No video

Habar jeclo waxaan soo gaadhay iyadoo wada kaftanta oo aan kala xanaaqin oo aan cuqdad isku qaadin.

Fadlan like saar commentinagana nagula wadaag Faaladada

Пікірлер: 7

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6knАй бұрын

    Reel waddani waa huwanta gudahe yusra harti

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Waan ognahay.ina.xaashoow.qandaraaska.aad.soo.qaadatay..kkkkklll

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221Ай бұрын

    Maxaad yeeli annagu siin mayno cod wadani, labaatan sheegta qabiil iyo wadani oo dadka caaya ma doonayno. Raali baad ahaan inaadeer.

  • @dayroday8133
    @dayroday8133Ай бұрын

    DAMIIRKU HADU DHINTO QOFKU MAXISHOOD.

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311Ай бұрын

    Waxaanu soo marnay habar lamaan oo aanu isku dirnay oo habarjecladii garab galnay oo hubaaynay oo salad yonis degaankoodi cagta marina oo burburiney oo gacantii maamulka ku xasuuqnay oo weliba aanu rabno inaanu dabkaasi Barnabas joogsan ilama laga waayo reeka salad yonis

  • @hajii2033
    @hajii2033Ай бұрын

    tuug xasada beenta jooji

  • @hajii2033
    @hajii2033Ай бұрын

    beenale beenta jooji

Келесі