HEES | (QIIRO) Qabiilkaynu aasnaa | Saciid Mire Xaydar | Original +Lyrics

Музыка

Ereyada : Salaad Diirshe
Laxanka : Siciid Mire Xaydar
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 80

  • @Cumarshorts
    @Cumarshorts11 ай бұрын

    Inta qabiilka necep halkan baan idinka salaamayaa ❤

  • @Zayidamiir241
    @Zayidamiir2412 жыл бұрын

    Heesaha qaaraamigaa hadii aaden ka daalin igu soo biir

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac821117 күн бұрын

    Erayada abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG2 жыл бұрын

    Ustaadki waynaa sheekh Siciid Mire Xaydar allaw kuu naxariiso

  • @ibraah1
    @ibraah12 жыл бұрын

    Its true, welina we are on this way. Kuwii wanaaga maqlaa oo ku intifaaca ALLAHa naga dhigo Soomaaliyeey

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed36662 жыл бұрын

    Allaha u Naxariisto Abwaan Cabdi Bashiir waxa uu nooga Digay Waa waxa Maanta Taagan AUN.Al Fanaan saciid mire xaydar.War maan Wadaynaa

  • @nrx8684
    @nrx8684 Жыл бұрын

    Ebbe ha u naxariiisto Siciid Mire Xeeydar iyo inta heestaan lug ku leh oo dhintay amiin.

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane58529 ай бұрын

    Alahayoow naxariistaaada sii fanaaniinta iyo madaxdii dalka barisamaadka saciid mire xeydar aamiin alahayow

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid26282 жыл бұрын

    Saciid mire xeydar noole ku cod ah fanka soma marin Rabi naxariisti jano ha siiyo wuxu fanka ku jiray mudo kooban waxuse ka tagay dhaxal aan taariikhda ka tirmayn wuxu isku darsaday cod macaani, laxan wanaag ,asluub wanaag, sarkaal police o qadarin badnaa iyo xaafidul-quraan maadama uu qoys Ehlu diin ah ka soo jeeday waxa uu ka heesay waa wadani iyo jacayl oo 2baduba saamayn kulahaa.

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    2 жыл бұрын

    Fannaaniinta codka gooniga ah leh oona codka macaan wey badnaayen sxb waxaa ka mid ah Qalinle Saciid mire Salaad darbi Cabdi tahliil Cumar nuur cabdulle Cumar dhuule Lkn si gooni ah labada nin eee Laga dawa dhacay waa Saciid mire iyo qalinle Cod gooni ah ayaa alle siiyy

  • @zakariyecadceed8353

    @zakariyecadceed8353

    Жыл бұрын

    @@abshircarab18 sxb waxaad katagtay hanuuniye ninkii kaligii koxda ahaa iyo Axmed gacayte iyo digfeer Ragas iyana cod macaan oo gooni ah bey lahayn

  • @looyaan323

    @looyaan323

    Жыл бұрын

    Qoska uu kasoo jeedo diinta ayaa lagu xurmeyn jiray 😢

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    Жыл бұрын

    ​@@zakariyecadceed8353ababaay mr hanuuniye caadi ma ahan sxb mooge dile ayaa Loo yaqaan ninkaas iyo digfeer waan qaatay lkn gaceyte heesahiisa inta bdn ma dhagesto sxb hal iyo labo ma ahane

  • @shiilalle

    @shiilalle

    11 ай бұрын

    ​ War masuul waxaadba mooddaa in aad aniga ii hadashay. QALINLE iyo SICIID MIRE waa labada hobol ee aan ka dambeeyo weliba si gooniya QALINLE iyada oo xittaa SICIID adeerkey yahay

  • @sacdiyaahmed2190
    @sacdiyaahmed21902 жыл бұрын

    Allow unaxariiso siciid mire xeydar ex kooxdii heegan ciidanka booliska somaliyed qabrigiisa waasac alle ha uga dhigo amiin

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha94092 жыл бұрын

    Of csleyk my god have mercy on sicid xeydar mire. Ereyada bashir diirshe axmed, iyo laxankii xeydar mire

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha2 жыл бұрын

    Legend my fvirate fanaan allah u raxmado.

  • @mohammedh1120
    @mohammedh11202 жыл бұрын

    Legend Siciid Mire Xeydar🥰

  • @naciimojanagale1709
    @naciimojanagale17098 ай бұрын

    Masha allaah illaahoow qabyaaladaan lagu waashay qalbiya deena ka nadiifi yaa rabi😂😂

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari99442 жыл бұрын

    wonderful said mere haidar people have forgotten he is a dear artist somali may allah have mercy on him he is a dear artist very sweet

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida29702 жыл бұрын

    Allow kuu naxariiso alle muxuuu fanan ahaa cod macaanaa

  • @u.j7332
    @u.j73322 жыл бұрын

    Waa hees ka turjumaysa waayaha iyo wakhtiga xiligan soomaali ku jirto

  • @zoyasuldaan54
    @zoyasuldaan542 жыл бұрын

    Rabi naxariis ha siiyo sicid mr xaydar

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow155616 сағат бұрын

    Inta 2024 fahante ula jedada hesta waa idin salame👋👋luqadada sanado badan ka dib fahan waa tara xabhn😢🥺

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed14982 жыл бұрын

    Rabi ha u naxariisto

  • @wadani9971
    @wadani99712 жыл бұрын

    Thanks Brother heestaan waan jeclaa mudo raadinayaa

  • @sudiissa5701
    @sudiissa570124 күн бұрын

    Heestaan markaye soo baxdaye siyaad barre waa joojiye keedka ku cesha ayuu yidhi kan qabiilkan Asaye maha runti ayeey ahayed waa loo hoos galinaye siyaad barre Nin caqli badan aha laakiin kaligii Taliya aniga kaliya ka Dibna shacabkii waa ka hor imadeen Aniga soomaaliya anigo yar lagayga soo ka xeye Allah u Naxariisto

  • @samadoonwiilqaran20
    @samadoonwiilqaran2011 ай бұрын

    Qabiilkeenu aasanaa qabrigiisa loo dhacay ku qaraabtayshii ayaa quusaan waliyoo jaatan so qufaye qasdigooda wuxuu yahy awoodeena qarinmo qulub iney u yeelan qarni waxaynu jognaa aan qiiq lesku qarin karin dadwaynihii qumanyow qiiradii iyo dhiigi xageebad ku qarisen qurin iyo afmiishaar waa idinku qarsanooyahy waline maad so qbataan qabiiil quud ku raadshuhu waa idinku qarsanooyahy isna so maad qabtaan qiiradii iyo dhiigi xageebad ku qarisen 😢😢😢😢

  • @qaraniyoqabweyni1906
    @qaraniyoqabweyni19062 жыл бұрын

    Badbaado qaran heestaan ma arkaan miyaa

  • @nrx8684
    @nrx8684 Жыл бұрын

    Qurun iyo shabab waa idinku qarsoon yahay waxna maad soo qabataan, qabataan qabataan. Dad weynihii qumanaayo qiiradiiyo dhiigii xagee baad ku qariseen?

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 жыл бұрын

    *I Can't Stop Watching this❣️*

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub87282 жыл бұрын

    Runti maanta bay tagan thy heestan waxay ka hdlyso ...war dadyahow inann iska dayno qabiil waxa ma tareeh

  • @Bagagac
    @Bagagac3 ай бұрын

    Mantey jidha2024

  • @jogtodhayow1556

    @jogtodhayow1556

    16 сағат бұрын

    Adey kula tahay manta iney jirto ee ilaa 1969 bee jirtay ee manta bananka lala so istagay waa is qarin wayen kuwa cuqdadesan🤟🤟

  • @abshircarab18
    @abshircarab182 жыл бұрын

    Aniga waxaan u baahanahay hees oo salad darbi qaaday oola dhaho dooqeyga iyo kaaga yaa isku daro iisoo raadi sxb adoo mhdsnd

  • @Hashi9910
    @Hashi99104 ай бұрын

    Xumantan qarinaaa qaxar Kan kutaamnaaaa 😢😢😢 runbadanaaaa fanankan AUN😢

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar62712 жыл бұрын

    Aun siciid mire iyo Abdi bashiir

  • @WaliidShariff
    @WaliidShariff23 күн бұрын

    Wow cajiib

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi756326 күн бұрын

    Qabiil iyo qabayalaad waata halkaas ina dhigtay

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan70632 жыл бұрын

    Qatarbeey qoorta u lulaayaan. Sixid

  • @mohamedgeedi8847
    @mohamedgeedi884723 күн бұрын

    Hadey taaganthy😢

  • @farsamosna55
    @farsamosna5524 күн бұрын

    Waaah waaah

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan975724 күн бұрын

    Ilahay ha unaxristo

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan44339 ай бұрын

    Legends saciid mere xaydar

  • @xaajiburash2633
    @xaajiburash26332 жыл бұрын

    Maadeeys aad baad u mahadsan tahay garaadoow.

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 Жыл бұрын

    ABTIGEEY SICID MIRE XAYDAR CAWALE AXMED AUN AAD BAAN ABTI KUGU XIISAY RABI JANNAH FARDOWSA KUGU IRSAAQ

  • @cawilshidane5852

    @cawilshidane5852

    9 ай бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @abdirahmanharry8316

    @abdirahmanharry8316

    22 күн бұрын

    Wall ma edo muhubo mire ayaa ku dhashy

  • @horjoogeshamati8932
    @horjoogeshamati89322 жыл бұрын

    Waxaan Kaa Rabaa Sxb inaad Ii Raadisid Heestaan Hantideynu Leynahay Macdantaad KuHurudiyo Saliidaad Aheydbaan Heriyadaan U Qaadnee Anigaa U Heegana Hororkii Ku Qaadaba Waan Horjoogsaneynaa Hasha Noo Irmaanba Haleelada Ku Maalnaa

  • @mahaddirirgeesood9556

    @mahaddirirgeesood9556

    2 жыл бұрын

    Sxb xassan xaaji maxamed ku qor wad heli insha allah hadaana qaldanayn mahadsanid

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    2 жыл бұрын

    Heestaas wey ku jirtaa sxb mar dhaw lasoo galiyy isla madeeys

  • @habiibmedia2472

    @habiibmedia2472

    2 жыл бұрын

    Hodanow dhulkaygow Kii hanaan wacnaayow....

  • @caddeeye
    @caddeeye2 жыл бұрын

    Qabyaalad baa qayrkeen innaga reebtay?? Ilaahow naga dawee adaa qaadiree

  • @A.A.E93
    @A.A.E9310 ай бұрын

    khawaarij waqtigoodu waa dhamaadey.

  • @ibraahimaadanabdi551
    @ibraahimaadanabdi5512 жыл бұрын

    Thanks fully Maadeys chanel

  • @abdisalaanmahamed1696
    @abdisalaanmahamed16962 жыл бұрын

    Soomaliyi weligee qabyalad dayn mayan ale ha fahan siiyo inaanay faa. Iidoo lahayn

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh7 күн бұрын

    Waxaan maqli jiray indho adakaa ma bacadaa.

  • @abdimuse7911
    @abdimuse79112 жыл бұрын

    Saciid Mire Xeydar AUN..Qarni Waxeynu Joognaa, Aaan , MMMM Qiiq Leysku Qarin Karin

  • @musaabdala307
    @musaabdala3072 жыл бұрын

    asc yasalam waxasus wanagsan kkkkk

  • @abdimuse7911

    @abdimuse7911

    Жыл бұрын

    qarni waxeynu joognaa, aan qiiq leysku qarin karin weligaaba qosol

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Жыл бұрын

    23/03/2023 Ramadaan kariim dhamaan Soomaalaay.

  • @gigachad9879
    @gigachad98792 жыл бұрын

    Kacaanku ha dhaco diin lasntu ha dhacdo qurunku ha dhaco

  • @abdimuse7911

    @abdimuse7911

    Жыл бұрын

    Caqli malihid waayo awoowgaabaa wax kugu yidhi oo caqligaagii quful ku xidhay , wuuna dhintay, ilaa dhimashadaada sidaa uunbaad u caloolxumaaneysaa nin furihii caqligiisa lala dhintaad ahaaneysaa..

  • @gigachad9879

    @gigachad9879

    Жыл бұрын

    @@abdimuse7911 Kacaankii iyo dadkiisii waa bakhtiyeen iyo awooweyaashaa adna iska bakhti

  • @abdimuse7911

    @abdimuse7911

    Жыл бұрын

    @@gigachad9879 cimrigii cibaadadaad ku jirtaa ee iska cibaadeyso, cuqdadana iska daa, ileyn caruur ma ihide

  • @gigachad9879

    @gigachad9879

    Жыл бұрын

    @@abdimuse7911 mahadsanid waa hadal wanaagsan laakiin cuqdad cidna uma qabee kacaankii wuxuu dadka iyo diinta u geystaan ka xumahay saaxiib

  • @xasancaroole187
    @xasancaroole1872 жыл бұрын

    Faah Faahin noosoo raaci yaa lahaa erayada

  • @maadeys

    @maadeys

    2 жыл бұрын

    Ka Akhriso Descriptionka

  • @xasancaroole187

    @xasancaroole187

    2 жыл бұрын

    Thanks

  • @hassanandroid2628

    @hassanandroid2628

    2 жыл бұрын

    @@maadeys wll dadkeena inta badan ma yaqaanan descriptionka balse Editing-ka ku so dar hada kadib hadey ku fududahay.

  • @nrx8684
    @nrx8684 Жыл бұрын

    Shababku waa idinku qarsoon yahay waxba maad qabataan qabataan qabataan waxba maad soo qabataan

  • @faaliiqyare9645
    @faaliiqyare9645 Жыл бұрын

    Codkiisa😢🩸😢😢😢

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail19849 ай бұрын

    Heskan bel hawiye hadey is walan ku karbashi usha loso qato no tahay

  • @Garaad1000

    @Garaad1000

    4 ай бұрын

    Heeska Nin Hawiye ah ayaaba qaaday hadii cid lagu karbaashayo waa idinka

  • @abdinaafac8211

    @abdinaafac8211

    16 күн бұрын

    Ninkan qaaday waa duduble ninka sameyy waa hg bal ka shekee laangbow😅😅

  • @jogtodhayow1556

    @jogtodhayow1556

    16 сағат бұрын

    😂😂heesta xarood baa lo qaday nacas yahaw fahan Ama ha fahmin afwene kii musqusha ku dhinte baa lo qaday😂

  • @jogtodhayow1556

    @jogtodhayow1556

    16 сағат бұрын

    ​@@Garaad1000dadka qalbadoda ilali😂😂😂

  • @jogtodhayow1556

    @jogtodhayow1556

    16 сағат бұрын

    ​@@abdinaafac8211ciilan waye kuwi hesta lo qaday oo is maqiqayo wali😂😂😂

Келесі