Haboon oo Rayaan bajaaj Fariin kuluul u dirtay iyo qamar suugani oo sheegay codka inuu....

#haboon #rayaanbajaaj #qamarsuugaani

Пікірлер: 98

  • @MulkiYusuf-wt8ef
    @MulkiYusuf-wt8ef11 ай бұрын

    Rayaan waa gabar karti leh❤❤

  • @munamohamed5569
    @munamohamed556911 ай бұрын

    Rayaan waa gabadh aadag 🥰

  • @salmaosmanahmed5023
    @salmaosmanahmed502311 ай бұрын

    Walhi rayaan waa gabadh geesiyada Alle haku garab galo sister Allahuma aamiin

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi520211 ай бұрын

    Runtii Rayaan waa gabar caqli badan oo gob ah😢 lkn wey dhacdaa in Faarax uu qowl laheyn sideedana nin balwad leh uuna mustaqbal laheyn.

  • @abdirashidkhalid5540

    @abdirashidkhalid5540

    11 ай бұрын

    Wanaaga baad nooc kale u taqaan naagtan gaalkii sidii la ogaa ula baashalaysay ee aan gaalada wax dhaamin

  • @abdullahijellehussein5988

    @abdullahijellehussein5988

    11 ай бұрын

    Ayada qaladka ay gashay ayaa ah in ay ku Fududaatay in ay Noocaan oo kale ay guursato qof lama Tashan naftaada qofkaad gacanta u Gelinayso waa in aad iska hubiso

  • @abdirashidkhalid5540

    @abdirashidkhalid5540

    11 ай бұрын

    @@abdullahijellehussein5988 Gaalka markay la noolayd ma idinkaa kula taliyay

  • @Mulki463
    @Mulki46311 ай бұрын

    Qamar nin Ficaan mahan uf🤨

  • @umuaxlaam9743
    @umuaxlaam974311 ай бұрын

    Ala maskiinta sidaan muxu oyelay😢

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba.11 ай бұрын

    Rayaneey fariid qiimo badan ayad tahay cerbna maha gabadh ninkeeda jecel inan sharaf badan ayad tahay dumashi qali ilahay ba ug wixii danbeeya matihid nag jilicsan walahi somali adigoo kale kama dhalan masha allah ilahay haku xiftiyo

  • @sagalm3186
    @sagalm318611 ай бұрын

    Somali people way u dhamaatay SubxanAllah. Astur YaRabb 🤲🏼

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b11 ай бұрын

    Subxaana allaah gabdhaas waa gadhar fiican❤❤ rayaan❤

  • @faisamohamud9239
    @faisamohamud923911 ай бұрын

    Ninkan he will reget everything 😢 SubhanAllah

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l11 ай бұрын

    Ryaaan gabar adag manshllh caqliga Alle hakuu siyaadiyo ❤❤❤❤❤ raganimadi raga somaliyeed qaarkood waa eber

  • @caishaabdulle6232
    @caishaabdulle623211 ай бұрын

    Ilaahey arsaaqdeeda reera islameyd magiliyo😢🤲

  • @aminaanassfamily

    @aminaanassfamily

    11 ай бұрын

    Arsaaqad la aan maa thy ileen meeshan sheeko arsaaqad laguma haayee

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed488710 ай бұрын

    Masha alaah bravo rayan abaayo inaa yo waankula jiraa runtaada waaye

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail963111 ай бұрын

    Gabdhaha somalida wa gabdho wanagsan oo qalbi fiican belo sharaf tada ila ilasay xaguu sharafteeda ka ilashay 😢😢😢

  • @fardowsabintii5504
    @fardowsabintii550411 ай бұрын

    Naag nool Rayan Bajaj waligaa madhaxaaga xoos haudigin apayoh🙏💋💘💋 Nolow waligaa mcntyda 💘💋

  • @JamilaNuux-wm8br
    @JamilaNuux-wm8br11 ай бұрын

    Waa inaan gob ah qamar duqon

  • @tanlockp4947
    @tanlockp494711 ай бұрын

    Thanks for sharing 🎁 very nice video 💐💐

  • @user-es8zc6jo9x
    @user-es8zc6jo9x11 ай бұрын

    Mansha allah abaayo qaliquuruxbad

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed904610 ай бұрын

    Wiilka waxba cadeyn mahayo, hadii kale iyada ayuu tusi lahaa, wada uu isaga furo ayuu rabay

  • @Nadifa-dq8gy
    @Nadifa-dq8gy11 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ rayan wlhi wan oyay waxad kahadasha waxa Dhab sorry ale Haku siyo nin fican

  • @CabduqadiriimaanMohamed-tf3qh
    @CabduqadiriimaanMohamed-tf3qh11 ай бұрын

    Wllahi Raga Soomaliyed Qaarkood Wacalo Weyaan Allah igu Og Wllee Xaaskaaga Sidee Cod Sira

  • @hudunadam1182
    @hudunadam118223 күн бұрын

    Subxannal allahu akbar

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud940211 ай бұрын

    Ilma adi ma bixi sid Qamar Allah marku u qorey dhalin. Naag walba inta nin cirka ka soo dhacey oo intas Gabar ku ciyarey balwad leh inta raacdey bari ha cabaadin. Nin sarqaamah Gabar sheihad ah ma guur sanayoh

  • @JAZIRADAFARTUN
    @JAZIRADAFARTUN11 ай бұрын

    بالتوفيق حبيبتي 💚

  • @lulali6059
    @lulali605911 ай бұрын

    Rayan hadalka laga duubay ma ahan hadal xun , iyadoo ninkeeda la hadleeyso ayaa laga duubtey , naag iyo nin kasto isqabaan ayaa sidaan uwada hadlaan. Lakin no xun ayuu ku noqdey, oo gabdhaan ka maseersan ineey u soo maraan qamar, lakin asiga nin xun noqdey dabaalka. Nin cabtooy qeeyr malahan awalki hore ba.

  • @blueblue5427

    @blueblue5427

    11 ай бұрын

    Akhas kaas nin ma aha. Marka hore nin alcoholic ah guursatay. Wax usaan aheen baa laga dhigay. Raayan wa gabar wanagsan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq6 ай бұрын

    Qamar sugaani Maxalaga Jeclaanaa, Alkuliiste Waalan, Subxanallah 😂😂🤔

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden467511 ай бұрын

    Rayaaney weey dhacdaa dheh kana soco arintan ilmahagana korso waxan oo dhana ka laan’dheere OKAY 👍

  • @faadumoali117
    @faadumoali11711 ай бұрын

    Ilaahow nogargaar

  • @NASROABSHIRMOHAMUD
    @NASROABSHIRMOHAMUD11 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture133011 ай бұрын

    😢😢😢😢😢 sorry rayaan DNA qaadayaa markuu dhahay say haye u tiri 😢 qamar waa na ceebaysay hadaa reer somaliland nahay nacalaa shaydaankaaga ku yaallle dumashi madaxaa noo saaran tahay❤

  • @pheynuus9840
    @pheynuus984011 ай бұрын

    Qamar inuu nin xunyahay ayuu isshegay bisinka lkn Rayan wa gabar gob ah

  • @zahraaliismail5661
    @zahraaliismail566111 ай бұрын

    Rayaan waa gabryar caqli badan oo dagan laakiin ma'ayhelin nkeedi maamo samir waxaa kuu danbeynay kii cagah kuu dhaqilahaa inshaa allah.

  • @blueblue5427
    @blueblue542711 ай бұрын

    Marki hore nin alcoholic ah ayada guursatay

  • @aishacuud3051
    @aishacuud305111 ай бұрын

    Farxad igunolow my sister

  • @NASROABSHIRMOHAMUD
    @NASROABSHIRMOHAMUD11 ай бұрын

    🤲🤲🤲🤲🤲

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye165411 ай бұрын

    Al ceeb badanaa

  • @user-lt5xd6zv5n
    @user-lt5xd6zv5n11 ай бұрын

    Maya hasodeen 😂😂😂wllalo

  • @faraxcali1236
    @faraxcali123611 ай бұрын

    Xaflada maxay ahayd bal naga dabage wale wan raba nin walba enenyar ka oohiyey in isna laga oohiyo ugbaad baa nafsiga kasobaxay

  • @user-br9by4dx3h
    @user-br9by4dx3h11 ай бұрын

    3 bilood Ayaa lagu qabaa Waa maxay ilamaha dhaqdhaqaayo 😊

  • @blackpink2487
    @blackpink248711 ай бұрын

    SCW GABADHANEY PLEASE ISKADA DADKA AAD SOO QAABANEYSO QOFKI QOF ISLAAM AH ASTUURA I2 CEEBOD BUU KU ASTUURA .LAMASO GUUDBIYO WAX KASTA HAA KU HADLEYNE

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley188411 ай бұрын

    Rayaan ka gilgilo gafkii kugu dhacay ka metropol guulana wehelkaa ka. dhigo.

  • @meizayar4587
    @meizayar458711 ай бұрын

    Haboon mxeey sameysey bal😅😅😅😅 igadawa geya

  • @fatxicabdi8420
    @fatxicabdi842011 ай бұрын

    Wawu

  • @ciieight1635
    @ciieight163511 ай бұрын

    Ani wan yabana ee wah family kadacay masna wax daxyela nin iyo haskisa media miya lugu haliyaa 🤔🤔🤔🤔 Somaliyey yab wlxiii

  • @isiri.2835
    @isiri.283511 ай бұрын

    Duli WAX aan jirin kaliya isfuula unbay rabaan

  • @tanamzayn3187
    @tanamzayn318711 ай бұрын

    Kan waa kii laga ducaysan jiray 🤭nin rag ah mahan gabdhow ka dig toonada

  • @jeyyare2118
    @jeyyare211811 ай бұрын

    Waruntis wuhuarkey iyado latumaneysa madow

  • @salima-b-z
    @salima-b-z11 ай бұрын

    Sorry rayan😭😭😭

  • @MunaJaamac-nw5kc
    @MunaJaamac-nw5kc11 ай бұрын

    Raaajn suudane dhulka ayo kugo jiidaye

  • @mohamedhashi9493
    @mohamedhashi949311 ай бұрын

    Qammaroow gabadhan waa walaashaa,waxana xaaskaagiu,fadlan barnaamijkan halaa ku daayaa,inantana xaalsii

  • @iqbal98
    @iqbal986 ай бұрын

    Waa nacas cabasan

  • @hani7940
    @hani794011 ай бұрын

    Fashilu amay dhacda

  • @aamirabdi5201
    @aamirabdi520111 ай бұрын

    Qof runta ka hadlaysaa waaye wax ceeb ma lahan waa ninkeedii dub ama ha duubin asaga u taala

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul456611 ай бұрын

    Wlhi blhi tlhi waanka yaabay Somalida wax kasta wayka hadlayaan hadana dadka ayey lawadaagayaan rag waxaan leeyahay iska daaya gabdhaha aad ceebaynaysaan waa wax laga xumaado waxa ayka hadlayaan

  • @user-zt3de3zl7s
    @user-zt3de3zl7s11 ай бұрын

    rag khamriga cabba saw adba kumaad dhex jirin. Nin khamri cabba intaad guursatay hadana hadaad caydo yaa ku rumaysanaya. Waa la ogyahay qamar inuu sakhraan yahay

  • @fatushali9102
    @fatushali910211 ай бұрын

    cunugtaan ineey kajajabiyaaan ayeey raba walhi sorry rayaneey

  • @user-ii7zv9ey8e
    @user-ii7zv9ey8e11 ай бұрын

    fariid

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah850111 ай бұрын

    Ninka cadaw haduuyahay aan iska ilaalino

  • @nastaxmusdaf8821
    @nastaxmusdaf882111 ай бұрын

    Nimankan hada jogo waa saqajaamiyal hal hal moye

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan52211 ай бұрын

    😂😂😂😂😂Lol

  • @saadocabdi5860
    @saadocabdi586011 ай бұрын

    Aduun saban aakhir weeyi ifurkulaha qamri nincabayaa siduu meher kuugu haya maynan Muslim ahayn takale ninku haduu qarsodi kugu qabana meherkumahayo ilmahan aan wali dhalan ee lala waashay aduun gadon

  • @user-es8zc6jo9x
    @user-es8zc6jo9x11 ай бұрын

    Thanks you too much ❤🎉100

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare794011 ай бұрын

    Raganimadii buu ceebeeyey kani.

  • @user-jo2rg8mk4z
    @user-jo2rg8mk4z10 ай бұрын

    Ehelu qushash ayad tahay kan sodhigayow qofka bili adanki nolosha meshu donu ka mari kara lkn in ladabagalo aya ah muna faqnimo iyo ehelu narnimo marka somalida kuliged aya ah muna fiqin

  • @NASROABSHIRMOHAMUD
    @NASROABSHIRMOHAMUD11 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @nafiso7343
    @nafiso734311 ай бұрын

    OmG sfcn ay ula hadashay lkn muxu kuarkay uu uga shakiyey waxa arkay u shegaya🥲

  • @sahroabdi
    @sahroabdi11 ай бұрын

    Mxaa been lgu rafty ninkn aad bey u jecleyd wuuna ka tgy nin ncalaa ku taal.

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare794011 ай бұрын

    Reer xamar buu noqday abaayo kulahaa.

  • @khadiijaabdqadir

    @khadiijaabdqadir

    11 ай бұрын

    Dee abaayo macebaa waaba ixtiraame🤙

  • @user-pt2dv5ho7g
    @user-pt2dv5ho7g11 ай бұрын

    Adiga doqon ma tahay nin walba miyu ku sirta😪

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin11 ай бұрын

    Cabaas nin kaaga fiican maadan aroosin aad ayaadna ujecleed waxaadna tiri family gisa aya dhibka weday e been maxaad u sheegee rayan markii laga reebok cadaanki waxad guursatay Qamar aad ayad ujeclaatay asina lkn waxan kugula talinaa inaa kajoogsatit arooskan badan Muda kooban aya 3 nin kufuree mac quul mahan riyan nin maaxad uga baahanthay naagsheqeysata kaala iska arag ah aya tahay

  • @user-ym9mz3qr9n
    @user-ym9mz3qr9n11 ай бұрын

    Gbdhaan ceeb malahan

  • @fadumosiicow3401
    @fadumosiicow34016 ай бұрын

    Wax cabtooya xaaku geeyey Ina adeeray

  • @NoraOffcial
    @NoraOffcial11 ай бұрын

    Yaab badana ala ceeb badana

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas244211 ай бұрын

    Markad sirsiraneyso waa odey 45jira ma caruur baa adigana abayo calaacalka jooji walaleey gurigaaga ku ekow baraha bulshadana ka bax

  • @UmalkhayrdayibUmalkhayrd-li4xb
    @UmalkhayrdayibUmalkhayrd-li4xb11 ай бұрын

    Hhh

  • @abdiazizjeite8286
    @abdiazizjeite828611 ай бұрын

    AWALBA WAX KZread KU DHEXNOOL AAN SHARAF UDHAWEYN

  • @isiri.2835
    @isiri.283511 ай бұрын

    Balaayo idin meherisay bal degdeg maxaa ku wata Qof aan wax isku ogayn OO degdeg raba ma la arkay oo dhahayn meel aad mustaqbal ka rabtid aad iska fiiri

  • @fartunomar2762
    @fartunomar276211 ай бұрын

    Rayan wa naag nol

  • @amatarahmaancraxmaan5597
    @amatarahmaancraxmaan559711 ай бұрын

    😂😂horaa loo idhi kornageed kabo isma dheera ugbad iyo nasiim waxab kuma dhereen ee marka horeba adigaa laacay

  • @khadiijaabdqadir

    @khadiijaabdqadir

    11 ай бұрын

    Ninwalbo ninkisu fahmaya iyadaba mid reer xamar la.ah umagalen sababto ah wey isfahmayan

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips8911 ай бұрын

    Nimanka badan iska yaray siilka waa kaa waynaty😂😂😂

  • @ASMASHIINEISAMAANADAAN

    @ASMASHIINEISAMAANADAAN

    11 ай бұрын

    Subxanalah war xishood😂😂😂

  • @husseinabdul8290

    @husseinabdul8290

    11 ай бұрын

    Kaaga ilaasho

  • @MunaJaamac-nw5kc
    @MunaJaamac-nw5kc11 ай бұрын

    Taan duumr yaayy cabyse

  • @husseinabdul8290

    @husseinabdul8290

    11 ай бұрын

    Adilee is ilaali

  • @waashekokaleciise7470
    @waashekokaleciise747011 ай бұрын

    Uf dumar is bah dilaayo

  • @saqaawebaana985
    @saqaawebaana98511 ай бұрын

    Gurka dhib miyaa

  • @fatushupdyrizak5935
    @fatushupdyrizak593511 ай бұрын

    NaagTaN maxa ka khaldan indhaha dhaadheer naa dadka iska daa

  • @aminaanassfamily

    @aminaanassfamily

    11 ай бұрын

    Adiga Maxaa kaa qaldan af dheeryhy 😂

  • @rahmacawil7252
    @rahmacawil725211 ай бұрын

    Gabadh adag ayaad tahay

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay13311 ай бұрын

    Waxay ninka uga meeraysanaysaa waa kuu lahaa cajalad baa kaa hayaan adigana kuma tusaayo cidkalena ma tusaayo ilmahana DNA baan ka qaadayaa.

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow147211 ай бұрын

    Naagtaan amira lasoo baxday saan mey ku qanacsantahay?

Келесі