HADRAAWI NOLOSHII XABSIGA SHEEKO XIISO LEH | Dhacdooyin Media

Sababta Loo Xidhay Hadraawi

Пікірлер: 76

  • @hodonmaxamud6097
    @hodonmaxamud60978 ай бұрын

    Malinta uu dhintey roodhi baan lasoo socdey wlhie habeenimadkii ALLE haku naxaariisto🤲

  • @user-cs2th2uy1k
    @user-cs2th2uy1k Жыл бұрын

    Malintaa camerada ayaan duubayay waa malin xasuusle

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Жыл бұрын

    Allaha Raxmaanka ah dambi dhaaf iyo Naxariis iyo jannatul firdawsa ayaan kaaga baryaya adiga iyo dhamaan dadka muslimiintaba ah ee geeridayba. Alla yarxamak ya Maxamad Hadraawi.

  • @AbdiwahaaB-mohamed
    @AbdiwahaaB-mohamed2 ай бұрын

    Apwanka somaliyed abwan Hadrawi ilhay sobxana watcala haku naxariisto

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f16 күн бұрын

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @ShiineDayib
    @ShiineDayib Жыл бұрын

    Alle naxaristiy jano haka warabiyo hadraawi geesi wadanka xalado adag usoo maraybu ahaa

  • @mohamedomar2343
    @mohamedomar2343 Жыл бұрын

    Alle haunaxaristo Aamiin Aamiin yaarabi ❤

  • @AadanSaalax-kz6ew
    @AadanSaalax-kz6ew Жыл бұрын

    Alle hakuu naxariisto

  • @akramapdala9596
    @akramapdala9596 Жыл бұрын

    Hadraawi was aabo somaliyeed ragii fanka iska lahaa

  • @Ahmedmohamed-zn1yv
    @Ahmedmohamed-zn1yv3 ай бұрын

    Alla wax wax tar iyo qiimo badnaayaa mayal adkaayaa oo xikmad banaayaa allow kuu naxariiso wuxuu ka mid ahaa dadkii ilaahay hibada gaarka ah siiyey intii uu xirnaa xitaa munaafacaad ayuu sameeyey iskadaa asagoo xor ehe

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q3 ай бұрын

    ilaahay naxariistii jano hakawarabiyo abwaankii afrika iyo dhaman wixii muslinab

  • @FadumoHufan
    @FadumoHufan17 күн бұрын

    Yaa Allah u naxriiso abwan hadrawi

  • @amalosman4596
    @amalosman45965 ай бұрын

    Alleh naxariistii jano haka waraabiyo wuxuu ahaa dhaxal soomaliyeed taasina waxy tusaale utahy dhipatada soomalida ay isku hayso😢

  • @user-kl3nz3zn2j
    @user-kl3nz3zn2j3 ай бұрын

    1973 illaa 1978 intiii unaxeesey allow ku raxmo

  • @user-fw3pv9zf5p
    @user-fw3pv9zf5p8 ай бұрын

    Alle haku naxariisto ❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof24834 ай бұрын

    Legend alle yrxm❤.

  • @user-zp7bb6pb8z
    @user-zp7bb6pb8zАй бұрын

    ❤❤❤❤❤ alle haw naxariisto 😊

  • @user-wp3mu6ud8g
    @user-wp3mu6ud8g3 ай бұрын

    Ilahay ha unaxariste wuxuu indheer garad

  • @osmannor2919
    @osmannor2919 Жыл бұрын

    Saalax ow cisman

  • @YurubSaleebaangaas
    @YurubSaleebaangaas19 күн бұрын

    Illaahay.hawnaxariistoabwaankeenii

  • @maliJacfar6
    @maliJacfar6 Жыл бұрын

    Taariikhda gabayaagii hore iyo kuwa dambe waxay sababtay u ahaa qabiil iyo nabad diid

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Жыл бұрын

    Abu hara ale ha unaxariisto

  • @user-iz1cu1fj3m
    @user-iz1cu1fj3m23 күн бұрын

    Alle haw naxaristo

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree24243 ай бұрын

    President Siyaad AHN wuxuu ahaa Geesi wax weyn Somali

  • @mowliidismaaciil5391

    @mowliidismaaciil5391

    2 ай бұрын

    Allah u naxariista waa leeyahay lkn culimadii iyo dadkii uu laayey ayaa la horkeenayaa

  • @user-gl9hj1jn3t
    @user-gl9hj1jn3t Жыл бұрын

    Allaah ha unaxariisto

  • @gabaysamalichenel2980
    @gabaysamalichenel2980Ай бұрын

    Alle haw naxariisto

  • @abokoribrahim5201
    @abokoribrahim52013 ай бұрын

    Alleh ha unaxariisto 🤲Abwaan hadraawi

  • @canabfaarax56
    @canabfaarax56Ай бұрын

    Allehanaxariisto

  • @user-eu2nx9xd4y
    @user-eu2nx9xd4y11 ай бұрын

    Ok

  • @naasrclrazhd
    @naasrclrazhd3 ай бұрын

    Balance.weyn.❤🎉🎉🎉🎉

  • @thekinglion2124
    @thekinglion21243 ай бұрын

    Legend

  • @MaxamudCumar-ho6hj
    @MaxamudCumar-ho6hj Жыл бұрын

    Abuu hadra

  • @mudiali719
    @mudiali719Ай бұрын

    NSS ta Daadir riyaale madax ka ahaa Somali waa danbi socda

  • @user-hj7sh4fg7p
    @user-hj7sh4fg7p Жыл бұрын

    Alle hakuu naxriisto aabo

  • @user-wd7re8ng9n
    @user-wd7re8ng9n3 ай бұрын

    Alle haw naraxisto

  • @milgosaax8399
    @milgosaax8399 Жыл бұрын

    Alle hanuxaristo

  • @SahraApdiLaHi-jo3nj
    @SahraApdiLaHi-jo3nj11 ай бұрын

    Sigis

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed21474 ай бұрын

    Dhulmi weyn waa

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow119010 ай бұрын

    Qol yar ba legaliye iyo dalag ban beerte bal isukey qabad siya qalin Lima ogalen 10 gabay xaged kuqorte xaged ka heshe dhaqdhaqa ad abuurka kubeerate cajaib dadki dowlada burburiye ayu ugu qora weyna

  • @halimali8389

    @halimali8389

    9 ай бұрын

    Caqli yaraan uun bad isku sheegtay. 1. Dalaga iyo digaaga deyrka uu ku xidhnaa buu ku beeray. 2. Nin suugaan hibo alle usiiyey inuu tix unkumo maka shakiday? Halka danbe nin aan been lagu ogayn inu beenale yahay ma uga shakiday? Bal intaa kaso fal celi

  • @SofiDual-gz5dr

    @SofiDual-gz5dr

    3 ай бұрын

    Waligaa jeel laguma geyn anoo dumara intii jeel laygu xidhey adis abeba ku taal arrorti flower beri jirney xashiish guri jirney suuliyada meedhi jirney adoon dhul Marin ha murmin

  • @hassanbinadow1190

    @hassanbinadow1190

    3 ай бұрын

    @@SofiDual-gz5dr dumarka lama dirsado srry walal 🖐

  • @MaxamedMaxamuud-md4wk
    @MaxamedMaxamuud-md4wk Жыл бұрын

    6

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801Ай бұрын

    ❤😂🎉

  • @Nayruus10
    @Nayruus102 ай бұрын

    Xadraawi wuxuu ahaa nabad diid. Wuxuuna qaybka ahaa dhibaatadii iyo burburkii somaliya

  • @CrixiinMuuse

    @CrixiinMuuse

    2 ай бұрын

    Where county is somalia

  • @user-kl3nz3zn2j
    @user-kl3nz3zn2j3 ай бұрын

    73 78 waaye 😂

  • @leaderman812
    @leaderman812 Жыл бұрын

    Aan kaa dhaxgalee dalagga beerta miyaad iibin jirtey😂 muu weydiiyo sidee kuugu suura gashey dhaqdhaqaaqaas iyo inaad wax beerto.

  • @Randa17

    @Randa17

    2 ай бұрын

    Isku su'al baynu qabnaa😂

  • @mustafeshukri
    @mustafeshukri Жыл бұрын

    S00daa

  • @MursalMaxamed-xc5hk
    @MursalMaxamed-xc5hk Жыл бұрын

    ❤ and ⁰😊

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr---5 ай бұрын

    Alle ha ku naxariisto Awoowo❤😭

  • @---Hatif__0mr---

    @---Hatif__0mr---

    5 ай бұрын

    Aamiin

  • @hajiali1120
    @hajiali1120Ай бұрын

    Dhib kuu ka taliyay inuu u sheego dadkay ahayd intuusqn dhiman

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Жыл бұрын

    DADKA DHINTEY QAARNA WAA LA AMAANAA QAARNA WAALACAAYAA IYADOO LA XAQIRAAYO QABYAALADNA AAY KU JIRTO WANAAGOODANA LA XAQIRAAYO WAA DHAQAN XUN OO SOOMAALI AAN KU ARKAY EE LOO BAAHAN YAHAY IN AAY KA ILBAXAAN XUMAAN LADABA SOCDO DHIB LOOGAMA BAXO ISBEDEL BAA LOO BAAHAN YAHAY IYO UMADOO WANAAGA LAGU JIHEEYO HOREY HALOO SOCDO XUMAAN LAGU CELCELIYO MAXAA LAGA FAA'IIDEY OON HALAAG AHAYN SOOMAALI MEELWALBA BAY KU DHIBAN YIHIIN BAL EEG WAXA MUQDISHO KA SOCDA ABAARAHA SOOMAALIA KA SOCDA MIYAAN CAQLIGU SHAQAYNAYNIN ILAYN WAA DABAR GO'AYNAAYE.

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Жыл бұрын

    Alàayarxama

  • @dhacdoyinmedia
    @dhacdoyinmedia Жыл бұрын

    DAAWO : HADRAAWI WUXUU AHAA kzread.info/dash/bejne/iH2qzZJ-f9fQgLw.html

  • @nuuradiinjimcaale1634

    @nuuradiinjimcaale1634

    Жыл бұрын

    Qßaq0

  • @maxamedguuled6738

    @maxamedguuled6738

    Жыл бұрын

    Muustafemaxamad

  • @adansaciid4360
    @adansaciid4360 Жыл бұрын

    Rage wadanka somaliyed rogay

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Жыл бұрын

    Qabyaaladii kuqaa day kuma dhigto muse bixi muxuu ugu gabyiwaayay qabyaaladay ba oo hoog

  • @sadiqomar6679

    @sadiqomar6679

    Жыл бұрын

    Maba uunan soo gaadhinee aggah

  • @fjpozzlyrics1282

    @fjpozzlyrics1282

    Жыл бұрын

    Waa marxuum imika zhp dhowrkii sanee muuse haystay SOMALILAND waa uu xanuusanayey oo waxba ma kala grnayn

  • @khadracumar5567

    @khadracumar5567

    Жыл бұрын

    Garaadlaawe maytida afkaga kadaa

  • @fardusaw9688

    @fardusaw9688

    Жыл бұрын

    Xayawaanyow nabad gali dadka dhintay.

  • @mahadhodey2774

    @mahadhodey2774

    Жыл бұрын

    @@fardusaw9688 qabxad sida qabyaalada uu dadka gabey uga dhigay ayaad gudaha uga waalatey dameerad qof aan adiga wax kaasheegin afka lamasoogalo qurun leeyahay xun oo uraysa

  • @axmedsaleban-ou2wf
    @axmedsaleban-ou2wf Жыл бұрын

    Tumaalka iidoor jooga durkiya sawirkiisa,weligaa ayaad qaaanaysay cadquuhed

  • @libanmohamoud9852

    @libanmohamoud9852

    Жыл бұрын

    Waad iska hadashey runtii

  • @MohamedHarun-pr2gx
    @MohamedHarun-pr2gx3 ай бұрын

    Alle hagu naxariisto

Келесі