HANI UK | DHAANTO IYO HEES CAJIIB AH | XAMAR | MUQDISHO MURAAYADDII WADDANKA | 2018 OFFICIAL VIDEO

Ойын-сауық

Muunaddii Waddaankay
Muraayaddii Ummaddaay
Madashiii Nabaddaay
Maakaankii Quruxdaay
Allow Muqdishoy
Ku Muuneeyeey ..
SHOWGI HANI UK
MUQDISHO 2018
.......................
Boqoradda Banaadir
Hani_UK - Hani Sharif Macruf
oo Ammaantii Muqdisho
Mudnayd Gacal Guddoonsiisay
Dhaanto Qiiro Leh
DHAANTO CUSUB: MUQDISHO 2018
OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K
………………………..
 EREYADA IYO LAXANKA: ABWAAN: MOWLIID XASAN CURJIN
 MUSIC: SIIDI CALI WINKEEY
 CODKA: HANI UK
 DHAANTADA : MUQDISHO - XAMAR
 CAMERA BY ABDIAASKARITUBE Mogadishu
 EDITED BY ABDI ASKARI ©ABDIASKARITUBE
…………………………………………
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 233

  • @booqoradareerogadeniamaxam1206
    @booqoradareerogadeniamaxam12066 жыл бұрын

    Reer muqdisho Nasaab nimadaaa waa laa idinkuu yaaqanaa nooladaaa my people😍 waxaa thiin somali dhaalaad ah wallahi sharaf ayaad laadihiin❤Hani uk ciyartaad waaxaay iso xasusiyaa habo Sado Ali warsame Allah yaa rahma waxay ahad hooyodey ina adeertad iyo daris wanagsan runtii❤❤ viva Muqdisho cadey malin kumaa arki doona waligaay somalia maan arkiin ciil baadanaa 🙄 qurbaa ku dhaalo qurbaa ku goor noolol maa ahan wallahi 😠😠 Alloow muqdishoy ku muuna Amiin❤❤

  • @kaafiyomoalim6827

    @kaafiyomoalim6827

    6 жыл бұрын

    Booqorada REER Ogadenia insha allah waad imaani mcnto niyada qeer usheeg

  • @ramlaali7442

    @ramlaali7442

    6 жыл бұрын

    Booqorada REER Ogadenia I'm

  • @umuraage2984

    @umuraage2984

    6 жыл бұрын

    Booqorada REER Ogadenia saado Cali dheesheedii ayey leedahay runtii waa hore ayaan arkay iney saado Cali u ciyaar ek tahay adna ma ila aragtay

  • @achrafhakimi41
    @achrafhakimi416 жыл бұрын

    Fanaaan QarAn Wxn U Aqaaanaa Qofkiii Muqdishadeyda amaaano hani Uuuumc 😘😘😘😘

  • @mohamedabdimrbkashks837

    @mohamedabdimrbkashks837

    4 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @shamsaqaali4808

    @shamsaqaali4808

    3 жыл бұрын

    Mashallaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dahaozman3953
    @dahaozman39536 жыл бұрын

    Muqdisho casimada somali weyn Allh dayo mata koris muqdisho❤❤💋💜💖🇸🇴💓❤💘💗💕💟💞👌

  • @ummusamixa8230
    @ummusamixa82306 жыл бұрын

    Muqdisho waan jeclhy markan magaceda maqloh jiiririca igu jajabtah jacyl aan uu qaboh darted hadanh waligey ma arkin garowe baan ku dhashey ku barbarey ilhow muqdisha dhiibta ka duulqad waa murayadi wadankena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamsehassangaashanle3050
    @hamsehassangaashanle30506 жыл бұрын

    reer muqdishoow nasab hadaad tihiin muqdisho igeeya ama igu casuuma wlhi qurbo joog bn ahaye wn imnyaye searching reer muqdisho

  • @sharmaakemo5401

    @sharmaakemo5401

    6 жыл бұрын

    duriyadii sayid dhalay welcome walal. Walagu soo dhawenaaaa si wen waliba mininka mininkaadi Waye huno 😍😍😍😍

  • @hamsehassangaashanle3050

    @hamsehassangaashanle3050

    6 жыл бұрын

    Sharmaake Mo aad bd u mhdsn thy sharafi korkaaga ahaatay

  • @sharmaakemo5401

    @sharmaakemo5401

    6 жыл бұрын

    duriyadii sayid dhalay tnx walashey Qaligaa 🙏

  • @mowlasutmad4900

    @mowlasutmad4900

    6 жыл бұрын

    duriyadii sayid dhalay Wa lagugu so dhaweynayaa wll Mogadisho gacmo furan

  • @achrafhakimi41

    @achrafhakimi41

    6 жыл бұрын

    Duriyadui sayid dhalay Wlcme Wllo Muqdisho Ku Soo Dhww Qalbi saaafi baan kugu sooreenaa👈

  • @siyadali5824
    @siyadali58246 жыл бұрын

    Wlhi xamar waligeey ma’arkn maalin uun waan taga Insha’Allah waan jeclahay xamar iyo dadkeedaba Allaha idiin dhowro dhigeeygiyoow 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🙏 Waa walalkiin Siyad Ali hillow idiin qabo waxaan idinka sosalamaya cariga maraykanka gobalka California 😭✌🏻

  • @Bariise1983

    @Bariise1983

    6 жыл бұрын

    Siyad Ali saaxib soo dhawoow wLaal. waa meel an wada leenahay mid tagay iyo mid an taginba sxb insha allah HOLIDAY wacan waa ku tageey insha allah walaal.

  • @siyadali5824

    @siyadali5824

    6 жыл бұрын

    Abdi ABDISOM boqortoyo wanku salamay dhiga ugo sharaf badnow geesi

  • @maxamedaxmed6810

    @maxamedaxmed6810

    2 жыл бұрын

    Waan ku salaama adi

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn36916 жыл бұрын

    allow muqdisho maqawkeyga dib uso celi amin main

  • @SKY........63

    @SKY........63

    6 жыл бұрын

    Dagan Naf uron ameen walalo

  • @seynabmohamed116

    @seynabmohamed116

    6 жыл бұрын

    Dagan Naf uron ameen ameeen my queen

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni21886 жыл бұрын

    Murayadi wadankay muqdisho😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @dahabizizy
    @dahabizizy6 жыл бұрын

    😍😍casimada dalka muqdisho 😍😍 Love from bosaaso

  • @ttatta9052

    @ttatta9052

    6 жыл бұрын

    bbe let me be your man thanks waa casimadaadi dalkayna dhamaan alaha inoo sharfo nabad nooga yeelo

  • @dahabizizy

    @dahabizizy

    6 жыл бұрын

    T dots realest puntlnd maxa kagly dofaryahow foosha xun😂😭😂 cagdheerta ah konfurna wa dalkyga qaybkamida maxa ka galy😂😂😂😂😂

  • @dahabizizy

    @dahabizizy

    6 жыл бұрын

    @T dots realest o hada ilahy caqli bukusiye mawaxd igu tirinysa maxad utiri ilove muqdisho war muqdisho maglo tan kudhashan kajeclhy de wa aniga doqeyga adeykutala abti takle qabilada so shegty midna mahi dhamntodna wanjeclhy ee macaacda igalatag😂😂😂😂😂😂 langab iyo landhere karabto ahow adu hdad thy wad ku qanacsann lhyd takle qabil ima korshan aniga odey abhya xolo ukuso dhididan cuna cunsuriyahow😂😂😂😂😂😂😂

  • @dahabizizy

    @dahabizizy

    6 жыл бұрын

    @T dots realest 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dahabizizy

    @dahabizizy

    5 жыл бұрын

    @T dots realest majerten bad ka hdlysaye darood hadey noqoto landhere rerka ugu landhereysan ban kadhashy 😂😂😂😂 alx lkin adiga waxa dhunta ila calosha kabuuxa iskasoqal cuqdada iyo jahilnimada stupidyhow jigjiga iyo xamar xamar baagalo somaliyed ahagalo qaran casimada dalkyga ah nagaltag nacnacda ogaden awilba dhobo iyo cidd kunola bathy😊😂😂 by the way ogaden wa rer abtigy afaraha qabilka kama helonreplyga iga bax qof waxbartan ahy dadka jahilka rer hebel iyo ana sas ah inan kudodo wa idhibysa bro

  • @xidigtaabgalcusman1362
    @xidigtaabgalcusman13626 жыл бұрын

    Wlhi muddo Ka maqnay waan u xiisey inta Ka maqan u xisey laki I Saar💕💕💕💓💕💕

  • @sweeterthanhoney4320
    @sweeterthanhoney43206 жыл бұрын

    MashaAllah kiin Jama iyo hani Uk makala dhacaan bal qurux da daay dhal garaad😍😍 gabadh darwish qurux iyo joog udaa 😘Allow Cadowgiinah cagta hosteda

  • @ruunranda7080

    @ruunranda7080

    5 жыл бұрын

    Hani UK reer abtiyaladeeda ah darawish

  • @indhouroon5649

    @indhouroon5649

    4 жыл бұрын

    Hani uk is not darawish kiin taa shegaysid qurux malaha wajiga fildarada ah ma aragtid miyaa 😆

  • @hamzeabdullahi4178
    @hamzeabdullahi41786 жыл бұрын

    Meeqan bilanay magaalki farxday muuqagu samaaa muqdishooy 😍😍 From lascnod

  • @khadramusasrkian7290
    @khadramusasrkian72906 жыл бұрын

    Mar uun inan tagaan rabaa mogadisho 😊

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid95946 жыл бұрын

    Viiva magaladyda muqdisho cadeey xiis u xiis u ❤❤❤😙😙😙

  • @khadroqueen5669
    @khadroqueen56696 жыл бұрын

    Aaamiin yaarabi alloow muqdishooy ku muuneee aaaamiin yaa alllaah😍😍😍👂👂👏👏👏👏🔥🔥🔥🔥👌👌👌👌👌❤❤❤👍👍

  • @shacnisharaf3481
    @shacnisharaf34816 жыл бұрын

    Fanaan walba wlhi uu jecel yahay inuu muqdisho soo taabto waayo waa muraayadii wadankeena♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯✅✅✅✅💪💪💪💪☝️☝️☝️💋💋💋💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺😘

  • @fatuushbbelove4885
    @fatuushbbelove48856 жыл бұрын

    Hani UK Love Ku Haya Fananad Buuxdo Best Song👌🤘💋❤😍

  • @bukharifarah1931
    @bukharifarah19316 жыл бұрын

    Muqdisho alla jecliyaa casimadeyda nabd iyo nolol ❤muqdisho 🇸🇴🇸🇴 Maamuus wacaney milkiyo sharafeey Meeqan bilaneey muqdishaay

  • @zahraabdullahiali3414
    @zahraabdullahiali34146 жыл бұрын

    Hani uk Allaw ku barkeey😍 sanadkan 2018 inta fnan imaday muqdisho wax amaany maba arkee 👉marka lagareebo adiga😴fanaan qaran😍😍😍👊👏

  • @abdoulrahmanaden657
    @abdoulrahmanaden6576 жыл бұрын

    Hanaan wcney haniyeey Fananada qarankay haniyeey haniyeey Wan ka helay heesta vive hani uk

  • @abdiqanibille2574
    @abdiqanibille25746 жыл бұрын

    Waan kuu soo laaban doonaaa insha allah

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige33846 жыл бұрын

    Muqdisho muqdisho ♥ ♥ Alla jecliyaa magaala madaxdeena muqdisho

  • @abdallamohamed3532
    @abdallamohamed35326 жыл бұрын

    codka. 100% stylka. 100% erayada 100% waxkale waaye heeatani

  • @ayemahamed4538
    @ayemahamed45386 жыл бұрын

    Hani dhal darawiish 👉😍😍

  • @amiirzaki4719
    @amiirzaki47196 жыл бұрын

    Caadi ma tihid Hani xitaa showgaga wllhi warer axyaa fananad somaliyeed

  • @nasrocabdirahman1778
    @nasrocabdirahman17782 жыл бұрын

    My casumha muqdisho cadey from galkcyo puntulnd🇸🇴🇺🇿💖

  • @hanifilsan8128
    @hanifilsan81286 жыл бұрын

    wlh wan jeclahay muqdhisho one love somalia hambalyo hani samidey cadey tnx

  • @sulekholove1646
    @sulekholove16466 жыл бұрын

    naag walb sidii saado cale bay gcmah lulaysaa lkn saado way u dhalty gcmah dhaadher iyo qurxda codk saado allh u nxariiisto ayda iyo intiii musalm ah aaaamin

  • @ibraahinxamarichannel5391
    @ibraahinxamarichannel53916 жыл бұрын

    Wali ma arag muqdisho lkn waxan ogahay in taarikh badan ku duugantahay insha allah mar waan tagi from hargaysa Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland

  • @suhurcabdi2968

    @suhurcabdi2968

    6 жыл бұрын

    Ibraahin Xamari channel so dhawaaw walalo❤

  • @ibraahinxamarichannel5391

    @ibraahinxamarichannel5391

    6 жыл бұрын

    Thanks wllo

  • @faraxsanmuuuqsan1075

    @faraxsanmuuuqsan1075

    6 жыл бұрын

    Ibraahin Xamari channel wlahi anaa kaahorynayh wll hargysa mooye muqdisho xiiso weynban uqaba

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay71326 жыл бұрын

    Maamus wacaneey Milgiyo sharafeey man iyo ubaxeey Magoolkii Dal'kaay

  • @nasroabdirashiidali8865
    @nasroabdirashiidali88656 жыл бұрын

    Muqdisho allow ano tagin ha i dilin 😧

  • @mohamedabdi220

    @mohamedabdi220

    6 жыл бұрын

    Alaha kuu aqbalo wlshey

  • @haikumashquulin2150
    @haikumashquulin21506 жыл бұрын

    Muraayada dalkeena Mogadishu ❤❤❤💯💯boqoradeena hani uk

  • @butraanqatar8119
    @butraanqatar81196 жыл бұрын

    ilaah caafi maad ha igu keyno muqdisha cadey💋💋💋💋

  • @metj3476
    @metj34766 жыл бұрын

    What a beautiful song . Masha Allah. Well done huni UK 😀🐦

  • @ibrahimkhalil2315
    @ibrahimkhalil23156 жыл бұрын

    muqdisho mar un waan kuimaani doona

  • @idilaeey7456
    @idilaeey74566 жыл бұрын

    Mashallah allow muqdisho ku muuneey yaa salaam.walaashey hani ku enjoy kareey gurikadi nabad ku soo noqo inshallah

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay71326 жыл бұрын

    Muqdisho Caasimadii Dalka Allow dhowr

  • @kingofthejungle6928
    @kingofthejungle69286 жыл бұрын

    Love it Respect from Hargeisa

  • @xabiibulmalayiinkamudug6410
    @xabiibulmalayiinkamudug64104 жыл бұрын

    from mudug. muqdisho casimada umada somaliyed, mogadishu melan ka jeclhy maleh dhulka somalida

  • @farhiacf7613
    @farhiacf76136 жыл бұрын

    Muqdisho inta jecel❤❤❤ Sareeey waligaa casimadenaaay

  • @wacaneabdullahi394
    @wacaneabdullahi3946 жыл бұрын

    Thnks hani afkaaga caano qabob lagu qabayey Muqdshu wan jogaa Alx am bck to my country rer qurbo joog welcm bck wlhi wa yabesiin meshan mogadishu san may ahed aya dhysiin

  • @bujaaachelseabujaaachelsea1210
    @bujaaachelseabujaaachelsea12106 жыл бұрын

    Quruxda wadanka hanni ❤️❤️👏👏👏

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl42906 жыл бұрын

    allow muqdishooy ku moneeyey hani uk ❤❤❤

  • @shaaficiabukar1974
    @shaaficiabukar19745 жыл бұрын

    Xaada ayaa i istaagtay love u hani uk muqdishaay muuq waanag allow dhowr

  • @intawanaagsanwalaalkod3644
    @intawanaagsanwalaalkod36446 жыл бұрын

    Wow hani uk 💜💜💜💜💜💜

  • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
    @alfanaansuperdayaxdalnursh8116 жыл бұрын

    Ah!!!! Yaac muqdisho quruxdeda nosoceli wlhi wadnkeena waaan.u xiisay 😫

  • @shamsaolow7256
    @shamsaolow72563 жыл бұрын

    Mogdishoy muuqaagu samara mankii quruxdaa mogdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💥💋💯❣🥰😘hani UK mhdsnd

  • @kaptanbashe9168
    @kaptanbashe91686 жыл бұрын

    viva 😍😍😍 hani uk

  • @cabdixaliim9702
    @cabdixaliim97024 жыл бұрын

    Waa iskaaga dhax jedaaa walh haben shidan ahyt muqdisho muqdisho❤️❤️

  • @najla11hassan24
    @najla11hassan246 жыл бұрын

    Nadira dhantada sidagan u ciyaresa 😝

  • @Alheddadiproduction
    @Alheddadiproduction6 жыл бұрын

    TOp Muqal Shidan💝❣

  • @arieking8079
    @arieking80796 жыл бұрын

    From Somaliland. My birth place Mogadishu. Viva Mogadishu, Viva Somalia. Down xaarmajo and rest of the haters that hate Somaliland.

  • @nacnacisiibae9504
    @nacnacisiibae95046 жыл бұрын

    Mogdisho😘😘😘😘😘😘

  • @zuuraleydamuqdisha9828
    @zuuraleydamuqdisha98286 жыл бұрын

    Maamuus wacaney milgiyo sharafey xamar Cdy jir oo joog Hani UK 😍😍

  • @munaabdi6991
    @munaabdi69916 жыл бұрын

    Haye Haye Ala dirgax Ala dirgax Waaw Inaba cadi mahan One love muqdisho 💖💖👈❤💋

  • @fatimaaxmed5003
    @fatimaaxmed50036 жыл бұрын

    Hani style wanag horo usoco sist 😍

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid95946 жыл бұрын

    Allow muqdisho kumudeye waah waaah Hani uk boqorada qodka allow ku dhowro qali dumar❤😙❤😙❤💋💋💋❤

  • @queenamal5046
    @queenamal50466 жыл бұрын

    Ax ax viva muqdisho❤️

  • @inamohamed2491
    @inamohamed24916 жыл бұрын

    Muqdisho nolosheyda xasuusta mankeyga Maxan uxiisay

  • @abdimoha6453
    @abdimoha64533 жыл бұрын

    m.A wlhi waa hees iga gadan oo aan qaty allaw Aaamiin

  • @maryamahajimuse8356
    @maryamahajimuse83566 жыл бұрын

    mudan ka maqan muqdisho dahabow 😍😍😍

  • @mohahassan1015
    @mohahassan10156 жыл бұрын

    waaw axsan dhaanto hani uk love you for ever

  • @haruunbey2203
    @haruunbey22034 жыл бұрын

    Wan ku jclhy wlhi hani UK 😍😍😍😍❤❤❤😭😭😭😭

  • @husseinabdullahi4750
    @husseinabdullahi47506 жыл бұрын

    Huni UK my 2nd favourite musician in female side

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin8696 жыл бұрын

    Alow muqdisho kumooneye aaaamin caasima dalka allow dhibkaa kaa haay

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh74016 жыл бұрын

    Boqorada codka boqorada qurxda io stylka Looga haRaY hani uk💯🎤🎤

  • @beerlula44
    @beerlula446 жыл бұрын

    waaaw 👌👏👏👏👏👏👏muqdisho❤

  • @najmahussein2371
    @najmahussein23715 жыл бұрын

    Muqdisho u xiisay

  • @quen2196
    @quen21966 жыл бұрын

    Tan camal ayaaan fanaanad u aqaanaa yqyato hani uk iska noolow sister muqdisho muuq wngsn inbadan kuu xiisay dhabtii nabad iyo nolol

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv12786 жыл бұрын

    Wey shidan thy nice song

  • @nimcohassan8686
    @nimcohassan86866 жыл бұрын

    jalaqsan iga dheh hani uk hory usoco

  • @xusnimubarak9194

    @xusnimubarak9194

    6 жыл бұрын

    Nimco Hassan mash alaaah

  • @salatsaami361
    @salatsaami3616 жыл бұрын

    hani uk fanaanad jirta long life

  • @puntland72
    @puntland726 жыл бұрын

    Nice masha alah

  • @baalbaal3475
    @baalbaal34756 жыл бұрын

    madashii nabadaay markii LA dhahaaaba iska qaboobaaa

  • @faizaali5453
    @faizaali54536 жыл бұрын

    allow muqdishow ku muneyow ilove you

  • @mahamudalinur8730
    @mahamudalinur87306 жыл бұрын

    Muqdisho caasimadeeda waa uxiisay walahi 😴

  • @ritwantahir7761
    @ritwantahir77616 жыл бұрын

    Hani waysii quruh badnaanysaa walee kabadheda mabay jilcin masha allah 🙈🙈🙈

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim94695 жыл бұрын

    Muqdiso I love from baydhabo

  • @farxaandaahir686
    @farxaandaahir6866 жыл бұрын

    Mrs hani uk fananad buuxda ayaa tahay xaqiiqdii

  • @cabduqadircumargeedi7733
    @cabduqadircumargeedi7733 Жыл бұрын

    asc❤

  • @kawsarcabdi2049
    @kawsarcabdi20493 жыл бұрын

    hani UK wadnida soomliyeda hestan wan kahely horey usoco wadnkgyi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🌹🌹💯🖕

  • @pintukeif8430
    @pintukeif84306 жыл бұрын

    Muqdisho🌹🌹❤❤👄👌

  • @omarmunye6290
    @omarmunye62906 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi muraayadii hee?

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p4 жыл бұрын

    Waxaan rabaa in aa imaado wadankayga muqdisho cadey

  • @indhouroon887
    @indhouroon8876 жыл бұрын

    muqdisho ❤❤❤

  • @viewviewseesee3488

    @viewviewseesee3488

    6 жыл бұрын

    Nasteexo Hassan gy

  • @bashiyrubdy1152
    @bashiyrubdy11526 жыл бұрын

    amin nolow hani uk

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon56656 жыл бұрын

    MudaaN kamaqaNhy muqdisHo UxiisaY dalkeygii HooYo qurPo jooG 🤗

  • @safiyoholocow3509
    @safiyoholocow35096 жыл бұрын

    Aaamiin aamiin

  • @shifuuhusein3391
    @shifuuhusein33916 жыл бұрын

    ❤🇸🇴 muqdishu

  • @husseinabdullahi4750
    @husseinabdullahi47506 жыл бұрын

    muqdisho my favourite city of de entire world soon am dea I,a

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside4116 жыл бұрын

    Wah waaah Boqorada codka yaaba gaaro cadi ma ahan ciyarta iyo codka 250%

  • @zeinabmohamed9818
    @zeinabmohamed98186 жыл бұрын

    Reer hargayso heestan halaga qariyo😂

  • @hamsehassangaashanle3050

    @hamsehassangaashanle3050

    6 жыл бұрын

    suhana binu moha mxa looga qarinayaa dadkaagii miyaanay reer hargeisa ahayn am sorry wlhi😭😭in hadalksi afkga kasoo baxay

  • @asiasolomon3847

    @asiasolomon3847

    6 жыл бұрын

    idinkaa rer hargysa heesa kaxadee Somaliland fananiin Ku filan way hysataa

  • @zeinabmohamed9818

    @zeinabmohamed9818

    6 жыл бұрын

    😁😁 hargayza dadkyga😋

  • @yywvy7025

    @yywvy7025

    6 жыл бұрын

    suhana binu moha reer soomaliland iyo reer somalia waa dada walalayaal ah walal

  • @abdirahmanfft7949

    @abdirahmanfft7949

    6 жыл бұрын

    suhana binu moha sax wlh

  • @ibrahimkhalil2315
    @ibrahimkhalil23156 жыл бұрын

    inshaAllh

  • @abdullahiahmed3848
    @abdullahiahmed38486 жыл бұрын

    kuulayso aabayo adi iyo cabdi askari guul

  • @mohamedadan9515
    @mohamedadan95156 жыл бұрын

    Mnshlh, war qoftu cod qurxanaa.

  • @shamsoshibrahin2176
    @shamsoshibrahin21766 жыл бұрын

    Moqdisha waad mahuraan wallee

  • @nasteexocabdulaahi4807
    @nasteexocabdulaahi4807 Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @cabduqadircumargeedi7733
    @cabduqadircumargeedi77332 жыл бұрын

    Asc

  • @abdirashiidriyo9966
    @abdirashiidriyo99666 жыл бұрын

    Wof caleeg my fananadeena 😍 hani shariif macruuf hani uk

  • @lababaarmedia7681

    @lababaarmedia7681

    6 жыл бұрын

    Riyo studio N films asharaaf kadhalatay miyaa walal

  • @abdirashiidriyo9966

    @abdirashiidriyo9966

    6 жыл бұрын

    Fanaanadeena sharafta leh weyaan 😍😍layla osman

  • @lababaarmedia7681

    @lababaarmedia7681

    6 жыл бұрын

    Riyo studio N films I know wall but asharaf dhashay miyi

  • @suhurcabdi2968

    @suhurcabdi2968

    6 жыл бұрын

    Layla Osman haaa waa asharaaf lkn dhulbahante baa reer abti u ah

  • @lababaarmedia7681

    @lababaarmedia7681

    6 жыл бұрын

    suhur cabdi haa thanks abyo qabil igama ahan ee waxa aqooday Sharif macrooof oo inbadan isnaqanay sheikheygs ah lakn waligey ma u ogeyn ineey asharaf tahay bisinka asharaf iyo fanaanimo kalla dheer walahi asharaf wa dad ahelki rasuulk scw ah oo sinji ahaan bsinka alla. Hasoohanuunsho dhamaantoodba mahadsnid abyo

  • @shugrishacni1299
    @shugrishacni12996 жыл бұрын

    Dadax

Келесі