Hani Uk Live Show Germany 2019 "Gob iyo Gacal" Full HD.

Ka Daawo wararkii ugu dambaayey ee caalamka mada,daalooyin iyo suugaan shabakada Haldoornews.com/
ama facebook page booqo / haldoornews.com1
like and Subscribe Haldoornews Channel

Пікірлер: 43

  • @mancityfan1434
    @mancityfan14344 жыл бұрын

    Hani uk gabdhan cod iyo qurux iyo style way kadhisantshay ya igu raacsan

  • @saidofficialchanel2027

    @saidofficialchanel2027

    4 жыл бұрын

    Quruxda masaanad u taqaan gaanbnaan. Ilka dheer. Make up ka layska badiyay.

  • @cabaastooni48

    @cabaastooni48

    3 жыл бұрын

    @@saidofficialchanel2027 mka xuntahay way ka qurxon tahay caga dhigo

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx5 жыл бұрын

    Qurux iyk of ilaah a ku maneesetey HANI CUNAAMI wAlhi waxay xasuusisaa Saado Cali noolow Hani sharafey

  • @abdifatahmohamoud8087
    @abdifatahmohamoud80872 жыл бұрын

    Hani qurux, cod iyo style ba waad udhan tahay🥰

  • @SsSs-yn5hg
    @SsSs-yn5hg3 жыл бұрын

    I love you

  • @ahmedelmahab1424
    @ahmedelmahab14243 жыл бұрын

    Very nice and sweet. I love you Sumalia...Khartoum

  • @maamaanaadancali3401
    @maamaanaadancali34014 жыл бұрын

    Hani kujcliya pea cod iyo style wlhi m.Allah queen

  • @SsSs-yn5hg
    @SsSs-yn5hg3 жыл бұрын

    አድናቂሽ ነኝ

  • @lakiyaasin455
    @lakiyaasin4555 жыл бұрын

    ilaahayhakudaayohaniqurexeeymanshaalah

  • @saalim4838

    @saalim4838

    5 жыл бұрын

    Laki Yaasin lkn sawtan shaadh iyobsurwaalbinoo xidhatay shit.

  • @bikeyrassey7590
    @bikeyrassey75904 жыл бұрын

    Hani uk runti she is the only one mashallh abayo go for word

  • @anhaarfanwar3901
    @anhaarfanwar39014 жыл бұрын

    Wa gabadhii shine culey dhacay

  • @mohamedahmedali312
    @mohamedahmedali3125 жыл бұрын

    Nice one pic 😍💋💞

  • @aamirfaarahadaawe8689
    @aamirfaarahadaawe86895 жыл бұрын

    Nice

  • @markhassan7824
    @markhassan78245 жыл бұрын

    nice

  • @dayaxmedia8166
    @dayaxmedia81664 жыл бұрын

    Hani uk

  • @raharuu17ahmed7
    @raharuu17ahmed74 жыл бұрын

    Wow

  • @waliidkozar3249
    @waliidkozar32494 жыл бұрын

    abwaan cali xasan

  • @zahroshariif1732
    @zahroshariif17324 жыл бұрын

    Hani baqortoyo ina shariif qurux iska don don ma aha ee wey odhalatay Allow isha xasidka Iga ka haay Ina ader dahabey Hani Ina shariif macruf magazine maskinka ma tihid Ina Abo💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼

  • @maryanmohamed1668
    @maryanmohamed16684 жыл бұрын

    Subxaanka, qofka markaa uu labisanayo waxaa fican waxaa aad ku soo baxeyso oo ku soo Sarayo ayaa laxirta. Shape laga lafiira

  • @sakariyeismaacil2986
    @sakariyeismaacil29864 жыл бұрын

    Nashqda gacmaha saado cali bay ka xaday

  • @cabaastooni48

    @cabaastooni48

    3 жыл бұрын

    Soo ededeed mha hadey ka xadey kk

  • @zahroshariif1732
    @zahroshariif17324 жыл бұрын

    Haniyey ina Abo dhalasho oma cil qabtid Allow ku dhowr🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤💋💋💋

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin045 жыл бұрын

    👏👏👏

  • @abdikanidegel5955
    @abdikanidegel59554 жыл бұрын

    qoftii qaad qaadka iyo gacandhaafka lagu xamanayey miyaa qoftaan

  • @pharthuzdiamond8870

    @pharthuzdiamond8870

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zahroshariif1732

    @zahroshariif1732

    4 жыл бұрын

    Farac oma lahan wax qad qad marka dadka ka Aqonso Hani ina shariif ragiii kabaha low caseynaye ayey ka dhalatey huno Hani gcl Waye ka Naxow NAFTA waaaa🖕🖕🖕🤘🏼🤘🏼🤘🏼🤘🏼💋💋💋

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx5 жыл бұрын

    Wa inanta faniinta ugu showroom iyada kiin jamac heesa una qadaan balwad iyo cusub sida Fiska oo kale lakin way ku mashalaan oo kaliya noloshooda kalena way wataan oo sharaf bay bulshada ku dhexleeyihin Balwadna alla cayay oo wa ka cadaab taas. Balse tan Fiska la yidhaahdo ee dalooshantay sidii daasad foosto gobolo ah oo xitaa ilkii dateen balwad daradeed Ilaa xargeysa bay balwadi wadey allow na astur

  • @idilabdi586

    @idilabdi586

    4 жыл бұрын

    Hadey cabto adi maa laleh masa adaa ukaday pro dulmi weeynida shaqa kuma lihide kadhamaw

  • @pharthuzdiamond8870

    @pharthuzdiamond8870

    4 жыл бұрын

    Aniga kiin isku qabiil aanahay hadane iyada iyo fiska isku meel iima taagna 100% fiska wataa marka fanku waa qofkaad codkiisa ka hesho ku qabso midkaan ku cajiba kaleexo ee fananiinta ha aflagaadeyn adiga midaad kahesho hesteda dhgyso takalena iska dhaaf ileen maxkamad matihide balwadeeda iyo hawlohooda ilaahbaa kala xisaabtamiye ileen awelba khyr may samaynayne fusuqbay faafinayeene

  • @anwaargarraad9770

    @anwaargarraad9770

    4 жыл бұрын

    Yaaa maxay baa tiri Awoow imtixaan badtahay bee

  • @zahroshariif1732

    @zahroshariif1732

    4 жыл бұрын

    M.a ina ader Hani Xuman farac omalahan iyo xuman la kor saro wlle

  • @nimcomohammedjimale8531

    @nimcomohammedjimale8531

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Saa runta usheegtay ku qoslay.