No video

GOOB WAYN ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA | KISMAAYO |

special thanks
ABDIQANI YAASIN
ABDIASIIS SIISO
MOHAMED CAMBE
ABDISHAKUR HAYBE
Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ ​
Abdala jamaal
/ abdalajamaa. .
Khalid CK
/ khalid__ck

Пікірлер: 522

  • @craxiimmaxamed4014
    @craxiimmaxamed40142 жыл бұрын

    Waxaan soo xasuustay heestii AHUN Maxamed Mooge uu qaadi jirey ee odhan jirtay: Dhanka midig baddii tahay Bidixduna dhir iyo doog Iyo ubaxa dhaadheer. Masha allah goobweyn waa meel qurux badan, insha allah mar uun baan booqan doonaa. Waa walaalkiin oo hargayaa idinka soo salaamaya

  • @aliyare3898
    @aliyare38982 жыл бұрын

    Insha Allah waan booqan doona gooobahaas waxaan salaamaya reer koonfur khaasatan Ciyaal Xamar. One love from Hargeisa cadey 🤗

  • @drqeyria8874

    @drqeyria8874

    2 жыл бұрын

    Waa laga qaady walalka😊✌

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    2 жыл бұрын

    WAA LAGA QADAY WLL SOO DHAWAAW WELCOME

  • @layaanhassanhassan7951

    @layaanhassanhassan7951

    2 жыл бұрын

    Waalagaaqaaday wll sodhawow

  • @calishariif7024

    @calishariif7024

    2 жыл бұрын

    Waan ka qaadney bro

  • @najiibabtidoon7396

    @najiibabtidoon7396

    2 жыл бұрын

    Wan kaqadnay masuul

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official11132 жыл бұрын

    Wow 👌 masha alh beautiful place Goobweyn kismaayo somalia 🇸🇴 best vlog abadala jamaal legend always legend keep going 💚🥰👌✊

  • @audijooyjoy7976

    @audijooyjoy7976

    2 жыл бұрын

    Waqooyiga waxeey ku Qurux badantahy buutaha, konfurtana Beeraha iyo Wabiyada. Somalia oo dhan waa Qurux konfur iyo waqooyi ba.!!!

  • @natureworld4148

    @natureworld4148

    2 жыл бұрын

    @@audijooyjoy7976 1991kii miyad ka danbysan rer konfurow shekoyinka konfur iyo waqoyi waxa laga jooga 30 sano iyo dheerad mxa wali haki idin joojiyey qayrkin dalkodi bay dhisten aydin ka baabisen wx danbena idinku darsan mayan cidlad ka xiiqaysane riyadad kabxa oo runta ku noolada wax waqoyi la idhah ma jirto dal somalilnd la idhahba jira ama is diidsiya ama xaqiiqda ku noolada idinka idin taaal

  • @audijooyjoy7976

    @audijooyjoy7976

    2 жыл бұрын

    @@natureworld4148 Adigane xaqiiqada ku nolow wax Somaliland la yirahdo oo aduunka aqonsanyahay ma jiraan. Waxaa dowlad ah oo aduunka aqonsanyahay waa SOMALIA kaliya, ama jecloow ama necbow adee kuu tala.

  • @deqamohamud9804
    @deqamohamud98042 жыл бұрын

    Maansha allh qurux badanaa saw nimcaba koonfur baytaalaa alle haydinku daro nabad waarta Goob weyn kismaanyo💚

  • @Hooyo309
    @Hooyo3092 жыл бұрын

    Maasha’allah ninyahaw aadbaan kuu taageraa. KZread laha sanadka Waa in lagu siiyaa. Kismaayo waa magaaladeydii. Min waqooyi ilaa galbeed. Bari ilaa koonfur fog ninka kaliya Ee tagay baatahay. Xaalkaagu waa international somali territorium buu Maraa. Guuleso wallaal. Reerkismaayo igu salaan.

  • @istaahilcabdulaahi8391

    @istaahilcabdulaahi8391

    2 жыл бұрын

    Kaqadnay sister

  • @abdallehonest2715
    @abdallehonest27152 жыл бұрын

    Waxad u safreysan sxb sad uga gudbisan wadanka muuqalo qurxon waxan jeclan laha inad ku dartan wareysiyo yar oo shacabka magaloyinka AMA goobaha ad tagaysana in la arko inan cidna qabyalad cid ku naceen ama aan lagu oranen qofka magaladan rer hebel ba ka xiga inta shanta somali dagto wa isku mid haba kukala duwanadan lahjadaha iyo xooga dhaqamada ama qaab nololedka iyo waxyabaha ay ku tiirsanyihin thanks sxbayal

  • @aliyare3898
    @aliyare38982 жыл бұрын

    Ciyaal xamar farta taaga from Hargeisa 👆

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq1232 жыл бұрын

    Mansha Allah ma dhulka sidaa uquruxda badan ayay Somai Caydh ka tahay

  • @ProudAfrican

    @ProudAfrican

    2 жыл бұрын

    Waa waxa Inaga dhigay doqomada aduunka jidha maanta, soo sidaa maha?

  • @Ishwaaq123

    @Ishwaaq123

    2 жыл бұрын

    @@ProudAfrican Aad huno aduunkii waanku bahdilannahay dhulkiina sidaas ayuu u qurux badanyahay

  • @abshiranshax
    @abshiranshax2 жыл бұрын

    Welcome back AbdalaH jamal Another level 🔥 Jubba🇸🇴

  • @MukhtarNuur
    @MukhtarNuur2 жыл бұрын

    Beautiful Goobweyn 😍

  • @abdirizakkhaire7899
    @abdirizakkhaire78992 жыл бұрын

    Masha Allah vlog kala kacsan. Duubista iyo Cameradu waa 100%, top baad tahay. Halmid baan kuusoo jeedin lahaa, kolba meeshaad tagto dadka jooga xoogaa interaction ah la yeelo, oo yara warayso 2 ama 3qof.👏 From Caasimaddii💚🤍❤

  • @annhma1435
    @annhma14352 жыл бұрын

    Wa magalo isasaara kulaha😆 wad ku mahadsantihiin muqaladina quruxda bdan💙

  • @BAASHEBULZHAWI
    @BAASHEBULZHAWI2 жыл бұрын

    Qays qayser Abd. jamaal Asad hagio 3 greates Somali KZreadr💞✋ Allah Somali midee from Harg...

  • @fosiyacali9212

    @fosiyacali9212

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @cabdirasaaqsalaxlaawi6665
    @cabdirasaaqsalaxlaawi66652 жыл бұрын

    Maansha allah Waxaa wax Lagu Farxo Dhulkeeniyoo Sidaas u Nimcaysan Alax Weeye Alle Ha Inoo Barakeeyo Dhulkeena

  • @ayaniita9386
    @ayaniita93862 жыл бұрын

    Abdalla apoowe hargeisa marka aado asma love noso qabo hada rer muqdisha nahay wan ku xisi doona✊💖♥️

  • @mahadgeedi3181
    @mahadgeedi31812 жыл бұрын

    Ala Dalkeena Muxu Dalxiis Ku Macanyhy❣🌳 Allow Dalkeena Nabad Buxda Noga dhig. Aamin

  • @Itsrobloxgrl
    @Itsrobloxgrl2 жыл бұрын

    Mashaa allah abdalla aad baad u mahadsantahay anoo konfurta somali ka imid hadana waligeey ma arag meeshaa quruxda badan leh inkastoo qurbaha anaa yar imid

  • @bilandigriye5791
    @bilandigriye57912 жыл бұрын

    Dheh dhulka waa dhulkeyagi hacabsan Walaalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💥💥🍇🍈🍉🍊🍋🍌🍍🥭🍎🍏🥑🥥🫒🍅🥝🫐🍓🍒🍑🍐🥔🍆🥕🌽🌶🫑🥒🥬🥦🧄🥯🥨🫓🥖🥐🍞🧅🍄🥜🐪🐫🐐🐑🐏🐎🦊🐱🐈🐈‍⬛🦁🐯🐅🐆🐴🐇🐰🐹🐀🐁🐘🦣🦏🦛🐭💞💞💞💯💯 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabuud16
    @cabuud162 жыл бұрын

    Hore u soco cabdalle, kuraaxeso wadankaaga.

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni21882 жыл бұрын

    Goobweyn my homeland🇸🇴❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind86202 жыл бұрын

    I love the diversity of koonfurta Somalia! 💕 💕

  • @audijooyjoy7976

    @audijooyjoy7976

    2 жыл бұрын

    Koonfurta Somalia waxeey ku Qurxoontahay Beeraha iyo Wabiyada. Waqooyigana Buuraha.

  • @sunshineseaandvitamind8620

    @sunshineseaandvitamind8620

    2 жыл бұрын

    @@audijooyjoy7976 exactly!

  • @ikraanabdiaziz5431
    @ikraanabdiaziz54312 жыл бұрын

    Masha Allah waxa tihin dhalinyaro soo bandhigta quruxda wadanka keep going

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir92432 жыл бұрын

    Kismaayo magaladan ku dhashay Allow barake long time baa igu danbeeysay my hometown

  • @7amadijeylani618
    @7amadijeylani6182 жыл бұрын

    Muhiimada inaad safarto wa inaad bartaa dad iyo dhaqan cusub Lkn kismaayo iyo muqdisho dad somali iyo isku dhaqan aad tihiin aya jooga waana wadankaaga sxb Abdullah jamaal aad ba ku salaamay

  • @Suhuur1
    @Suhuur12 жыл бұрын

    Mash allah somaliey qurux badan allow nadad ka dad wanagasano hogamiy sii 🤲🤲

  • @halabaishwiaba
    @halabaishwiaba2 жыл бұрын

    Goobweyn waxa ay kamid tahay meelaha sida gaarka ah aan uxiiseeyo dalkeena iyada iyo : - Baraawe - Xiis iyo maydh - mareero - iyo meelo kale

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e2 жыл бұрын

    Welcme Back Brother❤❤ Somalia Somali BaaleH🇸🇴❤ Best vlog My Bro Abdalla Goob wayn Kismaayo waa Meel Qurux Badan❤

  • @ahmedkhadar1901

    @ahmedkhadar1901

    2 жыл бұрын

    Soomalilaned baan leenahay

  • @Saf-41
    @Saf-412 жыл бұрын

    So Beautiful Masha Allah Pretty blue water Thanks for sharing. Abdale 🙏🏾

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial95172 жыл бұрын

    M.a goobwayn waa meel qurux badan 😍

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl13812 жыл бұрын

    Wuxu allah nasiiyay dhul qurux badan gees kagees kheyraad kala duwan meel Buuro meel shidal macdanta kala duwan lkn dadki lasobixi laha aya maqan Allaha dadkena kadhigo dad fakara

  • @ochuuhirmoge4913
    @ochuuhirmoge49133 ай бұрын

    Woooow mashallah mother land is amazing..I'm coming soon inshallah

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial60672 жыл бұрын

    Masha,ALLAH waa meel qurux bdn

  • @aamkareermagaal8451

    @aamkareermagaal8451

    2 жыл бұрын

    Masha allah qurux badanaa huuno

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow2 жыл бұрын

    Masha ALLAH. #Goobwayn waxan ku bartay ama ka akhriyay sheekadda macaanka badan ee #Aanadii Nageeye

  • @farhanahmed6135
    @farhanahmed61352 жыл бұрын

    Dhulki janada jogta wlhi next afgoye iyo magalada tariqiga ban sugna s👋

  • @empireshow1
    @empireshow12 жыл бұрын

    Dal hodan ah baan khayraad dihin leh lakiin qabiil ayaa inaga hee douwt✅

  • @asmaladan4535
    @asmaladan45352 жыл бұрын

    Waaw abdala jamaal magaaldi hadraawi u duceeye baladwayna noso duub

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial76652 жыл бұрын

    Wallahi horumar wacan ayaad sameyseen alle ha idin kuwado wllo@abdala jamaal🙏🏽♥️

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax74122 жыл бұрын

    Beautiful goobweyn best location in Somalia 🇸🇴 thanks for quality video

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan97222 жыл бұрын

    Nabad noogu soo noqda walaaladay abdalle and khalid. Greeting from hargaysa

  • @maanka305
    @maanka3052 жыл бұрын

    Wa Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯

  • @saciidomaxamed1716
    @saciidomaxamed17162 жыл бұрын

    Masha llh Baardheerana tag wll oo muuqal fiican kasoo duub

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948Ай бұрын

    Kismaanyo jubalad waa magalad somaaliya ugu qurux badan masha allha

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog10852 жыл бұрын

    abdala jamal keep going my pro firts person watching video

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled22422 жыл бұрын

    You’re doing Amazing A.Jamaal

  • @user-ks6hv6fg8d
    @user-ks6hv6fg8d2 жыл бұрын

    Masha allah 💯💯

  • @hadiamustaphe3561
    @hadiamustaphe35612 жыл бұрын

    ilaahow igaadhsii xilli aan wadankayga ku dalxiiso 😊🤲😍🥰

  • @zermaahir186
    @zermaahir1867 ай бұрын

    Ubaxii Gobwayn waxan ku bartay maansadii abwaankii garxajis ee Nageeye khaliif Alle hasoo bakhti afuufee from Saylac🙌

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad2 жыл бұрын

    Welcome Mi Home Kismayo, Goobweyn-Kismayo👏🙏💖, Kismayo Is Where I Was Raised And Took Mostly Of My Life😍, It's Where I Finished My High School, It's Where My Parents And My family Lives, I Can't Summarize Here What Kismayo Is For Me🙏💖, I Missed Her More😓, Thank U Abdalla, Khalid Ck And The Team👏😍, #KISMAAYO_KAAFISO🙏💖😍.

  • @dr.hassankeisehassan3421

    @dr.hassankeisehassan3421

    2 жыл бұрын

    Past Yotouper Somali Oo dhaN Abdalle JamaaL Go ForworD PR0

  • @OmarAhmed-bi2lj

    @OmarAhmed-bi2lj

    2 жыл бұрын

    hadii aad kismayo ku dhalatay maad luuqadaada hooyo ku hadashid

  • @captain_bile236
    @captain_bile2362 жыл бұрын

    waw abdalla thnkz sxb konfurta soamalia aad bey u qurxantahay allow u sii siyadi

  • @raam_____official6238
    @raam_____official62382 жыл бұрын

    Msha allah abdale jamal and khalid ck best vlog

  • @clicadami5855
    @clicadami58552 жыл бұрын

    wlhay is amazing thanks guys abdalle and khalid

  • @ubaxhassan9475
    @ubaxhassan94752 жыл бұрын

    Masha allah allaha nii xafido wllkey abdalla iyo intii kula socotobaa waa meel qurux badan runti

  • @asmaciiltira3120
    @asmaciiltira31202 жыл бұрын

    Masha Allah vlogan hadal ma karayo Abdala Jamal Keep going Wllky😇😇😇

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic12 жыл бұрын

    waxan maqli jiray anuu heestii odhan jirtay Halkuu dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro🤣🤣🤣🤣

  • @gulleed2daacad463
    @gulleed2daacad4632 жыл бұрын

    Vlog yada noocanoo kalana inoo soo badiya waan ku haysanaye pro

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24.2 жыл бұрын

    Abdala jamaal king of volgs keep going legend❣️

  • @onkod-raacstudio1354
    @onkod-raacstudio13542 жыл бұрын

    Keep going wax fiican ayaad bulshada u haysaa, runtii anigoo gurigayga joogo ayaan hadana dalxiisayaa A.jamaal✅💯

  • @ubahsiraaj4825
    @ubahsiraaj48252 жыл бұрын

    Woow masha allah

  • @ummuanas8873
    @ummuanas8873 Жыл бұрын

    Masha Allah Abdalle jamaal caaadi maahin ❤❤

  • @durranofficial8320
    @durranofficial83202 жыл бұрын

    Mnsha Alh Beautiful Place Wlhi Alle Hynoo Barakeeyo Dhulkeena♥️

  • @dacaadduceysana1475
    @dacaadduceysana14752 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful place kismayo

  • @kadarhassan7992
    @kadarhassan79922 жыл бұрын

    Waa uso socda insha Allh dhulki waa iibasaday in dhisa hartay slaan sare ugaas from canada

  • @zamirahassan5388
    @zamirahassan53882 жыл бұрын

    Wow M.alah amazing place abdalla jamal move forward

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799
    @dahirmuseosmandrdhegacade37992 жыл бұрын

    Welcome back 🙏☺ What a vlog 😲😲 Another level 🖐🖐🖐🖐

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit69752 жыл бұрын

    Mnsha allh Dhulkeena Nimco aya fadhida Thanks Abdalle 👍🏾

  • @gulledofficialchannel5141
    @gulledofficialchannel51412 жыл бұрын

    BEST KZreadrs in somali..💛

  • @mubaarigfarxan5418
    @mubaarigfarxan54182 жыл бұрын

    20 jir ayaan ahay waligay hargaysa.dhinac uma dhaafin waayo hadaan is idhaa meel usafar hooyo iyo aabo ayuu culays iga soo.fuulaa ee maxaan sameeyaa tolow🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet4682 жыл бұрын

    Hore soco sxb abdalla from togdheer

  • @Khaleif7
    @Khaleif72 жыл бұрын

    *Masha Allah Dhulkeena Saasu UQurxoon yahay Ilahay Haynoo barakeeYo*

  • @hassnaali9864
    @hassnaali9864 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @hibomohamed8745
    @hibomohamed87452 жыл бұрын

    Kismaayo miyaa nagu timi Abdalle welcome our twon

  • @cabdishakurxuseenmoh
    @cabdishakurxuseenmoh2 жыл бұрын

    Keep going sxpyaaL rag adag tiine♥️♥️🙌

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana19592 жыл бұрын

    Nice one walaalo ku dalxiis dalka iyo dadka ba waa dadkaaga haiska dhex saarin 👏👏❤️💯

  • @alnaimi4035
    @alnaimi40352 жыл бұрын

    Wlhi wn la khuzhuucay nimacada faraha badan ee ilaahay inagu manaystay dhulkeena hadana wxn ka qomameyey sida aynu u nahay dad ducufa oo ka faaidaysan kari la'nahay nimacada wadaneene ilaahayow nagaran sii oo naga dhig kuwii ka faaidaysta nimcada dhulkooda ku jirta iyo amniba 🤲🤲❤

  • @hibaqsalad4301
    @hibaqsalad43012 жыл бұрын

    Masha allah wll qali run ahaantii waan aminila ahay taniwaa Somalia calashaa dalkeenna

  • @mohamedismail5201
    @mohamedismail52012 жыл бұрын

    Boosaaso dagaalada ka socda Alle ha ka qaboojiyo Aynu u ducayno dhamatiin 😥

  • @fosiyacali9212

    @fosiyacali9212

    2 жыл бұрын

    Alaha kaqboojiyo umadaan alaha kabadbaadiyo

  • @thelionblack3088
    @thelionblack30882 жыл бұрын

    Cabdalla jamall cabdalla zxp oart two maleh wlhi goobweyn waa meel aad uu qurux badan zxp part two no so samee wnu ka helnee

  • @Ddiggggggg
    @Ddiggggggg2 жыл бұрын

    Beautiful indeed watching from Nairobi

  • @gulleed2daacad463
    @gulleed2daacad4632 жыл бұрын

    Abadale jamal iyo khaalid ck rag aan taageero keep going pro

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay34922 жыл бұрын

    Wow masha allaah waa meel aada u qurux badan caadi maaha cabdale noolow wll alle ha migaaga iyo hadafkaga ha ku siiyo khaalid ck 🤚cabdale❤❤❤🧡🧡💛💚💙💜💙💚💛🧡❤🖤💛cabdale❤🧡🧡🧡🧡❤🖤❤🖤💯💯💯

  • @somaliforex7744
    @somaliforex77442 жыл бұрын

    Masha allh

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin60492 жыл бұрын

    Ilaahay awoodiisu badanaa subxaanallaaahi wallaahi waa ashqaraar. Cabdalle jamaal sxb mahadsanidiin.

  • @shamsohabi1472
    @shamsohabi14722 жыл бұрын

    Maash Allah

  • @osmantv4198
    @osmantv41982 жыл бұрын

    Masha allah mesha qurux waye allah ku amaansado wll

  • @fosiyacali9212
    @fosiyacali92122 жыл бұрын

    Maanta waxaad joogtaa jubaland maansha alaah meeshu qurux badanaa

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi74942 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam15172 жыл бұрын

    The one and only legend abdala jamaal ✌️✌️✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿

  • @saousandidar3234
    @saousandidar32342 жыл бұрын

    MashaaAllah kismayo beautiful waaye

  • @rahmamohamed9758
    @rahmamohamed97582 жыл бұрын

    Mansha Allah cabdalow marka timaadid ceel sheekh noo soo duub

  • @carabadiiyaa526
    @carabadiiyaa5262 жыл бұрын

    Masha allah waa meel aad qurux badan

  • @apdirisaaqpersio9571
    @apdirisaaqpersio95712 жыл бұрын

    Apdalle jamaal mnsha allaH

  • @HanaHana-sg2ng
    @HanaHana-sg2ng2 жыл бұрын

    Alhamdulilaha it is amazing.

  • @abdullahijumale3242
    @abdullahijumale32422 жыл бұрын

    Waaw maasha Allah thanks br adiga iyo asxaabtaada kale goobweyn sow beautiful 😍 ❤ ♥ 💖

  • @anisahaji1859
    @anisahaji18592 жыл бұрын

    Best vlogg ever. Dhulkeenii hodanka ahaa❤

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe2 жыл бұрын

    Abdale jamaal Abdale legend in the building keep going brother 👍❤🙏

  • @ayaanmaxamed9289
    @ayaanmaxamed92892 жыл бұрын

    Keep going my legend bother

  • @asadsimba9470
    @asadsimba94702 жыл бұрын

    Nice visuals brother caadi maaha

  • @fatuushmohamed7218
    @fatuushmohamed72182 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful place

  • @AhmedMahdi-gl9dg
    @AhmedMahdi-gl9dg Жыл бұрын

    Ala wadankeenu qurux badanaa ilaahayow noo siyaadi

  • @mohasomali1263
    @mohasomali12632 жыл бұрын

    Legend keep going on 🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯