil Iyo Mukhtaar Daa'uus Ku Mee Best Video

Музыка

Subscribe Garee Chanelka Xidigta Films Oo La Soco Muuqaaladii U Danbeeyey Ee Heesaha Somalida

Пікірлер: 478

  • @abubakerbarre3392
    @abubakerbarre33922 жыл бұрын

    Qeys qeysar hadad kaso aragtay heesta like ha ila dhafin🤣🤣🤣👍

  • @qaalidumarxasan1089

    @qaalidumarxasan1089

    2 жыл бұрын

    Ani

  • @hersonfarah9857

    @hersonfarah9857

    2 жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 qeys

  • @cabdihakiimboos9819

    @cabdihakiimboos9819

    2 жыл бұрын

    Zxp ben maha😇

  • @salwaahmed6161

    @salwaahmed6161

    2 жыл бұрын

    Waa labadan yahay miyaa 😂😂😂😂

  • @istarqurux1881

    @istarqurux1881

    2 жыл бұрын

    Asna waan ku arkay Lkn had tiktok kuso arkay

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond12515 күн бұрын

    Inta ani cml 2024 arkaysa waa idin salaame👋

  • @kalida7779

    @kalida7779

    9 күн бұрын

    Greeting filsan 👋

  • @faizaabdi3601
    @faizaabdi36012 жыл бұрын

    Qeys qeyser kasorace heskan wixi ilamida 🥰👍👍

  • @hamseahmed4081

    @hamseahmed4081

    2 жыл бұрын

    So dhwaw 😄😄

  • @abdirahmanahmed3078

    @abdirahmanahmed3078

    2 жыл бұрын

    Faiza wlhy anba qays qayser Kasoo raacey kadib searching gareeyey 😂

  • @sadamdeq3781

    @sadamdeq3781

    2 жыл бұрын

    Hhhhh wlhi anigabo halkasan kasoo arkay lkn inta danbe basanbo ku heystaa

  • @ibrahimnasircabdi5637

    @ibrahimnasircabdi5637

    2 жыл бұрын

    𝖠𝗇𝗂𝗀𝗇𝖾 𝗁𝖽𝗇 𝗂𝗆𝖽𝗒🤣

  • @___xamzoow3067

    @___xamzoow3067

    2 жыл бұрын

    After two days maanta soheeli from qays😂😂

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan55362 жыл бұрын

    Inta heestaan qeys qeysar kasoo aragtey salaama❤

  • @hamzeahmed6411

    @hamzeahmed6411

    2 жыл бұрын

    Salaman zxp

  • @salwaahmed6161

    @salwaahmed6161

    2 жыл бұрын

    Wan kaagadnay wall

  • @abdirahmanabdullahi9026

    @abdirahmanabdullahi9026

    Жыл бұрын

    Ani xatta wn so raadiyey😁

  • @Ahmeddahir-kh1zo

    @Ahmeddahir-kh1zo

    7 ай бұрын

    Isagaan kasoo bartay wlhi 😢😂😂

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh43165 жыл бұрын

    Wallee DIR waa dadka Somali ugu gobsan dadkaanoo kalaa laga helaa waan ka dhashay Alhamdulillah Allaha idiin dhowro Rer tolkey meelaad joogtaanba 😍😍

  • @fatumamahamed6598

    @fatumamahamed6598

    4 жыл бұрын

    Amin yaarabi abaayo dhamantena

  • @rahmahassanali8686

    @rahmahassanali8686

    4 жыл бұрын

    Amin rer abtigay allah barakeyo 💗💗💗💗💗💗

  • @sharmaarke-Nabane

    @sharmaarke-Nabane

    Жыл бұрын

    Bartaada ayaad ku salaamantahay ina adeer

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre3775 жыл бұрын

    Waw sidaasaa looheesaa duriyadii direed ciise iyo samaroon iyo anigoo duriyadii isaaqa oo idinsoo salaamaysa 😍😍😍😍😍

  • @ednaayan4559

    @ednaayan4559

    4 жыл бұрын

    Halal

  • @abdiazizfarah50

    @abdiazizfarah50

    4 жыл бұрын

    Dir maxaa la dhahaa yaahuu

  • @hoddankaali564

    @hoddankaali564

    4 жыл бұрын

    Waan ka qadanay my sister from awadal duriyadi samaroon sicid

  • @zalmaanman3267

    @zalmaanman3267

    4 жыл бұрын

    Ayan Barre

  • @hamdimohamed7349

    @hamdimohamed7349

    3 жыл бұрын

    @@abdiazizfarah50 hhhhhhhhhhhh

  • @abdihakimmohamed7911
    @abdihakimmohamed79112 жыл бұрын

    Muuqaalkii Qays Qeysar ee Dubai Ka Dib yaa so raadiyay heesta farta taag

  • @fartunmohamed2142

    @fartunmohamed2142

    Жыл бұрын

    Ani

  • @suhaybabdi7685

    @suhaybabdi7685

    Жыл бұрын

    Me😁

  • @hodadegan5353

    @hodadegan5353

    Жыл бұрын

    Ani xita hadn' hely

  • @dhunkaalchannel9711
    @dhunkaalchannel97115 жыл бұрын

    horta fanaaniinta reer boorama cod tolmoonaaa inta ila aragtay Like ta zaara

  • @samyhassan249
    @samyhassan2494 жыл бұрын

    Samronow wiilkaan halay siiyo 😭❤️ Big love , What a beautiful voice mukhtar💕😍

  • @ubax7758

    @ubax7758

    2 жыл бұрын

    Dumashi welcome😍😍😍😍

  • @hanayar6176

    @hanayar6176

    Жыл бұрын

    ​@@ubax7758 0l0plpllkkk

  • @muneiraguzel7212

    @muneiraguzel7212

    8 ай бұрын

    Reer buu leyahay😂😂😂

  • @abdirahmanosmanmohamud4203
    @abdirahmanosmanmohamud4203 Жыл бұрын

    Heestaan gabar aanu kala tagnay baa ii qaadi jirtay❤😢Xusuus gaar ah ii tahay.

  • @hoodiyoayaanleey5223
    @hoodiyoayaanleey52236 жыл бұрын

    Woow gobtii samaroon siciid salaan sharaf dumaashiyaal nasiib ayaan uhelay inaan idiin dhaxo qadarina waan idiin hayaa awlaadayda eedooyinkood iyo adeeradood 😍😍😍😍😘😘😘

  • @gabileyboy1515

    @gabileyboy1515

    6 жыл бұрын

    xusuusaha maanka dhaya 😍😍😍😍 mnsha allah dumaashi ilhay ha idin xafido adiyo seygaada midii noo tarantee 100 ka badan dhasho noqo ❤❤

  • @hoodiyoayaanleey5223

    @hoodiyoayaanleey5223

    6 жыл бұрын

    Sayid Hassan mahadsanid dumaashi aamiin reerku waa buuxaa waa dhaqanahay wiilal iyo gabdhoba rabi haydin sharfo mabsuud waxaan ku noqdaa markan arko qof reerka ah eeaan isu sheego siday ii qadariyaan madaxana ii saartaan gobanimo idiin qiray runtii ❤❤❤❤❤💘💘💘💘

  • @akahiye22

    @akahiye22

    6 жыл бұрын

    Dumashi qaaliya illahay hanoo kaa daayo Dumashi walahi Qoraalkagu meel buu itaabtaa sigaar Dumashi waxaan ilahay ka baryaa in cimri dheer iyo Caafimad qab KU waarto adiga iyo Caruurta aan adeerka u ahay it inaaderkay Aamiin Aamiin

  • @hoodiyoayaanleey5223

    @hoodiyoayaanleey5223

    6 жыл бұрын

    Abdikadir Kahiye dumaashi aamiin Allah haku xiftiyo adigana iyo dhamaan nasabkaad ka dhalatay wlhi noloshayda meel gaarad kaga jirtaan maalin ayaan wadan ubaxay hablaa ila socdaay uur ayaan lahaa magaaladii waxaa joogay wiilal reerka ah waan isu sheegay wlhi dhulkay iga qaadeen xataa tigidhkii iisoo jareen imay aqoon xataa inaan been sheegayo damiirkoodii fiicnaa ayay you sooreen oo weliba sidii madaxweyne ii soo gelbiyeen allah haykiin daayo inaan idinku abtirsado xataa waan gaadhaya oo awladayda la dhiig noqday anoo ku faraxsan 😍😍😍😍🤗🤗😘😘😘

  • @aliwaryaaa8090

    @aliwaryaaa8090

    6 жыл бұрын

    xusuusaha maanka dumaashi waan aad iyo aad ugu faraxsanahay in aad noo dhaxdo dumaashi waana dhaqanka somaliyeed gabdh walba u dhaxdo reer qabiil xun baa somali baabiiyey ee waxaan nahay dad ummadd isku mid ah walaalo ah isku af iyo diin iyo dhaqan keliya ayaa inaga dhexeeya somali hadaan nahay ilaahay dawoda qabiilka ha inoo dhawweeyo anigu waxaa ii dhaxaday gabdh somalida koonfurta ma rabo in aan qabiil sheegee weligeed may arag ama gurigayga marna reerkaygu waa sidaas ama qabiilkaygaa ka fiican kaaga reer sheekh samaroon dhaqankayga ayaa ah in haddii ay gabdh noo dhaxdo qabiil nagama ah waayo/ mar haday ii dhaxayday iyadaa iga xigta cid kasta waa maradaan xidhnaa waa caruurtayda hooyadood masha allah geesh dhan bay ii haysaa dumaashi aad baad u mahadsan tahay sida aad noo amaantay wanaagsana adigaa ka samaysatay ninkaaga mahadsid weliba borama aad waad arki doontaa sida dhulka lagaaga qaado kkkkkkkkk

  • @abdisalanhersi8516
    @abdisalanhersi85162 жыл бұрын

    Heestan qays qeyser youtubkiisa ayan kasoo raacay✋

  • @shugriali1439
    @shugriali1439Ай бұрын

    Ku waashay waashay naftaan wareertay, Ha wayrax goysee mcne way kan ❤ haila yaabina im in love 😂

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar43982 жыл бұрын

    Really amazing voice 😍 heeztan waa iga gadan thy /26/6/2022 hadaad iiga danbayzo like 👍 dhac ku zii

  • @naimahassan633

    @naimahassan633

    7 ай бұрын

    Farhan ma jogta wll👋

  • @abdaazhasaaan2540
    @abdaazhasaaan25402 жыл бұрын

    Heestan qays qeysar baan ka so raacay inta ila mida idin me🤣🤣🤣

  • @zainabyassinjama5462

    @zainabyassinjama5462

    Жыл бұрын

    Me too wan soo raadiyay

  • @abdaazhasaaan2540

    @abdaazhasaaan2540

    Жыл бұрын

    @@zainabyassinjama5462 qaybta dambe unbu ka so qaatay😂😂

  • @asmafadan632
    @asmafadan6325 жыл бұрын

    Dhashiii Samaroon Sareed♥✅

  • @baafiye9431
    @baafiye9431 Жыл бұрын

    From Qays Qayser ❤😂

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Жыл бұрын

    Heestaan qays qeysar ka soo arkey ka dib soo raadshay 😂😂😢❤

  • @hamdahassan560
    @hamdahassan5606 жыл бұрын

    Inamda Reer borma Wn ku haystaa Mshallah Ab ayd uledhiin Qrxda 😍😍😍Badalkii Ismaciil Danan Hore Usoco Eshcalaa Cod 👏👏👏👏💋

  • @ashakur9486

    @ashakur9486

    6 жыл бұрын

    Waaw hees shidan dareen fog leh .

  • @zakiabdi4270

    @zakiabdi4270

    6 жыл бұрын

    Hamda Hassan 😍😍

  • @abdirashiid1089

    @abdirashiid1089

    4 жыл бұрын

    Ismaciiil danan ma wlala wll @Hamda Hassan

  • @mustafenorth8703

    @mustafenorth8703

    3 жыл бұрын

    @@abdirashiid1089 waa walalki bro

  • @suhraad32
    @suhraad323 жыл бұрын

    2018 ramantisi afurta kadib geedh intaan u baxno aniga iyo Walaldy sxbdy ayaan halka ku cawyn jirny ango halka dayaxa ka daawanyna Waatan heesti no bixi jirty😭 ku suge ku aweey wn ku hiloobe 4 naga mida dareen ahaan bn heestan u dhagysn jirny madaamo nalga maqna Xasuus Addis Ababa❤️💋

  • @zamiirahassan4749
    @zamiirahassan47492 жыл бұрын

    From qays qaysae 🥺🥰🥰

  • @kaafiyasiciid5271
    @kaafiyasiciid5271 Жыл бұрын

    Maanta ayaan heestan dhagaystay markii koobaad, isla kolkiiba isaga ayaan u diray.♥

  • @blamemenotreligion2225
    @blamemenotreligion22255 жыл бұрын

    Cod macn quruxsan gabdhaha♥👌. Wiilkaan Michael black u eg asagana waa talented.

  • @luulamuhammed8389
    @luulamuhammed8389 Жыл бұрын

    Qeys qaysr xgiisa😍🥰🔥🔥 hdaa ila mid thy like dhac ku sii😇

  • @maandeeq1741
    @maandeeq17416 жыл бұрын

    manshalah qarnigii sagaalaad sumadii jacayl somali kasoo galay saw awdal may ahayn

  • @hiboomer4746

    @hiboomer4746

    4 жыл бұрын

    Ax yaahes

  • @hiboomer4746

    @hiboomer4746

    4 жыл бұрын

    Ax yaahes

  • @mariamajiid9508
    @mariamajiid95083 жыл бұрын

    Hees dadka wadnaha tabanaysa runtii 🤗❤ besha samaroon allow daaa

  • @suldaanabdisalanfb8743
    @suldaanabdisalanfb87435 жыл бұрын

    Mashaa allh dhashii samaroon siciid 😘😘

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde12392 жыл бұрын

    Qofkazta Oo heestani Dareenkiisa TaabanaysO waxaan U rajaynayaaa BadaL Khyr qaba insha allaaH😥😡

  • @janadunia2950

    @janadunia2950

    2 жыл бұрын

    Badal’aaa heesta ujeedkeda ha qaldin 😂

  • @kamaalcade6460

    @kamaalcade6460

    Жыл бұрын

    @@janadunia2950 h

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan10892 жыл бұрын

    Qesy qesar😂😂 inta ku soo arky

  • @a.salaamcumar1674
    @a.salaamcumar16746 жыл бұрын

    Borama Borama 😍😍😍😍😍😍😍😍😍dadkaygiiii

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed32716 жыл бұрын

    Heestii sanadka 2018, tanoo kale wali lamaba qaadin. 100%.

  • @drsmanaalsaed9539
    @drsmanaalsaed95395 жыл бұрын

    Inuu ismaciil danan heesaya lamoodaba ucod eegtay walalka ....nimco migil ♥♥♥pertty voice

  • @husseinshukriabdi9004
    @husseinshukriabdi9004 Жыл бұрын

    2018 anoo tahriib u socda ban kampala ku dhagaysty heestan wlhi kama dharki jirin xasuus bay igu leedahy heestan cajiib

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed6 жыл бұрын

    Waayaha Aduun wixii aan ahayn ka wanaagsaniye Hees romanci ah iyo laba fanan oo cod halaasi leh

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 Жыл бұрын

    Actually these two artists are underrated 100%💔 They didnt get what they deserve😫 What a beautifull voice they have🔥❤

  • @Sirkhader
    @Sirkhader2 жыл бұрын

    Hadad qays qayser Ka soo aragtay like saar😂

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd81034 жыл бұрын

    Hees macan. Somalay wiilka ma single ba. Inkastuu hada cayile. Yurub heesta uu la qaday. Nin weyn a yuu noqde. Lakin. Personality fican inuu leyahay aya ka muqato 💗

  • @oceanrealestateandproperti2720

    @oceanrealestateandproperti2720

    Жыл бұрын

    Haa personally isku naqanaa nin Zaciim ah waaye aad u afgaaban

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar96122 жыл бұрын

    Hees aan u jecelahay weeyaan. In badan baan raadinayay, aadbaan u salaamayaa reer Boorama.

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Жыл бұрын

    Saylici hiddaha iyo dhaqanka beesha Gadabuursi / Dir🔥 Caawa waxaan idinka soo salaamayaa degmada Weeraar ee gobolka Salal

  • @nimcohodanmohamed247

    @nimcohodanmohamed247

    17 күн бұрын

    Weeraar waa dhul an kumaray safar habeenimo 😢Wooww dhulkeenu qanisanaa

  • @haabdeyhabadey4492
    @haabdeyhabadey44922 жыл бұрын

    Saa u raadaye ugu dambyn wa helay😹😹

  • @amalhaji7191
    @amalhaji71912 жыл бұрын

    Heestan walaahi waa macaan

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    2 жыл бұрын

    Waa amazing

  • @sulakhaabdi6986
    @sulakhaabdi69866 жыл бұрын

    the best song walhi woooooow mashallah 👍👍👍💕💕💕💕😍😍😍

  • @nasrahassan2018

    @nasrahassan2018

    4 жыл бұрын

    😎

  • @BoqoradaMadow
    @BoqoradaMadow3 жыл бұрын

    Hees aad umacaan ereydii abwaankii weynaa Cabdi Qays AHU😍

  • @anshaxtv
    @anshaxtv2 жыл бұрын

    4:17 intii qays soo daawatay

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov6 жыл бұрын

    Woow Reer Borame Boqortooyo Walee Waa Idinku Dhaaranaa Hadaan Somali Weeyn Nahay

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    6 жыл бұрын

    Abdifitaax Sahal, Mahadsanid walaal.

  • @AmiirNadridov

    @AmiirNadridov

    6 жыл бұрын

    Sidoo Kale Sxb Thanks

  • @sihamidris8848

    @sihamidris8848

    6 жыл бұрын

    Abdifitaax Sahal anagu hadanu nahay reer borma somaliland qadiyadeedu wa hal qudha qadaad wayneey

  • @AmiirNadridov

    @AmiirNadridov

    6 жыл бұрын

    Abaayo Adigoo Arkayo Midnimo Inaad Kali Doorataa Mafiicno Ileen Gacmo Wadajir Wax Ku Goyaane Qadaad Weeynta Aad Shegeyso Maahi Lkn Dadka In Lakala Saaro Mjicli Eraygaasna Waamid Xanafleh Oo Cunsuriyad Kujirto Anigu Waxaan Ahay Reer Borame Waxaan Ahay Nin Reer Xamud Ah Lkn Koonfur Kudhashay Kuna Barbaray Qadiyada Somaliland Kama Soo Horjedo In La Isku Tashtana Wax Xun Maaha Lkn Qalad Iifahantay Abaayo In Koox Awdal Uqaas Ah Lahelo Ayaa Soo Dhaweynayay Maahan Inaan Somaliland Kala Qeebinaayo Thanks Huuno

  • @sihamidris8848

    @sihamidris8848

    6 жыл бұрын

    haye wll cafwan

  • @fatumabilaneey1117
    @fatumabilaneey11172 жыл бұрын

    Qays qaysar ya ka yimid 😆

  • @zainabyassinjama5462

    @zainabyassinjama5462

    Жыл бұрын

    Ani🤣🤣🤣

  • @munajano7383
    @munajano7383 Жыл бұрын

    An ku waheshadi kume😢🤴🏿❤

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar26955 жыл бұрын

    Masha allllllh wiilka mukhtaar Daauud wuxu u eeg yhy ismaciil danan inti igu raacsan like isara 🙏🙏❤❤

  • @khadrafarah9023

    @khadrafarah9023

    4 жыл бұрын

    Waa walalo walal

  • @zhuweya560

    @zhuweya560

    2 жыл бұрын

    qays qayr miyaa kaso aragtay sidayda😂

  • @samaalemo1813

    @samaalemo1813

    Жыл бұрын

    Wa walalkii

  • @suhayradam2434
    @suhayradam243414 күн бұрын

    From TikTok 😅

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 Жыл бұрын

    From qays qaysar 😊

  • @yusufjama8819
    @yusufjama88195 жыл бұрын

    ASC mukhtar iyo nimco waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks mukhtar iyo nimco best yusuf jama UK Birmingham

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak64904 жыл бұрын

    from danan snap hesta waa 100% i liket

  • @ifraxahmed9290
    @ifraxahmed92906 жыл бұрын

    woow hees shidan hore u socda ❤

  • @bellaomar3634
    @bellaomar36346 жыл бұрын

    Ree borama axsan axsan 😍😍😍

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet27832 жыл бұрын

    Qeys Qaysar kaso jeclaaday heestan😂

  • @raliyo005
    @raliyo0056 ай бұрын

    Oww my favv dhanto❤

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.756 жыл бұрын

    Axzan heez reer borame😍😍😍💯

  • @dinixhaashim6070
    @dinixhaashim607016 күн бұрын

    From Tiktok😂 Like ha Ila dhaafin😅

  • @dhuudiluula9385
    @dhuudiluula93854 жыл бұрын

    Mazha alleh wadi dhigten halkeeda cod iyo nidamka ndhan kastaba waaaw 🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh66872 жыл бұрын

    Thank you qays qayser🔥🥺

  • @maxamedhaybe9019
    @maxamedhaybe90196 жыл бұрын

    Maansha allah duriyadii samaroon siciid nolaada top hees

  • @user-rz2xf2wt1c
    @user-rz2xf2wt1c17 күн бұрын

    Waa an dhawayn wilkan galgacayl lawadagow waad ragtayo wakhtigad maqnayd in kaston walac iyo walwal laygu xidhay wacadkii aan galay wali waa sidii 😢 2023/6/28/ 1:30 am /2024 /7/7/ haben sabtiya 😢❤ wan kusugi donaa titanigow🫶😢🫀❤️ maxamed ahmed jamac❤❤😢

  • @Baabkasool

    @Baabkasool

    17 күн бұрын

    wigagi an maqna jacaykani iwal walay Hakuwehe shadee Way kane kumee 😢

  • @sumeyamuslim6270
    @sumeyamuslim62705 жыл бұрын

    Nimco migil you are simply the best singer nice voice

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn9303 жыл бұрын

    Respsect eng siciid laxamadiisu waa another level

  • @yusufjama8819
    @yusufjama88195 жыл бұрын

    Asc mukhtar iyo nimco waan idinsalamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks mukhtar iyo nimco best Yusuf jama uk Birmingham

  • @rid9160
    @rid91605 жыл бұрын

    Such amazing voice manshallah

  • @hh-cm7lf
    @hh-cm7lf6 жыл бұрын

    I like really heestan waa iga gadantahy salaan sare Xidiga ree Awdal iyo Nimco qaljo👆👌👏👏👏👏🙌🙌

  • @kingakofficial9616
    @kingakofficial96162 жыл бұрын

    From qeysqeysar isoraaca

  • @madinaamoud9173
    @madinaamoud91734 жыл бұрын

    Ma sha allah nolada huno walikin wooow

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed42392 жыл бұрын

    From qeys qeysr kadib muqalki suuqa somalida dubai

  • @daadirahmed7264
    @daadirahmed72645 жыл бұрын

    🔥🔥🔥Masha Alllah fananiinta kalama dhacan,,🤔, inkasto aan heesta dhan an ku qatay inta yar Nimco ledahay ,💥💥🔥🔥wa an dhaweyn wiilkan kalgacel lawadagayoo ,,,hees iyo bar,tagerayshada oo muqdisho ka so salamaya🥰😍😇

  • @hamzahassan1409
    @hamzahassan1409 Жыл бұрын

    Fananinta Lobahanyehe wakuwana wlhi....Mukhtar Daauus❤💯

  • @abdalleshire
    @abdalleshire Жыл бұрын

    Qays qays sar mda hee saha

  • @user-sn2vl7ow4j
    @user-sn2vl7ow4j17 күн бұрын

    Wad raagatyoo wakhtigad maqnayd inkastoo wlaac waba laygu xidhay wacadkii an galay wali waasidii 😢❤ Allow kuwan jeclano hanaga fogayn calaf noogu dar 🤲🥹 Hestan wxn dib uso booqday 6/7/2024 hargeisa habeyn Axada Nimco migil io mukhtaar waa wxkpe❤

  • @aishaali6448
    @aishaali64482 жыл бұрын

    From qays qayser ✌️❤️

  • @abdirahmanomar1604
    @abdirahmanomar16046 жыл бұрын

    Manshalah eshqiyassak. Abdisilimoo iyo khadijo balwo ayaa yaabey. Eesh calaa saylici.

  • @padrepio3635
    @padrepio36352 жыл бұрын

    Maasha Allaah! Heer sare.

  • @abdikhadarmahamud8919
    @abdikhadarmahamud89196 жыл бұрын

    Dhashii saylac Samaroon siciid boqortoyada kadhashay

  • @mubaarakmaxamuudgeeljire1355

    @mubaarakmaxamuudgeeljire1355

    4 жыл бұрын

    waxa fanaanina alle codka Idinsiiyaaay ayaa mahad iskaleh

  • @RiyoProduction
    @RiyoProduction6 жыл бұрын

    Waaaw hees shidan

  • @danielbrown6112
    @danielbrown61123 ай бұрын

    Great performance and much love from USA

  • @bushaaromuxumed9810
    @bushaaromuxumed98106 жыл бұрын

    My dadkaygii samaroon siciid

  • @yaziryare2388

    @yaziryare2388

    5 жыл бұрын

    Reerkiina wan jeclahay wll

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali29352 жыл бұрын

    Qays qayserban kuso arky heskan mrksan soradiyy😳🙃

  • @omarosman9146
    @omarosman91462 жыл бұрын

    Yaa sidayda qays qayser kasoo raacay Walibana ku haysta qaybta dambe😅

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 Жыл бұрын

    Heestan hadda ayan dhagaysanayaa wana ka helay 16 Aug 2022❤🥰

  • @fatmaahmed-vu6th
    @fatmaahmed-vu6th4 жыл бұрын

    Ya ila arkey wilkan in u Ismacil danan u egyahay 😎😎😎

  • @hamzelyricis1356

    @hamzelyricis1356

    Жыл бұрын

    WAA WALALKIYE SIDUNA UGU EEKANAYAYN

  • @user-zn8jd2yt2b

    @user-zn8jd2yt2b

    7 ай бұрын

    Waa walaalkii

  • @birineyy11
    @birineyy1111 күн бұрын

    After 3yrs dib ban u hèlay wilkan jcla alxm❤😭

  • @salebaanabdirashid5371
    @salebaanabdirashid5371 Жыл бұрын

    ALx Heestaan Waqti badan raadinaayey From Qays qayser 😰💕

  • @naimajama1653
    @naimajama1653 Жыл бұрын

    Heestn marki igu horaysay ee ana dhagysto 18/4/2023 xasusu 🥺

  • @Larasamira1
    @Larasamira16 жыл бұрын

    Axsan Hees 😍

  • @Jamall24
    @Jamall24 Жыл бұрын

    From Qeys qayzer

  • @bssmmx5363
    @bssmmx53635 жыл бұрын

    Axlaa yaa hees macal Cod waad heysiin Keep the hardwork

  • @ayaankalgacallove3509
    @ayaankalgacallove35095 жыл бұрын

    💝💝💝💞💞💞💞💞🎤🎵 way igu socotaaa

  • @azumindhonur3894
    @azumindhonur38944 жыл бұрын

    Masha allaah Alx ala aya mahadle iga dhaliyay dadka waxaso amana looquray

  • @kafiyohusseinibrahim-ys4xu
    @kafiyohusseinibrahim-ys4xu Жыл бұрын

    Wow 👌 hees shidan

  • @alinouh1002
    @alinouh10026 жыл бұрын

    The only and one song for 2018.

  • @asma2631
    @asma26315 жыл бұрын

    Wooooow the best song so beautiful voice go forward bro and sis💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 Жыл бұрын

    Waayaha aduun sida aan ahaa ka wanaagsani🥲🥲macnaha hadaan ka jeeb iyo jaanis fiicnahay sida aan ahaan jiray barashadaadii horee kumee,jacaylada dhabta ah inay isku samraan bay noo sheegtay heestan cajoibka😥😥💝❤🖐

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali2 ай бұрын

    NimcO migil & MukhTaar da'uus Respect

  • @hodanhassaniprahim2117
    @hodanhassaniprahim21174 жыл бұрын

    Wa aan dhawayn wiilkan gal gacal lawadagayow😍❤

  • @yusufabdinasiryusuf4452
    @yusufabdinasiryusuf4452 Жыл бұрын

    Is the best song ever I had heard

Келесі