Guri Barwaaqo iyo Suaalihii Hargeisa

Guri Barwaaqo TV

Пікірлер: 162

  • @Giirre
    @Giirre Жыл бұрын

    Lacagta ayaan qaadan lahaa

  • @warsamejodah8132
    @warsamejodah8132 Жыл бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @rayanabezani5089
    @rayanabezani5089 Жыл бұрын

    from Dharkeynley Xamar

  • @Naamir03
    @Naamir03 Жыл бұрын

    Soo haad Kulahaa, Guray Ciyaalkii hore🙌😂

  • @suhaybsaleebaan9470
    @suhaybsaleebaan9470 Жыл бұрын

    LEGENDKA REER BURCO WAAN KU WATAA FROM BORAMA INTA IGU RAACSAN ISOO RAACA

  • @bilaalabdi318
    @bilaalabdi318 Жыл бұрын

    Fayaanba kusoo salamaya gurayow 🤚🏻

  • @abdisaed6327
    @abdisaed6327 Жыл бұрын

    Manshalaah Gurow soo badi oo waliba yaradheere banamijka wakhtigisa thanks.

  • @mustafesiciid6898
    @mustafesiciid6898 Жыл бұрын

    Form hargaysa zxp guulayso

  • @abdallawaqal6388
    @abdallawaqal6388 Жыл бұрын

    Afar iyo afartan kulaa wr ninka nabar baa u qarisay 🤣🤣🤣 guri soo badi barnaamijkaaan zxb 🤚🤚

  • @abdirahmanawga1951
    @abdirahmanawga1951 Жыл бұрын

    Gurooow zxp. Barnaamijka waa ficanyhy lkn inaad su.aalaha soo badiso fudaydna kasoo dhigto qayb insha alllh

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 Жыл бұрын

    Erayo xaata waaka faiiday kitaab abwaan🇸🇴❤️💯

  • @hamzanassir3609
    @hamzanassir3609 Жыл бұрын

    Ok

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 Жыл бұрын

    SOO HAAD AYAA IGA GADAY

  • @abdillahiismail273
    @abdillahiismail273 Жыл бұрын

    Aad baan kuu salaamayaa sx guri barwaaqo, waa barnaamiji fiican, su'aalahaaguna waa cajiib, inyar oo soo jeedin ah: marka dambe goob qudha ha ku dhamayn su'aalaha, dhowr meelood oo shacab kala duwani joogaan tag, mahadsanid.

  • @muxiyadiinmohamed6006
    @muxiyadiinmohamed6006 Жыл бұрын

    Waan qoslay ciyaalkii hore weeyaan oo how's eeg

  • @samiaharago2182
    @samiaharago2182 Жыл бұрын

    Wax 100 iligle oo aan barurkala gooyn waa alolka aqal soomaliga lagu dhiso🤩🤣

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 Жыл бұрын

    Guribarwaaqo suuqa soo dhaaaf oo kaalay goolada siinay

  • @somalidacaayeandamaandoone254
    @somalidacaayeandamaandoone254 Жыл бұрын

    Wax kasto qurux badan aniga kasi qurux badan 😂

  • @farahderejo9045
    @farahderejo9045 Жыл бұрын

    Sooo badi gurayoow wlhi waa xaraabee😂🙈

  • @Maxbash114
    @Maxbash114 Жыл бұрын

    Guroow sxb barnaamijku wuu fican hase ahaate qofku marku jawaabta garan waayo hadal wanaagsan ku celi sida "waad ku mahadsanatay isku daygaaga iwm".

Келесі