GURYA CASRI AH OO RAQIIS AH MOMBASA KENYA | Buxton point, Cheap modern houses in Mombasa.

GURYA RAQIIS AH OO CASRI AH OO LAGA HIRGALINAYO MOMBASA, KENYA | Buxton point, Cheap modern houses in Mombasa.
Please dont forget to subscribe the channel.
Faldan subscribe saar like-na dheh hadii muuqaalkan ku anfacay, si mar kasta aan usoo galino muuqaalo aad wax ka faaiidaan.
--------------------------------------------------******--------------------------------------
Welcome to my channel, My name is Hassan, for many years I have been working on humanitarian missions and i created several organizations that helps underprivileged communities especially in education and health,I also enjoy inspiring and motivating people to achieve their goals and dreams.
Thinking about how I could scale this to a larger audience, I came to the conclusion that KZread could be a great vehicle. My hope is to grow the channel and make an impact in the lives of others.
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing here: / hassansunni
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
CONNECT WITH ME ONLINE
💥 Facebook: / hassansunni
💥 Instagram: / hassansunni
💥 Snapchat: / sunnihassan

Пікірлер: 31

  • @HassanSunni
    @HassanSunni3 жыл бұрын

    97% DADKA I DAAWADA SUBSCRIBERS MA’AHAN, SABABTA GARAN MAAYO, FADLAN SUBSCRIBE DHEH GAMBALEELKANA FURO 😎

  • @musanur798

    @musanur798

    2 жыл бұрын

    This is nothing without telling us the price of the property!

  • @ustaadfanaxmohamed7250
    @ustaadfanaxmohamed72503 жыл бұрын

    Maasha Allaah Waa Guryo Casir ah"

  • @abdullahisoyaal8669
    @abdullahisoyaal86692 жыл бұрын

    Mahadsanid qimahooda inoo soo gudbi

  • @yasminmohamed780
    @yasminmohamed7802 жыл бұрын

    Waa guryo yar yar

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig41302 жыл бұрын

    Walal waa meeqo qiimihu

  • @Hooyomacaan143
    @Hooyomacaan1432 жыл бұрын

    Bismillahi yar yaraa qololka halkan aa joogno ee yurub aa la yaabaneen qolol ka kuwaan aaba ka sii yaryar ba , wallee dhulkeena hooyo ee somalia wax noo dhaanto lawaaa, guri kaligaa kuu go'an oo daaradaada geedkiisa hoostiisa ku leerso.

  • @iqragacal4250
    @iqragacal42503 жыл бұрын

    Mash.allah way qurux bdn yhn lkn waa kuleyl mombasa

  • @aliabdi8347

    @aliabdi8347

    2 жыл бұрын

    Heer kuleelkeeda waa Muqdisho oo kale

  • @nasteha874
    @nasteha8742 жыл бұрын

    Asc wllo guryo goglan lakiresto nalawadag thanks 😊

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan72313 жыл бұрын

    Shukran xasan waan u baahnaay warbixintaan noosobadi

  • @nasramuhudin2619

    @nasramuhudin2619

    3 жыл бұрын

    ASC waad mahadsantahay walaal fadlan suaalaha nooga soobjawaab Goorma ayay diyaar noqonayaan

  • @HassanSunni

    @HassanSunni

    3 жыл бұрын

    May 2022 ayay diyaar noqonayaan

  • @nasrahassan9004
    @nasrahassan90042 жыл бұрын

    Mashallah guryo house’s ah malahan miyaa

  • @carabmuxumed4008
    @carabmuxumed40082 жыл бұрын

    Inaad qiimaha sheegto ayaa fiicnayd

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Жыл бұрын

    Qiimaha noo sheeg

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Жыл бұрын

    Hassan suni qiimaha ugu raqiisan iyo kuwo dhexe ee kirada noosoo gudbi

  • @maxamedofficial1519
    @maxamedofficial1519 Жыл бұрын

    Wax faahfaavsan maad sheevine. Carradale iyo hadaljaba waad soo koobtry. Shaqada wax ka badly plz wll

  • @HassanSunni

    @HassanSunni

    Жыл бұрын

    Maxaa su aal ah iga waydiin lahayd?

  • @adontiialle8171
    @adontiialle81712 жыл бұрын

    Waxaa fiinayd in aad qiimahana nala av wadagto?

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland19393 жыл бұрын

    walaaloow waxaa muhiim aheyd inaad noo sheegto qiimaha guri walba la gadayo hada waa fahanay waxay ku yaaliin boondheni oo u dhow hotel new people ma markitiga ama hotel nasir qiimaha soo sheeg please thanks

  • @HassanSunni

    @HassanSunni

    3 жыл бұрын

    sunni.media10@gmail.com igala soo xariir

  • @yasminmohamed780
    @yasminmohamed7802 жыл бұрын

    Maxaa ma aad sheegin qiimaha guryaha

  • @salmanjama6663
    @salmanjama66632 жыл бұрын

    anigu gabay waa gaysan karna balse dadka waa loo sii sheekeya walaal, waxyabaha aragtay, dhaqanka dadka , cimilada iwm.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed43752 жыл бұрын

    Asc dul weyn oo bada qarkeda ah ana haya qofki rabo dul Mombasa kuyal ilaso xarira

  • @HassanSunni

    @HassanSunni

    2 жыл бұрын

    Sidee laguula soo xariiri karayaa walal sahra?

  • @mohamusasiyaad1766

    @mohamusasiyaad1766

    Жыл бұрын

    Inte lagala so xariira walal

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Жыл бұрын

    waxaan ciriiriga ah guri ma'aha wee yar yihiin 10 jir maa loogu tala galay

  • @trs284
    @trs2842 жыл бұрын

    The livingrooms are too small

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow14722 жыл бұрын

    Waar lacagtu xagee ka keenaaan dadkani

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed43752 жыл бұрын

    Too small