HEES | Waayahay Aan Kaa Helo | Asli Maxamed Iyo Bashiir Ibraahim | Original |Lyrics

Музыка

The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Wakhtigaynu kulaneed indhaha, qabatay wiilkooda
Ayaad waraf kalgacal Igu ridoo, waan wakinayaaye
Waxaa aniga ila weyn inaan, wada jirnaayoo
Labo wehelka caashaqa isla, wada ahaanaa

Пікірлер: 11

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 Жыл бұрын

    AHN Bashiir Ibrahim Abdi iyo Asli waxaanu ka wada tirsanayn kooxdii Horseed ee ciidanka xoogga dalka, heestani waxay ka mid ahayd Riwaayaddii Wad jacayl iyo war la'aanta Hablaha love ❤️😍💖

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad91592 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto labadooda

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv28092 жыл бұрын

    Falladii u horraysay

  • @ibraahimcabdi914
    @ibraahimcabdi9142 жыл бұрын

    Legend is maadeys

  • @roblemaer4834
    @roblemaer48342 жыл бұрын

    Aun Axmed Nuur Jaango baa wax ka qaaday heestan.

  • @yusufsaid2730

    @yusufsaid2730

    2 жыл бұрын

    Roble Maer waxaan filayaa heestaan waxay kujirtay riwaayadii wad jacayl iyo war li'ida hablaha manta ee uu curiyay abwaan Maxamed Nuur Shareeco hadaan qaldaynayn

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac92012 жыл бұрын

    Yaa sallaam 🔥

  • @musaabdala307
    @musaabdala3072 жыл бұрын

    asc wankusalamay sxb

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10432 жыл бұрын

    Cisag cisag

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10432 жыл бұрын

    Boos

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10432 жыл бұрын

    0b0s

Келесі