HANI IYO NINKEEDA WAA KULANSIIYAY HESHIIS IYO XANAAQ

Ойын-сауық

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 100

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia79254 ай бұрын

    Gabadhaan ilaahey ha xafido waa hooyo wanaagsan qalbi fiican caqli badan waxgarad ah cabsi ilaahey kamuuqato ciyaalkeda qalbigoda ilaalineysa mashaa allaah HANA ilaahey dhib kuma tuso naag adigoo kale ah wey yartahay

  • @abdulnassersaealli
    @abdulnassersaealli4 ай бұрын

    Qalbiyada Bani, Adam ka wixii ku jiro alla ogee gabadhan gabar daacad ah ayay u egtahay🥺😭

  • @user-vi7lz5io4d

    @user-vi7lz5io4d

    4 ай бұрын

    I know her dacad ma ahan

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim49104 ай бұрын

    Marka sheekadan laga imaado gabadhan duruuf iyo daal ayaa ka muuqda walahi sababtuna waa shaqada badan ayaan filaya ee waliba wax karinta ah ilaahay irsaaqad balaadhan ha siiyo hana isku barakeeyo iyada iyo ninkeeda

  • @fertunali1007

    @fertunali1007

    4 ай бұрын

    Malintii hore hadeyba kasii dartay indhaha god bey sii galeen.ilaahey daalka haka biyo

  • @nimcoibrahim4910

    @nimcoibrahim4910

    4 ай бұрын

    @@fertunali1007 Aamiin maskiinta waanka naxay walahi waa inay shaqada iska daysa ninka caruurtiisa ha u shaqaysto isagu wax dhibaato ah kama muuqata isagaba😪

  • @qamardagan8175

    @qamardagan8175

    4 ай бұрын

    Haniyey caruurtaada korso iyagaa mustaqbal kuu ah

  • @farhiyamohamud157

    @farhiyamohamud157

    4 ай бұрын

    Sax intay nafteda daryeli lahed ninkay ku mashqushay

  • @farhiyamohamud157

    @farhiyamohamud157

    4 ай бұрын

    Na wad hogtay hada bananka isaso dhigtay hada lagu so yacaya waduqon micidu tiri fooflegtahay wana badow 😮

  • @Abshaw6
    @Abshaw64 ай бұрын

    Gabdhu waa Gabar qalbi fiicn Ilaahay ha xafido hoyoyinka somaliyed waxay uduloobaan sidii ilmahooda uqurux badnaadaan😢

  • @saynabsaafi3942

    @saynabsaafi3942

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-ek6fo6pr4c

    @user-ek6fo6pr4c

    4 ай бұрын

    Absolutely

  • @mahamed_jama

    @mahamed_jama

    4 ай бұрын

    😢

  • @saeedasomali8134

    @saeedasomali8134

    4 ай бұрын

    Wa ruunta

  • @falisa576

    @falisa576

    4 ай бұрын

    Taas ba xaqiiq ah

  • @axmedyare8913
    @axmedyare89134 ай бұрын

    Wallhi waa aabo qalbi wanaagsan Gabadhuna waa hooyo qalbi wanaagsan Allah ha isukiin daayo❤❤❤❤

  • @Samiaahmed-b3j
    @Samiaahmed-b3j4 ай бұрын

    Ku sali nabi maxamed scw scw scw ❤❤

  • @emnoorjunior1253

    @emnoorjunior1253

    4 ай бұрын

    Scw

  • @missmudug

    @missmudug

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @user-jt8md5he8j

    @user-jt8md5he8j

    4 ай бұрын

    Scw scw❤

  • @raagearfax3552

    @raagearfax3552

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @salaadomohamedibraahim4622

    @salaadomohamedibraahim4622

    4 ай бұрын

    Scw

  • @mohajeylani58
    @mohajeylani584 ай бұрын

    Mashaallah Ridwan illaah haka ajar siyo keep it up the good work and humbleness to the Somali Community may Allah reward you with the happiness and peace 🙏🙏

  • @rukioadow6509
    @rukioadow65094 ай бұрын

    Caqli ku filan waa leeyahay, naagaha meeshaan uga baaqaa Passaboor immaanka allaha geliyo gebertaan waa soo samartay iyadaana 123 istaahisha wiilkaanna waa nin jecel xaaskiisa ogna waxey guto waana nin deggan Maashaa’allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahabdulahi6927
    @ubahabdulahi69274 ай бұрын

    Mansha allaah Waa wiil aad u dagan iyo marwo aad u caqli badan oo qalbi wanagsan illaaahay balayada haydiinka dheex saro jira oo jooga hani qurux reerkaga iska ilaasho ❤

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b4 ай бұрын

    Queen hana youtubekeda u booqda aan suipport siino nolol ciriiri ah isugu dulqateen masha allaah

  • @Hibo6875

    @Hibo6875

    4 ай бұрын

    Maxa ku qoran

  • @SacdiyoAbdiaziiz

    @SacdiyoAbdiaziiz

    4 ай бұрын

    Queen hana​@@Hibo6875

  • @SacdiyoAbdiaziiz

    @SacdiyoAbdiaziiz

    4 ай бұрын

    Queen hana aya ku qoran

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51204 ай бұрын

    Walh waa aabo qiimabadan ilaahay hakuxifdiyo wll qiimo badn

  • @aliibrahim4772
    @aliibrahim47724 ай бұрын

    An Kusalino nabi mohamed (SAW)

  • @emnoorjunior1253

    @emnoorjunior1253

    4 ай бұрын

    Scw ❤

  • @Hibo6875
    @Hibo68754 ай бұрын

    Gawadhaan shaqada iyo masuuliyada saaran darteet wey baa baday dumarka nasiinyeey ku fiican yihiin😢😢😢😢

  • @Beingme541

    @Beingme541

    4 ай бұрын

    Bahdil baaxad weyn ba Ka muuqdaa haa waligedba ma nasan oo rerkas bee u babaday

  • @EBYAN5

    @EBYAN5

    4 ай бұрын

    Ilmo kale oo agoon ah Na way haysataa ha ilaawin maskiin wwye Alle ha la korsho awlaada ❤❤​@@Beingme541

  • @Kawsarcabdisalam

    @Kawsarcabdisalam

    21 күн бұрын

    😢😢

  • @user-ly8bi7cu7x
    @user-ly8bi7cu7x4 ай бұрын

    Qalbiyo isjecel.weeyi aallaw isku khayr oo bugooda burcad isku mari aamin aamin

  • @casalasal6466

    @casalasal6466

    4 ай бұрын

    Aamiin Aaniin Aamiin Allaha isku kheyro

  • @sumeyanur684

    @sumeyanur684

    4 ай бұрын

    Aamin ya Allah

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk

    @XafsaMaxamuud-pd3dk

    4 ай бұрын

    Aameen aameen❤

  • @hiboabdishakur1547

    @hiboabdishakur1547

    4 ай бұрын

    KZread keda u boqda

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi33934 ай бұрын

    Maashaa'Allaah waa gabar iimaan leh, caqli saliima oo talo waalid iyo walaalba qaadatay ubadkana ka fakartay. Allaha isku barakeeyo.

  • @Nuurah951
    @Nuurah9514 ай бұрын

    Hani waa gabar wax badan xeerinaysa. Cabdixakiinow gabadhaas dhibta iyo waxay tabanayso ka shakibixi

  • @user-vt8rd6pt3s

    @user-vt8rd6pt3s

    4 ай бұрын

    Abyo video kan mahee mid kahoree miya jira abyo wan wayey video

  • @Nuurah951

    @Nuurah951

    4 ай бұрын

    @@user-vt8rd6pt3s haa way jiraan

  • @Nuurah951

    @Nuurah951

    4 ай бұрын

    @@user-vt8rd6pt3s kzread.info/dash/bejne/oH-OqayKebusqJc.htmlsi=d5OWEfjn5zPGA3rt

  • @Nuurah951

    @Nuurah951

    4 ай бұрын

    P 1 p2 p3 buu leeyahay

  • @emnoorjunior1253
    @emnoorjunior12534 ай бұрын

    Ninyw dadka mahy Ben kagashegayin oy udahayen ridwan issack dadka iskudiraa athga taliye dad iskumadirtit legend keep going

  • @dhelatira
    @dhelatira4 ай бұрын

    Dumarlanad haa is cawiyaan gabar walba oo gabar wlasheyda ha cawisi❤❤

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel11984 ай бұрын

    Somaaliye fimilka caawiya illahey amira iyo xasanaat ha kariyo ilaahow muradkoda u sahal 2gabdhood oo magacyadooda ee shegyay amiin anaa u dhehe

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame98944 ай бұрын

    Gabdhow nin somali ha isku halenina noqda gabdha independent ah hadii lagu furo ha u malaynin in adunka idinkaga dhamaday. Allhamdulilah adiga hoya ahay waxa isop gorisay hoyp strongka ah single, mother ah hoyaday ayaa meshan joga i soo garsisay iyo ilahay swt

  • @zaza2604

    @zaza2604

    4 ай бұрын

    Independent women ciyarta nagaa daa 😂

  • @NuuraNuura-qs4jc

    @NuuraNuura-qs4jc

    4 ай бұрын

    Somhan farx adoo udulqadtey bu kuxumeyna 😢😢

  • @Buubshe

    @Buubshe

    4 ай бұрын

    Feminist waa laga shalasyaa 😂😂

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed5814 ай бұрын

    Masha alah ninkaan lejen weeye nin dagan oo akhyaara buu u muuqdaa iyadana xoogaa caadifadaa ka hadlisiinaysa maahane waa hooyo wax badan usoo dulqaadatay. Ragga dhan badanaa dulqaadka dumarkaa bara ilaahow mid qurux badan oo diin leh igusoo aadi aamiin waa isaga dulqaadan doonaa hadaysan masayrka too much ahayn aduunkaba cibaadayso oo camal wanaagsan iyo ciyaal kusoo kordhi weeye❤

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk

    @XafsaMaxamuud-pd3dk

    4 ай бұрын

    Aameen aameen yaa rabi

  • @abdullahiahmed581

    @abdullahiahmed581

    4 ай бұрын

    @@XafsaMaxamuud-pd3dk sharfanid walaashay 🙏 🫡

  • @user-cl3sw2om8p

    @user-cl3sw2om8p

    4 ай бұрын

    Amin lkn wxd ogata sikata gabadhey u wanagdanty hada gabadh kle la gursato waa malinka qabikeda jebisay ee aad dhib u geysaty

  • @abdullahiahmed581

    @abdullahiahmed581

    4 ай бұрын

    @@user-cl3sw2om8p arinkaas marka horaa ka heshiinaynaa insha alah

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu4 ай бұрын

    wawa 4 baaan dhalya 4rtaaa wax aan ahyn dunida iim saarn wlhi waa hadl aad u wngsn msh alha alha idn xafido😢❤❤❤❤

  • @awalenuro4947
    @awalenuro49474 ай бұрын

    Wooow masha Allah Allahu mabarik ❤❤❤❤🎉 well done bro 👏🏾 👍

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf4474 ай бұрын

    Mashaa alllah Tabaarakalaah waa dad illahay isladoortay siiba ninkaan Abdikariim ah waligay qofkadagan ma arkin hani waa ay masayrtay xoogaa lkn hada haday odaygii soocelisay hambalyo baan oran illahay isha bilan aadanka alllaha idinka leexiyo

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim27004 ай бұрын

    Abaayo hasheegin wuxuu ku fiicanyahay hadii kale xaliimooyin soo raadsanaa waxaa ku qaba wiil degan ku jecel ee abaayo ixtiraam iskanadaa aabo ilmihiisa jecel lama helo allaah hadin barakeeyo

  • @mohamedhussein6240

    @mohamedhussein6240

    4 ай бұрын

    Wow m.a gabar caqli leh ilahay hakuziyaadiywo❤

  • @user-rv3er7rx1s

    @user-rv3er7rx1s

    4 ай бұрын

    Markii lasoo raadsado muu iska raaca ma dhiman dhiman baa waa ninjas weyn ilmihiisu qaan gaadhka yihiiin😮

  • @alimualim22
    @alimualim224 ай бұрын

    Masha Allah Tabarakalah Mabrok My Brother Ridhwan Isack Ilahey swt ha ku barakeyo💕💯😍

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh43164 ай бұрын

    Kolley muuqaalka ma dhameysan hadda bilaabay lkn Waad Isku soo Baxeysiin Fadlan isu dulqaata oo isla jooga inshallah ❤🎉

  • @casalasal6466
    @casalasal64664 ай бұрын

    Asc Ridwan A.Xakin iyo Hani Maasha Allaah Ridwan wllkey aad baad u mahadsanid kheyrka aad umada u haysid ajar iyo xasanaad badan allaha kaa siiyo wllheena allaha isku kheyro ubadkodana allaha u barakeeyo

  • @nkbinmohan
    @nkbinmohan4 ай бұрын

    M.a wlxi farxat weye hadii diib umadhowein ridhwan u have did good job may Almighty be blessed for you ❤❤

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed33874 ай бұрын

    Way isdhibtay gabadhan miskintaa nin marabay tagantahay wu niyad jabiyay aday uqalbi jabtay ina qof isracisay sasay ku xuntahay way isracisay ninkan niyadu kajabiyay 😢😢😢

  • @user-hj2nq5di3h

    @user-hj2nq5di3h

    4 ай бұрын

    Haa wlhi dumarken.waxaa.liide.waa.iney.ninka.israacoyan.

  • @nolashawaasamir9849

    @nolashawaasamir9849

    4 ай бұрын

    Ma qaldana hooyo ilamaheeda ka fikirto waaye nin maxuu shegaa aan caruur udhalin 7ciyaaal waa ku filantahay

  • @dr.smunishaliabdi3112

    @dr.smunishaliabdi3112

    4 ай бұрын

    Abayo love ma celin kartid mida kle cunug agon way heysatay ninkedi hore ladile shegte marka kan ba love siye naftu sidaa be ku racde😢😢😢

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam51994 ай бұрын

    Mashalah wiilka gabadhu wuu jecel yahay qer allaha siiyo wa wiil wanag san

  • @Sihamali137
    @Sihamali1374 ай бұрын

    Manshallah so happy for them. Thanks, Ridwan for all that u do brother.

  • @cabtanmohamed4514

    @cabtanmohamed4514

    4 ай бұрын

    Hani iska fuur iskabuulada baadaan

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi33494 ай бұрын

    M.a labadooduba waa dad wngsn Alle haini xifdiyo wllo isku laabta noloshiina iyo caruurta😢ka daxadara plz 😢waxan inii rajeenaa inaa wada jirdaan inshllh ilaali gabadha adiga nin rag ah wllo plz waa dumar wanaa maseebadan dahay🥺👆💯♥️♥️♥️🙏

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c4 ай бұрын

    Hani abaayo reerkaaga dhaqo ilmahaa korso ninkaaga naag madaxeeda ha uga tegin caqliga ka soco

  • @Kubatacagta
    @Kubatacagta2 ай бұрын

    Mashallah , , waanu ku faraxsanahay in reerkii dib isugu yimi.Ridhwaan door wayn uu ka qaartay sidii uu isu keeni lahaa isu imaatinkan,hadii ay dadka somaliyeed oo dhan ay kula mid noqon lahaayeen lamaanayaal badan oo isjeclaa waxa ay ahayd in ay dib u midoobaan. ,Cabdixakiim waxa aad tahay qof wanaagsan oo daacad ah Hani waxa aad u tahay hooyo wanaagsan iyo xaas wanagsan ee caarurta koorso.

  • @MsLajecel
    @MsLajecel4 ай бұрын

    Daacadnimo, karti, dulqaad & daryeel bay kulmisatay Hani. Awlaad salixiin ah Allaha ku siiyo.

  • @umuzana
    @umuzana4 ай бұрын

    Maanshaa Allaha Allaah ducadeeni Alle waa aqbalay ridwaana waa dadaalay Thanks ❤❤❤❤

  • @ummabdullah9637
    @ummabdullah96374 ай бұрын

    mashaallh ridwaan markan waxa noqotay garab istaagaha dhibanaha ajar allaha ka siiyo❤❤❤

  • @maryanabshir2270
    @maryanabshir22704 ай бұрын

    walahay qoftan wey caqli baddantahaay ilmahha intaa ay usoo rafadeysay hada ineey niyad jaban ayeey didaay wixi khiyano aah u qarinayo isaga oog ilaheey aya laxisabtamaya gabdha meel dheer ay ka fekertay ilahey caruteda baari hawga dhiigo amiin

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75444 ай бұрын

    Reerka social media maxaay problem kooda iyo they private issues usoo dhigayaan. Allah SWT hana asturo inlays ceebeeyo mafiicno

  • @user-qy1wr7eq2m

    @user-qy1wr7eq2m

    4 ай бұрын

    Wakuguracsanhy jack

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j4 ай бұрын

    War faarx markii laga tago waba laqurux badnadaye😂 wlhy gabadhu ayanti hore iyo hada isku mid mahan shukulatay noqoty masha alla abayo gulyso marwalba

  • @mariyanmariyan874

    @mariyanmariyan874

    4 ай бұрын

    Markihore waymurugeesneed lkn hada ninkeedaa aaqanciyay ookasaaray shakigii badnaay saas ufahan quruxda waa saas

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je4 ай бұрын

    Laba qof oo wanaagsan weeyaan, masha Allah, wakhtigaa haya, isu sabra oo hakala fogaanina

  • @user-ev6mi5gr8c
    @user-ev6mi5gr8c4 ай бұрын

    Ninyahaw shaley gabadhii wan ka murugooday wllh caloosha i xanuuntay sxb ridwan wx laga raba gabadhi xanuunka lanooleyd magteedi waayo way ku warantay adiguna waadku caruurawday

  • @cayniabdi6817
    @cayniabdi68174 ай бұрын

    Alle ha isku barakeeyo isha doqontana alle haka qabto waa fmly wngzn hani waa gabadh karti miiran wllo seygagana wuu ku jclyhy m.a

  • @imaanjamac8856
    @imaanjamac88564 ай бұрын

    Maasha Allaah gabadha anigoon dumar ahaan u taageerayn waa inan samir iyo iimaan badan ka muuqdaan ee Abdihakiinow wanaagi oo noloshay kulasoo martay inaad la joogto oo garab istaago caruurtana la koriso abaal uga dhig Rabi haysku kiin barakeeyo Cadowgiinana waxaad kaga adkaan wadajirka iyo isku-tashiga❤

  • @wardaaweis5917
    @wardaaweis59174 ай бұрын

    Igula saliya scw ❤

  • @missmudug

    @missmudug

    4 ай бұрын

    Scw scw scw 🥰

  • @essiahassan5157

    @essiahassan5157

    4 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

  • @SacdiyoAbdiaziiz

    @SacdiyoAbdiaziiz

    4 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @xafushahonest2881
    @xafushahonest28814 ай бұрын

    Waa nin dagan wlhi masha Allah illahay rerka shakiga ha ka saaro gabdha masayer badan baa ka muuqada lkn waa gabdh Caqli badan o wax badan xeerinaysa

  • @haawomohamed-jx9sm
    @haawomohamed-jx9sm4 ай бұрын

    Masha Allah ridwaan Allah ku barakeeyo waxad helaysaa ajar aan lasokoobukarin iyagana farxadooda Allah usiyaadiyo insha Allah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth10374 ай бұрын

    Nimku non raaxeestay ayuu u eegyahay lakin gabadha daal iyo duruuf ayaa ka muuqda😢😢

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali55954 ай бұрын

    Hani waa qof wanaagsan Maashaa allaah lkn dhibku waa maysar

  • @somfarming9449
    @somfarming94494 ай бұрын

    She has a beautiful heart. I hope she looks after herself and what's best for her.

  • @laylaahmed2534
    @laylaahmed25344 ай бұрын

    Masha Allah gabar fican Asagan hadii u qiyano wato illahay waa u jeda oo ilmokale inkiro

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel68234 ай бұрын

    Nin fcn weeyee hani abyo ilmahadaa usamiir ❤❤

  • @user-hd1we4dc4t
    @user-hd1we4dc4t4 ай бұрын

    Ridwaan Marna hakeenin gabadhi kale waa réer qurux badan ma sha Allaha

  • @sigashmattoo9821
    @sigashmattoo98214 ай бұрын

    Masha Allah very humble and innocent guy he is, i really admired the way he talks stay blessed brother

  • @Sharafdinmohamedhassan
    @Sharafdinmohamedhassan4 ай бұрын

    Kusali nabiga scw 200 likes❤

  • @essiahassan5157

    @essiahassan5157

    4 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

  • @Hawohud

    @Hawohud

    4 ай бұрын

    S.A.W❤

  • @user-pi5dr7ep1h

    @user-pi5dr7ep1h

    4 ай бұрын

    200* scw

  • @bing2b989
    @bing2b9894 ай бұрын

    DON’T LET A MAN TELL YOU, YOU ARE NOT ENOUGH TWICE.

  • @cabdiqani9321

    @cabdiqani9321

    4 ай бұрын

    Yes 🎉🎉🎉🎉and 😊

  • @user-rv3er7rx1s

    @user-rv3er7rx1s

    4 ай бұрын

    Say less

  • @fadumonor868

    @fadumonor868

    4 ай бұрын

    Don’t let a woman tell a story and believe everything she says there’s always two sides to stories

  • @Halyey173
    @Halyey1734 ай бұрын

    Masha allaah ku qado 4 ayaa ilaahey ubaniyay❤❤

  • @faizaomaer5088

    @faizaomaer5088

    4 ай бұрын

    لاحول الله كلام غلط بوقت غلط بلا قلب فعلاااا دايما النساء مهما عملوا انتوا مامنكم فايده لهم الجنه بس

  • @user-kj4tn1bx4k
    @user-kj4tn1bx4k4 ай бұрын

    Manshallah mr ridhwan my Allah reward you ❤

  • @abdillahimohamed2878
    @abdillahimohamed28782 ай бұрын

    Ma'sha'Allah, you are helping our community, Mr Ridwan!

  • @fertunali1007
    @fertunali10074 ай бұрын

    Dadka caawiyay gabadhan ilaahey ha caawiyo waa dad wanaagsan.

  • @sahraali8310
    @sahraali83104 ай бұрын

    Ma shall 🎉🎉

  • @nimcomohamed3944
    @nimcomohamed39444 ай бұрын

    Cabdulhakim iyo hani Alle haa isku keen barakeeyo shaydanka iyo cadowga baa Alle haa idiin kaa qabto reer isku faraxsan noqda ilaa akhiro Amiin Walalkey Ridwan ilahay Haa kuu barakeeyo oo gabadh wanagsan ilahay Haa kuu siiyo. Amiin

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99784 ай бұрын

    Maasha aalaaah aabe aad u dagan Iyo hooyo aad u dagan ayaa tihiiin Allaaah idin barakeeeyo oo umada Ishooda allaah idin ka qabto abayo

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan51204 ай бұрын

    Yaabadanaa wlh waayka gardarantahay sida muuqata waa nin qalbi fiican ilaahay xolahasiiyo

  • @TruthNeverHurt462

    @TruthNeverHurt462

    4 ай бұрын

    Ma u labeen leheed

  • @nadifoisaak4534
    @nadifoisaak45344 ай бұрын

    Women are generally believed to be more forgiving than men, due to their personality traits such as agreeableness and empathy, and their valuing relationships.

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel5904 ай бұрын

    Runtii waxad tihiin family qurxoon is jeclada waligiin caruurtina korsada xaasidka yeyna idinka faideysan ku nolada nolol wacan inshallah 😘

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh14134 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah ridhwan issak wuuxuu dhahay ma guursan ilma ma dhalin insha allah duvada dadka dhibaateysan ilaheey nolosha kuugu gar garaa saa jeceshahay alaha kuu yeelo ducada cimri dheer aa laga jelaa iyo nolol qurux badan

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini47624 ай бұрын

    Lamanaha we is jecelyihin lkn sheydan aya ku dhex jiro ale haka qabto o dhexdoda maslaxo ha dhigo pointiga ugu ween e hani wa ine ka shakisanthy ninkeda dumar hada nahyna wa daremi karna Talo: abyoy sheydanka iska naar ninkada waku jecelyhy Wana isku so baxesan plz iska indho tir waxyabahas maser inusan jirin iska dhadhici wax walbo nag Ku sabsana inadan maqlin ama arkin kaso qad shaly shaly ayey ahyd mantana noloshada horey uwad ❤

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah77754 ай бұрын

    Maasha Allah laa quwwatta ilaa billaah guuleyista oo Cadaw iyo ilba Allah idinka hayo aamiin aamiin aamiin

  • @zuzanali5962
    @zuzanali59624 ай бұрын

    maasha,alaah ridwaan shaqo fiican aad haysaa guulayso bro barnaamijkaaga cml waxaa hore osameeye nin sacuudi oo daauud ladhaho waan ku xirnaa dadka dhibanaha ayuu xalin jire naago badan oo ajanabi oo shaqaalo uu uur intay oyeeleen nimanka gurigooda ay ka shaqaynaayeen ka dib dhoofiyeen asigoo naagtiis ka cabsanaayo markaas waxaa imaanaa cunigii oo ween 25 jir asigoo aabihiis raadinaayo waa loo keenaa lacagtii iyo xaqii aabihiis uu ku lahaayne waa lasiinaa ❤

  • @rolaothman7700
    @rolaothman77004 ай бұрын

    Mashallah ridwan jazakllah kuli kheir

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed93524 ай бұрын

    oo Ridwan wali ma doobad tahay ilahay Gabadh fiican ha ku siiyo iyo ubad khayr leh

  • @faatiomar278
    @faatiomar2784 ай бұрын

    Masha allah hani waa hooyo samir badan abdihakin asna nin xun maha waa boqor madama uu ayako isku dhacay ilmihisa uusan malina biil la aan dhigin haniyey masayrka jooji abayo owlada fiiri mar walba hadu gursado xita ilmahaga korso hadalada masayrka o so noqnoqda qoyska uma fiicna qofna hadi laga badbadiyo wixi laga celinayu samaynaya marka shekoyinka masayrka mar dambe rerkina yey so dhex galin sheydanka iska naar ninkan nin ka wanagsan arki meysid intad iskaga ciyarto yan laga dulqadin asna inu xasusnado dhibatadi aad laso martay weye rafad badan bad so martay ilhay idanki wad guleysaneysane qurana isa saara carurtina dhexda u xirta xili adag ba lagu jiraa🥰🥰🥰🥰

  • @SabirinSaciid-kf5sz
    @SabirinSaciid-kf5sz4 ай бұрын

    Masha Allah rer wngzn oo qurux badan wayeh ilhy ha isku barakeyo❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza46454 ай бұрын

    Illahay ha unaxristo qabriga alle ha u wasiciyo kutubkedana gacanta midigta allah haka siyo janadi fardowso alle ha galiyo Aamiin amiin amiin yaa rabbi

  • @falisa576
    @falisa5764 ай бұрын

    Masha Allaah Gabadha iyo wiilkuba wa labo qof O qalbi wanagsan leh isna jecel Ilaahay haysku xafido ayaga iyo ilmahodaba. Shaydankana iska naara Caruurtinana wada korsada insha Allah

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b4 ай бұрын

    Masha allaah waa gabar fiican isagana kama abaal dhicin waa wiil degan oo reerkisa jecel

  • @Shamis_shamis
    @Shamis_shamis4 ай бұрын

    20.000 Miskiinta Lacag badan eey u Maleysaa Markii Maseyrka ku dhici doono loo fiiriyo

  • @anabosman7722
    @anabosman77224 ай бұрын

    Masha allaha allaha nixafido ridwan isaq qer allaha kusuyo

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi38454 ай бұрын

    Masha allah abayo reerkaga dhaqo naag iyo waxaas haka fakarin kaliya ilmaahaga iyo naftaada xooga saar zowjkaagana kada juqa juqeynta ❤allaha isku kiin barakeeyo

  • @user-ck6fn6hm8t
    @user-ck6fn6hm8t4 ай бұрын

    Alle ha isku barakeeyo wiilkan iyo gabadhaan family dagan is fahmay weeye masha allah ❤ qoyskiina adkaysta abaayo

  • @user-xb7wl7ck5n
    @user-xb7wl7ck5n4 ай бұрын

    Masha Allah Ridwaan Kheyr ba shaqaysata family liga allaha idin barakeeyo 🥰🥰🥰😂

  • @LovelyJumpingPuppy-im3jp
    @LovelyJumpingPuppy-im3jp4 ай бұрын

    Masha lh ridwan ale haka jisaisiyo dadkana wa walid jacylbadani ka muqdan wLhi wa dad is isfahmy ❤ale qilaf danbe idinma dhexkeno masha allh Masha Allh ❤❤❤

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo79374 ай бұрын

    Ridhwan this woman is very grateful walahi people like her r very rare MASHA ALLAH keep going sister 💕🫂

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l4 ай бұрын

    Ridwaan na allah ajar iyo xasanaat haka siyo qoyskaa uu midowgoda Sababta u noqday

  • @user-ie7ms4qb1g
    @user-ie7ms4qb1g4 ай бұрын

    Ridwan iyo gabadhaba wiilkaan ka raayey😂😂😂😂daganaan mnshallh

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed13584 ай бұрын

    Aadbaan ugu farxay wllhi isku imatankoda allaha nisku kiin barakeyo ❤ tedakle njnkaaga haduu wanagasanyhy ha iskashegin xasidku wafarabadanyhh dadbadan Aan hesan rag wngsan Aya Jira yalagaa ilesan bayo😂❤❤❤❤

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed35184 ай бұрын

    Masha allh ridwan illhay haku barakeyo sidad umada ugu dadasho

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu60364 ай бұрын

    Mashaallah Ridwan.umesaidia hawa familia na hawa pia waishe maisha mazuri na malele inshaallah kwa KZread yao pia tutapigia subscribe keep going brother

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan434 ай бұрын

    Masha allh abyo rerkaga dhaqo dhibka dhaaaf kartida weyba ka muqataa hormar wcn wllyal 😂😂😂dacadi funny tahay wllhi Hana iska shegin wuxu ku fcnhy yrey

  • @user-pt4wt5ux7g
    @user-pt4wt5ux7g4 ай бұрын

    Ridwan wlhi waa qof qalbi fcn waayo gabadhas malinti ugu horetse wey murugsaneyd maantana wa taas faraxsan alle haka abaaal mariyo❤

  • @rodaomar-fo3lk
    @rodaomar-fo3lk4 ай бұрын

    War niin somaliyeed amiin magalo wan isla sojaabnay mayaqanan ee qalbiga allaha ku adkeeyo

  • @faadumocabdimalik7614
    @faadumocabdimalik76144 ай бұрын

    Gabadha ilash waa Hooyo wanga SAN ❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan99194 ай бұрын

    Wiilkow ninragaaa teheee gabadhan duruuuf badan iyo qalbigay ka daashaybaa ka muuqdeee nolosha nidhacaga qabo inshallah allh alle hayku kiiin barakeeeyo❤❤

  • @faadumocabdulahi5618
    @faadumocabdulahi56184 ай бұрын

    Manshaa Allah illahay ha isku barakeyo kuwa farxad ku waara Allah ka dhigo Ridwan Allah kaa abaal mariyo 😊

  • @lailaismail1317
    @lailaismail13174 ай бұрын

    wa diyaar inan gabadha u kala kicino yutubeka masha allah

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph5704 ай бұрын

    Mshllh runtii family,kan aad bay isugu qurux badan yihiin❤nolosha intii ugu muhiimsanyd waad soo wada qadateen inta kalena isla jooga oo khayr ku dhamysta🎉HANI waa gabar dagan oo awlaadeeda jecel iyo reer kedaba sida ka muuqata❤sidokleh ninkeeda wa qof dagan waliba daacadi ka muuqato👍aabe wangsan buu uegyhy🙏Alle ha isku kiin barakeeyo 🤲🏻🤲🏻

  • @nastehaabdihis6139
    @nastehaabdihis61394 ай бұрын

    Mansh Allah ilaahaye haysukin barakeeyo qoyskiina gabadh waxan lehaye ninkaga ilaasho hayiska daycin guurkuna waa calaf lkn wuxu u egyahaye qof wanaagsan xitiram leh kuna jecel Ragi sida uwanagsan aduunka wuu ku yaradaye haka badbadin aduuguna reerka ilaasho wll❤❤❤❤

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq4 ай бұрын

    Ninkaan mnsh allh waa nin aqli badan abyo reeekaada dhaqo

Келесі