Heeso Bila Music ah : Najma Nalka VS Wardiita oo Cod iskugu Awood sheegtay😂😂🤣

COPYRIGHT PROTECTED BY BOODHARI YARE OFFICIAL
CAMERA & EDITING : ADAN MADDANI
HADHAC HOTEL

Пікірлер: 337

  • @boodhariyareofficial
    @boodhariyareofficial3 жыл бұрын

    Saaxibyaal Subscribta Ha Inaga Ilaawina Waan idin jecelee 😂🤣

  • @nimcomahamed453

    @nimcomahamed453

    3 жыл бұрын

    😂🥰waayay

  • @manaxmukhtar7950

    @manaxmukhtar7950

    3 жыл бұрын

    War boodhari gabadhi najmaa ahayd maxa helay indheheedu meelbaykamuuqdane miyaay. Kalatageen jecylkeedi

  • @manaxmukhtar7950

    @manaxmukhtar7950

    3 жыл бұрын

    Wlhida aqiiqadii koboodad waxan sooqoraa romobay inay inanta wax kasiyaahy samir yeelo huuno

  • @saadohassan8678

    @saadohassan8678

    3 жыл бұрын

    iguhalee zapskaeepta kuwataa zhp

  • @gobadofficials9743

    @gobadofficials9743

    3 жыл бұрын

    shakirow wll qali sidkle wnu ku jecelnahy wnkugu xidhnahy si gara ayn ku tagera subscribta wakhti hore aynku sary laba habsaminba hadii ankula kaftamo wxn ku dhihi lahaa waxaso canan ah naga kala yare oo dad iskuma jire intii an sariny sara dhe na kala sar insha Allah meesha ad ku haminyso io Meelkasii saraysoba wad gadhasa wanuna ku gadhsiinynaa oo kugu garab tagany wllky ad banku salamy🤝❤❤💯

  • @abdirizakabdlilahi2288
    @abdirizakabdlilahi22883 жыл бұрын

    Warda codkeedu inuu aad u macaanyahay inta ila aragtay like ku qabta asxaabay .

  • @sumaya3724

    @sumaya3724

    2 жыл бұрын

    M.a warda cod mcn

  • @abdulhakimbelbel8482
    @abdulhakimbelbel84823 жыл бұрын

    Boodhari walal garanka aad xidhantahay garbihiisa calaamada ku sawiran ee midabka qaansa roobaadka waa calamada khanisiinta marka iska tuur garanka walal hadad aragtay qoralkayga like saar

  • @saynabahmed7504

    @saynabahmed7504

    3 жыл бұрын

    Qaanso robaadka ma ilahayba iska le e mayaga iskale oo loo daynayaa

  • @nimcomahamed453
    @nimcomahamed4533 жыл бұрын

    Inta ila Aragtay inuu Warda lajiro😂

  • @hadiyafarxaan5526

    @hadiyafarxaan5526

    3 жыл бұрын

    wardaa fanand is ka noqo wall

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali31923 жыл бұрын

    𝖭𝖺𝗃𝗆𝖺 𝗇𝖺𝗅𝗄𝖺 𝗆𝖺𝖺𝗇𝗄𝖺 𝖽𝖺𝖺𝗋𝖺 𝗄𝖾𝖾𝗉 𝗀𝗈𝗐𝗂𝗇𝗀 𝗐𝗅𝗅 𝗊𝗅𝗅𝗂 𝗌𝗁𝖺𝗋𝖺𝖿 𝗄𝗈𝗋𝗄𝖺𝖺𝗀𝖺 𝗆𝖺𝗋𝗐𝖺𝗅𝖻𝖺

  • @amiraismail8922
    @amiraismail89223 жыл бұрын

    inta warda wadata farta tagaa me ☝️

  • @qfg1798
    @qfg17983 жыл бұрын

    Mncha Allah WllahaY qlliga Warda Sead Omer Najma Maanka daara and Shaakir Mohamud Ali♥💯Keep going

  • @calizakiadam4096
    @calizakiadam40963 жыл бұрын

    Wardiita Cod dahabi aH ayay Haysaa wllhi ❤🥀

  • @zuhaipofficial4094
    @zuhaipofficial40943 жыл бұрын

    Wardiitaaaa ilahay ayaa cod kui dhiipay mancha allah

  • @fartuncwaheliye6878
    @fartuncwaheliye68783 жыл бұрын

    Mnsh allah nalka manka daraa xbbtiii qalii ilaahey amaarkiii waan is ka ka jclhy codkaga macaan rabi haku barakeeyo 💋💋

  • @QORRAXTV
    @QORRAXTV3 жыл бұрын

    Najma Nalka

  • @hassanadanmohamed5527
    @hassanadanmohamed55273 жыл бұрын

    Masha allah superb hablahena codka mcn ilahy ha idin dayo wardita sidhaba ban u jclahy codkeda qiiro ayu igaliya sxb boodhari yare /c.shakirow so dhawow xamar wa magaaladaadi U hve every right to enjoy wll qali adi iyo asxbta talent ga leh ba wan idinkuso dhaweynayaa insha allah

  • @nasrasiciid4502
    @nasrasiciid45023 жыл бұрын

    Najmi hees kasta waxay ugu qaadaysa shacuurteda💋

  • @iqraabdirashid3032
    @iqraabdirashid30323 жыл бұрын

    Aarkanaa😂😂😂😂sxb wlahi warda waa jeceshey sida ad u egeyso iyo ereyda qaar aad ledey ayaa laga fahmyaa been ma shegey inta ila fahantay reply soo dheh😂🤩🤩

  • @mabsudmarwalipamabsud2926

    @mabsudmarwalipamabsud2926

    3 жыл бұрын

    Runtaa

  • @shucaybzhikar6706

    @shucaybzhikar6706

    3 жыл бұрын

    Waa rutaa sxp

  • @mansuurhassan547

    @mansuurhassan547

    3 жыл бұрын

    Runta wllo 🤦‍♂️❤😆😆😊

  • @iqraabdirashid3032

    @iqraabdirashid3032

    3 жыл бұрын

    @@mabsudmarwalipamabsud2926 somaha llo😀

  • @iqraabdirashid3032

    @iqraabdirashid3032

    3 жыл бұрын

    @@shucaybzhikar6706 hade qof ereyadisa aya laga derama AMA hab dhaqankisa

  • @hafsohappy56
    @hafsohappy563 жыл бұрын

    Najma nalka wlh wey Darren heeseesaa😭😭😭😭😭

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor60113 жыл бұрын

    Najma nalka jacaylkaygii gabawday 😭😭😭😭

  • @MohammedAbdishakur
    @MohammedAbdishakur Жыл бұрын

    Halka kale heesta cabdi tahliil ee {ugaaso}, waa erayo iyo miro dhadhameysaa blse heestaas ka ficil qaadashadeeda, wuu xun yahay in qof lagu sameeyo ama leysku sameeyo, ee madadaalo uqaata waa hadduu caqli saliim ah idinku jiro bulshooy...❤❤❤

  • @MohammedAbdishakur
    @MohammedAbdishakur Жыл бұрын

    Weeydeeyay raganimo, dadoow halkaas wey itaabaneysaa oo waa eray ila yara qaldan waa haddii leyla fahmayo micnaha ama nuxurka ku jira...❤❤❤

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Жыл бұрын

    Ninka ka mid ahaa asxaabtii nabiga scw ayaa lagahayey waxaan kusoconaa wado ilaahay qorsheeyey

  • @yaasiincumar1574
    @yaasiincumar15743 жыл бұрын

    Boodheri sxb nacjam nalka keep going 😎😁🙏🇮🇷

  • @mustafemohamud6309
    @mustafemohamud63093 жыл бұрын

    Wan idin tagera hore usoco bro ,waxn jogaa uganda casimada Kampala lkin waxn ,najma nalka Ka codsanaya heestii barwaqo qalanjo heesta naf jeclay basteto bugta Ka codsanaya najma nalka, warda siicid waxn Ka codsanaya heesta dawadi nafgayday ,, Wllo codsiga itix gali o igadhsii hablaha an waladay adban idin jeclahy , God bless you all of you and thank you again so much my dear sisters and brother,

  • @clshakuuryuusuf2854
    @clshakuuryuusuf28543 жыл бұрын

    Labda habloodba waa xalad kale warda ana najma keel goin wllhy

  • @Kiikii_official
    @Kiikii_official2 жыл бұрын

    Musasalkii walahey waa gudbey Hit buu ahaa nio so dhameeya

  • @khaalidmaxmed5959
    @khaalidmaxmed59593 жыл бұрын

    Naajama 🎤👌👌🙋‍♂️🙋‍♂️❤

  • @alfananjaylaniyare6103
    @alfananjaylaniyare61033 жыл бұрын

    Masha allha hore u socda asxap qali ah warda and najma iyo shakir axmed ali hore u socda dhamntinba

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud57223 жыл бұрын

    Wardiita ayan jecelaaday illahay amarkiisa , 👰🏾👑👑👑

  • @najmaabdirahman9768
    @najmaabdirahman97683 жыл бұрын

    Mash alllaah soo dhowada laba hblood o aan tageeero

  • @kowsara124
    @kowsara1243 жыл бұрын

    Wllky Keep going 🥰

  • @mohamedxaddi9146
    @mohamedxaddi91463 жыл бұрын

    Najma nalka maanta dara keep going sissss💍💎💟

  • @Ashkimedia
    @Ashkimedia3 жыл бұрын

    Inta wardiita wadata like

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina90563 жыл бұрын

    First comment 🙏😍😂

  • @rakiarani5764
    @rakiarani57643 жыл бұрын

    Keep going prithee🙏❤

  • @lucazhadraawi1469
    @lucazhadraawi14693 жыл бұрын

    First community's

  • @cawoshacni4907
    @cawoshacni49073 жыл бұрын

    Nalka manka dara wxba lgama qaban karo nio🥰

  • @MGarboole
    @MGarboole3 жыл бұрын

    Ar najmi way ka tagtey tan yar😂😂

  • @ayaandheeman9042
    @ayaandheeman90423 жыл бұрын

    Mancha alaah keep going pro

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil86853 жыл бұрын

    Hore u soco sxzp

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah92353 жыл бұрын

    Wardak sicid Cumar baan wataa❤

  • @ckmazlaxxasan8088
    @ckmazlaxxasan80883 жыл бұрын

    Labadaduba makala dhacaan wllhi waan Ku heysataa labadabah

  • @zackbilllionerofficial7147
    @zackbilllionerofficial71473 жыл бұрын

    Keep goin proj

  • @nimogallaydh5964
    @nimogallaydh59643 жыл бұрын

    Asxaaby wn idn slamy dhaman gar,aahn wardi❤hhhhhhhh

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed32623 жыл бұрын

    Masha allah walaale that was so great

  • @jookarhanadcaska5953
    @jookarhanadcaska59533 жыл бұрын

    NajMa nalKa maaNka daaRa keep going macaaNeeY

  • @canabsaciid3636
    @canabsaciid36363 жыл бұрын

    Najma nalka❤

  • @cabdiismaaciilcali8903
    @cabdiismaaciilcali89033 жыл бұрын

    Haa bin idin hay wlle gobinimo ku war Boodhari

  • @deeqacumar119
    @deeqacumar1193 жыл бұрын

    Mash Allsh 💕💕💕

  • @khowzarhasan6515
    @khowzarhasan65153 жыл бұрын

    Parti 2 soosameey wllo

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil86853 жыл бұрын

    Heeso carabi ah soo soo gudbi sxzp

  • @hoobaantv2984
    @hoobaantv29843 жыл бұрын

    Waaaw nalka❤️💋

  • @mariamohamed5706
    @mariamohamed57063 жыл бұрын

    Lama kala dhacaan weeye ♥️♥️♥️

  • @nimcobashiir5264
    @nimcobashiir52643 жыл бұрын

    Mash allh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Vibes00747
    @Vibes007473 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @ayaanlemohmet3081
    @ayaanlemohmet30813 жыл бұрын

    Wardiita officially cod ayaad hayz mia zizy go forward zizu🤩🤩😍😍😍

  • @mariacadaaniliisaahmed2382
    @mariacadaaniliisaahmed23823 жыл бұрын

    Nachma nalka hore usoco ziz❤🥀🥰

  • @abdikadirbulshaawih5137
    @abdikadirbulshaawih51373 жыл бұрын

    boodhariyow isoo qabo nio barnaamijkan ✋🤣🤣

  • @abdinajibshukri4039
    @abdinajibshukri4039 Жыл бұрын

    horay usoco Boodhari yare

  • @umusaynab2391
    @umusaynab23913 жыл бұрын

    Walee wa yaab hablihii xishoon jiray aya intay sharaca Soo fadistan heesay talow walidkodii may nool yihin ILAAHAY Na astur Aduunka iyo Aakhirab Aamiiin 🙏😢

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre3303 жыл бұрын

    Gabadha warda ladhaho wataa Amazing Voice😊

  • @ahmedtaajir1334
    @ahmedtaajir13343 жыл бұрын

    Keep going

  • @xawoxilkas1090
    @xawoxilkas10903 жыл бұрын

    Welcom waan idinku soo dhoweyneynaa muqdisho ok

  • @Upthisalan43
    @Upthisalan433 жыл бұрын

    Nalka maaanka daaara🥰🥰

  • @khalduurchannel7988
    @khalduurchannel79882 жыл бұрын

    Waah Waah waxaa Saa Coda Gold voice kani.

  • @mohmoartanov6713
    @mohmoartanov67133 жыл бұрын

    Warda wllhi wey cod macaantey😅

  • @najmaxasan9406
    @najmaxasan94063 жыл бұрын

    Njma nlka waaw waan ku wataa qlih

  • @MohammedAbdishakur
    @MohammedAbdishakur Жыл бұрын

    Adaa dhex deggan qalbiga, marka ledahay walaashey armu kaas sheydaan yahay 😂😂😂only wa kaftan lkn hadda qalbi oo holac isu aragtid sheydaanka #lacnad waayo shedaankuba laabta ayu guri ka dhistaa, lagana yaabo inuu qof ku jecel kuna xumaynayn kuna farxad geliya uu kugu dirayo, intaasna waa waano walaasheey, xaqqana aan kugu xusuusinayay...❤❤❤ Kan qalbiga

  • @hassanarouch8953
    @hassanarouch89533 жыл бұрын

    Najma nalka ayaan ku haystaa zp codkeeda 💯❤❤💯

  • @mapruka
    @mapruka3 жыл бұрын

    Najma nalka maanka dara 🥰😍

  • @puntlandspecialforces4563
    @puntlandspecialforces45633 жыл бұрын

    Bodhariyow sxb qoftaaas wardiita aad ledahay aadban uga helay codkeeda iyo waliba abur ahanba igagarsi

  • @maxamuudmacalinhuseen6866
    @maxamuudmacalinhuseen68663 жыл бұрын

    Najiima aad ayaad u cod macantay abaayo masha alh

  • @ayuubsalaad2058
    @ayuubsalaad20583 жыл бұрын

    waar Q0fta warda la LeeYaHaYy waa XaaLad Kale🌼🙌👏

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi303611 ай бұрын

    Labadan nagood wa fanaanin sax ah

  • @king...3695
    @king...36953 жыл бұрын

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,,,

  • @muunaibrahim2130

    @muunaibrahim2130

    3 жыл бұрын

    Xapipti magacaaga ii sheeg Waan ku taa hee raa Wll qali Hore u sock

  • @axmedmaxameddalnuurshe7821

    @axmedmaxameddalnuurshe7821

    3 жыл бұрын

    Waa ku soo booqday

  • @xafsaxilkas4791
    @xafsaxilkas47913 жыл бұрын

    Abwe heesa codka kaliya wan jec lahay inoo soo badi plz

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare60033 жыл бұрын

    walal Tshirt kad gashantahay iska saar dib haw xidhan dadbaa xidhee hhhhhhh lol cidii fahmaysa fahmayse

  • @abukarsh.abdirahman582

    @abukarsh.abdirahman582

    3 жыл бұрын

    Rainbow kkkkk

  • @zaddamhuzzen6042

    @zaddamhuzzen6042

    3 жыл бұрын

    i understand 😂

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina90563 жыл бұрын

    😍

  • @najuujaamac6023
    @najuujaamac60233 жыл бұрын

    Najma nalka ahla yaa cod❤👸

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub3 жыл бұрын

    Meesha maxaa jacayl ka dhacay

  • @amrancabdirahman8075
    @amrancabdirahman80753 жыл бұрын

    Waax kale tiim warda🥰🥰🥰

  • @salmapharah9260
    @salmapharah92602 жыл бұрын

    ❤mazhlaah

  • @princeses1217
    @princeses12173 жыл бұрын

    Hadftimo sanag 👸🇮🇹

  • @muctaadyoonistuyub3520
    @muctaadyoonistuyub35203 жыл бұрын

    Axya cid hesta shay mire walhi way I qiiro galisay codka warda horay u soco afkaga cano lagu qaby

  • @axmedzakixuseen3520
    @axmedzakixuseen35203 жыл бұрын

    Waar heesta shaymare wardi way ka xarabaysatay zxp shaakir

  • @canabdaahir2187

    @canabdaahir2187

    3 жыл бұрын

    aad iyo aad

  • @sihaamyousuf6034
    @sihaamyousuf60342 жыл бұрын

    Waaaaw

  • @lucazhadraawi1469
    @lucazhadraawi14693 жыл бұрын

    8:31 buuran iyo hadaftimo weeye var

  • @munahassan6084

    @munahassan6084

    3 жыл бұрын

    Heeso qimo leh Bay soqaten balse halkeda maydhigin oo eraydi iyo laxankuba waa iska nimco badan yihin

  • @canabadani524
    @canabadani5243 жыл бұрын

    mansha alah hablo shidan lkn labda hablod waxan ka codsanyaa laba hesood o ay kalaqadan asma saban iyo najma nashaad

  • @mabruukacali6631
    @mabruukacali66313 жыл бұрын

    Najm0 kep going wll

  • @axmedmaxameddalnuurshe7821
    @axmedmaxameddalnuurshe78213 жыл бұрын

    Guul

  • @aminoaragsan1604
    @aminoaragsan16043 жыл бұрын

    Najma nalka sharafi korkaga haa ahaato wll qali 💯💯💯💋

  • @Malikwaqar5019
    @Malikwaqar50193 жыл бұрын

    Aslamo alikum My name qari waqar I am pakistan

  • @abdullahiabi7354
    @abdullahiabi73543 жыл бұрын

    Wardaa waxey uegtahay Atarashadaa amisha patel😂🤣

  • @endhourooncabdilahi879
    @endhourooncabdilahi8793 жыл бұрын

    Wllshy najima nalka alle nagam.ka qado

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi3 жыл бұрын

    Nalka maanka daara Heesta Dadka ha iska weynen Barteda Dhigtay wlhi

  • @burcociise680
    @burcociise6803 жыл бұрын

    Masha Allah nashma waa qof aan jeclahay anuu waxan dooran lahaa nashma nalka

  • @abdyfatahfarahcasemero3899
    @abdyfatahfarahcasemero38992 жыл бұрын

    Boodhari zh¡ep wxan Ana Ka COD MCAN🎤WLHIE izOo QabO niO BerBera JooGa Ada Yaabiyeh😅👑🇨🇦

  • @najmamustafe6358
    @najmamustafe63583 жыл бұрын

    Warda mnzha allH mcnto

  • @xasanjeecel115
    @xasanjeecel1153 жыл бұрын

    Anigu hadan ahay fanan weyn waxan soiyeyey qiimaunta najma maaanka dara

  • @queenxavsa4740
    @queenxavsa47403 жыл бұрын

    Www nalka qurx

  • @isranagiib3126
    @isranagiib31263 жыл бұрын

    Wll adna maxaad usoo fadhisiin wayday

  • @abdinajibshukri4039
    @abdinajibshukri4039 Жыл бұрын

    Warda Siciid iyo Nalka Manka Daara hablo codad macan Mashaallah

  • @abdinajibshukri4039
    @abdinajibshukri4039 Жыл бұрын

    Najma nalka Aad...aad...aad😂😂😂 funny

Келесі