((Gungaar)) wareysi xasasi ah) muxu ku nastaa shaqada adag kadib..

Пікірлер: 208

  • @taatiko9183
    @taatiko91832 жыл бұрын

    GUNGAAR wlhi shaqo adag ayu u hayaa bulshada somaliyed rabi haku xafido wll🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @muhanadabiib7687
    @muhanadabiib76872 жыл бұрын

    Abdikadir isse masha Allah li caato shaaqsi masuul ah ayad so qabatay dhamanteen keep going guys 🙏🙏

  • @juweyriahusein82
    @juweyriahusein822 жыл бұрын

    Gungaar ano dawanaya ka cabsanaye bo ninku waa legend ee noso celi liicato 😂 but he’s a good person as I feel

  • @ibraahimabdiataaka2858

    @ibraahimabdiataaka2858

    2 жыл бұрын

    Wllhi waa kuku raacsanahay

  • @colaadyare6564
    @colaadyare65642 жыл бұрын

    Waad mahdsntihiin two legend waxa badan ayaa idinka faaidnay alah ha idin sharafo

  • @samatarcabdiyaasiin4277
    @samatarcabdiyaasiin42772 жыл бұрын

    Mssha Allah wllhi wiilkaan gungaar waxaa ku duugan maskax iyo kafiirsi aad u dheer, daganaan, iyo inuu is ilaaliyo, midna waan la bartay oo qofkii kusoo raadiya inuu siyaabo kale wax u kala wadaan, Gungaar waxaan leeyahay wllo allaha kaa hayo wax lastoo kudhibaaya.

  • @yasminosman1359
    @yasminosman13592 жыл бұрын

    Masha Allah nin adag ayad so qabatay abdikadir Ciise noolaada 👏🏻

  • @arfoonmoha9762
    @arfoonmoha97622 жыл бұрын

    Aad io aad wllkey abduqadir iise ali io liban aaadan ali two legends🤴🙏🥺wax waa idinka faidey waliba gungaar waxaan ka faidey inta yarta aad dhaheyso hadaf yeelo ha noqon midka logu gudba marxaladaha adag io wixii lamid ah inta yarta we wanadada aadku soo gaba gabeysay intaad sacab ka tumileed adba noqo kan lo tuma✊🤴

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen11892 жыл бұрын

    Masha allah legend liiban Aadan cali keep going❤❤🥰🙏

  • @hodanali7453
    @hodanali74532 жыл бұрын

    Masha allah walala Libaan 😍😍😍😍❤❤❤❤❤

  • @riomalik8978
    @riomalik89782 жыл бұрын

    Await your to come Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zeynabadam5212
    @zeynabadam52122 жыл бұрын

    Wariye c/qadir ciise cali wariye qaran🇸🇴🙏

  • @casooweofficial2687
    @casooweofficial26872 жыл бұрын

    Legends is hely pro lii caato and pro apdiqadir ❤❤guulysto wallhy👈👍👍

  • @saciidmaxamuud2892
    @saciidmaxamuud28922 жыл бұрын

    Waa wareesikii ooqfah lii keepgowin pro👏👏👌💯

  • @fatimamoha9876
    @fatimamoha98762 жыл бұрын

    Ayy c/qaadir ciise wariye qaran geesiga saxaafadda soomaaliyeed 🙋‍♀️🇸🇴

  • @iqraabdiqaasim2600
    @iqraabdiqaasim26002 жыл бұрын

    Liiban aadan Cali U welcome to My home 🏡🏡🏡🏡🏡 Muqdisho cadey

  • @xuriyocabdi134
    @xuriyocabdi1342 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @Zabrinahmed14
    @Zabrinahmed142 жыл бұрын

    Masha allh abdikhadir ciise wa qof Holker ah inbadan wan dawada wan kuleyhy hormar wacan melsare hiigso waxathy geesi wadankena usobaxay halyey qaran tariikhdana bal dahab ugu jiro thy aqiro iyo aduun nolol wacn I.a🙏💕 salaan qasna wan kusalamey 🥰

  • @maxamedcisman7515
    @maxamedcisman75152 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @deeqoali5886
    @deeqoali58862 жыл бұрын

    Cabdulqaadir ciise cali 2015 iyo 16 dii idacada codka ciidamada kalasocan jire barnaamijkiisi khamiislaha ahaay dharka kudhaqan jire 🥰

  • @haaadiga872
    @haaadiga8722 жыл бұрын

    msha alahaa sonoqod wacan

  • @SAMIRA-bd7js
    @SAMIRA-bd7js2 жыл бұрын

    Masha allah ❤️ ♥ 🙏 ❤ 💖

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab1602 жыл бұрын

    Xaqiiqdii waa wareysi qurux badan. Kaftanka ka marneen. 🤟😀😎.

  • @wiilhoog50
    @wiilhoog502 жыл бұрын

    Abdikadir ciise waa wataa Legend ♥️🙏

  • @umuhamzaandsacad6173
    @umuhamzaandsacad61732 жыл бұрын

    Masha allah

  • @manaal3968
    @manaal39682 жыл бұрын

    Wllkey liicato wan ku salaamay 😍😍

  • @zaaqoabdi2158
    @zaaqoabdi21582 жыл бұрын

    Liicaato hargaysa marma imanasaa

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali6063 ай бұрын

    Maansha alaah wiilasheena guuleysta

  • @abdulahiabdihussein5142
    @abdulahiabdihussein51422 жыл бұрын

    The one an only my brother liicato& A/qadir waa idin wataaa

  • @AhmedAli-dr4sl
    @AhmedAli-dr4sl2 жыл бұрын

    Liiban wadani aa tahay sxp guuleyso👏👏👏

  • @cudoonmursal9993
    @cudoonmursal99932 жыл бұрын

    Walalkey Abdiqadir ciise cali guuleyso 🥰🥰🥰

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed83232 жыл бұрын

    Abdiqadir ese lengned aa mudo wax bdn hdlnay iyo liicato keep going 💪

  • @hibaaqcabdiraxmaan3834
    @hibaaqcabdiraxmaan38342 жыл бұрын

    I support you pro keep going

  • @sacdiyacadey7117
    @sacdiyacadey71172 жыл бұрын

    Liibaan adan Cali 2 biri eed maqnedaan kuu xiisnay walal aan jecelnahay hora u soco wiligaa gadaal ha fiirin

  • @ahmedmahamud654
    @ahmedmahamud6542 жыл бұрын

    Lii caato manta nin culus baa soo farii sisay keep going

  • @ib9889
    @ib98892 жыл бұрын

    Liicato gob aya tahey sxb wax bdn ad naka Mudantahay sxb💞💞👏

  • @ikrandhuux2479
    @ikrandhuux24792 жыл бұрын

    Mncha Allah liicaato wll

  • @mofarah3972
    @mofarah39722 жыл бұрын

    Nin qalpi fcn wye wllhi dad caan dadka xaqiro jiro❤🇸🇴🙏

  • @manka1952
    @manka19522 жыл бұрын

    My bro lii caato keep going

  • @sadadboy2739
    @sadadboy27392 жыл бұрын

    One love Team licaato 💙♥️ ismujiya isboqdha guys 🥰

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    2 жыл бұрын

    Welcome back legend hore usoco legend

  • @sadiiqpiero7014
    @sadiiqpiero70142 жыл бұрын

    SOO Qabo Mar kale Gungaar✌✌✌✌

  • @mohanouralii3906
    @mohanouralii39062 жыл бұрын

    Lii caato keep going

  • @cabdiqaadircabdi9475
    @cabdiqaadircabdi94752 жыл бұрын

    Liicato Hormar wacan ban ku rajaynaya

  • @khalidabdi2065
    @khalidabdi20652 жыл бұрын

    Fast like 💖💯❤🙏🙏🙏 full respect brother

  • @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373
    @shamsoxasanibrahimshamsoxa33732 жыл бұрын

    Masha allah keep going wllo

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi14712 жыл бұрын

    M.a maskaxdada rabi haku barakeyo bro

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim54102 жыл бұрын

    Waaw wiilkena abdukadir isse wiil qaran aya thy and liicato waan idin salamay

  • @abshiromaxamed7550
    @abshiromaxamed75502 жыл бұрын

    liban wllkey qaliya hori usoco 💙❤

  • @mohaabshir5870
    @mohaabshir58702 жыл бұрын

    masha alaah✌️

  • @osmanhajji2318
    @osmanhajji23182 жыл бұрын

    Dhiiqu lugaha la galay khalaas wa dhimatey marxuum bathy lii caato

  • @thefunniestvideochannel2764
    @thefunniestvideochannel27642 жыл бұрын

    Lii caato Reer Towfiiq Waa Kusugayan

  • @asadnuur6986
    @asadnuur69862 жыл бұрын

    waa ku wadanaa liiiiiiiii

  • @shidanekaraama681
    @shidanekaraama6812 жыл бұрын

    Mashallaah abdiqadir waa nin dhalinyaraa wax garada

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories2602 жыл бұрын

    Keep going Wllo

  • @sadadboy2739
    @sadadboy27392 жыл бұрын

    Best KZreadr licaato 💙♥️💪 isboqdh

  • @amiinmihrajpoi9448
    @amiinmihrajpoi94482 жыл бұрын

    Baba licato waan ku waTaa🙏🏾❤❤❤

  • @sayidalibaaana74
    @sayidalibaaana742 жыл бұрын

    Lii hory usoco pro🖐❣

  • @Ugaska252
    @Ugaska2522 жыл бұрын

    welcome Back lii Caato

  • @asadnuur6986
    @asadnuur69862 жыл бұрын

    welcone to mogadisho

  • @maryamomuuse5651
    @maryamomuuse56512 жыл бұрын

    Keep going lii caato

  • @maalmahamedia6724
    @maalmahamedia67242 жыл бұрын

    M.a Abduqaadir isse io liicaato dadk is arkitoood isku xiisa qabay aad aheydeen hada waad is hesheen Lknse Abduqaadir sxp shaqada aad ku jirto io wax lakaa aaminsanyahy is malahn qof ciyaalka xfda ah aatahy wlhi wan ku wataa ❤💯🙏

  • @abdiaziizali9307
    @abdiaziizali93072 жыл бұрын

    Labo legend idin wata

  • @mohamed25250
    @mohamed252502 жыл бұрын

    Inta soo oroday marke arken Gungaar😂✌

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi11642 жыл бұрын

    Abdi qaadir waa ciyaalka xfda✌️🤣🤣🤣

  • @axmedyare9103
    @axmedyare91032 жыл бұрын

    legend Cabdulqadir ciise

  • @cazal542
    @cazal5422 жыл бұрын

    SOMALINIMADA DADKA KAGA SAREYNAA OO XAQIIQ AH WAYE WLHI🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @jamalking3005
    @jamalking30052 жыл бұрын

    libaan cali aaden✅🙏❤🥰🤴

  • @baaradali1798
    @baaradali17982 жыл бұрын

    One Love team SYL Part 5 ❤️

  • @hodanahmed6070
    @hodanahmed60702 жыл бұрын

    Mash allaaha

  • @cunugaabdirahim2768
    @cunugaabdirahim27682 жыл бұрын

    Lipan aadan ali 3 malin aad maqned wan ku tabnay wlhi lpx💙

  • @cabdirashka1284
    @cabdirashka12842 жыл бұрын

    Mashallah liicaato

  • @munachannel8477
    @munachannel84772 жыл бұрын

    Masha allh

  • @fadumohassan9904
    @fadumohassan99042 жыл бұрын

    Dad ayaa is helay walee🥰🥰🥰

  • @yaasmiincabdalla558
    @yaasmiincabdalla5582 жыл бұрын

    Anaa ugu horeyo🧡👑

  • @Caam_films
    @Caam_films2 жыл бұрын

    Welcome Liiban aadan cali liiicaato

  • @tasmamusic3236
    @tasmamusic32362 жыл бұрын

    Odoyaal culus baa is heley🤘✋

  • @bashiirxuseen6303
    @bashiirxuseen63032 жыл бұрын

    Masha llha

  • @yasirahmed9750
    @yasirahmed97502 жыл бұрын

    Best KZreadr liicaato

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata16802 жыл бұрын

    Legend to Legend liicaato

  • @mohahazard2458
    @mohahazard24582 жыл бұрын

    Liibaaan aaaadan cali Liicaato MasuuL aaan taaageero waxaaan joogaaa moqdizho waxaan rajeynayaa In ayanu ku kulano waaayo waxaad thya Halka KZread ee aan soomaalia oo dhan ka taaageero ilaaa bilowgii KZread kagaga ilaaa 2018kii ilaaa hada shaqsi aaad kuu daawan jirye Baa ahy waxy iga thya in aan dar alle Kuu jclhy io cod karnimadad io wax aad Soo bandhigto aaad Baan kuu aaminsanhy horreye u soco shp waxaan rajeynayaa in aan kugu arko moqdisho

  • @c.qiyaaryare9645
    @c.qiyaaryare96452 жыл бұрын

    Wanted! Lii caato.

  • @tonikrooz6769
    @tonikrooz67692 жыл бұрын

    Keep going

  • @abdikarimnor3861
    @abdikarimnor38612 жыл бұрын

    2 LEGENDARY

  • @Mabule33
    @Mabule332 жыл бұрын

    My pro

  • @Abdallastory
    @Abdallastory2 жыл бұрын

    Fast comment pin igu qabo liicaato pro

  • @mohamedhaji284
    @mohamedhaji2842 жыл бұрын

    abduqadir Ise legend🙏

  • @naciimachannel5217
    @naciimachannel52172 жыл бұрын

    Dad an takeero liil cato korme imanee muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf2 жыл бұрын

    lii caaatoooooooo😍

  • @safiaabdi7172
    @safiaabdi71722 жыл бұрын

    Lii guleyso walalkey

  • @abdullahiahmed6757
    @abdullahiahmed67572 жыл бұрын

    M.A wanigii oo dada

  • @calimuxumad4506
    @calimuxumad45062 жыл бұрын

    Liicato keep go ing

  • @hafzunimohammedhirsi3965
    @hafzunimohammedhirsi39652 жыл бұрын

    Jir o joog walaladey

  • @talyahalabadhagax4956
    @talyahalabadhagax49562 жыл бұрын

    two legends

  • @cagayareofficiall763
    @cagayareofficiall7632 жыл бұрын

    Two lgends 🇸🇴👑❤

  • @cadnaanyare2557
    @cadnaanyare25572 жыл бұрын

    Legend abdukadir iise

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye55312 жыл бұрын

    Two ultra legend

  • @ayaanlerooble4793
    @ayaanlerooble47932 жыл бұрын

    Waaaaaaa wareeey naagtii sida ugu sooo tagtay tiina farey wey walatay wala ifur prst 1 kulaha 🤣✌️😜😂🤪😂

  • @saadaqmohamed818

    @saadaqmohamed818

    2 жыл бұрын

    Adi mxa sameynosa neh

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice36642 жыл бұрын

    LII Guleso wala wacalekumasalaam 🤝👈

  • @hudeyfaali3867
    @hudeyfaali38672 жыл бұрын

    gungaar boy abdi kaadir

  • @farxaanyare2078
    @farxaanyare20782 жыл бұрын

    Saaxiib waakutaageeraa eei caawi

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi78692 жыл бұрын

    Qof walba hobby uu leeyahay wlhi aniga wan jeclahay shaqada uu abdiqadir qabto Wan keclaa inaan barto balse weli fursad umahelin

Келесі