GULLED SIMBA IYO MOHAA SHIRE SHEEKO IYO SHEEKO QOSOLKI ADUUNKA

FADLAN NAGU SO BIIR OO NAGU DHIIRI GELI INAN MUUQAALO KALE SO GELINO WIXI FIKIR AH NOOGU REEB COMMENTS MAHADSANIDIIN ONE LOVE

Пікірлер: 276

  • @barafkashiilan3096
    @barafkashiilan30963 жыл бұрын

    Gulled simba nin weyn 🥰🥰 wlhi aad buu u xishood badan yahay yaa ila arkay horta

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs3 жыл бұрын

    team gulled simba waanu kaa qaadney bro legendka somaliyeed

  • @MOHASHIRE
    @MOHASHIRE3 жыл бұрын

    Qaraabo Aad baa u mahadsantihiin dhamaantiin,

  • @nuradegan6892

    @nuradegan6892

    3 жыл бұрын

    Waan kaa qaadnay moha shire

  • @akirtulzaturki8119

    @akirtulzaturki8119

    3 жыл бұрын

    Bro maadaama aad guuleed simba nookeentay subscribe ban kugu abaal mariyey

  • @kowsarahmed5805

    @kowsarahmed5805

    3 жыл бұрын

    Wll guleed simba mar kale nosoo celi

  • @suuusuuandra8808

    @suuusuuandra8808

    2 жыл бұрын

    Wax run eh dadka u sheeg sida Gulleed oo kale. Sheeko xumo iyo been aad isku darsatay.

  • @Mayyah12

    @Mayyah12

    2 жыл бұрын

    Part 2 plz

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal57393 жыл бұрын

    Aadban ugu faraxsanahay inaan gulled simba aragno waayo aragiisuba waa nagu qaliil

  • @amkacali4448
    @amkacali44483 жыл бұрын

    xariifkaaan shekada naagta meshuu ku alifay wlh😂😂😂turkey kulahaaa🙌🏾🙌🏾

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo41643 жыл бұрын

    Guled Simba ex ciyaal reer hargaysa Xafada calaamada gaar ahaan Kaalinta sideedaad garanayaa garanaya🥰

  • @nimcolaki7023
    @nimcolaki70233 жыл бұрын

    Ilahay amarki guled simpa wan iska jecelhy ilahay ha daayee💋

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban37633 жыл бұрын

    From gulled simba

  • @mohamedaden3439

    @mohamedaden3439

    3 жыл бұрын

    From simba

  • @hibosabriye2703
    @hibosabriye27033 жыл бұрын

    M.a horomar wacan abowe igu qaali muhaa shire guleeyso in badan😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska78873 жыл бұрын

    M sh Allah Guled simpa waa fani Reer Mudug kkkk

  • @asadqiiroofficial8603

    @asadqiiroofficial8603

    3 жыл бұрын

    😂😂😅😅😂inDho AdeYg

  • @ayaannuura8880

    @ayaannuura8880

    3 жыл бұрын

    Guled nolow

  • @miskoo1333

    @miskoo1333

    3 жыл бұрын

    Rer gedo nio lagugu dhufaye😀😳

  • @faysfaarax7226

    @faysfaarax7226

    3 жыл бұрын

    Sheegato

  • @mohammethussein9313

    @mohammethussein9313

    2 жыл бұрын

    Wa reer hargeisa lkn asalka wa rer gedo

  • @faysalabdirahmaan5521
    @faysalabdirahmaan55213 жыл бұрын

    Zimba dartii ayaan kugu saray fanan aan tageeroH keep going wll💟🙏🙏

  • @solostgen3862
    @solostgen38623 жыл бұрын

    I'm Big Fan of Guleed Simba🤗

  • @maliamukhtar.official
    @maliamukhtar.official3 жыл бұрын

    From gulled simba🤣✌️❣️

  • @apdifataahnaaziryuuzuv1082

    @apdifataahnaaziryuuzuv1082

    3 жыл бұрын

    Shuglaatada dhunkoo dhig kulahaa waree guled kursiga hanaga jabin hhhhhh

  • @abdiaibrahim5697

    @abdiaibrahim5697

    3 жыл бұрын

    mashaAllah guiied

  • @maryandekha6336
    @maryandekha63363 жыл бұрын

    Moha shire and gulled simba🥰❤

  • @adanali3099
    @adanali30993 жыл бұрын

    Love from Kenya gulled simba my fav musician

  • @kowsarahmed5805
    @kowsarahmed58053 жыл бұрын

    Wll guleed mar kale noso celi🙏🙏🙏 adban u tageraa from muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉❤️

  • @nimcoxasan9564
    @nimcoxasan95643 жыл бұрын

    ❤Guled ❤simba boqorki❣fanka 🥰 lkin guledow waxn kaa codsan lahaa hees nimco ah 🎇

  • @abdimalik5252
    @abdimalik52523 жыл бұрын

    Gulled maxamed Gulled simba 🥰❤ markii ugh horeyzey la.arko also hadlayo😂

  • @burhancarlos2185
    @burhancarlos21853 жыл бұрын

    Ragu waa Sheeko iyo shaah raga nimo har u socda

  • @qnmunaofficial5011
    @qnmunaofficial50113 жыл бұрын

    Su aaL idin WayDiina Wll Moha Shire iyo Guleed ma iiga Jawaapaysan Hadaad awoodaan

  • @xamdacabdi751

    @xamdacabdi751

    3 жыл бұрын

    Maxay tahay suaashu soodaa

  • @cabdulahimoha2129

    @cabdulahimoha2129

    Жыл бұрын

    Waan kaga jawabeyna

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad28423 жыл бұрын

    Inta waa hora laga rabay moha shire waad soo raagty weynu ku garab joogna every time 💯🇸🇴🥰❤

  • @umumushtaq2071
    @umumushtaq20713 жыл бұрын

    Gulled simba poqorka codka nasab kamila wanku wata❤❤❤

  • @samisaeed5993
    @samisaeed59933 жыл бұрын

    Keep going mr rolex 😂😂

  • @sahraabdullahi5316
    @sahraabdullahi53163 жыл бұрын

    Masha allah 🥰

  • @ahmedhassan5733
    @ahmedhassan57333 жыл бұрын

    😂😂😂 walllahi funny Moha iyo Gulled

  • @zakariaabdirizack1387
    @zakariaabdirizack13873 жыл бұрын

    M.a gulled you have a nice sound..

  • @xamdixaalichannel1440
    @xamdixaalichannel14403 жыл бұрын

    m.a my dhiiga hore u soco pic respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fartunbilan3130
    @fartunbilan31303 жыл бұрын

    Wllkey moha iyo wll simba❤️❤️

  • @TahlilOlad
    @TahlilOlad3 жыл бұрын

    Moha inta waa ka soo raagtay. Soo dhowow.

  • @MOHASHIRE

    @MOHASHIRE

    3 жыл бұрын

    Haa wlhi sxb, Mahadsanid @Tahlil

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka24323 жыл бұрын

    Rabbi Dacwatanaa Moha Sheeko Fani Ah Wlhi🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @maankaali4239
    @maankaali42393 жыл бұрын

    gulled simba love 🥰

  • @taraagire6176
    @taraagire61763 жыл бұрын

    Yee👏🏽👏🏽👏🏽gulled simba peace love 👍🏽

  • @Saaboali
    @Saaboali3 жыл бұрын

    Wlhi gulled simba markaa arkay subscribe usaaray wlhi m.allah wll hore usoco guul kuurajeynaaa 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @alibinhaniff6576
    @alibinhaniff65763 жыл бұрын

    Your fans from wajir

  • @safiyabilan8078
    @safiyabilan80783 жыл бұрын

    Ilahay haku dayo gulled fanan kena 😍

  • @mohamedamin190
    @mohamedamin1903 жыл бұрын

    Mnshallh 2 legend wani salamay madaxa I sarantiihin guled

  • @mohamed_giindhe
    @mohamed_giindhe3 жыл бұрын

    Waa idin salamay sxbyaal 😂✌

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud53923 жыл бұрын

    Guleed simha cod weynidaa Zxpow Hhhhhhhhh Saaas aytahy waa ku wataa Zxp nlw

  • @nimcoxasan9564
    @nimcoxasan95643 жыл бұрын

    Guled mohameth mohamuth ❤💯❤ iyo inankaaaba waan Idin salamay wll guled waxn ku xasuusan jiray ninkii tuuga ahaaa sow maynu soo guuin 🥰💥🎧

  • @ahaanacabdi1444
    @ahaanacabdi14443 жыл бұрын

    Reer hargeysa ayaa fahmi kara guuleed lahjadisa

  • @Maahir--moha11

    @Maahir--moha11

    3 жыл бұрын

    English ku hadli maayo Guled afsomali buuu ku hadlaya

  • @cabdulahimoha2129

    @cabdulahimoha2129

    Жыл бұрын

    Somali oo dhan baa fahmeysa

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow51943 жыл бұрын

    Legend simba ku aaminsanhy♥️🔥

  • @munaabdiaydiid4197
    @munaabdiaydiid41973 жыл бұрын

    Way is yara huruufeen kulahaa 🤣🤣😁

  • @safiyabilan8078
    @safiyabilan80783 жыл бұрын

    Mansha allaah ❤❤

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia88943 жыл бұрын

    Simba meel walba aa ku arko Waa daawanayaa Ninka kaliya aan taageero u ahay

  • @barafkashiilan3096
    @barafkashiilan30963 жыл бұрын

    Mohaa shire ina hooyo horey u soso 🥰🥰

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM28073 жыл бұрын

    Dhunkoo dhig zimbaa walaahi waan dacad qoslay

  • @fardowsobashiirxasan6893
    @fardowsobashiirxasan68932 жыл бұрын

    M,a guuleed sinba boqortooyo guuled sinba mareexan

  • @fitaax2052

    @fitaax2052

    2 жыл бұрын

    Qabyaalada naga jooji

  • @abdimaalikayshka3479
    @abdimaalikayshka34793 жыл бұрын

    Mahoow safwaan halac keen plz walaal plz

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Жыл бұрын

    Masha Allah gulled Simba wan ku wata Ugaas sare

  • @dahirmata4051
    @dahirmata40513 жыл бұрын

    Mohamed shire sxbkay wan ku saraay like

  • @abdiyarechanel2638
    @abdiyarechanel26383 жыл бұрын

    Guuled simba io moha shire keep going

  • @Abkaligiiduul1871
    @Abkaligiiduul1871 Жыл бұрын

    From guleed simba😅

  • @hodanhaldhaa1786
    @hodanhaldhaa17863 жыл бұрын

    Inamadayadii mohamed io guuled🥰❣🌹

  • @aishamuhammed875
    @aishamuhammed8753 жыл бұрын

    Mansha allah ❤️

  • @miskoo1333
    @miskoo13333 жыл бұрын

    Simba army💪❤

  • @rashka_49
    @rashka_493 жыл бұрын

    Gulled boqorka fanka

  • @nimcoabdi3485
    @nimcoabdi34853 жыл бұрын

    Anaa axibag guuled simbaaaa❤💯💋

  • @abdimaalikayshka1140
    @abdimaalikayshka11403 жыл бұрын

    Rabbi Dacwatanaa Moha Sheeko Fani Ah Wlahi

  • @karmelbakery1562
    @karmelbakery15623 жыл бұрын

    Sheekoyin noo soo badasha😂 funny wallahi

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed43173 жыл бұрын

    Legends😂😂😂

  • @mohagorgor7707
    @mohagorgor77073 жыл бұрын

    MOHA shire kulahaa kakuma hhhh wale nin noolol Soo arkay waye salute legends Simba iyo shire

  • @Maasal123
    @Maasal1233 жыл бұрын

    Hhhhhh wallahi dacadpaaN u qozllaY HorE u zocO faNaan🤣🙏

  • @maryamaabdirahman2267
    @maryamaabdirahman22673 жыл бұрын

    Guuled sim as❤️💋💋

  • @anshboojo8063
    @anshboojo80633 жыл бұрын

    Aabo dhunko oo iska dhig wlh waa qoslay 😂legends ✌️

  • @ahmednurgele4356

    @ahmednurgele4356

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @ahmednurgele4356

    @ahmednurgele4356

    3 жыл бұрын

    Kuwa Ilahay dartiiis like iigu saaar dhoho maaa ku jirtaaaa waraaa😂

  • @anshboojo8063

    @anshboojo8063

    3 жыл бұрын

    @@ahmednurgele4356 😂😂😂 wlh wa qoslay war maya

  • @xaliimasacdiya362
    @xaliimasacdiya3623 жыл бұрын

    Mashalh walke alle in xafido

  • @nawaalmohamed7175
    @nawaalmohamed71753 жыл бұрын

    Hahaha my brodah moha shire kulahaa oradoo igala aktag calosheyda wxaan ha'iga barinee😂😂😂😂

  • @Ukhti_miim2
    @Ukhti_miim22 жыл бұрын

    Moha shiire we need another wareysi wll aad iyo aad ayan uga helay intaan it was too short 😅

  • @sumayapea8719
    @sumayapea87192 жыл бұрын

    Guuled ninka nagaha tiktok dartis isku hestan funny😂😂

  • @fathi1250
    @fathi12503 жыл бұрын

    Hhhh wlhi I like sheekada u ka hadaly Simba somalida luqdood wey ka faan wle 👍

  • @jabirmoha8171
    @jabirmoha81713 жыл бұрын

    moһѧ ѧňԀ ɢuʟєԀ ıԀıň ɰѧţѧ яѧɢ ċuʟus 🙏🙏🙏💪💪💪

  • @Xirtakaftankaofficial
    @Xirtakaftankaofficial3 жыл бұрын

    Soo dhawow lagend Moha shire

  • @Supr93
    @Supr9310 ай бұрын

    I spoke I’m here certainly encrypted

  • @asmafarxaanasmafarxaan1168
    @asmafarxaanasmafarxaan11683 жыл бұрын

    Guuleed simba nin raged adag wllhi

  • @abdirahmankatar2134
    @abdirahmankatar21343 жыл бұрын

    Keep going

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed78783 жыл бұрын

    Masha allaaaàaah

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay3 жыл бұрын

    Kkk Legend moha Dhire nin weyn

  • @fakrudiin0540
    @fakrudiin05403 жыл бұрын

    wow guled

  • @nasiimharir8475
    @nasiimharir84753 жыл бұрын

    Ar wll guled zimpa Legend igu salaan

  • @asmaalgoia4227
    @asmaalgoia42273 жыл бұрын

    Teem gulled💪❤😻

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman66852 жыл бұрын

    Simba legend 🙌

  • @seinababdi1835
    @seinababdi18353 жыл бұрын

    Walaalkey qaaali waan ku wayay eee xagee ka dhacaday

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed23532 жыл бұрын

    Woow gulled simba waa nin furfuran

  • @ahlamturkish648
    @ahlamturkish6483 жыл бұрын

  • @rukioelmi2958
    @rukioelmi29583 жыл бұрын

    😘😘😘😘

  • @hamdacayuun7150
    @hamdacayuun71503 жыл бұрын

    My pros hore usocda❤🤴

  • @omarkaambo1680
    @omarkaambo16803 жыл бұрын

    My nigga shire and gulled simba 🙌❤️

  • @hoodoapdillahi1771
    @hoodoapdillahi17712 жыл бұрын

    Meeshaba guuled uso galay love you 😘 guuled

  • @xamdacabdi751
    @xamdacabdi7513 жыл бұрын

    Gulled simba adigoo hargaysa joogaa fiicnayd

  • @cabdulahimoha2129

    @cabdulahimoha2129

    Жыл бұрын

    Hargeysa soow somali mahan

  • @xassankaafi5533
    @xassankaafi55333 жыл бұрын

    M.a

  • @Getupacitizen
    @Getupacitizen3 жыл бұрын

    Legnd

  • @fartunbilan3130
    @fartunbilan31303 жыл бұрын

    Waa raftay wlhi wax lasoo mar😂😂😂😂

  • @ahmednorhusseinabtidon9142
    @ahmednorhusseinabtidon91423 жыл бұрын

    Wow labo lpx waan idkn wattaa

  • @bushraabdirahmaan7575
    @bushraabdirahmaan75753 жыл бұрын

    Guled simba quruxow

  • @fadhumoyusuf7092
    @fadhumoyusuf7092 Жыл бұрын

    Moha shire afoswahili song Ahad mwanamke mkiristo umeniuziii

  • @salmancaydiid9515
    @salmancaydiid95153 жыл бұрын

    𝐠𝐮𝐥𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐢𝐦𝐩𝐚 𝐥𝐞𝐠𝐚𝐧𝐝

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM28073 жыл бұрын

    From guled zimbaa Nasir jiim💪

  • @hamdadaauud370
    @hamdadaauud3703 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas67543 жыл бұрын

    Moha shire kakuma kawaran maad uxiistay wlhi nolol adag soo martay

  • @abshirawil5178
    @abshirawil5178 Жыл бұрын

    Gulled

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes81073 жыл бұрын

    😆❤

Келесі