GURI BARWAAQO IYO QOSOLKII ADUNKA | TIJAABI CODKAAGA |

Ойын-сауық

YES ASXAABTA AANU ISKU XIDHAN NAHAY HA ILAAWIN IN AAD KU SOO BIIRTO KZreadKIINA THANKS
intagram
ayo azonto : / aidrous_mo
abdala jamaal : / abdalajamaall

Пікірлер: 1 700

  • @nurayusuf5313
    @nurayusuf53133 жыл бұрын

    Inta Guri barwaqo jecel like ta ha ila Dhafina alle nigu dhaarshe

  • @hazardoffical4810
    @hazardoffical48104 жыл бұрын

    Inta rasuulka jacely like saar please

  • @hadaayaxasan3499

    @hadaayaxasan3499

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hodanahmed9461
    @hodanahmed94614 жыл бұрын

    Intii sadayda qaososhay ✌️💕😂💕

  • @naciimaazizmoh6813

    @naciimaazizmoh6813

    2 жыл бұрын

    ✌️

  • @faizaahmed4772
    @faizaahmed47724 жыл бұрын

    Wllhi qosol iguma hadhin legends brothers😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdilahicige1063
    @abdilahicige10634 жыл бұрын

    InTa uxiisTaY Abdalla Jamaal iyo cayduruus like

  • @abdiaziz_khaire

    @abdiaziz_khaire

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @hothomuhumed2889
    @hothomuhumed28894 жыл бұрын

    Mata yan lay la dhafin lketa ana labade inta jecel ra suulka scw💕

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    hotho walashey adoo iga raali subscribe isaar walashey

  • @Tafo775
    @Tafo7754 жыл бұрын

    Rabi Dacwatana 😂😂😂😂👊🏾 ....... GB kal iyo laaban u qoslay Zxp Wlahi noolow intay nololi jirto 🔥🔥🔥🔥

  • @abdirizak.MAhmed
    @abdirizak.MAhmed3 жыл бұрын

    Gurey Barwaaqo, one of a kind. Majaajiladu Waa hibo Rabi u dhali ah, maadaynta iyo madadaalinta maaha cir-ka-soo-dhac iyo aroor baan ku kacay, waa jilaa kalsoonidu biyo dhigtay, waa tabiye qayrkii tiirka ku xidhay, waa aftahan aan margan, waa mu'allif fikir curin iyo carinba leh. Intaa haddii aan idhi, golaha habeenkaa marti innaba kumuu dareemin, ee minanka minankiisuu ka dhigay, mataanahan dagalkooda uu fadhiyana meel intuu ku xidhay ayuu maadeeyay oo waliba marinkeeda mariyay. Mar qudha kama jeesan intaan dhamaysanayay daawashada muuqaalkan, mahaddaasna Gurey baa milgaheeda midigta saartay..... . Allalaaaaay, hayayaay iyo qosol aan foolasha dhaafsanayn mooyee miyaa wax kale lagu hayaa odayaashii meesha lahaaa..... waar nabadeey iyo mahadsanidin

  • @forthemind720
    @forthemind7204 жыл бұрын

    Somaliland inshaallah aqoonsi 💪

  • @ibraamohan830

    @ibraamohan830

    4 жыл бұрын

    😂😅😂lol

  • @mahamedaliyi4308

    @mahamedaliyi4308

    4 жыл бұрын

    Insha allah guul ayan rajaynanaa Somaliland guul

  • @wardadeeq9852

    @wardadeeq9852

    4 жыл бұрын

    Insha aallh

  • @asmaahmed6830

    @asmaahmed6830

    4 жыл бұрын

    Insha aalh

  • @muwahibmohamed2731

    @muwahibmohamed2731

    4 жыл бұрын

    Inzha allah

  • @abdalleayser6830
    @abdalleayser68304 жыл бұрын

    Inta guri barwaaqo erayadiisa taageerta like dhac kasiiya 😂😂

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland59203 жыл бұрын

    dadkeygii One love Somalilnad 💚⚪❤️ Rabi dacwatana😂

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden623 жыл бұрын

    Masha’Allaah my favorite channel and Guri Barwaaqo wuu iga Qosliyaa illaahay ha xafido wonderful 💯❤️👍🤣🤣🤣

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial884 жыл бұрын

    ALLOW HOOYO WAL OO ISLAAM AH IFKA NOLOL WAASICA IYO FARXAD AAN DHAMAN AKHIRONA JANNADA GEE❤❤❤❤❤❤❤ Wll subscribe iyo like hadad jeceshahay isar hadi kalena iska dhaf

  • @bulshaawishow2024
    @bulshaawishow20244 жыл бұрын

    qof la jecelyahey Ilaahey ha ku siiyo cilmi wax anfaca towbad nasuux ah risqi wanaagsan camal la aqbalo caafimaad buuxa raxmad alle dambi dhaaf hanuun dheeraad ah mustaqbal wanagsan ka cab xawdka nabiga s.c.w ilaahey ha ku naxariisto haku siiyo janada tan la dhimaneynin la cajiseyn.kitab kaaga midigta alle hakaa siiyo jidka siraad kuwa sida biriqa ku mara alle hakaa dhigo xuural ceyn hakuu adeegto adiga iyo shuhadadii bader janada ku kulma saadiqiintii iyo saalixiintii ku dhex sheekeysta casharal mubashiriintii Waaban kuu duceeyee SUBSCRIBE iisaara wll

  • @cumardowlad573

    @cumardowlad573

    4 жыл бұрын

    Mnsha allh haye

  • @khaliifaofficail5756

    @khaliifaofficail5756

    4 жыл бұрын

    🌹Wll walahi qof lo saro wad u qalantaa mansha allah 🌹

  • @siyaamsiman9291

    @siyaamsiman9291

    4 жыл бұрын

    Wllhi guri barwaqo markan arkaba wan iska farxa anoo xanaqsan xitaa hadan dawado wan qosla ale haku xiftiyo my brother

  • @siyaamsiman9291

    @siyaamsiman9291

    4 жыл бұрын

    Wllhi guri barwaqo markan arkaba wan iska farxa anoo xanaqsan xitaa hadan dawado wan qosla ale haku xiftiyo my brother

  • @tigertourism495

    @tigertourism495

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @hodanmohammed8476
    @hodanmohammed84764 жыл бұрын

    Kooxdo hido academy wlhie waa kooxda aan uguh jecelhy hargaysa masha allah ilhy ha daayo iyaga iyo macalinkooda dheegsan😻💕

  • @nazurnazur8981
    @nazurnazur89814 жыл бұрын

    *Anka la aankaa:* akbar fadexatu fil caalam *Guri barwaqo:* Laakin saqiir wlh 😂😂

  • @abdirahmanfarah7257

    @abdirahmanfarah7257

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay86424 жыл бұрын

    Rabi Dacwatanaa Ku Lahaa Guri Barwaaqo Hadan Arkaba Qosal Waan Is Haynaa😂😂😂😂😂

  • @yasminahmed2094

    @yasminahmed2094

    4 жыл бұрын

    @rahma ahmed waan ku jeeda 👀

  • @its.Mohamed443

    @its.Mohamed443

    4 жыл бұрын

    @@yasminahmed2094 aniga xtaa waan kujeeda😂😂

  • @naagadag8772

    @naagadag8772

    4 жыл бұрын

    Laftaydu waan ku jeeda👁😂✋

  • @rahmaaay8642

    @rahmaaay8642

    4 жыл бұрын

    Oyayoooo Sharef Bay Ii Tahay Inaad Ii Wada Jeedaan👀😂😂😂😂

  • @hawrarsanhaldhaa750

    @hawrarsanhaldhaa750

    4 жыл бұрын

    Wa laysu wda jEeda😂😁

  • @cmkhaliifa2345
    @cmkhaliifa23454 жыл бұрын

    Hadey timaha sare kugu baxan wa tolkaa , Hadey kuwa hoose kugu baxaana wa doqonimadaa 😂😂 hadalka wan ka qorey cawa odeyga

  • @shukriyasin3783

    @shukriyasin3783

    4 жыл бұрын

    Wll codsi eng hud hud so gabta

  • @abdurahmaansamriye9748

    @abdurahmaansamriye9748

    4 жыл бұрын

    Wx kale 🤣🤣

  • @mukhtaarmaxamuud4706

    @mukhtaarmaxamuud4706

    4 жыл бұрын

    @@shukriyasin3783 cawa burcu marayeypa izago diifi ka muuqaTo

  • @hoodaaleproduction5256

    @hoodaaleproduction5256

    4 жыл бұрын

    @@mukhtaarmaxamuud4706 waar isasoo dhaafiyaa waa haboow e kkkk

  • @manickofficial1319
    @manickofficial13194 жыл бұрын

    Dhalinyaro mahadi korkiina ha ahaato✊✊✊✊cimri dheer io cibaado suuban🤲🤲🥰🥰🥰

  • @ibraahimkaamil5087
    @ibraahimkaamil50874 жыл бұрын

    Inta si toosa ugu xiran abdla jamal iyo cayto like saara 😍

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli11274 жыл бұрын

    inta guri barwaaqo wlhi jclka waraqa wn so maraya inta ila midka

  • @abdifatahtube5720

    @abdifatahtube5720

    4 жыл бұрын

    wll subscribe igu caawi pls

  • @hafsayousuf3025
    @hafsayousuf30254 жыл бұрын

    Guri parwaaqo apdalla jamal io aidrous idin jecLhay wlllll💚💭❤🇩🇯🇸🇴

  • @nehanalka9217
    @nehanalka92174 жыл бұрын

    Wlhi waa idiin jecelahy ❣❤

  • @hiboismail4512
    @hiboismail45124 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂inamadayadi wad naga qoslisen wlh alh hayni dayoh💚💋

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama57834 жыл бұрын

    Hadaad Qoraalkayga Aragtaan liketa👍 hayla Dhaafina wllo Aniguba idinlama dhaafee❤️ Thanks All❤️❤️❤️❤️

  • @taaxotiger6783

    @taaxotiger6783

    4 жыл бұрын

    Wᴀɴ ᴋᴜ sᴀʀᴀʏ ᴡʟʟ

  • @munanuh170

    @munanuh170

    4 жыл бұрын

    Ano ku saryaan arkey calankaso waan ka boodey

  • @shacnidhaladkiiboorama5783

    @shacnidhaladkiiboorama5783

    4 жыл бұрын

    Muna Nuh hhhhhh Calankan🇸🇴❤️ Cidna ma baryo wllo Kuwa Kale oo saarayaa jira bilaa hadal thanks Adiguna😂

  • @shacnidhaladkiiboorama5783

    @shacnidhaladkiiboorama5783

    4 жыл бұрын

    Taaxo Tiger Thanks🙏 wll Qali❤️

  • @queenaraweeloali8589
    @queenaraweeloali85894 жыл бұрын

    8:50 PM. Qosol iguma hadhin wllhi Astaqfurullah🤗Apdalle ND aydarous dadkaygii alle ha noo kiin daayo sidaad waxwalba nooga qoslisaan vlogyada quruxda padan noogu soo gudbisaan👏👏😘❤

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye22564 жыл бұрын

    Labadaydii geesi abdallah iyo cayto waxa manta idin weheliya odaygii waynaa guribarwaaqo alle haydin sharfo walhi wan idin sugayay abdallow wad raageen ayaamhan ♥️❤from burco

  • @guledadan6923
    @guledadan69234 жыл бұрын

    Muuqaaladiinu Waa top Ana Top Fun Ayan Idiin ahay Lakiin inoo Baddiya Ilmaderayal Hadii Kale Aankala-Anka. Brother From Hargeisa. GuLed

  • @canabbatuun8297
    @canabbatuun82974 жыл бұрын

    Caydarus giri burwaqo cabdale jamal yaa manta ishelay ♥️♥️👍👍

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux274 жыл бұрын

    Wlh rag iyo bar baad tihiiin Ragii saxda ahaa waa kuwaas Legends abdalla iyo caydariiis iyo guri barwaaqo wan idin wataa 😘❤😍🥀

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    subscribe isaar walashey adoo iga raali ah

  • @fariidoofficil2249
    @fariidoofficil22494 жыл бұрын

    Rag qaliya Oo Ku Dayasho Mudan Hore U Socda caydaruz And Abdale

  • @wardamostaphe4962
    @wardamostaphe49624 жыл бұрын

    Abdale iyo Aidarus Alle haydinka farxiyo wllhi inta daawanayayba wan qoslayay 😂❤️✌️ Hore u socda wlalayal

  • @Abdiwadud_Fanig
    @Abdiwadud_Fanig4 жыл бұрын

    Video yada noo Soo badiya bilaa calaykum abdalla jamaal and azonto 🙏❤️

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil76874 жыл бұрын

    When legends meet ✌️

  • @zuhaybali9434
    @zuhaybali94344 жыл бұрын

    XawaYankaa laguu dhiipatY talaapi kulahaa Guribarwaaqo😂😂😂😂😂

  • @ikramismo14
    @ikramismo144 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 manooli iska dhufo gacnta kulaah 😂😂 ManshaAllah hibo ayu leeyahy guri barwaqo keep going dhamntiin Abdala n aydariuz markle noso celiya ninkan wa funy wlhi 😂😂😂

  • @idilomar7021
    @idilomar70214 жыл бұрын

    Waa codsi soi cesha guri barwaaqo 🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @mohamedfantastic4005
    @mohamedfantastic40054 жыл бұрын

    Inta sidayda labo jer dawatay like sara👍

  • @abdiahmed4259
    @abdiahmed42593 жыл бұрын

    Guribarwaaqo waa farxaan ilahay hakugu Wado Sxb cabdale iyo jamaalna hargaysa way shideen walahi 💪🏾💪🏾❤️❤️

  • @rithwankiikoh9197
    @rithwankiikoh91974 жыл бұрын

    Rabi dacwatan war ilmaderayal like ta hyla dhafina

  • @mahamoudaydiid1598
    @mahamoudaydiid15984 жыл бұрын

    Clipkii clipyada❤️ big respect aptiyaal kal yo laaab🙏🏻

  • @lajiinaxuseen975
    @lajiinaxuseen9754 жыл бұрын

    Alla guri barwaaqoow kugu xiinty wadnihii ayaad na isdaajisay sidan u qoslayny😁😁😁😁 part 2 lasoo sameeya waa codsi

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    plz and plz walashey subscribe isaar adoo iga raali ah

  • @lajiinaxuseen975

    @lajiinaxuseen975

    4 жыл бұрын

    Hye wllo

  • @oldschool9316

    @oldschool9316

    4 жыл бұрын

    @@lajiinaxuseen975 ana wllo 😁

  • @lajiinaxuseen975

    @lajiinaxuseen975

    4 жыл бұрын

    @@oldschool9316 hye wllo🤩

  • @abdiwalibeanchannel1817
    @abdiwalibeanchannel18174 жыл бұрын

    Abdala Aydaruz Aar illahy Baan idinku dhaarzhe Guri Barwaaqo mar lapad zoo qapta waa Beer casaadeh

  • @kynandrama4464
    @kynandrama44644 жыл бұрын

    Sln zareh Cayto abdalla and guri barwaaqo barnaamij aan inaba caadi ahayn keep going

  • @yaxyeaxmed3862
    @yaxyeaxmed38624 жыл бұрын

    Wlhi wad ika qsliden dadn takero cayduruus abdalle jaml iyo guriparwaqo dhalintan hargesa katakero ❤ from muqdisha cdy🇸🇴🙏

  • @awoasli9507
    @awoasli95074 жыл бұрын

    Reer magal wanocn oo kaleh, ❤️🇩🇯 love u guy 💋💞💕💝

  • @caawohazzan2483
    @caawohazzan24833 жыл бұрын

    Guray barwaqo Gar iyo gardarab wllhi ku wataaa♥️♥️♥️

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali59664 жыл бұрын

    Walaaladay waan idin jeclahay waana idin xiiznay ee zaki junior tube channalkiina ku zoo cazuuma garbahaygii💞💞💞💞

  • @haydgraphics4273
    @haydgraphics42734 жыл бұрын

    1Hour 5.3k another Level keep Going🥰😍

  • @Allhamdulilahpage
    @Allhamdulilahpage4 жыл бұрын

    horay usoco wlhi run ahantii wanjeclahy barnamijyadina lkn badanaa hadaad sobadilaheyden aa ficnalehee lkn wan ogahay shaqo ama barnamijyo aad ledihiin aa jiro aadkumashqulsantihin

  • @badarshabac441

    @badarshabac441

    4 жыл бұрын

    Ck keep going bro

  • @farxiyaxaaji884

    @farxiyaxaaji884

    4 жыл бұрын

    Ck ahaa

  • @fathiamaraykanle5722

    @fathiamaraykanle5722

    4 жыл бұрын

    ck buu izka dhigyaa hhhhh

  • @inajamaccaabi5582

    @inajamaccaabi5582

    4 жыл бұрын

    Jaw ka fadhiso dadka ck la ayne ma naftadad ku kalsonan wayday maxad ninkan aan isaguba waxba ku dherayn iskaga dhigdhigaysaaa

  • @mahaddalnurshe9769

    @mahaddalnurshe9769

    4 жыл бұрын

    Waaw Team Ck dartaa halkaan u Imaanay Channelka Abadal Jamal jag ayaan Ku Nahay Inbsn

  • @zamzamibrahem9658
    @zamzamibrahem96584 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk runtii waad naga qosliseen 😂😂😂 keep going dhamaantiin 😘

  • @ahmedshukri3802
    @ahmedshukri38024 жыл бұрын

    Waa ini wataa sxpyaal keep on going💪💪Abdalla Vs Cayto martida barmaamijkana waan soo dhawaynayaa waree Guri barwaaqo iminkana Noqonaya kulahaa😂😂 ar ninkaasi hargaysa maka noqday

  • @MohamedAmin-ey2hr
    @MohamedAmin-ey2hr4 жыл бұрын

    Form Nairobi ✌️ barnaamij kii igu horeeyay aan like saaro wlh keep going guys 💯

  • @abdimalikdeq8840

    @abdimalikdeq8840

    4 жыл бұрын

    😄😄❤💋💋💋💥💥🥰🥰🥰🥰👍❤❤

  • @farahsaed8329
    @farahsaed83294 жыл бұрын

    Ku dhashy dhakhtrka weyn safka 12aad reer burco wlhy waa dad jira idnki fanaaa🙏🙏🙏🙏🙏🙏 hore usacda inmadaydii

  • @abdikadirsaed2446
    @abdikadirsaed24464 жыл бұрын

    8:09 wad na xuste Alle haku xuso Guri-barwaaqo🙏🙏🙏🙏

  • @deeqaadan7457
    @deeqaadan74574 жыл бұрын

    This is the best and the funniest in u episodes 😂😂

  • @umalkhairMohamoud
    @umalkhairMohamoud4 жыл бұрын

    I am dead 😂😂😂 mute ban saarey kulahaaa istaqfurallah 🤣

  • @kalgacal123
    @kalgacal1234 жыл бұрын

    6:20 rabi dacwatanaaa guri barwaaqo nin waalan😂😂😂✌💖

  • @nimcohodanisse8409

    @nimcohodanisse8409

    4 жыл бұрын

    Walahi inta hesta wan ku qoslay inbadan ban kuso ceshaday 😂😂😂😂😂😂😂

  • @kalgacal123

    @kalgacal123

    4 жыл бұрын

    @@nimcohodanisse8409anba walhi 😂😂

  • @ahmedibrahimshide
    @ahmedibrahimshide3 жыл бұрын

    Hore osco dhamatiba ish allah guul ayaa inrajeny aidrous iyo cadla iyo guri barwaqo

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim55903 жыл бұрын

    Ninkan soo celiya inta igu racsn liketa

  • @nabiihaabdulaahi1626
    @nabiihaabdulaahi16264 жыл бұрын

    Mansha alaah cabdale Jamaal iyo cayto guribaaqo

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    asc walashey adoo iga raalai ah subscribe isaar hadii aad awoodo

  • @asmamoh7395
    @asmamoh73954 жыл бұрын

    House Barwaaqo Abdalle Ayto One vedio aad ledihin ima dhaafin😂💋❤️🌹

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    asc walashey asma subscribe isaar hadii aad awoodo

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi58074 жыл бұрын

    3 legend oo aan ku xiranhy muqaladooda🙌 sln sare

  • @mahamedcr7junior354
    @mahamedcr7junior3544 жыл бұрын

    Abdale and cayto azonto legend wlhi beast 🤪

  • @zakaajabdinor5772
    @zakaajabdinor57724 жыл бұрын

    Channelkan malaha dadaka an qoslin ma lo sameyay wlhi dad aad u funy u ah wye 🤣😍

  • @xamzeibraahim2373
    @xamzeibraahim23734 жыл бұрын

    Guri barwaaqo manta kooxdu aduunkaad funanadeedi xidhan tahe✌✌

  • @cabdalejama8509
    @cabdalejama85094 жыл бұрын

    good we loved aidarous and apdale b/c we watch filter video and beautiful video wlhi may Alah bless him and protect All od bad things❤

  • @aminamohamedabdi3670
    @aminamohamedabdi36704 жыл бұрын

    Waa salane guri barwaqo iyo cali daruse iyo cabdeli jamale masha allah ilahaya haa idin xafido😍

  • @mahadoofficial5081
    @mahadoofficial50814 жыл бұрын

    Shahru khanka somalida waa guri barwaaqo

  • @munajirde3183
    @munajirde31834 жыл бұрын

    Tan iyo galabtu I helay aniga Caashaqan I galay uffff ❤️😅 qalbiga geedki Ka baxay guntaan Ka waraabiyaa😅😅😅Wlhi berigan Yara hoos laysugu dhigi jirey hayaaay liiga😅🤭

  • @yaasir1936

    @yaasir1936

    4 жыл бұрын

    Hhhh jambal baa laysu dhigsyaye Heblaayoy la soco

  • @Biixi79
    @Biixi794 жыл бұрын

    Mansha allah dhalinyaro aan taageero iyo waliba qaaraami ay nooga qac siiyaan noo soo badiya asxaaab😍

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali59664 жыл бұрын

    Inankaa abdale jamal inan aan habarwaagnahay ayay izku eeg yihiin maazha allah💞💞💞💖💖💖💖💖

  • @brownybonniey
    @brownybonniey4 жыл бұрын

    Gabiley kusoo noqda mar labaad abdale iyo ozonto the best prank award goes to reer gabiley wlhi dad wada naxariisa❤️🥰

  • @Internut1985

    @Internut1985

    4 жыл бұрын

    Waa caanaha lo’da

  • @mushtaqnaasir857

    @mushtaqnaasir857

    4 жыл бұрын

    @@Internut1985 haaaa waa canahayaga huno qli😅

  • @Internut1985

    @Internut1985

    4 жыл бұрын

    mushtaq naasir 👍🏽 huuno 😍

  • @oldschool9316

    @oldschool9316

    4 жыл бұрын

    @@mushtaqnaasir857😄😂

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman36534 жыл бұрын

    Inta sugay in guray barwaaqo la soo fadhiisiyo LIKE ❤❤❤❤

  • @hoodoqaate9865
    @hoodoqaate98654 жыл бұрын

    Walahi hakisii ayuu dhigay xasan adan maasha Allah wll kamadhaco wlkay caydarus asonto hore usocda wll walahi idin jecelahay

  • @abdixakiimmuuse4655
    @abdixakiimmuuse46554 жыл бұрын

    Raga kaliyeen fiirsado Abdale jamal caydrus azonto Horay usocda

  • @Mohameddhegayare
    @Mohameddhegayare4 жыл бұрын

    Hhh cabdi qadiroow ii qabo wllhi waa ilmeyey 😂😂😂

  • @hodanhaldha2974
    @hodanhaldha29744 жыл бұрын

    🤣🤣🤣guri barwaaqo wan ku haysta anu salan halyga gaadhsiyo🙏👏🥰

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    hodan kayse walashey adoo iga raali ah subscribe isaar hadii aad awoodo

  • @hamzejunior8515
    @hamzejunior85154 жыл бұрын

    "Dhuuntanad mareene laantan ku dhigan lahaa". RABi Dacwatanaa!🤣🤣🤣 ozonto iyo guray wan idin wataa nio🤣

  • @sackyare554

    @sackyare554

    4 жыл бұрын

    Xamse cilada🤣🤣

  • @cadnaanak2448

    @cadnaanak2448

    4 жыл бұрын

    ehehehe

  • @filsan7722

    @filsan7722

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo89464 жыл бұрын

    Keep going abdale jamal aydaruz a zonto and guri parwaqo taageero buuxa idiin ahay

  • @mahad-19
    @mahad-194 жыл бұрын

    From muqdisha 🇸🇴 War apdlle yaapa idinku cajisi kara pisinke wlhi dad la firsho adinka ugu shrf pdn 🙏👍🏾

  • @eoa1838
    @eoa18384 жыл бұрын

    Cabdallah cayto guri barwaaqo favorite people 😍

  • @aptrihimfarahofficiall7520
    @aptrihimfarahofficiall75204 жыл бұрын

    The second rabnaa lkiin Guri baraaqo 🤗🤗

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 hhhhhhhhhhhhhhhhhhh Guri barwaaqo Cayto and Abdalla jamal legends💯

  • @asmaabdullahi8738
    @asmaabdullahi87384 жыл бұрын

    Abdala Jamal & caydarous azonto my fav KZreadrs 🥰

  • @bidixoentertainment5944

    @bidixoentertainment5944

    4 жыл бұрын

    asma plz walashey subscribe isaar adoo iga raali ah

  • @adontiialle2748
    @adontiialle27484 жыл бұрын

    Aar wan kaydin xiisay ee isa soo mujiya abdalle iyo aydaruus 🤣💋💋💋💋💚💚💚

  • @asmaxasan4976
    @asmaxasan49763 жыл бұрын

    Rabi dacwatana qosol igu hadhi keep going all pro

  • @user-tv3cc4ck9q
    @user-tv3cc4ck9q4 жыл бұрын

    Inaad ila qaali tahy ila qiima wayn tahay qudha qudhu ku xabibthy *rabi dacwatana* 😂😂❣💙🌷

  • @NNnnn751
    @NNnnn7514 жыл бұрын

    Kkkkk guri barwaaqo wlhi ninkas waa qosol socda markle soo casuuma🤣🤣🤣

  • @shaamimuuse3650
    @shaamimuuse36504 жыл бұрын

    sadexoduba inayna kala dhicin intaa ilaa aragta like igu hurgufa

  • @uggyy.___5952
    @uggyy.___59524 жыл бұрын

    Guri barwaaqo ninka soomalida ugu beenta iyo khaamta badan 😂😂

  • @abokoraxmed807

    @abokoraxmed807

    3 жыл бұрын

    AGAAAAA naaka dag ninka

  • @cabdicasiismaxamed1434

    @cabdicasiismaxamed1434

    3 жыл бұрын

    Dhilo

  • @invisible6808

    @invisible6808

    3 жыл бұрын

    @@cabdicasiismaxamed1434 waar wuxu suu yahay. Waar xageed inanta ka caayaysaa waxyor takhlini

  • @huthaofficial6038
    @huthaofficial60384 жыл бұрын

    Wllhy raggan abdala jamal iyo azonto waaban ka helaa video ay soo dhigeen oon ku qoslin ba mjirto qalbiga idinka soo salaamaya😎✋

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh4 жыл бұрын

    "[...] Deegaanta roobkiyo, Adaa doogna ka udgoon."✅

  • @mohamedabdillahi1936
    @mohamedabdillahi19364 жыл бұрын

    Please more video (walahi biilahi tolahi) you er the best 😂🤣😂🤣💯

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo4 жыл бұрын

    Nin weyn pad meesha keenten Guri Barwaaqo our Legend gopoLka raga✊🏿♥️

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames19222 жыл бұрын

    masha allah u guys are so funny and hilarious 😂😂❤️

  • @abdulrahmansuber6179
    @abdulrahmansuber61794 жыл бұрын

    Abdala Jamal And Caydrus Asonto keep going✊

  • @ahmedfaajuge4406
    @ahmedfaajuge44064 жыл бұрын

    Three legends Barwaaqo Azoonto Abdalle

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi4 жыл бұрын

    Plz Part 2 pan Sugayaa Guri Barwaaqo Walahi waa wareeer 😂😂😂🙋‍♂️

  • @marwaabdirahmaan1572
    @marwaabdirahmaan15724 жыл бұрын

    Caydurus und abdala dad aan aad u jecelay wlhi wn idin tagera alle hayni daayo wall qli guul iyo gobanimo agtina farxad KU waar 🥰🥰🥰🥰🥰 Gurey barwaqo qof aan markasta aan dawado thy runti wada iga qosilsa noolow pro🥰🥰🥰🥰

Келесі