Gobsanaa Hablahayagu

Ойын-сауық

Marka guudka loo dabo
timaha gedefka loo xidho
tirisadaan gu qaan gaadh
geyaankoodu soo baxo
ee geedka loo galo
wada hadasho guurtidu
gacan qaadku uu dhaco
laga keeno guunyada
gibladiyo ciyaarah

Пікірлер: 119

  • @asmamohamed8302
    @asmamohamed83028 жыл бұрын

    waa gaari nolol wacan lagusoo gardaadshee gobsanaa hablahayagu

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Waa gaari nolol wacan lagu soo gardaadshee... Gobsanaa hablahayagu😊 Allow idin xafid 👏

  • @ismailyakubmohamed9883
    @ismailyakubmohamed98837 жыл бұрын

    Waa gaari nolol wacan gobsanana hablahayagu i love this best song Hablaheena Guul

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi43364 ай бұрын

    Erayadii abwaan singub

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын

    Eray iyo sheeko kuma koobi karo waxa heestaan iga soomarey

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38269 ай бұрын

    Gabdhaha Soomaaleed Waa Gob Lkn Gabdhaha Haarti Guulwacan Cadow ka Waato

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Жыл бұрын

    Farxaan xidig ahaaa Aniga Gabdhaha Somalida Allah iguma Qadin 5 Aaan kamarowhaa waliba Xul ah ee Kuwa ugu wanaagsan ah love 💕 you Gabar Somalia 🇸🇴 😊❤

  • @mohamedilweyn2860
    @mohamedilweyn28604 жыл бұрын

    Allaaaaaa maxan ku masalaa hablahaya allow noo dhow waa gaari nolol cawan lagu so gatdadshee gubsanaa hablahayagu

  • @haakimphaisal4516
    @haakimphaisal4516 Жыл бұрын

    Axyaa abwaan Sangub Bal suuree Xishood aan gaboobayn Qurux aan gadoomayn

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari9 ай бұрын

    Hees xusid mudan. Old is gold AHUN Saalax Qaasim

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44864 жыл бұрын

    Erayadii ilaahay AUN naxariistee Abwaan singub

  • @MrGuurow
    @MrGuurow12 жыл бұрын

    waa gaari nolol wacan lagusoo gardaadshee gobsanaa hablahayagu masha allah i like this song n hablaheena

  • @anasmohamed7169
    @anasmohamed71699 жыл бұрын

    Erayada heesta waa m. c. Singub riwayadii gari makaa baxdaa

  • @abdiidba431
    @abdiidba4314 жыл бұрын

    Hablaw gob ayaa tihiin ee gun hayska dhigina oo dhaqankeena ha ka tegena. Waa dar daran walaal tinimo

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam21833 жыл бұрын

    Hablaha soomaliyeed waa wada gob meel kastooy dunida ka joogaan Illaahay waxaan uga baryayaa inuu xafido oo janada ugu deeqo dhamaantood

  • @user-et6ie9so3y

    @user-et6ie9so3y

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid wllky inad wanag noo hayso

  • @maxmudmaxmedsalmanyreshina7393
    @maxmudmaxmedsalmanyreshina73934 жыл бұрын

    alle nasiib badaninaa waxan haysnaaa hablaha duni ugu qurux badan allow no dhow aaaamin aaamin xubno wada garaara leh timaha goray haldhaaga hadma dow gundigu yahay

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38268 ай бұрын

    Viva Shacabka Ssc Puntland All Soomaali Weyn

  • @abdawsaladguul3055
    @abdawsaladguul30559 жыл бұрын

    Waa gaari nolol wacan gobsanana hablahayagu i love this best song

  • @Xaabzade
    @Xaabzade5 жыл бұрын

    Waa Gaari nolol wacan lagu so Gardaadshe Gobsanaa HablahaYaGu💖😍

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv95425 жыл бұрын

    Xishood aan gaboobayn qurux aan gadoomayn maariin casaan galay waa mid u gaaree gobsana hablahaygu

  • @cawaaleabdisamed9841
    @cawaaleabdisamed98416 жыл бұрын

    Hablaha somaliyed Nuurka Dunida waye 😍

  • @nimcohappy2179

    @nimcohappy2179

    5 жыл бұрын

    Allah hanokin dayo wilshayada somaliyed

  • @NH-lb2tw

    @NH-lb2tw

    2 жыл бұрын

    Illahay haydin sharfo wallo geesiyaal nala dhashay❤❤

  • @mahadtohob8105
    @mahadtohob81057 жыл бұрын

    riwaayadii gari ma kaa baxdaa ee ku jirtaa heestaan waxaa alifay abwaanka wayn sangub .....gobsanaa hablahayagu.. hees iga dheh

  • @abshirkhalif5376
    @abshirkhalif53766 жыл бұрын

    waa gaari nolol wacan lagusoo gardaadshee gobsanaa hablahayagu Love u gabdhahayaga

  • @asmamohamed8302
    @asmamohamed83028 жыл бұрын

    waaw ish calaa hees heesu waa tii hore dadne waa kii hore

  • @MrXeraale

    @MrXeraale

    6 жыл бұрын

    asma mohamed sas. waaye

  • @ayanlejamal2855
    @ayanlejamal28558 жыл бұрын

    Jecliyaa Gabdhaheena

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad3826 Жыл бұрын

    Gadhaha Soomaaleed Excellent Kuwa Iidooroow Aabe horta Ma Leedihiin Gadhaha Reer Buuhoodle Iyo Widhwidh Garoowe Garoowe Galmudug

  • @hajicaaradhuub1073
    @hajicaaradhuub10734 жыл бұрын

    5 July 2020 Sundaynighty 1:55am!❤ Feeling happy 😊

  • @abdikadirshakur
    @abdikadirshakur11 жыл бұрын

    Hablaha soomaaliyeed waa quruxda dunida

  • @Nasro_Warsame2023

    @Nasro_Warsame2023

    4 жыл бұрын

    Masha Allah thanks bro 👍👍👍

  • @NH-lb2tw

    @NH-lb2tw

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid wallo geesiyada na kaaba tahiin

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38269 ай бұрын

    Gadhaha Daarood

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Waa gaari nolol wacan lagu soo gardaadshee.. Gobsanaa hablahayagu😍

  • @abdikenimohmmed9970
    @abdikenimohmmed99704 жыл бұрын

    Gobsanaa hablahaygu like saar hadaad daawanayso 2020 yr

  • @naemaahmedhassannour8553
    @naemaahmedhassannour85534 жыл бұрын

    Arooskii siciiid show ayaan heestan bartay

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak20836 жыл бұрын

    Gobsana hablahayagu waa dhab wlle

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti34213 жыл бұрын

    Kàma daaalo 2021 yaaaa ila dhgysanooyo like 🙏☝️☝️☝️☝️

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed73415 жыл бұрын

    xasuus qaali ah iyo hees qiimo badan waaqtigu wa hilaac ordayaa somali maxamed

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras50633 жыл бұрын

    Waa gaari nolol wacan Lagusoo gardaadshee Gobsanaa hablahayagu

  • @mahdiibrahimmadeymadey7071
    @mahdiibrahimmadeymadey7071 Жыл бұрын

    Waan gaari noolol wacan

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba.5 жыл бұрын

    Quruxda Habala Somalida iyo qimah ay leyin bay Ku Shegysa

  • @somalipure8835
    @somalipure88355 жыл бұрын

    Somaliland space channel Tv 2008 ayaan heestan ku Bartay Anoo aad u Da'yar

  • @dagaaratv6599

    @dagaaratv6599

    4 жыл бұрын

    TVgii la odhan jiray baxsane ee markii dambe loo bixiyay Somaliland space chanel ayan aniga laftaydu ku bartay.

  • @zhaaficitalazam3215
    @zhaaficitalazam32155 жыл бұрын

    Hablo waa kuwii hore

  • @abdallamiiney6976
    @abdallamiiney69766 жыл бұрын

    Best song somali girls my dhiigayga igu qaali ah aad ban idin jeclahay rabbi ha idin xafido

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын

    Xishood aan gaboobayn Qurux aan gadoomayn Mariin casaan galay Waa midab u gaare Gobsanaa hablahayagu

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 Жыл бұрын

    Gobsanaa hablaha yagu ❤

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Жыл бұрын

    Marka guudka loo dabo timaha gedifta loo xiro alle dumarka somalia amaan waad u qalantan waxa mahadbleh allehii nasiiyey🥰

  • @redsandempire7389
    @redsandempire73893 жыл бұрын

    London 1:15am October 23 - 2020 😎🌹

  • @abdikadirshakur
    @abdikadirshakur12 жыл бұрын

    Love gabdheheena

  • @cadnaanabdilahi8213
    @cadnaanabdilahi82135 жыл бұрын

    weeeeeeeeeeew gobnsaana hablahayagu

  • @mubaarigcabdiqadir992
    @mubaarigcabdiqadir992 Жыл бұрын

    Goobtu qatar doha Saacdu 1:34 06/ 06/2023❤ Maariin dhalaal galay

  • @mahamuudafjar5014
    @mahamuudafjar50143 жыл бұрын

    Masha Allah walahi wa hes qurux badan

  • @farooleabdi726
    @farooleabdi7268 жыл бұрын

    heees qiiiiimo badan

  • @cadnaanabdilahi8213
    @cadnaanabdilahi82135 жыл бұрын

    mansh allah gobsanaa habalayahagu waaaw waxan qadi jirey arooosyadii qol cadey iyo slaxlley

  • @abdirahman5715

    @abdirahman5715

    5 жыл бұрын

    kkkkkkkkk anigu qoton dabo ayaan arooskii abtigay kaqaaday

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38269 ай бұрын

    Maansha Allah Laascaanood WaA Free Maamulka Hargeysa

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir32307 жыл бұрын

    niinkaa heestaa qadayaaa mahaaa salaax qasiiin ee waa niin kalee mahaa orjinalka heestyaaa

  • @sakariyei95

    @sakariyei95

    6 жыл бұрын

    maxamed Taajir kaskey weeyaan

  • @mohammed-jama

    @mohammed-jama

    6 жыл бұрын

    sakariyei95 walalo mise waa Jaangoo kaskey codkaas wayn malaha

  • @bushrabotaan-ee1py
    @bushrabotaan-ee1py5 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ 0:11

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38262 жыл бұрын

    Soomaali Girl Best

  • @abdihassan1258
    @abdihassan12587 жыл бұрын

    marka guudka lo dabo timaha gedafka lo xiro tirsadaan gu qaangaar ash cala hees

  • @nuruahmed9919
    @nuruahmed99192 жыл бұрын

    Pliz iisheega codka qofka kuluuqeeya heesta.

  • @maneygacal7127

    @maneygacal7127

    Жыл бұрын

    Farxan xidig

  • @muktarabib1193

    @muktarabib1193

    Жыл бұрын

    Hassan Aadan Samatar

  • @bushrabotaan-ee1py
    @bushrabotaan-ee1py10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube58233 жыл бұрын

    Marka guudka loo dabo Timaha Gedefta loo xidho Tirsadaan gu qaadh Gayaan koodu soo baxoo Ee geedka loo dego Wada hadasho guurtidu Gacan qaadku uu dhaco Laga keeno guunyada Gibilad iyo ciyaarhaa La gingimo arooskee Waa gaari nolol wacan Lagu soo gardaadshee GOBSANAA HABLAHAYGU Carafo 2020. Subscribe my chinal

  • @Fadumoxayle

    @Fadumoxayle

    3 жыл бұрын

    Anna sidoo kale malinka 3aad carafo 2020

  • @nuruahmed9919

    @nuruahmed9919

    2 жыл бұрын

    Pliz codka heesta yaa iskaleh?

  • @fadumafarah6229
    @fadumafarah6229 Жыл бұрын

    Wow

  • @filsancisman2836
    @filsancisman28369 жыл бұрын

    nice Songs

  • @AXMED-ph9df

    @AXMED-ph9df

    5 жыл бұрын

    Ahmed

  • @raxmacali1919
    @raxmacali19194 жыл бұрын

    Yaadawgo 2020 leki

  • @user-lv1yd5js6s
    @user-lv1yd5js6sАй бұрын

    Tii r saadaan. Qaangaar

  • @SoPhia-ok6vc
    @SoPhia-ok6vc Жыл бұрын

    Mumaridatun Mumaridatun bubah 😊❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Guul

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38262 жыл бұрын

    Ari Boowe Nin Gagadh Dhaqankeena Waa Ku verb Dhaqankeena Waa Ku Ceeb

  • @bushrabotaan-ee1py
    @bushrabotaan-ee1py Жыл бұрын

    Mumaridatun Mumaridatun bubah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😅😅😅😅😅😅

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad38635 жыл бұрын

    Fule Ma Gego Gabadh

  • @SoPhia-ok6vc
    @SoPhia-ok6vc Жыл бұрын

    Boqoranyaa baaqaa waboocii xashiishka 3 sigaarka

  • @Woniez.xxxxlvrrrr
    @Woniez.xxxxlvrrrr4 жыл бұрын

    Waa run

  • @cabdifataaxmaxamuud1201
    @cabdifataaxmaxamuud12018 жыл бұрын

    waa hees , qiimo leh ,oo xikmad leh

  • @sayidmaxamedtabaarak3896
    @sayidmaxamedtabaarak38965 жыл бұрын

    Gabdheheena qiimaha badan iyago kale aduunka lagama helaa aan ilaashano

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin76635 жыл бұрын

    Kama daalo heestaan

  • @zaamnews4717
    @zaamnews47173 жыл бұрын

    03/6/2021 khamiis

  • @HuruuseSaleban
    @HuruuseSaleban10 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ahmedjemale3370
    @ahmedjemale33702 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhh waa iga qoslisay

  • @bashirjamal5029
    @bashirjamal50295 жыл бұрын

    Xishood aan gabobeeyn qurux aan gadomeen, maariin casaan dhalay waa midaan u gaar nahay - gobsanaa hablahayagu

  • @abdikadirshakur
    @abdikadirshakur12 жыл бұрын

    Masha allah

  • @oo-zt7uz
    @oo-zt7uz4 жыл бұрын

    Waching 12/10/2019 hr 02:44

  • @redsandempire7389

    @redsandempire7389

    4 жыл бұрын

    naJaH naJaH watching 12/10/2019 23:41 from London UK 😎

  • @ahmedfarah509

    @ahmedfarah509

    4 жыл бұрын

    Hestan yaa qaday waliba ninkan magacisa raba in laishego

  • @draxelliam9012

    @draxelliam9012

    4 жыл бұрын

    @@ahmedfarah509 saalax qaasim naaji baa qaday walal

  • @maxmudmaxmedsalmanyreshina7393
    @maxmudmaxmedsalmanyreshina73934 жыл бұрын

    xishood aaan gadomayn qurux aaan gabobay mariin casaan galay waa midab u gaare gabsanaa hablahaygu

  • @sadkaqueen
    @sadkaqueen3 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️hes was wlxi

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame20234 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️👍👍👍👌👌👌👏👏👏

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr7 ай бұрын

    Yac , ala maxan zaaid oogu qayilay, aduun adiga, wachana naye 😂

  • @hoodomohamed638
    @hoodomohamed6385 жыл бұрын

    gobsana habalahaygu

  • @najiipapdirizaaqnajiipapdi709
    @najiipapdirizaaqnajiipapdi7093 жыл бұрын

    Gopzanaa haplahayagu

  • @habanebilaal611
    @habanebilaal6116 жыл бұрын

    gobsanaa hablahayagu

  • @maxmudmaxmedsalmanyreshina7393
    @maxmudmaxmedsalmanyreshina73934 жыл бұрын

    alle

  • @ahmedsaid5931
    @ahmedsaid59317 жыл бұрын

    Hhhh

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad38633 жыл бұрын

    Name of You Must be Hibo

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38265 ай бұрын

    Gabdhaha Sscoow Guulwacan geesigu Ma Dhinto Laascaanood Free Maamulkii Hargeysa Laascaanood Inaadeer Farduus Ibrahim Cali Shire

  • @samiiraadan8332
    @samiiraadan83323 жыл бұрын

    13 /3/2021 22:50 axad ah borame

  • @Alxmdullilah0219

    @Alxmdullilah0219

    2 жыл бұрын

    Samiira manoshahay wll hhhhhhh borama iso leexise.

  • @nastexabdi960
    @nastexabdi9604 жыл бұрын

    .

  • @nuruahmed9919

    @nuruahmed9919

    4 жыл бұрын

    Heesta yaa qaadi horta

  • @mukhtarawad3826
    @mukhtarawad38269 ай бұрын

    My Dream Coming True Laascaanood Libdhimayso of Ssc

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray84720 күн бұрын

    viking*❤( Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @farooleabdi726
    @farooleabdi7268 жыл бұрын

    heees qiiiiimo badan

  • @adanhoyo9332
    @adanhoyo93324 жыл бұрын

    Wow

Келесі