Guurka Yurub Geenyo Iyo Xadhiga Laabsaalax Maxaa Dhacay?

Ойын-сауық

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 221

  • @fatimahassan9566
    @fatimahassan95664 жыл бұрын

    hambalyo yurub kenyo iyo seygeda farxad ku nolaada 😍😍❤❤❤❤❤❤💓👏👏

  • @fatimahassan9566

    @fatimahassan9566

    4 жыл бұрын

    @AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Channel ok bro waa xagee

  • @iskutashichannel3086
    @iskutashichannel30864 жыл бұрын

    Inta nabiga jecel fadlan inagu caawi subscareb🙏

  • @mubaarikabdi3684

    @mubaarikabdi3684

    4 жыл бұрын

    Nabiga waxd ku Radzanaysaah like nac batay cadi izka Dhigan naka Ku zarayne lkn ha ku Qaraaban Nabiga😡😡

  • @ahmedyasiin2717

    @ahmedyasiin2717

    4 жыл бұрын

    Subscribe ii saar wll Alle Haydin dhowre🇸🇴 Maxamed

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    4 жыл бұрын

    Nabi Muhammad ❤️❤️❤️Scw

  • @mm.joseph4351

    @mm.joseph4351

    4 жыл бұрын

    Duliyahaw NABIGA Haku raadsan (Likes) oo Haku dawarsan

  • @xagardheermidiachannelruma4189

    @xagardheermidiachannelruma4189

    4 жыл бұрын

    Waanku saree adna isaar wll mhd sanid

  • @mohamedaadan1504
    @mohamedaadan15044 жыл бұрын

    HAMBALYO HAMBALYO MARWADA ❤JACEYLKA YURUB GEENYO

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi26944 жыл бұрын

    Masha allaah 🙏❤️🙏💐💐Hambalyo 💝💝💝💝💌💌💌

  • @faadumiinanoor8238
    @faadumiinanoor82384 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo yurub genyo guurkaaga guur qeyr

  • @qaaligelle3521
    @qaaligelle35214 жыл бұрын

    Hambalyo yurub xbbt guur kheyr qaba thanks dayax films

  • @miskimaana813
    @miskimaana8134 жыл бұрын

    😭😭😭wa runtii abwanka yase run ba raba wa duni benta lagu shaqeysdo ilahay aya qalbiyada rogroga e Somali ilahay ha is jecleysiyo🤲🤲🤲

  • @lulyusuf1211
    @lulyusuf12114 жыл бұрын

    Guurkaaga guur qeyr gurigaaga guri nagi guuloow ka yeel Aamiin

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi89644 жыл бұрын

    Waan salamaya bahsa dayax films waxan ahay shiqsi joga magalada lascanod waxaa la shegay in la xidhay xasan saleban dhuxul balse waxba kama jiraan waa xuman iyo in wax lodhimo abwaanka waxan umalan in laga xun yahay hadalkisa somalinimadu iyo qalbi wacnantu ku jirto somaliya ha guulaysato l love my mother country

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi28184 жыл бұрын

    Hambalyo Hambalyo Sowtu Raxma Yurub Geenyo IYo Segeeda Noqda reerkii lagu naste lagu nagadee wada jire nabad galee Aameen Aameen

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial14 жыл бұрын

    Dayax Films waxgarad..💯

  • @ahmedyasiin2717

    @ahmedyasiin2717

    4 жыл бұрын

    GORGOR PRODUCTIONS Subscribe ii saar walal Adigoo mahadsanid

  • @AhmedAkOfficial1

    @AhmedAkOfficial1

    4 жыл бұрын

    @@ahmedyasiin2717 ok ana IsaaR wll

  • @ahmedyasiin2717

    @ahmedyasiin2717

    4 жыл бұрын

    GORGOR PRODUCTIONS haye

  • @AhmedAkOfficial1

    @AhmedAkOfficial1

    4 жыл бұрын

    @@ahmedyasiin2717 thanks

  • @nasircooking1438
    @nasircooking14384 жыл бұрын

    yurub nag ku hamblyeyn wayda mahi wan ku jeclhy wlh yurb waligyba hes kale ma dhagysn kaliged🙏💋🌹💞hambalyo hoyda jacaylka

  • @casharoxirsi5505
    @casharoxirsi55053 жыл бұрын

    Masha allah wll hore usoco waliga

  • @rihaanofficial3905
    @rihaanofficial39054 жыл бұрын

    Neva give up dayax film

  • @officialmacaruf9779
    @officialmacaruf97794 жыл бұрын

    Wll Abdirahman horeey u soco runtii studio quruxbadaan fuuratay

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie61824 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo boqoradda codka Yurub Mohamed Abdi yurub geenyo (sawtu rahma ) ❤️

  • @miskimaana813
    @miskimaana8134 жыл бұрын

    Hambaliyo fananada ❤️❤️❤️💐💐💐

  • @nimcosagal7605
    @nimcosagal76054 жыл бұрын

    Dhamn reer lascanood cidaydii.iyo dadkygii.gacntu.wa.qolofe.qalbiga.idiinsalamy

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud32734 жыл бұрын

    Laabsaalax waa shakhsi aan lagu tilmaami Karin abwaan waayo malaha dhaqanki abwaanada, waana siyasi kasii liita siyaasiyiinta wa shakhsi lacagta waxwalba u sameynkara waana sifada laab saalax ee dhabta ah.

  • @siradm
    @siradm4 жыл бұрын

    Nabadda Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan koofurta iyo go'idda Soomaaliland isku xirna marka inteenna fayow loo eego go'aanka annagaa iska leh Soomaali baa iska leh ayagaa diidi kara fekerka shisheeyaha ee ah hana dhimman hana noolaan ee Koofur iyo Waqooyiba aan dan u ahayn wax kasta waxay ku yimaadeem garaad yari iyo danaysi kursi doon baa naloo gusoo galan galay walina tabtii bay taagan tahay laakiin go'aanka Soomaali baa leh iney baraarugto un bay u baahan tahay. Wan salaamayaa Laabsaalax oday Soomaaliyeed

  • @asmamohamed907
    @asmamohamed9074 жыл бұрын

    Wax garan keep going pro

  • @hodandahir4466
    @hodandahir44664 жыл бұрын

    Hambalyo maasha allaah

  • @masterakwarsame1726

    @masterakwarsame1726

    4 жыл бұрын

    Hodan subscribe isaar AbaaYo

  • @amrandagan2975
    @amrandagan29753 жыл бұрын

    Inta daawanysa 2021

  • @khadanadan5381
    @khadanadan53814 жыл бұрын

    Hambaliyo hambaliyo 🌷⚘🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees43264 жыл бұрын

    Hambalyo yurub geenyo sowtu raxma guri nagi ayaan leeyahay

  • @raxmacali1104
    @raxmacali11044 жыл бұрын

    Alle haysubarakeyo

  • @yaasmiinabiibakar9012
    @yaasmiinabiibakar90124 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo walshay yuurub

  • @high-tech3304
    @high-tech33044 жыл бұрын

    gurmad lagu soodaynayo abwaanka haloosameeyo

  • @simonvoss1260
    @simonvoss12604 жыл бұрын

    Hanbalyo yurub❤️💯

  • @ayaanmuuse4685

    @ayaanmuuse4685

    3 жыл бұрын

    Hanbalyo yurub geeyo

  • @mahamudahmedabdilahi902
    @mahamudahmedabdilahi9023 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo sawtu raxma

  • @rudwanaxmed6481
    @rudwanaxmed64814 жыл бұрын

    Hambalyo yurub geenyo masha allah

  • @raxmacali1104
    @raxmacali11044 жыл бұрын

    Mnsha allah hanbalyo

  • @wacanmaxamed3002

    @wacanmaxamed3002

    4 жыл бұрын

    Masha Allah hambalyo Hambalyo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa68374 жыл бұрын

    ABWAANKAN ILAHAY HA DAAYO MASHA ALLAH MEESHU KA HADALAYO QOF CAQLI LEH UU BAA FAHMAYA YURUB GEENYO IYO NINKA NOLOSHA LA WADAGTAYNA WAXAN LEEYAHAY WAXAAD DHISTEN QOYS ISLAMA ILAHAY HA IDIN SIIYO GUUSHA IFKA IYO TA AKHIRO GURI ISLAMA OO LAGU FAAIIDO ILAHAY HA IDINKA DHIGO

  • @lulyusuf1211
    @lulyusuf12114 жыл бұрын

    Mabruuuk iga gaarsii yurub

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial16394 жыл бұрын

    Xidigaha AYaY Kuzoo CaanbaxdaY Hargaiza AYaan Ku BartaY Waa Fanaanad DhamaYztiran

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed34544 жыл бұрын

    Very good stage fcnbaad keentay

  • @simonvoss1260
    @simonvoss12604 жыл бұрын

    👌👌👌👌👌👌

  • @juweriyojuweriyo1696
    @juweriyojuweriyo16963 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo 🙏🙏🙏🙏

  • @yusragabow
    @yusragabow4 жыл бұрын

    asxaabta isoo booqda thanks ana waan idiin soo booqanaaa

  • @hibaaqhasan3938
    @hibaaqhasan39384 жыл бұрын

    Yurub genyo hablyo xbbti

  • @sahrakiin9245
    @sahrakiin92454 жыл бұрын

    Hambalyo qaali

  • @rasmiaadan7406
    @rasmiaadan74064 жыл бұрын

    Sawtu Raxma Hambalyo

  • @guulujoogetube9673
    @guulujoogetube96734 жыл бұрын

    Hambalyo sowta raxma like isaraa asxabta

  • @filsanqawrax8835
    @filsanqawrax88354 жыл бұрын

    Wiilku wax xunba muu dhihine maxa lagu cunay

  • @apdilahikuuz5352
    @apdilahikuuz53524 жыл бұрын

    Wax lagu xidhay kalmadii sool khasab ku man noqonayso somaliland hadalkasina waa run

  • @mukhatarcabdi3137

    @mukhatarcabdi3137

    4 жыл бұрын

    Waa runtaa

  • @maxamedcabdi4469
    @maxamedcabdi44694 жыл бұрын

    Waa boos liin dhanaan oo idinle subis karanta ken

  • @chibriil_ahmett1166
    @chibriil_ahmett11664 жыл бұрын

    Kan aragisuba run ma shegayo

  • @apdinasirofficial2242
    @apdinasirofficial22424 жыл бұрын

    FirzT video

  • @hanyaswan1817
    @hanyaswan18174 жыл бұрын

    Cunsuri cunsuri cunsuri vive somalia💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @saharamuse1965
    @saharamuse19654 жыл бұрын

    Manshalah wax run ayuu shegay maxaa laga rabaa

  • @fardusyusuf7207
    @fardusyusuf72074 жыл бұрын

    Hambalyo yurub geenyo iyo saygeda isku wara ubadkhayr qabana kala hela

  • @mukhtaarindho9305
    @mukhtaarindho93054 жыл бұрын

    Laabsaalax lama xidhi karo waa nin qaaliya

  • @capellowamadiwa5064
    @capellowamadiwa50644 жыл бұрын

    Somalia vivaa

  • @abdirahmanmohamed3747
    @abdirahmanmohamed37474 жыл бұрын

    hmblyo green screen ka ad isticmalaysan and its something new in the somali region lkn ya should add play botton

  • @fatiman2077
    @fatiman20774 жыл бұрын

    Laab saalax qalad ayey ku xidheen,wx xuman ma sheegin,ilaahay ha ka soo saaro xabsiga.

  • @mohantiger2929
    @mohantiger29294 жыл бұрын

    labaslax, lama xidhi karo

  • @khadjiohassan7348
    @khadjiohassan73484 жыл бұрын

    Waa Abwaan e maxaa siyaasada. Galiye Xarik Ayaad ka Hadleysaan maa la Tookto Soomalilan ma doo Neyno Anagu Isaaq ma Nahin e. Daarod Yaan nahay

  • @ridwaanmaxamed1758
    @ridwaanmaxamed17584 жыл бұрын

    Dayax flims

  • @roodakeyes1290
    @roodakeyes12904 жыл бұрын

    Yurubo hanplyo kun jeer fananda aan tagaro

  • @ridwaanmaxamed1758
    @ridwaanmaxamed17584 жыл бұрын

    Cabdiraxmaan

  • @hodankhadar501
    @hodankhadar5014 жыл бұрын

    Hampalyo Yurub Geenyo

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial16394 жыл бұрын

    Laabzaalax Wa HalYaY Lama Xidhi Karo

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander54854 жыл бұрын

    Nin kan Marka Danbe in la Xidhayo ayay ila tahy beentiisa iyo madhaxiisa wlhi😂😂yaa ila Qaba

  • @quratulcayni2496

    @quratulcayni2496

    4 жыл бұрын

    👆

  • @cabsidaallekudadaal3959

    @cabsidaallekudadaal3959

    4 жыл бұрын

    Aniga kula qaba

  • @ismailaxmed9691
    @ismailaxmed96914 жыл бұрын

    wuuu saqraaamay

  • @fihmacabdi9400
    @fihmacabdi94003 жыл бұрын

    M allh hanpalyo hanpalyo

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan36854 жыл бұрын

    Like 24 countries of Arabia

  • @halimaomer625
    @halimaomer6254 жыл бұрын

    Ascw Wllhi Laabsaalax wax Jira oo dhaba ayuka Hadlay/Balse intact Tuugta ah ee 5tii Soomali Cunay Runta madonayan /Abwankuse Wu Kuala Saaray waxa idinka Jidha iyo waxsoo Socda waxase La Ogaan Goor ey Xeero iyo Fandhaal kala dhaceen/Alllllooooow Na Daba Qabo/Qarbaynu Saarane o eynu kasii Dhaceynaye,,,,,Aaaaaammmmiiiin.Yaarabi

  • @cabdallagacshe5604
    @cabdallagacshe56044 жыл бұрын

    Dayax films cadi maha wan kutagera balse suaal ayan wata majeceshahay inay Somalia iyo somaliland is racdo oo midowdo sxb wan ku arka muwadin aya tahee

  • @Jr-ok1tq
    @Jr-ok1tq4 жыл бұрын

    𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗗 𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘁𝗼𝗯𝗶𝘆𝗮 𝗹𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼 𝗲𝗲 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗦𝘁𝗮𝘁𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗲𝗲 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮 𝗜𝘀𝗸𝗮 𝗦𝗮𝘅 𝗯𝗿𝗼 𝗠𝘂𝗾𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗮𝗹𝗹𝗯𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗶𝗱 𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗱𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱 𝗱𝗲𝗴𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘁𝗼𝗯𝗶𝘆𝗮 𝗘𝗲 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗡 𝗸𝗮 𝗿𝗲𝗲𝗯 𝗜𝘁𝗼𝗯𝗶𝘆𝗮 𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼

  • @fartunharkanti6664
    @fartunharkanti66644 жыл бұрын

    Qaabka studio-ga BBC ayuu ka koobiyeeyay lkn wali waxbaa kadhiman waxaan sugnaa youtubers-ka asaga kusii dayan doonta

  • @asuumahassan1678
    @asuumahassan16784 жыл бұрын

    Wllo beentu ma ficn abwaan ka lame xidhan ee bunbuninta kadeny iyo xumante dadka

  • @yahyaidaaja2353
    @yahyaidaaja23534 жыл бұрын

    Yurub geenYo ba waY guursaTe Anaga Mxa na dhigaY nio hadad Caqli ledahaY wa Doob Ciilan lika Ta isiiYa iYada iga badanEh

  • @filsanmahamed7918

    @filsanmahamed7918

    4 жыл бұрын

    Hhhhh ka kac fadhiga dheer waryaa

  • @user-fw8gm2vh3d

    @user-fw8gm2vh3d

    4 жыл бұрын

    @@filsanmahamed7918 Adba u gargaar

  • @filsanmahamed7918

    @filsanmahamed7918

    4 жыл бұрын

    @@user-fw8gm2vh3d qudhaydu wax i gargara ayn u bahanhy labo qawani isma qaado

  • @user-fw8gm2vh3d

    @user-fw8gm2vh3d

    4 жыл бұрын

    @@filsanmahamed7918 Wiilkan ayaa kuu gargaaraya adna u gargaar sheekadu dhag ha noqote.

  • @filsanmahamed7918

    @filsanmahamed7918

    4 жыл бұрын

    @@user-fw8gm2vh3d miyaa 😅😅

  • @guuleedcaanaboodhe9643
    @guuleedcaanaboodhe96434 жыл бұрын

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇲🇴

  • @abdinajiibofficial4057
    @abdinajiibofficial40574 жыл бұрын

    Aaryaa benaale waxanad Hubin views haku raadin Waliga shiling intaad ka Fikirayso aakhiradaadu Yey ku seegin waa Iga talo👆

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan5454 жыл бұрын

    Tolbelay waa geesi tolwaayay.

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi69724 жыл бұрын

    Yurub maxamed cabdi Hambalyo

  • @dekamohamed7407
    @dekamohamed74072 жыл бұрын

    ARW

  • @kawsarsulayman9651
    @kawsarsulayman96514 жыл бұрын

    Hadaad ka hadlaysay aqalka yurub geenyo xagaad hadana laabsalax ugu booday Inder waxaad soo jeedinayso meel haku aroorto🤔

  • @jhussain1507
    @jhussain15074 жыл бұрын

    Ninki muqdisho tago lee lesku ogaay in laxiiro maxaa lo xiray Labsalax miyuusan rayigiisa kahadlikariin

  • @abukarsateofficialsubscrib6753
    @abukarsateofficialsubscrib67534 жыл бұрын

    RUUXII LAABSAALAX XIRAY SOOMAALI OO IDIL BUUXIREY. WAALAGULA XISAABTAMI DOONAA IN LASOO DAAYO. WAXAA KA MUHIIMSAN IN JAWAAB LAGA BIXIYO

  • @kamtv403
    @kamtv4034 жыл бұрын

    Wll subscribe kulama dhafeyn ha ila dhafin inaa bartaan ka bariiseeya rabaa pls 😭😭😭😭

  • @iamsomalilander5485

    @iamsomalilander5485

    4 жыл бұрын

    Waan kuu saaray markaad iga Qoslisay ka dib😂😂😂

  • @nimcoxaashi7800

    @nimcoxaashi7800

    4 жыл бұрын

    wnku sarayi wlll hore u soco

  • @khadarmediatv5631

    @khadarmediatv5631

    4 жыл бұрын

    Waarya maxi shoode nacasa ayaatahay wayo anaga waxanala dhahaa s/land nalama dhaho somalia marwalba waxaadti dhaahda somalia madhaxle doqon benale

  • @iamsomalilander5485

    @iamsomalilander5485

    4 жыл бұрын

    @@khadarmediatv5631 halkan fariinta waad kula soo qaldan tay malaha😂😂

  • @masterakwarsame1726

    @masterakwarsame1726

    4 жыл бұрын

    waan kuu saaraY wll keep going

  • @umalkhayrmohammed4446
    @umalkhayrmohammed44464 жыл бұрын

    B

  • @ahmedsiciid8055
    @ahmedsiciid80554 жыл бұрын

    Ninka dunida ugu jaaahilsan😁

  • @ladanfaysal7765
    @ladanfaysal77654 жыл бұрын

    Now imikana ma yurub geenyo u dhigatey Waar yurub ceeb maleh waxkale ka hadal

  • @Myhalimaworld

    @Myhalimaworld

    4 жыл бұрын

    Sakaryi: wax xun kamuu sheegin wuxuu ugu hambalyeeyey guurkeeda. ((Wax wanaagsan ka tali))

  • @mukhtaarmuuse6351
    @mukhtaarmuuse63514 жыл бұрын

    waar nio ninkan odayga ahi been badanaa horta waxaasi waa wixii xamda queen iyo iidle yare ku sheegayeen

  • @asmaaxmed4825
    @asmaaxmed48254 жыл бұрын

    Satu raxma kulahaa waa sawtu shayshaydaab

  • @abdiraxmanahmed4997
    @abdiraxmanahmed49974 жыл бұрын

    Halays lagogao noi 🤣

  • @mohamedozil9470
    @mohamedozil94704 жыл бұрын

    Waxa kabaxo itus o Itaabasi nio

  • @sofiayacqub9744
    @sofiayacqub97444 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo hambalyo My dear queen 👸 Sowtu Raxma M.a Guurkii lagu nastee lagu nagado wlshy yurub geenyo

  • @laylaomar5541
    @laylaomar55414 жыл бұрын

    Su aal hasha naasa adag iyo maxaa weedha kulmiyay eedo maxaa isu keenay farxad iyo naxdin oo maxaad ula jerdaa sidee rabtaa in aan wax u fahano ma soutu raxmaa wax gumaaday mise amarkaa iska socday kuma fahmin eedo

  • @mulkmm1327
    @mulkmm13274 жыл бұрын

    Somalia galbad iyo NFD

  • @maryamrebaz1274
    @maryamrebaz12744 жыл бұрын

    Xabada geeska dhe imika waxba maha baribayjireen

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic4 жыл бұрын

    Waar haaye gabadh guursatay inaad sheegto Mxaa kaga jira wax aaad dadka laso hor fadhiizato maad wayday talenti la kaaly nio

  • @muntazissa6837

    @muntazissa6837

    4 жыл бұрын

    acuuudu bilaahi mina shaydanir rajiim masayrka sidan ah muxu aha sidii shaydanka masayrtee gabadh iyo wiil guursady hadii la sheego waa faraxad islamka u soo korodhee adiga maxa ka siya quluubta dawee qurankana badso mabruuk iyo hanbalayona soo qor

  • @essateddyofficialmusic

    @essateddyofficialmusic

    4 жыл бұрын

    Muntaz Issa naya naag yar oo xaga hooze kawaltaad tahe Mxaa ika keenay isaguba kama hadline

  • @essateddyofficialmusic

    @essateddyofficialmusic

    4 жыл бұрын

    Muntaz Issa naya naag yar oo xaga hooze kawaltaad tahe Mxaa ika keenay isaguba kama hadline

  • @nimcosagal7605
    @nimcosagal76054 жыл бұрын

    Cbdiraxmn nin an tagerijiry ayu aha lkin xamda on naftyda ka jecla ayu Ben kashegy takle mrkihore nin ficn ayu aha lkin imika wu is maydhay wlhi

  • @khadarmahamudbade358

    @khadarmahamudbade358

    4 жыл бұрын

    Abwaanka qarni ayyaa xidhikara beenaale

  • @umalkhayrmohammed4446

    @umalkhayrmohammed4446

    4 жыл бұрын

    A

  • @umalkhayrmohammed4446

    @umalkhayrmohammed4446

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @samsamxasan9304
    @samsamxasan93044 жыл бұрын

    Hay.quraan.aqrido.aya.sowtul.raxma.ahsn Lahayaad

  • @fatimaqaalisan7720
    @fatimaqaalisan77204 жыл бұрын

    beenlaw cunsiya waxba ha ataagin abwanka waa halyeygeesiyo runsheeg badane

  • @jhussain1507
    @jhussain15074 жыл бұрын

    Yurub geenyo nin waay kadheragtay muqdisho Jabuuti Somaliland melkasto nin ay kaguursatay

  • @saedelmidualleh6100
    @saedelmidualleh61004 жыл бұрын

    Inta aragtay inuu ninkani BBC Kudayanaayo like saar

  • @Omarmohamed-yp1ev

    @Omarmohamed-yp1ev

    4 жыл бұрын

    🤣we we

  • @ahmedyasiin2717

    @ahmedyasiin2717

    4 жыл бұрын

    saed elmi Du'alleh Subscribe ii saar walal Adigoo mahadsanid😂😂

  • @saedelmidualleh6100

    @saedelmidualleh6100

    4 жыл бұрын

    Ahmed Muse Faarah waanku saaray zxp

  • @ahmedyasiin2717

    @ahmedyasiin2717

    4 жыл бұрын

    saed elmi Du'alleh ok wll waad mahdsan tahay alle haku sharfo

  • @alpertomoovlogs3728
    @alpertomoovlogs37284 жыл бұрын

    Qofki ugu horeyay like ISAR

  • @LUCKY-zn6tq
    @LUCKY-zn6tq4 жыл бұрын

    The queen of love congratulations 😍😘❤hope u live happily ever after.

Келесі