Gud. Ictisaam Bashiir Axmed Salaad oo Suaal Adag La Weydiiyey Ku Saabsan "Jihaadkii Shaley" Q.1aad

Walaalayaal, la socda walaalihiin Shabakada manhajonline.com/ wixii cusub, muxaadarooyin, dawrooyin, duruus, iyo kheyrka kale!
Nala soo xiriir Facebook: / daarulxadiith
Iyo xaga Twitter ka: / manhajonline

Пікірлер: 73

  • @KhadarJaamac-wz1pb
    @KhadarJaamac-wz1pb26 күн бұрын

    Shiikh maaha kani waa shaydaan allahayaw ummada ka qabo isaga iyo kuwa lamidka ah amiin amiin

  • @abdirahmanelmi24
    @abdirahmanelmi246 жыл бұрын

    Wataa xaqiiqada kooxda Ictisaam. Iyagaa xukun doonaya diintana way ku danaystaan. Wax u dhexeeya Cabdillaahi Yuusuf iyo Xasan Sheekh ma jiraan. Ilaahay xaqa ha ku sugo hoggaamiyaha Ictisaamka.

  • @axmadaxmed293
    @axmadaxmed2935 жыл бұрын

    s heekha so fiican ayuu ujawaabey khayr allaah ha siiyo

  • @hashiabdi6635
    @hashiabdi66353 жыл бұрын

    (Shalayna culuma tiri maantana culima dhahayso shalay haday naga yeelaan maantana hanaga yeelaan) baadi ka weyn oraahdaan waligey ma maqlin ilaahow na badbaadi

  • @DhurwaaFam
    @DhurwaaFam7 жыл бұрын

    Diin ba laga waraystay marakaasu su xeerarka siyaasiga ah ee dhex yaalo umaddaha maanta jiro isku qaaday. Ilaahay xaqqa ha na tuso dhamaan

  • @huseinbeyra3538

    @huseinbeyra3538

    6 жыл бұрын

    Walee kan sheekh maahan wax waa kkkkkkkkk naga tag wax mataqaanide

  • @huseinbeyra3538

    @huseinbeyra3538

    6 жыл бұрын

    Maskiin neef tuur buu ka bixiwaay

  • @mohamedharawi1775
    @mohamedharawi17757 жыл бұрын

    subxaanalah suaasha kamuu jawaabin sheekhu

  • @shabshirmahamud3747

    @shabshirmahamud3747

    4 жыл бұрын

    Sax

  • @dahirmahamed4056
    @dahirmahamed40567 жыл бұрын

    citisaam diin xumaa allahayow soohanuuni kuwan.

  • @kartida
    @kartida2 жыл бұрын

    Allaah ka cabso sh bashiirow booska waa booskii waqtiga waa waqtigii , goormee la heshiiyay

  • @cadozeehussein8268
    @cadozeehussein8268 Жыл бұрын

    Bashiirow suasha kajaawab Allah ku hanoiniyo

  • @aliaxmed2826
    @aliaxmed28267 жыл бұрын

    C ulamadii somali yeed ee dhaheesay Ka jooga dagaal ka waa la ku qoslaaye waqtigaa like sheq Cukaashe sheq cabdi kariim xasan xoosh she maxamed daahir Dr Cusmaan

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8hАй бұрын

    Cabdilaahi yuuduf gaal

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g955 жыл бұрын

    XAQA AYAA IIGU SII CADAADAY ARINKAAS

  • @use_996
    @use_9964 жыл бұрын

    Muslim iyo gaalo is gashan buursanaya o cadaw ku socda Yacni wa xadith hada la dajinayo Saxix muslim kulaha ben badana subxan allah

  • @abdirsaaqsuleymaan2971
    @abdirsaaqsuleymaan29714 жыл бұрын

    Xafidahullahi SAA

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan52962 жыл бұрын

    war waxaan wadad ma ahan gaba dhacleynaya oo hadda gaaladii muslimiinta kuduulayey ayuu nagu saxayaa acuudu billah

  • @abudarda00
    @abudarda00 Жыл бұрын

    Jawaab uma hayo wa xizbi nimankan waxey ku shaqeyaan siyaasad diin ma yaqaanaan dadkii ayey lumiyeen xaquna isma bedalo masala fiqina ma ahee wa masalo ictiqaad

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed3632 жыл бұрын

    gaalo waa gaalo wax ay ku kala duwanyihin na jirto haddii shaley cabfillahi yuusuf axmed (alle haxristee ) kuwii shaley loo diidayey oo kale mantaba waa jogaan

  • @cabdilaahisiciid1674
    @cabdilaahisiciid16745 жыл бұрын

    Wadaas waxaan aaminsanahay inay culumo saxsanyihiin saxsanyihiin leh wadadan

  • @abdishakuuraxmed5255
    @abdishakuuraxmed52556 жыл бұрын

    cadawbaa videogan soo edit gareeyey sheekhu waafi ahbuu IGA jawaabay wuuna qanciyey alle haku xafido

  • @QuranPasion

    @QuranPasion

    6 жыл бұрын

    Abdi Shakuur Axmed Waxaad aad adiga fahmi waysay oo lagu laqsiiyay baa cadow kuu ah ilayn xaqiiqada say tahay umaba jeedid. Waxaa la yiri qofka wuxuu cadow ka dhigtaa wuxuusan aqoon.

  • @isxaaqrooble6317

    @isxaaqrooble6317

    Жыл бұрын

    ​@@QuranPasion

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile85522 жыл бұрын

    Sualahihii la waydiiyay kama jawaabin.

  • @axmeddayib
    @axmeddayib7 жыл бұрын

    kan sheekh ma aha, ee waa mid diinta ku danaysanaya.

  • @shabshirmahamud3747

    @shabshirmahamud3747

    4 жыл бұрын

    Sax

  • @use_996
    @use_9964 жыл бұрын

    Subxan allah waba nefnefsanaya

  • @cabdilaahisiciid1674
    @cabdilaahisiciid16745 жыл бұрын

    Walaal diintu ismabedadasho waa mid fatwadu waa mid inay noqoto wareerka halaga daayo maanta janada camalkaa kugalaysaa maya maanta janada kugali maysid ismaqabanayso

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb28 күн бұрын

    Waagal kanu sheekh ma ahaa

  • @apdimaalikapdiqani8620

    @apdimaalikapdiqani8620

    12 күн бұрын

    ما الدليل ؟

  • @user-kc9zc6wt9w
    @user-kc9zc6wt9w7 жыл бұрын

    maxa LA weydinaya Bashir Axmad culima ma ahan wa Sheekh shiydan

  • @shabshirmahamud3747

    @shabshirmahamud3747

    4 жыл бұрын

    Sax

  • @osmansubeer6722
    @osmansubeer67224 жыл бұрын

    Kan sheekh maaha hadalbuu hayaa

  • @abubakarali5747
    @abubakarali57475 жыл бұрын

    Dadkn sharciga wxa u uyaqana culumau suuu Aakhiro dankama aylahan

  • @hashiabdi6635
    @hashiabdi66353 жыл бұрын

    Waxaa la yiri Diinta isma badashee aadanaha diyooba

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb28 күн бұрын

    Watauga Begala aha kanu

  • @a.fataxbaashi5331
    @a.fataxbaashi53315 жыл бұрын

    Diinteenu waaa diiin cad wax walbana wey cadeysay waxaa loo bahan yahay in diiinta dadka loo cadeeyo ilaahay xaqa hana fahansiiyo

  • @xamsesiciidcali7455
    @xamsesiciidcali74555 жыл бұрын

    هذا من علماء السوء فاحذروا منه أيها المسلمون

  • @shabshirmahamud3747

    @shabshirmahamud3747

    4 жыл бұрын

    نعم

  • @kartida

    @kartida

    2 жыл бұрын

    @@shabshirmahamud3747 Haa ka digtoonaada culimmada xun sida kasoo kale

  • @aliaxmed2826
    @aliaxmed28267 жыл бұрын

    ic tisaam waa dhibeen someli

  • @shiraaryare4113
    @shiraaryare41135 жыл бұрын

    war iska aamow ina aamusta aya ku haboon

  • @axmedcnasit7995
    @axmedcnasit79955 жыл бұрын

    Maanta hanaga yeelo war cusub war nabi maa tihiin أيها عملاء

  • @markisucusumayn1096
    @markisucusumayn10964 жыл бұрын

    Ahligaa la sameeyay itixaad ka dhex booday itixaad kala daatay Mar labaad is daatay Ictisaam ka dhex booday ictisaam kala daatay mar labaad is ku daatay Alshabaab ka dhex booday alshabaab kala daatay mar labaad isku daatay Dadyoow waad arkaysaane eraygii ku munaasiba idinka ka jawaabi

  • @maandoon2434
    @maandoon24347 жыл бұрын

    kuwa su'aalaha khaldan sheekha waydiinaya waxaan leeyahay Duqsigaa meeshii nabarliyo boogta daydaya'e

  • @xaamudxasan9547

    @xaamudxasan9547

    5 жыл бұрын

    الله المستعان

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed3632 жыл бұрын

    diinta ku dawarsadayaal wataas xaqiiqdoodu nimankaa

  • @angrylion4018
    @angrylion40187 жыл бұрын

    waa suaal adag laakiin ikhwaani fillaah, quraanka halkee ku qoran tahay in la daadiyo dhiiga muslimka. fatwada ogolaanayso dhiiga muslimka aaway? mise diin cusub iyo waxyi cusub miyaa yimid, oo amiirka shabaabul murtaddiin ayaa nabi noqday? mise waxay ka been abuurteen ilaahay iyo nabi maxamed(calayhi salaam). alaa la3natallah alal kaadibiin.

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan307420 күн бұрын

    Kani inuu daaqut yahay shaki kuma jiro

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein62585 жыл бұрын

    Anigu ictisaam kama hadlayo islaamkana makala geynayo lkin waxan ka hadlayaa Mufajirka islaamiga ah,waa shaqsi aqoon diineed iyo maadiba yaqaan waxa dunida ka dhacaya si xeel-dheer ula socda una fahansan, sidii nidaamkii hogaamineed ee cumar-binu-khadaab

  • @S.Osman1

    @S.Osman1

    4 жыл бұрын

    Markaad leedahay sunada nebiguu dabaqayaa waaqica inagu xeerana wuu la socdaa ma waxaad rabtaa in aad na tidhaa diinta islaamkaan waaqica inagu xeeran la socon?! Mufakir Islaami wax layidhaa oo diinta Isalaamka boos kuleh maxaa looga waayey Umadihii inaga horeryay mise iyagu uma baahneyn ee inagay inagu khaas tahay?! لو كان خيرا لسبقونا اليه Mufakir Islaami haduu khayr mid leh ahaan lahaa Umadihii inaga khayrka badnaa ayaa dhexdooda laga heli lahaa, Cumar ibnu khadaab ilaahay raali haka ahaade sharaftiisa meel ha uga dhicin muu ahayn Mufakir Islaamiye wuxuu ahaa Caalim saahid ah oo khayr badane ahe.

  • @ali35156

    @ali35156

    4 жыл бұрын

    Subxana,Allh war wadaadku beenbadanaa shaydaan

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807Ай бұрын

    Jaamiyoy waxab wadaadka hadalkiisa hadoo jarjarina cidi waxba idinka dhagaysan mayse 😂

  • @mohammedabdulrahman5175
    @mohammedabdulrahman51753 жыл бұрын

    Ku wan alle xaqa hatuso umadii wey rogeene

  • @fadumomaymuuja3668
    @fadumomaymuuja36685 жыл бұрын

    war alle kabaqa oo cullimada daa yaaa qofku maha macsum uu gafimara madlada see lkn aflagaado inga ma mudna see kuwan ictisaam waxa kashegay ar idinkuba madhantane ashaciro iyo sufiyo madhanti hiine culimada daayaaa 😡

  • @a.mohasniper5413
    @a.mohasniper54138 жыл бұрын

    ما الفرق بين الشباب والداغش واليهود والقاعدة. كلهم ضد الاسلام ومحاربة الدين واسقاط شريعة الإسلامية.

  • @mohamudabdirahman2748

    @mohamudabdirahman2748

    7 жыл бұрын

    A. moha Sniper ايها الغافل لنقل ان كلامك صحيح لكن لمادا لم يرجع الطواغيت بلاد المسلمين ومقدساتهم .

  • @jiilka5aad5g95

    @jiilka5aad5g95

    5 жыл бұрын

    مالفرق بينك وبين ترامب وفرعون كلكم ضد الاسلام وحاربة الدين وإسقاط الشريعة الاسلامية.

  • @moryankek2433

    @moryankek2433

    5 жыл бұрын

    كذبت يا عدوالله اعلم ما هو السلام

  • @abdikanidek6730

    @abdikanidek6730

    5 жыл бұрын

    A. moha Sniper wxaaSo Dhan Kuwan SalafuL Jadiid La dhoho ayaa Ka Xun Ee Uu sacuudigu Sameystay alle Umada Haka Qabte

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad83732 жыл бұрын

    Aniga kuwan Camal Shiq uma Aqano

  • @shiraaryare4113
    @shiraaryare41135 жыл бұрын

    kan ilahow yan sheeQ dhihin

  • @sakariyamohamed3595
    @sakariyamohamed35955 жыл бұрын

    هههههههه يا دعوة السلفي الوهابي 😅 بالله عليكم

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel70784 жыл бұрын

    Shekh bashir oo kale manta somali kumajiro ninki og inkan ogeynba wa caalim hada khibrad ayu leyahhay

  • @hhiqoslaaye
    @hhiqoslaaye4 жыл бұрын

    Caama ayaadhaanta

  • @usaamemohamedhashi8348

    @usaamemohamedhashi8348

    Жыл бұрын

    Beenta maaha wallaahi

  • @mahadosmanamalow4044
    @mahadosmanamalow40444 жыл бұрын

    Ictisaam umada fitno ayeey uhorseedayaaan

  • @shaaficihassan2805
    @shaaficihassan28054 жыл бұрын

    salafi ku sheeeG

Келесі