Guryo raaxo leh oo Nairobi ku yaalla ugu hagaag Gazebo Homes

Пікірлер: 22

  • @rocky4066
    @rocky40662 ай бұрын

    Cadisalaam barnaamijyadaada waxaa billad ama qurxiya oo aydan ka daaleeynin musigga ee aad u doortay weliba kabaniste gacan macaan.

  • @shuwebmohamed
    @shuwebmohamedАй бұрын

    Amazing construction company Mexer

  • @dhuuxali9846
    @dhuuxali98463 ай бұрын

    Sheekhaal waxiina alle haydiin barakeeyo mardhow Nairobi anagaa yeelanayna Parkland meel caadiya maaha war halagu yaaco

  • @caagagga
    @caagagga9 ай бұрын

    Soomaali kenya waa qabsadeen

  • @user-vw4bt7wr7t
    @user-vw4bt7wr7t6 ай бұрын

    Abdisalan noo wayidii qiimaha guriga

  • @shuwebmohamed
    @shuwebmohamedАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @11naa44
    @11naa449 ай бұрын

    Kenya ya lo dhisaya Somalia mala dhiso yaab dadkan

  • @abdiazizhassan7291

    @abdiazizhassan7291

    9 ай бұрын

    Somalia adi adeerka iyo ani Abtigey ayaba gubooyan se lo dhisa 😅

  • @11naa44

    @11naa44

    9 ай бұрын

    @@abdiazizhassan7291 naga qabo

  • @abdulnashville2020

    @abdulnashville2020

    9 ай бұрын

    Wakala faniijinayan miyaa waxkasta nabada aabe uaha wadankena waa dal fcn balse dadka kunool wali nabada macnaheeda oo buuxa magaarin inshlh qyr urajynaynaa

  • @afiifahabdikariim3373

    @afiifahabdikariim3373

    9 ай бұрын

    @@abdiazizhassan7291😂😂

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87529 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-vw4bt7wr7t
    @user-vw4bt7wr7t6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein17749 ай бұрын

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @user-pd2qm2bo1h
    @user-pd2qm2bo1hАй бұрын

    kawkaw hada malaysia jooga oo dalalka aduunka ugu hormarsan waliba waxaan daganahay meel fiican oo caasimada kl ah safarada waxay ii jiraan 5min iyada soo tahay hadana kirada apartment 400 - 500 $ weeye ee kuwan africa jooga dhaqaalaha aduunka hormaray lahayn shidaalna carabta hayn siday wax leeyihin waar caqli kale keena meesha waa laysku dhacaya walalhi

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi37152 ай бұрын

    Guriga 3+1 Ayaaa 120k laga bixinaaaa somalida waaa yaabanyhin 130K marka booos kuibsataa Türkiga waxaad xaq u yelaneysaa Passporka dalka Türkiga inaad qaadataaa. Tan kale 3+1 marka 120K Ka bixinayo Soo kama ficna inaan booos cidlaha intaa Ka ibsado Muqdisha kadib an dhisto dhulkaasna waligey ana lahanayo ilmahaygama ıga dhaxlayaan.

  • @user-bv6pz1cr6b
    @user-bv6pz1cr6b9 ай бұрын

    War hareeriyow vido noga so samey guushii shalay ee palastine iyo jabkii yahuuuda israel wakaa sugeynaa

  • @saalaxy
    @saalaxy9 ай бұрын

    Qiimaha????

  • @gazebohomes

    @gazebohomes

    8 ай бұрын

    qimaha wa macqul wll nalaso xirir @gazebohomes

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip9 ай бұрын

    Malaga yaabaa in dadka Kenyanka ah ay kacddon ajnabi naceyb ah galaan sida kuwa koonfur Afrika oo kale noqdaan?. Soomaaliyeey dalkiina dhista oo nabad kuwada noolaada. You always hear Kenyans say, “Somalis are taking over our country”

  • @aabass7531

    @aabass7531

    9 ай бұрын

    wax walba waa macquul!! waana sababta aan mar walba u sheego inay si caqli gal ah u maalgashadaan!!

  • @mahamedyasiin633

    @mahamedyasiin633

    9 ай бұрын

    Runtaa lkn dalka 50%yaanu lenahay zxb kuma dhacan 😂😂