No video

Heesta Cusub "Gal dagaalko Guusha Mire dhali Geshkenow" Koxda Hido. Laxanka iyo Miraha A/Xersi Dhuux

Heesta Cusub "Gal dagaalkoo Guusha Mire dhali Geeshkeenow" Kooxda Hiddo. Laxanka iyo Miraha Abwaan Xersi Dhuux

Пікірлер: 44

  • @fahima6186
    @fahima61869 ай бұрын

    Masha Allah codkooda Ilaaheey ku manneystay waxeey isoo xasuusiyeen HOBOLLADII WAABERI❤❤❤❤❤❤

  • @user-nd5zd7mp2l

    @user-nd5zd7mp2l

    9 ай бұрын

    33456❤😂😂🎉😢😮

  • @user-nd5zd7mp2l

    @user-nd5zd7mp2l

    9 ай бұрын

    Jyyy❤❤😂🎉😢😮😊😊😮😢

  • @IIheekeeychannel143
    @IIheekeeychannel14316 күн бұрын

    Geesigeeneew Gobonimadeenu Waa goaan aan gaarnay Waa hore ❤❤❤❤. GUSHA MIRA DHALI.

  • @AaminaIbraahimali
    @AaminaIbraahimali2 ай бұрын

    Heestaan darted ii wadaninimada aan igujirto waxaan kabaqaa inan askariyad noqdo gul ii gobanimo somali❤

  • @user-qd9bb6jx2z
    @user-qd9bb6jx2z Жыл бұрын

    insha allah kooxdaan afduub nalama gaari doonaan 2024 somalia free AS

  • @user-tz4mo3dj9q

    @user-tz4mo3dj9q

    5 ай бұрын

    Sigis

  • @AbdillahiFarahAllaleh
    @AbdillahiFarahAllaleh3 ай бұрын

    masha allah intaa abwaan noolyahay dhulka somaliyeed lamaa hawaysaan karo

  • @NajmoAhmed-vy1py
    @NajmoAhmed-vy1py2 ай бұрын

    Waa goaanan horay u gaarnay guusha mira dhali ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmohamoud3974
    @ahmedmohamoud397411 ай бұрын

    Kooxda hiddo iyo macalinkooda xiri dhuux waa laga haray sanadkaan waa fanaaniinta sanadka guulaysta heeso iyo fanaaniin quruxbadan thanks guys

  • @fahadmaxamedxasan4840
    @fahadmaxamedxasan48403 ай бұрын

    insha allah waan guuleysaneynaa

  • @amursal9390
    @amursal9390Ай бұрын

    Wow mashalla

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh28 күн бұрын

    The lyrics Ku gaardi ku gaardi Nacabka ku gaardi Geedo galayo Sanka helin geygoo dhan Ku gaardi kugaardi Nacabka kugaardi Bulshadu hagariifto Gabaadneh hawaayo Ku gaardi ku gaardi Nacabka ku gaardi Geyshkeynow geyshkeynow Geyshkeynow gobonimadeynu Waa go'aan x2 Waa go'aana gaarnay waa hore Guusha mira dhali x2 Guusha guusha gusha mira dhali Gumeysi inaan ka gilgilato Gaashan adagiyo x2 Gumaca sidata Waa go'aankee Waa go'aanan hore ugaarne Guusha mira dhali

  • @user-vl1ey1fb7r
    @user-vl1ey1fb7r5 ай бұрын

    Cadowga ka guleesta marwalbo ❤

  • @farxaansuleymaan343

    @farxaansuleymaan343

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-yq3il3oi9q
    @user-yq3il3oi9q3 күн бұрын

  • @user-qd9bb6jx2z
    @user-qd9bb6jx2z Жыл бұрын

    Masha allah waa hees aad iyo aad u dhiirigalineysa ciidamada qaran Abwaan xersi dhuux waxa uu manyahay in lagu abaalmariyo waa uu u fekeray

  • @DhalAwliyo
    @DhalAwliyo6 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @DjakaGblack
    @DjakaGblack7 ай бұрын

    Gal dagaalka galada jabia. 💪🏽🐎🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️

  • @eagle276
    @eagle2762 ай бұрын

    Ku gaardi iyo abwaan Xirsi dhuux

  • @nagiibaxmed7057
    @nagiibaxmed70579 ай бұрын

    Geeshkeenaw guusha midha dhali🦁💚🗯️♥️🦁

  • @abdishukriliban-if6pz
    @abdishukriliban-if6pz7 ай бұрын

    Waw somaliyey malkasto aan jogno aan israacno

  • @AaminCaduur
    @AaminCaduur7 ай бұрын

    Somaliyo.guuul.guuul.guuul

  • @user-fy3fs9yo8r
    @user-fy3fs9yo8r5 ай бұрын

    HEESO Qurxoon oo macaan waa soo saareysaan lkn shabab meel waan iska saari la,anahay

  • @CabdiramhanRoon

    @CabdiramhanRoon

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qd9bb6jx2z

    @user-qd9bb6jx2z

    3 ай бұрын

    insha allah dhawaan waan ka guuleysaneynaa gabalkoodii waa dhacay sxbow

  • @Najma0000
    @Najma0000 Жыл бұрын

    Mashallah Mashallah 💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @faizahassan8945
    @faizahassan89456 ай бұрын

    Guusha miro dhali😍❤

  • @user-gt9me5tq3h
    @user-gt9me5tq3h3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c6 ай бұрын

    GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO SSCKHATUMO

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams1239 ай бұрын

    Gal dagaalka 💪🐎🇸🇴❤

  • @user-tz4mo3dj9q
    @user-tz4mo3dj9q5 ай бұрын

    Sigis99

  • @maxamedcabdulahi4785
    @maxamedcabdulahi47856 ай бұрын

    Guuul❤

  • @user-oj3ch3nc8y
    @user-oj3ch3nc8y7 ай бұрын

    Jah ilmehena waxan aa qarami u noqonayo❤😂

  • @user-hb4og5ov1i
    @user-hb4og5ov1i4 ай бұрын

    Wan kujira dagalka abo ha la iga war hayo

  • @Xasanaxmed-uo4he
    @Xasanaxmed-uo4he6 ай бұрын

    🎉

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c6 ай бұрын

    GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO

  • @BilaalMaxamed-jk6kf
    @BilaalMaxamed-jk6kfАй бұрын

    Somalia hanolato ❤️‍🩹

  • @abdiahmed1797
    @abdiahmed17977 ай бұрын

    Soomalia hanoolaato

  • @user-vz3rh1px5r
    @user-vz3rh1px5r7 ай бұрын

    Gol iyo gobaniko

  • @abdishukriliban-if6pz
    @abdishukriliban-if6pz7 ай бұрын

    Waxaan u bixiyay koxdii kacaanka

  • @NajmoAhmed-vy1py
    @NajmoAhmed-vy1py5 ай бұрын

    GUusha mira dhali ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-qu6wk5pf4e
    @user-qu6wk5pf4e6 ай бұрын

    Markaad dhagaaysato wax ma iska kaa badaleen

  • @MohamedAbdi-hu7ej

    @MohamedAbdi-hu7ej

    2 ай бұрын

    Jariraco kugu jajabeysa wadani nimadu wa wax aan la heli karin Illahay wadankena nabad iyo barwaqo warta hainoga digo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪💪💪💪

Келесі