HAPPY BIRTHDAY MOHAMED || DHALASHO WACAN MOHAMED

Пікірлер: 524

  • @MOHAMEDABDULLAHI-xp3yy
    @MOHAMEDABDULLAHI-xp3yyАй бұрын

    Diinteena suuban sidaa maqabto illaahay raalikama aha marwalbo halaxasuusto cabsida allaah

  • @user-um5ci6vo8g

    @user-um5ci6vo8g

    Ай бұрын

    Haa waa run waa.danbi waxan waa dhaqanka gaalada

  • @Isniina-ol2oe

    @Isniina-ol2oe

    Ай бұрын

    😢😢😢

  • @aminaahmed7152

    @aminaahmed7152

    Ай бұрын

    Farxadu waa mihiim wll meeshan anigu wax dembi ah kuma arko

  • @qadromuxudiin4951

    @qadromuxudiin4951

    27 күн бұрын

    Hadaba xuman mesha taalin waa caadi danbi ma ahna in la farxo

  • @raxmasheekxuseen9824
    @raxmasheekxuseen9824Ай бұрын

    Masha allah ham balyo hbo so bar bar sanada bdn jir o jog kalin kal❤❤

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4mАй бұрын

    Happy birthday too you cimri dheer cibaado leh dhaha cunuga u duceeya❤❤❤eedadiisa ani dhinaca D5 iga eega 😁😁😁

  • @NimcoHassanAskar
    @NimcoHassanAskarАй бұрын

    Maxamed habo macn soo Barbara noqo kii diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisa anfaca aamiin indha Cadzow kuma arkaan iyo intii uurka kaaba neceb mydhuuxa maxamed asad ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-rd6ne4sw6y
    @user-rd6ne4sw6yАй бұрын

    Maxamed habo mcn soo barbaar noqo kii diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisa anfaca aamiin indha cadow Kuma arkaan iyo intii uurka kaa neceb my dhuuxa

  • @user-im5qw1cf7n

    @user-im5qw1cf7n

    Ай бұрын

    Happy birthday MOHAMED SOBABARRA AND FAMILY 👪 SAGAL &ASAD ET ALL TEAMS MEMBERS FAMILY SAGAL ABOO ASAD KEEP GOING AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi993516 күн бұрын

    Mashallaha tabarkalha

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734Ай бұрын

    Masha allah allah cimri dheer iyo caafimaad hasiyo wiilkeena mohamed yare hbo allah haku xifdiyo❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067Ай бұрын

    Aasiya atariishad waaye waa uxiisey runtee jiliinkeeda marar badan nookeen iigu salaan aasiyadeyda oo maac❤❤❤

  • @user-tr3yl8ym1o
    @user-tr3yl8ym1oАй бұрын

    Masha Allah congratulations Happy Birthday ❤🎁🎂🎉🎊🎈sobarbar cute boy

  • @nujuumbullaale8629
    @nujuumbullaale8629Ай бұрын

    congratulations maxamed yare 🎉🎉,anaa u horeeyo 😅😅 liketa ha iga ilaabin saaxiib

  • @SaadoIlays

    @SaadoIlays

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂 waan Necbahay

  • @SaadoIlays

    @SaadoIlays

    Ай бұрын

    😂😂😂

  • @saynabhussein3007
    @saynabhussein3007Ай бұрын

    Manshallah Manshallah 🎉🎉🎉🎉maxaamed. Hambalyo hamblyo Waynow. Oo wiilkaga. Wiilkisu. Ku xiir 🌷🌝🌞❤☃️⛄️habo. Soo. Naar war🏆🎖💎🎁🎁

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944Ай бұрын

    Maasha allaah Wiilkaan eedada u ahay marna habaryarta waxaan leeyahay waynow oo wiiilal badan dhal soo barbaar oo noqo kii DDD anfaca insha allaah

  • @JuweriyoAbdullahi-ru5jo
    @JuweriyoAbdullahi-ru5joАй бұрын

    Sidad xabibkena N.N.K.H ogu magacdarten Wadadisina ogu ababiya ❤

  • @MaryanQurux-kf7ru

    @MaryanQurux-kf7ru

    3 күн бұрын

    Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @user-fc7du8ni2l
    @user-fc7du8ni2lАй бұрын

    Mansha allah waynaw maxamed asad reerkan waxaan ku xidhnaa inka badan sanado badan🎉🎉🎉

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi993516 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎁🇸🇴💋💕 habalyo habalyo maxed cade sobarbar huno ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉bari garab joko walidkada Amiin 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤sakal iyo asad abo iyo hoyo allha idi barakeyo habalyo habalyo

  • @NaciimoCabdulahi-sp7ku
    @NaciimoCabdulahi-sp7kuАй бұрын

    Hambalyo hambalyo habo mcn m.a Allah ku xafido maxamed

  • @dr_safa512
    @dr_safa51215 күн бұрын

    Asad iyo sagal walahey qali ah 💯❤️🥤 iskuwara ilmahana Alaha idin xafido yaqeey ❤❤❤

  • @user-hk7pz5eu8d
    @user-hk7pz5eu8dАй бұрын

    Msh allaah haabo mahamed soo barbarbaar kii dalkiisa dadkiisa iyo diintisa anfaco allaha kaa dhigo aamiin yaa rabi

  • @Ina_abuubakar
    @Ina_abuubakarАй бұрын

    Happy birthday habo mcn soo barbaar caafimaad Ku nolow maxamed yare 💕🤴🏻

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955Ай бұрын

    Maansha allaah eedo soobarbaar sagal iyo asadna waasalaamaa

  • @naimaibraahin5774
    @naimaibraahin5774Ай бұрын

    Masa allha

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gbАй бұрын

    Yaab, annagoo london joogna waqti dheer, xittaa dhaqankeenii ma bedelin. Dumar badan Oo dhigan jiray dhalasho ayaa igu raacay fekerkayga ah inaan dhaqankeena ku dhaganaano. Somalida Africa joogta qaarkood, istus iyo ku dayasho ayaa baabi’isay.

  • @umumascuud3307

    @umumascuud3307

    Ай бұрын

    dhaqan iyo diin ba maahan Alle ha hanuuniyo dadkeena

  • @ilahancumar8146

    @ilahancumar8146

    Ай бұрын

    Haa wllhi iyo dhaqalo bur buris

  • @ilahancumar8146

    @ilahancumar8146

    Ай бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @DeeqoShibane
    @DeeqoShibaneАй бұрын

    Mashaa allaah maxamad ma fidnowdid fikin eebe kuma qoro falaraha cudurka rabigey haka fojiyo farta maha sarto fa ido kala gado facagu mohow tagane fol horad unoqo mamo allaha ku xafido

  • @naciimabadalali3795
    @naciimabadalali3795Ай бұрын

    Mashaa Allah Hablyo ❤❤

  • @appking4761
    @appking4761Ай бұрын

    Happy birthday to Mohamad Mohamid. We love you.❤

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577Ай бұрын

    Walaalahay sagal iyo Asad Mahamed iyo caruurta kaleba Allah idin xifdiyo laakiin waqtiga adag ee lagu jiro ka feejignaa oo qarashka aad xalfada galinaysaan dadka baahhan iyo agoomaha ugu sira

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901Ай бұрын

    Mahamed Ilahay ku xiftiyo waxa lagu samaye mid an ku dhaqmin Ilahay kadhigo sheikh calim aha amiiin

  • @mushtaqabdi9177
    @mushtaqabdi9177Ай бұрын

    Masha allah maxamad eedo dhalasho wacan cimri dher iyo cafimad allaha ku siiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @muwahibnasir5733
    @muwahibnasir5733Ай бұрын

    naasagaley masha alaah naag fariida tehee lkn ciyaalka shuqul galada kadaa sadaqad ubixi

  • @cashonuro3945
    @cashonuro3945Ай бұрын

    Maan sha Allah Hanbalyo madaxweyna mustaqbalka

  • @user-pp2xc2ce1i
    @user-pp2xc2ce1iАй бұрын

    Waxa mesha kahadlay Ak kawada codkarsan😂😂😂❤ hambalyo maxamed hbo

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577Ай бұрын

    Maasha Allah tabarakalaah sanado badan oo caafimaad leh Allhal gaarsiiyo wiilka yarka.

  • @masbalmuxamed5341
    @masbalmuxamed5341Ай бұрын

    Hanbalyo,edo muxaned yare edo cimridheer cafimad iyo cibaado suuban

  • @user-ve1dm3xq5q
    @user-ve1dm3xq5qАй бұрын

    Ma Sha allah

  • @user-he7ny5jz5v
    @user-he7ny5jz5vАй бұрын

    Masha Allah maxamed yare habo macn soo Bar baar ane ii soo duceeya oowlaad raadis baan ahy sagal quruxeey 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waan idin jeclhy family qurux badan jira oo jooga hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @user-kq7vo2io7e
    @user-kq7vo2io7eАй бұрын

    Maansha allah maxamed yre hambalyo hambalyo edo❤❤❤❤❤ maxamed yre waa nin dabeecad badan maansha alllah sagalay keega marka lasiinayo ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqafaribrahim
    @abdiqafaribrahimАй бұрын

    Waxan uhambalneynaa mahmed kidogoo hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amusheyyyy13
    @Amusheyyyy13Ай бұрын

    Filimkoda unbaa daawanee moyee waad jeclanee ismaan oran❤️😭

  • @sadeyare6455
    @sadeyare6455Ай бұрын

    Happy birthday eedo mcne ❤❤❤❤ sando badan oo barwaaqo ah

  • @user-jo5jk4kv6g
    @user-jo5jk4kv6gАй бұрын

    Mashaa allaah habaryar sobar baar happy birthday maxamad yare jir ojoo habo mcn

  • @farxiyomaxamedcali1939
    @farxiyomaxamedcali1939Ай бұрын

    M.a hambalyo hambalyo hambalyo habo iso barbaar m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiidАй бұрын

    Masha allaah cimri dher oo cafimad badan alle ha siiyo wiilka yar

  • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
    @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mmАй бұрын

    Allah ha isku kiin barakeeyo idinka io ubadkiinaba sannad guura wcn Mohamed 💝💝💝💝

  • @abshiroabdullahi9038
    @abshiroabdullahi9038Ай бұрын

    Mohamed xajigeyga isku magac yihiin sobarbar habo ❤❤❤🎉🎉🎉 cimri dheer oo cafimad kuwar🎉❤

  • @XaawoCiise-ys3ie
    @XaawoCiise-ys3ie3 күн бұрын

    Maasha allaah🎉

  • @user-ho1yd9hw5c
    @user-ho1yd9hw5cАй бұрын

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo hbo

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2ylАй бұрын

    Mansha alaah eedo mcne maxamed yare soo barbaar eedo qaali ugaas jir oo joog

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiidАй бұрын

    Hanpalyo dhalasho wangsan wilkan edada u ahaaa edo mcn soo bar bar kii dadkisaa io dalkisabaa anfo noqo eedo❤❤❤❤❤❤

  • @NastehoNalka-dt7hh
    @NastehoNalka-dt7hhАй бұрын

    Mareexaan Sade gob gobi dhashey waa dadkaan kusoo dhex koray❤

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7xАй бұрын

    Anaga waxa nahy dada islama ah diten ma qabto waxn😢😢

  • @user-pe8hp1xe7c
    @user-pe8hp1xe7cАй бұрын

    Masha llah tabarikala ❤❤❤❤

  • @marianali9559
    @marianali9559Ай бұрын

    Mohammed eedo macaan habaryar macaan cimri dheer oo cibaado leh.

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846Ай бұрын

    Sagal waa hooyo adag manshallah ubad reer io filmi so saare shaqo adag baad hysa sagaleyyy ilaahay haku la garab galo gclo🥰👑❤

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383Ай бұрын

    Hanbalyo Maxamed asad sanadka sanadkiisa kale ku har barwaaqo , cafimaad Iyo nabad waarto edo

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489Ай бұрын

    Maansha Allaah haryar maxamed yariisoow kii caafimaad ku gaadha 100 jir Alle hakaa dhigo from reer Abtigaa duriyada hargeeysa cadeey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Its___sumaya

    @Its___sumaya

    Ай бұрын

    Duriyadu abti uma aha sure baa u ah

  • @KalruunCabdi
    @KalruunCabdiАй бұрын

    Masha Alah landhere dhalndhere dhalay subarba eedo mcne ❤❤❤❤

  • @sacdiyosiman4385
    @sacdiyosiman4385Ай бұрын

    Masha allh habo mxamed ilahy ha ka dhigo mid anfaca ddd❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamaxamed8518
    @munamaxamed8518Ай бұрын

    ❤manshaAllah

  • @NimcodeeqMaxamuud
    @NimcodeeqMaxamuudАй бұрын

    Habalyo Habalyo Mashalaha maxamed Asad Ale haka dhiko kiital kisa iyo dad kisaba anfaca jiro joog inaday nololi jirto ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉habo mcn

  • @AbdishakurLahelow
    @AbdishakurLahelowАй бұрын

    M.a maxamed yare hmplyo🎉 soobarbaar adeer you abti

  • @Sacdiya-wn2qw
    @Sacdiya-wn2qw20 күн бұрын

    Mansha allah hannblyo

  • @user-dm8gf4yx2u
    @user-dm8gf4yx2uАй бұрын

    Mnsha allah ❤

  • @ZamzamYuusuf-re3pz
    @ZamzamYuusuf-re3pzАй бұрын

    Mansha allaah tabarakallaah yaxfidakalaah ❤

  • @xayaatsiciid697
    @xayaatsiciid697Ай бұрын

    Maasha allah Happy birthday mahamed yare noolow inta nololi jirto🎉🎉🎉❤

  • @najmahassan5241
    @najmahassan5241Ай бұрын

    Hambalyo happy birthday mohamed habo mcn so bar bar ❤❤❤❤❤❤

  • @frozenshadows2977
    @frozenshadows2977Ай бұрын

    Mansha allah hambalyo mohamed yare jiir oo joog iin badan allaha ku xafado ♥️

  • @fawsiyocagool2236
    @fawsiyocagool2236Ай бұрын

    Ilaahey ha ku xifdiyo ❤

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162Ай бұрын

    Subxanallah soomalidii Africa joogtayna ma herkaas bay diintii ka marayaan dhaqankii gaaladaa la qaatay dameeri dhaan raacday weye Soomaali

  • @UgaasoMukhtaar
    @UgaasoMukhtaarАй бұрын

    Wiila adeerkis iyo eedadiis mee edo hambalyo wayo badan jirbaan kuleeyhay🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🔥🔥🔥

  • @najmamohamed3227
    @najmamohamed3227Ай бұрын

    Duniyo In lagu ilaabey ha u maleyna danbiga aad walashey ka kashey oo aad naagah u sokiresatey banaayo oo aad ku kobateen banaayo okiyaloween ah illaah aduun iyo aqiro hakugu cadaabo

  • @user-zp6wp6rg3s
    @user-zp6wp6rg3sАй бұрын

    mansh Allah maxamd yare soo barbaar famliy sagal ito asad jiro jooga

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004Ай бұрын

    asc eedo soobarbar maxamed asada iyo sagala qurux Samo ku noolada

  • @kadroismail5891
    @kadroismail5891Ай бұрын

    Ala marshes ruwaayada maseer bun ahaan ii qabatay ileen familiar waa faamilkeenii hambalyo eedo maxaxamed soobar baar abidkaana farxad ku nooloow

  • @abdiqafaribrahim
    @abdiqafaribrahimАй бұрын

    Abaayo sagaley sow maha nikii ahaa sakaadha oo laalushka kaa qadijiray waan uxanaqsanahay

  • @dekaabdillahi
    @dekaabdillahiАй бұрын

    Masha allha 💞 💞 💞

  • @yasminmohamud2551
    @yasminmohamud2551Ай бұрын

    Happy birthday, handsome mohamed ❤❤❤❤❤ habo macaan

  • @aminaidris426
    @aminaidris426Ай бұрын

    Masha allah ilaaheey ilmaha ha idiin xafido sagal iyo asad walaayalow ma banaana dabaal degaas diiniyan

  • @aminaabdi812
    @aminaabdi812Ай бұрын

    Habaryar Maxamed Dhalasho Wacan

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403Ай бұрын

    Masha allah tabarikalaah wiilkan habada u ahay mar hadii gabadh diri dhashay habar yar ban u ahay

  • @ifraxaliabdi1790
    @ifraxaliabdi1790Ай бұрын

    Mash allah❤

  • @ayaanyusuf-pg7oc
    @ayaanyusuf-pg7ocАй бұрын

    Masha Allah Ale Hagu xifdiyo wll

  • @khadranooh4664
    @khadranooh4664Ай бұрын

    Maashaa allaah maxamed asad iyo sagal quruxeey wada dhalen ayeeyo soo koroo soo barbaar ❤❤❤❤😂

  • @user-ry1ef7if9f

    @user-ry1ef7if9f

    Ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉hambalyo ayaa lee yahay wiilkeyga max.ed anigoo ku midownay musasalada qiimaha leh caawa maseer ma jiro

  • @CalamiinMahamed
    @CalamiinMahamedАй бұрын

    Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QamarMaxamed-qs4dt
    @QamarMaxamed-qs4dtАй бұрын

    Happy birthday 🎂🎉 Soo barbar Eedo mcn ❤❤❤ maxamed yare

  • @user-rk8yy1yk1z
    @user-rk8yy1yk1zАй бұрын

    Masha Allah hambalyo🎉🎉

  • @SadoMahamud
    @SadoMahamudАй бұрын

    Mnsha allaah faamli qurux badan illaahay haydinku simo sanado kale badan insha allaah ❤❤❤❤

  • @maryanruunbashiir8437
    @maryanruunbashiir8437Ай бұрын

    Wwww m.a waa idin La qaday farxadina ku weYgiii jira Oo jogaa in badan I.a❤❤😊

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077Ай бұрын

    HBD mahamad yare habo macan soo barbare 🎊🎂🎉🎁

  • @user-fg3vc6zd4n
    @user-fg3vc6zd4nАй бұрын

    Maxamed asad iyo aasiya adas waydin salaamay eedo❤❤macaan hambalyo maxamed ❤habi dhalashawacan❤eedo❤❤

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeerАй бұрын

    Masha allaah hanbalyo hanbalyo maxmed yare

  • @nimcomuxumed-kj1pq
    @nimcomuxumed-kj1pqАй бұрын

    Masha allh. Masha allh itaa iyo inka badan jir wllky

  • @XamdaDiiriye-xn9ny
    @XamdaDiiriye-xn9nyАй бұрын

    Masha allah

  • @UmuumeymoUmuumeymo-ou5tv
    @UmuumeymoUmuumeymo-ou5tvАй бұрын

    Maash allh❤❤

  • @bulshokitchen2146
    @bulshokitchen2146Ай бұрын

    Happy birthday eedo marna habo ❤❤❤❤ 🍰🍰🍰

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436Ай бұрын

    Mohamed edo hambalyo happy birthday ❤❤noqo kii DDD anfaco

  • @shuremabas6557
    @shuremabas655723 күн бұрын

    Mashaalah wa idin salame family sagal asiya Hali kusalamo

  • @MaxamuudKhadra
    @MaxamuudKhadraАй бұрын

    Masha alah sokor habo mcn

  • @user-lg6ps7sq5n
    @user-lg6ps7sq5nАй бұрын

    Masha allahi habalayo

  • @user-it3uu9vg4i
    @user-it3uu9vg4iАй бұрын

    Masha allha habo ki DDD anfaca allha Haku yelo

  • @qumaninacabdullahi1498
    @qumaninacabdullahi1498Ай бұрын

    Mansha allah hambalyo hambalyo habo mcn ❤❤soo barbaar

Келесі