GOORMAAD IS GUURSANEYSAAN? WAATAN JAWAABTA SU’AASHAAS✍🏽

Ойын-сауық

Пікірлер: 157

  • @Hamzezidane
    @Hamzezidane3 ай бұрын

    The ever the most knowlegde and themost shine he isthe profite mohameth (scw)❤

  • @LakiRabiic
    @LakiRabiic3 ай бұрын

    Insha allaah iskuwaara shar iyo shaydaana alle ha idinka xijaabo

  • @user-jh7uw7bs6w
    @user-jh7uw7bs6w2 ай бұрын

    Masha Allah ilahey ha idin ka dhigo kuwo is calfada oo kheyr iyo hormar aduun iyo mid aakhiro wada gaara❤❤❤

  • @user-dv9zq5ph6y
    @user-dv9zq5ph6y2 ай бұрын

    ماشاءالله تبارك الله

  • @user-sm8sq5zr4n
    @user-sm8sq5zr4n2 ай бұрын

    Masha allah

  • @XayaatKhaliid
    @XayaatKhaliid3 ай бұрын

    xasan waaba yaabantahay eerun maalakaa sheekooyaa😊😊😊

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson12 ай бұрын

    Hassan sxp nin rag Aya tahay micnaha waxan kawadha walayada iyo xukunka guriga ninka raga Aya iskaleh Allana wuxuyiri A rijalun qawamuna cala nisaaa kowdeh xamdi kajog deh tas lkn intakasoherti riyadhina ilahey Hain rumeyo somalidhana way idhin garab tagihin🙏💪✌️💯

  • @aishasheik5646
    @aishasheik56462 ай бұрын

    Alla labadan dar ilaahy bn isula jeclahy hadaa is qabtaan alle ha isu kiin barakeeyo hadii kalana ilaahy calaf ha isugu kiin daro (axyaa nin rageed )❤

  • @user-xp2rk4ew2o
    @user-xp2rk4ew2o2 ай бұрын

    Masha alaah alaha idin barakeeyo

  • @user-tz4wl1dm7n
    @user-tz4wl1dm7n2 ай бұрын

    M.a is kuwaar waiskin jeclahay ❤❤

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂 ala soyaaa ❤❤ ciwanka allow run ka dhig wayo waad isku noreysaan m.a❤❤❤😂😂

  • @ZumayoahmedZuuzuuahmed
    @ZumayoahmedZuuzuuahmed2 ай бұрын

    Man sha allah

  • @user-nk9lv9dd7f
    @user-nk9lv9dd7f2 ай бұрын

    M.a iskuwara waiskin jeclahay ❤❤❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim95942 ай бұрын

    1972 kulah kkkkkkkkkkkk 11 bilod aya laga joga Masha allah ❤❤❤❤❤ Inta nolashiina ka dhiman iska joga insha allah ❤❤❤

  • @user-wm4ey5sm5x
    @user-wm4ey5sm5x2 ай бұрын

    Mnzh Allah ❤

  • @fadumoabdul-si6zw
    @fadumoabdul-si6zw2 ай бұрын

    Mansh allah

  • @Ruunmuhumedali
    @Ruunmuhumedali2 ай бұрын

    Ar kuwaan waqtigi ay is barteen waqtigiisay arooska ka dhigani rabaan sidaa u fahmeh Isku waara abid insha allh ♥

  • @drsayaanmohammed4725

    @drsayaanmohammed4725

    2 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @AyaanMahamed-de2pi

    @AyaanMahamed-de2pi

    2 ай бұрын

    11 month ago ayee is barteen waa xasuuta video gaas😂

  • @Ruunmuhumedali

    @Ruunmuhumedali

    2 ай бұрын

    @@AyaanMahamed-de2pi haaa

  • @farhiyoali3849
    @farhiyoali38492 ай бұрын

    Maashallaah Hassaan ..Hamdi..Guuuul.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm3 ай бұрын

    Whi suaalo cajiiba ahayd m.a horay usocda❤❤❤

  • @user-fs6qd6fr2i
    @user-fs6qd6fr2i2 ай бұрын

    Alla beerka I xanuunay wlhi xasanaa mid ma tihin aniga biyo run ah ii keena kulahaaa

  • @NasteexoCismaan-ni7ny
    @NasteexoCismaan-ni7ny2 ай бұрын

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekabilane3231
    @dekabilane32312 ай бұрын

    Machaallahi quel amour

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma57732 ай бұрын

    Mashallah

  • @mohamedmuqtaar4994
    @mohamedmuqtaar49942 ай бұрын

    Run ahantii waan idin wataa xasan iyo xamdi

  • @farduuzawel2123
    @farduuzawel21232 ай бұрын

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ isku waara

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664
    @abdulkadirmohamedyusuf46642 ай бұрын

    Masha allah il nacab idima aragto

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g3 ай бұрын

    Wllky xasan soya iyo umu wllshy guuleysada

  • @sacdiyamahamedali417
    @sacdiyamahamedali4172 ай бұрын

    Masha allah labadeyda garab

  • @DaoudHassan-js8co
    @DaoudHassan-js8coАй бұрын

    ❤❤❤❤❤masha.allh😊

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim1512 ай бұрын

    Masha allah kuweyga anjelhy ❤❤🎉🎉

  • @HamzaSaid-uz1le
    @HamzaSaid-uz1le2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ machallah

  • @fardow.safarah
    @fardow.safarahАй бұрын

    Masha allaah ❤❤❤❤🎉🎉

  • @nafisoabdulahimaxamed
    @nafisoabdulahimaxamed2 ай бұрын

    thanks qurux❤❤❤❤❤

  • @idilabdi9456
    @idilabdi94562 ай бұрын

    Waaba isku egtihiin,waana isku nuureysiin❤❤❤

  • @user-bw4xe1ol3z
    @user-bw4xe1ol3z3 ай бұрын

    Mansha allah

  • @fadumoabdul-si6zw
    @fadumoabdul-si6zw2 ай бұрын

    Mnsh allaah ❤❤❤❤

  • @Daada12641
    @Daada126413 ай бұрын

    First comment❤❤❤ like

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim95942 ай бұрын

    Hal sano ka qiimo badan 10.sano haa waa sax ❤❤❤❤

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel73152 ай бұрын

    Walaal jacel channel ❤❤

  • @user-rv6ll7cj7y
    @user-rv6ll7cj7y2 ай бұрын

    Wllhi labada jun waa habeen aroskeyka hamdiyey aan xusno waqtigan ani adi oky❤

  • @niciimamaxamed9546
    @niciimamaxamed95463 ай бұрын

    Masha allh qofkii ugu horeeyay ayaan ahay ❤❤❤❤

  • @user-fd1ke7cz5q
    @user-fd1ke7cz5q2 ай бұрын

    😢😢manta wah lah ihadalya

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed9002 ай бұрын

    Xasn Iyo xamdi guuleysta aad baan idiin jeclahey❤

  • @KhadrXashi

    @KhadrXashi

    2 ай бұрын

    🎉❤❤

  • @user-cl9sx2mf9d
    @user-cl9sx2mf9d2 ай бұрын

    Jira oo joga abidkin dad anku faraxsanahay tihiin alle hanii Xafido

  • @user-qj8us6dg7l
    @user-qj8us6dg7l16 күн бұрын

    Waa isku soo baxay saan wll

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif70943 ай бұрын

    Ismafureyno inshallah kudar

  • @osmankhalif7094

    @osmankhalif7094

    2 ай бұрын

    Sax

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz2 ай бұрын

    Waaaaw labadaan jecliyaaa❤❤❤❤

  • @user-zq7jn7vu9f
    @user-zq7jn7vu9f2 ай бұрын

    Mashal❤❤️❤️💙💙💙

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f2 ай бұрын

    Insha Allah kudar xasan soya

  • @fadumohassan585
    @fadumohassan5852 ай бұрын

    Waqtigan jacel majiro abayo qalbiga yan xadin

  • @xayatax2041
    @xayatax20412 ай бұрын

    2 June 2023 maalin jimce ah waa malintan gurigayga cusub uso guray wooow wada jira walaalo qaaliya ❤🎉

  • @shugrisalaad886
    @shugrisalaad8862 ай бұрын

    Wan idin tagera wlhi❤

  • @IsninaBunow
    @IsninaBunow2 ай бұрын

    Masha alah qurax

  • @kartibadan33
    @kartibadan333 ай бұрын

    Kuwaygiiii waligiiiin faraxsanaaada

  • @user-nq5xg9bf2t
    @user-nq5xg9bf2tАй бұрын

    M.a❤ my sister my pro 🎉

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan66772 ай бұрын

    ❤❤jah❤❤

  • @ismahanhassan2694
    @ismahanhassan26942 ай бұрын

    Waa sax

  • @samirahassan2023
    @samirahassan20233 ай бұрын

    Waaaaaw Masha Allah ❤❤❤❤ Xaflada AROOSKA ha la ii soo waco Aniga waxaan idinla joogaa heeeee ………wadanka ……!

  • @user-ed5ok4ri1l

    @user-ed5ok4ri1l

    2 ай бұрын

    Naaqaali miyey isqaban m.a my two

  • @drs_siham_aragsn2258
    @drs_siham_aragsn22582 ай бұрын

    Xamday nin baa heshay 1sano oo ka qiima badna 🎉❤

  • @WaaliWaali-oe4fr
    @WaaliWaali-oe4fr2 ай бұрын

    🎉🎉🎉

  • @Amrancook900
    @Amrancook9002 ай бұрын

    Axaxaxaaxax❤❤❤❤

  • @fadumoabdul-si6zw
    @fadumoabdul-si6zw2 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-gb9lx5bz6u
    @user-gb9lx5bz6u2 ай бұрын

    Hahah jamaaa fala sana

  • @abdullahiibrahim1555
    @abdullahiibrahim15553 ай бұрын

    Jaaaah

  • @kaltunahayd
    @kaltunahayd2 ай бұрын

    ❤❤❤❤😊

  • @aaminoibraahim5781
    @aaminoibraahim57812 ай бұрын

    M.a

  • @SamsunMe
    @SamsunMe7 күн бұрын

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qalbidaacad925
    @Qalbidaacad925Ай бұрын

    ❤🎉🎉

  • @leilomohudeinmohamed4960
    @leilomohudeinmohamed49602 ай бұрын

    Ifarax sanaa da wiligiin shariifka io fiqiyada❤😊 abayo noso dhameys,tir filimka part 11 wn sugi la,ahy abayo.😔

  • @user-lz4wo8em6b
    @user-lz4wo8em6b2 ай бұрын

    Ala FAMILY JYJJ

  • @user-eb3nc3kl3j
    @user-eb3nc3kl3j2 ай бұрын

    M.a❤❤❤😂🎉

  • @user-gb4ds6jt6j
    @user-gb4ds6jt6j2 ай бұрын

    Love isar blz😂😂

  • @user-ov5bi1du4v
    @user-ov5bi1du4v2 ай бұрын

    10 jer dawadeyy

  • @HindaHanni
    @HindaHanni2 ай бұрын

    Kkkk wuu dhamaday ninki xasaan ahaa

  • @hashimyare4554
    @hashimyare45542 ай бұрын

    6:48

  • @AyaanMahamed-de2pi
    @AyaanMahamed-de2pi2 ай бұрын

    6:48 when he put his hand behind her omg😍

  • @AishaHussein45

    @AishaHussein45

    Ай бұрын

    😂❤

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan22512 ай бұрын

    Xasan ha yeelin taa xamdi sadexda dalaqo first day gay ku qadimaysaye 😂😂😂😂❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed34422 ай бұрын

    Qofka xanaaqaya waa mid xaasid ah ma naag isku rabta asaga

  • @CaishaAbokar
    @CaishaAbokar3 ай бұрын

    Labar two

  • @xasangaas5708
    @xasangaas57082 ай бұрын

    Axyaa masayr axyaa jaceyl been ayaan moodi jirray masayrku inuu yahay jacayl waynaaday laakiinse hadda shariifka iyo fiqqiyadda ayaa indhahayaga caadkii saarnaa ka qaaday Ilxumi idinma aragto il iyo cawriba la aada just one love

  • @Zaalja
    @Zaalja2 ай бұрын

    abayo xamdi ninkan xasan soya adbu ucatobaay maxa daraay Baal sidan udhaan

  • @hodanmohame8921
    @hodanmohame89212 ай бұрын

    It's 02/06/2024...am watching this video so it's your anniversary 😂.. Coincidentally

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59032 ай бұрын

    Walayada hadii dumarka lasari lahaa markay xanaqanba sadexda ayay tirin lahaayen.

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif70943 ай бұрын

    Inshallah kudar

  • @MunaMohamed-wb6sf
    @MunaMohamed-wb6sf2 ай бұрын

    Meko waa Kan sorta lagu walaqo

  • @user-hb3id2qr6z
    @user-hb3id2qr6z2 ай бұрын

    😂❤

  • @sahraafrahow7625
    @sahraafrahow76252 ай бұрын

    2/6/24

  • @user-ov5bi1du4v
    @user-ov5bi1du4v2 ай бұрын

    Walhii video wan ka heleyy

  • @MaimunHussein
    @MaimunHussein2 ай бұрын

    Is gursada😮ama cml kale la imada mxay vewskan

  • @SharifadaAsharaff
    @SharifadaAsharaff2 ай бұрын

    Walhi waa yaab😢 naa joog

  • @challengeboys7462
    @challengeboys74622 ай бұрын

    Maska madow ma hayno malmahan mxa qaldan

  • @SharifadaAsharaff
    @SharifadaAsharaff2 ай бұрын

    Walhi wa yaab😢

  • @XayaatKhaliid
    @XayaatKhaliid3 ай бұрын

    xasan meeko maxaa laka wadaa noosheek pls🙏🙏

  • @user-fs6qd6fr2i

    @user-fs6qd6fr2i

    2 ай бұрын

    Qoriga bariiska sabta lagu walaqo marki lakarinayo ayaa la dhahaa miikow

  • @user-ov5bi1du4v
    @user-ov5bi1du4v2 ай бұрын

    Lkin xal sanoo Ka Qiimo badan 10 sano wwww

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya2 ай бұрын

    Jimii suasha Hal Sano kayar ayan is aqaanaa kama yeelin, dadkan waxay u dhaqmayan dad ila yarantii is aqaaney 😂

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc3 ай бұрын

    Soo to iskalo waa qirateyn inaa idinka dhaxeyn jirey shuuxshuux romantik jecel kkkk hora u sheegey dag one in waxa idinka dhaxeyo waa inkirteyn dhagohadal iyo kiis iska waal iyo boor isku qarin baa isku difaac jirteyn kkkkkk waxa aahy gabdha oran jirteyn wax bay soo qoreysa waa tirtirtaa kkkkk hadan waxa sheegaya inaa is mehersateyn aad ku heshiiseyn in Arooos aad dhiganeysaaan ...dad is qaba tihidin meherka familkiina uun baa og iyo jimi waa praivat kkkkkkk markaa is guurkiina sax u shaacisaan uun baa like idin sari kkk

  • @mashraf7858
    @mashraf78583 ай бұрын

    2diina kun habeen wal habeen 😂

  • @najma649
    @najma6492 ай бұрын

    gabdhaha mj wey maseer badan yihiin is ilaali xasanoow

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur75672 ай бұрын

    Xamdi iyo xassan xayeesi su’aasha ma is furi laheedeen la idin weeydiiyey waxeey nooga jawaabteen su’aal hore oo la’idin weeydiiyey oo aheed inaa waqti xaadirkaan is qabtaan!! Taas aad ka tiraahdeen waa private lakiin aad ka wadaan haa waa is qabnaa Mashallaah.😂

  • @user-cf2jl2rl4w
    @user-cf2jl2rl4w2 ай бұрын

    Ma'n waad isu soo bexeysan

Келесі