Gud.dhaqanka Baraawe Aweys Sh.Muumin"Qabiil ayaa dagaal ku baaqay oo dhahay qabiilo ayaa dagaalamaya

Gud.golaha dhaqanka Baraawe Aweys Sh.Muumin"Qabiil ayaa dagaal ku baaqay oo dhahay qabiilo ayaa dagaalamaya,Baraawe waxaa ku dagaalamaya qabiil ma aha waa ciidamo ka tirsan Koonfur-galbeed & Milatariga Soomaaliya"

Пікірлер: 89

  • @feisalmohammed1078
    @feisalmohammed107811 ай бұрын

    Sheikh mumin mashallah Allah cafimad hakusiyo iyo cumri dheer

  • @abdiisse6808
    @abdiisse680811 ай бұрын

    Odaayaashaan waxa aysheegayaan waa sax waana hagaag, lkn waxay ka tageen hadalkii foolxumada keenay ee qoomoyad dhan siyaasigooda iyo dhaqankoodaba ay ummad degaanka deggan inay rarayaan oo ay dalka ka leeyihiin tilmaamay

  • @mehrimehribinxaydaan3715
    @mehrimehribinxaydaan371511 ай бұрын

    Maashaa allah Allah ku xafido xaaji Oday nabadoon caaqil waxgarad aan amaan lagu soo koobi karin

  • @jabiye8593
    @jabiye859311 ай бұрын

    wallee hadey rag badan saladina ninkan caqliga kujira nusked u ku jiri laha wadenkenu ma kharaben xaqa allaha ina garansiyo dadka dhulkooda haloo daayo.

  • @feisalmohammed1078

    @feisalmohammed1078

    11 ай бұрын

    Run waye walai

  • @MacalinCalii
    @MacalinCalii11 ай бұрын

    Wa ku wataa sh awes muumin 👌🏻

  • @feisalmohammed1078

    @feisalmohammed1078

    11 ай бұрын

    Mashallah

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi354411 ай бұрын

    Mashaa allaah excellent speech

  • @AGTRAUK
    @AGTRAUK11 ай бұрын

    Baraawe waa dhul ku nool 15,279 qooys waxaa asal ahaan u degaa oo leh Qabiilada kale ah Asharaaf baa calwi Haatimi Bin cumar baa cumar Shangamaas Bide Tuni Inta kale waa 32 sano dambe qolo xoog ku qabsatay

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund16311 ай бұрын

    aw aweeys sh muumin warkiisa ma xuma ee waa war Odiyeed meesha reer ma ku dagaalamin ee waxaa ku dagaalamay laba ciidan dwladda ayaa laga sugayaa inay xaliso laakiin dagaal beeleed la yiraah fidno uun bay kordhineyaa ee ha ka waatoobaan dadka dabka ku shidaya dadku waa soomaali maga kasta ha sitaan waana isdhex degenyihiin mana kala maarmaan mid degenaa hore iyo mid gadaal ka yimidba !!!!!

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle593411 ай бұрын

    Mashallah waa oday dhaqameed xalaal ah waa runtaa Digil iyagaa lasoo dagay HG Soomaaliyeey gaar ahaan HG joojiya xaqdarada iyo dhulbalaarsiga

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid202411 ай бұрын

    Odeyga waa muwadin somaliyed

  • @mohamedibrahim7236

    @mohamedibrahim7236

    11 ай бұрын

    waa tuug lacag qaatay

  • @teeniisofficiell3088
    @teeniisofficiell308811 ай бұрын

    Waa odayasha sida xalasha uhadla masha allah nawad doon inkaloo kugudayato illahey hakeeno ee umada xalkooda khadlan 🙏🙏🙏🙏

  • @rocky4066
    @rocky406611 ай бұрын

    ODAY WAXGARAD AH RUNTANA SHEEGAY MAASHA ALLAAH

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow440511 ай бұрын

    Mashallah

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW11 ай бұрын

    Waraa hawiye Baqti ayaa tihiin. Koonfur galbeed. La idinkuma arki karo.

  • @iqlaasa6543

    @iqlaasa6543

    11 ай бұрын

    Waraa EELAAY bax tuugso,, Magan allaay,,,....... Konfur galbeed ma adaa leh,,,

  • @mohamedibrahim7236

    @mohamedibrahim7236

    11 ай бұрын

    ​@@iqlaasa6543 adiga ma nin baatahay mise naag

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim339211 ай бұрын

    Waa runta nabdoon

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi460311 ай бұрын

    Kkkkkk... Dulmiga caalamku nagu hayo waxaa ka mid ah in ay na yiraahdaan Soomaalidu waa yar tahay!!! WELIGEY MA MAQAL SHAN SHANTA IYO TODOBADA ODAGU SHEEGAY!

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim339211 ай бұрын

    🎉

  • @truecomment3650
    @truecomment365011 ай бұрын

    SAXWAAYE. Muuriyaana Habar Gidir oo dhul balaarsiga wada ha ogaadeen in Shabeelada Hooshe ay tahay KGS. Hadaad shacab ahaan u joogaysaan si edeb ah u jooga hadii kale iska baxa. Muuriyaan muuriyaan dhashay oo aan xishoon

  • @AAA-sx5ej

    @AAA-sx5ej

    11 ай бұрын

    Elaay shabeelaha hoose maxa ka geeley?

  • @truecomment3650

    @truecomment3650

    11 ай бұрын

    @@AAA-sx5ej Muuriyaan Habar baahane maxaa shabeelada ka galay? Saharihiina dhisto oo iimaansada tuug baa tihiine

  • @iqlaasa6543

    @iqlaasa6543

    11 ай бұрын

    @@truecomment3650 ,,,,Khawaariij diidan dagaalka khawaariijta,,, Moryanka waxaa ka xun KHAWAARIIJKA IYO DABADHILIFKIISA ADIGA CAMAL,,,,

  • @Ahmed81567
    @Ahmed8156711 ай бұрын

    Maasha alah waa ku faraxsanahay hadalka gudoomiya

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh215411 ай бұрын

    Baba jirow joog

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one111 ай бұрын

    Maaskin waa up baaqaayaa

  • @Ahmed81567
    @Ahmed8156711 ай бұрын

    Xaq ma aha in ay ku dagazlamaan dad aan u dhzlanin Baraawe waxaa qalad lah ay si qaldan u hadlaan

  • @hilowleniir5234
    @hilowleniir523411 ай бұрын

    Masha Allah. ❤❤❤

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN11 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hasey6479
    @hasey647911 ай бұрын

    ISKA AAMUS. NOLOL MA ISTAAHISHAAN.

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare67211 ай бұрын

    Tuniyey hala tashto

  • @mohamedibrahim7236

    @mohamedibrahim7236

    11 ай бұрын

    Waa saad sheegtay

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi796211 ай бұрын

    Ala been badana Xaajiga Staqfurullah my family come from barawe for generations and they are Hawiye I’m just shocked waw 😂😂😂

  • @am.b5688

    @am.b5688

    11 ай бұрын

    I'm Daarood, and my family came from Mogadishu!

  • @AbdulhameedPro

    @AbdulhameedPro

    11 ай бұрын

    Kooyto le tihin 😂😂

  • @abha2476

    @abha2476

    11 ай бұрын

    @@am.b5688 🤣🤣

  • @abha2476

    @abha2476

    11 ай бұрын

    @@AbdulhameedPro 🤣🤣

  • @BAYUTADOW

    @BAYUTADOW

    11 ай бұрын

    Adiga famil kaada yaawaay hadaa digil iyo mirifle aheed hor u soco meesha katimid aad.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he11 ай бұрын

    Suaal yaa bilaabay xabada hore dagaalka marka hore? yaa eeda dusha loo saaraa?

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif128811 ай бұрын

    Mooriyaanta ha la iska dhiciyo

  • @somalishorts14
    @somalishorts1411 ай бұрын

    Sax adoo ween nin masuula

  • @feisalmohammed1078
    @feisalmohammed107811 ай бұрын

    Labada cidan kuligodi wa cidan dowladed

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya670911 ай бұрын

    Hadaa magaalada Adiga leedahay maxaa u difaaci weysey???????

  • @mohamedibrahim7236

    @mohamedibrahim7236

    11 ай бұрын

    waa runtaa

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi833511 ай бұрын

    Nan Somali cleaners ayaan arimaha Somalia ka hadlayaan kooyto wadankiina ku laabta

  • @rahmoibrahimhussein9345
    @rahmoibrahimhussein934511 ай бұрын

    Kkkkkkkooooooo

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure92711 ай бұрын

    Odayaasha labada dhinac isku haya baraawe haddii ay hadlayaan waxaa dhexdhexaad ka noqonkara kuwa gibilcadka ah ee haatimi ,

  • @rambo6383
    @rambo638311 ай бұрын

    Barawe tuni aya iskaleh hg waa in kabaxan

  • @AAA-sx5ej

    @AAA-sx5ej

    11 ай бұрын

    Tuni waba jereer congo iyo Tanzania laga keney.... kasheeke hee

  • @rambo6383

    @rambo6383

    11 ай бұрын

    @@AAA-sx5ej tuug oo xaran kudhashay oo isbaro lagu sokoriyay aya tahy barawe xabad aya agabaxysan qawadka wase dadka ad jareer kutulmanty gabdhahina ayay wasan kasheke midas

  • @iqlaasa6543

    @iqlaasa6543

    11 ай бұрын

    Adiga TUNI ma tihid ,,, Rufiyaanyahoow isku dirka jooji aad isku direyso,, Tuni iyo HG,,,,

  • @iqlaasa6543

    @iqlaasa6543

    11 ай бұрын

    @@rambo6383 Tuuga xaaraanta ku dhashey adigaa ka sii liita oo asaga sii tuugsada,,,, Magan alaaay........ AF WAA KAN MAY LAKU AAMEE ...... AF LAMA RABEE BANAANA IMOOW,,, JAREER JILIFLEH,,,,

  • @rambo6383

    @rambo6383

    11 ай бұрын

    @@iqlaasa6543 barawe hoyada miya iskaleh shuba yahay urtada ah

  • @abdullahibadri9612
    @abdullahibadri961211 ай бұрын

    2bada odoyaal waxaad moodaa inuu Shabaab ka dhex hadlayo si ey u hor istagaan in dagaal soomaaliya looga xoreeyo

  • @samirr546
    @samirr54611 ай бұрын

    Hadii gobol waliba samaysto ciidan u gaar ah Dawlada yaa u ciidan ah!!!!! 2. Ciidanka k.galbeed yaa keenay Baraawe 3. Labada Ciidan ma isku meel bay fadhiyeen!!! Adeer 4.5 iyo Fadaraalkaba waxa fiican in la tirtiro oo shareecada Allah kobol waliba isku dhaqo kadibna la walaaloobo.

  • @NurAlaaNur

    @NurAlaaNur

    11 ай бұрын

    Ciidanka KG Waa kuwa maamul gobeedka caasamidiisa degaamadiisa ilaaliya ? Ciidamada Xooga Dalka ayagu dowlada Fedeeaalkey hoostagaan, xuduudaha & am iga dalka guud ahaantiis ayey ilaalaliyaan maxaa ayaga ku dhaejiyeh Baraawe ? Odayaashii hadlayey ee Habar Gidir maxay u leeyihiin Shebeelada Dhexe waxay hoos tageysaa Banaadir ? Dhul baarsi miyaa

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi809011 ай бұрын

    War xaqa u dood uf

  • @deeqafbuur8784
    @deeqafbuur878411 ай бұрын

    Waa qawaarij

  • @dejiye247
    @dejiye24711 ай бұрын

    😅😅😅😅 Duqa Waa Na Galay Digil Adinka Lasoo Dagteen Kulahaa Anagaa Leh baraawe Reer Baraawe Portugal 🇵🇹 Ku laabta 😅😅😅😅

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691411 ай бұрын

    Sxb aaway dadka kale adiga ku aragnaye yaa kula fadhiya yaa.kula qaba na tus sxb odayaasha kula jooga mahaysid maahoo bay bay

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw11 ай бұрын

    La iska dhiciya la raba eeyaha baahan jilac jilac dhaafa dhimo sharaf la noolaaw hawiye hawiye wax maka jiro waa tuugo ciidankaas inla qaado codsada u istaaga sii ciidan u suubsan lahayd kuwaas hala iska dhiciyo run ahaantii waa eeyo baahan

  • @mohamedibrahim7236
    @mohamedibrahim723611 ай бұрын

    Odaygaan waa tuug lacag ayy qaatay

  • @hodanisse3714
    @hodanisse371411 ай бұрын

    Reer koonfur halberd waa laga gardaran yahey,wixii ilaahey ka baqayo hawhiiliyeen reer kiinfur galbeed iyo reergado soomaaliyeed waa in ay ukacaan oo ihiiliyaan, dadk shashatiga qabiil lagu weeeraraya,

  • @nimcoomar7611

    @nimcoomar7611

    11 ай бұрын

    anaga ma gedo tagney duli ala ha idin bada baeaawe anaga leh

  • @abdiisse6808

    @abdiisse6808

    11 ай бұрын

    Dulmigii hore oo koonfur galbeed iyo gedo laga sameyn jiray ayaa hadda abaalmarintiisii lasiinayaa ee cabaadka joojiya dhuuso wax kaama dhiciso e

  • @sacdiyasiyaad7241

    @sacdiyasiyaad7241

    11 ай бұрын

    Asc walaha somaliyed qayr alah idin siiyo umada u duceya 33 sano lama oga waxan isku haysano aniga waxan dhahaa cudurka kansarka ka xun ee somali ku dhacay waa qabiil alaah ka daweyo idinkana camalkina ilaashada kuwi xaqa ku dhaqma alaah naga dhigo

  • @iqlaasa6543

    @iqlaasa6543

    11 ай бұрын

    @@sacdiyasiyaad7241 ,,,, Kheyr allaha ku siiyo,,, adoo kale allaha noo badiyo.. aamiin yaa rabi

  • @hasey6479
    @hasey647911 ай бұрын

    Eey aad odey u tahay.

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN11 ай бұрын

    War " Markab keena" dadkaan , ha la ku daad gureeyo.

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane444211 ай бұрын

    Oday waxgarad sh balse maxaa ka horeysay xildhibanadanu hadaljoodi siina qaadin oo ay dhasheen moryaan iyo cidamada somali GALBEED yaa dagaalay iyo is baro anoo 20 jira aan diiday 50 jir kuma ogolanayo Mr lafta gareen abgal iyo HABAR gidir yaa soo duulay dal ninkii difacaa leh oo dhigiisa si xaq ah ugu deeqa odayga hadalka odoyal ka wuuw calaliyey racracay balse kii lafta gareen iyo kii xildhibanada wuuw duugay urkiisa timir lafaa ku jirta.....

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih339811 ай бұрын

    Af lama rabee gacanta ka hadlo yaaq maskiin nimada maxaa waaye hub gataa qabiilo dhintay war naf iska baara

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi853511 ай бұрын

    Dadkaan dhahayo didgil baa nala soo dagay ma xishoonayaan miyaa kkkkk digil ayagaa lala soo dagay Illaahay ha laga baqo ,cidaas way adin soo dhaweeyeen ee xaq darada iska dhaafa .Baraawe xaafadaha sida loo degan yahay baan aqaanaa .Cid habar gidir ah oo Daar ku leh ma jirin beri samaadkii . CEEB CEEB CEEB.

  • @iqlaasa6543

    @iqlaasa6543

    11 ай бұрын

    Adinkoon waxba dab daboolin maa saas u hadshiin,, oo Dabada ku soo dhegsan daarood saas u hadla dhaha habar gidir naga xishooda,,, hadaa daarood soo wadataan weligiin HG,, waa is dagaaleysaan... Daaroodna idiinma hiilin doono weligiin inuu wax idinku diro maahee,,,, caqliga ha shaqeeyo,,,,

  • @fadumohassan6511

    @fadumohassan6511

    11 ай бұрын

    @@iqlaasa6543 darood maxaa meesha keenay cuqdad darood baa qaabta oorodo is daaweeh

  • @xasanxede2985
    @xasanxede298511 ай бұрын

    Kuwii barlamanka maxey Ku hadlaayeen orodow soo raaca Awalba tuni xunoo Bila abaala ayaad aheedeene

  • @mohamedibrahim7236

    @mohamedibrahim7236

    11 ай бұрын

    wallaahi been maadan sheegin

  • @Shankaroon-ch3xz
    @Shankaroon-ch3xz11 ай бұрын

    Doon labo naakhuudaleh way dagtaa.

  • @qubqac9544
    @qubqac954411 ай бұрын

    Somalia Somali baa leh .dhibaatadan waxaa Somalia u keenay jabhadii😂SSDF IYO SNM oo kala ahaayeen majeerteen iyo isaaq .inta kalena way ku dayseen Somalia 🇸🇴 meel fog ayay soo tababar ilaahow umadan u gar gaar amin

  • @prosl11

    @prosl11

    11 ай бұрын

    Siyaad barre iyo usc maxay iyagu maa malaa 'ig bay ahaayeen miyaa ? Orod riwaayada hawiye nala tag

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail524011 ай бұрын

    Shangamaas , haatimi, bide, ashraaf baa calwi: kuli waa amxaaro. Waryaa 24hrs Baan idiin qabtey ka baxa dalkaan. This is a emergency.

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane444211 ай бұрын

    Tuugadii alshabaab cidamada ka difaacay cidii soo werartay wexey la midyahiin alshabaab gudomiyaha hadalkaas yaa laga rabay iyo inuuw dhaho hadal arooryo DIB looma raaco ee hala joojiyo hadalada hawada leysku marinayo DALKA waa Na deeqaa naga badan yahay nimaan fahmin waxa dhacaya waxa soo socdana ma fahmo odayga hadalkiisa waa uun lakasayaa la koraa hadal loo soo meriyay ayuuw aqrinayey mise sarakiisha la dilay yaa dhib ku heyday gudomiyaha nimadiisa iley si fiican yuuw u kasayey magacyadoodana ma sheegin is dilka uma nixin ee dadka sonkorta iyo dhiigkarka qaba yuuw u naxayaa war odayga iyo intii hadashayba oo ay u horeyaan lafta gareen iyo xildhibanada iyo kuwa shalay hadleen iyo gudomiyaha meel haleyskugu keeno dhamaan maxkamad hala saaro cida ka danbeysay dagalka yaa soo baxayaa hana la toogto diniga gowrac weysha haku quiz qadatee dadka aan wada geganahay ayuuw dhahay dhib nama dhexyalo barawana ka uuw hadlin kaligeed ee benta Madaxweyne hassan sheikh iyo mundane sharif sakiin dhodhobeen yuuw ka hadlay odqygii xalay

Келесі