Hagaha Caafimaadka | Sidee looga bogsadaa xanuunka Niyad-Jabka? | Dr.Liibaan Maxamed Cumar.

Ойын-сауық

Hagaha Caafimaadka | Sidee looga bogsadaa xanuunka Niyad-Jabka? | Dr.Liibaan Maxamed Cumar.
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 65

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed95963 ай бұрын

    آللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤❤

  • @sadirimukhtar6590
    @sadirimukhtar6590 Жыл бұрын

    Hal mar aan kusalino nabi mamaxad scw scw scw ❤❤

  • @TahirAli-sq6qp

    @TahirAli-sq6qp

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @nalkafiiloow6337

    @nalkafiiloow6337

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @Xamdamohamud518

    @Xamdamohamud518

    11 ай бұрын

    Scw❤

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Salalahu calehi wasalm

  • @Hadiya-lf5br

    @Hadiya-lf5br

    Ай бұрын

    Scw scw

  • @user-pi9qe3qs7f
    @user-pi9qe3qs7f4 ай бұрын

    Masha allah❤❤❤

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын

    ASC walaalahayga qaaliga ah, GAAR ahaan hablo, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @cafnacabdulahi7890

    @cafnacabdulahi7890

    Жыл бұрын

    Hda maa noo so galisid

  • @Rabiyownabadbaadi

    @Rabiyownabadbaadi

    Жыл бұрын

    @@cafnacabdulahi7890 waan soo galiyay walaalo soo daawo, WALIBANA vidéos Ku dhufo si maca shorts kusoo baxaan. Mahadsanid

  • @Rabiyownabadbaadi

    @Rabiyownabadbaadi

    Жыл бұрын

    @@cafnacabdulahi7890 WALIBANA yurub hadaad joogto waad kusoo BIIRI KARTAA shirkadan

  • @cafnacabdulahi7890

    @cafnacabdulahi7890

    Жыл бұрын

    @@Rabiyownabadbaadi majogi yurub abyo

  • @zamzamsiman4577
    @zamzamsiman457710 ай бұрын

    Dr halkee ayaan kala soo xidhidhi karaa

  • @alboqortoyo004
    @alboqortoyo004 Жыл бұрын

    Sanadooyin kadib marki daqtarkan nah uu kusoobaxo sidii Dr Fanax like ta haigabakheelina😂

  • @NastehaMudei

    @NastehaMudei

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @fardosoadenmaxamed2502

    @fardosoadenmaxamed2502

    Жыл бұрын

    qq

  • @user-fc5wk2rm4z
    @user-fc5wk2rm4z5 ай бұрын

    Ani afar sano ma seexan maskaxda baa sheeko igaga furmaysa yaa iwacin kara oo wax dawo ah ii sheekaya😢

  • @aasiya5658
    @aasiya56589 ай бұрын

    Yaaa iga cawan karo xanunka ani ayuuu ii hayaa😢

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Wall mxaa calamdo aa darenta ilhy hka cfiyo

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Quranka adkarta istiqfarta bdi Insh alh dhaqtrna lxarir

  • @nalkafiiloow6337
    @nalkafiiloow6337 Жыл бұрын

    Allha kuxafido waa nofaideysi

  • @aminafaaraax2982

    @aminafaaraax2982

    10 ай бұрын

    2w6

  • @sacda323
    @sacda3237 ай бұрын

    allaw naga caafi aniyo intii muslim ahba aniga umul baan ahay waxana ku fakaraa hadaad iska furto ninka wad cafimadi lahayd madamu masuliyad isaaray anan qadi karin oo ah tii rerka illahayow caafimad ku waydistey😢😢🤲

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Byo quranka adkarta aqriso saladha xiligoda tuko rbi bari istaqfrtana bdi dhaqtr sofiri ilhy hku cfiyo

  • @sacda323

    @sacda323

    7 ай бұрын

    @@DumarBilla amiin wlshy mahadsanid dhakhtar wan tagay tifow io gas uu igu shegay dawada inte isocotay bes yar ronaday marki dhamatay sidi ku laabtay

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    @@sacda323 sas wyo abyo wy iska dhib bdsnyihin dhaqtr seykolaji sofiri uwaran Insh alh ilhy hku cafiyo qurnaka aqrso abyo adkarta laga yabo xnunda ruxiga any kuhyan

  • @khabiircabdicabdilaahi3949

    @khabiircabdicabdilaahi3949

    7 ай бұрын

    wll waxaan kugula talinayaa in aad soo baadhid/baartid Vitamin D, oo shaybaarka iskagasoo eegtid heerka uu marayo. qofka hadduu ku yaraado vitamin D, waxa dhacda in qofka maskaxdiisu mashquusho oo ay depression iyo stress qaado. vitamin D dadkeena somalida aad buu ugu yar yahay, anigu dhakhtar baan ka shaqeeyaa sidaa awgeed dad badan ayaan shaybaar u diraa, hadhoow jawaabta ay igusoo celiyaana waxay noqotaa in uu aad iyo aad u hooseeyo. qofka hadduu ku yaraado Vitamin D, waxa uu la kulmaa, niyadjabka (depression) welwel (anxiety) iyo stress. markaa walaal arrintaa ku dedaal oo iskasoo baadh heerka uu marayo Vitamin D.

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    @@khabiircabdicabdilaahi3949 wll aniga 11 u maryaa walwlkas iyo wxs wy I hyan o manta dhn wx le kafakirya gas kaqady dawo xita igma dagyo mxu kula yhy plz iso jwb 11 umaraya la idhahy

  • @mumtaxali4616
    @mumtaxali46166 ай бұрын

    Walayal aniga bisha sadexad an sidan ahay maxa kucafada plz ishega wan oya malin walba,cabsi zaaid bananka xita wan kacabsada 😭😭😭😭😭

  • @fartunabdullahi4400

    @fartunabdullahi4400

    26 күн бұрын

    Quraanka abayo😂iyo Tasbiixda dhaqtarka maskaxdana la kulan

  • @khadar.ahmed123
    @khadar.ahmed1239 ай бұрын

    Ax ax😢 walahi wax aan sameeyo magaranayo noloshaydii quusbaanka gaashay walaahi deprationku ani waxaan isku arkay 2sano kahor ma aqaano wax aan sameeyo kolay ma aadin health care rada runtii ma aqaaan wllo waxan sameeyo please see looga kabtaa😢😢😢😢😢

  • @sacda323

    @sacda323

    7 ай бұрын

    wllo see noqotay sas ahay😢

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Wall quranka adkarta aqriso saladha xiligeda tuko Insh alh dhaqtr laxarir

  • @hodanahmed6869

    @hodanahmed6869

    5 ай бұрын

    Walal alaha kucaafiyo waxad samaysaa fiitamiino qaado kow Deena vitamin D3 mida labad guriga kabax iskuday inadsocoto hadaad shaqayso ama waxbarato isku qasab inadan ka caajisin dadka lashekayso even haday kudhibayso wuraanka marwaba dhagayso meelaha duurkaa geedaha le kulugee geedaha dhirta waxaa lagahelaa waxyalo maskaxda farxadgalinaya intaa samee waad arkee is daal.

  • @user-ls3cj1wu4l
    @user-ls3cj1wu4l11 ай бұрын

    Depression 😢😢

  • @HodonCawil-eu3ct

    @HodonCawil-eu3ct

    11 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @qawrax4342
    @qawrax43429 ай бұрын

    Wllo sidee lagu dawaynkaraa xanuunkaa 😢

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Wllo mind iska dawaysy

  • @Ahmedcabdulahi
    @Ahmedcabdulahi10 ай бұрын

    Walhy xanuun kaa ana la il daran wax aan unoo lahayd xataa ma aqaan 2 years wan iska socdoo uun mar ba marka kadanbeeya wan ka siidarayaa maxan sameeyaa tolow

  • @fartunabdullahi4400

    @fartunabdullahi4400

    10 ай бұрын

    Wllkay xagee kaala soo xiriiri number what’s upka ma haysaa ii soo qor

  • @DumarBilla

    @DumarBilla

    7 ай бұрын

    Ilhy hku cfiyo wll quranka adkarta badso iyo istaqfarta Insh alh dhaqtr laxarir

  • @wizzzaki5146

    @wizzzaki5146

    2 ай бұрын

    Nio isku midaa nahy

  • @abdiadan1949
    @abdiadan194911 ай бұрын

    9 sano aya sixirna kadib waxa ka qaadey niyada jab waxa sameyo garan mayo

  • @abuukecade2456
    @abuukecade2456 Жыл бұрын

    Salada hala tugto nabiga halagu saliyo swc iyo qor'aan hala aqriyo xal kale ma jiro Qof itaas sameeyay maba murgo Anyway bidaare wax qaldan ba loo so sheegay

  • @abdiadan1949

    @abdiadan1949

    11 ай бұрын

    Way dhacda adoo ilaahay ku xidhan

  • @jarohusein2651

    @jarohusein2651

    10 ай бұрын

    Wa jahliga somalida hayo adeer waxan wa xanuun ilaahey keeni sidaa xanuunada kalab dadka ugu dhacan Wana xanun maanka ku dhaca ama maskaxda

  • @nastehaismail
    @nastehaismail Жыл бұрын

    Majiraaaa qof icaawin kaara madaama xaanunkaan an laa dhibaatèysaanahaay

  • @zakimahamed7608

    @zakimahamed7608

    Жыл бұрын

    Wali maku haya?

  • @nastehaismail

    @nastehaismail

    Жыл бұрын

    @@zakimahamed7608 haaaa walaa

  • @XamdiSubeer

    @XamdiSubeer

    Жыл бұрын

    Walaale teelkaaga isheeg

  • @XamdiSubeer

    @XamdiSubeer

    Жыл бұрын

    Walle anuu ihayaa

  • @ahmedaraale4996

    @ahmedaraale4996

    Жыл бұрын

    Hada waan ka roonaaday alx cabsidii faraha bdneed waa iga joogsaday alx

Келесі