GORAY PODCAST | SHEEKO FURAN & ABWAAN GOROD JARE

Marti Galiye: Goray Daahir
Marti ku ah: Gorod Jare
Producer: IBrahim CM
Edit: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Listen Goray Podcast
Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M...
Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast...
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official KZread channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#sheekoFuran
#sultanfilms
#GorayPodcast

Пікірлер: 52

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam95433 ай бұрын

    Podcastigii ugu shidnaa hadaad iga dambayso like ii saar.

  • @HafsaHussein-lh4mf
    @HafsaHussein-lh4mf3 ай бұрын

    M.a my teacher ahmed gorod horay usoco❤

  • @user-ob4ky1nr5k
    @user-ob4ky1nr5k3 ай бұрын

    “Yaaah “ Bal naga yaree Abwaan

  • @maryamsaid9715
    @maryamsaid97153 ай бұрын

    Teacher ❤

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile2703 ай бұрын

    Yeah yaaah

  • @fardowsaabdikadir8666
    @fardowsaabdikadir86663 ай бұрын

    UstaadkygiiH allaHa ku sharFo ❤

  • @raageyare681
    @raageyare6813 ай бұрын

    Abwaan gorod jare allah haku barakeeyo❤

  • @najmajama9436
    @najmajama94363 ай бұрын

    Ustaad qiima badan gorod Jare

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah7363 ай бұрын

    Abwaane💗

  • @abdiqadirsulayman7553
    @abdiqadirsulayman75533 ай бұрын

    WELL DONE USTAAD❤

  • @ZamzamCadey-yc8dj
    @ZamzamCadey-yc8dj3 ай бұрын

    UstaaaDkaygiii Qiimaha Badnaa🫶🏾❤️

  • @user-ob4ky1nr5k
    @user-ob4ky1nr5k3 ай бұрын

    Part 2 badan sugaynaa

  • @Araweelo9876
    @Araweelo98763 ай бұрын

    💖

  • @FaYSaLl_RaShKeY
    @FaYSaLl_RaShKeY3 ай бұрын

    Abdifitah gorey.🎉❤

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir12633 ай бұрын

    ^^YAAAH^^ Abwaan Aadan Tarabi bay isku Hal-heys yihiin Gorod

  • @MohamedAhmed-it5dc
    @MohamedAhmed-it5dc3 ай бұрын

    Yah

  • @user-vs3yi6ho9w
    @user-vs3yi6ho9w3 ай бұрын

    Waa garanay abwaan gorod

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT2003 ай бұрын

    Waan dhamaystay waana abwaan waaqaca si fcn ula socda

  • @bishaarhassan2789
    @bishaarhassan27893 ай бұрын

    Ustaad Gorod Jare

  • @maqalka
    @maqalka3 ай бұрын

    Mahadsanid goray podcast Talo so jeedin:inta badan waxaad moodaa in martida aad adiga oo ah barnaamij daadihiyaha ka hadal badantahay,halkaa inaga sax i.a

  • @Wadani924

    @Wadani924

    3 ай бұрын

    Waa dabciga podcasters ka oo waa la iska sheekeystaa.

  • @ASRAAbdi-px4ni

    @ASRAAbdi-px4ni

    3 ай бұрын

    Kama hadalbadne su alu waydinayaa muu iska amisaya anaga. Madaxena waxa ka guuxayo noo waydinaya

  • @ghliya
    @ghliya3 ай бұрын

    Qayb labaad soo qabo abwaan gorod jare Mashallah geesi allah haku xifdiyo abwaan qof wangsan baa tahay wad mahdsan tihin bahda gorad podccas ❤️

  • @PodcastGoray

    @PodcastGoray

    Ай бұрын

    Mahadsanid Walaal

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi26683 ай бұрын

    Abwan,aqoonyahan dayar gorod❤❤❤

  • @sakariyeali3371
    @sakariyeali33713 ай бұрын

    Alle ha ku sharfo laba shaqsi aad u wanagsan baa tihiin gorey podcast waa in ay wadaa shaqsiyaadka aadka u muhiimsan in ay hor keentaa gorey podcast

  • @PodcastGoray

    @PodcastGoray

    3 ай бұрын

    Mahadsanid Walaal

  • @aishaahmed1262
    @aishaahmed12623 ай бұрын

    baranmij ka dhanka waxbarashadii xasuus igaliyay runtii goobaha wax barashada macalin ardayda fahma aad bay u yartay waana soo arkay

  • @yacquubahmed8156
    @yacquubahmed81563 ай бұрын

    Guuleyso sxp gorey adi iyo teamkaaa 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @PodcastGoray

    @PodcastGoray

    3 ай бұрын

    Mahadsanid Walaal

  • @guleedciise4497
    @guleedciise44973 ай бұрын

    Philosopher Gorod Jare Abwaan sare❤

  • @zayitkhalifa6849
    @zayitkhalifa68493 ай бұрын

    M.a wlh wareysi xiiso leh weye abwanka marar badan baa sugaynaya ookle

  • @user-es8pl2ss2n
    @user-es8pl2ss2n3 ай бұрын

    Nin wayn aya kentay maanta mudo bdn aa Facebook friends ku nahay abwaankan

  • @mohamedAlnuur33
    @mohamedAlnuur333 ай бұрын

    John baa raacay afar ay😂😂

  • @cfataxwaliqo5343
    @cfataxwaliqo53433 ай бұрын

    Ustaad qiimo badan gorod jare

  • @fardowshirsi412
    @fardowshirsi4123 ай бұрын

    1:04:12 aad bay iitaabatay runtii arintaas doodu sharaf iyo karamaan kugu hagoognay ustad Dooda somalida ama inaa la doodo qof laba shay bay igu sababtaa inaa caytamo ama inaa ooyo. Waayo wacyi ahaan ama dadnimo ahaan qof dhalinyarada ah ee somalia ku koray uma diyaarsana inuu doodo(debate) sameeyo, waayo markasta oo ay koritaan samaynayno walipa waqtigii yaraanta aad baa laynoo caburiyaa waalid, Macalin, maamul kurtiba ma ogola inaa la doodo taasaa keenta in doodeenu oohin iyo cay ku Soo koobnaato.

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi26683 ай бұрын

    Abwan iyo macalin gorod jarre Salma masuul

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz3 ай бұрын

    wlhy ilike this podcast b/c aad ban u jeclahy in podcastiyada ama xaaal warankah dadka aad dhagaysto sababtoo ah waxaa kaagasoo baxayaa fikradao cajiip ah podcast ajanibaa kuwanaabah iila macaan shaqo wanaag team @goray podcast

  • @PodcastGoray

    @PodcastGoray

    3 ай бұрын

    In badan mahadsanid

  • @Wadani924
    @Wadani9243 ай бұрын

    "Yaah! Yeah! Yaah!" Isku day in aad iska yareyso "yah!" Haddii aadanba iska wada jari karayn. Waan garan karaa in ay hal-hays kuu tahay balse wareysiga bay kaa hallayn oo kaa nusqaamin.

  • @QARDHAAS
    @QARDHAASАй бұрын

    Goray podcast waxaan soo jeedin lahaa xalqado DEBATES ah inaad kusoo kordhisaan. Xiisad buu yeelan waana lagu sii tababaran kahor fagaarayaasha adag.. fikrado isdiidan noo keen dhalinta qaahirana kabilow. Thanks

  • @PodcastGoray

    @PodcastGoray

    Ай бұрын

    Mahadsanid Walaal

  • @sadushshire8299
    @sadushshire82993 ай бұрын

    Kan wa nin adag 😂gorod

  • @mohamoudabdisalaan1182
    @mohamoudabdisalaan11823 ай бұрын

    ''GOROD isku cudur ayaa inku dhacay'' ee dawada inoo doon

  • @juweriaabdi9073
    @juweriaabdi90733 ай бұрын

    Hhh abwaan qofka 10 qof xidhiidh la yeeshaaa waa barayso 10 god leh 😂

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t2 ай бұрын

    Dhulbahnte isaaq cadow buu ku yahy

  • @HanadAmoha
    @HanadAmoha2 ай бұрын

    Mr yaah.😂

  • @mustafeM.mohamud
    @mustafeM.mohamud3 ай бұрын

    Qof dhiig muslim kufanayay oo lahaa kucibadaysta in qiyam iyo qiimo looyeelo waxa sababay wakhtigaynu kujirno

  • @adanxasan7364
    @adanxasan73643 ай бұрын

    Hhhh laandheere kusooc abwaane

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer15893 ай бұрын

    Kan qabyaalad iyo reernimo ayaa diin u ah wax la dhegeysto maaha

  • @user-or2eq5nu4n

    @user-or2eq5nu4n

    3 ай бұрын

    Hdanu ku qancin adeer iska daa deee

  • @ASRAAbdi-px4ni

    @ASRAAbdi-px4ni

    3 ай бұрын

    Saa maxd u dhagaysan😂