Hadii xaranta xalal laga dhigi laha gabdhe wacan lehed 😂 jawab qosol badan

Пікірлер: 129

  • @somaliboy20
    @somaliboy20 Жыл бұрын

    Licaato waa shaqsiyada kuyar somalida ufiirso markii uu joogay malaysia sidookle maanta waa shaqsi jecel dhalinta isdhexgalka,farxada iyo in somalida mid noqoto, waankaaga mahdcelinaa sida qurxan sxb marna adeerkey liicaat❤ waana jeclaalahaa inana kulakulmo maadaama aad tahay shaqsi xab xab ah 🙂

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 Жыл бұрын

    respct wiilka kowaad oo gabar🇸🇴magaceda diiday inu sheego🥰🥰 aniga waxa is dhahayay koley gabdhaha caanku mid ku dhagi doonaa😇🙏 abwe wiil tarbiyo fiican waalidkiis siiyen ayaa tahay ma sha Allah🥰❤️

  • @mohamedkhayrdon8953
    @mohamedkhayrdon8953 Жыл бұрын

    Nin bulshadu ay jeceshahay baa tahay khayr allaha kusiiye suaasha ah hadii xaaramta xalaal ahan lahayd ha dhihin ilahyba kama dhigine shayga ilahy xaaramti gareeyayna lacala ma galo wll marka waxa ilahy xukmiyay lacala ka ilaali❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @abdelrahimabdalla3309

    @abdelrahimabdalla3309

    Жыл бұрын

    Ku dhaxwaalo 😷😷😷😜😜😜

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Жыл бұрын

    الحَمْدُ ِلله علی کلی حال libaan keep going fanka so kam bixin

  • @salmabintuyusuf5688
    @salmabintuyusuf5688 Жыл бұрын

    Liicaatoo qalbi wanaagii o0 qof ah❤🎉😊😊

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye Жыл бұрын

    Waa suaalo buga ah macnaha beena nagaDayya inaadeer Liicaato keep GOING bro

  • @aslidiini05
    @aslidiini05 Жыл бұрын

    Wlhi hablha somaliyed wilasha hday sida u ilashan lhayen wax fican ahanlhyd😢

  • @user-fu7yt4cb5s
    @user-fu7yt4cb5s Жыл бұрын

    Only Tageraha Liicato❤❤🎉🎉

  • @ZainabHassan-vu7ge
    @ZainabHassan-vu7ge Жыл бұрын

    Liicato so funny 😁 😂 😀

  • @missdeka
    @missdeka Жыл бұрын

    Ciyaal xamarkeygii😂😂😂😂❤

  • @yoonkayare1716
    @yoonkayare1716 Жыл бұрын

    Lii caato waligaa no laawa nolala mida ugu fiican waxaa na aad u jece laa lahaay in aan maalin ku aragaa sxb aada aan kuu jeve laha❤

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Жыл бұрын

    Lii caato waa lajan ayaa tahay😂lacag ayey maqleen way soo carareen alla lacagaa😂😂😂

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    Жыл бұрын

    Welcome back legend hore usoco legend liicaato

  • @user-cb2dj2mc8w
    @user-cb2dj2mc8w Жыл бұрын

    Maqrib labiste ninka mesha kuu shide waa kan

  • @fadxiyafarxan6568
    @fadxiyafarxan6568 Жыл бұрын

    Baba jee ayaa gacan galay😂

  • @markaboaden894
    @markaboaden894 Жыл бұрын

    Lii caato keep going walalkey

  • @DaadaCali-ub9ny
    @DaadaCali-ub9ny Жыл бұрын

    Liicato gorme darusalam imaane intaa bixid dona soo shega wllkai❤❤❤❤

  • @mohamedilkacase8230
    @mohamedilkacase8230 Жыл бұрын

    Thanks ❤😊

  • @nastehohussein3122
    @nastehohussein3122 Жыл бұрын

    Kan ka war wareegay hooyada iyo xaaska wlhi wa doqon ani first sida wiilka finaanad cadka hooyo laso boodi laha waxba ma sugteen😢😢😢

  • @Robertson126
    @Robertson126 Жыл бұрын

    First comment, like and views❤

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @user-fj7cj5vb4d
    @user-fj7cj5vb4d Жыл бұрын

    Masha allah

  • @KOOFI1
    @KOOFI1 Жыл бұрын

    Lagend liicato performance wa ronyahay🤣👍

  • @user-br4gf8fo6p
    @user-br4gf8fo6p Жыл бұрын

    Alla.kaas Oo.Qofaan Dili Lahaa Walaashey Ayaana Marqaati Ugu Dhigi Lahaa dhahay I Aamin Qofka Uu Dili.Lahaa Waa seedigiisa😂

  • @anisaqueen7496

    @anisaqueen7496

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-br4gf8fo6p

    @user-br4gf8fo6p

    Жыл бұрын

    @@anisaqueen7496 Walaashiis Maad Tahay😂

  • @anisaqueen7496

    @anisaqueen7496

    Жыл бұрын

    @@user-br4gf8fo6p Haa 🤣

  • @Azo.gaming11
    @Azo.gaming11 Жыл бұрын

    Mash allh my pro❤

  • @King_Rock12
    @King_Rock12 Жыл бұрын

    Somalia 🇸🇴 hanoolato cirko blue ah io dhulko blue ah😂😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Жыл бұрын

    Ninki dahaye qofaa dili lahaa walashey marqati kadigan lahaa wa alshabab so qabta subhanallah 😬

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Жыл бұрын

    Keep going

  • @yoonismaxamed-yq4hm
    @yoonismaxamed-yq4hm Жыл бұрын

    😂😂😂funny challenge

  • @sirsports4354
    @sirsports4354 Жыл бұрын

    Welay ase ku bashaln mesho asi ku bashli laha Ar kuwn wiji malhn wlahi 😂😂

  • @wllcaska9689
    @wllcaska9689 Жыл бұрын

    Sln sare wll liibaan ❤❤❤

  • @KoosMaxamuud-jb4vv
    @KoosMaxamuud-jb4vv Жыл бұрын

    I like this video wlhi

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 Жыл бұрын

    Mazha allah wiilks hooydi mrkiba lasoo booday alle hku shrfoo😩🤲🤲❤️

  • @-farhia
    @-farhia Жыл бұрын

    Licato dhalintan qofki cana so gacan qabo qof wanagsan bate

  • @missdeka
    @missdeka Жыл бұрын

    13:47 zeyga wakaugu raacay wlahi hooyadeey qof aan ka jeclahay majiro she is number one nafteydaa siinaa qof kale inaa u badbaadiyo iska daaye illaaheey naguma keenee

  • @IkraanAbdalla-jf7vg
    @IkraanAbdalla-jf7vg Жыл бұрын

    Lengd liicaato sug qubaa dhahaa kulaha😂😂😂

  • @dafaayeog
    @dafaayeog Жыл бұрын

    Xrfn dyda nlosha idinma csho

  • @dhirigiliyahabulshada9440
    @dhirigiliyahabulshada9440 Жыл бұрын

    Marki uu horeysay ee aan imaado mogadisho imaado aan ka dawanaayo inkula aad u xiiseynaya lii catoo from kenya

  • @whizzhanad1442
    @whizzhanad1442 Жыл бұрын

    First comment ✌️😅

  • @apdulrahmanmohamed2714
    @apdulrahmanmohamed2714 Жыл бұрын

    Nice one pro❤

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Жыл бұрын

    machallah lil caato ❤❤

  • @abdirahmaanawil-zn7gc
    @abdirahmaanawil-zn7gc Жыл бұрын

    Somalia hanoolto 🇸🇴🙏

  • @fariixasaalax3597
    @fariixasaalax3597 Жыл бұрын

    😂 hhh Shactiro Badanaa

  • @user-li8xk6li7z
    @user-li8xk6li7z Жыл бұрын

    Kalmada ala ba ayo ba ay iskada wllo😂😂😂

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 Жыл бұрын

    Diiiq kkkk bisinka from jabuti diiig somali guuli waa waada walal lakin waa kala lahjaad

  • @hibbodahir-uj3ix
    @hibbodahir-uj3ix Жыл бұрын

    Kii lii cato wuu washay wlhi it joke 😂😂😂

  • @vannypoi9656
    @vannypoi9656 Жыл бұрын

    Qeys 😊😂

  • @cabaasqalpinuurshe2058
    @cabaasqalpinuurshe2058 Жыл бұрын

    Lagend bilyan liipan Adam ali

  • @user_546
    @user_546 Жыл бұрын

    Suaasha 1 amazing 😍❤

  • @abdirahmaanawil-zn7gc
    @abdirahmaanawil-zn7gc Жыл бұрын

    Ciyaal xamar is not 😂😂😂

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Жыл бұрын

    Mash alaah hargaysa ayan idinkasosalaamayaa walalayaal

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 Жыл бұрын

    Diiq kulhaaa😂😂ala ma noolii 😭😭

  • @mohamedsuleiman8327
    @mohamedsuleiman8327 Жыл бұрын

    Liiyow waxas su'aal maahino ee alle aan ka cabsano wllkey plz 🙏

  • @xasanxuseen4614
    @xasanxuseen4614 Жыл бұрын

    Diiqu markuu ciyaaa waxaa soo dago malag kaas oo qeylinayo 3:00 wuu qeyliyaa wixii ka danbeyo wuxuna arkaa malagaas

  • @cabdikariin4072
    @cabdikariin4072 Жыл бұрын

    😂 baabajey ma dhahday 😂

  • @handeeq
    @handeeq Жыл бұрын

    Money😂😂😂😂

  • @salmasalmamahamoudabdi4726
    @salmasalmamahamoudabdi4726 Жыл бұрын

    Dhaga Dee hooyaday macaan dheh ma iyagaa isku dhowba😢🤔

  • @aizhagabeyre1768
    @aizhagabeyre1768 Жыл бұрын

    Iftiiinkii xamar🇸🇴🤍

  • @faaisoabdi2463
    @faaisoabdi2463 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 mashaalh

  • @anabhuseen
    @anabhuseen Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ wilasheena

  • @azharbintiahmedqalbinuura1594
    @azharbintiahmedqalbinuura1594 Жыл бұрын

    😂😂😂ciyal wereo

  • @maskinowoffshal365
    @maskinowoffshal365 Жыл бұрын

    liicaatow wallhi waa igadey

  • @mubaarig123
    @mubaarig123 Жыл бұрын

    Shakira wacan laha😂😂😂😂😮😅

  • @bajacolow9135
    @bajacolow913511 ай бұрын

    Abuu jahal waaye 😂😂

  • @Moohaadi
    @Moohaadi Жыл бұрын

    legend ayad tahay anigon joogin ayan farxadan dareemay keep going sxb

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Жыл бұрын

    Ciyal xamar ❤

  • @mouktarmahamed9145
    @mouktarmahamed9145 Жыл бұрын

    Narta ugu xun waa samhariira 😢alahayaaw nakahay dhamaan muslimiinta oodhan

  • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293

    @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293

    Жыл бұрын

    Waa jahanama cidiba isku hyso wll

  • @abdiqanukhadar3378
    @abdiqanukhadar3378 Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @IkranitoNoor-wx7re
    @IkranitoNoor-wx7re Жыл бұрын

  • @shukriali4857
    @shukriali4857 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Жыл бұрын

    Kkkkk

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 Жыл бұрын

    Liicaato madar mee😢😂

  • @abdirisackqalajeyow5874
    @abdirisackqalajeyow5874 Жыл бұрын

    No so badi taliye

  • @hafsadagan1338
    @hafsadagan1338 Жыл бұрын

    Kusali xabibkena muxamad

  • @FilsanXasan-mf6rx
    @FilsanXasan-mf6rx Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Жыл бұрын

    Waligin ifarxanzanada 🇸🇴❤️💐🫅

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Жыл бұрын

    Hooyo ma gorgortan gasho

  • @abdirahimiidow8236
    @abdirahimiidow8236 Жыл бұрын

    Liicato walalkey mustaqbalkaga huku cayaari sxp blue is not good

  • @Ayzha-lg4rm

    @Ayzha-lg4rm

    Жыл бұрын

    Biyihu cabayay inu yahy wada ujeda kalexo wiilka

  • @nastehohassandiini
    @nastehohassandiini Жыл бұрын

    Qabiil wiilka bajaj rac ma hesto lah maxa wax u siin wayday

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @BilanDayax-qd3cq
    @BilanDayax-qd3cq Жыл бұрын

    Aniga su all iweydii liicaato

  • @cabdicasiisxuseencaan1133
    @cabdicasiisxuseencaan1133 Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 Жыл бұрын

    M a

  • @zaamchannel
    @zaamchannel Жыл бұрын

    Diiq❌️ Diig✅️

  • @wadanisomali9675

    @wadanisomali9675

    Жыл бұрын

    Waa isku mid uun

  • @deeqomaxamed2323
    @deeqomaxamed2323 Жыл бұрын

    Licato wa kutagera lkn mid walltinimo ban kishegaya waxyabaha dinta iyo dhaqanka ku ficnen 8ska dhef

  • @user-he1hq9tl9e
    @user-he1hq9tl9e Жыл бұрын

    Baba jey aaa😂

  • @cabdallalafoole3337
    @cabdallalafoole3337 Жыл бұрын

    Af wax cunay ayaa iska amaana

  • @BilanDayax-qd3cq
    @BilanDayax-qd3cq Жыл бұрын

    Naaroo dhan ka ashahaataa

  • @dihinhoahmed698
    @dihinhoahmed698 Жыл бұрын

    😅😅😅

  • @burhandaud6861
    @burhandaud6861 Жыл бұрын

    Ciyaal xamer waan wataa

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 Жыл бұрын

    Ma Hooyadaybaan cid kubadalankaraa taas maa waxa laga War waregaa

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @Saladhassan185
    @Saladhassan185 Жыл бұрын

    Locatow ada cabsanbe

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 Жыл бұрын

    Came soon 400k

  • @nishapep1517

    @nishapep1517

    Жыл бұрын

    Waad walan tahay 800K dheh 😂

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 Жыл бұрын

    Wax buurta 3lugood ku kor hal lugna kaga soo daadag isheg somaliyay hadad jawabta garneysa

  • @bisharoismailaxmed8790

    @bisharoismailaxmed8790

    Жыл бұрын

    Hadaa hdi lagu so shego iwac please

  • @kingmoha5230
    @kingmoha5230 Жыл бұрын

    One me

  • @Miracle.74
    @Miracle.74 Жыл бұрын

    Somalidu wa dirty mind 😊

  • @aarantelecom4985
    @aarantelecom4985 Жыл бұрын

    ⛔⛔⛔@Lii Caato inuu waashey cadeeyey🚫🚫🚫